Тёмный

Cabdilaahi Cumar Xarago - Gabogabo Colaadeed (Hees Kaban) Kabankii Jiim Sheekh Muumin 

Ik Hajji
Подписаться 104 тыс.
Просмотров 79 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 38   
@Abdirahman244
@Abdirahman244 Год назад
31/3/2023/ 6:05 am Gaba gaba colaadeed Hadii geelu kaa galo Oo gabankii raacayna Garba duubna loo xidho Oo aad gooha maqashaa Maxaad gaadhiyood qaban Jacayl baa igu guuroo Gedaa soo kalaan ehee igab,raarsanaayoo Gedaa,sookalaan ahay Geeridu xaq weeyee Hadaan go'o daraadaa Ee guudka ciidiyo Gondahayga lagu shubo hoy Gargaar malaha iilkuye Hadaan galo habeenimana Gantaaladan i saaqiyo Go'i mayso muxibadu gacalooy Goohayeey Gebiyadaan ku noolahay Bada gaw gaw tidhaahdana iimana garawdee Oggaada ? Garaad yari ma haysee Ragoow gar miyaa ? ima garab joogtee Ragoow gar miyaa ? Wadnahay i goysee Gab gablaysee Naftan gubtee ? Geedi Lagama maarmee Haduu goosan sahan galo Ee guura dheeriyo Geeda abaaro sii maro Oo adhiga bahal cuno Sow gadaal umay dhicin Jacayl baa igu guuroo Gedaasoo kalaan ahay I gabraarsanaayoo Gedaasoo kalaan ahay Gogol dhigashadaydii Hadaan garabka nuuxin Ee gaba gabaynin Ee gees iisii bixin Gargaar malaha iilkuye Hadaan go'o daraadaa Gantaaladan i saaqiyo Go'i mayso muxibadu gacalooy Goohayeey gabiyaad ku noolahay Badaa gaw gaw tidhaahdana iimana garowdee Oggaadaa Ragyohow gar miyaa ?Ima garab joogtee gar miyaa ? Wadnahay i goysay Galab gablaysay naftan gubtee
@abdirashidmohamed1992
@abdirashidmohamed1992 3 месяца назад
Fadlan walaal sawirka heesta saaran waa axmed iinshaar cabdi olol codkuna waa cabdulaahi cumar xarago
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 года назад
Yaa amiral cuud jiiimi Jiim ookale nama soo mari doono Qalbiyadeena ayuu waa hore dagay
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 года назад
Duni jiim laka oofsaday😭😭😭😥 Allh yarxam
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 года назад
War maxaa jidha baan maqlayaa tolow ma saado cali warsame baa? Xarago, Abwaan Qaaqaa iyo Jiim ba AUN Dhamaantood.
@slowwalker6739
@slowwalker6739 3 года назад
Jiim dadku isku kaa raac , inaad tahay ahaan doontidna ustaadkii somalia ugu gacan wacnaa
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 года назад
Aad iyo aad leysku raac Duni jiim laka oof saday Allh yarxam
@daahircabdilaahi8451
@daahircabdilaahi8451 Год назад
daahir
@yaxyeaadanarbe6148
@yaxyeaadanarbe6148 Год назад
Allaaah U naxariisto Isla hada ka hor baan Arkay astaan tv Waa hees qiimo badan Oo aad u macaaan From borama cadeey
@burcaawihassan9408
@burcaawihassan9408 3 года назад
Sawirku wa (AUN) Axmed inshar olol
@larsoncabdi8381
@larsoncabdi8381 2 года назад
Geeriduba marbay nolosha dhantaye 💔xanunka ay wayuhu ibaden maha bid ba aya maha mid waqti leh markasta waxn ahay ruux qofan u ogeen ka fakarya 🥲qalbigayga hestan ayan ku dabiiba markastana way isii kicisa un gargar mahalaha qofkan noloshayda la jeclady dib u dhac iyo dharf daro unban kala kulma axey mana garto ka fogow sikasto an uga tago ano hos joga unban arkaya ya allah midkayo adunka ka oofso si an ukala nasano ya allah🥲😪💔imana garabo dadyow gar miyaa😭😭😭
@shaaficecishqi8739
@shaaficecishqi8739 2 года назад
Sorry wll
@inaahmett7109
@inaahmett7109 2 года назад
💔💔😭
@abdikarimmibrahim591
@abdikarimmibrahim591 Год назад
Qof jilicsan baad tahay illaah baa kuleh anaa ku Abuuree I jeclow oo ii soo carar waxkastana kaaga filan jooji calaacalka u carar xaga eebe anba waan ku dawoobay jileecaygiina ka garaabay.❤
@abdifatahgalbayte1174
@abdifatahgalbayte1174 2 года назад
Picture ka waa Axmed iishaar cabdi kkkkkk
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
Axsan axsan AHUN JIIM SH MUUMIN
@nuurcali5044
@nuurcali5044 4 года назад
Kabanka cabaadka kabaxaya
@nuurcali5044
@nuurcali5044 4 года назад
Jiim zh moumin axzn
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 Год назад
C.laahi cumar xarago jecel , ilaahay haw naxariisto fanaan weyn
@MJ-sh6gh
@MJ-sh6gh 2 года назад
Heestaan anagoo geel soo dhacnay oo maryna meel u dhexysa burco iyo laascanood baan dhagaystay ilaa 60 jeer aduun
@queenanaya275
@queenanaya275 2 года назад
Dhulbahante tuugo waligiin baad gela dhici jirten 😂😂😂😂
@ayaanilwaad3822
@ayaanilwaad3822 2 года назад
@@queenanaya275 Naa waxaasi waa rag caadadiye cayda naga daa hhhhh
@goosha2978
@goosha2978 2 года назад
Kkkkk
@HaboonQrx-gr9pr
@HaboonQrx-gr9pr Год назад
😢gargaar maleh iilkuye hadaan galo habenimana 😢😢😢
@moafku-xoogle8376
@moafku-xoogle8376 3 года назад
Heestan kooshin yare ku arkay asagoo qaadaya anaa leh inuu yidhina wn filayaa
@somalitoday4962
@somalitoday4962 3 года назад
Anaa leh mauusan dhihi wuxu dhahay waa Heestii ugu horeysay oo aan tijaabo uqado ayey aheyd oo waxaa lahaay cumar xarago allaha uwada naxaristo
@amiinhusenali-bi9qr
@amiinhusenali-bi9qr Год назад
2023 yaab waye😂❤😅🎉
@mansur4112
@mansur4112 2 года назад
Yàasalam
@sakariyewilsan7895
@sakariyewilsan7895 Год назад
AHUN
@Aamiin_dhammac
@Aamiin_dhammac Год назад
Oof caleek♥️🫶
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 года назад
Facebook'S
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 года назад
Love
@larsoncabdi8381
@larsoncabdi8381 2 года назад
💔💔
@Fahima.dahiro
@Fahima.dahiro 3 месяца назад
Heestan mahaa AHN Xarago Heestan Waxa Qadaya Waa Abwaanki Ama Fanankii Wayna Ee Faynax Heestan Waxa Lagu Duubay Dalka Suuriya . Kamanka waxa garacaya waa laxamaystihihi hobolada waabari jamac boonge darmuugadu waa ilyaas jabuutaawi . Biyanadu waa cabdi biyaano waa dalka suuriya 2004
@husseinahmed627
@husseinahmed627 Месяц назад
@@Fahima.dahiro Saaxiib, horta biyaano la tumayaa kuma jirto heestan. Waxa la tumayaa waa kaban kaliya. Gacanta kabanka tumaysaana waa Jiim Sheekh Muumin (IHN). Ma jiro Soomaali kale oo sidaa u tumi karaa. Fanaanka heesta qaadayaana waa Xarago (IHN). Codka Xarago waa cod gaar ah oo markiiba la garanayo. Markaa saaxiib waa sidaa
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 года назад
Share
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 года назад
Livetime'S
@megamega6132
@megamega6132 Год назад
Ganataaladan isaaqayiyo goimayso muxiibadu gacalooy
Далее
Paint Projects
00:17
Просмотров 4,5 млн
Kooshin Yare Kaban Gabagabo Lyrics
8:03
Просмотров 34 тыс.
Axmed Yaasin Digfeer |Heestii Digfeer |
9:57
Просмотров 352 тыс.
Nimco Jaamac Migil iyo Laxanka Subcis. #qaraami
7:06
Cabdilaahi Cumar Xarago heesta buurta gacan libaax
5:22
CABDULAHI CUMAR XARAGO GABA GABO LYRICS WITH ORIGINAL.
8:06
Cabdilahi cumar xarago best song.adoon iilaba labayn
6:24