Тёмный

Kooshin Yare Kaban Gabagabo Lyrics 

Somali Lyrics Studio
Подписаться 3,9 тыс.
Просмотров 34 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 6   
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 года назад
Gaba gaba colaadeed Hadii geelu kaa galo Oo gabankii raacayna Garba duubna loo xidho Oo aad gooha maqasho Maxaad gaadhiyood qaban Jacayl baa igu guuroo Gedaa soo kalaan ahay I gabraarsanaayoo Gedaasoo kalaan ahay Geeridu xaq weeyee Hadaan go'o daraadaa Ee guudka ciidiyo Gondahayga lagu shubo hoy Gargaar malaha iilkuye Hadaan galo habeenimona Gantaaladan i saaqiyo Go'i mayso muxibadu gacalooy HAA HAA HAA HAA HAA HAA Goohayeey Gebiyadaan ku noolahay Bada gaw gaw tidhaahdana Iimana garawdee Oggaada! Garaad yar ma haysee Ragoow gar miyaa? Ima garab joogtee Ragoow gar miyaa? Wadnahay i goysee Gab gablaysee Naftan gubtee? Geedi Lagama maarmee Haduu goosan sahan galo Ee guura dheeriyo Geeda abaaro sii maro Oo adhiga bahal cuno Sow gadaal umay dhicin Jacayl baa igu guuroo Gedaasoo kalaan ahay I gabraarsanaayoo Gedaasoo kalaan ahay! Gogol dhigashadaydii Hadaan garabka nuuxin Ee gaba gabaynin Ee gees iisii bixin Gargaar malaha iilkuye Hadaan go'o daraadaa Gantaaladan i saaqiyo Go'i mayso muxibadu gacalooy! Goohayeey gabiyaad ku noolahay Badaa gaw gaw tidhaahdana Iimana garowdee Oggaadaa Ragyohow gar miyaa? Ima garab joogtee gar miyaa? Wadnahay i goysay Galab gablaysay naftan gubtee. Raxmaanku haw naxariisto KOOSHIN AHUN Oo KABANKIISII Mcnaa iyo cuudkiisii naf taabadka ahaa inoogu raaxeeyey Heestani waxay ka mid tahay heesaha xulka ah ee Abdilaahi Cumar Xarago AHUN kabanka hore waxa u tumay JIIM Sheekh muumin AHUN. Raxmaanku haw naxariisto dhamaantood.
@somalitoday4962
@somalitoday4962 3 года назад
Cabdulahi xarago oo heestaan originalkeda qaaday iyo koshin oo dib uqaadaba allaha uwada naxaristo labaduba
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 года назад
Allah ha unaxaristo Jiim Sheikh Muumin oo laxanka iyo muusica u sameeye Xarago markii horeba iyo Xarago iyo kooshinba 💔
@caynaanmusic
@caynaanmusic Год назад
Jiim , xarago , iyo kooshinba ialahy ha unaxariisto halyayo faneed bay ahaayen
@maxamedcabdiraxmanwarsames6856
@maxamedcabdiraxmanwarsames6856 3 года назад
Alahaunaxariisto labadaba
Далее
Koshin yare
58:34
Просмотров 182 тыс.
Kooshin
7:51
Просмотров 69 тыс.
🧙‍♀️☃️💥 #ice #icequeen #winter
00:14
Просмотров 76 тыс.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
CABDULAHI CUMAR XARAGO GABA GABO LYRICS WITH ORIGINAL.
8:06
Kaskey - Nin Haween Jeclaaday
9:36
Просмотров 76 тыс.
Kooshin Uurka Ku Tabyo
7:38
Просмотров 188 тыс.
Kooshin Yare "Gabagaba"
8:43
Просмотров 74 тыс.
hees macaan kooshin bilowgeeni hore
6:29
Просмотров 120 тыс.
ASAD OHIO HEESTII GABO GABO COLAAD 2019
7:56
Просмотров 63 тыс.