Тёмный

Cabdiqaadir Geel-uun kumuu haysan Sudan ee beero Iyo waxyaabo badan oo ku leeyahay 

Hereri Media
Подписаться 272 тыс.
Просмотров 72 тыс.
50% 1

Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

Опубликовано:

 

28 апр 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 185   
@maxamuudjoobane
@maxamuudjoobane Год назад
Qur’anka looxa lagu baranayo Waa sida ugu wanaagsan qur’anka lagubarto maa shaa allaah
@faridfarid6561
@faridfarid6561 Год назад
Mashallah waa nin maal badan oo kala duwan Alle siiyay. Laakiin maanta dagaal khadhaadh baa kasocda suudaan. Waxaan rajaynayaa in ilaahey naftiisa iyo maalkiisa ubadbaadiyo aamiin
@jabibashabkax2349
@jabibashabkax2349 Год назад
Masha Allah ilahey ha xifdiyo asiga iyo maalkiisaba iyo dhamaan umada muslimka. Wadanka qatar buu galay barnaamijkana waan lasoconay ee Abdisalanow kheer Allaha kusiye bal kawardoon inuu nabad qabo oo nala wadaag halkuu kudanbeeyo waan kanaxsanhy Amuuraha Allaha sahlee.
@shcyb1584
@shcyb1584 Год назад
Allah Barakeeyo Walaalkan soomaliyeed ee maalgashiga xooga sameeyey. Allah isha iyo carabka ka badbaadiyo.
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 Год назад
Allah ha badbaadiyo walaalkaa Soomaaliyeed iyo dhamaan dadka muslimiinta ah ee ku nool wadan Sudan Gaalaa cadaawad ku haysa wadankaa iyo dadkiisa ee Allah quluubtooda ha mideeyo oo cadawgooda ha tuso
@Gaabane205
@Gaabane205 Год назад
Abdisalan hereri ma'aha wax laga xiiso goynayo barmaamijyadiisa, dadku inta ay xumaan iyo xiqdi soo duubayaan isagu wuxuu soo duubaa nolol dhammaystiran.
@mohamedabdirahman5840
@mohamedabdirahman5840 Год назад
ANOOO REER DJIBOUTI AH WALEEE HERERI NIN QABYAALADA IYO XIQDIGA KA MADHAN WEEYI
@tezitube1877
@tezitube1877 Год назад
happy for Somalia's reconstruction. God bless you!!!!
@calialeei5964
@calialeei5964 Год назад
Ninkan somaliga ah wallahi wa nin cajiib ah allah garabkaga galo.wale nin wanagsan hami wacan leh baathy
@am.b5688
@am.b5688 День назад
Ninkii ka carara Soomaali oo u maleeya in Somalida laga fiican yahay wuu ogaan marka sheekadu kululaato! Maanta wuu ogyahay in uu Ceelbuur ka dhisto ayaa uga fiicneyd! Aabahay markuu maqlay Somaliya ayaa xoriyad qaadatay Ingiriiska ayuu ka soo goosgoostay, kadib Sodon sano oo uu Xamar joogay waxay ku dhamaatay, " Xamar ma lihid!" Maalintii aabahay ka shiraacday Xamar, Aloow yaa ogaada ninkani wuu ku faraxsanaa oo aaminsanaa, in Aabahay iyo Soomaali badankeedu ku yihiin ajnabi Xamar reerkiisa mooyee! Maantana wuxuu rabaa inuu Sudan iska dhisto! Cajiib!
@abdisaid6092
@abdisaid6092 Год назад
Xayaaka Allah Abdulkadir Masjidkaa jecelaystay Waalidkii u waqfay Rabi hakuufududeeyo Arrimaha
@ducaysanemohamed6627
@ducaysanemohamed6627 Год назад
ilaahay haka badbaadiyo dagaalka walaalkaas
@AnmTV3329
@AnmTV3329 Год назад
Maasha Allah waanu kaaga mahad celineynaa barnaamijyada qiimaha leh ee aad noosoo tebiso wariyaheena weyn alle hakudaayo
@GaryaqaankaWeyn
@GaryaqaankaWeyn Год назад
Masha allah....Ilaah waxaan uga baryayaa in dhibta iyo dagaalada Sudan ka socda ka badbaadiyo, mushruuciisana ilaah uga dhigo mid najaxa.
@Cabdihoobarud12
@Cabdihoobarud12 Год назад
Ilaahay ha xifdiyo wadanka uu maalgashaday dhib baa ka taagane
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 Год назад
Walaakaa Soomaaliyeed axwaashiisa yaa war ka haya iyo nabadgelyadiisa Inuu dhulkii uu maalgeliyey ee quruxda badnaa joogo iyo inuu ka qaxay Allah ha xifdiyo
@sakariyeqalinlexaajikhalii4174
Alle haku sharfo wariye sare Cabdisalaan Hareri. Walaala heenna rabbi colaadda haka qaboojiyo.
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he Год назад
Maasha Allah Alle ha u kordhiyo nabad, caafimaad iyo dhaqaale.
@JAMHAD10
@JAMHAD10 Год назад
Marka koowaad waxaan alle kaga baryaa walaalaheen reer suudaan in alle dhibka ka joojiy hadduu yahay Mid shisheeye ku lug leeyahay iyo haddii uu noqodo Mid dadkiisa qayb ka mid ah wadaanba. Marka labaad waxaan hubaa Ninkaas maantay sidaas ugu faraxsan wixiisa hadduu soomaaliya la imaan lahaa inuu ku qasaari lahaa waayo waxaa laga qaadi lahaa Canshuur aan Loo meel dayin oo Dowlad iyo tuugaba qaadanayso iyo ammaankiisa iyo aqoontiisa oo halis gali karta. Dalkeena alle ammaan hanooga dhigo❤️‍🩹✌️🇸🇴
@faridfarid6561
@faridfarid6561 Год назад
Canshuur meelkasta iyo dawladkasta wey leedahay. Inkastoo soomaliya ay kafiicnayd laakiin aaway iminka wataas laga wada qaxay suudaan oo waa lagu kala tagay oo dagaal kharaar baa kasocda. Isna waxay ubadantahay inuu kaqaxay xattaa dadkii wadanka ayaa qaxay.
@JAMHAD10
@JAMHAD10 Год назад
@@faridfarid6561 somaaliya Canshuurta 8 maamul goboleed iyo tuugo baa qaada! Dhibka alle haka dajiyo walaalaheen Reer Sudan 🇸🇩
@ashahassan8878
@ashahassan8878 Год назад
Soomaaliyeey eega nabada faa,iidadeeda hadii wadankeenu uu nabad ahaanlahaa hantidaasi wadankeena iyo dadkeena yey gali lahayd Soomaaliyeey qoriga aad la ordeysaan iyo qabyaalada asaaageen innaga reebtay aan iska deyno waxa gaalo wadankeena isku dilaysaa kheyraadkeena yey rabaan intaas iyo kabadanba wadankeena waa laga sameyn karaa waliba wadankeena yaa suudaan ka cimilo fiican oo mararka qaarkood 40 ilaa 50 digrii yey gaartaa suudaan badeenu inta ay dherer le,egtahay war soomaaliyeey doqon dahab kufadhida oo cadaw ku hareeraysanyahay yaan nahaye aan sida isu dhaano oo aan cudurka qabyaalada iska daweeyno
@mohamedsaed4419
@mohamedsaed4419 Год назад
allahow suudaan badbaadi nabarad waartana sii. ninkaa somaliyaad oo hantida gashadayna u badbaadi hantidiisa
@ahmedhassan-kt4ir
@ahmedhassan-kt4ir Год назад
Dalkaaga inaaad ku ganacsatid ayaa ugu fiican
@hoodo9260
@hoodo9260 Год назад
Cajiib, mashaa Allah Rabbi ha barakeeyo wax aad u fiican buu sameeyey 👏 walalaheen suudaana nabad Allah ha siiyo
@queenealsheakh
@queenealsheakh Год назад
Excellent decomentry , Thank you
@samiiramuuse6076
@samiiramuuse6076 4 месяца назад
Maansha allaah waa Nimco aduun buu ku nool yahey Ninkan Somaliyeed howshuu ka qabsadey Wadanka Sudan Ilaahayoow Nabad yeel isaga Iyo Umada ku wada nool thanks c/Salaan la aantaa Abaar miynaan aragneen with out you these programs ❤
@ifrahmohamed5854
@ifrahmohamed5854 Год назад
We need that beautiful idea in our country.
@jhassan592
@jhassan592 День назад
ilaahay ha idin xafido adiga iyo qoyskaada inshaa,allaah sudan nabad baan u rajeynaynaa mar dhow , fadlan geedka gobka ah, grafting lagu sameeyey geed Iran laga keenay magaciisa ii soo dir
@dajiscom463
@dajiscom463 Год назад
MASHA ALLAH ALLOOW u barakee suudaan nawad ayaan u rajeenna i.a❤
@daud6248
@daud6248 Год назад
mahadsanid hereri plz video yada noocan oo kale sooo badi
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 Год назад
Maashallah Cabdiqaadir Guuleeysta horay udhaqaaqa
@abdihakiimahmed5667
@abdihakiimahmed5667 Год назад
Allah ha kabadbaadiyo dhamaan ,intaanu dawanay ee sodanleh somali leh.
@mohamedmuse7090
@mohamedmuse7090 Год назад
Allow uxafid maalkiisa waa halyey qaran bilad dahab ayuu midanyahay Allow dagaalka kaqobooji Sudan🤲 Mahadsanid wariye sare Cabdisalaan hareeri umaleynmaayo wariyayaasha somalida mid adiga kulamida inuu ku jiro waliba mid kaso agdhawaa kara !!! Muqalada nucana nosobadi runtii waxey qeyb weyn kayihiin hiigsiyada aan hiigsaneyno hadaa nahay dhalinta somaaliyeed 😊
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Год назад
LEGEND ABDISAALAAN HERERI KEEP GOING BROTHER. WELL DONE
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 Год назад
Illahayoow xaalka Sudan qabooji oo deji balaayadana ka qabo o ka hay. Amiin.
@sport7873
@sport7873 Год назад
ماشاء الله أناصومالي وأحب السودان❤
@cabdiraxmaancllaahisiraad179
Dagaalk Allha ka xifdiyo Naftisa &,maalkisba
@mohabshir7589
@mohabshir7589 Год назад
Mashalah mahadsanid hareri walalaha somaliyed jooga sudan allaha xifdiyo dhibta iyo colaada allaha ka dulqaado walalaha sudan
@abdirshiidmaxamed6730
@abdirshiidmaxamed6730 Год назад
Nice, Documentry By. HERERI.Haaye Haaye.
@shcyb1584
@shcyb1584 Год назад
This video worth my thumps upe.
@abdallahsandheere1250
@abdallahsandheere1250 Год назад
🎉 #wll hareeri jazaka alah khayr wlaalaheen sudan runtii ilah waxan uwaydiinayna in uu coladda nabad ugu badallo i alh adne wa kumahadsntahay dhawankeena wanagsan ad noogu soo gudbiso calamka horey usocco wll ilah haku xifdiyo "🤝. You my favorite 💟 youtube ... 🎈 Noo so baddi video da noocano kale
@aayahenatours
@aayahenatours Год назад
Allaha ka badbaadiyo walalka somaliyed hanti iyo fikir badan baa ka galay halkaas
@mohammedhashifarah7104
@mohammedhashifarah7104 Год назад
Maashaa Allah. Allahuma baarik.
@OmarAhmed-bi2lj
@OmarAhmed-bi2lj Год назад
Maashaa Allaaah tabaaraka Allaaah, suudaan Allaaah nabad ha ka dhigo
@alideeq6789
@alideeq6789 Год назад
Masha Allah Allah ha u barakeeyo
@halanechannel6802
@halanechannel6802 Год назад
Hamiga iyo hiigsiga odayga Mashaariicda iyo xaalka sudaan Hareeri iyo abdulqaadir inay isku soo laabtan 1sano ka dib Allah sudan ma mooga ehlul quraan
@salma3ahmed890
@salma3ahmed890 Год назад
MashaAllah. TabaraAllah. Allow nabad ❤
@sahala.moktar9308
@sahala.moktar9308 Год назад
Allaha Sudan dhulka ka dulqaado. Isagana hantidiisa iyo maalkiisaba u badbaadiyo.
@elenamiya7047
@elenamiya7047 Год назад
Masha allah tabarklaah rabow ana isii Arsaqad xalaal ana walidkaga masjiid waqfiya ugudhiso yaa rabi arsaaqdadu wa wasiic🤲🤲🤲
@jamaliyusuf8389
@jamaliyusuf8389 Год назад
waa cilmgi dunidu laysku rakibay 👍
@hannadyarkasannadka8097
@hannadyarkasannadka8097 Год назад
Allah u barakeya sudana allaha nabad ka dhiga
@aliabdisalan139
@aliabdisalan139 Год назад
Maasha’alaah allaha kuubarakeeyo walaal
@cabdirisaaqbaraag3465
@cabdirisaaqbaraag3465 Год назад
Cabdisalaan, mahadsanid. Waxaan ku talin lahaa kali ah in aad ku darto qofksa meelkasoojeedkiisa inaad ka waraysato intaadan bilaabin baahinta waxa uu samaynayo. Waa koritaankiisii, waxbarashadiisii, hormarkiisii, iwm.
@calialeei5964
@calialeei5964 Год назад
Walal.somali.waye maxa kufali qabiil somali.somaliba leh waye
@calialeei5964
@calialeei5964 Год назад
Cabdi salan wan kusalamey walal adigoo raali ninki rer somali aha o suudaan joogey Miyad ka warheysa ileen Sudan dagal ayu kusocda
@zayaamad3080
@zayaamad3080 Год назад
Ma xaas ku fali qabiilkiisa
@Nuurah951
@Nuurah951 Год назад
Walalkaas dadaalay Allaha xifdiyo; walaleheen sudana amaan Allow sii
@hodan1962
@hodan1962 Год назад
Sudan 🇸🇩
@mohamedfaarah6767
@mohamedfaarah6767 Год назад
Cabdisalaan barnaamijyadiisa Laga xiiso goynmaayo
@dajiscom463
@dajiscom463 Год назад
M.a waaa boqor tooyo ALLOOW u ziyaadi
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 Год назад
Masha Allah qofka waxqabadka leh waa jeclahay
@Carafaad.Cabdikerim
@Carafaad.Cabdikerim Год назад
MAHADSANID ABDISALAAM HAREERI waa barnaamij dhaxal gala nabad iyo barwaaqo ayaan somalia iyo sudanba u rajayn waa dad wanaagsan oo tacab iyo dhaqan leh lkn lagu imtixaamay hogaan xumo iyo ragaadin shisheeye
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Год назад
Somalia qabyalad iyo dulmi baa yaalaa never invest there Continue building kenya and Sudan
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Год назад
Masha allh great program as well business haubarakeeyo
@caaqilkakampala1448
@caaqilkakampala1448 Год назад
Allah ubarakeeyo ❤❤
@ShukriShukri-gp9xh
@ShukriShukri-gp9xh Год назад
Masha allaah cabdiqaadir alle hakubarakeeyo
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. Год назад
Allaha u barakeeyo.
@SomaliCommunityCollege
@SomaliCommunityCollege Год назад
Dhul aadan u dhalan waa dareen kujoogi asagoo magaalo somali ka dhistaa u ficnee
@yaziinbaqdaadi1788
@yaziinbaqdaadi1788 Год назад
Alle ha ubarakeyo
@Aamiin.qurpawi
@Aamiin.qurpawi Год назад
MASHA ALLAH ❤❤❤❤
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Год назад
Mashallh
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 Год назад
Ma sha alla 👍👍💖
@hassenahmed5866
@hassenahmed5866 Год назад
👋 Wey Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Hereri&C/Qaadir.
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 Год назад
Sudaan intee kajoogaa ilaahay ha xifdiyo
@ashoabdullahimuhidin869
@ashoabdullahimuhidin869 Год назад
Masha allah ❤
@cawilcabdiyareofficial
@cawilcabdiyareofficial Год назад
Waan kusalamay cabdisalaam
@mysalah06
@mysalah06 Год назад
Masha Allah
@dualeabdalla130
@dualeabdalla130 Год назад
Maasha allah alah waa shaqo qurux badan allaha amaansado
@askar7190
@askar7190 Год назад
Alle haw barakeeyo
@Diidii22665
@Diidii22665 Год назад
Alaah ubarkeeyo una xifdiyo
@mohaabdi8695
@mohaabdi8695 Год назад
Masha allah
@mecaadmuxuyadiinadan1769
@mecaadmuxuyadiinadan1769 Год назад
Mashaa Allaah. Ilaahoow colaada ka dami. Insha Allaah
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 Год назад
Haaye haaye cilmigaaasss beeraha aaaadbannn ugu baahneybnnnnnnnn mashallllla
@hayaan2418
@hayaan2418 Год назад
Maal galintaa wadanka u baahnaa 😢
@takar1095
@takar1095 Год назад
Soomaaliya waa dal la iska kaa dilayo, xoolahaaga la dhacayo, marnaba kuma aan taliyeen in la maal-gashto.
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 Год назад
Hereri💯💯💯💯💯💯💯💯
@yahya-wadani
@yahya-wadani Год назад
Somali aduunkii oo dhan wa laga nacay, sudan waa wadanka kaliya ee Somali jecel, ya rab dhibaatada iyo dagaalka faraj khayr qaba ugu deeq, amiin 🙏, if you love sudan put like 👍
@yusufosman834
@yusufosman834 Год назад
Aamiin
@mohamedabdirahman5840
@mohamedabdirahman5840 Год назад
SOMALILAND BAAA AAD LOO JECEL YAHAY WAAYO WAA WADAN DIMUQRAADI AH SUDAANA ALLE NABAD HALA DHIGO
@abduladansharif9548
@abduladansharif9548 Год назад
​@@mohamedabdirahman5840Weligeedba markii Geel loo heeso ayeey Gorayo u heestaa!!! Ma jiro wadan Somaliland la yiraahdo oo Dunidan kamid ah!
@mohamedabdirahman5840
@mohamedabdirahman5840 Год назад
@@abduladansharif9548 CAALAMKA MA WAXAAD MOOODAYSA MEEL INDHO XIRAN OO ISKA NOOL HHHHHHH REER GALBEED OO CAALAMKA UGU TUNKA WEYN SOMAALI SIDAY U GARANAYAAN MEEL AY U GARAANAYAAN MA JIRTO DADKAN QARNIGANI WAA QARNIGII 21aad CID QARSOOMAYSAA MA JIRTO
@yahya-wadani
@yahya-wadani Год назад
@@mohamedabdirahman5840 somaliland, puntland, jubaland, waxaa aduunka lagama yaqaan,, SOMALIA wa one nation one flag 🇸🇴....waxa qayrkeen inaga reebay wa qabiil iyo caqli xumadaas.
@hanadhussein9047
@hanadhussein9047 Год назад
Mansha Allah
@ubahmohamedhaji5930
@ubahmohamedhaji5930 Год назад
Dagaalka suudaan marka maqlay ninkan ayaa igusoo dhacay iyo business plankiisa. Allah xifdiyo suudaan colaadi faaiido maleh.
@osmanhussein3893
@osmanhussein3893 Год назад
Allah ha badbaadiyo ninkaan. Waa nin hal abuurkiisu sareeyo.
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Год назад
Waan gartey q2 sodaa wll
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 Год назад
ILLAAHAY SWT ha baal mariyo dhibaatada ka socota Suudaan oo ha xafido..Waar Hereriyoow bal ninka ka war hel haddii isgaadhsiintu wali shaqaynayso.
@user-pk8jw9bg5u
@user-pk8jw9bg5u Год назад
Alle habad baadiyo walaalkaas somaliyeed
@igudayo5163
@igudayo5163 Год назад
Dhibatada ilahay haka ilaaliyo aabahan somaliyed
@behard1993
@behard1993 Год назад
Cabdisalaanoow wll ninkaa xageen kala xidhiidhnaa
@calicabdiqadircali4992
@calicabdiqadircali4992 Год назад
illaahy how badbaadiyo maalkiisa
@sahromohamed194
@sahromohamed194 Год назад
Alla meeshu somalia u ekaa
@sadaqali1008
@sadaqali1008 Год назад
Alaha Amaansado Walaalka Fikrad Iyo Maalba Woo Galshay Sudan Dagaalka KaQarxay Sudaan Alha Qaboojiyo Hantidiisane Alaha Ubadbaadiyo
@abdiconner5023
@abdiconner5023 Год назад
Organic planting ayaa ladhahaa waa sida marka Xibin oo jirkaaga lahayn laguugu talaalayo. Asxaabtii ayaa sameynjireyn.
@ifrahhersi7554
@ifrahhersi7554 Год назад
Ilaheey ha uxafido hantidiisa taloow hada muxuu ku suganyahay 😢
@amiinbuubaal7223
@amiinbuubaal7223 Год назад
Allaha ubarkyo walalkeen suudana dhibka allaha kaqado
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Год назад
Cajiib Allow ka qabooji dagaalka walalaha reer suudan
@bileabddiAndi
@bileabddiAndi Год назад
Aduunyo waa taaa, sudaantii shalay iyo maanta .
@farjanoofficial9414
@farjanoofficial9414 Год назад
❤❤❤❤
@blackpink2487
@blackpink2487 Год назад
HAA.WAA.MAR HOORE.HADA LAGU KALAYAAC
@cabdilaahimaxamuud122
@cabdilaahimaxamuud122 Год назад
💗💗✌️✌️
@ClnaasirTimacadde
@ClnaasirTimacadde 13 часов назад
Ninkani maanta Hargaysa Ayuu degenyahay maalkasina badankiisa waa ka baaba,ay sababta dagaalka suudaan
Далее
Somaliga Geella ku dhaqday Sudan
20:06
Просмотров 341 тыс.
CLANCY 🦞 Operation Squid Ink (New Animation)
00:58
Dr Ibrahim Sh Axmed - 40 sano ayaan joogay Mareykanka
36:05