Тёмный
No video :(

Dr Ibrahim Sh Axmed - 40 sano ayaan joogay Mareykanka 

HANOOLAATO
Подписаться 483 тыс.
Просмотров 38 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

26 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 85   
@alibaax5346
@alibaax5346 Месяц назад
We don't encourage our students to be critical thinkers, We just say the teacher is right and so on
@cabdikariimfarxaan9988
@cabdikariimfarxaan9988 Месяц назад
Masha allh ayaanlow barnaamijka wanaagsan ayaad soo duubtey Lkn anigu kiiyaraa ayaan layaa bay ee koorta weydiinaayey iyo sida uu loogu shaxayey cajiib.
@user-yb1ib9ul6y
@user-yb1ib9ul6y Месяц назад
فلتحيا الصومال 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@yussufmohamedsiigaale
@yussufmohamedsiigaale Месяц назад
فلتمت
@ahmedaddawe1071
@ahmedaddawe1071 Месяц назад
فلتمت
@mohadmohamed6247
@mohadmohamed6247 Месяц назад
I visited this museum last year and kids were excited to see Somalia artifacts
@FarahGaab-uv9gs
@FarahGaab-uv9gs Месяц назад
Hanoolaato waa Waxa badan Ka Faaiday Tusala waxan Ka Midahay Dadakii dhahay Burburaki Somalia 🇸🇴 Ka Diba Hadan Waxan Ka Faaiday Inaan Ogaado waxii ka Horeya Bur Bur ki ka Hore Waliba iyood Barax LA OO Xaqiiqada waxa badan ka faaiday Aniga Iyo dhalaniyarad Ila Mida ah Guuleyaso wll Chennel aan waxa badan ka Faaiday Guuleyaso
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Месяц назад
It's a long history ❤❤
@asmoztruckingllc.2572
@asmoztruckingllc.2572 Месяц назад
Asc Ayaanle Chicago noogu imow aan kugu soo dhawaynee🇸🇴🙏
@fnw8688
@fnw8688 Месяц назад
Hanoolaato ❤
@user-ib6df2tq2c
@user-ib6df2tq2c Месяц назад
Machaallah taclintaa somalia waa kaa qalisaned taclitaa marekanka
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan Месяц назад
Hanoolaato❤
@user-cu3ke8qm8t
@user-cu3ke8qm8t Месяц назад
Legend Ayaanle
@adamsahal5155
@adamsahal5155 Месяц назад
Dadka qiima leh ee uu wareystay maka mid tihiin,askartii sheegatay inay ka mid ahaayeen, askartii ereteria ee loo soo tababaray inay dadka kufsadaan?
@Somali5Somali5
@Somali5Somali5 Месяц назад
NINKAAN FAQASHUU BOOYEES UYAHAY.
@MohamedHassan-wu9ij
@MohamedHassan-wu9ij Месяц назад
Waa runtiis, Xisaabta lagu dhigan jiray Somalia, gaar ahaan D/Sare way ka sareeysay tan lagu dhigto waddamada reer Galbeedka. Gaar ahaan D/Sare ee Shabeelle wuxuu haystay macalimiin Tayo Sare leh. Intii dhimatay macalimiintaas Allaha u naxariisto, inta noolna cimri dheer, caafimaad iyo cibaado suubban.
@nnpcat625
@nnpcat625 Месяц назад
Yaasalaam. dugsiga sare shabeele ma sh.xassan barsame miyaad ulla jeedaa?
@MohamedHassan-wu9ij
@MohamedHassan-wu9ij Месяц назад
@@nnpcat625 Maya walaal. Shabeelle Secondary school, Jowhar, Gobolka Sh/Dhexe.
@nnpcat625
@nnpcat625 Месяц назад
@@MohamedHassan-wu9ijhaa xammar ayaan u,maleenaay adiga jowhar miyaad daganeed?
@Somali5Somali5
@Somali5Somali5 Месяц назад
Ayaanle, CABDIYA SHEEKH AXMAD, najaas waaye, mariixaan Ohio, Virginia, Minnesota weydii.
@superfun1819
@superfun1819 Месяц назад
Hooyads waas Mareexaan afkaga uraya kasaar
@Isgokumaxrizzeditz
@Isgokumaxrizzeditz Месяц назад
Dad baa weli xanuunsan...
@Somali5Somali5
@Somali5Somali5 Месяц назад
@@Isgokumaxrizzeditz ayada xanuunsan maskaxda #1
@JJAbdi
@JJAbdi Месяц назад
Ninyahoow eedadeey maxaa ka rabtaa kaa sameeysay
@Somali5Somali5
@Somali5Somali5 Месяц назад
@@JJAbdi eedadaa edeb malaha, dhoocil madaxa loogajiro waaye, oo warleey ah oo beenleey, oodadka iskudirta, kuli soomaali waa taqaantaa sharmuutadaan foolxuntaa
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan Месяц назад
Cunuga yarka fananadisa waxa kusawiran calnkena inaa xasusisan ahed madama oo taariikhdena ladhacsanaa
@fnw8688
@fnw8688 Месяц назад
Dr Ibrahim aad ayow uu magadsan yahay 👍🏾 Ayaanle wareyso Badan aya ka sugeyna USA iyo Canada
@Somali5Somali5
@Somali5Somali5 Месяц назад
AYAANLE, SOOMAALI VIRGINIA KULI WEEYDII, CABDIYA SHEEKH AXMAD, BEENLAY, MUNAAFAQ, DHOOCIL WAAYE SOOMAALI KULI ISKU DIRTAY.
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan Месяц назад
Dhiiqo hadhihina dhoobo dhaha macnaha ahaan taasa qurux badan
@mohamedmukhtaarabdirahman1155
@mohamedmukhtaarabdirahman1155 Месяц назад
Alweys negative lama naqdo eebow 😂😂
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan Месяц назад
@@mohamedmukhtaarabdirahman1155 negative ma ahan wax sheegid waye
@Somali5Somali5
@Somali5Somali5 Месяц назад
AYAANLE NINKAAN HAKASAMEYN BARNAAMIJ LAMO, SADEX, AFAR, MARIIXAANA KUSHAQEYSTA.
@Somali5Somali5
@Somali5Somali5 Месяц назад
Ayaanle isjir, ninkaan waalagu shaqaystaa. Farmaajo kushaqaysta iyo mariixaan kuwooda uguxun xun
@superfun1819
@superfun1819 Месяц назад
Farmaajo kadhamow
@AarMahdi__
@AarMahdi__ Месяц назад
Wlhi Emotional baan noqday Kuma fekerin inaan maraykan noqdo lkn 96 ayay ii cadaatay inaan noqosho jirin😢
@Somali5Somali5
@Somali5Somali5 Месяц назад
CABDIYA SHEEKH AXMAD, MARIIXAAN, KII XIIRNAA PRIME MINISTER WALAASHIIS WAAYE OO XASAN SHEEKH BURIYAY. BEENLAY WAAYE
@iidleaxmed8010
@iidleaxmed8010 Месяц назад
Odayga Ibrahim dharka uu xidhan tahy ma gabdha maaha .mid ka turjunaysa hidaha iyo dhanqanka somalida waa in la bedelaa sawirkaa
@abdirashirdigninow1084
@abdirashirdigninow1084 13 дней назад
Halkaa dhuhxa Ayaan ha ku celcelin shuuciya sax laakin ku celceli tayadi iyo dowladanimadii Soomaliya ee waqtigas.
@Somali5Somali5
@Somali5Somali5 Месяц назад
Ayaanle ninkaan qabiil hau hiilin, naagahaa isticmaala, doqon waaye, asagana naagaha laqabo wasaa.
@superfun1819
@superfun1819 Месяц назад
Qanis
@Somali5Somali5
@Somali5Somali5 Месяц назад
@@superfun1819 SUPERFUN 1819 QANIS ADIGA
@Somali5Somali5
@Somali5Somali5 22 дня назад
@@superfun1819 KHANIIS ADIGA WAAYE superfun khaniisnimo
@nnpcat625
@nnpcat625 Месяц назад
War cinwaanka waa khalat waayo 40 ayaan joogay islamarkaasana mareekanka uu jooga, aan joogay ma ahee ayaan joogaa waaye
@Somali5Somali5
@Somali5Somali5 Месяц назад
Wixuu dhahay 40 sano Ameriko joogo, Doctor waaye, af-ingiriiskiisa hoos waaye. Ayaanle, ninkaan buri
@superfun1819
@superfun1819 Месяц назад
Mxad ka rabta
@Somali5Somali5
@Somali5Somali5 Месяц назад
@@superfun1819 beenuu sheegay. Naag fidmoolay muskhul ah, caqli xun, boqol guryo gubtay uufaaniyay, walaxaa jira
@mhassan9288
@mhassan9288 Месяц назад
It Seems like you have a Personal attack against someone (a Lady), this is not a place to Vent sxb, waxa ku gubaya (Deal With it) Programka and The Guest Xiniinyaha uga fuq Naagga Tahay Wase..Ciilkaada meel kale la aad
@Somali5Somali5
@Somali5Somali5 Месяц назад
@@mhassan9288 adiga hooyda was. Runta kudhibta
@Somali5Somali5
@Somali5Somali5 Месяц назад
@@mhassan9288 adaa RUNTA KUGUBEYSA ! xaniiyahiisa naago laqabo saaranyihiin
@Somali5Somali5
@Somali5Somali5 Месяц назад
Ninkoo ladhaho xasan ohio community liidar iyo naagtoo dhaho sharmuuto jamaad, kuli mariixaan waaye, kuli CABDIYA SHEEKH AXMAD weynecebyihiin, soomaali oo dhan beenay kasheegtay, waa iskudirtay.
@fartunhaji2577
@fartunhaji2577 Месяц назад
1984s Waa xiligii Musuqmaasuqa ay ka jirtay 🇸🇴 Somalia. Waxbarashada dibada waxa kaliya heli jiray caruurta madaxda dhashay ama qabiil ahaan loo soo diray ee aqoon kuma xerneen.YAA TAQAAN?YAA TAHAY?Dawladii Kacaanka Musuqmaasuq ayey aheyd
@aragtidaxortaah.558
@aragtidaxortaah.558 Месяц назад
MUXUU. WAX KU. HELAY. ASAGU. WAXBARASHADA YAA U SOO. DIRAY WARAYSIGOODU. WUU. IS. KHILAAFAYAA. MIDA. KALE WARIYAHA WUXUU. KU. SOO. CELCELINAYAA DHALIILAHA DAWLADII. SOMALIYEED. ILA. MEERAYSO. WAAYE. WARIYAHAN
@salahahmed2091
@salahahmed2091 Месяц назад
Ninka ayaanle wuxuu ka soo horjedaa ineey somaliya waxbarashadeedu fiicanaheyd
@Somali5Somali5
@Somali5Somali5 Месяц назад
CABDIYA SHEEKH AXMAD SHARMUUTO WAAYE. NAAGTA KALIYA SOOMAALI USA, VA SOOMAALI KULI ISKU DIRTAY WAAYE
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Месяц назад
Ayanle Dhaqan xumadii ayuu meel walba la tagi Eleen wuxuu Ku kacaamay Jaahilnimo, Qabyaalad, Fowdo,boob Iyo Hadal xumo Inuu wax bartana ma rabo.
@Somali5Somali5
@Somali5Somali5 12 часов назад
CABDIYA SHEEKH AXMAD, najaas waaye, dhoocil waaye, beenlaay weeye, mariixaan Ohio, Virginia, Minnesota weydii iyo soomaali virginia. sharmuuto dad iskudiroow waaye. ninkaan ibraahin walaasheed uwasaa iyo naag badan oo lakhabo
@user-ol4pc4cm5b
@user-ol4pc4cm5b Месяц назад
ilaahadeer maanta way kasaraysaa, Xataa jabbuuti waxbarashada yurub way kasaraysaa bal Soomaaliya iskadaayo 2024
@aahmeegwlwh8998
@aahmeegwlwh8998 Месяц назад
Ninkan ayaanle waa nin cuqdad aysan oo raba in uu dawladii waagaa jirtay dhaleeceeyo buu rabaa , ayaanle nin xanuunsan baa tahay
@user-qu7ez2np3w
@user-qu7ez2np3w Месяц назад
Aad iyo aad bahalka duqsiga layidhaahdo jidhka dadka marba meel buu isku taagaa intaa jidhka dadka wuxuu ka raadinayaa meel dhiig leh ama boog malax leh ninkan ayaan waa tabtaas intaa wuxuu raadinayaa qof siyaad bare ceeb u haya colaad u haya ama maamulkiisi dhaliil u haya imminka ninkan wuxuu dhahay waxbarashadii soomaaliya ayaa ka saraysay tan America ayaan Wuxuu yidhi haa laakiin inaad adigu dadaashid uun weeye ma ogqla in wanaag yar xitaa laga sheego dawladdii hore ee soomaaliya ayaan dhexdaas farxiya kaba yar ayaa dhulka ku jiiday oo ku tidhi mashruucii maxamed siyaad bare ayaa kaa dhamaaday markaasaad anaga mashruuc naga dhigtay
@abdullqaadir8409
@abdullqaadir8409 Месяц назад
Cajiib cajiib nimaan dhul marin dhaayo mlhn
@bushraaxmedcismaan2779
@bushraaxmedcismaan2779 Месяц назад
Dhoobo dheh ama Ciid dheh
@user-ze6nn2wm3h
@user-ze6nn2wm3h Месяц назад
Taswiirta timaha qaawan ee inanta ka jar showga
@user-iu4sj9ed4m
@user-iu4sj9ed4m Месяц назад
Meel wanaagsan oo wax la isu ogol yahay ayaad tagatey
@user-iu4sj9ed4m
@user-iu4sj9ed4m Месяц назад
Hadaad halkan aan joogno iman lahayd waxba cidi kuuma dira teen
@Sarahmohamed21
@Sarahmohamed21 Месяц назад
U fiirso ayanle ma ogala habayaraate wax aman ah uma ogala dowladii dhaxe
@user-qu7ez2np3w
@user-qu7ez2np3w Месяц назад
Taas waa xaqiiq waa nin buka cudur siyaad bare layidhaahdo iyo dawladii hore ayaa ku dhacay
@maankaab4150
@maankaab4150 Месяц назад
​@@user-qu7ez2np3wxaqiiq weeye taas dowladii kacaan xumaan iyo samaan waylahay lkn nin kaan xumaanteeduu raadiyaa
@user-qu7ez2np3w
@user-qu7ez2np3w Месяц назад
@@maankaab4150 aduunka wadan boqol boqol ahi majiro cadaaladda Ilaahay bay agtiisa taal aakhiro ayaa cadaaladda loogu tegeyaa ninka aduunka boqol boqol cadaaladda ah ka ka raadinayaa waa nin awr raba inuu caano kamaalo America waxaa lagu xidhaa dad aan denbi gaysan oo qaarkood 40 sanno xidhnaayeen kadibna inta ay dacwadda dib u furtaan baa layidhaahdaa denbigii waa lagu waayey markaa waxaa is weydiin leh imminka dadka madaxda soomaaliya ka ah wax I xumeeyaan mooyee maxay u qabteen iyaguun baa lacag cuna shacabkiina waa gaajoonayaa cunto dhacday iyo cabtiin dhacay iyo dawo dhacday baa loo geeyaa oo ay cuduro ka qaadeen markaa soomaali iyo soomaaliya Ilaahay ha u sahlo
@wiilkagarxajiisstate6872
@wiilkagarxajiisstate6872 29 дней назад
Nin xarood ah oo dhul yar kaa dad yar ka nasiibiyad yar ayaa ku didaayaya passport soomaliga,, waa waxaa loo diday soomali fake ee xaroodku ku xareen.. nacala xarood ku yaal ila somaalida qabilka laga dhex saaro soomalidu caadi noqon mayso
@abdiaziz2968
@abdiaziz2968 Месяц назад
Ayaanle wuxuu kamid ahaa dadkii dhihi ciidamadii Eritrea waa la iibsade, beenaale ween dheh!
@mursalharare1001
@mursalharare1001 Месяц назад
Shalay waxaad nin dhahaya somalia waxbarashadu wey hooseysay maanta runta ayaad aragtay
@adamsahal5155
@adamsahal5155 Месяц назад
Askatii ereteria tababarka loo geeyey inay dadka kufsadaan nooga sheekee kk
@Somali5Somali5
@Somali5Somali5 Месяц назад
Kooxdaas mariixaankaahuu ushaqeeyaa
@abdishakuurjama9620
@abdishakuurjama9620 28 дней назад
Ibrahim waa nin aqoon leh oo somalinimada lecel.
@dalalmaakhiri1060
@dalalmaakhiri1060 Месяц назад
😂😂😂QAC baa ka YEEDHAY yarkii AYAANLE ahaa!! DAWLADII KACAANKA ahayd ee Madaxweyne SIYAAD inay dhistay TACLIIN tayo leh oo ARDAY Soomaali ahi ka soo baxaan! MOORYAANTII 1991 dalka burburisay weli iyagii baa BURBURKII wada😂🇸🇴⚔️🐎🇸🇴
@natural2me425
@natural2me425 Месяц назад
Inanka yaree Asianka ah siduu uxiisaynayo dhaqankeena baan aad ujeclaaday
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan Месяц назад
Dhiiqo hadhihina dhoobo dhaha macnaha ahaan taasa qurux badan
Далее
ПОЁМ НАРОДНЫЕ ПЕСНИ🪗
2:04:11
Просмотров 1,1 млн
Коротко о моей жизни:
01:00
Просмотров 312 тыс.
СЕРЕГА ПИРАТ - TEAM SPIRIT
02:37
Просмотров 227 тыс.
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02
Dagaalkii October | Carabta iyo Israa'iil | 1973kii
26:42
NOLOSHA IYO WAAYO ARAGNIMO PROF. DALXA | GORAY PODCAST
2:57:07
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33