Тёмный

CABDIRISAAQ ANSHAX HEES AROOS CABDIKARIIM ALI SHAAH IYO MARWADIISA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022 

Cabdirisak Anshax
Подписаться 226 тыс.
Просмотров 479 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 141   
@garyqaaniidle7477
@garyqaaniidle7477 2 года назад
Gaafkiyo cayaarahan la tumay, gacalkan heesaaya Gibladiyo mushxaradiyo wiglada,sacabkan goomaaya Gayaankiyo lamaanaha is helay ubaxan guulaystay xidigahan godkoodii gallaa, loo godlanayaaye.
@thestrongperson519
@thestrongperson519 2 года назад
Legend another level
@gaayeali8292
@gaayeali8292 2 года назад
⁹090o9p
@ruwaydaibrahim1387
@ruwaydaibrahim1387 2 года назад
@@thestrongperson519 lp0l00pl00lpp0p
@ruwaydaibrahim1387
@ruwaydaibrahim1387 2 года назад
L0lp000lll0l0o0
@safaibrahim792
@safaibrahim792 Год назад
Ux
@suldaankhadar3380
@suldaankhadar3380 2 года назад
War anigu heesta iyo Music gan ka yaabay wlhi wa Nice anther Level 😎❤️✌️
@sakarie3554
@sakarie3554 2 года назад
-Hadaad maalmo badan dadka la soo faraxday kana soo heestay, maanta waa maalintaadi Hambalyo million times Abdikariin Ali mahamoud husein io nafisa mouse nour.🥀👸🏻🤴🏻❤️
@Khadarahmed03
@Khadarahmed03 2 года назад
Inta Sugaysay Arooska Abdikariin Hais Muujiyan🥰🤷‍♂️
@fatimahabdul4329
@fatimahabdul4329 8 месяцев назад
this nr must be a standard at every somali wedding, absolutely stunning
@Shrimpoca
@Shrimpoca 8 месяцев назад
Another level
@aliwayeel8523
@aliwayeel8523 2 года назад
Sii caruur badano uu maamuso masha Allah aaamiin aaamiin heest anshax ayaa aroosku kuba dhanyahay masha Allah mihiimadi meesha loga baahna ayuu taabtay ubadki iyo ducadiba waa isku daray anan aamiinta ayaanu idinku taageernay
@thestrongperson519
@thestrongperson519 2 года назад
Legend wnku wataa inder from Akisho dir at jigjiga🇬🇶
@abdirashaqsuul1247
@abdirashaqsuul1247 2 года назад
abdirizaq anshax fanaan qaaliya dadnimo dun wanaagsan sxb sln sare hawada ku soo marinayaa waa hees iyo badh
@khadijomohamedhassan1651
@khadijomohamedhassan1651 2 года назад
Hesa abdi risak anshax inta jecel sideyda ismujiya
@rahmaahmedismail8164
@rahmaahmedismail8164 2 года назад
@@jovanka--------6003 bien SONT les chansons de ANSSHAX
@abdirashaqsuul1247
@abdirashaqsuul1247 2 года назад
hanbelyo abdikariin adigiyo marwadaad isku raaga kala hela ubad khayr leh aamin fananiinta garab istaagtayna way mahadsan yihiin ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@cabdirishidmaxamedjamac4820
Parasafor anshax fanaan weyn aroos shidan ❤️❤️💯 caaqil caaqil dhalay dheh laakiin halkaa iigu jooji cabdiraxmaan anshax waxaan kadhiigilahaa fanaan ka ugu sareeya soomaaliya xaga codka
@ahmedfiiraan3383
@ahmedfiiraan3383 2 года назад
Wlhi music Ayaan Aaad ugasii HeLay 👐 yaa ilamida Talaw
@sadiqhassanabdi4704
@sadiqhassanabdi4704 2 года назад
Sow maxamed Yare muun tumin best musician in jigjiga weeyaan sxb
@FunnyOctopus-sm2oo
@FunnyOctopus-sm2oo 4 месяца назад
Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo ❤❤❤❤❤❤❤ cabdikariin cali shaah iyo nafisa dumaashi isku waara❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nadarmohamedhassan141
@nadarmohamedhassan141 2 года назад
Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo my best faan aaan taageeero and dumaashi kun jeer hambalyo hambalyo ♥️
@sadiiqkureej2412
@sadiiqkureej2412 2 года назад
Hamblyo ayan leyahay caruska & carusada c/risaq anshax axsan cod bro alh ku.xafido
@MBmubaarig
@MBmubaarig 2 года назад
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya 💕💕💕💕💕💞💞💞💕💕💕
@diamondstudiohd8900
@diamondstudiohd8900 2 года назад
another level bro Barkhad Naasir 💪👑
@maxamuudqamaryare2680
@maxamuudqamaryare2680 2 года назад
hambalyo hambalyo kun jeer abdikariin ali shaah aniguna aroos kayga in sha Allah waa kuso waxaya
@afnancumer8907
@afnancumer8907 2 года назад
Mansha allah fanaanki fanaaninta the best one an olny cabdikarim cali shaah mabruuk adiga iyo marwadaada quruxda badan mancha allah isk waara
@bilisomuuse786
@bilisomuuse786 2 года назад
Masha alaah cabdirisaaq anshax nolol warta hn horay usoh hn qli alha ku dhowro alha ku barakeyo codka hn
@mustafaabdirezak7852
@mustafaabdirezak7852 2 года назад
Fanaan waa kan oo kale!!
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 года назад
Dad ku may lacag dooda sadaqaysdaan ay waxaan oo dhib ah ku dhiganayaan hees iyo dad is wada qaawiyay ilaahoow qaadumada qayr noogu dhamee amiin aduunku waa maal mo
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 2 года назад
Waa farxad guurku
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 года назад
@@umufadumosahra1421 haa sax lakiin 2 Bari uun baa lagu wad dadi qarashna wuu kaa baxay sax dad ku isku fikrad mahan anigu waan sadaqaysan lahaa oo la ii ducayn lahaa dadka maskiinda ah iyo agoomaha baan siin lahaa kolay
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 2 года назад
@@ayaanabdulkadir5363 hablaha ha farxaan .nin hadaad bilaash ugu tagto. Adaa is dayacay.
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 года назад
@@umufadumosahra1421 waxad dahay adi dadka faanka u nool yacni in la sheeg sheego raba hebla aroos bay dhibaday fanaan hebel baa joogay waa loo dumay iyo faan ani uma nooli dad nin daacad ii ah oo idhaqanaya sadaqo na aan baxsado la iigu duceeyo indaas baa ii daran ee dadkale masuul kama dihidee adi nafdaada u dhigo aroos kii ugu waynaa lakiin gabdho kale oo kaa aragdi duwan ha u hadlin qaymahana ilaahay baa bixiya ee aroos lagu dhige qaymo laguma yeesho cidlo ka qadashan mahan
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 2 года назад
@@ayaanabdulkadir5363 aad iyo aad haddaa ma geeri aan jogaa
@mustafeahmedmohamed1582
@mustafeahmedmohamed1582 2 года назад
Erayadad ka garata in uu sameyay abwan qliya Garyaqan ciidle
@mohamuudsubeer5876
@mohamuudsubeer5876 2 года назад
laxankan waxkale weeye wlhi yaa iska leh anshaxaw🔥🩸💋😊
@ayandahir2581
@ayandahir2581 2 года назад
Manshallh Hambalyo Hambalyo isku warn wllky qaali iyo dumashidy
@bahjacali7063
@bahjacali7063 2 года назад
Mnsha allh isku waara abdikariin io nafiisa
@sadiiqkureej2412
@sadiiqkureej2412 2 года назад
Masha.alh anshax ina ader hes macn xaqiiq wlh alow ku. Xafid c/risaq anshax
@iqraxasan5125
@iqraxasan5125 2 года назад
Happy Happy ilahay kuwi isku waara ilahay haka dhigo 🥰🥰🥰🥰
@xamdaawil7381
@xamdaawil7381 2 года назад
Ayan edebsan muuqdheer dumarka way ka dhex muqaataa m.a
@abyancabdullahimaxamed6388
@abyancabdullahimaxamed6388 2 года назад
Baritilaga rabay anshax ina adeer ak is muujiya hanbalyo hanbalyo wllkey ckarin Shah iyo nafisa qaali
@ayaannuura8880
@ayaannuura8880 2 года назад
Manshala hanbalyo cabfi kariin walahi wan kugu farxay adi iyo dumashiday saxiib
@dekaaden7274
@dekaaden7274 2 года назад
Maansha Allah congratulations so beautiful song isku waara abid congratulations 🎊 👏 💐 🥳 💖 ❤️ ❤️ ❤️
@kidasdaski4517
@kidasdaski4517 2 года назад
Anshax Masul niece song 🎵
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 2 года назад
Mnshlah farxad ku waara hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo 💍💍💍💍💍
@aweysabdalla3375
@aweysabdalla3375 2 года назад
another level anshax ubax guuleystay
@niceabiib8950
@niceabiib8950 2 года назад
Maashaalh wllo allha iskudaayo awlaad baariya allha idin kala siiyo ilnacab idima arkto❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@bahjacali7063
@bahjacali7063 2 года назад
Gobtanba hadiyad loo wada guri galkoodiye💞💋
@hodanahmedhodanahmed9453
@hodanahmedhodanahmed9453 2 года назад
Congratulations 👏cabdi karin wll adi iyo duma
@monam7931
@monam7931 2 года назад
Mansha Allah hanbalyo hanbalyo
@thestrongperson519
@thestrongperson519 2 года назад
Arooskan oo kalee somali waxa u aftaxayey(u horeèyey)anshax iyo edebsan
@xamdaclaahixamdailkacaz3447
@xamdaclaahixamdailkacaz3447 2 года назад
Maash allah hambalyo nafiisa iyo abtiyo abdikariin cali shaah♥️♥️♥️
@ridwaanyuusuf5652
@ridwaanyuusuf5652 2 года назад
Mabruuk alfa mabruukh cabdikariin cali shaah wuxuu daagan yahay ciil badanaa dadkii yoo dhan waa xaroodeen
@yaaskacade366
@yaaskacade366 2 года назад
guurkiin guura qeer
@aamiinabdi8038
@aamiinabdi8038 2 года назад
dayuus haduu jira wa kan oo kale bal gabadha maxa u asturan yaa allh
@anabetaabukar185
@anabetaabukar185 2 года назад
Horti fananintu lacag la aan miyey iskugu heesan mnsha alh mabruuk
@abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343
@abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343 2 года назад
Cabdirosaaq anshax nin tariiq fiican ka dhiman kara
@mimipuloo7879
@mimipuloo7879 2 года назад
FANAANKA UGU XAAS QURXOON FANAANIINTA WAA C.RISAAQ ANSHAX GABAR AAD IYO AAD U QURUX BADAN BUU QABAA GEENYO DUMAR BUU HELAY ANSHAX MAANSHA ALAAH
@nicemhr1935
@nicemhr1935 2 года назад
Waxaas wa ceebe yaana laga maqlin Xaa dadka xaasaskooda u tartansiine
@hasanabdiqani5039
@hasanabdiqani5039 2 года назад
Anshax beautiful and alishaah
@maxamudismacil3486
@maxamudismacil3486 2 года назад
Guri islaam oo macsi sees looga dhigay iyo waxaanu ilaahay raali ka ahayn Inuu waaro lagama yaabo
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 2 года назад
Mansha Allah hanbalayo hanbalayo isku wara ubada khara qaba Allah ha idenku arsuqo amiina amiina yaa rabi
@aliabdi3734
@aliabdi3734 2 года назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkmmmmmmmmm
@mohamedosman68
@mohamedosman68 2 года назад
Absolutely poqorka codka anshax legend
@ayaansiciidofficial2474
@ayaansiciidofficial2474 2 года назад
Mansha.alllah hanbalyo inadero qaali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NimcoCilm
@NimcoCilm Год назад
Mashaalllh hees way dhaaftay
@robinho8200
@robinho8200 2 года назад
The legendary abdiri sak anshah keep going my pro
@saynabsiciidhassansaynab159
@saynabsiciidhassansaynab159 2 года назад
Hambalyo hambalyo cabdi kariin❤❤❤❤❤❤❤
@ayaancabdidirye8453
@ayaancabdidirye8453 2 года назад
Hanbalyo hanbalyo
@xaajilacag5194
@xaajilacag5194 2 года назад
Anshax thanks
@deeqa12ibrahim95
@deeqa12ibrahim95 2 года назад
Mansh allah hanblyo and eshacalah aroos
@cawojama208
@cawojama208 2 года назад
Hamplyo Hamplyo wllkei Apdikareim io Dumazhiday Nafisa 🎉🎉🎉🎉🖇️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Год назад
Mnsha allah
@nimcohodan2935
@nimcohodan2935 2 года назад
Hamblyo hamblyo hamblyo 🥰🥰💑💑💑💑hamblyo
@dreemstudio6947
@dreemstudio6947 2 года назад
Hanbalyo wlal Abdikarin Ali shaah❤️😍🤴
@alwahamart7384
@alwahamart7384 2 года назад
Maansha allah reerka cusub hmbalyo
@maxamedsidiiq7532
@maxamedsidiiq7532 2 года назад
Hanbalayo Hanbalayo Hanbalayo Hanbalayo Hanbalayo Hanbalayo Hanbalayo
@nasteexomaxamed9960
@nasteexomaxamed9960 2 года назад
Habalyo habalyo walal 👏👏👏👏👏🌹🌹🌹
@safialambert3861
@safialambert3861 2 года назад
Machaala Mabrouk ❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🙏🙏🙏🙏
@abdillahichirdon4947
@abdillahichirdon4947 2 года назад
Wwwww walalo
@leylaahmed7250
@leylaahmed7250 2 года назад
Masha Allah tabarakalaah waa hees iyo badh❤👌🏻
@qalidqeys2079
@qalidqeys2079 2 года назад
Melateri jecelgalay
@kingapsha8188
@kingapsha8188 2 года назад
M.a Hambalyo isku wara ebid👌
@samirkhadar2934
@samirkhadar2934 2 года назад
ANSHAX ilahayba faxane hore usoco pro
@najmaizmael
@najmaizmael 2 года назад
Fanankena anshax heestan mayna magac lahayn 🤔
@nasraomer2819
@nasraomer2819 2 года назад
Mashlh mabruuuk mabruuk
@AbdisheichIssack
@AbdisheichIssack Год назад
Hambalaaa
@لحياةافضلفورايفر
@لحياةافضلفورايفر 2 года назад
😇😇😇😇😇😇
@apdirahmanapdirahman1735
@apdirahmanapdirahman1735 2 года назад
Keegana wamardhaw aniga iyo cabdi fitaax daahir rooble @ the
@suufiawjaamac488
@suufiawjaamac488 2 года назад
Congratulations
@aboubakermoussa6074
@aboubakermoussa6074 2 года назад
Alf mabrouk 🥀
@khalidabdilaahi4174
@khalidabdilaahi4174 2 года назад
Boqorka codka ❤️
@cadnaanmaxammed9650
@cadnaanmaxammed9650 2 года назад
💟👑
@neimaismail9334
@neimaismail9334 11 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@rashiidibrahim3525
@rashiidibrahim3525 Год назад
Aroosanshxa
@istaahilcayni564
@istaahilcayni564 2 года назад
Masha Allah
@kaafiyagobaadofficial4232
@kaafiyagobaadofficial4232 2 года назад
Masha allh duriydi hamplyo
@hindadhool1004
@hindadhool1004 2 года назад
Cabdikariincalishah
@ikranmaxamuud5437
@ikranmaxamuud5437 2 года назад
Mashaa Allah
@ShankarShankar-mw6vh
@ShankarShankar-mw6vh 2 года назад
Mancha Allah qalpiya is jacel Ayaamidubay ❤❤
@cfataxnuur3060
@cfataxnuur3060 2 года назад
Manshaalh
@Abdale_Atar
@Abdale_Atar Год назад
HAMBALYO ISKU WARA
@thestrongperson519
@thestrongperson519 2 года назад
33 mintes 1.5k views onather level legend
@ayannour3062
@ayannour3062 2 года назад
masha allah
@ayanleahmedjama6638
@ayanleahmedjama6638 Год назад
Heesta erayda hore waa zxdii lkn wuxuu kudilay garasho maan gabey hobeya
@saynabfaysal3161
@saynabfaysal3161 2 года назад
Ninka kiliyee codkiisa laga yaab
@ramansarwara625
@ramansarwara625 Год назад
Which language is this?
@rahmamostafexd4748
@rahmamostafexd4748 2 года назад
Amiin🤲🤲🤲
@hanadsomali5977
@hanadsomali5977 2 года назад
✌😏
@mehinabdiqani8955
@mehinabdiqani8955 2 года назад
Schön
@bintiburco4485
@bintiburco4485 2 года назад
Hnblyo hnblyo wlky io duma
@joharaahmed901
@joharaahmed901 2 года назад
❤❤😍
@abdireshidhussein4130
@abdireshidhussein4130 2 года назад
Hambalyo
@saeedhassan3589
@saeedhassan3589 Год назад
Yaab#Gabdhaha Somaliyeed Qaawanida iyo filimada laga duubayo ceeb uma arkaan miyaa????
@deeqsanibraahim4510
@deeqsanibraahim4510 2 года назад
Mnzhalaha HanbaLYo
Далее
С чего всё началось?
00:42
Просмотров 141 тыс.
SHAADIYA SHARAF FT AYAAN WADANI HEESO XULA 2024
40:58
Просмотров 177 тыс.
Hadaan Helay (feat. Cabdirisaaq Anshax)
10:19
Просмотров 39 тыс.
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Просмотров 2,6 млн