Тёмный

CABDIRISAAQ ANSHAX MAXAAN KUU DOORTAY SHOWGA XIDIGAHA GEESKA 2019 

Hawraar Music Production
Подписаться 1,7 млн
Просмотров 486 тыс.
50% 1

Hoyga Fanka & Madadaalada Hawraar Music

Опубликовано:

 

11 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 245   
@malyuunilkacas
@malyuunilkacas 5 лет назад
xiddigaha geeska waxan kula talinyaa inaydaan ilaawin caruurtii uu ka tegay allah ha u naxariistee maxamed miyir xaaji hlkii aabahood idinkaa ugu jira
@mohamediidibrahimdigaale2198
@mohamediidibrahimdigaale2198 5 лет назад
Waanu kugu racsanahay wll waa sida iyaga ugu jiraaa
@somaliboy8819
@somaliboy8819 5 лет назад
Hargaysaawi ha la dhaafin liketa wllkaga miskiinka ah oo barafku Iceland ku dilay
@yaasmiinxasan1680
@yaasmiinxasan1680 5 лет назад
kabo somali hhhhhhhhhhh
@yaasmiinxasan1680
@yaasmiinxasan1680 5 лет назад
kabo somali maxa kafaideysa
@cilmiaxmed378
@cilmiaxmed378 5 лет назад
Kakakaka Allah haku keeno dalkaagii Somaliland
@qamarsheikh7419
@qamarsheikh7419 5 лет назад
Faysal muniir
@Ayub_252
@Ayub_252 5 лет назад
Anshax hesha slowga ayu ka hela inta ila aragte bal like IsiiYa wllahey tihin ❤❤
@mustafahamud2155
@mustafahamud2155 5 лет назад
RoManTic PoYw axmedameduraxmedazxcvbnmasdfghjklqwertyuiop1234567891011-1213141516171819202122
@aminanuur6398
@aminanuur6398 5 лет назад
Masha alah he is my favourite fanan
@zahraisse5091
@zahraisse5091 5 лет назад
qalbi wax jaceylaaday maalin uun baa garanaya oo siduu wax u jeclahay aan loo jeclayn inaan ooyo ay iga heysa thanks anshax
@liiliijiyeliiliijiye8551
@liiliijiyeliiliijiye8551 5 лет назад
Wwwww Fanaaninta Qarniga wlhi waan idiin xiisnay Badalkii Waaberi Koox isjecel oo isku Duuban horey u Socda reer hargeysa Dadka Somali ugu ilbaxsan ayaad tihiin Eglan Salah & Sagal Mustafe dhuuuxii Duriyada nolada inta nolol Jirto
@farhanjama7345
@farhanjama7345 5 лет назад
Liiliijiye Liiliijiye England isaaq miyaa
@rabiicyare8501
@rabiicyare8501 5 лет назад
@@farhanjama7345 may waa DHULBAHANTE
@sihambabylovesihambabylove5128
@@farhanjama7345 Haa
@sihambabylovesihambabylove5128
@@farhanjama7345 magacaga kuqoslay😂
@hudahassan2154
@hudahassan2154 5 лет назад
wlee heestani waa qiso mar walba dhacda waayo qofka wax jecel ayaa dareemi kara mxnkuu dabo socdaa waa si,aale jawabteedii ayaala sugayaa heestaN😍
@kaamilsaleban9078
@kaamilsaleban9078 5 лет назад
#Huda Hassan Waa runta
@asadismail1529
@asadismail1529 5 лет назад
Xidigaha geeska dadkii faanka lahaa malmahan dambe ciyaalba naa waalee naga soo nooleya luuqada faanka waxna haka soo qaadina zxpyal intii yareed dadkiina idin garab tagan marwalba hore usocda soo nooleyasha faanka 💖💖💖💖💖💖💖
@queenbilan2753
@queenbilan2753 5 лет назад
Inta xamda queen style qurxoon tabtay like i saara bilaa caleek👈
@ifraaxdaauud6426
@ifraaxdaauud6426 5 лет назад
Wll igu qaali ah anshax yare adi iyo xaskada iyo walibo carurtada allaha isku kiin barakeeyo
@qadiijoqalanjo2750
@qadiijoqalanjo2750 5 лет назад
Ansha horay usoco bro
@mustafahamud2155
@mustafahamud2155 5 лет назад
Ifraax Daa'uud haxmedmohmamadcismaan
@ifraaxdaauud6426
@ifraaxdaauud6426 5 лет назад
Yes mustafa
@qaaliabdi4640
@qaaliabdi4640 5 лет назад
Anshax wafanaanka kaliya een taageero xaqiiiqdii
@ifraaxdaauud6426
@ifraaxdaauud6426 5 лет назад
@@qaaliabdi4640 kula mid ahay queen
@raxiilali6665
@raxiilali6665 5 лет назад
Cabdirisaaq anshax xidig ka mid ah xidigaha beesha sheekhaal 💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@aaminomaxamud
@aaminomaxamud Год назад
Fankineh qabiil maka dhikty
@MoomerHussein
@MoomerHussein 9 месяцев назад
meesha kala bax qabyaaladan uraysa😡😡😡
@nihaanaabdalla8909
@nihaanaabdalla8909 5 лет назад
Inta madasha xamda quen ka tabtay bal like ha ila dhafin iftin yar ku dhexjiree aheend xamdaay lagu xiiis😍😍😍😍
@fali7511
@fali7511 5 лет назад
nihaana abdalla hhhhhhh
@abdikarimjama892
@abdikarimjama892 5 лет назад
inta khaatumada jecel ilke ku qabta 🌷🌷🌷
@abdifatahfeysal3516
@abdifatahfeysal3516 5 лет назад
Ale khaatumada kheyr ha noogu khatimo
@rayschannelkhaalidtafo5471
@rayschannelkhaalidtafo5471 5 лет назад
inta khadra sinimo uxiisty like iisr waan qiimen raba thank
@NimcoAarshe92
@NimcoAarshe92 5 лет назад
Ikoeooroeoeo
@DunXarirachannel
@DunXarirachannel 5 лет назад
Wow xidigaha geska inta jecl isara subscribe
@hargaysalive7539
@hargaysalive7539 5 лет назад
Inta wadankooda jecel somaliland like ta hala dhaaafin hadad muwadin tahay
@mohayoussif635
@mohayoussif635 5 лет назад
Alle waxan uxiizay zomaliland huno 😂😂😂😂
@kamas1channel838
@kamas1channel838 5 лет назад
Ani udhazhey z/Land
@rahmacabdirahmaan5634
@rahmacabdirahmaan5634 5 лет назад
Dalkayga Somaliland one love kma maaarmo
@epyanaragsan2789
@epyanaragsan2789 5 лет назад
Viva 🇸🇴 Somali 🇸🇴 Ilove you dadkey
@Zizouu94
@Zizouu94 5 лет назад
wa jeclahay gobolkeyga somaliland sidokale wadankeyga somalia
@mstafaadna2223
@mstafaadna2223 5 лет назад
Wow qurux weyn heestan macaan ABDIRISAK ANSHAX Masha Allah
@deangelokasen5942
@deangelokasen5942 3 года назад
InstaBlaster
@abdulwahabmahad5717
@abdulwahabmahad5717 5 лет назад
InTa Tabtay Maxamed Bk iyo Khadra Sinimo Farta Taag.
@shaxshaxleydainashukur3312
@shaxshaxleydainashukur3312 5 лет назад
Beel DajiYe nimcaaan hilac ha ka rebiin
@abdulwahabmahad5717
@abdulwahabmahad5717 5 лет назад
@@shaxshaxleydainashukur3312 Waka mid isagana Halkee loga tagaya😂
@abdigarcase9075
@abdigarcase9075 4 года назад
Waxaan aad u tageeraa anshax axsan cod fanaan qaaliya oo codmacaan xidigaha geeska fanaan kale aan taageeri jiray 2014 hada hoos buu udhacay viva anshax
@jamiilahashijamiilaaadamha5287
Mxd dumar dheertahoo dushaada la iigu shubay hhhhhhh abwaanku su,aash a uu naftiisa ka waayay ayuu gabadha waydiinayaa Abwaanku xitaa jcylka haya noociisa ayuu garanla,yahy jwbtu wxy tahy jacaylkaaga ayaa hal dhinac ah abwaan hhhhhhhhh thanks big love dhamaan xidigaha geeska
@musedini708
@musedini708 4 года назад
Waa fanaanka kali aan taageero anshax huray usoco from mn St. Cloud
@ahmedmohamedisse2169
@ahmedmohamedisse2169 3 года назад
Waw hees an cadi ahayn weye 2021 ayan dawa nayaa
@mahadofficial4379
@mahadofficial4379 5 лет назад
#maxaan_kuugu_dortay? Waan hestii aan sugaaye qisada waa aniga ax ax ax 😥😫😪😭
@udgnabuukar5896
@udgnabuukar5896 5 лет назад
Showgaan Qash Waa madama bk io khadra Salimo kumaqan yhn keep going xidigaha geeska idin jclhy dhmntinba
@ayanhassan8683
@ayanhassan8683 5 лет назад
Cabdirisaaq anshax ala yaa cisag fanaan buuxo 👏👏🌷🌷❤❤💋💋💋🌷💟💟💟👌
@imbalckman
@imbalckman 5 лет назад
ok
@mihimxasan5908
@mihimxasan5908 4 года назад
C/risaaq anshax fanaan jira
@herrochannel2670
@herrochannel2670 5 лет назад
hadad hargiesa jeceshay like isaar wll
@abdiaadan5660
@abdiaadan5660 5 лет назад
Ma jecliba hargago gays
@foosiyaad6622
@foosiyaad6622 5 лет назад
ar anshaxoow heysku salaamin ilmaha iyo habartood taageero heli meysid hadii kalee🙆
@stayblue759
@stayblue759 5 лет назад
Jacayl Iyo WaaYihii UuN WeYe wxaD uGa DhaMan La'daHay YarTa JarKa #AnshaxoW 😉😉😉😉😉 DadKii FaNka HiBaDa U LahA Waku wN Bila caleek 🔥🔥🔥🔥
@xilwah5645
@xilwah5645 5 лет назад
Anshax jinkeyga iska jecel ninkaan 🤴
@NuurMaxamedsheekh
@NuurMaxamedsheekh 3 месяца назад
Xidigaha.geska.fan.kumaheysankarno.guul.asxabey
@mohamedhayato4692
@mohamedhayato4692 5 лет назад
Mashalh walhi wacado mcya hay ashax fan ti hore codakogi kalo layahay
@rahmacabdirahmaan5634
@rahmacabdirahmaan5634 5 лет назад
Wwwwwww anshax fanan qaran hore usoco wlalo Stylka best Song best Sound best
@hipaqgaraw8558
@hipaqgaraw8558 5 лет назад
Intaaa Gabadha laa jcl yahay like igu qabo woooow Anshax ❤❤❤💯💯💯💯💯👫🌹🌹🌹🌹🌹✔
@banadirhey3011
@banadirhey3011 5 лет назад
Anshax haadal xigmaadleh daganan waa fananka ugu qaalbiga fican asaga iyo nimcaan hiilac hooreye usooc bro farxadku noolo inteye noololo jirto
@saadiomoalin5296
@saadiomoalin5296 5 лет назад
Anshax noloow nin sare heesahaaga dhan waa iiga duwanyihiin kuwa kale daganan cod music laxan erayo waa la isla helay noloow fanankeena
@abdiazizabdille2711
@abdiazizabdille2711 5 лет назад
Maxaan kuu dabascodaaa marwlbo kuu daydayaa oo aan daalka umaraaaa Dawarintaaada oogu jiraaaa😥😥😥😥😥😥
@saadiasiman4432
@saadiasiman4432 5 лет назад
Anshax abowe qali ah iyo xas kaga salaman
@suldanxamsecadayse9835
@suldanxamsecadayse9835 5 лет назад
Anshax waxan loo xidhay waxa weeye xamar marku tagay muu samayn wax Ka baxsan fanka taasna waa la ogolyahay ee xidigaha waxa la xidhaa marku siyasad Ka hadlo ama calanka somalia huwado ayay u dhamaty lakin anshax waxaa ma samayn xamarna wa la tagi karaaa marwalba no mashquul from hargeisa hadhwanag
@faisalmunaa4
@faisalmunaa4 5 лет назад
fanaan cod,masraxiyad iyo laxanba kadhan keep going zxb
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 года назад
😭😭😭miyaaad dadka iga xigtaa💔
@shamai1570
@shamai1570 2 года назад
Cabdiriisaq Anshax some people are not always on the receptive side thanks for reminding them in your wonderful song andvouce
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 5 лет назад
Maxaa dibindaabyadiyo Xumaanta u doorbida Oo aad dulmi uga heshaa Maxaad iigu daran tahoo Dhibkan iigu daawataa Allah yacizag anshax
@adeshabdirahman7739
@adeshabdirahman7739 5 лет назад
Form Canada abdirisaq Anshaq Top songs ?
@aadanmaxamedaadan4502
@aadanmaxamedaadan4502 4 года назад
asca asccc
@afyarepro5865
@afyarepro5865 5 лет назад
fananka kaliye e naga ilaaliya heesaha flopka ahi tnx
@ilameerayso6021
@ilameerayso6021 5 лет назад
Heestan caadi maaha yaa ila qaba?
@shukrisaid3708
@shukrisaid3708 5 лет назад
Waxaan Markhti Ka Ahaayi In U Saaqu Yahay Gob Jabtay Walee Isaaqoow Guuleyso 😘😂❤👊👌👏🙏
@saedarahman7521
@saedarahman7521 5 лет назад
Inader maxa dhacay xagee an ku jabnay
@rabiicyare8501
@rabiicyare8501 5 лет назад
Aduu yaa tahay shukri
@hussenali9706
@hussenali9706 5 лет назад
Waaaaaw fanaaanka sanadka crisaaaq anshax bro nolow
@naimaabdi3876
@naimaabdi3876 5 лет назад
Ninkasta markuu xamar kazoo taajiro oo xaaskiisa xasuustaa www reer muqdisho
@mohayare9174
@mohayare9174 5 лет назад
Lipaaxa shanta somaliyeed laandheere banaanka yaala
@shugriyaasiinali329
@shugriyaasiinali329 3 месяца назад
One of the best songs
@asmaladan4535
@asmaladan4535 5 лет назад
Anshaxyga caashqa💖
@zaxarlazz6777
@zaxarlazz6777 5 лет назад
C.risaaq ismaaciil big salaan bro
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 5 лет назад
wow,, weldone ANshax am i the only one who miss HAMDA QUEN?
@mustafeomar1107
@mustafeomar1107 5 лет назад
Best song 😢
@suweydahussein6778
@suweydahussein6778 5 лет назад
C/risaaaq qof aan aad u tageero runtii
@hodansawahili3129
@hodansawahili3129 5 лет назад
Inderky anshax horey usoco 👍👍👍👍👍😍😍😍😍
@ZakiAash
@ZakiAash 5 лет назад
inta xidigaha geeska taageerta subscribe iyo like igu caawaiyavfadlan
@medharbi9410
@medharbi9410 5 лет назад
big legend abdirazak anshax I supporte you
@naamqatar214
@naamqatar214 4 года назад
Dajiya waley anshax wu ku doortay 😘😘😘
@beerdilacsheshow6882
@beerdilacsheshow6882 5 лет назад
The one and only fanan aan heesahisa jeclahy Abdirisak Anshax
@faisoabdishire443
@faisoabdishire443 5 лет назад
Masha allah anshax
@saydhiyemediaproduction4865
@saydhiyemediaproduction4865 5 лет назад
kooxda xigigaha koox lo xiisay ciyaalba na dashadee wakuwa ragii rug cadaayasha aha so muqday
@mariahassan7415
@mariahassan7415 5 лет назад
Hees iyo badh👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌
@fahiimamohamedabdi5588
@fahiimamohamedabdi5588 5 лет назад
wxii aad iidirtba mxn dg dg uga ordaah 😢😢😢
@rabiaismail3471
@rabiaismail3471 5 лет назад
Woo cabdirasaahvanshax mashallah nice song X X x
@amiirah1175
@amiirah1175 5 лет назад
Dareenkan mxaa igu shidayy🤐Maxadd ragga dheertahoo dushadah laiigu shubay😪😯
@saadaali932
@saadaali932 5 лет назад
Xidhiidh Iftiinka ruuxda 🌠🌠🌠🌠🌠🌠🌠🌠🌠🌠 ☀️🔅🔅🔅☀️🔅🔅🔅🔅☀️
@nimcoheegoofficial8846
@nimcoheegoofficial8846 7 месяцев назад
20/02/2024 habeen salaasa ah sacaduna tahay 4:10 heestan si cajiiba u dareemayo❤
@apdalleallih6509
@apdalleallih6509 5 лет назад
Like first one
@barreqazmi8354
@barreqazmi8354 5 лет назад
P
@haimoamar8642
@haimoamar8642 5 лет назад
Waaw anshax i nolo wllo
@karinaali63
@karinaali63 5 лет назад
Mash.aah sweet man cool boy horey u Socon
@maxamedindho2643
@maxamedindho2643 5 лет назад
best fanaan
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 13 дней назад
Saynabey yarey Nicmaturabi Nicmaturabi
@jamaaljacaylow3188
@jamaaljacaylow3188 5 лет назад
Aar zxb Anshaxow Hees calaa caloon Sameeyay oo Qiso Ah Haa so Qaadidee xageen kugu So Hagaajiyaa
@apdiaziizyuusuf7018
@apdiaziizyuusuf7018 5 лет назад
Waaw song wareera anzhax hore uzoco
@kdervishkhalil2992
@kdervishkhalil2992 5 лет назад
Xidigaha Geeska oo bilaa Xamda Queen ah waa 0%
@cabdiraxmaansalebanwayrah4658
@cabdiraxmaansalebanwayrah4658 5 лет назад
beenaale
@vidnamvalego9706
@vidnamvalego9706 5 лет назад
waar zhadap
@fahimamohamed4499
@fahimamohamed4499 5 лет назад
Non of your business get a live they are all ours I mean SOMALILANDERS xamda chose the right path and Allah will guide them all the same to the taqwa & tawba insha allah
@aichahassan3264
@aichahassan3264 5 лет назад
Alxmdoulilah illhayo nabad noo siiyadi beel ega say uu nuraya .
@dghhgffgjjj4439
@dghhgffgjjj4439 5 лет назад
abdirisaq anshax wanku amisanhy waaxankaadalbado maxa buuraha kudadey
@princesssawsan2048
@princesssawsan2048 5 лет назад
Woow dadkygii inolada
@Som-fr1or
@Som-fr1or 5 лет назад
Laxanka daaud xanfar fanaankaas haduu ahaaan lahaa qabiilada aan lahayn soocin wuxuu kamid noqon lahaa xidigaha 😭😭😭 sorry xanfar
@xilwah5645
@xilwah5645 5 лет назад
Laxanka Cabdi Hani waaye
@raxiilali6665
@raxiilali6665 5 лет назад
Suldaan Galgal beenta jooji xanfar waa majeerteen
@Som-fr1or
@Som-fr1or 5 лет назад
xilwa isagaa afkisa kasheegy inuu laxanka leeyahy xanfar
@princessamina9363
@princessamina9363 5 лет назад
Anshax Welcome back to Hargaisa
@sharafcaligeedi5421
@sharafcaligeedi5421 5 лет назад
Princess Amina kkkk oo Anshax maxaa loo xiri waayay oo jeelka liinta loogu siinwaay Kkk mise qabyaalad Kama gudubtaanoo wax uu kadhashay Qabiil Wayn
@munamxmed9755
@munamxmed9755 5 лет назад
Wooow genyadi aya i muqata lkn zory khdra silimo loo xiiz😂😂
@libanabdi4978
@libanabdi4978 5 лет назад
Hees murti xambaarsan waaye
@zeinabaliomar3964
@zeinabaliomar3964 5 лет назад
Yurub maxa labiska uga dhacay miya lagu ilaystay waa iyada dharkan xirataye
@muktasimjimale5959
@muktasimjimale5959 5 лет назад
apti xidigihii Geezku maxay zamayzeen zanadkan 2019
@asaldhaladfaraxsan2993
@asaldhaladfaraxsan2993 5 лет назад
Waxad so xamaratanba iminka wa idinka dhagihii idin sugaye wax maqashiiye viva xidiga geeska
@riyaaa143
@riyaaa143 5 лет назад
Xidigaha geeska idin jeclhy saa udhntihiin
@mohamedbulbulmahamed6988
@mohamedbulbulmahamed6988 5 лет назад
Oo hablaha wariyaasha ah fadhigay ku jaasayaane eesh calaa hees
@zusancadey6516
@zusancadey6516 5 лет назад
nin jira zoo labasho habooon
@footballgoalsandhighlights8854
Inta jeegaanta neceb liketa igu qabta
@sucaadnaasir1529
@sucaadnaasir1529 5 лет назад
Masha Allah
@fiicanbw4580
@fiicanbw4580 5 лет назад
Ax booskedi baad dhigty heesta Alle ha isahlo koo saan cml,,,,😂
@walalshafiano3290
@walalshafiano3290 5 лет назад
Hestan hees 2019maha waa 2018 waxad rabtan miyad noshegeysan
@zalmafarhan8059
@zalmafarhan8059 5 лет назад
Maya
@yasiinmacalin257
@yasiinmacalin257 4 года назад
Yaasiin macalin
@bashiirmurzalapdirahman2571
Wixii aad ii dirtaba Maxaan deg deg ugu ordaa Dedaal anigoon ku hadhin Wixii aan kaa dalbadanaa Maxaa Buuraha ku deda
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 13 дней назад
Wadajur muQdishoy
@DafleUrurshe
@DafleUrurshe 10 месяцев назад
Heeso xikmad leh
@Ayaanley
@Ayaanley 5 лет назад
Hees wacan
@nimcohanisiciid1953
@nimcohanisiciid1953 5 лет назад
Anshax fanaan qaran
@shugriyaasiinali329
@shugriyaasiinali329 3 месяца назад
Heestaan oo dumaraan rabaa
@suleimanabdirahman6929
@suleimanabdirahman6929 5 лет назад
Lkn show gani kii gubtay maanuu ahayn 🙄Lagama xishoon Fannaaniinta Qaranka
@maxamedbaradho4535
@maxamedbaradho4535 5 лет назад
waa mid cusub
@haboonwacan9708
@haboonwacan9708 5 лет назад
Mayee waa mid cusub
Далее
CABDIRISAAQ ANSHAX KA ILBAXAY NEW VIDEO 2017 HD
8:18
Просмотров 930 тыс.
Hadaan Helay (feat. Cabdirisaaq Anshax)
10:19
Просмотров 40 тыс.
ANSHAX | MAXAAN KUU DORTAY | SANADKA CUSUB HCTV 2019
9:24
Maxamed Ciro Hafar baad ku Nooshahay 2013 HD   YouTube
7:03