Тёмный

CADADA MAKU XANUSATAA HORMONAL IMBALANCE UUR MAKA SO DAHAY 

Marwa Star Cooking
Подписаться 88 тыс.
Просмотров 3,2 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

5 мар 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 63   
@marwastarcooking
@marwastarcooking Год назад
+252 61 5595456 Number ka somalia
@munomohamed7269
@munomohamed7269 Год назад
Abayo Kenya joga inte kahela calenta
@marwastarcooking
@marwastarcooking Год назад
​@@munomohamed7269 0708038966
@hassanimaan993
@hassanimaan993 Год назад
Abaayo rux tyriot qaba ma qaadankaraa oo uurna raadinaa maxaad igula talinlahayd jazakumullah xabiibti
@fathiahoussein4325
@fathiahoussein4325 9 месяцев назад
Abayo Djibouti joga inte kaheka calenta plz
@zuheylomohaa1078
@zuheylomohaa1078 Год назад
Mashaalaah marwo hbbti thanks
@munoqali826
@munoqali826 Год назад
Mahadsanid xabibti
@munomohamed7269
@munomohamed7269 Год назад
Masha Allah abayo masolabatay
@Katikika148
@Katikika148 Год назад
Ilahy haku xafido jazakilah al jana inchalah cafimad iyo cimri derr ilahay ha ku siyo muradkagi inchalah sidadd nu gu fa ideyssey
@samiirajaamac1630
@samiirajaamac1630 Год назад
Ma soo laabatay abaayo wax badan ayaan channel kaaga ka faa.iday khayr alle haku siiyo
@amoulaosman9052
@amoulaosman9052 Год назад
Alle haku barakeeyo
@milgoaressaress7674
@milgoaressaress7674 Год назад
Mansha Allah ilahey hakuxifdiyo
@ayaandhalaalcooking8985
@ayaandhalaalcooking8985 Год назад
Masha alah abyo
@kheiramohamud3527
@kheiramohamud3527 Год назад
Mashaaallah jazakaallah
@samirasara8511
@samirasara8511 Год назад
Abaayo thanks
@Katikika148
@Katikika148 Год назад
Asc marwa wan ku cusub ahay shanalkagi allah ku barakeyo jazakala kerr
@nafisajamaac5328
@nafisajamaac5328 Год назад
Masha.allah Masha.allah 💚 ❤ ♥ Masha.allah Masha.allah Masha.allah Masha.allah Masha.allah Masha.allah Masha.allah Masha.allah Masha.allah
@fardawzashidane4806
@fardawzashidane4806 Год назад
Mashaa allah soo laabasho wacan abayo mcn numberkda ma isiin kartaa kenya aya kula jooga caleentana wan u baahnaa ilaah aya awlaada baxsho blse dadaalka waa lama huraan 4sano iyo bar aya reer leyahy mana an dhalin weli dhaqtar wan ka daalay wxaan islaha dhanka iyo dhirta ka wardoon xabibti hada i caawin karto icaawi inshaa allah wax kheyr qaba rabi haigu arzaaqo ani iyo dhaman walalaha klaba
@marwastarcooking
@marwastarcooking Год назад
+254708038966
@shamsobarre5678
@shamsobarre5678 Год назад
Abaayo aniga xitaa 5sano ayaa ley qabaa ee ila soo xariir bal aan is warsanee abaayo
@fardawzashidane4806
@fardawzashidane4806 Год назад
​@@shamsobarre5678 sorry abayo intee kala so xariira abayo
@fahm3d88
@fahm3d88 11 месяцев назад
Allaha kugu arzaaqo awlaad barakaysan Walaashay dar allah baan kugu ducaynayaa
@fardawzashidane4806
@fardawzashidane4806 11 месяцев назад
@@fahm3d88 aamiin yaa rabi ducadada rabi haiaqbalo walshy mcn jazka allah 😘😍
@hawasoulemanhawasouleman-8262
ASC abayo
@maryanruun8894
@maryanruun8894 Год назад
Masha alaah
@amranahmedali-zb8nc
@amranahmedali-zb8nc Год назад
Masha allah allha kuxafido
@raxmomaxamed1653
@raxmomaxamed1653 Год назад
Asc walal marwo geeedkan wan raba ee djibouti 🇩🇯 ayan jooga
@umuomer8206
@umuomer8206 Год назад
Alxm qali waankuu xiisnay Mahdoo dhan eebay usugnaatay alxm marlabaadka qali adiga kuu mahd celiyaa alxm waan ku faaiday caleenta ee qali marka ilmaha lajaqsiinayo mala cabikaraa caleenta
@marwastarcooking
@marwastarcooking Год назад
MashaAllah alx waa haa wacabi kartaa
@amoulaosman9052
@amoulaosman9052 Год назад
Abaayo xagee jogtaa
@umuomer8206
@umuomer8206 Год назад
@@amoulaosman9052 hargaysa wlo qali
@Katikika148
@Katikika148 Год назад
Mudo labo bilod ban lasocda shanel kagi lakin wan garan wayey waxan ku bilabo wayo anigu 2sano ilahay awlad wali i mu sin dhaqtarku mar buraledhay bu iga iri marna fix bu igu shegey wan fahmilahay marwa
@xilkaschannel4045
@xilkaschannel4045 Год назад
Marwo abayo dhiiga igama socdo woo igu xiranyahay si fican uma socdo wanaa nuujiyaa maisticmali karaa
@saraabdull3693
@saraabdull3693 Год назад
Qeyr alaah ku siiyo abaayo somaali wax weyn baa u heysaa qasatan dumarka aniga kow ka ah dad kuu duceeyo oo ku fa iday wax yabaha so galiso marwo jana gasho ku baxshay aniga
@zuheylomohaa1078
@zuheylomohaa1078 Год назад
Somaali waa xasidiin abaayo ayagoo like saari karo kaa xasdaayaan wa waxa hor mar ay lagaari layihiin somaali xasid waa
@ifrahqaasimifrah3678
@ifrahqaasimifrah3678 Год назад
Marwa qali wan kuu xiisnay waxaan rajaynayaa inaad khyr ku maqnayd wan ku salaamay wlhi wan kuu war waray
@marwastarcooking
@marwastarcooking Год назад
Shukran xabiibti
@sacdiyoyusuf8272
@sacdiyoyusuf8272 Год назад
Sweden mauso dirikarta abayo
@Katikika148
@Katikika148 Год назад
Mad i so jawabi karta maxan ku bilaba ma xulbada missa malmalka misa xabata rashadka misa huruda iyo canaha ama miramiya wan fahmi la ahhay
@laylaabdimohamed-hw5nk
@laylaabdimohamed-hw5nk Год назад
Asc abyo South Africa an joga see ku heli kara plz iso jawab
@naimamohammed4035
@naimamohammed4035 Год назад
Asc abyo sethy salam kadib wan ubahanahay calentan marka intee kala soxiriraa ani Nairobi kunolahay
@boqoradagaadsan9070
@boqoradagaadsan9070 Год назад
M.dhira galisadena wn ku xisnay hdanhay gabdha aadka ogu dhiban
@maryanmude7973
@maryanmude7973 Год назад
Asc asxabay calanta magaceda iso qora
@ubahmouze5
@ubahmouze5 Год назад
Abaayo kan somaliland lambarka soo sheeg
@marwastarcooking
@marwastarcooking Год назад
+252 61 5595456
@maryanruun8894
@maryanruun8894 Год назад
Caleenta ani waa ku faaiday runti ilaahey ayaa mahadaiskale shugran xabiibti
@shamsobarre5678
@shamsobarre5678 Год назад
Abaayo intee joogta
@khadijaabdisalam3310
@khadijaabdisalam3310 Год назад
Urr makuheshe xabibty
@khadijaabdisalam3310
@khadijaabdisalam3310 Год назад
Urr makuheshe Xabibty
@maqsuudibraahim7630
@maqsuudibraahim7630 Год назад
Intiina daawata gabadha channel ka like ta usaara faruhu idin go'i mayaane kheyr kaba waad usoo doonataane plz
@faadumocabdiraxman4219
@faadumocabdiraxman4219 Год назад
Marwi Allah dartii ayaan ku jeclahy Numberkaga iso qor inaan kula so xiriiro rabaa Allah nokaa xafido
@marwastarcooking
@marwastarcooking Год назад
Allah ku jeclaado xabiibti +254708038966
@Ilhan-1104
@Ilhan-1104 Год назад
Wllo wakhtiga cadadu isoo dhowday naaso xannuun saaiid dareema naaska bidixda waxa u tara
@cadeydheman7260
@cadeydheman7260 Год назад
Asc abyo qofkaan somaliya joogin siduu ku heli karaa caleentan qayr allaha ku siiyee
@marwastarcooking
@marwastarcooking Год назад
+254708038966
@amoulaosman9052
@amoulaosman9052 Год назад
​@@marwastarcooking Alle haku barakeeyo
@Umusamsam24
@Umusamsam24 Год назад
Caleentan wa nagu dawaqisay😂😂😂
@hawaabdullahi3633
@hawaabdullahi3633 Год назад
Abaayo nambarkaga nosogali adigoo rali ah
@ashahussein1087
@ashahussein1087 Год назад
Abayo hana tagin mar dambe
@marwastarcooking
@marwastarcooking Год назад
Haye xabiibti shukran
@HafsaHworld
@HafsaHworld Год назад
Wcs wrwb xabiti ahlan wasahlan wa ku xisne welcom back ❤
@marwastarcooking
@marwastarcooking Год назад
Shukran macaanto
@ashahussein1087
@ashahussein1087 Год назад
Magaced English
Далее
Insane Things I've Found In Dead Bodies
11:57
Просмотров 153 тыс.
Faa'iidada caafimaad ee hayl dhaga yare "clove"
3:27
RAMADAN KA HOR ISKA NADIIFI WASAQDA CALOOSHA KABUUXDA
10:25
FAAIDADA CHIA SEEDS KA KABUUXDO WAX KA OGOOW A
13:42
Просмотров 24 тыс.
CADADA UGXANTA MAKAANKA  CALOOSHA ADAG
9:11
Просмотров 5 тыс.