Тёмный
No video :(

CAJIIB WAAYE. XALAAL MA LAGU DHALIN MIYAA? 

Fartun Duvet girl
Подписаться 349 тыс.
Просмотров 26 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

6 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 132   
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl Месяц назад
www.gofundme.com/f/knwaxc-help-baby-mustaf-receive-life-saving-surgery-abroad fadlan na saacid ❤
@Ifraax-nn3gl
@Ifraax-nn3gl Месяц назад
Illahay ha caafiyo aamiim😢
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge Месяц назад
Subaxanalah naa hooyada usheega biri inuu kukufasad khatar aha mx yelay guri cidla haduu kugu helo waa besa
@deeqaabdullahi5777
@deeqaabdullahi5777 Месяц назад
Ha iskaga tagto guriga meel aan joogo kuguma arki karo hadii kale waa ku ceebenaa usheeg
@hudaali2574
@hudaali2574 Месяц назад
Gabadha ninka dhibsanayo wll naftada waqti gali waqtiga asaga galineysid hadaa walatid ilmahaga ka walatay cidkale oo ka walatay ma jirto
@saadiahussein5607
@saadiahussein5607 Месяц назад
Gabadha tiri ninkega wuu idhibsana. Abayo qof wax aa daremeysid usheeg haddu teeda kalana naftada Qofkasta ka hormari. Take care of yourself. Don’t allow your body to look like 40 yet you 20. Waxa ogata nin nagtisa ma waalato mana dhimato. Istaag asaga dhan kaso qad qof ku bilo lee eat healthy dress well go walks. Smell nice. Just love yourself.
@nyg1162
@nyg1162 Месяц назад
Gurugaas Safe kuma aha, wa qasab iney walidka uu sheekto, waa sax, iyo in laga illaliyo waye.
@user-vf3ww3sb8h
@user-vf3ww3sb8h Месяц назад
Aniga inay shegto kaliya kulama taliyeen xitaa inay kahaajirto meeluu kunool yahay ninkaas oo dhan kahaajir wax kasta uga iman kara qof guri kugula nool inuu kudamco waa waxa ugu xun ee kugu dhici kara
@deqadalka9953
@deqadalka9953 Месяц назад
Kaas walaalkeed maaha ama ayadaa jidka laga soo qaaday ama asiga ilaahow waxaas iyo wax lamida kaa magangalnay walaalkey aaaaaa😢😢😢 xasbunalaah naa waaridka u sheeg ani ima dhilina miyaa dheh mise asiga madhalinina miyaa dheh
@AsmaAbdi-rv7hx
@AsmaAbdi-rv7hx Месяц назад
u i taabtyy mxy ka wada wlo ma fhmin 😢
@SafaAli-je5yq
@SafaAli-je5yq Месяц назад
Dilema one gabadhaa wallaalkeed sax maha wlhi subxanallah wal ciyaadu bilaaah already ilahay ha cafiyo😢hana qarine walidka usheg waxad qarsta wuu ku qarsdaa والله أعلم 😌
@Beerlula_adam
@Beerlula_adam Месяц назад
Abayo wey dhacdaa subxana laah ilahey hanaga haayo
@XaawoMaxamed-sl8yi
@XaawoMaxamed-sl8yi Месяц назад
Waxaas soomalida iskusheekto ilmaha walalaha wee isdamcan waxana cadeen uah in hal qol yaan lisla seexan ladhahy
@niciimaawil8726
@niciimaawil8726 Месяц назад
​@@XaawoMaxamed-sl8yi adunyada wax kasta way dhacda ogow
@aminaomar6271
@aminaomar6271 Месяц назад
ASC Somaliwayen yar iyo wayen, marka hore gabadha walalked damcay wa in ay sheegto, wa mid waxa ay badbadinaysa nafta walalked ama gabadh kale, caruur kale, mar waxa laga yaba in uu ku sii socodo xumanta oo u yahay qof asag dhib loo gaystay oo u bahan cawimad. Markasta dhaqankena ah afka qabo aan ka gudubno aan firino waqtiga la marayo, walalka cawi oo la fadhiso walidka iyo walalka waxa laga yaaba walalka in u dhib ku jiro oo asagaba dhib kan oo kale loo gaystay. Afka qabo waxa ka wayeen way uu qofkan sidan u sameeynay side u caawin karta si u danbigaan uu mar kale u galin.
@alihuseein9422
@alihuseein9422 Месяц назад
Anoo nin ah ayaan kulasocdaa hadana wax naquseyo maso galisid Wllhi xiligii Akf iyo Hassan xil hore aan isa soo halganay Guleyso sister
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl Месяц назад
Sidaa igu joog 😂😂😂
@AyaanAhmed-lk6gl
@AyaanAhmed-lk6gl Месяц назад
​@@FartunDuvetGirl sida igu joog kulaha😂😂😂
@XanaanXasan-dq6tz
@XanaanXasan-dq6tz Месяц назад
Mana jirane marku balawad iyo balayo isticmalay bu is yidhi taniba wa nag uuf dhe na dacawe waxa😮
@YasmiinCumar-uh1hq
@YasmiinCumar-uh1hq Месяц назад
Ilahow cafimad ugu badal😢🤲
@saraasheikhali5002
@saraasheikhali5002 Месяц назад
Fartuun 400k maxaa ku heesatiin walal gang👸🏽❤️
@mulkihaji5679
@mulkihaji5679 Месяц назад
Allaah cafiyo cunuga gabadha kowad usheg walidkaa wxba ha qarin gabdha kale naftada ku mashqul adiga wx siiye rabitan saaid ah marka wukaa xiisa dhacay ee adiga isku dadaal hana daneynin waa hubal ama ku kujeclan ama wuku furaa ee naftada qimee adiga❤
@zahraabuukar9211
@zahraabuukar9211 Месяц назад
My fav person🙋‍♀️😘
@hopiiiifan
@hopiiiifan Месяц назад
SubhanallaH😮 U Sheeg ban dhihilahaaa walidkaaga hadad shegayna katag guriga labadas mid qaado
@naimaahmed3853
@naimaahmed3853 Месяц назад
I'm your biggest fan my fav girl❤
@bushraisaaq7266
@bushraisaaq7266 Месяц назад
The day our people stop acting perfect and start addressing real issues and fix the problems only then will we find peace
@FartunHussein1
@FartunHussein1 Месяц назад
Subxaanallah wax la qariyo maaha ha u sheegto waalidkeeda haday wax ka qaban waayaan Police ka ha u sheegto!!!
@aminaomar6271
@aminaomar6271 Месяц назад
ASC gabadha ninkayga ilama hadlo, Marka hore gabadh meesh iska qaad oo waxa baro oo ilmahad waqati gali ninka marku arko in aad care sinayan ayu ku so radinaya you need to give him space shaqo yeelo waxa laga yaaba in uu raadinayo exite adigu raba in aad u noqotid sabab guriga burburkisa. Marka sister adiga iyo ilamahada raaxaysta waxa baro dhaqale samayso hore u soco. Cadawgaga cano ma aa la siiya.
@asmaahmed5744
@asmaahmed5744 Месяц назад
kawarn fartuun hday sheegto oo la aamini waayo ileen somalida hooyoyinka ma aaminan wx yaalaha qaar kwrn hdii eeda iyada dusha laga saaro
@fadumocali1223
@fadumocali1223 Месяц назад
Lakin sidee dusha loogu saari kara ayada ayadaaba gabaree waxaa kama suur toobaan
@Iman-321
@Iman-321 Месяц назад
Macqul mahan waxas acudubillah illahow imanka hanaka qadin
@Rayaan277
@Rayaan277 Месяц назад
Kusaliya nabigena muhammad scw ❤❤❤🕋☝🏼
@caatikacabdicaatikacabdi3885
@caatikacabdicaatikacabdi3885 Месяц назад
I love you fartuun❤😭
@Azma182
@Azma182 Месяц назад
Fartun❤😂wlhi rer tiktoc ikaa bareen saan ku jeclaadey❤ ilove you somuch
@muniiroali
@muniiroali Месяц назад
Abayada labad wxan kula talinaya inay naftayda horamariso sida ay qurux dayda usii waydiisan laheed
@balqiisakush3109
@balqiisakush3109 Месяц назад
Hadu waqti kusinin adiga waqti qado haisku mashaqulinin ninka nafta isku mashaquli
@mariaahmed386
@mariaahmed386 Месяц назад
Talo fiican ❤
@Sadia-j7i
@Sadia-j7i Месяц назад
SubhanaAllah 😢😢😢
@Hanuzh_z5937
@Hanuzh_z5937 Месяц назад
Xalal io xaaran ma ahn arinku waxa laga yabaa inu walalked saxda yahy lkn waxa jiro wax psychological problem lkn somlidu wxs hadi arkan xrn io xalal lso ardaN war xanuna aa jiro oo mental issues gbdhana hka xijabto wllked hada kadip asaga dr nafsi ah bu u bahan yhy
@mahadabdirashid7783
@mahadabdirashid7783 Месяц назад
qof igu fakar ada ka arkay somalidan waxa ay ku leyihin wllo ma aha wax ceynkas qofkas nafsiyan u xanunsan yahy.
@diidaa7034
@diidaa7034 Месяц назад
The abaya is next level ❤ Masha Allah
@arwabille
@arwabille 28 дней назад
hello sis waxa laguu dhibsanaysa wa dayaca aad naftaada u geysanayso naftada ka fakar intaad isaga isku mashquulinaysid naftada yar care garee quruxdeeda ka fakar isagana dadaalkii aad dhankiisa ku bixin jirtay jooji adoon dacween wx wey diin ada arkaya markaas asoo daryeelkaga radinaya io jeceelkaga
@OlaOli-d5i
@OlaOli-d5i Месяц назад
Subxanallah, adunyadan waxkasto waalaargaayaa. Gabadhey si dhaqsi ah hooyadada lawadaag xalka uu walalkada falay. Acudubillah
@RahmaHassan-xf2nx
@RahmaHassan-xf2nx Месяц назад
Wxaa jira dadka qaar bananka ayay isku ureyaan ayagooo urkii bananka laga qaday leh ayaa la dhahaa wan asturaynaa kadib rerki sas lagu dhisaa ilmahaas urka ku juray ilmaha ayuu kamid yahay wa walalkod ama walashood ilmuhuu kamid yahy looma sheego in ajinabi kayahy sidas ayaa keni karto in ilmaha is dancaan
@Smiley-yk7vw
@Smiley-yk7vw Месяц назад
Fartun!!! I was really hoping you would introduce us to our dumashi and do a video with him. Tell us how you guys met. I am very happy for you. May Allah put barakah in your marriage but as a loyal fan I wanna know the tea 😂
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl Месяц назад
Haha I’m so sorry to disappoint. I want my private life to stay private ❤️ don’t worry soon I’m make better content
@aaliyaatisa7025
@aaliyaatisa7025 Месяц назад
@@FartunDuvetGirl MashAllah you are a very smart girl! Never bring him here. Couples that come on social media together o private kooda banaaka keeneen faido maleh. We saw him that’s enough 😂 we want more of you tho… no so badi yaqey ❤
@Humanity894
@Humanity894 Месяц назад
@@FartunDuvetGirlMashaAllah MashaAllah qaali that’s the best decision Wallah you won’t regret trust me so many evil eyes ❤❤❤ I’m so glad you decide that
@shukri1395
@shukri1395 Месяц назад
Stay private sister ❤
@Layla6793
@Layla6793 Месяц назад
⁠@@FartunDuvetGirlindeed, keep your private life private!
@fathiahmed9081
@fathiahmed9081 Месяц назад
Allah caafiyo 😢
@HOODOPRINCESS
@HOODOPRINCESS Месяц назад
Fartun qurux ❤
@maannachannel4844
@maannachannel4844 Месяц назад
Fartuuney dontaion ka dadka somaliya joogo number evc aan sadaqada kutuurno soo dhig ani credit card ma isticmaaliyeeee😢
@fatxiaadan7206
@fatxiaadan7206 Месяц назад
Masha Allah qof qalbi wanaagsan aa intaas garta 😊
@Najamaaxmad1765
@Najamaaxmad1765 Месяц назад
Naag halugu daro Qalaas 😂😮
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 Месяц назад
Subxaanalaah 😢
@Sheerinabdiwaha
@Sheerinabdiwaha Месяц назад
Waaw waad quruxbadabthy sacdiyo sakinoos
@Ayanabdi7
@Ayanabdi7 Месяц назад
Marnaba wll dhab ah oo hoyo iyo abe idin wada dhalen damac kama galayo Hooyada gabadhan hala waraysto
@ismahanxasan727
@ismahanxasan727 Месяц назад
Hey fartun ❤❤❤❤❤
@nimasahal8599
@nimasahal8599 Месяц назад
Ha qarin caawin buu u baahan yahay dhibaato ayuu u geysan kara dad badan u sheeg waalidkaaga
@Xamda-wp9pz
@Xamda-wp9pz Месяц назад
Fartuney cabayadi cawaa maad kuso dhacdaay 😂😂😂😂
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl Месяц назад
Xitaa waa ku soo wareegay. Aniga wax cusub maba ka ahaan karo 😂😂😂😂
@mizkimohmed822
@mizkimohmed822 Месяц назад
​@@FartunDuvetGirlsame aa nhy wx cusub guriga iima ooli karan😂
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 Месяц назад
No way 😭😭😭
@imiiab8401
@imiiab8401 Месяц назад
Allah emotionally baan noqday waamaxay qofkaan xanuusan wlhi waa shaydaan abyo usheeg hooyada iyo aabaha gurigaa no more safe to you abyo
@ayaanhassan2140
@ayaanhassan2140 Месяц назад
mansha'llah
@tazniimhupii8266
@tazniimhupii8266 Месяц назад
Subhnllh ma garac ba wiilka😮😮
@nimcomaxmad5191
@nimcomaxmad5191 Месяц назад
Fartuuney wku jeclahay walshey mcn ❤ilah hku dhowro
@user-miski
@user-miski Месяц назад
I am first
@Liimo-om6xc6mf1s
@Liimo-om6xc6mf1s Месяц назад
My favourite girl ❤
@aminaabdullahi3504
@aminaabdullahi3504 Месяц назад
Your so cute ❤
@mushtaaqahmed9614
@mushtaaqahmed9614 Месяц назад
Qali dumaaar ❤fartuun guleyso ❤
@KalthumshariffAbdinassir
@KalthumshariffAbdinassir Месяц назад
My favourite RU-vid Fartuun Qurux Allah Bless you Xabibty😊
@habonofficial8531
@habonofficial8531 Месяц назад
So ogow in u kula dhashay laga yabo in ay so korsaden ama adi laguso korsaday subxanalaah
@FatumaAbdi-h1s
@FatumaAbdi-h1s Месяц назад
Subhanallah😢😢
@HikmaHassan-xo8pe
@HikmaHassan-xo8pe Месяц назад
Kkk allaa fartuun taladda caadi mahaa
@fatumafarah2706
@fatumafarah2706 Месяц назад
Alla fartuun jecliyaa
@fatimadaahir8606
@fatimadaahir8606 24 дня назад
Gabadha ninkeda danenen sister waxaan ku dhihi lahaa saad awal u aheed iska badal kac gym gal korkada ka shaqeey skincare bilaw is mashquuli ilmahaga waqti la qaado inuu jiro iyo inkle ilow tan sariirta markuu ku bahdo waxba ha u didin lkn shibta ugabi wax hala wadin cuuc iyo caac tona yaa laga maqal shaki ha galo ragnimadisa 😂 oo Ina is badashay ha daremo hubal inuu ku dhaho maxaa isku badashay 😂 talo gbr aan wali la guursan kaga timid 😂😂😂
@fihimaissa7932
@fihimaissa7932 Месяц назад
This is disguesting and he is not yr biological brother
@umuzaakir4296
@umuzaakir4296 Месяц назад
Nuunaha yar allaha caafiyo
@MaryanAli-q1m
@MaryanAli-q1m Месяц назад
❤❤❤
@Mariamm34
@Mariamm34 Месяц назад
Waliba beerka halaga tumo kaas walal maahe wacalka see wlshiis udamca
@indho_adayg3268
@indho_adayg3268 Месяц назад
Waad kaga dhabaysay cabaayadi miyaa 😂😂😂
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl Месяц назад
Aniga waxaa sheego been ma’aha 😂😂😂😂
@indho_adayg3268
@indho_adayg3268 Месяц назад
​​@@FartunDuvetGirlwaa ku wataa ilaa aakhiro nio 😂❤
@faizabocorei1749
@faizabocorei1749 Месяц назад
gabartaan intee kala xiriiiraaa🥹
@Dagan9322
@Dagan9322 Месяц назад
Fartuun❤
@shamisahmed1451
@shamisahmed1451 Месяц назад
Gabadha kowaad #1 hooyo u sheeg haka qarin hadow bulshada buu sameynaa abayo ha aamusin waalidka hada ficil ka arki waydo ob ka qor saldiga aad
@fadmaabdi7142
@fadmaabdi7142 Месяц назад
First ❤😂
@truecomment3650
@truecomment3650 Месяц назад
Fartuun inta lagu aroosay taladaada WAA XUMAATAY.Aniga waxaan qabaa inaad walaalkaa U CEEB QARISO.Hadii waalid loo sheego xumaan iyo habaar mooyaane wax kaloo ka soo baxaayo lama arko.adna ceebta waa la wadaagaysaa. Diintana waxay qabtaa in qofka muslimka CEEBTIISA LA QARIYO.
@user-yn2ev1rs3t
@user-yn2ev1rs3t Месяц назад
Laba qof oo walala ah hadday is damcaan mid ayaa xalal ahyn😢
@quruxsan287
@quruxsan287 Месяц назад
Jirkaaga sii nin aadan niyad u heynin sexygaaas in lagu xoogayo waxba kuuma dhaaameyso jir to jir maaha ee waaa qalbi to qalbi
@aizhadiamond7561
@aizhadiamond7561 Месяц назад
acudubbilah ha qarin usheeg hooyada berina kufsi buu kuu geysan karaa ceebeey sheeg kaas walal maahe
@munosalad3975
@munosalad3975 Месяц назад
Fartun Abayo wan ku Raaba Ariin ayaa Raaba Ila kula wadaago xage kala soo Xariira baayo
@QuenMumtas
@QuenMumtas Месяц назад
Fartuundey ❤
@Beerlula_adam
@Beerlula_adam Месяц назад
Fartuun talo fiican dhiibtay 😂😂ani wan ku jeclahy
@amaalcabdikariin4086
@amaalcabdikariin4086 Месяц назад
Sheeg ba dhihi lahaaa ani
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 Месяц назад
Wcs group fb o gbdho ahaa jiro an ku jiro ila tli ay gbdhaha qar so dhigan shekdn cmlaa dhwr mr ku arky gbdho leh wllky aa idmcy xasbunallah wllhi wa nxdin illhow hna tusin naa bal usheg wlidka hdu xnunsnyhy dhakhtr hla gye intu islmka kle glafnin Ubxna wxa leyhy hdu ka amusy o ku dhipsnyo adna drensii inaa asga dhipsneso o ha dremo xnunka dremeso asga dhnba gz usii 😂 ciylkga ku mashqul io naftda qruxy 😊
@sacdiyoabdille
@sacdiyoabdille Месяц назад
Xagee lagugu so diraa byo😊
@user-tk3ek5nc1o
@user-tk3ek5nc1o Месяц назад
subxanallah gabdhas walalkeeda yeysan qarsan arin foolxun ka imaankarta hasheegto walidkeeda hala wadaagto haduu xanuusanyahey walalkeeda wala daweyn may be inuu cidkaleba dhibaateeyo haduu xanunka run kayahey ama walashisa marlbad cidlo kuhelo so halwadagto walidkeda si isagana waxlooguqabto caafimakisana loo ogaado.
@haboonabdullahi6155
@haboonabdullahi6155 Месяц назад
Abyo u sheg walidka ninkaa ha qarin adne nabar kugu noqneysaaa asne uu ku tarx tagaa
@ayanfaraha6377
@ayanfaraha6377 Месяц назад
Xasbuna laah u sheeg hooyo iyo aabo
@user-zs4vw4wl8y
@user-zs4vw4wl8y Месяц назад
Somali ma ka helinaa
@sacdiyocabdikariim8683
@sacdiyocabdikariim8683 Месяц назад
Abaayo dadka soomaali ayee u badan yihiin marka number soomaalia ah noo soo sheeg si aan u caawino
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf Месяц назад
Waaridka soomaaliyeed waa qu'un huursadayaal gabadha. ayeey abiyuusayaan mana rumeynayaan
@nagadsaleban
@nagadsaleban Месяц назад
Bisinka qofka xaran waaye waalidka u sheega waayo waa halis wlhi 😢
@nyg1162
@nyg1162 Месяц назад
Dileeeeemam😍😍😍👍🏾
@that_nomadic_chef_
@that_nomadic_chef_ Месяц назад
Hashegto he can do worse to her or someone else in future
@wabaxa
@wabaxa Месяц назад
FARTUUN MA OGTAHAY IN ANIGA ILLAH IGU KA DHIIBAY MALAB QAALI AH OO KU NOQON KARO WEHEL INTA AAD JOGTO ❤ ADUUNKA LAGANA YAABO IN WIXI KA ABUURMAY MALABKA HADII UU KUU DUCEEYO IN AADJANADA KU GASHO WALAALAY PLEASE ADIGA KULA SUGAYEE IN AAN DHIMAN IGA SO DOONO ❤❤
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl Месяц назад
Naag laqabo baa ahay! Malabka heeyso
@mustaqbalchannel7589
@mustaqbalchannel7589 Месяц назад
Acudubillaah wilka walashiis damcay lkn haddey walidka u shegto sey ku aminayaan iyadaa la dhahaa saqajanaa tahay walid somaliyed wan aqanaa wiillllasha xagoda lagama maro ani waxan dhihi lahay hada yey shegin camero haka duubto ama recoding iyado iska celineysa
@user-up1uu9hu9y
@user-up1uu9hu9y Месяц назад
Qofta maxaa kaqaldan 😂😳😮‍💨😭
@nyg1162
@nyg1162 Месяц назад
😂😂😂👍🏾
@fadumosaid2419
@fadumosaid2419 Месяц назад
Abyo sheeg haqarin saqajan weye kasi walal mahan
@maidasalahessa2615
@maidasalahessa2615 Месяц назад
Walalked maaha wiilkas dadka inta illahay mixrimka kaga dhigay kumaso dhowan karan marka waxba khaldan walalo saxa maha hana iska ilaaliso.
@user-hs2mf8un8t
@user-hs2mf8un8t Месяц назад
Way dacda ya dhahy walka Maku dhamci kro Somalia wax ka xuun baa ka dhacday
@aymannoah4673
@aymannoah4673 Месяц назад
That is what you call SA! Report to the police
@user-vf3ww3sb8h
@user-vf3ww3sb8h Месяц назад
Gabadha koobaad abayo kafogow ninkaas walalkaa maha I think xalal kuma dhalan meeluu kunool yahay xitaa katag waxa laga yaba waridko guriga kamaqan inuu wax khaldan kugu sameeyo please abayo ninkaas kahaajir walalka maaha I’m so sorry 😢
@tazniimhupii8266
@tazniimhupii8266 Месяц назад
Subhnllh na sheeg balaayo kle yay ku iman that's too much😮😮😡
@xayaatxasan-dl5nl
@xayaatxasan-dl5nl Месяц назад
Fartuun hooyo prank ku soo samee waxaa dhahdaa hooyo ninkayga makugu daraaa hooyo asaa kugu viican 😅😅
@user-rt7tl9xh6e
@user-rt7tl9xh6e Месяц назад
Subxanallah waxaas lagu kaftamo
@user-tk3ek5nc1o
@user-tk3ek5nc1o Месяц назад
subxanallah qofyahey xishoo waxaas ceeb waye
@fatumafarah2706
@fatumafarah2706 Месяц назад
alwaax iska dhig yaah
@aaliyaatisa7025
@aaliyaatisa7025 Месяц назад
I don’t think that’s her real brother. Your own brother by blood how o Saas kugu sameyn kara 😢wtf !!
@sheekha.
@sheekha. Месяц назад
Waa wax dhaca, dhacayna abaayo😢
@user-my7wl9ph2k
@user-my7wl9ph2k Месяц назад
Mahadsani marwo fartuun
Далее
NAXDIN: HOOYADAY WIILKA MA DHALIN ANIGA AA DHALAY
14:28
Friends
00:32
Просмотров 368 тыс.
ВОТ ЧТО МЫ КУПИЛИ НА ALIEXPRESS
11:28
Просмотров 716 тыс.
CONFESSION IYO DILEMMA BAA SOO NOQDAY
16:15
Просмотров 118 тыс.
نهاية الايدول تايل من فرقه nct
57:04
DUMARLAND XALKA MA FIICNO
21:49
Просмотров 58 тыс.
NIN LA'AAN BAA CARUUR HELI KARAA!
16:15
Просмотров 37 тыс.
NINKEYGA INAA GABAR U SIDO DARTEED BUU IGAGA TAGAY
10:53
SAMIRKU WAA FURAHA GUUSHA!!@sawdamqaalib
41:09
Просмотров 241 тыс.
MIYAA QAYAAMAY? HADII AAN U SHEEGIN INAA GABAR EHEEN.
19:19
NAAGTA UU ILA QABO BUU SUPRISE IGU KEENAY
11:13
Просмотров 32 тыс.
Friends
00:32
Просмотров 368 тыс.