Тёмный

NAXDIN: HOOYADAY WIILKA MA DHALIN ANIGA AA DHALAY 

Fartun Duvet girl
Подписаться 347 тыс.
Просмотров 50 тыс.
50% 1

FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA.
FOLLOW MY SOCIALS:
INSTAGRAM: FARTUSHH
SNAPCHAT: FARTUSH
SONG: CHRONIXX- LIKES

Опубликовано:

 

2 мар 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 200   
@FaysaAbdi-jt3vj
@FaysaAbdi-jt3vj 5 месяцев назад
Qisadan oo kale horaan usoo arkay anu waliba macal aabeheed baa la ogaa iyo wllheed gabi reer koodhan baa ku heshiiyay waa lagu xaman jiray lkn inay ushegeen ma ogi aduunka wax walba waad arki
@user-xu4to3ps5q
@user-xu4to3ps5q 5 месяцев назад
Girl u ate the makeup and outfit alhuma barik 💗💗💗
@anwartuure9790
@anwartuure9790 5 месяцев назад
Ramadan is coming our waiting the videos 30days shefuni❤️❤️
@abdirahmanahmed3599
@abdirahmanahmed3599 5 месяцев назад
Arinkaan ma,ah sabarays maxaa haysaa yeelay dumrku wax is intaa kawn bayssmayaan waxaan array ifan bagastaanta baa samayaan inakada kun kaydan
@halimocusman3344
@halimocusman3344 4 месяца назад
Omg hoyo wngsn be ahed masha Allah ceebteda we qarisay mana xuman karto caruur sidi lo hayo ida kagaga wanagsn beena wad so sheegten 9years hada waxan dhihi laha ninki cunuga kA dhalay ha radiso i guurso ha dhahado sido wiilka abahisa ku heli ❤
@profinneupane6883
@profinneupane6883 3 месяца назад
Caqligu ha shaqeeyo nin kaaga tagay arigtada koowaad oo rabay un inuu gool dhaliyo markii hore markuu dhaliyayna dee iska dhaqaajiyay inaad hadda waxaano kale muddo 9 sano kadib lasoo shir tagto ilama haboona koley
@asmadahabo6472
@asmadahabo6472 5 месяцев назад
Naa fartuuney waxas inta naga dhaafto ramadanadi hore cuntade ad noso galin jirtay iyo macmacanki ramadanyana noso gali iyo jabki aad noha shekaym jirtay wllhi 30 da ramadanba ea ku dawan jiray huno qurux badaney❤
@FatimaJabutawi-ff6gr
@FatimaJabutawi-ff6gr 5 месяцев назад
Hooyo gesiyada bay ledahay gabdhas😊
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 5 месяцев назад
The dirac is from mihabridal instagram.com/mihabridal?igsh=MWg0Zmp5Ym8wODNpdw==
@EBYAN5
@EBYAN5 5 месяцев назад
Wlhi mantey bn niyada iskalahaa xagee kabaxday fartuun ileen jidka baadkusoo jirtey i miss you sister ❤❤❤
@salmamohamed469
@salmamohamed469 5 месяцев назад
The outfit is outfitting💕
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 5 месяцев назад
HOOYADA ma xuma lkn abayo wiilkaga adigoon wax u sheegin saxiib la noqo isku day Inaad maskaxda ka xado soo jiido si aqliyan mesha wa in aad gameka ciyaarta maskax ciyaar 😢😢😢😢
@saadiahussein5607
@saadiahussein5607 5 месяцев назад
@fartun duvet pin this comment
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 5 месяцев назад
@@saadiahussein5607 👍👍👍👍👍
@AnaAmiira
@AnaAmiira 5 месяцев назад
Oo markay la sxpto ilal abid ilmuhu Ma beentaasuu ku kori doonaa Mida kale maxad ka ogtahay Kolay dad waxan dusha Kala socda oo iska aamusanbaa jira ugu yaraan iyaga familygooda hadhow mar ay noqotaba wiilka yar runta wuu ogaan doonaa marka intuu yaryahay beentan ha iskasoo af jaraan 🤷🤷
@deeqaciise5804
@deeqaciise5804 5 месяцев назад
Allah ku cafiyo shefuuna ❤ wan kuu xiisnay abayo Wadna catowday qurux m.a
@Karellaabdii2y6
@Karellaabdii2y6 5 месяцев назад
Naa wll ma saan baa wll gang ku nahay 😢 wxy hilmamkaan saidka ah 😂 wr miss you wlhi❤
@adiljb5943
@adiljb5943 5 месяцев назад
Yaa ka dhafay tiktok marka kaso jafnay maad video noo so dubty Ilahey hano kaa xafido lkn anaga Ramadanta waku sugena ❤❤❤
@Is_Sheverthing
@Is_Sheverthing 5 месяцев назад
Fartun ur eye shadow babe’s luv ittt ❤
@user-eg1hm7ve7w
@user-eg1hm7ve7w 5 месяцев назад
Wanka naxay allow ale hooyo xun majirto lakin qofka qaladaka galay basii cabanaya😢
@munimarvisuals
@munimarvisuals 5 месяцев назад
Gorgeous gorgeous Allahuma Barik 😍😍😍 we missed you. Ilahay cafimadka haku saideeyo❤❤
@DrAishaHassan
@DrAishaHassan 5 месяцев назад
Fattuush 2024 is badal weyn arkaa m.a ❤🎉
@ArkaArki-ij4pq
@ArkaArki-ij4pq 5 месяцев назад
Fartuneeyyy you look soo pretty allahuma barik😍😍😍😍
@bellaguul840
@bellaguul840 4 месяца назад
MashAllah you are a lovely sister keep going InshAllah ❤
@amincaraalechannel
@amincaraalechannel 4 месяца назад
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A 🕋❤️💖🤲🏽 Jumah Mubarak 🎉
@user-fr2zd9un2q
@user-fr2zd9un2q 5 месяцев назад
Ilaahay ha ku caafiyo farfuun waan kuu xiisnee❤❤❤❤❤
@mohamedhussein8384
@mohamedhussein8384 4 месяца назад
Wax cusub ma aha waligeedba sidan waa la yeeli jiray 😎shalaad dhalateene waa la shubi jiray 😎
@user-ih5ew9yx9p
@user-ih5ew9yx9p 5 месяцев назад
Fartun should be a counsellor mashallah u are skilled
@SUMAYA.3.27
@SUMAYA.3.27 5 месяцев назад
First comm🎉🎉🎉 riyo cml ila joqge 1m notification hubinaye💗
@hawoahmed9545
@hawoahmed9545 5 месяцев назад
Masha Allah abayo Allah ku cafiyo wll qali❤
@maryanhassan4098
@maryanhassan4098 5 месяцев назад
Welcome back abayo ❤
@umusajdamuhammad7723
@umusajdamuhammad7723 4 месяца назад
Kkkk sheda abdijabar is so funny 🤣 abayo macan fartun
@AminaAhmed-dw9on
@AminaAhmed-dw9on 5 месяцев назад
Welcome back
@aesthete7227
@aesthete7227 5 месяцев назад
*mashaAllah abayo you're glowing love this look ❤ and this dilemma is crazy May Allah help her*
@munimarvisuals
@munimarvisuals 5 месяцев назад
Welcome baccck🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@ZamzamMusa-gc7nl
@ZamzamMusa-gc7nl 5 месяцев назад
Fartuuneey maad caatowday abaayo mise waa cabaayadda 😂 Ma sha Allah ❤
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 5 месяцев назад
Walaahi ma ogi 😂😂
@yasminyasminyusuf3352
@yasminyasminyusuf3352 5 месяцев назад
Fartuun shactaro aad ayan idin jeclhy adi iyo hooyo❤❤
@sahromahamud
@sahromahamud 5 месяцев назад
Manshaallaah Caafimaadka Allaha Kuu Siyaadiyo ❤️
@salmohooto2662
@salmohooto2662 5 месяцев назад
May Allah give you shifaa sis we miss you ❤❤❤
@nemoahmed6823
@nemoahmed6823 5 месяцев назад
Abyo welcome back ana dood wadaag kula sameynya uk ban jooga ma is argna and love you ❤️❤️🫶🏾
@nyg1162
@nyg1162 5 месяцев назад
Fartuuun wll wa kuu xisnay😍😍😍😍
@fardus1277
@fardus1277 5 месяцев назад
Maasha allah abyo ❤❤
@abcbc4008
@abcbc4008 5 месяцев назад
Ka duceyso hooyadaa adna u ducee
@user-mi8tu9pj5h
@user-mi8tu9pj5h Месяц назад
Fartuun waa taageerahaaga walaashay❤❤❤❤❤
@user-uf9lk7tr1e
@user-uf9lk7tr1e 23 дня назад
Sax fartuun talo wacan bad siisay❤
@dhamaystiran8342
@dhamaystiran8342 5 месяцев назад
We miss u kuusooy😢❤
@AliSalah-wi1lv
@AliSalah-wi1lv 5 месяцев назад
Duved dhaxan baad ii diishay in taada maqnad mansha Allah hadi aad cafimadaday love you sister ❤Got play u🎉
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 5 месяцев назад
Love you ❤️
@ShukriMM-tp3uo
@ShukriMM-tp3uo 5 месяцев назад
FRTN CAFIMAD DHIGA IYO DHIMIRKA GALA ALLAH HAKU SIIYO❤❤❤❤❤.
@xamdileylo5560
@xamdileylo5560 4 месяца назад
masha alaalh abaayo allaha kuu siyadiyi wlhi illahey dartiis ayaan kuu jeclahay
@ikraanhaji3919
@ikraanhaji3919 5 месяцев назад
Masha Allah
@ayanfarah9515
@ayanfarah9515 5 месяцев назад
Maashalah ❤
@Lamineyamal11985
@Lamineyamal11985 4 месяца назад
Masha Allah ❤
@user-bh3kf3cr8n
@user-bh3kf3cr8n 5 месяцев назад
Fartuney wan kuxisey❤
@user-oc3hy7nz3e
@user-oc3hy7nz3e 5 месяцев назад
Fartun you look Amazing today❤❤❤ mashallah
@xaliimaibraahim6616
@xaliimaibraahim6616 4 месяца назад
Hahahah you're too much. 😂 The last 20 seconds had me rolling on the ground. Good on you 🎉
@amiraalward1984
@amiraalward1984 5 месяцев назад
Abayo cabaayadadaa quruxbdnaa ❤masha allaah jowhara miyaa
@nyg1162
@nyg1162 5 месяцев назад
Masha Allah❤👍🏽💪🏽
@maryamoruunaadan6047
@maryamoruunaadan6047 5 месяцев назад
Masha allsh❤
@hassanmaden-yd7ks
@hassanmaden-yd7ks 5 месяцев назад
fartuun ilaahay haku caafiyo, laakiin xanuun kii waad ku qurxoonatay🇬🇧🤔💕
@suhurcaawil8777
@suhurcaawil8777 5 месяцев назад
❤❤ waan ku xiisay walhii imka lee arakay lkn muxu igu soo dhici waayey vieo ❤
@farhiyaahmed5887
@farhiyaahmed5887 5 месяцев назад
Hooyo fikrad fiican Bay sameysay hadii la dilo aakhiro cadaab Bay ka badbaadisay 32 jir DOQON ah
@hawomohamed8775
@hawomohamed8775 5 месяцев назад
Fartuney waku salamay cabayada xagee ka gadatay walalo I liked
@leylajaamac7094
@leylajaamac7094 4 месяца назад
Cajiib waa yaab iyo mustacajib 😮😮😮
@MarwaMagan
@MarwaMagan 5 месяцев назад
Ramadan kariim fartuun ila tali saas noogu wad ilaa ciida
@mustafeahmed3020
@mustafeahmed3020 5 месяцев назад
Hooyo waxka fiican aduuyada majiraan waxayna umuuqataa Markay joogeen dalkooda inay ahaaye dad aan awoodikarin inay xaqooda dhacsadaan Sidaana ilmahaas kuqaateen
@mohamudroble5805
@mohamudroble5805 5 месяцев назад
Sc wr wan Farting qurux Alaha ku caafiyo Waxaad tahay qurxdiiiyo Of Ah Alaha ku Xafido adiga iyo hoooyaba Walaaabi qalbigaan kaa me elahay walaalay Mashaaa alah Alaha ku xafido amiin aamiin❤
@user-bc6tb7og9r
@user-bc6tb7og9r 5 месяцев назад
Waa hooyo fiican
@zultanali4524
@zultanali4524 5 месяцев назад
Fartun wan kusalamay
@Mokmok279
@Mokmok279 5 месяцев назад
imagine finding out your older sis is you mother bro i would have gone into depression and not have good relationship with sis/mother
@user-lh1jl1bq7p
@user-lh1jl1bq7p 5 месяцев назад
But his only 9 yrs old
@8.A_A.8
@8.A_A.8 4 месяца назад
The makeup dhrkga colorkoda girl slay🫶🏽😩 masha Allah you are stunning❤️😩
@aminayusufmohamed-fm7or
@aminayusufmohamed-fm7or 5 месяцев назад
Magaalada hooyaDed joogto ama wadankaba hakaguurto wiilkedana hakaxeesato markay tagayana ayeeyada hausheegto in gabadhan hooyadi tahay sifaahfahsan kadibna hooyadi wadankale hala aado hooyada cusubna naxariis iyo dulqaadbadan hatusto wiilka tarbiyadana waano iyo sheeko ha ugadhigto.
@asmaaaden2973
@asmaaaden2973 5 месяцев назад
Dhod wadag waan kujira abayo ani am good at it even though aumalenayo in iskufikir noqon dono hhh
@fihimaissa7932
@fihimaissa7932 5 месяцев назад
Fartuneeey horta dood wadaag inaa laga bartey saw ma ogid 😂 dad badana kula sameya hada 😂
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 5 месяцев назад
Waa arkay lol waa inaa hada la sonoqdaa
@Nuura2
@Nuura2 5 месяцев назад
Fartun sawir ma iska qade video dhaxdisa 🤣🤣
@luulbaraale5253
@luulbaraale5253 4 месяца назад
Ascw waa xaasidkeena kowaad ee illaahey ayaan ka magan galeynaa ee soomaaliyeed caqligiina mideeya gacal iyo nacab waa kala naqaan waana fahamney insha allaah qeyr
@user-ro5oz5xb1j
@user-ro5oz5xb1j 5 месяцев назад
Abaayo could you make english subtitle for your videos?
@EBYAN5
@EBYAN5 5 месяцев назад
Qofkii ugu horeyey
@yusraally1736
@yusraally1736 5 месяцев назад
😂
@abdullahiabdi2322
@abdullahiabdi2322 4 месяца назад
War intee gashay sxbeey
@madinomaanka7435
@madinomaanka7435 4 месяца назад
Hooyo fiicn Aya heesta Alx dheeha
@nimaabdi5202
@nimaabdi5202 5 месяцев назад
😂😂😂 Gabadha iyo hooyadeed caadi maaha😂
@ibraahimabdullahi5306
@ibraahimabdullahi5306 4 месяца назад
Acuudi bilaahi .
@naimamurtimaal2083
@naimamurtimaal2083 5 месяцев назад
Qofkii labaad 2 😂
@hamdamed1241
@hamdamed1241 5 месяцев назад
Shefuna Ramadan is coming 😅😅
@AnaAmiira
@AnaAmiira 5 месяцев назад
Ninkii ilmahan dhalay soo raadi kadibna DNA ka qaad ku cadee garacu in uu isagu dhalay Laga yaaba kulankiinaasi in uu wax badan bedelo ninkaasna uu khaladkiisii dib u saxo ilmaha iyo hooyadiiba madaxa saarto taasina wax walba ay bedesho sidoo kale ilmaha yarna imika runta u sheega magaaladana mar kale ka guura awalba reer guuraabaad ahaydeenee waayo ilmaha haduu intan ka waynaado maalintu ogaado aadbuu u qalbi jabi doonaa hooyo, Ayeeyo iyo aabo toona Ma Kala jeclaan doono🤷 Waxana Laga yaaba cuqdada iyoniyad jabkaas in uu noloshaba u naco lkn hada weli wuu yaryahay ha ogaado wax walba kadib ha waynaado isagoow hooyadii iyo aabihii garanaya😊
@yusraally1736
@yusraally1736 5 месяцев назад
Labaad❤😂
@gabarwcn1267
@gabarwcn1267 5 месяцев назад
9 sano haday u sheegin gorme u sheegi donta wll xalka maantu dhow yahay eee hooyo iyo wiilka ba ku qanci ina sheegato
@fadumoabdillahi9616
@fadumoabdillahi9616 5 месяцев назад
Asc wall qaali waxaad ku soogasho badal bismillaahi iyo khayrku soogal
@amira5248
@amira5248 5 месяцев назад
hooyada waa hooyo fucan
@fadumahassan2531
@fadumahassan2531 5 месяцев назад
Qof ilmihiisa dafira nin somaali 😢
@nurhawa646
@nurhawa646 5 месяцев назад
Cunuga aan aabaha laheyn waxuu ku abtirsadaa hooyadii aabaheed sidaasi ayey walaalo ku noqdeen balse waa hooyadii magaca aabahiisna waa owowgiis hooyo.waa arin xanuun badan.hooyadeed yeyna ka hor imaan
@madinomaanka7435
@madinomaanka7435 4 месяца назад
Waa ruutda hooydsa Aya ku aabo tiirsna
@Iffy2009
@Iffy2009 5 месяцев назад
She has an amazing mother she’s stupid to want to go against her mother now. Don’t tell the boy now, let him grow up and you move on and marry and have kids.
@istahil.roble7788
@istahil.roble7788 5 месяцев назад
Shefunaa aniga comment kama soo qoro meshada badanaa lkn waa ku daawadaa ee ramadan 30 maalin cunto karis sugaynaaa sidaa wax yeeli jirtaaa u xiisnay 😂😂😂😂
@MmMm-jp8yu
@MmMm-jp8yu 5 месяцев назад
I love you hooyo mcn ❤❤
@user-ih5ew9yx9p
@user-ih5ew9yx9p 5 месяцев назад
She is 32 years old how come she couldn't make her own decision.
@abcbc4008
@abcbc4008 5 месяцев назад
Asc waxaan kula talin lahaa in ay ka dambeyso hooyadeed oo waxaas oodhan u sameysay.ee nin ha gursato sey ilmo u dhashay aniga saas ayaa ila fican
@maryan4436
@maryan4436 5 месяцев назад
Habarta soo danbi kuma aha
@zuusarmohamed921
@zuusarmohamed921 4 месяца назад
❤❤❤❤
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 5 месяцев назад
Subaxnalah 😂😂
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 5 месяцев назад
Walahay arinatan sideda hore udaa cuniga musataqablkisa hakuciyarinan
@hanaaadanjaamac2267
@hanaaadanjaamac2267 5 месяцев назад
Meesha haddana ha ka guuraan kadibna sheekada hasoo faqaan ilmaheedana hasoo ceshato
@Istahillahmed
@Istahillahmed 4 месяца назад
Hooyo fiican coz in ilamaha la dilo, in gabdheeda asturto
@tablet96ggp4
@tablet96ggp4 4 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤
@HasanMuse
@HasanMuse 5 месяцев назад
Qoru❤xay
@hanaqaadhahabaabin1890
@hanaqaadhahabaabin1890 5 месяцев назад
Adana ilmaha aabihiis aaway
@user-lx4nx2wp9d
@user-lx4nx2wp9d 5 месяцев назад
Abaayo usheg anaad hooyadiis tahay iyo usheg abihiis fadlan oo jasabort ku qor ninka. Runta wax ka fiican maleh.
@foziali5973
@foziali5973 5 месяцев назад
Waxa aad maanta qaban weyday beri ma qaban kartid marka hada Iska so Af jar oo sheego wiilkaga
@Aziiza_A
@Aziiza_A 5 месяцев назад
😢😢😢😢
Далее
ILA TALI: AMUU GABADHA DILAA?
14:11
Просмотров 91 тыс.
180 Бидний Dashalulu
2:40:25
Просмотров 338 тыс.
🎸РОК-СТРИМ без ФАНЕРЫ🤘
3:12:10
Просмотров 1,4 млн
Бмв сгорела , это нормально?
01:01
PRANK: HOOYO MARAYKANKA BAA U TAHRIIBI
13:44
Просмотров 82 тыс.
NOLOL CUSUB
18:00
Просмотров 26 тыс.
CONFESSION IYO DILEMMA BAA SOO NOQDAY
16:15
Просмотров 117 тыс.
NINKEYGA INAA GABAR U SIDO DARTEED BUU IGAGA TAGAY
10:53
MY FULL DAY ROUTINE JADWALKEYGA MANTA XAFADA
28:21
Просмотров 110 тыс.
Going to my Best Friend/sisters Nikkah | Fartun Duvert
11:50
PRANK: HOOYO AFKAA CUNTO IGU SISAA
12:33
Просмотров 175 тыс.
🎸РОК-СТРИМ без ФАНЕРЫ🤘
3:12:10
Просмотров 1,4 млн