Тёмный

Calaamadahan Hadad isku aragto ogow waxa kuhaya xanuun nafsaniya 

Badbaado Channel
Подписаться 760 тыс.
Просмотров 93 тыс.
50% 1

Calaamadahan Hadad isku aragto ogow waxa kuhaya xanuun nafsaniya

Опубликовано:

 

30 окт 2018

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 234   
@abdilahisahalka4933
@abdilahisahalka4933 4 года назад
Cuduradaas oo dhan badanaa dikriga ilaahay baa u dawo ah insha alah
@craxmaanmaxamed9879
@craxmaanmaxamed9879 Год назад
Allah akbar
@jiyaajayuush3012
@jiyaajayuush3012 2 года назад
Inta calaamad uu sheegey wan isku arkaa ilaha swt ha iga dulqaado amiin
@qaalierey8200
@qaalierey8200 2 года назад
Kula mid baan ahey 🥺
@mustaqiim1893
@mustaqiim1893 Год назад
Kula mid
@mariyaxasan6983
@mariyaxasan6983 5 лет назад
illahow nanagu saladin xanunka nocas ah dhamanten allahanaga xijabo nafsaniga iyo wixi lamidka ah barakallah ustad farukh shukran
@DiyaanaAmal
@DiyaanaAmal 2 года назад
Amiin yarabi 🤲😢
@shuutiidarma
@shuutiidarma Год назад
Wllhi ani intaasba waan isku arkay xanuun nafsiyan ahna wuu I hayaa culeys wal wal jir xanuun daal fara badan dhibaata ugu weyne ee I heysata ayaa ah hurda la.aan 30 ilaa 4 daqiiqo ugu yaran markaan jiifo waan soo kacaa hurdo go go waliba habeenki ilaahow caafimaad na sii yaa rabi😭🤲
@maahiryusuf267
@maahiryusuf267 10 месяцев назад
Dikriga allaah badi quraanka aqriso salda ilaali isha allaah allah nawada cafiyo dhamantena
@iqracismaan76
@iqracismaan76 Год назад
27/2/2023 10:7 pm 😢 ba comment gan so baxi naya inta a shegtay wa isku arky illhy ha iga dul qado xnun ka iyo wel wel ka aa dare mayo anig iyo inta muslim ah o ila mid ka insh allh wan kag mahd celin quran ka aa i fartay ta shaq🙏jazkallh
@zakimahamed7608
@zakimahamed7608 Год назад
Kula mid ban ahay Allaha naga wada qaado isku day ina dadka dhax gasho haka yeelin nafta I manta dhan kaliga meel kugu hesato🖤
@bakaraxmed1666
@bakaraxmed1666 5 лет назад
Allow naga badbaadi oo nagu hanuuni jidka toosan amiin
@sahraaxmed3863
@sahraaxmed3863 5 лет назад
Sheikh wlhi aniga Ayaa. Isku araky astamahan odhan plz isoduceeyo wlaloyal plz plz ilahey dardiis iguso duceeyaa
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 5 лет назад
Wll allh xanunkan kafedo
@baderyare7981
@baderyare7981 5 лет назад
Ubax Jeesto asalamu caleykum duco qabto wankusoo duceynayaa duco qabto balse ila soo xiriir shan talaabo ood kaga bogsato ayan kushegayaa duco qabto waana xanuunka ugu fudud ee la daweyn karo duco qabto marka ila soo xiriir duco qabto allaha ku xafidee duco qabto allaha ka dulqaado duco qabto dad baden ayan cawiyey oo nafsadooda jeclaaday ila soo xiiriir insha allah
@zuhuurkhadar4766
@zuhuurkhadar4766 5 лет назад
Shekh khayr Alleh haku siiye Wan isku ARKAY calmadahane maxaa u dawo ah? Anigu waxan isu maleyay inay waxbarshadu I mashquulisay oo culays igu keenatay
@sahraaxmed3863
@sahraaxmed3863 5 лет назад
@@baderyare7981 mel ankagalaso xariiro isheeg plz
@baderyare7981
@baderyare7981 5 лет назад
Ubax Jeesto inta WhatsApp ka igala soo xiriir 00491789280315 duco qabto allaha ku xafidee
@muniita6357
@muniita6357 Год назад
Wuu ihayaa xanuunkaan walibo mudo 5 sano kabadan waxaa isii dheer isla hadal mana jari karo markastana waa ooyaa dadkana waa nacay xitaa aduunka waa nacay 😥😭 isoo duceeya inuu ilahey iga caafiyo
@muniita6357
@muniita6357 Год назад
@@SumayoYuusuf-ih8iu xageen kaala soo xariiraa
@adontiialle8171
@adontiialle8171 Год назад
Subhanallah ana kula mid 😭😭😭
@shiinoqaarey7280
@shiinoqaarey7280 5 лет назад
Allaha naga haayo anaga oo dhan. inta uu haayo Allaha ka dulqaado si dhib yar.
@munamohamed4410
@munamohamed4410 5 лет назад
Jazakallah qayr Sheikh
@Zayitahmet
@Zayitahmet 2 года назад
Jazakallah SheiKh Allah ku Xifdiyo 👑
@layla-ru1ew
@layla-ru1ew 2 месяца назад
Wll please iiigu duceeya😥😥😥😥 ninkayga ayaa iga xanuunsanya wuu is badalay😢😢😢
@shanazagirl414
@shanazagirl414 4 года назад
Aniga waxan ahan jiray qof farxad badn O dadka lakaftama lkn hada waxas o dhan wan nacay dadka ma dhaxgalo Asxabtayda waxey I dhahen wad is badashy wad islawen tahy anigana dacad ayay iga tahy plz plz iso duceya
@saamiziyechjr2062
@saamiziyechjr2062 4 года назад
Alxd llh alle ayya mahad keh waxs oo dhan ma.liihiy mncha allah
@aishaaadan8905
@aishaaadan8905 5 лет назад
subxanallah allow noo gargaar yaa rabbi
@farhiyoshire2430
@farhiyoshire2430 2 года назад
Mahadsanid sheikh
@anisoali4908
@anisoali4908 4 года назад
Waa run sheeikh wan Xanunsanhy Xanun qalbiga iyo laabta waxaana rabaa inan kaligey noolaado dad la'aan waliba😭😭
@khaalidyareh2269
@khaalidyareh2269 3 года назад
May wll Qof kliGii meel cidlo ah ku noolan karaa ma jiro waayo somalida dhahda far kliya fool ma dhaQdo Waxan kaloo kuu sheeGayaa dad 100/75 nafsaani paa haya waana laGa wada siman yahy wllo kliGaa maaaha ila aniGan kula hadlaya
@anisoali4908
@anisoali4908 3 года назад
@Khaalid Yareh haa Wllo anigoo og hadana sidaas ayan jeclhy inan kalinimo ku nolaado 😭🙄
@hibocali3002
@hibocali3002 3 года назад
@@anisoali4908 wll qali alle ku xafido isku day hadii awooda inaad badisid xuska alle swt istiqfarta scw nebiga way ka baxayn. Hadii karaysid dibada u baxa iska soo lugee .wax yar ku bilabay dibada u baxa wlhi marka danbe waxaad araki adoo is badelay oo soo jacelnaa. Hadal wanagsan isticmalaa marka kasta wada la qabsanaysaa. Niyada marka negativ soo galo ee aad dareematid xuska alle badi. Inshaa allah way ka bixisaa alle kula jira. Hadii jaceshaay wan isla hadli karanaa
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 2 года назад
Anisa Ali abayo qaali hada xaaladaada waa sidee abayo qaali ma ila soo xiriiri kartaane bi idni laah waad caafimaadeysaa
@baderyare7981
@baderyare7981 5 лет назад
Asalamu caleykum ikhwanii filahi xanuun walbo oo alle keenay dawadiisa wuu kenay mxaa lagu dawowayaa ikhwanii halkeese dawo laga helayaa dawada aad ku dawoweyso waa quraanka iyo sunada nabiga adigoo ku dhaqma saladaha shanta ah waqtigooda ku tukada iyo sunada raaciya iyo ducada oo la badiyo ikhwanii filahi mideda kale inad dhaqtarka cilmi nafsiga inad la xiriirto una shegto sida laguu hayo dawada laguu qorayna aad qadato iyo xuska alle ood joogteyso kana fogaato xuman oo idil oo alle kaa rebay ikhwanii filahi kheyrka halagu dadaalo sido kale jimicsiga waa dawada murugada iyo niyad jabka ogowna wax walbo alle xagiisa kaga yimaada inad ku sabarto kuna raali noqoto allena aad talo saarato ikhwanii inta uu hayo xanuunka nafsiga ama murugada ama niyad jabka allaha ka dulqado 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@umumuntaaz7822
@umumuntaaz7822 4 года назад
😭😭😭😭 amiin yaaa rabi
@maariamaanka4406
@maariamaanka4406 2 года назад
Aaamiin aamiin aamiin😥😥
@sadiqosiman5284
@sadiqosiman5284 5 лет назад
Badbaado channel Mansha allah
@shacnisharaf3481
@shacnisharaf3481 5 лет назад
Wlhi pilahi calaamadahan waan isku arkay intaas uu sheegayba sheekhu mararka qaarkood waxaan is arkaa anoo fikiraya oo maqane joogee ah Oo aan waaxan ka fikirayana aan garanayn sometimes anoo fikiraya oo maqane jooge ah baa waxaa dhacda in uu qof ila hadlayo lkn hadalkisa aan maqlayn waxaa ii sii muuqda fikirka wax yar kadib baan qofkii dhahaa miyaad ila hadashay haa maxaad iila hadli wayday marku qofkii I dhaho waxaan dhahaa wll wlhi kuma maqlayne maxad I tidhi lkn Insha alaah waxan badinayaa akhriska quraanka’kariimka jasakalah sheekh adigana alaha kaa abaal mariyo🤲🤲🤲💯💯💯✅
@sacdiyoadan905
@sacdiyoadan905 4 года назад
abyo shcni kliya mhan whli adumkn dhib iyo mushkilo.kma dhmto aniga san iskula hdalyy mqne joge cdi an noqdy dhibka ugu weyn ee isheesto waxa wye iinaa cadeysto kligy inaa isla shekeysto xtaa wnagyga iyo debecdyda wxa qariyy isla hdalka ugu furan iyo cabsi fara bdan oo hdy dad ila jogn aan hdli krin ama wixi an rawo ian samye ana samen krin dhibka xege ee hesto waxa uu yahy inn mar walbo naftyfa dhibo hdana ono jecelen ina dhibo her wxn gary aan mr wlbo aan melesto iny wx xun igu dhacyn oo hdana aan garo inay wixi ii imdan niyd xuma majecli inan qof bini adm dhibo belse naf tyda aya dhibn whli isoo ducey wlshy uma malenyo qof ila mida inu adukn ku nolyahy 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@hasanmohamed2555
@hasanmohamed2555 4 года назад
@@sacdiyoadan905 wllo macan fikirka Badan iska ilaali dhibtaasi wayjirtaa aniga xataa kula midbaan ahay lkiin ninbaan aahy jimicsiga ayaan isku mashquuliyyaa qurbana wanjogaa Gmail maledahay wllo
@ayaanbintuhassan1956
@ayaanbintuhassan1956 4 года назад
Walahi calamadaha u soo shegay sheekhu waan isku arkay waxan sameyana magaranyo wllo hadad qoralkan araktid iso duce in alle iga dul qado ya rabi cafimad taman ka barinay 👐👐
@hakaquusanguusha5360
@hakaquusanguusha5360 3 года назад
@@sacdiyoadan905 xanukan waa waxaa looyaqaan (anxiety disorder) calamadaha aad shegtay oo dhan wuuleeyahay iyo kuwokalobadan dadbadan ayana kula qaba wll kaligaamaaha internetka kabaadh (anxiety disorder)
@sucdicumar8699
@sucdicumar8699 2 года назад
Wllhi wejirtaa midaa lkn alle hana guleeyo insh allh alle ayaan gacmaha uwad taganenaa 🤲🤲🤲🤲 shacnisharaf Sacdiyo Io Dhamaan ista lamida qalbiga dheer usheega asxby
@saidabdirahman6707
@saidabdirahman6707 4 года назад
Masha allha shikh sxbkay ayaan ku arkaay arimanhan maaxaa dawo u ah
@baroyamawalbar1498
@baroyamawalbar1498 4 года назад
Waxaad sheegtey dhan waa isku arkey waxaana ahay kaligii socde Maskax laawe xitaa halsarar maqaban karo hadalkii dhan aa iga kala dhuma marmarka qaar nolosheyda dhan wexey kukobantey inaa cuno sexdo aanba dadlahadlin wax aan kufiicanahy aan garan la ahay isoo duceeya wlalayal Illaahey inuu iga korqaado mugdigaan kujiro😢😢😢😢😥😥😰😰😰😰😰😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@baroyamawalbar1498
@baroyamawalbar1498 4 года назад
@Iftiinka Nolosha haa bro wey jirtaa silic hore cabidsi iyo cabsi badan aa kusoo korey waaana familigeyga gaar ahaan eedooyin heer wexey gaareen rag nimadeyda iney lumiyaan ilaa hada independence maskaxiyan maheyso dadkiyo dhan waa isku keymid waa kabaqaa Alle hanawada caafiyo sxp 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@baroyamawalbar1498
@baroyamawalbar1498 3 года назад
@Mohan official kkkkkkkkkkk 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@xaawoali-pm8lw
@xaawoali-pm8lw 2 года назад
Walal side noqotay hada
@zakimuhumed1956
@zakimuhumed1956 2 года назад
Wll hada side noqotay
@sahalyare185
@sahalyare185 2 года назад
@@xaawoali-pm8lw wll anoo xanuunkan igu dhacay guri jooga ayaan ka dhaxlay heer waxaa gaaray banaanka ka cabsado dadaal badan oo aan sameeyey hada waan ka roonahay alxm lkn bulshada ma dhexgalo waan ka baqaa guri jooga waan laqabsaday kuma faraxsani guri inaa joogo
@kadiriproh3538
@kadiriproh3538 5 лет назад
Allow na badbaadi🙌🙌
@arashiidxiiray3152
@arashiidxiiray3152 3 года назад
Qar ka mid wan izku arkay allah haynaga caafiyo insha allah
@qaaliali4741
@qaaliali4741 5 лет назад
Alxm alh dadka caafiyo 😍😍😍
@nuurudiinhassan7356
@nuurudiinhassan7356 4 года назад
10 sano ka badan sidaas ahaay alx nadaafadeeda ma xumo wan labis iyo naadaafad jeclahay, wan guursaday owlaad baa alle iigu deeqay walina sidii baan ahay ma dhax galo dadka wadada marki la iga hor imaado wan is cuncuna qofaa i salaamin salan ku booba qofkan la hadlin niyada iska dhaha war dadka in isla weyn tahy ku moodaan, kaliya famlygeeyga le ku koobanahay farxadna wan ku heysta famlyga dhaxdooda alx lkn ebtalada banaanka ayeey ka taagan tahy, wan dugadaa salaadaha wan duceyata alx lkn wali dhaqtarka niyad jabka lama kulmin dhoor jeer wan rabay inaa mar u tago lkn maan u tagin
@nuurudiinhassan7356
@nuurudiinhassan7356 3 года назад
@Mohan official sxp siigo marka aan yaraa 14 jir 15 aa iigu dambeesay 10 sano ka hor lkn waxa jiraan dad Mar walbo siigeeysta oo dhibaatadan qabin
@sahalyare185
@sahalyare185 2 года назад
Anna kula qabo arinkaan xataa markaa wadada maraayo in aniga wax la iga sheegaayo aa umaleeynaa 😪
@ahmednucman4333
@ahmednucman4333 2 года назад
@@sahalyare185 walal wa ikanaa Anaa eh mid idinka idin la mid ah waxa qawa wal wal badan ah isla hadal qolka mugdiga ahaa jeclahay xataa waxaa qawaa wax yar hade igu dhacan shaleyto badan ah Nolasha dhana nacay wlhi madax xanuun badan ah lkn nadaafateyda wa beelo 😭😭😭
@deeqTurki7854
@deeqTurki7854 2 года назад
@@ahmednucman4333 wa sxb isku mid nahe dhakhtar ma u taktay
@zakimahamed7608
@zakimahamed7608 Год назад
@@ahmednucman4333 se tahay hada bro?
@naimaenow7060
@naimaenow7060 5 лет назад
Ascw,Ilaahow naga qawo Xanuunka Nafsaaniga ,Ka Ala Magan ka Ala Magan ka Ala Magan
@munasalebaan293
@munasalebaan293 8 месяцев назад
Isoo ducceeya please wahsi iyo caajis ayaan la bukaa😭😭😭
@mjabdinoor
@mjabdinoor 4 года назад
walaahi a man like that in my life for years sheikh any advice that I can help jisakallahu may Allah guide us all of as ameeen.
@ahmedjeesto649
@ahmedjeesto649 4 года назад
soomali miyaaa thy
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 5 лет назад
Wllyal isocuceya I subxnalah qaadh kamida ayaa iskuarky
@adamhassamadamadamizaaq3613
@adamhassamadamadamizaaq3613 5 лет назад
shiikh waa runtaa oo wan Arkay dadu Hayo
@MaryanCalidheereChannel
@MaryanCalidheereChannel 5 лет назад
Alloow noo naxariis
@shukriamumin1463
@shukriamumin1463 2 года назад
Wlhi ani waan isku araga astaantaas wayo dadka majecli in aan dhaxgalo io su aalaha qofku iweydiinaa waaan dhibsadaa saaid xitaa dulqaadka igu yaranayo wax aan waxbo eheen aan kaxanaqaan alle haiga bogsiiyo 😭
@shukrisharaf454
@shukrisharaf454 2 года назад
Whi isku mida nhy sami😪😪
@HindaAbdi-es2pt
@HindaAbdi-es2pt 4 месяца назад
Ilaahay haiga dull qaado calamdahaa qara ban isgu arkaye😊
@daudic1829
@daudic1829 5 лет назад
Wlhi ana isku arkey calamdahn imika wa nacey inan dadka dhexgalo dadkiina waxey moodayan inan isla weynahey Waan karahsanyaa inan is hagajiyo
@xafsocabdiqadircabdulahi4888
@xafsocabdiqadircabdulahi4888 5 лет назад
Muse funny videos production
@jihaanmohamed782
@jihaanmohamed782 5 лет назад
Illah haku cafiyo walalky
@suberzamin6136
@suberzamin6136 5 лет назад
Muse Production wll ana kula mid ah wlh dadka lama shegesto
@suberzamin6136
@suberzamin6136 5 лет назад
Muse Production mana is nadifiyo gbr bn ahay
@jiijoqueen1075
@jiijoqueen1075 4 года назад
Kaliye isku maleeye dadga dhan runtii wanaca hdlda idhibayo bo runtii kaligeey le iskafadhiyo
@sadiqosiman5284
@sadiqosiman5284 5 лет назад
Walalo Ana iso booqo sadiqo siman
@jetaimemaman4826
@jetaimemaman4826 3 года назад
Allahu akbar illahay ha ugargaro
@naasiyaqurux5035
@naasiyaqurux5035 5 лет назад
Aniga dhmn wan isku hayaaa ilhy icaafi
@user-pc2wz8hi8p
@user-pc2wz8hi8p 7 месяцев назад
Run ahaantii calaamadahaas badankood waan isku arkay.
@nolshacusub5106
@nolshacusub5106 5 лет назад
masha allah
@hamdafarah2670
@hamdafarah2670 5 лет назад
Subaxanallah
@baroyamawalbar1498
@baroyamawalbar1498 4 года назад
Thanks sheeqeena
@Abuubakar__zadiiq
@Abuubakar__zadiiq Год назад
Walahi xanuunka aya aniga idu laysaday iso duceeya wll nolashii ayuu cidhiidhi iga galiyay
@khaulahsiraj709
@khaulahsiraj709 5 лет назад
Wallaahi runbaa shektey
@saynabali2647
@saynabali2647 5 лет назад
subxanallah
@xamdaibrahim4998
@xamdaibrahim4998 4 года назад
Intaba aany I hysaa shiikh
@maidamohamud9125
@maidamohamud9125 Год назад
noloshaYda waxa ila qeybsaday shaki waxana rajeyna Inu alle IGA dulqaado😭😭😭😭😭😿
@adontiialle8171
@adontiialle8171 Год назад
Subhanallah 😭😭😭😭 aniga madaxayga laga hadla yaab wli Allah ayaan gargaar kasugayna
@Nadarey
@Nadarey 8 месяцев назад
​@@adontiialle8171illhay haku caafiyo xapipti 😢
@osmanahmed6895
@osmanahmed6895 5 лет назад
Aniga wuu ihaaya xanuun nafsaani swbto ah hawen walbo waxan umaleeya inuu nin ila seexday markan soo tooso waa keligey😭😭
@osmanahmed6895
@osmanahmed6895 5 лет назад
Adiga kaaga iiso sheeg anaa. Kugu darsanaayo
@abdrmngm7524
@abdrmngm7524 5 лет назад
@@osmanahmed6895 wll adoo raali ah sidee uwada xirirna naag la.aan aan udhimanaya naago isoo cawiya
@osmanahmed6895
@osmanahmed6895 5 лет назад
@@israbbeumuxayaad197 ila soo xiriir 0617927997 waakas nanbarkeyga whatsapp
@israbbeumuxayaad197
@israbbeumuxayaad197 5 лет назад
@@osmanahmed6895 ok iska tir hada
@engineermohamud3191
@engineermohamud3191 3 года назад
Allaha ku caafiyo aniga citaa waxee ila tahay inee naag ila jiifto
@ayuubboy2874
@ayuubboy2874 5 лет назад
Ar anaaa isku arkay horta la aan wlhi lkni inta kle maya
@IidoahmedAhmed
@IidoahmedAhmed Год назад
Wll cadho badan xanuun badan madaxa maskaxda o ixanuunaysa & lugaha & gacmaha wadnaha Maxa sababa Iso sheeg maxayna daawo u ah
@farxiyabashiir4618
@farxiyabashiir4618 3 года назад
Wlhy Anaa saa ah 😭
@shamsamuuse2157
@shamsamuuse2157 4 года назад
Asc sheekh wan hayaa astamahaa
@mumtazdheman9531
@mumtazdheman9531 3 года назад
Allow cafimaad bn ka barinay
@abdinurhassan7607
@abdinurhassan7607 5 лет назад
Maxaa daawo u ah sheekh
@maxamedcalicamalow8684
@maxamedcalicamalow8684 2 года назад
Inta xanuunkan qabto alh ha caafiyo nin saxbkey ayn kurkay xanuunka alh ka caafiyo
@messixaaskiisa3975
@messixaaskiisa3975 5 лет назад
wlhi inta u sheqa shegay o dhan wan isku arkay😢😢😢 ya rabi sheqoo maxa dawa u ah xanunkaas
@abdullahiadenissack9349
@abdullahiadenissack9349 4 года назад
Amin
@abdallayare592
@abdallayare592 4 года назад
dhilo
@cabaasejaamac8756
@cabaasejaamac8756 3 года назад
Xadhiga alle kudadaal walaal iyo digriga
@karinacwjacobs
@karinacwjacobs 3 года назад
Sheeqaan dad badan oo waalida qarsan jirey uu dibada usoo saarey
@maxamedisaaq4073
@maxamedisaaq4073 3 года назад
Asc shiqa aniga wxn isku arky hurdo bdn iyo fikir bdn daal iyo hamansi bdn ok waa mxy jwbtu?
@fadumohassan1054
@fadumohassan1054 2 года назад
Kula mid baan ahay
@hiboxassan4754
@hiboxassan4754 Год назад
ilahey dartis igusoduceee 😭😭😭😭
@yabarakmohamedaliyabarak8759
Allaha inawada cafiyo in alla inti dhiban o dhan Allah cafimad Daidak ah siyo
@MohamedAli-dy2px
@MohamedAli-dy2px 3 года назад
Allah bn baryayaaa inubiga dulqaado xanuunka shakiga iyo midka nafsiga ahba ma seexdo habeenki ilaa maalinti sidaan u warwaraayo dhmn asxaabta iyaga laftooda ayaan ka naxayaa mrkan arko sual hdi lydiyo wn si naxayaa wan fikirayaa wn soconyaa anon is ogayn allah hyga dulqaado isgaaa qafuuru rixiimee
@samiiroabdi2764
@samiiroabdi2764 3 года назад
Wll hada se noqotay
@cabdicasiisaadan4645
@cabdicasiisaadan4645 3 года назад
Mohamed zxb aniga sidaa noqday ilasoo xiriir tlo kusiin e 0907322600 wahtspka
@sahal9156
@sahal9156 2 года назад
@@cabdicasiisaadan4645 sxb anigana talo isii waan qabaa cudurkaan makusoo qaban karaa whatsupka
@MaryanCalidheereChannel
@MaryanCalidheereChannel 5 лет назад
Walee beertaa lagu wadajiraa
@abdallagullwarsame2464
@abdallagullwarsame2464 2 года назад
HADALKAAGA WAXA UU U EGYAHAY INAAD CEYTAMEYSO, MEEQA AYAA KALI NOOL HADANA CAAFIMAAD QABA, QOFKA U SHEEG OO KALIYA INAAD FAHANSIISO INEYSAN FIICNEEN KALINIMO, LAAKIN HA CEYNIN
@user-by9ru5zn1f
@user-by9ru5zn1f 2 месяца назад
Intaba wan somaray all xmd hada waa dhaamaa sidii hore
@MSskuusey
@MSskuusey 2 года назад
Cudurkaas waa qabaa wlh se iskaga daweya🥺🥺🥺
@maaidomahamuud2075
@maaidomahamuud2075 4 года назад
Sheekh xanuunkaaz anigu ihayaaaa marwalpo waxan kafakiraa waxan jirin waxwalpo waa kashakiysaa ee iisooduceeya😨😨😢😓😰
@haboonmuuse9705
@haboonmuuse9705 3 года назад
isku miid nahaay wllhi
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 2 года назад
Qur,aan aqriska aan badsano iyo ducada walaalayaal🤲🤲🤲
@habiboanshur9989
@habiboanshur9989 3 года назад
Ani wa necbahay in dad imadan lkn inaan Ani utago wa jeclahay lkn in ley imado ma jecli xitaa Ben an ushega guriga majogo dhaha ano jogo intas waxandidaa inley imado sas ma ahan jirin waa igu cusubtahay 😥
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 2 года назад
Abayo hada see tahay iska waran makula xiriiri karaa❤❤
@suleibanm-mursal2576
@suleibanm-mursal2576 2 года назад
shee khoow xaaladaa saan kusuganahay
@fartunaxmaday4772
@fartunaxmaday4772 3 года назад
Sheekh hurdo la,aan walwal xaga wadnaha dhidid farabadan madax wareer
@hafsaabdi5610
@hafsaabdi5610 3 года назад
Yaa allah caafimad allah ku siiyo wadareema aniga xataa
@roodamaxamed233
@roodamaxamed233 Год назад
🥺
@suadabdi954
@suadabdi954 5 лет назад
Ascm sheik whl mida kowad saladaa ayaba la iga heysta mida lawad mrkan isku dayo IN aan aqriso ma awodo IN aan kitabka so qabsado waan jeclhy IN aan aqristo lkn mba aqno culys ayaa iga korayo hdi manti la garo wax dhaan mba qawankaro shaqo guri iyo nafsadyda hawenki waxksto waan qawanaya waxan jeclhy kaligy bes IN aan isla hadlo oo aan isla shekysto qof hdu i imado shekadisa ma jecli suasha bdn majecli hdu i weydiyo waan la dagalaya
@khadraali7062
@khadraali7062 4 года назад
Suad abdi iskuma mid baan nahay
@hasanmohamed2555
@hasanmohamed2555 4 года назад
Saud abdi wll Samir kaligaa maahee
@sucaadsaid2513
@sucaadsaid2513 2 года назад
Abaayo mcno waan isku arkaa xanuunkaan niyad jab leygu soosheegey dad madhexgalo iskadaaye odeygeyga nuunaheyga farxad masiiyo
@abdulhakimmohamud827
@abdulhakimmohamud827 4 года назад
Waa aniga kaasi duco Ayaan idiinka baahanahay wllyaal
@abdiwelijaffaal
@abdiwelijaffaal 2 года назад
Sidaydo kale😔
@hodanisman7598
@hodanisman7598 5 лет назад
Subxaanallah
@againsit1463
@againsit1463 5 лет назад
Sheekhow maxaa lagu daaweeyaa xanuunkaas?
@mahadabdi592
@mahadabdi592 3 года назад
Qur'aanka iyo ducada iyo salaada waqtigeeda lagu ilaaliyo udaawo ah
@malyunmaxamed9231
@malyunmaxamed9231 3 года назад
Shekh cuqdad wan qaba side iskaga sara maxan doco aan aqristo i sheeg jazakalah kheyra cuqdad naafsani wlhi madax xanun cil fara badan warer sido kale xanaq 24 sac wan xanaq sanahay wane iska ilmeyna
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 2 года назад
Abayo il xaasid ayaa ku haayo qur,aanka badso🤲🤲❤
@xamdiayaan1307
@xamdiayaan1307 2 года назад
Calaamadahan dhan wan leeyahy ina waasho unbaa ii dhiman qofkii wax ka yaqaan ha iga caawiyo
@Suu550
@Suu550 2 года назад
Maka buskootay abaayo
@bahalbahal811
@bahalbahal811 2 года назад
Xamdiyey sthy
@abshircade7966
@abshircade7966 2 года назад
Abayo Hada Setahay😥
@rahmaali5859
@rahmaali5859 5 лет назад
Xanunkan mar ayan isku arkay ka dib wa ka ficnaday alx lkn wilka ila dhashay ayuu aad u hayaa waliba wuxu ku darsaday shaki cidwalbo wu ka shakinaa marka iigu so duceya inu illahey cafimd siiyo walalkey
@suberzamin6136
@suberzamin6136 5 лет назад
Rahma Ali abya dawa mu leyahay
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 2 года назад
Alle ha caafiyo walaalkeena hada xaaladiisa waa sidee🤲🤲
@muusehaarun7000
@muusehaarun7000 5 лет назад
jkkkkkkk comntiga dad badan walan so baxay iso duceey ka dhacday kkkkk
@umumuntaaz7822
@umumuntaaz7822 4 года назад
Wll wxn waa qadar rabi wxa ku dhihi laha haday kuu dhantahsy qofna haku jeees jeesin plz
@ahmedyasiin5280
@ahmedyasiin5280 4 года назад
Maxaa Lagu daweeya Cudurka Nafsaaniga anigu waan isku Arkee
@aminoaden3149
@aminoaden3149 4 года назад
Quraanka wll
@ahmedyasiin5280
@ahmedyasiin5280 4 года назад
@@aminoaden3149 haye wll
@iqromxmd6287
@iqromxmd6287 2 года назад
Aniga isku arky wlh waxana I kenay kalsoni daro bdn o I haya iyo niyad jab bdn
@abshircade7966
@abshircade7966 2 года назад
Abayo Anaa Kula Mida😥😥
@wargame2454
@wargame2454 3 года назад
Way ihaysataa wllhi
@garashomedia7632
@garashomedia7632 3 года назад
Qaar kood ban isku arkay sida ka dhex baxa bulsha da oo kalle
@maxamedcalicamalow8684
@maxamedcalicamalow8684 2 года назад
Alh hanag bad baadiyo
@xayatiqalbi9245
@xayatiqalbi9245 5 лет назад
shiikhoow maxaa dawo u ah Aniga qabee
@alideeqmohamed3226
@alideeqmohamed3226 4 года назад
maxa lagu daweeyaa shiikh
@user-jh3ph7cw4z
@user-jh3ph7cw4z Год назад
❤❤❤
@bakaraxmed1666
@bakaraxmed1666 5 лет назад
Msh Allah wllkyga ah
@caish3987
@caish3987 3 года назад
اللّهم لك الحمد ولك شكر
@mrNe4
@mrNe4 8 месяцев назад
الحمد لله على كل حال.
@umuayman8956
@umuayman8956 5 лет назад
Anigu waxan mudo isku arkay inan dadka ka diiqayo oo dhibsanayo hadan tago meel dadku ku badan yihin xanun warer ayan isku arka cidlada ku faraxsanahay siidana man ahan jirin marka kheq maxay waye arinkan
@nuurdaalacay1211
@nuurdaalacay1211 5 лет назад
subxaanallaah aniga iyo adigaba alle hana caafsho baaye waa iska aakhur samaan shaydaan baa dadki dhibay niyadu waxaan jirin ku galinaaya
@mahadtoosane6559
@mahadtoosane6559 4 года назад
Umu ayman ana talo kuu hayo email me xa996684@gmail.com
@aragsan6552
@aragsan6552 3 года назад
Kula mid ayan ahy walahi
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 2 года назад
Anigaa ka caafimaad dhibaatooyinkaasi alx.. walaalayaal qofkii rabo wuu ila soo xiriiri karaa talo fiican ayaan siinayaa❤insha alah
@abshircade7966
@abshircade7966 2 года назад
@@hamzaaliaxmed9917 Sxb Shaki Ihaayo Maxan Kudaweya plz
@abdirahmanhassan7570
@abdirahmanhassan7570 Год назад
Allow murugada naga qad
@ruunquen6898
@ruunquen6898 2 года назад
Allow noo gar gaar
@anabmhirey1076
@anabmhirey1076 2 года назад
😭😭😭😭💯💯
@xamdiyetaabdirahman3104
@xamdiyetaabdirahman3104 4 года назад
Anaa isku arkay xanunadan
@hamsearnav1258
@hamsearnav1258 4 года назад
Anu ihaystaaye way iga duceeya wllo yaal
@user-be4or3zs1f
@user-be4or3zs1f 8 месяцев назад
Walhii waxsa oo dhan weyihayan
@fatushey8006
@fatushey8006 3 года назад
Ano hda ihaya ya I cawinaayo mxa sameeya😭😭😭😭😭gbr yar ban ahay 22 jir ah Noloshi dhan isoo urtay💔😭
@waanochanl1002
@waanochanl1002 3 года назад
Allah talo saaro ku dadal salaada Wax walba way ku hagaagayan i.n
@sacdiyanaasir8157
@sacdiyanaasir8157 2 года назад
Abaayo see ka noqote mise wali waa la xanun santhy iiso jawab abaayo
@fatushey8006
@fatushey8006 2 года назад
@@sacdiyanaasir8157 abyo madax xnun kali inaa noqotid ina rabtid ila hdl waxyalahas ma lagu garta
@zeynabhasan8197
@zeynabhasan8197 2 года назад
Abayo macn ilahe hanaga qaado dhamantena kalikaga ma aha wlhi
@sabrinasulthan6643
@sabrinasulthan6643 5 лет назад
Shiikhow maxa dawo u ah
@nasrinabdulahi4613
@nasrinabdulahi4613 4 года назад
Alaw naga ilaali
@AhmedHassan-fx4hs
@AhmedHassan-fx4hs 2 года назад
Aniga intaba wanleyahay Wana ogahay inan xanuunsanahay
@zakimuhumed1956
@zakimuhumed1956 2 года назад
Hada maka cafimadey zxb
@zakimuhumed1956
@zakimuhumed1956 2 года назад
Ilaso xariir
@sakariyebacayr2648
@sakariyebacayr2648 3 года назад
Zit and to be able and 💖✌❣💛
@axmedhaadi2091
@axmedhaadi2091 5 лет назад
A c s
@farduusibraahim7967
@farduusibraahim7967 3 года назад
0
Далее
ВОТ ЧТО МЫ КУПИЛИ НА ALIEXPRESS
09:35
Просмотров 910 тыс.
Aamusnaanta  | Awooda Qarsoon ee aamusnaanta :
10:17
Просмотров 486 тыс.
Barnaamijka Kobcinta Aqoonta Xanuunada Nafsiga
28:33
Depression ( Af Somali)
22:15
Просмотров 18 тыс.