Тёмный

Fikirka Xad Dhaafka ah | Cudurka Casriga | Overthinking . 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 160 тыс.
50% 1

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 572   
@aishahibo8796
@aishahibo8796 Год назад
Overthinking waan isku dayaya inaan iska saaro 😢 lkn saliga nabiga isku dhaafiya scw
@abdirisaqmohamed9771
@abdirisaqmohamed9771 Год назад
Dadka commentiga soo qoridoona fadlan mawduuca abaara oo nafihiina iyo nafaheena wax u faaideeya like ii saar haku soo biyo soo shubanine guulaysta💯
@malyuunismailshukow7787
@malyuunismailshukow7787 Год назад
Wllhi waan la yaabaa dadkan maskaxdooda like iyo share ii samey lee ku hayaan
@sacdiyaahmed123
@sacdiyaahmed123 Год назад
@@malyuunismailshukow7787 hhhh layaabkaz haku mashqulin, OK 👌
@abdulkadiryusufabdi
@abdulkadiryusufabdi Год назад
@@malyuunismailshukow7787, Mxaa AF-SOOMAALI loo isticmaali waayey,?? Dadkii wxay wada noqdeen " Say wallaahi", oo afkii hooyo GOD AYAA LAGU AASAY....!! Mise waysan garanayn?? II TUUJI... 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Cabaasapdirahmaan1
@Cabaasapdirahmaan1 Год назад
Omar inshar waa wiil wanaagsan dadkana wax wanaagsan usoo gudbiya lkn adigu dadka maxaad commentiga ugu diidi waa su,aale🤔🤔🤔
@Zahruush
@Zahruush Год назад
@@abdulkadiryusufabdi ma ila aragty horta😂😂
@kafiayoonis2984
@kafiayoonis2984 Год назад
Overthinking waan ku imtixaanaaa muddo dheer Ilaahay Ani iyo inta ilamidka ahba haynaga caafiyo ameen🤲
@fcgolden5918
@fcgolden5918 Год назад
Aamiin pyo
@shaaficihassanmahamed5964
@shaaficihassanmahamed5964 Год назад
Amiin wllo
@yuusuf2233
@yuusuf2233 Год назад
Anaa kula mida wlhi
@Gmail.mabalihi
@Gmail.mabalihi Год назад
Aamiin
@zumishabdala4471
@zumishabdala4471 Год назад
Aamiin
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Год назад
[ ] Midka la xanuujiyo samir🤕 [ ] Samirka waxaa ku xiga farxad😊 [ ] Midka habeenkii oyayow😥 [ ] Waxa ku imandona iftiin weyn🕯
@elminasibb
@elminasibb Год назад
Wallaahi Illaahay baa i maqlaayee ku xirnaashaha kanaalka Ogaansho waxaan u arkaa nasiib aan dadka kale dheerahay Mahadsanid bare Cumar
@daruur0261
@daruur0261 Год назад
Kulamid baan ahay wlahi ilahay habarakeeyo cumar inshar
@omarmohamoudrp4do
@omarmohamoudrp4do 7 месяцев назад
Sidoo kle wlhi malinka bartey chanel kan baa nolosheyda wax wlba is bedaleeb bilaabayna inaa u noolado sidii qof jira. Alle ha barakeeyo ustaad omar
@glad_44
@glad_44 Год назад
{ فَإِمَّا یَأۡتِیَنَّكُم مِّنِّی هُدࣰى فَمَن تَبِعَ هُدَایَ فَلَا خَوۡفٌ عَلَیۡهِمۡ وَلَا هُمۡ یَحۡزَنُونَ } [Surah Al-Baqarah: 38]
@sasahndhjklvkl4337
@sasahndhjklvkl4337 Год назад
abayo mid kaan maa lga aq ristaa
@abdirzaqali1216
@abdirzaqali1216 Год назад
"Ficlkaga oo yaraada fikirkaaga oo bata" my quote
@puregenius3493
@puregenius3493 Год назад
Fikirku maaha kii ee waa ku stress wixi lamida
@YasiinMahamed-rv2mx
@YasiinMahamed-rv2mx 3 месяца назад
Wlhi wa run
@zuhayb9
@zuhayb9 Год назад
Aad iyo aad markasta waxaad kahadashaa Dhibataooyinka taagan sidui adoo og waxa maskaxdaanada kujira wad mahadsabtahy omer inshar guulayso insha allah
@abdifitahadawe4863
@abdifitahadawe4863 Год назад
أخي عندك صوت جميل ماشاء الله
@hagaagwaaye9102
@hagaagwaaye9102 Год назад
أخي alshababka unacay
@abdulkadiryusufabdi
@abdulkadiryusufabdi Год назад
Cajiiiiiiiiiiib..!!!
@abdulkadiryusufabdi
@abdulkadiryusufabdi Год назад
@@hagaagwaaye9102, Sidaas Waaye
@malakinaboqor4143
@malakinaboqor4143 Год назад
@@hagaagwaaye9102 hhhhhhhhhhhh waa luqada uku quruxda badan aduunka waa luqada quranka engliishka ina ku hdasho oo ku faanto aya rabta tanna waa luqad shabaab miyaa nuucaga waa nuuca la oran jiay munaafaqiin oo gaalada ka daran maxa yeelay gaaladu ma necba luqadaan bal ee way u tartamaan see u bartaan lkn adiga waxa ka dhacdhacsan in qoli gooni ah leeyihiin
@mrhariibo5053
@mrhariibo5053 Год назад
Afkaaga hooyo kufaan
@qaacsheofficial6289
@qaacsheofficial6289 Год назад
culeys kasta Oo ku heysta waxaa daawo u ah, saliga nabiga ﷺ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@al-shaafici
@al-shaafici Год назад
Xaqiiq waaye. Kuma aadan hadlin hadal been ah wllkay qali, Ilaahay swt ha ina waafajiyo ku dhaqanka Diinteena Suuban ee Islaamka. 🤲🤲🤲 Allaahumma Salli Wasallim Calaa Sayyidinaa Muxammad Scw. ❤❤📿📿❤
@nasriali6733
@nasriali6733 Год назад
❤️❤️❤️صلي الله عليه وسلم ❤️❤️❤️
@nasriali6733
@nasriali6733 Год назад
❤❤❤الله اكبر ❤❤❤
@nasriali6733
@nasriali6733 Год назад
❤️❤️❤️صلي الله عليه وسلم ❤️❤️❤️
@mahamedhamud7922
@mahamedhamud7922 Год назад
Scw scw
@Queen_123-r5g
@Queen_123-r5g Год назад
Saliga nabiga baan izku dhafiya hada awal xili walpa walwal io murug ku jiray lakn hada markan is dhaho fikir gaL saLiga nabiga biLapa aLxm ❤️
@sacdiyaahmed123
@sacdiyaahmed123 Год назад
Ustad mawduc muhim ah ba dooraty,masha Allah waxaba mooda inan sugaayey, so badi mawadicda ka ag dhow oo aad usaameya dadka, gaar ahan dhalinta allah ka farxiyo, 🌹🌹🌹🌹👍
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Год назад
Golden voice 🗣❤
@ikranmohamed647
@ikranmohamed647 Год назад
Haaa runtaa golden voice 🎉🎉🎉🎉😊M.sh.a Allah haku barakeeyoo amiin ❤🦋🤴🐻🍂🐼👑
@abdijabaarmohamedmohamuud120
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@Joseph_abukar
@Joseph_abukar Год назад
Waxaan rajeynayaa in muuqaalkan noloshadey wax badan kaba Dali doono insha Allah
@walaaltaagtigo9305
@walaaltaagtigo9305 Год назад
Insha allah
@Joseph_abukar
@Joseph_abukar Год назад
@@walaaltaagtigo9305 mahadsanid
@kingzalpafx
@kingzalpafx Год назад
This important topic change my life alot
@paamsintv6946
@paamsintv6946 Год назад
Kheyr ilaahay haku siiyo in badan ayan muqalkan sugayay runti waxyaabo badan oo overthinking ah waan la kulmay sida inta aad sheegtay iyo in ka badan sidii bulshadi aad ka harto oo aad noqoto qof kali ah lkn alx mudadi igu dhacday waa 4 ilaa 6 bilood waxan ku leeyahay walalkey cumar aad iyo aad u mahadsanthy ilahay ha ku abal mariyo.جزاك الله خيرا
@rahiidrahka8862
@rahiidrahka8862 Год назад
Dawadiisu waa inad guursato hadad awoodo guurso iyo akhrinta quranka kariimka ah badan dib isugu arki mayisid waliba khaasatan quraan akhrinta insha allah
@samiiracabdalle4948
@samiiracabdalle4948 Год назад
اللهم يامقلب القلوب ثبت قلبي على دينك
@abdiriman
@abdiriman Год назад
Waxaan ahay qof wax badan kaa faaiday runtii Jazaaka aalah
@salamnalcawdh3574
@salamnalcawdh3574 Год назад
الله يجزي لك الخير اخي الي الامام للابد ان شاء الله 😁👍🌻💖🥰
@IBNU_GEEDDI
@IBNU_GEEDDI Год назад
Kani wa video gygi I have overthinking thanks sida uga so hadashy❤
@ZainZamir-cq4qv
@ZainZamir-cq4qv Год назад
Hadaan fikirkeyga kahadlo xaaladaan fikirka ah wxa loga bixi karaa inaad naftaada mashqulisid oo aad waax baraneyso mise aad shaqeyneyso Inaad diinta alle kuxirnaatid iyo tasbiixda oo ad badisid
@CawilCabdi-ns7xj
@CawilCabdi-ns7xj Год назад
Waa dhibta ugu wayn ee ihaysata inaan ka fikaro wax dhacaya mustaqbalka iyo inaan kafikaro wax la soodhaafay
@ziabeauty8830
@ziabeauty8830 Год назад
Mawduuc aan rabey🥺🥺🥺tafkiirka baddan anaa la dhibam
@asmaaabdirahman3051
@asmaaabdirahman3051 Год назад
Aniga Mar ayaan wax barashada ka tagay anoo is leh mar baad kuso noqon doontaa ilaa hada wanka fikiraa wlhi ilahayow hamigayga wax barshad a ii rumeey 😭😭
@sumeyamohamed472
@sumeyamohamed472 Год назад
Amiin
@fardowsohasan744
@fardowsohasan744 Год назад
Aamiin aamiin
@jamaalabzirapdillaahi1846
@jamaalabzirapdillaahi1846 Год назад
anaa kula mida wllo wlhi 2015 kii ayan ka hadhay wax barashada anigoon ogeyn muhiimada ay leedahy xanuunka ugu weyn ee I haystaana waa ka fikirkeeda bal maad iska wadatid
@fardowsohasan744
@fardowsohasan744 Год назад
@@jamaalabzirapdillaahi1846 hada waqti dheer kaama lumin ee hada ku laabo waxbarasho da maleh wallkey
@shoombemaxamed1781
@shoombemaxamed1781 Год назад
Wax kale 👏👏👏👏👏👏👍 Waxaad aad taahay waayo arag
@teemwashamsi1704
@teemwashamsi1704 Год назад
الدُّعاء والذكر الثاني الذي أورده المؤلفُ فيما يتَّصل بالهمِّ والحزن: هو ما جاء من حديث أنس بن مالكٍ -رضي الله تعالى عنه- قال: كان النبيُّ ﷺ يقول: اللهم إني أعوذ بك من الهمِّ والحزن، والعجز والكسل، والجبن والبخل، وضلع الدَّين، وغلبة الرِّجال[1]، هذا الحديث أخرجه البخاري في "صحيحه".
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 Год назад
Mn sha allah huuuuno shukran yaa omar 🇸🇴🇸🇴✅✅✅✅✅
@Sadekofficial0
@Sadekofficial0 Год назад
Overthinking iyo anxiety waa labada dhabito aan ladala dhacayo xiligan lajoogo waxaana usabab ah 4years kahor degree ga aan doortay oo kuso dhamatay shaqo la’aan io stress 🤦🏽‍♂️
@mohamedamiin6830
@mohamedamiin6830 Год назад
Waxba maaha hadaba faculty kale waad bilaabi kartaa
@teemwashamsi1704
@teemwashamsi1704 Год назад
Dhib malaha wixii kaa horyimada lagu shaqeeyaa.
@jamaalabzirapdillaahi1846
@jamaalabzirapdillaahi1846 Год назад
bls iso si aan uga badbaado fakalkaa wllo
@40Durkiya
@40Durkiya Год назад
Wlhi mawduucan aniga iyo Dad ila miduu ka hadlayaa ilaahow caafimaad satiican nasii 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@Abdinasirsiciid
@Abdinasirsiciid Год назад
Xogta uu muuqaalka xambaarsanyahay waxaa kasii cajiibsan sida aad muuqaal walba aad udhigayso meesha ku haboon iyo sida tayada leh ee aad u edit garaysay Professional editor iyo journalist kalmad walba uu soo gudbiyo aad wax ka faa, idayso thanks ustad umar inshar
@ibroosbinibrahim7003
@ibroosbinibrahim7003 Год назад
Ustaad waxbadan kaa faa'ideysaney Shukran Omar inshar Please Love 💖
@aminfatiha8506
@aminfatiha8506 Год назад
Kuaali Xapiipka Ga Scw 💯
@pearlsiaa_99
@pearlsiaa_99 Год назад
Aniga miyaa la iga hadlaayaa 😭😭 wllhi waan kudhibanahay ilaahow iga caafi ani iyo inta ladhiban
@muhiimabdilaahi2586
@muhiimabdilaahi2586 8 месяцев назад
😢😢kula mid ahy wall😢
@S4meerr
@S4meerr Год назад
Alle haku sharfo ustaad waxa mooda in aniga igu dhex jirto sida ay isku khuseeyan barnamijyda aad so gudbiso iyo noloshayda❤️
@nasri8654
@nasri8654 Год назад
Hadii aad tasbiixda badisaan waxaa soodhan waad kabogsan walaahi waxkale ma jiro salaada Cumer inshaar alahaku hakuxafido wll alahaku xafido zxp alahaku xafido alahaku xafido
@liibaanmuuse528
@liibaanmuuse528 Год назад
Ila 2018 ayan kugu xidhanahay walahi wax badan ayan ka faiday on school ka faaidin❤ jasakalah
@yuusuf2233
@yuusuf2233 Год назад
Aad iyo aad markasta waxaad moodaa inaad ogtahay waxa maskaxda dadka kujira Overythingking waa waxa ihaysta ee dhawrsano maskaxdayda kabuuxey Inkastoo markasta quraan ka akhristo ducaystana 🥰 Hadana talooyin fiican baad isiisey Alle haku barakeeyo wll
@abdikaremali
@abdikaremali Год назад
MAWDUUCAN ANIGA SI KHAAS AH AYUU II AN FACAY "MIISAANKA XASAADKA ALLAHA KUU SAARO " WLL OMAR ISHAR 💯🙏🙏
@jaguar8469
@jaguar8469 Год назад
Muraad baan leeyahay ee ii soo duceeya walaalayaal
@ipcapital4747
@ipcapital4747 Год назад
Mansha allah arin dhaqankayga baad ii shegtay omaraw mhdsanid sxp Arinta takawilada Allah waa halka Shay ee nolsha kuu fudaydinyay cabsina an kugu abuuraynay hadad wax samaynyso In ka badan 10jeer bn wllhi hanti iyo dhaqaale gancsi khasaaray saas ay tahayna hal habeen ma nihin labdii mar ee u horaysay iska biliaadam ahay lkn wxii intaas ka danbeyay khatarta wxba uma arko rabbi tawakalto dhahaa
@Abdifitahabdullahi8654
@Abdifitahabdullahi8654 Год назад
Thanks well cumar inshaar Waqbaadan baan idinka faaidaystay ogaansho. Ka hortaga fikirka xad dhaaf ka ah: 1.ku tababaro qaadashada go aano yar yar. 2. .wixii dhacay darsi kaqaado. 3.ismash quuli. 4.Ilaahay telo saaro wanaagna ka filo.
@naasirabdirahman
@naasirabdirahman Год назад
Wa balan Aan ILLAHAY Lagaylay Inan Wax walbo Noloshayda Lid Ku Ah Inan Joojin Doono Caawa Oo Tarikhdu Tahay 3/2/2023 Haben Jimce Allhayow Adaa Wayne ILa Garab Gal 😪
@Zahruush
@Zahruush Год назад
Same😓🤲Aaamiin yaa rabii
@omarmohamoudrp4do
@omarmohamoudrp4do 7 месяцев назад
1 Sano kadib sideee dareeme wll ma is bedashey
@cabdihaaji-is7gm
@cabdihaaji-is7gm 3 месяца назад
Mashaa alhaa waan fahmay meel baadiyaa baan jogaa maalitii ogaansho wxan dhagaysarta mar ama labo form sacad habar gidir
@umuaisha694
@umuaisha694 Год назад
Walah anigoo murgooniye aad u fikariye ayaan Dawadiye muuqalkan waxaan Jooga Dhakhtarka Allah cafimad Haye siye shukran wll video waxa Badan Baan ka Faadiye
@hafsaomar5437
@hafsaomar5437 Год назад
Cafimad dag daga Allaha kusiyo will
@amalismail7772
@amalismail7772 Год назад
Alhamdulilah wararka dagaalada ma daawado, Facebook gana maba galo, waax u nacay war naxdin leh oo qalbi jab ka qaadi kartid
@mucaadsabanyare9580
@mucaadsabanyare9580 Год назад
Ustaad omar inshaar alle hku karimyo oo hku jcldo ee codsi video dhiirgalinta dhalinyarda ayn ka sugeyna sida ugu dhaqsiyaha bdn ya ila qabo asxby
@suhaibismail7889
@suhaibismail7889 Год назад
yaa cumar. Mawducyadada kama eegtid dhanka canimada ama dhanka lacgta,hadna bulshadada wad ka war qabtaa waxa ay mostly ka cabanyan ama u fcn 80% I deserved u the only one philosopher that somali people has it.🥰🙏
@aminkeydaacad5751
@aminkeydaacad5751 Год назад
Runti waa mowduuc aan raadiya inbadan, Mahadsanid wll qaali ah 👍.
@miyamiya3372
@miyamiya3372 9 дней назад
جزاك الله خيرا
@abdimaajidbashir282
@abdimaajidbashir282 Год назад
Alxm wax kasta oo aan u baahanay waan heystaa Lkn inta badan waxaa ka fikiraa mustaqbalkeyga dambe mana Aqaaano sababtana!!!😢
@abdulahiabdi5875
@abdulahiabdi5875 Год назад
Qof walbo kula mid ah
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 Год назад
Kulaa miid ayaan ahaay
@Hamsebaashe1
@Hamsebaashe1 Год назад
@@blessingchanne1866 kaligaybaaba ismoodayay Wll marwalba waxan kafiraa mustaqbalkayga rabiyow nagusug wadada toosan oo nagarab gal
@nuurxuseencabdiqaadir731
@nuurxuseencabdiqaadir731 Год назад
Ustaad omar Mowduucaan aniga ayuu iga hadlay xalsiisa waa helay waa mahadsantahay ustaad omar guuleeso labada darood❤❤❤
@off2025
@off2025 7 месяцев назад
Wll xalka ila wadaag
@faahinx4241
@faahinx4241 Год назад
Jazaakalahu khayran
@walaaltaagtigo9305
@walaaltaagtigo9305 Год назад
Mahadsanid wll
@Kingtaplouz30
@Kingtaplouz30 Год назад
Ustaad alle haka abaalmariyo intaad noo faaidaysay🙏
@ibrahimhilowlemm.m8mmmoham736
Aniga waxaan ku darsana hadii aad go,aan qadaneyso qofna hakala tashan go,ankaga xitaa hadii aad ku qasaarto waad qanacsantahay lkn hadii qof kale taladiisa aad qadato waxii kaa xumado inaad naftada qanciso way adkanee oo waxaad dhaheysay maxaan go,aankeyga u qaadan waaye taas qofki qoralkeyga arko haka fogaado
@NJawte
@NJawte Год назад
Cilladdan overthinking waan lahaan jiray, waxaan se in badan oo ka mid ah ka nafisay ka dib markii aan akhriyay buugga magaciisu yahay "The Subtle Art of Not Giving a F*ck" kaas oo markii Afsoomaali loo rarjumay loo bixiyay Ismalure. Waxaa kale oo aad u muhiim ah in aad ummuuraha wixii tagay, kuwa taagan iyo kuwa soo socda ba aad Ilaahay u dayso, talada na isaguun saarato.
@Suu02
@Suu02 Год назад
Pdf maka heysaa buuga wll
@amerahappy6505
@amerahappy6505 Год назад
Haa pdf mkayesa wll ino sheg hdad kaheysid plzz
@NJawte
@NJawte Год назад
@@amerahappy6505 may, PDF kuma hayo.
@faadumociise3678
@faadumociise3678 Год назад
Amar alle codkiisa jeclhy😁 mahadsanid wax badan ka faaidaye
@abdirashiidraash1385
@abdirashiidraash1385 Год назад
Xaqiiqdii waa mowduuc muhiim ah stareeska fikirka badan walwalka waa waxa u badan ee dhalinta haysta allow noo saqir
@H.A.M320
@H.A.M320 Год назад
Maasha Allah ustaad illahy haku bareekeeyo.
@waanotv6057
@waanotv6057 Год назад
Dikriga allah waa shayga ugu wangsan ee qalbiga dajiya
@yahyeahmed4775
@yahyeahmed4775 Год назад
waxan gaaray heer an noloshayda u arki jiray inay ku jirto god madaw oo ciriiiri ah nolashaydana waxba u qabsan karin anoo is dhahaayo ceebtas amaad la kulanta yacni aan ka cabsanayo mustaqbalka sida ay wax noqon doonan kadib dikri badan iyo talasaarasho rabbi waxan dareemay in culayskii isaaarna iga dagay ALLE aya ku mahad leh...........HADDA markan dib u fiiriyo wixii i murug galin jiray anaa isla yaaba yacni inaysan mudneenba in sidaaso dhami loogu murugoodo marka dhalin yaro iska yareeya fikirka xad dhaafka ah RABBIGINA talasaarta noloshiinaneh wax u qabsada 🙋‍♂
@fafinta-wnga
@fafinta-wnga Год назад
Ilahay ha kuu barakeeyo caqliga cafimadka iyo cilmiga ,talo wanaagsan baad inasiisay wana kaga mahadcelinayaa
@abdurazack4u848
@abdurazack4u848 Год назад
Mahadsanid Ustaad Omar , Waa mawduuc aad u qiimo badan.🙏
@dirhamfaarax4326
@dirhamfaarax4326 Год назад
Keep going pro 💪 👏🏾
@qanciyepro
@qanciyepro Год назад
Mowduucani aadbu ii samynaya wlhi shakhsi ahan Wayo ka fikirka shayo dhacay ama dhacaya oonay waxba iga khusayn, sida wararka wadamada islamka.
@kamela775
@kamela775 Год назад
Aniga maalmahan khaati ka taagna ay sabab u tahay waxaan ka fakarayo mustaqbalkayga iyo iyo warbaahinta jir ahaan iyo maskax ahaanba waa u daalay alle amarki mantay go aan waxa ku gaaray ina waxba ka fakarin kaliya wax gacanta ku hayo mahee qisooyin aan daawaday iyo dhacdooyin aan shaqo isku lahahn oo an dawaday ba ku mashquulay maant ano go an ku garay inana dawan ba hada muqaalkan arkay yaab waaba hadiyad alle i siisyey si aan u jojiyo Mahadsanid omar
@ak1250
@ak1250 Год назад
Thank you. I had being having the same overthinking. Alhamdulillah hada wanficanee
@SHUCAYB-sd2xy
@SHUCAYB-sd2xy 2 месяца назад
walahi qofkaafiican wali ma arag❤❤
@saidabdulahi8243
@saidabdulahi8243 Год назад
Jasaka allha Omar in.a Mardhow waa isku arki doona DOHA 🇶🇦
@xamsejrofficial1402
@xamsejrofficial1402 Год назад
Fikir kaas dawadiisa wa noo sheegtay thnks ustaad
@abdullahimohamedabdulle3446
Fikir keyga wuu badan yahay go ana ma qadankaro wlhi 😞 😔
@sacdiyaahmed123
@sacdiyaahmed123 Год назад
Mawduca si fcn u dhagayso ka dib dhaqan gali taloyin ka uu ku siiyay ustadka
@teemwashamsi1704
@teemwashamsi1704 Год назад
Dikri Illahay badi, Saliga Nbiga ha Iloobin. Idaacada iyo Social media iska yaree. Allaha na caafiyo
@sacdiyaahmed123
@sacdiyaahmed123 Год назад
Adkarta waa sirta farxada, rajadana xooji mar walba ay rajadaada sareso alle wuku dhow yahay, malo wanagsan insha alla حديث قدسى ba jira o dhahyo (أنا عند الظن عبدى.... ) Yacni. Adonkayga malihisa bu iga ag helaya Istiqfarta daim
@Abdiqani_Abdullahi
@Abdiqani_Abdullahi Год назад
Aniga waxaan jidhaa 18 fikirkaan xad dhaafka ahna waan qabaa waxyaabaha aan inta badan idhibo waa seddex, qalad lasoo dhaafay aan horey usameeyey inaan ka shalaayo iyo wixii aan sameyn lahaa in aan aad uga fikiro ama wixii aan ku hadli lahaa inaan kasii fikiro iyo mustaqbalka sidii aan noqon lahaa iyo wixii aan sameyn lahaaba aan aad uga fikiro aana aad ooga walwalo Mararka qaar xitaa tinteyda waxaan ku arkaa cirro 3 ilaa 4 xabbo cml marwalbana waan jaraa wyna soo baxaan haddane illaa mudo sanad eh saas ahy 😥
@asiya140
@asiya140 11 месяцев назад
anigu 17jir ahay same nahay😢
@abdinasirharare7002
@abdinasirharare7002 Год назад
Ustad omar inshar mahadsanid jazaka allah
@apdifitaahmacaane2703
@apdifitaahmacaane2703 Год назад
Thank Ou Zhp Ajar Iyo Xasnaad Alle Ha Kaa Siiyo
@maxamedhoolcade6277
@maxamedhoolcade6277 Год назад
Wlhi waa run fikirada waa jiraan thnkz ustaad omar
@khalloayman9799
@khalloayman9799 10 месяцев назад
Mahadsanid OMER INSHAAR👏👏👏👏
@zakariyeabdullahi3503
@zakariyeabdullahi3503 Год назад
Over thinking is the biggest cause of unhappiness
@muhsinow5241
@muhsinow5241 Год назад
جزاك الله خيرا اخي ،🤝
@clxakiinsiciid
@clxakiinsiciid Год назад
thanks brothars geep going walaalkay
@RIIRAASH
@RIIRAASH Год назад
Thanks bro mowduuc Muhiim ah ayad no so gudbisay
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 Год назад
Wll cumar fakarka iyo cabsida shy lagarin ama laso dhafay waa calamadaha dadka sheydamaha ama ruuxig qabo marka adkarta iyo quranka loga gudba alaha nawada amansado
@khalidyusuufat000r8
@khalidyusuufat000r8 Год назад
Waad mahadsantahay
@marwanhussein2901
@marwanhussein2901 Год назад
💯💯💯 Mhadsaniid walal Qali
@mustafeqanjey6754
@mustafeqanjey6754 Год назад
sheiKh mustafe wuxuu yiri somalidu dadka waal waaalan by dhagaysata runtii ustaad umar inshaar hadii ay somalida oo dhan dhagayzan lahaayen wax badaN ayey mushkiladaha aduunyo ka cafimadi lahaYen.🙏🫡
@Diiwaanka_Dhacdooyinka
@Diiwaanka_Dhacdooyinka Год назад
Allah aya ka magan galay, Weligey fikir xad dhaaf ah ma fekerin.
@moratajr3643
@moratajr3643 Год назад
Ogaansho kheyr badan Allah ku siiyo Mowduuc waxtar leh waye Mahadsanid walaaal
@mahamedamiin4210
@mahamedamiin4210 Год назад
Wlhii waxaan moday in arintayda aan kagaga waramay oo kalee sidaa aad video ulaa yabay aad Baan ku sharafa omar horay u socoo
@haa8793
@haa8793 Год назад
jazakaAllahu kheir al jazaa akhuunaa
@aamirmatiasofficial5353
@aamirmatiasofficial5353 Год назад
Hawlaha qaar ayaan ufikirid xad dhaafa ka maarmin,ilaahay waan aaminsanahay balse xaqiiqatan nolosha ayaa marmar isku dhexyaacasa boqol mawduuc oo adiga uun kusugaya ayaa halmar sida badweynta kuugu furmaya
@Hamda6
@Hamda6 Год назад
Wllken omar aadbad umhadsantahy runti waxadka hadasha mawducyo faido uleh bulshada barwujkan fiker aad uga hadlayso waxan filaya inuu waxbadan iga badli dono inshallah waxa ugubadan ehada ihaysta waa mawducan aadka hadashay inbadan iskada ama isdhafi waan is iri lkn waygu aadkatay waxayna iinoqotay balwad lkn hada waxan filay inaan xal uhelay mahadsanid markale ogaansho chanel 🙏
@user-sf6uq1dp7w
@user-sf6uq1dp7w 6 месяцев назад
Fikir badn ayaa idiley waku mahadsan thy❤
@JANNAH354
@JANNAH354 Год назад
Mar mar qaar hurddada ba qasab iskaga kena heer an so gato bills sleeping lkn vedio yal badan aan dawaday ba iga cawiyey hadana wala dagalamaya 😫
@caddeskrtel8742
@caddeskrtel8742 Год назад
Barnamijka expo qatar nooga soo waran macalin🙋‍♂️❤️
@smiraabdi9670
@smiraabdi9670 Год назад
Waa dhibta iheysto manta 😭😭
@Maliboyofficiall
@Maliboyofficiall Год назад
Wllhi cumar sxp waa 6:03 subaxnimo anigo shaqo leyga rabo 8 talefan kudhafray islaha habixin shaqada iska seexo iga soohorbaxay Wllhi go aankeygi Wanba badalay Isla hada labistay muqalkan wuu isameyey nolosheyda wax kabadalay mahad sanid 🙏👍👍👍
@osmanm6672
@osmanm6672 Год назад
Wax kale kuma dhihi karo .shukran mooyee
@mohanmohane
@mohanmohane Год назад
Aniga waxaa ka warwaraa school ka oo sanad kii u danbeeyay 2020 dugsiga sare iskaga baxay xaalado nafsadeed darteed iyo ka baqida exmaka balse 2020 carona virus ayaa jirey ardaydiina waxay wada qaateen A B C imtixaankii qof dhacayna maba jirin taas ayaan iloobin ilaa maanta oo hurdo la'aan igu riday 😢😢
@hindacasri2819
@hindacasri2819 Год назад
Dhib maleh boqolal fursadod kale aya jira nolosha hayska soo oodin xppi❤😘
@qaasintiego
@qaasintiego Год назад
Ustaad hadda ayaad keentay xalka Xaalada iheysaty wanna kaaga mahadcelinayaa ustaad سكرنايأاستاد
Далее
🎙А не СПЕТЬ ли мне ПЕСНЮ?🍂
3:04:50
معقول الدوبامين سبب مشاكلك  ؟
25:56
Ku Raaxeyso Nolosha oo jooji Dareenka iyo Fikirka Xun
14:33