Тёмный

Calafdoon || Gabar Ka Shekeneso Habeen Walbo inu u Galmoodo Jin lkn Christian ✝️ ine tahay la og. 

Aarka24
Подписаться 11 тыс.
Просмотров 140 тыс.
0% 0

Опубликовано:

 

19 фев 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 844   
@suad120
@suad120 5 месяцев назад
Hi sis Please surah al Baqra everyday. Also read surah fatiha. The three qulwalah and ayatul kursi 7x daily. Use olive oil on ur body. Keep wudu on always
@indadeeqmahmud5916
@indadeeqmahmud5916 5 месяцев назад
Laxawla wala quwata ila bi-Allah Xasbuna Allah wanicma wakil. Nacima haiis caruriin huno. Shiekh Umal ya Kahadlay inaan ey kudacday. Walalo ruqya radso please o sura Al- Baqara saro amba akhriso o weyso kusexo Hablow weysesyta xita intaad aqalka chogtan.
@cabdallaxasan7678
@cabdallaxasan7678 5 месяцев назад
Gabadhan walasheen ah allaha ka dulqaado dhibaatada haysata inagana allaha naga qabta lkn waxan siinaa telo wanaagsan inshaa allaah waxan u rajaynaya inay ku caafimado habeenkii wasida haku seexato dhinac midigana ha u seexato aayatul kursina ha aqriisato iyo 2 aayadood oo al baqara udambaysa iyo قل أ عوذبرب الفلقdhameey 3 قل أعوذبر الناسdhameey3 قل هو الله أحدdhameey3 Gacmahaga kutuf jirkaaga oodhan mari insha allaah waa caafimadi donta ilahow kaaqaad amin
@SahraOsman1122-cq2me
@SahraOsman1122-cq2me 2 месяца назад
Gabadhan waxan talo ku siinaya in ay gasho group telegram ah oo dhaho qisas aldikri dumarku gaar uyahay group ku talooyin fiicana way siinayan hablo shiikhyo ahba jira xanuunkana cilmibay uleeyihiin Wax lala yaabo maaha waa xanuun Lkn meel khaldanbay so wacday inantu
@maxoudsiyad4351
@maxoudsiyad4351 Месяц назад
😂😂😂😂 kulaha telegram aad waxa jooga dumar sheekhyo ka ah telegram xagaa iyo galmada
@muhsinainshaallah1
@muhsinainshaallah1 5 месяцев назад
SubhanaAllaah! She needs to read surut al baqaraka, Allah swt told us that shaytaan is weak.
@leylaahmed4161
@leylaahmed4161 5 месяцев назад
Waa run arintaan aniga xataa wuu idhibi jiray markarkii danbe quraan abtigey isaaray alx
@muxiyadiinfurre7296
@muxiyadiinfurre7296 4 месяца назад
Hhhhhh oo adigana habenkii muukugaraaci jirey War nagahani maxay ahayen idinkoo laydinsogaracay ayad jinibada kusexanjirten sawmaha 😂😂😂😂😂caja ib😂😂😂😂
@user-bd8zb7gq5j
@user-bd8zb7gq5j 3 месяца назад
Hhhhhhhhhhhhhhhh muxaydiin funy
@MohamedsheikhAdenIshakh
@MohamedsheikhAdenIshakh 3 месяца назад
Macimo qaf fican ayatahay
@muhsinainshaallah1
@muhsinainshaallah1 5 месяцев назад
If someone tells you they’re Muslim, you can’t call them non Muslim because if you call someone kafir and they are not you become one. Be careful
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou 3 месяца назад
Jinka quraanka ayaa lagu daawaynayaa diinka ayaa lagu daawaynayaa bas wax kale majiraan sidaa ula socda😊
@masaai-cw4lz
@masaai-cw4lz 4 месяца назад
Why is Naima pretending like she does not know /never heard of this,please if you can't help make dua for her.
@user-ii7oj5wn7j
@user-ii7oj5wn7j 5 месяцев назад
Luna is telling the truth sister if you live in Minnesota there is a young guy really karbash jin I will try to get his number insha allah
@Hibomohamed-nm4sg
@Hibomohamed-nm4sg 5 месяцев назад
Subxanallah albaqra shido kusoxo aayadkursi kulwallah 3 ka aqri birabilfalaq 3ka aqri birabinaas 3ka aqri saliga nabiga aqriso saladaku dadaal shaydanka iskanaar qur anka badi wllo alle usonoqo
@fadumohassan2425
@fadumohassan2425 5 месяцев назад
Subxaana Allah kuwaan waa jaahiliin kuligood Naagtu xataa laa illlah ilalallah ma dhihin kas bay u khaldaysaa
@user-pu7pb6rv2w
@user-pu7pb6rv2w 5 месяцев назад
Guurbaa dawo u ah iyo qof diinta yaqano alle haku cafiyo
@seed3966
@seed3966 5 месяцев назад
أعوذ بكلمات الله التامّات من شرّ ما خلق
@bamiiman8891
@bamiiman8891 5 месяцев назад
Ruqyada laasim sheekh rusheeye u tag iyo culimada kale baqra shido adkaarta akhriso allaah talo saaro allaah baro baari acuudu billaah mina shaydani rajiim
@ayang7089
@ayang7089 5 месяцев назад
Waxay tiri America joga
@user-ek2oi5uf5i
@user-ek2oi5uf5i 4 месяца назад
SubxanaAllah Allah hacaafiyo. Cilaaj ayeey ubaahatahay daqtar uma bahna.weeyso iyo xirsixir hakuseexato
@hamdi27889
@hamdi27889 5 месяцев назад
No Somaliyeey waa runteed ee waxaad u baahan tahay quraan is saara 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@ShariffNurow
@ShariffNurow 4 месяца назад
Anaqur.ankusaraya
@Intisaamofficial
@Intisaamofficial 5 месяцев назад
Gabadhaan aniga ayaa talo kusiinaayo ruqiyah daaro culumada waa kahadlaan waxaa ladhaha jini ashaq
@hassanmohamudgacal8829
@hassanmohamudgacal8829 4 месяца назад
Quraan ma isasaartay dhihimeeso kulahaa Daktor ma utagtay Abaayo Qoraan isku wad ee aamin Alle inshaa allaah waad caafimaadeesaa inshaa allaah
@user-dx3cs7oj6r
@user-dx3cs7oj6r 4 месяца назад
Sh aadan mombasa iclaaj waliba masha Allah ah walaahi runtii gabadhan waan cawinayaa nimcooy
@fatumaahmed4566
@fatumaahmed4566 5 месяцев назад
Acuudu bilahi mina shaydhaani rajiim nooc kufi ah weeyan wlle Quraanka ilaahy aya ka Adag Akhriso Albaqra Akhriso kucelceli macaawateenka Akhriso,salaatu laylka tuko Aakhirka wuu kaa tagayaan,Quraanka Alle oo kuu shidan haday kuu imanayaan waa jin gaalo ah,hno ilahy ha ku caafiyo.xanaaqa wx keenayo jinka weeye,kamarad jinka ma qabto.hno dhakhtar Jin ma daaweyo,ilahy xagiisa u carar
@Fufuali-js6yb
@Fufuali-js6yb 5 месяцев назад
Iyadaa iska daaweyn karta subax iyo galab ayaaa qur.aan la daartaa markey darento horaa laga dartaa jinka qur.aanka uma adkeysan karo lkn wa dhibaato waaweyn wlh haben kasto kufsi
@suheylasaid8337
@suheylasaid8337 4 месяца назад
Wlhi blhi tlhi waxan ay shegeso aniga wan argay lkn man argin qoyanka iyo xanunka ay shegeso America ayaan joga aniga kaligey ban daganahay hawen hawenada ka mid ah ano jifo <a href="#" class="seekto" data-time="60">1:00</a>hawn nimo eheed waxan daremay hoos ka dib wax in uu i dul saran yahay ayaan daremay waliba culees ah wan so kacay lkn awod an ku hdlo ayaan wayay uyaran 25taqiqo gacmaheyga xita ma nuxjin karo wan so jeda lkn awod ma lihi taqiqado ka dib ayaan noqday qof fadhista oo dhaqdhaqaq sameyo wan cudo bilestay ano yaban ayaa waga i bariyay ka dib subaxi sas shaqo ku aday hawengi 2wad baa igu darned margi hore hoos iyo cunes len daremay lkn waxaa ba daremay neef qof nefsanayo cml oo aniga i dul saran awodi nah waa lega qaday mana hdli karo aniga dhan med so jedo lee noqday lkn wan fahmay in ay wax qaldan yihin oo jiin ila jogo aniga reer dhowey ayan ahay wan ogahay jin in uu jiro hawenka mudo 1sac ayaan med ahaa ka dib markan awodeyda helay ayaan waxan sameyay in an salad tukado albaqra an aqristo ilaa waga ka baryo subaxi hoyo somali jogto an wacay waxan u shegay waxan argay hoyo lacag u dir ku dhahay 2nef ari so gad baris kari aso bisil misajidka geey quran 114 I so aqri 10qofod oo shekh ah xirow ah oo quranka I so aqrinayan 50$ u qebi aka dib ma argin wixi an argay aniga nah ano an 2suno salad tuganin ma sexan jirin bila weso diintena lagu moda ee quran aqriska haa la badsado
@ichdu3441
@ichdu3441 4 месяца назад
Naaa waabad raxaysateeen hadiii la Idina saranyahay
@maymuunabdullahihassan1039
@maymuunabdullahihassan1039 4 месяца назад
Abayo meel dheer bu rabi kaa soo ceshay labo habeen ayad goday
@abdishakur9845
@abdishakur9845 4 месяца назад
Hoos nin camal ma ka dareemee
@abdikadarsalatali4829
@abdikadarsalatali4829 3 месяца назад
😂😂😂 wxn wabeen Quran unbee ubahantahy
@SurayaMohamuud16
@SurayaMohamuud16 3 месяца назад
@@ichdu3441acudubillah😳
@somswed.5014
@somswed.5014 5 месяцев назад
Read Quran Surah Al baqrah.. Allaha ku caafiyo aamiin
@awooweabdullah522
@awooweabdullah522 5 месяцев назад
Waa Jin ,gabdho badan ayeey xoog ku isticmaalaan.waa gabadha waa imtixaanantahay. Quraan Saar ayeey ubaahantahay.
@AliAli-uh5bu
@AliAli-uh5bu 5 месяцев назад
Maashaa Allah, cinwaanka waxaan moodayey kulan ciyaal suuq, balse wuxuu noqday kulan akhyaareed oo diinta iyo Soomaalinnimadu ku weyntahay
@user-eo2hz5qe9v
@user-eo2hz5qe9v 4 месяца назад
Subxanala waxan way jiran lkn Ilahay ba ku jecel oo ka celiyay ee madama aad cidlo degan tahay. Salaada isku Ilaali Alah ha ku xafuto❤❤❤
@cabdi.maxamedcumar
@cabdi.maxamedcumar 5 месяцев назад
Ale weyn wuxuu abuuray Jin iyo insi gabadhan waxey u bahan tahay mar walbo adkarta Ale afka haku haysato Ale wuu ka wadayaa insha alaahu
@Simran_ashokAshok
@Simran_ashokAshok 3 месяца назад
Allah ha caafiyo gabadhas waxana kula talini laha in ay is quraan saarto waxas wa Jinnu cashaq, ama wa lasixray Allahu aclam. 😢
@mohamedabdullahi7545
@mohamedabdullahi7545 4 месяца назад
Let her recite ayatul kursi every morning and everning.
@umomar2743
@umomar2743 5 месяцев назад
wakaale ale haku caafiyo quraan akhriso suyratul baqaro wasayso
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 5 месяцев назад
Waa Arin Jirto. Jinka caashaqa Ayaa kugu jiro. Wayka Hadleen Culumada Arinkaan. Jinka caashaqa Wuxuu kaa Qasaa nolosha Guurka. Nin Dhan Kuuma Ogolo
@Amla7
@Amla7 5 дней назад
Walhi waa run anba waxas wuu ihaysta lkn ima galmonayo kaliya wuu ila sexanaya nin dhana ima ogola inan la shekeysto guurna warkisa daa dhibatad ani lee uhaysay inay ihaysato 😢😢😢
@bellarota8044
@bellarota8044 4 месяца назад
Mashaallah lunar. May allah reward you.
@fardowsoxusen192
@fardowsoxusen192 4 месяца назад
SUBXAANALAH qur,aanka in baudawaa dhaqtar shuqulkuma leh
@muhsinainshaallah1
@muhsinainshaallah1 5 месяцев назад
Don’t be afraid of them. They have no power over you, read suruh baraqara everyday.
@roodanuur461
@roodanuur461 5 месяцев назад
Maaxay cuulimada maay utaagato
@LuxuryWorld2244
@LuxuryWorld2244 5 месяцев назад
Nasgttaan leh Jin ayaa I yimaado, Runts ha sheegto inay Salaada tukato Aayatul kursigane akhriso Marley seexanayso
@user-xh3iw5kl4v
@user-xh3iw5kl4v 4 месяца назад
Thank you ❤
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 4 месяца назад
Subxaanallah
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 4 месяца назад
Wuraan maa isa saartid ama guriga ju shidid aayadaha jinka
@gouledxidig32
@gouledxidig32 5 месяцев назад
Illaaahey caafimad sarecana hasiiyo marka 1aad marka xiga waxaan kulatalinlahaa gabadhan iney dalkii aado oo culimada ey ubandhigto arintan waa qeyb kamid ah sixirka sheydaanka markaa quraan hasoosaaran fadlan sida ugu dhakhsaha badan halawadaagto culimada
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 4 месяца назад
Gabdhaha diinta yaqaana ha u sheegato, haddii ay wadaada maanta u sheegato isagaa jinkii badalaya ama waa u hishiinayaan😂😂😂😂.
@zahrohussein5162
@zahrohussein5162 5 месяцев назад
Dakhtar shaqa kuma laha ilaahay haku caafiyo aamin aamin
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 5 месяцев назад
Rabbiyoow Awoodaada kucaafi yaa Rabbi. Rabbiyoow Awoodaada noga badbadi. Acuudu bikelimatillahi taammati minshari maakhalaq. Aayatu kursi badan akhriso. Rabbiyoow wax aanan awoodin hanakor sarin yaa rabbi Aamiin yaa rabbi.
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 5 месяцев назад
Walhy wey dhacdaa Anigaba aayad kursi salaad iyo wardi badan iiga ga tageen Alloow caafi
@rooneyadan480
@rooneyadan480 4 месяца назад
Anigana waxan mudo daremayey inla ii galmoda lkn waligey waxas cawradoda waligey ma arag culesna madaremi jirin​@@user-sn5yz7vg8v
@hamdiali5929
@hamdiali5929 5 месяцев назад
Subhanalah ilahey ha cafiyo
@HamdiMohamed-tr6qj
@HamdiMohamed-tr6qj 4 месяца назад
Gabadhaan Uganda 🇺🇬 ayeey jogtay waa gaalo waarun qaxootiga nakavali ayaan ku arkijiray
@khadrajamaa706
@khadrajamaa706 5 месяцев назад
لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم واتوب القران ودعاء هو الحل والصلاة
@rukiaabdalla9874
@rukiaabdalla9874 4 месяца назад
Subxanalah waxaan Dr waxbo kamaqabankaree Habeen iyo malinba gurigaaga Sratul Baqra iyo Ruqyada kudaar Adigana marwalbo adkaarta aqriso Alah hakaaqabto mcnto Allahuma Amen Yarabi
@ummabdullah9637
@ummabdullah9637 5 месяцев назад
abayo quran aqriso weyso la'aan ha jiifan aayatul kursi aqriso suurati baqara 2da aayadod u dambeyso aqriso suuratu naas & suuratu falaq & suuratu ikhlaas dhaman isku aqri wad raysanaysa hadi ay jini yihin
@dulmarxaaji7191
@dulmarxaaji7191 5 месяцев назад
Walaal ducooyin akhriso daahirnimada kudadaal salaada iyo weysada kudadaal❤❤❤❤❤❤
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 3 месяца назад
Walaashaan barnaamijka wado, Naciimo, Fadlan Alla ka xishoo oo ka cabso. Ka waran hadii lagu dhaho hal saac kadib naftaa lagaa qaadaa waa dhimanee maxaa samaynee? Fadlan Xasuuso geerida, aakhiro iyo la kulanka Allaah. Fadlan is astur oo xataa xushmee dadaka diinta ku fiican ee kugu xiran ee kuusoo galayo.
@sacdiyacadeeyruuney7098
@sacdiyacadeeyruuney7098 5 месяцев назад
Waa wax jiro dad badan ayaa saas oo kale ah allaha naga nejeeyo sharta iyo sheydanka
@xadiyoxadiyo4644
@xadiyoxadiyo4644 3 месяца назад
Walaaley quraan raadso masajidka kuu dhaw tag ehelkaaga usheeg adkaar isku ilaali
@namelos2963
@namelos2963 5 месяцев назад
Gabaadh quruux badaan insigaanba deen laheen jinii iska daye😢
@user-se8ce6en3i
@user-se8ce6en3i 5 месяцев назад
³@
@Intisaamofficial
@Intisaamofficial 5 месяцев назад
Gabdho waxaa jiraan qurux badar oo jini cashaqa meel ku heesta wlh waa buxaan
@abdullahisheikdon7861
@abdullahisheikdon7861 5 месяцев назад
The only thing I advise you is that you take your Iman up. Be strong and always try to read ayatul Kursi and say adkar always. The medical doctors know this sickness but they can do nothing, if patients have this sickness they just forget it.
@noahD1636
@noahD1636 Месяц назад
Waa qof xanuusan caawiya, ka daaya investigationka
@user-ln7hm1lq4t
@user-ln7hm1lq4t 5 месяцев назад
ilahay ha cafiyo quran isa sar akhriso adkarta kusexo
@hoobalkiicaankaahaa8636
@hoobalkiicaankaahaa8636 5 месяцев назад
Very true gabadhas waa runteeda way jiran jinku wuu u galmooda naagaha naagi waxan damcin majira lkn jin ilmo looma dhala qaali ha. Bootin gabadha ilmo looma dhalo habeen iyo dharaar way u galmoodan
@ShukriKhaliif-kq9pf
@ShukriKhaliif-kq9pf 5 месяцев назад
Naagaha bas maha nimankaaba u badan
@nimaabdullahi3125
@nimaabdullahi3125 5 месяцев назад
​@@ShukriKhaliif-kq9pflkn malagayaba inay bikro jabiyan? Allaha nagano hayo amiin dhamanteenba
@shaaficicabdi3994
@shaaficicabdi3994 5 месяцев назад
waa wax jir gabadhaa sheegaysa in aye ugalmoodaan jimanku lkn waa laga dawyenayaa sinshaa allaah
@HiHi-qn7qn
@HiHi-qn7qn 2 месяца назад
Walaliyalowgabadha hawalina kamir jin lagu arko ma jiran hadi kamir ahan lehed sucdiga dhan kamir ayakujra hay jin iyo insi ilahaa kala qaiyay kamir iwm majiran waynkuladegan yihin alla ha cafoyo catarhoa kilkish labyada dhan hamariso
@user-rn1qx3bu3b
@user-rn1qx3bu3b 4 месяца назад
Subxanalaah gabadha qur aan habiiki hashiditoo ❤❤
@FatherGg-kk5rw
@FatherGg-kk5rw 2 месяца назад
Plz and plz Quran sar ayad ubahantahay Allah ku cafiyo😢
@user-su6no2cm6m
@user-su6no2cm6m 5 месяцев назад
اذكار الصباح والمساء اقراها هذا مس العاشق الداني اقرا القران وسورة البقره
@fadumamohamed4872
@fadumamohamed4872 4 месяца назад
Jin paralysis baa ladhaa. She needs quraan saar. To do her aflaar before sleep & keep surah baqarah on - even on low.
@abdirashidhussein3029
@abdirashidhussein3029 4 месяца назад
SHAQO HABEN RAADSO. INTA AD SHAQEYNEYSO WEYSADA DHOWRO OO ADKAARTA IYO TASBIIXA TOOS UWAD.
@abdulqadiraj
@abdulqadiraj 4 месяца назад
Subxaanala Alaha Caafiyo Laakin Dad Ilaahay Ku Xiran Ayaa Yar Bal Tan Leh Kaamirada ku xiro leh Daya intey dhihi laheed Aqriiso quraankav
@AnmTV3329
@AnmTV3329 4 месяца назад
Acuudubillahi mina sheydaani rajiim qoftan maxishooneyso
@rahmaabdi1458
@rahmaabdi1458 5 месяцев назад
Subxaanalaah Allaha ku caafiyo
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 5 месяцев назад
Subxanallaah alle ha ku caafiyo Subxanallaah Quraanka aqriso
@KhanYunis7
@KhanYunis7 5 месяцев назад
Waba gaalee may aqrisataa video-ga madan dhameesan miyaaa
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 4 месяца назад
@@KhanYunis7 may Yaa rabi Waa ka cararey 🤔 Danbigeeda
@user-fh6sg4hr7p
@user-fh6sg4hr7p 4 месяца назад
@NAEEMA sheekadan way ku raaxey sanesaa Naeema you make my day dear. I follow you everywhere.
@abdulkadirmohamed2589
@abdulkadirmohamed2589 3 месяца назад
Taqtarka ha tagto laga yaabo maskaxda ineey tahay, sleep test ha samayso laga yaabo iney sleep apnea qabto, laga yaabo maskaxda in ay ogsijiin ku filan helayn
@XaawoCllaahi-ou9bl
@XaawoCllaahi-ou9bl 3 месяца назад
Subxanallah quraan akhriso ayatulkursi badan isku akhri
@hodanali2740
@hodanali2740 3 месяца назад
Asc. Gabadhan waxay rabtaa cilaaj xaaladeedu waa qatar quraan saar badan iyo inlala tacaalo maraykan way joogaan hala xidhiidho. Sheeq cabdi xakiin dhaqtar umabahna. Waxay ubahanthy cilaajin.
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 3 месяца назад
Alaab free ayaa ku helee meesha cayrta tag u sheeg inaa cusub tahay organization waxaa jiro la dhaho BRIDGING oo furniturka dhan ku siinaayo oo waliba adiga xulanayo. Laakiin guri inaa hesho waaye. Balae shelter baa u baahan tahay intaadan guri iyo alaab helin si aad u hesho meel adiga iyo ubdkaaga. War xataa hadau gaal tahay gabadha biniaadanimo u caawiya.
@ikraanshariif1234
@ikraanshariif1234 5 месяцев назад
Subxanallah illahy hkucaafiyo abyoy quraan isku aqri kampla wankunolahy meshaa eesheegeeso inan adan rabay illahy imageeyo lkn marhore baan tagay illahy amarkii markan meladayo anoo weeso qaban baxaa mrka abyo wesaqaadka badi oranlahaa iyo tasbiixda ad uaqri saliga nabigana aad uaqri
@abdifarah5875
@abdifarah5875 5 месяцев назад
Wa xanuunsanahay iyo wan cafimad qaba wey kala hadlaysa wana dhaciifa ah is daahiri dheh quranka markay dhagaysanayso
@NikiNakuma
@NikiNakuma 5 месяцев назад
Kala hdl maha xaga drka waa kacafimd qaba ayey leedahay xanuunkedu waaa ruuxu
@ummsumeyaahmed5457
@ummsumeyaahmed5457 4 месяца назад
Absolutely...😢😢😢😢
@habibaalishitawe1448
@habibaalishitawe1448 2 месяца назад
Qur'aan ma isaartay,habeenkii shido qur'aan
@abdullahisheikdon7861
@abdullahisheikdon7861 5 месяцев назад
This is a very serious sickness and you never know whether a person is really speaking from him/herself, or something else is sometimes a person is normal other times can be up normal.
@saharuujahersi1322
@saharuujahersi1322 5 месяцев назад
Subxaanallah Allah kucafiyo
@user-ln9qs5lp6p
@user-ln9qs5lp6p 4 месяца назад
🎉alle ha cafiyo insha'Allah ❤❤😢😢
@marymw-yh1ib
@marymw-yh1ib 5 месяцев назад
Subxaana llaah wll salaada ducada subaxdii iyo maqribkii akhriso baqra kuluyoom akhriso wll waxani waa shadaadiin digriga illaahay kucarar caafimaad rabbi hakusiiyo arin sahlan maaha qulacuudadayka faataxada akhrisi iskadifaac shadaadiintu waadaciife
@lullul3875
@lullul3875 5 месяцев назад
Illaahay hacaafiyo insha allaah
@zakiyahaji3639
@zakiyahaji3639 5 месяцев назад
Adkaarta ha laasimto labada wakhtiba ...wayso qabna haku seexato ...hana guursato... illaahay ha caafiyo
@user-uk2ou9py8n
@user-uk2ou9py8n 3 месяца назад
Subxaanallaah ilahay idinka dulqaad quraanka akhrusta quraanka isaara subxaanallah allow adigaan kaa maqan galay
@user-xh3iw5kl4v
@user-xh3iw5kl4v 4 месяца назад
Thank you Hibaq
@MaxamudCumar-th5ep
@MaxamudCumar-th5ep 5 месяцев назад
Kayuu bey u galeem subxaan allaah waar gabadhan dhib baa haysata haloo gurmado
@muhsinainshaallah1
@muhsinainshaallah1 5 месяцев назад
Trust Allah swt and ask Him to help you
@abdalakeynaan4294
@abdalakeynaan4294 3 месяца назад
Asalum cayakum nacimo waxan adiga ayaan ku rajeelaya nacimo quruxey caawo nacimo
@user-bi3um3um6k
@user-bi3um3um6k 5 месяцев назад
Ina bini Adam nahidada ushegato wa jwbta ugu yar adka heleyso iney kugu qoslan ma sheekh radsatid ama qarsatid maxaa kugu kalifi kro bulsho an sheekh aheyn dawana kuu hayn ina isku cebeyso caku iyo dadka hada jiro allaha ku cafiyo lkn taxadar 👍
@FatushBbe-vp6he
@FatushBbe-vp6he 5 месяцев назад
😢😢😢😢😢😢😢😢 walaahi waaruntaa wamaaxey dadkaan ati dhaqtar aad yaahuu abaayo sheeqyada aad 😢😢😢
@aminsuleyman8049
@aminsuleyman8049 4 месяца назад
Waraa tanaa jinaa ka noolaadey qaaraa odhanaya yaa jinkaa Naga dhiga
@AliAhmad-kp1kv
@AliAhmad-kp1kv 3 месяца назад
Qofka hadii uu yiraahdo asalaama caleykum waa muslim ogaada
@NasraJohor-zd1wk
@NasraJohor-zd1wk 4 месяца назад
cuudubilai minasheydan hirajiin bismilaahi raxx maan hiraxiim
@abcbc4008
@abcbc4008 3 месяца назад
XasbunAllah wanicmalwakiil walaashis Awriso Ayatak kursi inta aadan sexanin
@dayroday2270
@dayroday2270 3 месяца назад
Waa been cad jinka iyo insigu isuma kalmoon karaan sida aye culimada diintu inoo sheegeen.
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 5 месяцев назад
waa runteeda inanta sheikh ugu yeedha
@nasroadan2221
@nasroadan2221 4 месяца назад
Acuudubilaahi samiicu Valium minashaydhaami rarajiib
@kaafisaabdi1669
@kaafisaabdi1669 5 месяцев назад
Ilaahoow Gabadhan caafi, Sheekhyada Minnesota charge you $600 an hour, and located at a molded house,
@maxamedsuge6941
@maxamedsuge6941 4 месяца назад
Shiikh C/Dulaahi Hagalabsanin Shiikhyada Badankooda Jiniga Ka Adag Ilmahana Way Kadilaan Hadii Dhalay
@unitednationonecreator
@unitednationonecreator 5 месяцев назад
I would like to advice you to read surah
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 месяца назад
Bismillah Raxmaani Raxiim Wargabadhan.Marooko Quran Lagasoosaaro O Halageeyo Fadlan
@janira7480
@janira7480 4 месяца назад
Balmaxey midan ku qosleso ay wax ugu shegane doqon na quran may isasarto ayafo abayobleh bay qal damin wax ushegena of course in lagugu qoslo uf 😮😮😮
@mataan10hasan74
@mataan10hasan74 5 месяцев назад
Subxaana laah wll ku seexo adiga oo weeso qabo seexo oo adkaarta akhriso
@CaashaDamac
@CaashaDamac 3 месяца назад
MashA Allah illaahay haka kaxeeyo waxa haysta
@user-jz6fd5wj9n
@user-jz6fd5wj9n 5 месяцев назад
Ilaahey ha ku Caafiya
@ahmedromanio
@ahmedromanio 5 месяцев назад
Qoftan gabadha xanunsan waresanyo waxeda wa jes jes gabahan xanunsan shiqyada hala xarirto quran ubahanty wxn wan maqli sh umal ha hadlyo ayada kali mhn dad ka horeya jira culumada la tasho ilhey ha talo sarto adkaarta
@nimosaid-nb9pn
@nimosaid-nb9pn 3 месяца назад
Walaalo kamarada ka dayah gabadha
@xiilbagaab5128
@xiilbagaab5128 5 месяцев назад
Sheekh ruusheeye ha utagto
@fs292
@fs292 5 месяцев назад
wakaa
Далее
Лепим из пластилина🐍
00:59
Просмотров 324 тыс.
Flo Rida - Whistle НА РУССКОМ 😂🔥
00:29
Dood adag calafdoon lkn xal ayaa loo helay
35:42
Просмотров 71 тыс.
HOOYO ASLI WAXAA RIKAATO KU HAYSTA NINKEEDII HORE
9:33
Лепим из пластилина🐍
00:59
Просмотров 324 тыс.