Тёмный

Cali dhuux Adan, Qaman Bulxan Guba 12 Nin E Guba Isku Heshay  

Hagag Adan24
Подписаться 10 тыс.
Просмотров 338 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 93   
@ABDERAHMANABDULLAHALI
@ABDERAHMANABDULLAHALI 5 месяцев назад
Dhulbahante siyaasada hada laga sheekeyo waqtigaas bay gacanta ku hayeen gabyadooda markad eegto😊😊😊😊😊
@user-sm8kv2vq6u
@user-sm8kv2vq6u Год назад
abwana cali duxu allh janadi fardusa hakawarabiyo aamina aamina
@Goos-Goosmedia
@Goos-Goosmedia 8 месяцев назад
Allaha uwada naxriisto waxay ahaayeen abwaano soomaaliyeede
@saciidgambaf7768
@saciidgambaf7768 11 месяцев назад
Qamaan bulxan iyo salaan carabeey ayaan xigmad badan kehelay waana aragtideeyda
@MohedDhere
@MohedDhere Год назад
Abwaanad u wada duceeya nin walba yaanu awoowgii la ashqaraarin hadii faan wax taro ninka faani karaan ahay lkn waa odayaal ii wada awoow ahaa alle haaw wada naxariisto
@arimahajaceylka333
@arimahajaceylka333 Месяц назад
@@MohedDhere Aamin dhmntood Rabbi haw naxariisto Abwaanadeenii ayey ahaayeene
@caymanqurux1238
@caymanqurux1238 3 месяца назад
Cabsi Cabsi weeye axmed garaadku calidhuux iyo ismacil mire😂 cilmi caravan cabdi .x.khaliif axmed ❤iyo aniga baa ka dhashay 🎉❤
@user-pk2cr2pf5i
@user-pk2cr2pf5i 2 месяца назад
Daarood gabay laguma gaadho siiba ugadeen wa lanbar wan somali ❤
@talalzak1843
@talalzak1843 11 месяцев назад
Inaba caadi maaha , Lkin Musiqa in laga daayo ayuu ku wangsan , fahanka gabayga ayey qaseysa ! Thanks
@Lowk3y19
@Lowk3y19 10 месяцев назад
Asago music lahayn waad heli kartaa dhanka yutubka
@AxmedDeexDawanle
@AxmedDeexDawanle 7 месяцев назад
😂
@abdimaligxamse
@abdimaligxamse 3 месяца назад
Salaan carabay boqorka gabayga nin sakaaro heetaynoyo haban kari wayay isago hunguri waa shidee hed uga yaabayn waadaydo kama marateen heeshigi dhaly 😂🎉❤
@talalzak1843
@talalzak1843 10 месяцев назад
Gabay Caaqiba leh ayaad keentey meesha laakin Muzik aya ka dhexyeraya , Adigo raali ah muzikha ka daa fadlan , Jzkh .
@abdinour
@abdinour 2 месяца назад
Cali dhuux umadaney maahayn😂
@CabdilahiCabdi-zi5ph
@CabdilahiCabdi-zi5ph 13 дней назад
❤❤❤❤❤❤😊
@deeqaxmede7037
@deeqaxmede7037 Год назад
The best Somali people AHN❤
@AbdisalamHusain
@AbdisalamHusain 17 часов назад
@@deeqaxmede7037 from this old level poetries untill 90th is the real golden generatoin of all somali history
@hanadolad2061
@hanadolad2061 Год назад
Mansha alaah wonderful
@Sakarie--7
@Sakarie--7 6 дней назад
Allaha uwada naxariisto
@AaminoAadan-x2z
@AaminoAadan-x2z 3 месяца назад
Alle haw naxariisto aamiin aamiin aamiin
@MowMoney-nn7no
@MowMoney-nn7no Год назад
Xikmad qaman bulxan legnd
@faxdisank
@faxdisank 8 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedmire9988
@mohamedmire9988 Год назад
Ilaa hoow raali kanoqo abwaan cali dhuux aadan
@MaxamedMuuseaxmed-bk3ri
@MaxamedMuuseaxmed-bk3ri 2 месяца назад
Ismaacil cigaal bulaale❤❤❤❤
@CwalijaamacDheere
@CwalijaamacDheere 7 месяцев назад
Aamin 18:42
@AhmedAkadirToti-kk9lp
@AhmedAkadirToti-kk9lp Год назад
Qamaan bulxan alle yarahma Legend ❤💯
@NasiinAbdi-ud7vq
@NasiinAbdi-ud7vq 5 месяцев назад
Hshisyd8dyd8d😊😮
@Lowk3y19
@Lowk3y19 10 месяцев назад
Qamaan bulxan waa xikmad iyo sarbeeb wada socda gabayadiisa 🧠
@a.d.m680
@a.d.m680 Год назад
QAMAAN BULXAN ABUL XIKMA❤
@MohedDhere
@MohedDhere 8 месяцев назад
Libinta waa laaysku qiraa macalinka goobtu waa qamaan nimanka kabaha ayuu la dul maray Nabadoon caalim ah oo hadal yaqaana ayuu ahaa
@abwanseermawaydo
@abwanseermawaydo 11 месяцев назад
Nin nabadoon ah ayaa ku dhexjiray raggan oo soomaalidu la yaabtay laakiin waana buraale ahun
@abwanseermawaydo
@abwanseermawaydo 11 месяцев назад
Barayaashii afka soomaaliga ayay ahaayeen dulucda silsilada markaan loo eegin dhamaan eebe ha uwada naxariisto
@CwalijaamacDheere
@CwalijaamacDheere 7 месяцев назад
Aamin
@cabdicasiisxaasan771
@cabdicasiisxaasan771 7 месяцев назад
HABAR JECLO GANG ❤
@SahraAbdiqadir
@SahraAbdiqadir Год назад
❤rage Ugas 😢uga ash’s uu JECLHY qamaan bulxan isku qabsan ayaan❤
@somaliboyofficial6735
@somaliboyofficial6735 11 месяцев назад
GARXAJIS GANG❤️🦁
@thekinglion2124
@thekinglion2124 8 месяцев назад
Slaan carabi legend
@cabdidarwiish6234
@cabdidarwiish6234 2 месяца назад
Lgends bay ahaayeen wlhy ragaan
@hajamaideen007
@hajamaideen007 11 месяцев назад
Waxba maad xumeyn inkastoo aad dhan u'janjeedho ... waa rag bahaa wadaag ah ogaadeen ,dhulbabante iyo habaryoonis ma waxaan ahyn baad noo sheegi.
@Cici_mimi
@Cici_mimi 11 месяцев назад
Habar Yoonis maxaa daarood ladhaliyay. War hanagusoo dhisin reero siidhii.
@Kamas123
@Kamas123 8 месяцев назад
Rag waa ragii hore iyo intuu yiri😂
@drmaxamedaxmed4671
@drmaxamedaxmed4671 Год назад
Ilahay ha unaxaristo abwan jamac kediye geeridisa waan ka naxay alle muxu tix iyo gabay duubay ciddii dishay waa dhulbahante dhexdiisa
@HagagAdan24
@HagagAdan24 Год назад
Amiin Ilahay ha unaxaristo
@halijama2530
@halijama2530 Год назад
Hooyadaa dhulbahante was laangaab yahaw xun
@drmaxamedaxmed4671
@drmaxamedaxmed4671 Год назад
@@halijama2530 hooyada silka aan ka wasee ii doon iyo dhiladii kula dhalatayba weligiinba waanu idin fuuli jirne
@Cici_mimi
@Cici_mimi 11 месяцев назад
Waa loo aarrin waxa idinka dhaqaaqo baalala ileeyn idoor dabacayuun.
@Cici_mimi
@Cici_mimi 11 месяцев назад
@@drmaxamedaxmed4671 Maxaad fuulujirteen 32 sanno baad maryo xunoo karkaran lacarareeyseem United nations Oo Laheeyddeen daarood Baa naxasuuqe. 18 May Inaad daarood kaxorooddeen baad uniikidaan. Hahaahha
@NuurHussein-f3i
@NuurHussein-f3i 7 месяцев назад
😊😊
@IpraahimWadaadyare
@IpraahimWadaadyare 5 месяцев назад
Nin ragii ceelka udhacay way dhamaaden
@abdiazizmaxamed2629
@abdiazizmaxamed2629 9 месяцев назад
Abwaan salaan carabay alle janadii fardawsa hakawarabiyo adiga iyo abwanada kalaba
@IpraahimWadaadyare
@IpraahimWadaadyare 5 месяцев назад
Laangaab
@cabdiraxmaanrooble4835
@cabdiraxmaanrooble4835 Год назад
😢😊
@MohedDhere
@MohedDhere 8 месяцев назад
Nimanyahaw aduunkan aabihii kuday ayaa maanta baha idoor iyo daarood oo geela aan kaa qaado raaci Ka ahaan jiray maanta ila kaftamayaa oo caay meelahaa la soo fadhiyaa
@shugriyaasiinali329
@shugriyaasiinali329 11 месяцев назад
I love this
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 7 месяцев назад
Habar yonis ayey ugu durken dhulkodi
@HamzaWarsame
@HamzaWarsame Год назад
Ilahai ha unaxaristo Cali Dhuux
@oglejelle9991
@oglejelle9991 4 месяца назад
❤❤❤❤ @Hagag Adab🎉
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Год назад
Dumar.💃💃💃💃💃💃lamoood? .waxaad.moodaa.in.qabiil.isu.gabyaayo.balse.sikalena.waad.moodAa
@IpraahimWadaadyare
@IpraahimWadaadyare 5 месяцев назад
Een colaadi 20 sano baa cali dhuux ragiisii dhamaysay
@DhoreDhore-r3l
@DhoreDhore-r3l 11 месяцев назад
Guba
@caydaruusshanlayste4449
@caydaruusshanlayste4449 11 месяцев назад
Buuri baa la isku tufayaa
@Nagma-1d
@Nagma-1d Год назад
hj balo idin dagty❤❤
@soomaalidageeska186
@soomaalidageeska186 9 месяцев назад
HABAR YOONISTU BELAY AHAYD ILAYN😂 RAGII MIYAA MAANTA 33 SANO LALA MEERAYSANAYAA🤔🤔
@Burcaawi44332
@Burcaawi44332 8 месяцев назад
Habaryonis xagay gabayga ay lahayd ku aragtay laba siyabodba oo gabayga ka dhacay habaryonisba samaysay horta mar xaalba laga qaaday marna qaman oo cali dhux gabayga ka xidhay ayey u furen gabayga wx teetalkiisa qaatay salan carabay oo ilaa hada jawaab waa lo waayey gabaygisii hadalo badan oo ku jirayna waa furi kari wayeen ku faan ninka gabayga halka mar soo galay ee ilaa tariikhda hada aan laga jawaabin gabaygisii
@AbdilahiMuse-r8s
@AbdilahiMuse-r8s 10 месяцев назад
Naagahaa dhankii loo rogiyo dhinacna diidayne dhedigoonsha haa lagu arkiyo dhiiga caadada eh hadayan dhiilka caana ah lahayn laguma dhaarteene
@sagalabdrahman
@sagalabdrahman 5 месяцев назад
Makaahiil ku magaca ogaadeen iyaga nooleeyey
@Cici_mimi
@Cici_mimi 11 месяцев назад
Ileeyn Waxu waligood baa idoor dabacayuun ladhihijiray. Ilaahoow Kabtan Ayuuboow qeyr kusii.
@CabdiAw123
@CabdiAw123 8 месяцев назад
Fahan gabayga 😂
@mxmedadn4194
@mxmedadn4194 Год назад
Yaa garanaya sanadkii uu bilaabmay...dadkeenu taariikhda badh bay ka tagaan waana taariikhda. Waxan filayaa inn uu 27 sanadood
@IpraahimWadaadyare
@IpraahimWadaadyare 5 месяцев назад
Ma nin jabay baad ku digan
@AskimHassen
@AskimHassen 11 месяцев назад
Bal wakase Qof mj aha Soo sheega subaxanllah
@Hiil-walaal
@Hiil-walaal 11 месяцев назад
Mj abwaano khatar ah bay lahaayeen sida awmuuse oo ahaa raggii gabayada somalida bikaabay, sido kale silsiladii dheerayd ee halacdheere bay aad uga qaybgaleen abwaano Mj ah sida cali sharmaake,
@Lowk3y19
@Lowk3y19 10 месяцев назад
Abwaano mj waa jiraan lkn tobanka u horaysa ogaden, dhulbahante iyo isaaq baa sogalaya
@MukhtarMaxamud-o4i
@MukhtarMaxamud-o4i 9 месяцев назад
​@@Hiil-walaalhala dheere intay bilaaben ayay ka baxsadeen MAXAMUD saleeban oo Cali dhuux ayay dhabarka ka mareen😂😂😂 dib Uma soo noqonin ilaa iyo dhamaadka halac dheere😂😂😂😂
@abdinour
@abdinour 2 месяца назад
Gooni cabdi xaaji mataqanid ninkii gabayga hal xiraale ku shegi oo sayidka ka yaabiyey oo aqoonyahana goooni cabdi xaaji search
@abdinour
@abdinour 2 месяца назад
​@@MukhtarMaxamud-o4isoo harti iyo ogaaden muu ahayn mideda kle dhowr nin kucjirtey cali dhuux waxan caruur buu ka biilan jirey😂😂😂
@CabdicasiisCarab-x7t
@CabdicasiisCarab-x7t 8 месяцев назад
❤c/casiis 🎉😅😂
@AxmedCabdilaahi-i7c
@AxmedCabdilaahi-i7c 9 месяцев назад
Axmed keyes SSB
@khadramaxamed4390
@khadramaxamed4390 10 месяцев назад
Cali.dhuux.waa.debi.oge
@AnwarAbdi-w9l
@AnwarAbdi-w9l Год назад
hadii gabayadaoodhan miisaanlasaaro gabayiga salaan ayaa ugu xikmad iyo afsoomali badan kuakale waa iska hawaale waran
@Lowk3y19
@Lowk3y19 10 месяцев назад
Qamaan baa ka xikmad badan
@kasimliban3322
@kasimliban3322 6 месяцев назад
Reer xirsi faarax
@zamzamhabiib3513
@zamzamhabiib3513 5 месяцев назад
Reer xirsiga cali dhuux sheegayo wa'ayo
@Burcaawi44332
@Burcaawi44332 8 месяцев назад
Guba ilaa xatal aan gabayga aan laga jawaabin ee darood jawaab u waayey waa salan carabay habarjeclo gangs maxa ka badali kartaan waxba
@MohamedAhmed-vt9uv
@MohamedAhmed-vt9uv 8 месяцев назад
Adiga Yaa kawada hadlayay. Dumar baad ku xusan tahay. iyo nin Jileec. Aan Hawdka iyo Harad mari karine. Aamus.
@AhmadNuur-bm3kc
@AhmadNuur-bm3kc 11 месяцев назад
😢😢😢. 😂😂😂
@mohamedhagardiid
@mohamedhagardiid 11 месяцев назад
suugaan wax ku ool ah
@KaltoonMuuse
@KaltoonMuuse 11 месяцев назад
😂😂😂😂😂
@sheekhdaahir8075
@sheekhdaahir8075 10 месяцев назад
Далее
Silsiladii halac dheere oo dhamays tiran
1:11:11
Просмотров 558 тыс.
Unique deep painful back massage for Lisa #chiropractor
00:11
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
Просмотров 1,5 млн
GABAYADII AUN SAYID MAXAMED CABDALLA XASSAN
58:00
Просмотров 247 тыс.
Silsiladii Guba Qaybtii Labaad {by Raage hassan}
28:50
Просмотров 683 тыс.
Abwaan Hadraawi | Gabayga Gudgude | Dhamaystiran Full 2021
1:01:53
abwaan Hadraawi | maansadii DabaHuwan | lyrics
20:48
Просмотров 675 тыс.