Тёмный

Dagaal Afeedkii Cali Dhuux Aadan & Sayid Maxamed Cabdulle 

waddani somali tv
Подписаться 128 тыс.
Просмотров 975 тыс.
50% 1

#Waddani_Soomaali_Tv
Dagaal Afeedkii Cali Dhuux Aadan & Sayid Maxamed Cabdulle Dagaal Afeedkii Cali Dhuux Aadan & Sayid Maxamed Cabdulle Dagaal Afeedkii Cali Dhuux Aadan & Sayid Maxamed Cabdulle Dagaal Afeedkii Cali Dhuux Aadan & Sayid Maxamed Cabdulle Dagaal Afeedkii Cali Dhuux Aadan & Sayid Maxamed Cabdulle Dagaal Afeedkii Cali Dhuux Aadan & Sayid Maxamed Cabdulle Dagaal Afeedkii Cali Dhuux Aadan & Sayid Maxamed Cabdulle

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 337   
@CabdikhadarAxmad-yc4hl
@CabdikhadarAxmad-yc4hl Год назад
Sayid maxamad cabdile xasan ilahay ha unaxaristo🤲🦁
@Muse1993MD
@Muse1993MD 5 месяцев назад
Cali dhuux is the greatest of somali poet of all the time
@abdicaziizkadiye669
@abdicaziizkadiye669 2 месяца назад
Old somali poets were the greatest
@haramcadofficial1101
@haramcadofficial1101 Месяц назад
Waxaad af-soomaali ku dhihi kartaan maxaad uga bahantihiin inaad luqad qalaad isticmashaan. Afkeena hadii ana isticmalin cidkale ma isticmalidoonto
@abdihafiiid...............2008
@abdihafiiid...............2008 2 года назад
Axmed faarax idaaja gob hadi la yahy wa in abalkisa la guda adun magac ba ka hare xigmad io tariikhda somali ledahy wa ninka kaliya o haya. Alh cimriga haku barakeyo...
@Ahmett990
@Ahmett990 Год назад
Awoowe Cali Dhuux Ale haku naxariisto taariikh baanoga tagtay🤲
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و
Taariikhduu ka tagay waa tee?
@AliIman-hy3xh
@AliIman-hy3xh Год назад
Sayid moxamed aya katagy tarikh haday wax tari what alegen
@DulqarnaynBoss
@DulqarnaynBoss 5 месяцев назад
Labadaba Allaha unaxariisto marxumiinta uduceeya iska daaya tarnish iyo waxa,shegaysano sayidku waa sayidkeeni calina xikmad buu katagay sida maqlayna danbiguu galay wuu kasoo noqday madanbaabe waa illahay wuuna jecel yahay adoonkiisa khaldama oo usoo laabta Allaha unaxariisto Abwaanadeena
@IpraahimWadaadyare
@IpraahimWadaadyare 5 месяцев назад
​@@AliIman-hy3xhdoqon ogaden
@SagalMohaned
@SagalMohaned 4 месяца назад
Kkkkkkkkkkkk Aduunkaa la ogyahay taariqdu katagaye adigu raran gubyoodku ku dhibayaa ​@@IpraahimWadaadyare
@saidhajinour2271
@saidhajinour2271 2 года назад
Waxay ku tusaysaa sida somalidii hore u ahaayeen dad xor u ah fekerkooda oon shisheeye wax u aqoon RIP
@Khaatumawi987
@Khaatumawi987 Год назад
Allow ku naxariiso awoowe Ali dhuux Adan qabilo dhan ba u heesta inuu wali noolyahay oo qalbada wada jaban tahay waxu ku dhigi jiray rabo janada ka warabi 🤲🦁
@maxaacusub8491
@maxaacusub8491 3 года назад
Cali dhuux aadan libaax buu ahaa allow kuu naxariiso
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 3 года назад
AMEEN YAA RABBI
@maxameddeeqxuseen6874
@maxameddeeqxuseen6874 Год назад
Allahu akbar ❤️❤️❤️❤️ ❤️❤️❤️❤️ Nawaad galyo & naxariis korkisa ha ahaato xabiiibkeeeena maxamed Salalaahu calayhim wasalam salaahu cayalhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ ❤️❤️❤️❤️ Nawaad galyo & naxariis korkisa ha ahaato xabiiibkeeeena maxamed Salalaahu calayhim wasalam salaahu cayalhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ ❤️❤️❤️❤️ Nawaad galyo & naxariis korkisa ha ahaato xabiiibkeeeena maxamed Salalaahu calayhim wasalam salaahu cayalhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ ❤️❤️❤️❤️ Nawaad galyo & naxariis korkisa ha ahaato xabiiibkeeeena maxamed Salalaahu calayhim wasalam salaahu cayalhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ ❤️❤️❤️❤️ Nawaad galyo & naxariis korkisa ha ahaato xabiiibkeeeena maxamed Salalaahu calayhim wasalam salaahu cayalhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ ❤️❤️❤️❤️ Nawaad galyo & naxariis korkisa ha ahaato xabiiibkeeeena maxamed Salalaahu calayhim wasalam salaahu cayalhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ ❤️❤️❤️❤️ Nawaad galyo & naxariis korkisa ha ahaato xabiiibkeeeena maxamed Salalaahu calayhim wasalam salaahu cayalhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ ❤️❤️❤️❤️ Nawaad galyo & naxariis korkisa ha ahaato xabiiibkeeeena maxamed Salalaahu calayhim wasalam salaahu cayalhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam❤️❤️❤️ Allahu akbar ❤️❤️
@niyaaadenahmed-be9fx
@niyaaadenahmed-be9fx Год назад
Zcw😘
@idirisdiiriye5252
@idirisdiiriye5252 3 месяца назад
Cali aadan gorayo iyo sayidkaba alle swt labada ha u naxariisto
@layloabdulaahi492
@layloabdulaahi492 3 месяца назад
Alle ha u naxaristo awoowe sayid maxamed cabdile xasan
@XamseSulub-y2y
@XamseSulub-y2y 6 месяцев назад
Alaha unaxariisto sayid maxamed cabdile xasan ❤
@taariikhogaden1029
@taariikhogaden1029 2 года назад
Dhulbahante ragii Engriiis lasocday buu ka mid ahaa asaga iyo jifooyin badan oo dhulbahante ah , Taariikh wayn ayay OGADEN leeyihiin MashaAllaH
@faizaibrahim6088
@faizaibrahim6088 2 года назад
Yaa kugu sheeekeeyay waxaas Darawiish 95%dhulbahante ayay ahaayeeen Sayiidka dhulbahante la’aan hada lama yaqaaaneen Sayiidka Alle ka sokow iyagaa ayaa magaca u yeeelay
@taariikhogaden1029
@taariikhogaden1029 2 года назад
@@faizaibrahim6088 hhhhhhhh dhulbahante ayaa sayidka magac uyeelay Mise asagaa dadkaas magac uyeelay 🤣🤣
@faizaibrahim6088
@faizaibrahim6088 2 года назад
Go back to the history.😂
@fardushurre1668
@fardushurre1668 2 года назад
@@taariikhogaden1029 oo haduu naf idinku og yahay sayidku muxuu idinkaga soo cararay inader wiilka aanu abtiga u nahay mideeda kale ragii wuu ku faani jiray ee soomaaliyoo dhan ka doortay adeer dee ogaadeen hooyadeen baa dhashaye marna waa tolkeen adiga kuu caayi mayno ee naga xishood ilaahay baa na karaameeyaye mise idoor xun baa thy gabaygiisa waxaa ka mid ahaa ragii diinta hoodada u lahaa iyo hanad shishooraa leh from Darwiish adoonsiga necbaaa 💪🐎🐎🐎🐎
@fardushurre1668
@fardushurre1668 2 года назад
@@ahmedfarah7536 ✔🩸🐎🐎
@sahrakaneec9933
@sahrakaneec9933 3 года назад
Allow unaxariisto dhamantood
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 3 года назад
AMEEN YAA RABBI
@jokargaming203
@jokargaming203 3 года назад
Aamiin
@ahmetakram1488
@ahmetakram1488 3 года назад
Cali dhuux aadan aad baan utaageera gabayadiisa waa abwaan dhiiran aad baan gabayadiisa uxiiseeya ilaa xad
@kaderabdi8241
@kaderabdi8241 2 года назад
Alle ha naxariisto sayid maxamed cabdile xasan. Geesi guni rifaysuu ahaa. Ali dhuux wuxuu ka mid ahaa dadkii guusaysi raaca ahaa lkn tolkii way kasoo hor jeedeen badanka
@qaranmediainc5513
@qaranmediainc5513 2 года назад
Cali dhuux 11 sano buu darawiish Ka mid aha oo uu Ingris la dagaalamayey adeer kii abwan afdabool Adan galaydh ayuu subax lagu dilay xaruntii darawiish inta la dhahay wuu xujoobay marku sayidka iyo ismaaciil mire waydieyeyna way u garabi waayen marka buu go.aan Saday inuu reer gorad kasaro darawiish mucaradna ku noqdo wuuna ku guulaystay rag badan buuna kasaray lakiin waligii col intuu kaxaystay kuma duulin talex waayo cida ku dhimanaysa talki inay yihiin buu oga
@jakey2424
@jakey2424 Год назад
Cali Dhuux wuxuu diidanaa tolkiis oo ku dhammaanayay dagaalka. Sayidku wuxuu ahaa nin Ogaadeen ah. Tolkiis umu tegin kumana dhex dagaalamin. Ogaadeen lama socon Sayidka. Taasuu diidanaa Cali Dhuux
@mohamadboodhle7478
@mohamadboodhle7478 Год назад
ALLE YAA RAXMA RAAXIMIIN DADKEENII WAFAADEY AMIIN YAA RABBI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@mohamudaliabi5890
@mohamudaliabi5890 3 года назад
ilaahay ha uwada unaxariisto murti waaka tageen ragaasi dhibkasto ay umada soomariyeen
@tabaanapdy5721
@tabaanapdy5721 4 месяца назад
Sayid Mohamed abdile hassan ilahow kuu naxariiso awoowe
@farxaanaxmedclaahi6974
@farxaanaxmedclaahi6974 3 года назад
Wallee geel jacayl aan uqabo wow jirrabi ruuxda
@RIo_2024
@RIo_2024 3 месяца назад
Yaa yiri?
@ahmedmohamed-rw1ku
@ahmedmohamed-rw1ku 2 года назад
Allah ha unaxariisto Maansooyin & sugaan ragaas ilaahay waa ugu deeqeey
@AbdiAdan-h8g
@AbdiAdan-h8g 3 месяца назад
Ale unaxaristo 2024😢 soo boqday
@sharmsjg
@sharmsjg 3 года назад
Dhaqan fiican ma'aha, dhac iyo dhiiga xoolo muslim
@hogaamiye7081
@hogaamiye7081 2 года назад
Berigaa dhaqanka jirey baa saa ahaa nin Reer awood badan kadhashay baasaa samayn jirey
@fariidtv7127
@fariidtv7127 2 года назад
@@hogaamiye7081 ilaa iyo hada weey jirtaa somalidu 30 ayaga uun iska xasuuqay malaayiin
@shaashshah2707
@shaashshah2707 2 года назад
Wuxu ugu jawaabey sayedku cali dhuux "Abtirsiinyahay wuxu ugalaa Odaya waaweyne halkaan Uga oraaraana waa odaygii daaroode Odgoonow rusuulkii na Waa ina adeerkayyw Asaxaabihii ayaan ehel wadaagnaaye. Sawkii ilaahay nacee eyga qalay ma ihid"
@khadarabdullahi2900
@khadarabdullahi2900 Год назад
Jawab fiican baa lasiiyey
@abdirizakafweyne5358
@abdirizakafweyne5358 3 года назад
Afmaalkii soomaaliyeed waxay inoo ka tageen murti iyo dhaqan qaali ah, balse xilka maanta waxaba ka yaqaan Ragii hore iyo hadalkuu la tegey
@maxamedcasayr291
@maxamedcasayr291 Год назад
Alle ha ku naxariisto abwaan cali dhuux
@adnaanhamza4303
@adnaanhamza4303 3 года назад
Masha Allah idajaa wa nin wax garad iyo Eegma fog
@Kpro.
@Kpro. 3 года назад
Dagaal aan dhiig ku dadan
@Gaanimedia273
@Gaanimedia273 3 года назад
Madaaloow hadda aniga midkii oo kale ma ila geli kolba waan kaa adkaan ileen weligiin baan idinka adkayne hahahaaha
@ugaaspadri7616
@ugaaspadri7616 3 года назад
Cali dhuux allaha naxariis to xiligas baa noocaas ahaa dadka wakhtigaa nool waxyar mooyaan
@siciidali1360
@siciidali1360 2 года назад
Axmed faarax cali idaaja alle maalka iyo maskaxda hakuu barakeyo
@malikjaanuu6870
@malikjaanuu6870 2 года назад
Wa mesha laga haysto dhulbahante habaarki wadaadadaa
@handahamud758
@handahamud758 Год назад
Soo dhama Hada Nabsigii 100 ka sano jirsaday 1922-2022. Xiligi Darwish la jabiyay. Somalidu ben ma maah maahdo "Nabsigu bil jir, Ama 100 jir, Ama isha baal keda ka dhaw".
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 2 года назад
Mashaa Allah idaaja nooloow 💚💚
@fareppe9308
@fareppe9308 2 года назад
M.a allaha unaxariisto sayidka io calidhuux legends
@shaakirboyofficial5700
@shaakirboyofficial5700 Год назад
Walleee Cali Aadan Garanyo "Cali dhuux" inuu Labo xiniinyood Ahaaaa. Dad waa dadkii Hore maxay Hadii Ay Karti Tahay,ama Qab, Afmaalnimo, iyo sharafta dumarka soomaaliyeed meel sare ka jooogtay. Alle Ha Naxariisto dhamaantod Sayidka iyo Cali ba.
@SumayoUpdi-k8f
@SumayoUpdi-k8f 4 месяца назад
Alle unaxaristo 2 badodaba adeero❤😢
@CabdicasisAwilAli
@CabdicasisAwilAli Месяц назад
Cali Aadan Goroyo (Cali-dhuux)🙏
@MaysaFaraax-xb6ql
@MaysaFaraax-xb6ql Год назад
Cali dhuux ilahay haw naxaristo
@cabdisalancilmi2232
@cabdisalancilmi2232 6 месяцев назад
Og cabsi cabsi😢😮
@gamuureyare4125
@gamuureyare4125 2 года назад
Cali dhuux wuxuu ahaa hogaamiye dhab ah saa wuxuu fahmay Ina cabdule xasane
@Muse1993MD
@Muse1993MD 5 месяцев назад
Cali dhuux genius buu ahaa
@n.p.abdisitaarabdillaahi3428
@n.p.abdisitaarabdillaahi3428 4 месяца назад
Cali dhuux nin adag oo indheer garad ah ayuu ahaa shakhsi si wanaagsan u fahmay ayuu ahaaa Odaygii argagixisada ahaa ee ina cabdille
@Bigboss-b4h
@Bigboss-b4h 6 месяцев назад
Awooowe ali dhuuh alle hakuu naxariisto
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 2 года назад
Teeriga ragii lalama dhaco toogashawaaye tiiraanyo Kuma seexano iyo taharo qaydhiine hadalkii la tuugaysan jirey waan ka togonaaye
@mahamuudsalah8588
@mahamuudsalah8588 Год назад
Ale haunaxariiso dhaaaman amiiin
@handsometechniques1205
@handsometechniques1205 Год назад
Dhuldarawiishtuba waa Dhulbahante iyo inyaroo lagu qurxiyey : Larkin way ku madheen diyaradaa lagu duqeeyey .
@drmahamuodcaqlinour2496
@drmahamuodcaqlinour2496 Год назад
Best Somali poet
@upomaxamedupo5317
@upomaxamedupo5317 Год назад
Daar reer😢
@FadumoOmar-bs8cg
@FadumoOmar-bs8cg Год назад
To e,
@HabiboHassan-wi5qw
@HabiboHassan-wi5qw 8 месяцев назад
Hassan​@@FadumoOmar-bs8cg
@HabiboHassan-wi5qw
@HabiboHassan-wi5qw 8 месяцев назад
Hassandahir
@Yacinali71
@Yacinali71 7 месяцев назад
​@@FadumoOmar-bs8cgq❤❤❤❤❤❤❤❤°!❤CW,C
@Deeqa-dcy71
@Deeqa-dcy71 3 года назад
Halyeyo waqtigoodii soo qaaty
@Saddamahmett
@Saddamahmett 3 месяца назад
Alle hauwada naxariisto abwanadii somaliyeed iyo halyeedadiiba
@AbdiAbdikaafi
@AbdiAbdikaafi 5 месяцев назад
I love somali poems 💖
@abdikadirabdi5059
@abdikadirabdi5059 3 года назад
M,a bernamijka hidaha iyo dhaqanka wajeclahay bro Gul wacan
@cabdiwaaxidmaxamadaxmad9039
@cabdiwaaxidmaxamadaxmad9039 3 года назад
@zayidmohamedy
@zayidmohamedy Год назад
​@@cabdiwaaxidmaxamadaxmad9039 !
@yazinkomad3302
@yazinkomad3302 Год назад
Legend weyn buuu ahaaa Ali dhuux adan
@munahussein-rv3zs
@munahussein-rv3zs Год назад
Alha uu naxaristo sayidka hogaamiyahii cidanka darwiish
@abrarmedia-u6
@abrarmedia-u6 3 года назад
Masha allah mahadsanidin wadani somali tv
@asmalove7395
@asmalove7395 8 месяцев назад
Cali dhuux libax lib dhaly alle hku naxrto awowe😢
@kingmo9457
@kingmo9457 2 месяца назад
Mujaahidiinta❤❤❤❤😂☺️☺️
@abwansuldanmuuseali
@abwansuldanmuuseali 3 года назад
Inta aniga igu hiifaysaan hàlaha guuyoobe
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 2 года назад
Wuxuu ahaa ninkaas Rabbi baa yaqaan marna mujaahid idin ah marna qabyaalad ku sheegeysaan.
@barwaaqoosmaan6286
@barwaaqoosmaan6286 Год назад
Alllah haunaxariisto dhammantot abwanadiisomaakiyeed 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@najiibhassan
@najiibhassan 2 года назад
Walow usan dhaqan fican ahayn lkn hadana marka ya ficnayd😍😂✊
@doodaay5822
@doodaay5822 2 года назад
Maxaan dhaqan fiican eheyn? shakespeare. Marka schooladka Laguuhu dhigaayo ayaa malaha dhaqan fiican ah somali uunbaa dhaqan keedaka carartee aduunku waa dhowraa qadariyaa dadkaas oo kale Qofka bini aadamka Ah waxaa lagu gartaa waa dhaaan kiisa aduunka inta oow joogo aaqirone camal Kiisa
@aishaabdi2397
@aishaabdi2397 Год назад
Meel kasta joog illa Tiktok ila fcbok illa meel laga gabyayo 😂😂😂
@CabdalleAadan-hg4vu
@CabdalleAadan-hg4vu 5 месяцев назад
Labadaba ilaahay ha unaxariisto
@abdinour
@abdinour 3 месяца назад
Genius weye cali dhuux madaxa dhibta weye 😂
@cabdomohd7282
@cabdomohd7282 3 года назад
Odaygan daarood uu taariikhdooda ka sheekeeyaa soomaalida kale ma soo bandhigo waa qabyaaladayste wayn
@facultyofmemes135
@facultyofmemes135 3 года назад
taariikh aan daarood ahayn miyaa waagaas jirtay
@herzamandamutluolsunzaidda9147
@herzamandamutluolsunzaidda9147 2 года назад
Mahan ee dadkaas baa looga danbeeyah tariikhda somaliyh cali dhuux ismciil mire qaban bulxan sayid Mahamed Abdulle Hasan salan carabay wiil waal raage ugaas bal wax ka dheh adi zxb
@mohamohay4786
@mohamohay4786 2 года назад
Adeer tariikhda Somali waa darood taariikh kale ma jirto
@aragsancabdi4592
@aragsancabdi4592 2 года назад
Soomaali kale oon darood ahayn miyaa jirtay neefow
@cabdiwali4
@cabdiwali4 Месяц назад
Asagu hadii uu taariikhda Daarood nooga sheekeeyay wuu dadaalay ee adiguna inta uu ka tagay iyo qabiilada kale nooga sheekee duco qabe.
@abdijibarhersi2859
@abdijibarhersi2859 3 месяца назад
Yaa cali dhuux tiktok kaso maqly hadhowna so raadiyey
@mohamohay4786
@mohamohay4786 2 года назад
Cali dhuux libaax allaha u naxariisto
@raaxacadeey2292
@raaxacadeey2292 2 года назад
Dad la dhaco ma libaxnima aun
@essataabit6385
@essataabit6385 Год назад
Jabaabta sayid cabdule xassan In aa raacisid ee eheed
@AA1237
@AA1237 3 года назад
Waxaad ku mahadsantahay music ga aad kasaartay
@fatumoali5452
@fatumoali5452 Год назад
⁹x,,
@samiirlucky1849
@samiirlucky1849 10 месяцев назад
Awoowgey Cali Dhuux waa loo Turaaye Sayidka Mucjisu ahaa
@naxwoibraahim5858
@naxwoibraahim5858 2 года назад
Somalida xiligaa diinta kuma dhaqmi jirin ilaa in yar ma ahne
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 Год назад
Xerta qabiilka ah weeye ciduu cali dhuux geela ka dhacay rer galdogob waxaa kaloo jira nin cabdulle geesood La oranjirey gabay u geelaas iyo cali dhuux u tiriyey mahadsanid idaajaa
@inaapokor6467
@inaapokor6467 3 года назад
Labadyduba adeeraday
@IlyasZola
@IlyasZola 2 месяца назад
Dad waa kuwi hore❤
@cabdulabdul5416
@cabdulabdul5416 2 года назад
Cali Dhuux aadan halyey
@abdirizakahmed494
@abdirizakahmed494 2 года назад
War sayidku ma malcaamad buu haystay waa maxay jeedalku, sikastaba ha ahaatee allihii daraawiish iga beeray baa mahadleh.
@aadandhaqane2107
@aadandhaqane2107 2 года назад
masha allaah
@jamacxasan4902
@jamacxasan4902 2 года назад
Tuugnimo ma fecna waxaa kalo fecnen taarikh dhinac ka raran iyo o hal qoos ah
@herzamandamutluolsunzaidda9147
@herzamandamutluolsunzaidda9147 2 года назад
Wll iskadah qalbi xumadda maansadda reerka aad shegayso yaweye ubadnayn sayid mahamed abudle qaman bulxne cali dhuux İsmail mire
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Год назад
Geel jacay haddana qabyaalad jacayl allow sahal
@drdegan7434
@drdegan7434 2 года назад
Ale hawnaxàristo dhamaantot
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 2 года назад
Dayib inan odhanaynin oonan dabac na dhiibaynin oo aan diiday xaaji axmadoow dahablaguu sheegye Caligii duraamada waxbadan dicada iiqaadey iyo faarah wuxu diin akhriyay igaga waa deeqe dariiqada iyaba way hayeen waana taam diraye
@alimohamed9107
@alimohamed9107 3 года назад
It's sad to bring two big leaders them time to have animosity between them plz bring thing support somali issues
@happy-il2nr
@happy-il2nr 3 года назад
Don't ignored Ali Dhuh you're family are still living under colonies
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 2 года назад
@@happy-il2nr which colony miskin yahow
@happy-il2nr
@happy-il2nr 2 года назад
@@SNUFFED2ROLLs ethiopian kii awowgaa iyo aabaha adiba idin gumeyeen Caada qatayahow
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 2 года назад
@@happy-il2nr inaa gumeed askari ingris iyo talyani aha wala garanaya oo bumo inti loo geeliyeey xabad cadanka iskugu dhigi jireey kaas aya inagumeed ah taarikh adan laheyn miya igu dhul sameysan rabta jaaji yahow
@happy-il2nr
@happy-il2nr 2 года назад
@@SNUFFED2ROLLs aniga igama dhalanin Ina ileey iyo inta ka horeesay Ina aboow taqriiqda dib u raac ku darsoo jeel ogadeen gabdhihii cad cadaay sharafkoda lagu wax yeelen jiray war hedhe guntaada fiiri intaan ila hadlin aniga😛
@degdegmedia12
@degdegmedia12 2 года назад
Cali dhuux wuu ka shalaayey colaadii uu darawiishta u hayey...markuu indhihiisa ku arkay idoor ingriis hubeeyey oo reerkii dhulbhante eber ka dhigay.
@kayj820
@kayj820 2 года назад
Cali dhuux waa nin ah duduble waana awoowgay
@shakir15
@shakir15 Год назад
CALI DHUUX waa Nin dhulbahante ah Duduble iyi Hawiye midkoodna ABWAAN malahayn Sinjayadaada Wase
@ahmedhani6670
@ahmedhani6670 Год назад
Duduble marki cali dhux nola lama aqoon 😂
@abwansuldanmuuseali
@abwansuldanmuuseali 3 года назад
Ìnta aniga igu hiifaysaa
@YghGgh-q2d
@YghGgh-q2d Год назад
Ali Dhuux wuxuu yiri: Gun baan ahay gambaa iisaran
@MahadFarxaan-x7i
@MahadFarxaan-x7i Год назад
Rabi ha unaxaristo
@maryananshur5732
@maryananshur5732 2 года назад
Ilaahay haw naxariisto
@MaxamedxasanMaxamedxasan-v5m
@MaxamedxasanMaxamedxasan-v5m 4 месяца назад
7jun. 6 2024🤗🤗😂🤣
@ahmetqurbo8603
@ahmetqurbo8603 17 дней назад
Just now 😂
@UsameUmal
@UsameUmal Год назад
"Gooddeey geesigu geerrida horteed gaadda sheeyoo geel la'aan diid"
@waanooyinqiimobadan
@waanooyinqiimobadan 2 года назад
Walee dad noolbaad tihiin Hadaydu kamankii xumaa iyo muusigii ka jarteen
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 2 года назад
Waxa kale oo xusid mudan markii wiilka la diley wuxu yidhi Hal igaley sidii ugaxda Gorey ha igu gaadhnaato
@qaranmediainc5513
@qaranmediainc5513 2 года назад
Dardarankii aderkii adan galaydh buu ku wacyi qatay inuu cali gari isku dilo muurabin wuuna kala badbadiyey libaax buu a-ha allah ha unaxariisto
@saidmohamed1848
@saidmohamed1848 3 года назад
Dhulbahante waa kii hore
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 2 года назад
Allaahu akbar eedaanku waa afkiyo beene ashahaaday gaalkuba waa ehlu naarkiiye asxaabihii olol kudhece waa uabtiriyaaye ubo weysiyo waan kugu arkaa agab salaadeede haduu uurka kaajiro wardiga kaama orodneene 😂😂😂😂😂
@saladali5133
@saladali5133 Год назад
Adan ducaake ❤❤❤❤❤gukeyso
@shaafiabdi8273
@shaafiabdi8273 2 года назад
Ogadeen hadaynu nahay cali dhuux waxba inoma reeban walee!!
@hamzaibrahim2159
@hamzaibrahim2159 2 года назад
Walal sayidka ogaden muxuu kasiiyahay?
@apdihakimali3566
@apdihakimali3566 2 года назад
@@hamzaibrahim2159 BAH-GERI BUU KAYAHAY
@khadarroyz7009
@khadarroyz7009 2 года назад
@@apdihakimali3566 hyphen mxa waye bahgeri dheh dee
@munahussein-rv3zs
@munahussein-rv3zs Год назад
​@@hamzaibrahim2159 bahgari maxad adan adan dhagax
@cabdiwali4
@cabdiwali4 Год назад
Fadlan walaal , Idaajaa muuqaaladiisa playlist gaar ah u samee, si ay noogu fududaato inaan helo. Hadda way badanyihiin oo way isku dhex yaacsanyihiin in la helana way adagtahay.
@WaddaniSomalitv
@WaddaniSomalitv Год назад
Haye Wll Mahadsanid
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 Год назад
Teeriga ragii lama dhaco toogashana waaye tiiraanyo Kuma seexano iyo taharo qaydhiine hadalkii la tuugaysan jirey waan Ka toganaa
@cabdiraximmaxamed3716
@cabdiraximmaxamed3716 2 года назад
Wale wa runti
@nuurmoumin2761
@nuurmoumin2761 2 года назад
Nuur moumin
@abdirazakmuraad2161
@abdirazakmuraad2161 7 месяцев назад
Allahu akbar eedanku Waa ka afka iyo been Ashaaday gaalkuba Waase ehelu naarkiiye Asxaabihii olol ku dhace Waad u abtirisaaye Ubo weyso waan kugu arkaa Agab salaadeed. Haduu uurka kaa jiro Wardigu kama orodnen
@Skč77_44d
@Skč77_44d Год назад
Alle ha idin naxaristo laba awoowe hana idin dembi dhaafo sharaf ayaad noga dhimaten iyo geesinimo Wallow cali dhuux wixiisu ka daray aha😂
@yaxyacabdi5471
@yaxyacabdi5471 Год назад
ABRISIINYADAADA WAXAAY GASHA EYDAREER XAMARE
@saalaxdheere4486
@saalaxdheere4486 2 года назад
Ina adeerow fecbooka maxa uga saarteen
Далее
Sayid Maxamed VS Ogaadeen
27:47
Просмотров 376 тыс.
КЛИП ЛИСА УЖЕ ВЫШЕЛ!
00:16
Просмотров 537 тыс.
КЛИП ЛИСА УЖЕ ВЫШЕЛ!
00:16
Просмотров 537 тыс.