Тёмный

CARAFTA SACADAHA IYO GACMAHA 

Hamda Home Decor
Подписаться 112 тыс.
Просмотров 24 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 155   
@maria-ij1qg
@maria-ij1qg Год назад
Masha alah qof walba hadaf iyo yool buu leeyahay intaa ka gaaraysidna waa inaad u dhabar adaygta xaaladaaas aad waqtigaas ku jidhay ana hada ku jira insha alah wana ka bixi doona waana gaari doona hadafkayga aniga iyo xaajigaygaba ilaahay awlaad khayr qabta hana siiyo❤
@ibtisaam4553
@ibtisaam4553 Год назад
Aamiiin Aamiiin yaa rabbi
@nimcosalaad9092
@nimcosalaad9092 Год назад
amiin amin abyo
@zaaraqueen8844
@zaaraqueen8844 Год назад
Allahuma ameen alle haydinku arsaaqo
@Mazbal
@Mazbal Год назад
Ameen ilahey hadin siiyo awlaad qeer qabto Abaayo mcn
@aaminahzehra7526
@aaminahzehra7526 Год назад
Waa gabadha kaliya somali ah oo role model ii ah m,a.nolasha kuma xumeyso💟❣
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 Год назад
m.alah qurx iyo caraf iyo nadafad xamdi iyo faan ismalahee qofaa Adan aqoonin wax inalagsheegaa mafcno waxan faaido lahenba Noma kentid abyo alaha kusharfo🥰🥰🥰🥰
@saido-247
@saido-247 Год назад
Waaw another level Mashallah!❤ your classic lady. Iam taking notes sister
@user-pm8zf2ei5p
@user-pm8zf2ei5p Год назад
Anigoo kale ayaa tahay abaayo waan jeclahay cadarka saacadaha iyo boorsoyinka iyo kabaha iyo cabaayadaha
@aaliyayarey2136
@aaliyayarey2136 Год назад
May Allah bless you and your family Inshallah
@faizaruun5670
@faizaruun5670 Год назад
Mashllah abyo gabar naftedha jecel ayaatahay Ilahey il biliaadan hakaahayo mcnto ❣️
@fatuushvlogs4305
@fatuushvlogs4305 Год назад
Waligay adigo faanayo quruxey ma arkin masha allah noloshaada ilahay haku barakeeyo
@hufualihaewfhp5661
@hufualihaewfhp5661 Год назад
Isha baxarka biyaha maanyo ilaahay wax xun hakaa dhowro Aamiin yaa rabi ❤❤❤❤❤
@user-pm8zf2ei5p
@user-pm8zf2ei5p Год назад
Abaayo anigaa haysta Hermes iyo Cartier waa qaali thank you sister
@maryamaxaji3820
@maryamaxaji3820 Год назад
Masha allah Abaayo Qaali Allow ku xafid wax badan kaa faaiday waxad noo tahay dhiiri galiso xaasidna ma tihid dar alle kuu jeclahay wlhi
@anzalmoha391
@anzalmoha391 Год назад
Caraftiyo qof hamda qrux m.a abaayo si lmid wlh aduunka crafta ayan ujeclhy jah🥰🥰🥰
@istahilosmanabdi9190
@istahilosmanabdi9190 Год назад
Xamdiyey abyo shalay kaa codsaday suumanka lasoo dhaqso xbbti safar baan geli rabaaa xbbti
@fatuushvlogs4305
@fatuushvlogs4305 Год назад
Masha allah xamdi qurux video tayo leh weeye allah ku barakeeyo
@ubaxnuur4455
@ubaxnuur4455 Год назад
Masha allh tabaraka raxmaan wllshy gariyeey rigalinti maad so dayn wllo gacalo naga so dhig mesha dhiri galin sidan isku dabaro narkan guursato Nolol qurux badan aan u samaysan laha hada wali man guursane ❤️❤️❤️❤️
@amiishaahmed9865
@amiishaahmed9865 Год назад
Mashallaah tabaarakallaah Allah yaa baarik hbbt. Noo soo geli boorsooyinka iyo suumankaba.
@talawanaaggoodadvice8891
@talawanaaggoodadvice8891 Год назад
Masha Allah Xadiyay masitdhi dukaan Ayaaba tahay Allah hakuu bara keeyo Waxaaga anagana qurux daa waa iskaga Nuur nuur sananaa baaraka lallah 🎉🎉
@amalo8798
@amalo8798 Год назад
Xumana ha iga. Qadann Wakhtigan way adag tahay Iinaad aminto dadka Alle ha idin xafido Amin
@ilhanmohammed9569
@ilhanmohammed9569 Год назад
Masha Allah my beautiful sister may Allah bless you and your family ❤
@abshiromohammed8333
@abshiromohammed8333 Год назад
Mashallah tabarakallah allahuma barik
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Год назад
Mashaa Allah TabarakAllah Alle hakuu barakeeyo gurigaga iyo wax kasta oo aad haystid walashay, Aamiin Aamiin yaa Rabb💖❤️💞
@kadraadam137
@kadraadam137 Год назад
You deserve more likes walaal 🇩🇯
@nasrineabdu7564
@nasrineabdu7564 Год назад
Masha Allah
@kadraadam137
@kadraadam137 Год назад
MashaAllah barakAllah
@leilaahmed.6944
@leilaahmed.6944 Год назад
MashaAllah tabarakallah habibti abayo magacayasha safican notusi abayo
@iqruuzhdhemayman8589
@iqruuzhdhemayman8589 Год назад
Mansha allh alle ha ku barkeeyo xamda qurux badan
@muudahir7081
@muudahir7081 Год назад
Nafta jeclow gabdho naag nool tahy ❤️♥️❤️
@Annuu-wu7es
@Annuu-wu7es Год назад
Masha allah, faan kaa dheer abyo, naag tashatayoo talaabsatay oo tagtay baa tahay
@halimamusa6720
@halimamusa6720 Год назад
Masha’Allah elegant ❤
@muhiiinasii9789
@muhiiinasii9789 Год назад
Mshallh barakllh dhmays
@faizawarsame9848
@faizawarsame9848 Год назад
Waaw maasha allah xbbt
@hm-vs7kd
@hm-vs7kd Год назад
Masha Allah Tabaarak Allah Abaayo il iyo cowro Allah kaa haayo insha Allah. Geedaha parafuumanka kuugu dhexjiraan intee laga helaa?
@Animeedits1348
@Animeedits1348 Год назад
Mashllh xbbty qof faanto kawaynid wlhi adbaan mujeclahy saaan kujeclahy ilahey hanowda jeclaado kkk ankula kaftamee kacmo iskoobo jijimohoodi away heee
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
Kakakakaka waan soo radina qalbi ilaah haku jeclado mcnto
@saadiadirie3877
@saadiadirie3877 Год назад
ماشاءالله تبارك الرحمن
@ayanabadirahman9240
@ayanabadirahman9240 Год назад
Masha allh abyo allh ha ku barakeyo nimco walbo heysatit
@indhouronindhouron7992
@indhouronindhouron7992 Год назад
Abyo fan kama ahan wan ognahay inta xun inta kle ku ulow ❤
@ubahali9319
@ubahali9319 Год назад
Masha Allah ❤❤❤
@marwojannah6820
@marwojannah6820 Год назад
Masha Allah walashay jazakallah keep going 😘
@aminaiman8259
@aminaiman8259 Год назад
Allah haku barakeeyo reerkaga huno macaan
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 Год назад
Jumca Mubaarak dhamanten hbo mcn.Alle SWT ha ku xifdio Aamiin 🌹❤️🌹
@maryanabdirisak3101
@maryanabdirisak3101 Год назад
mansha allh allh hku barakeeyo abyo
@ahmedboss1238
@ahmedboss1238 Год назад
Masha allah walalo you are amazing ❤❤
@umuahmed4253
@umuahmed4253 Год назад
Walaley waan kugu daba lunnay bas marka hhhhh kaftan weeye Ilaahay hakuu barakeeyo gurigaga iyo awlaadaadaba
@hodanabdi3667
@hodanabdi3667 Год назад
Mashallah taballah ... i am perfume lover 2 .. i can understand u
@arafodjama2604
@arafodjama2604 Год назад
Macha allah hbbti
@barlinyusuf8803
@barlinyusuf8803 Год назад
Masha alah habo warunta ilahay haku barakeyo habo mcn ❤❤❤❤❤❤
@queenaisha8930
@queenaisha8930 Год назад
Masha Allah ilaahay haku barakeeyo
@ilwaadnuura9182
@ilwaadnuura9182 Год назад
Masha allh wllshey mcn xamda qurux labo maalin ka hor ayaan kusoo biiray bartaadan youtube inta video ee aad soo gelisay badi waa aan daawaday inta iidhimana waan daawan doonaa waxaad tahay gabar ku dayasho mudan oo wax badan oo faaiido uleh hooyooyinka iyo dhamaan dumarka ta yar iyo ta weyn ba usoo gudbisa ajar badan allha kaa siiyo
@farduuskalgacalsacad3868
@farduuskalgacalsacad3868 Год назад
Masha allah wllshay allah ha kuu barkeeyo anagan hana siiyo
@khadramashaallahfadhiqurba54
Masha Allah Hamdi dadkaad dhiiri gelineysaa ee tlkau baahanahay 😍😍
@mamaakram7034
@mamaakram7034 Год назад
Thks walal
@farxaanahfamilyxarago955
@farxaanahfamilyxarago955 Год назад
Waw! Mashaa allah #xamdiqalbiwanaag
@hibaaqcabdi7096
@hibaaqcabdi7096 Год назад
Maasha Allah fariidnimada kugu jecalahay
@ikranabdille7203
@ikranabdille7203 Год назад
Masha Allah Allah ku barakeyo abayo
@vlogingwithhamdi4462
@vlogingwithhamdi4462 Год назад
Mansha Allah hambalyo abaayo
@ladanhagi33
@ladanhagi33 Год назад
Masha Allah sister Allah ku barakeyo😍
@hannahani192
@hannahani192 Год назад
Masha alah abayo alaha kuubarakeeyo qurux dumar ayaa tahay
@rayaanmahamed4646
@rayaanmahamed4646 Год назад
Mnsha allh wlo ilahy haku barakeeyo xoogaga iyo xoolahaga xbbti ❤❤
@aminaiman8259
@aminaiman8259 Год назад
Mansha Allah aniga ayaa yaqaan Hermès oo reer Djiboutiya iyo waxaan arkayaa Joy perfume aan jeclahay
@cadeycabdule9129
@cadeycabdule9129 Год назад
Asc walashay mashlah mashlah ❤ elegant ❤
@raaqiyoibrhim8089
@raaqiyoibrhim8089 Год назад
Allha ku barakeeyo abaayo mcnto guulayso Ana iso ducee
@Suheyla270
@Suheyla270 Год назад
Masha alaah tabarakalaah ❤️ ♥️ 😍
@zabiyacadey-k2j
@zabiyacadey-k2j Год назад
Mashaallaah bella illaahey ha ku xafiido adiga iyo family 😍😘❤️
@fadumofanka2244
@fadumofanka2244 Год назад
Mashaa allah
@nasraabdilaahi9371
@nasraabdilaahi9371 Год назад
Mash allah hamda udug hamd qurux
@amarabdi3650
@amarabdi3650 Год назад
Mash Allah hamdi Queen naag nool 😍
@aminaadan5697
@aminaadan5697 Год назад
Abayo dhar magalo wad xidhan karta lkn dhal magalo noqo waxn mesha sodhigtay wax mahe igana rali ahaw 🙏
@samiamuse7457
@samiamuse7457 Год назад
mashllah tabarakllah keep going abaayo
@ruqiyobashir4812
@ruqiyobashir4812 Год назад
Maansha allah ilahay ha kubarkeeyo abayo
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 Год назад
Mashallah mashallah mashallah abayo
@aishafamily5814
@aishafamily5814 Год назад
Masha Allah xabiibti Allah haku barakayo ❤
@rahmaskitchen468
@rahmaskitchen468 Год назад
Wow MashaAllah
@farhiahussein4120
@farhiahussein4120 Год назад
Masha allha
@salmanuur331
@salmanuur331 Год назад
Masha allh abyo ilahay hakuu barakeyo
@salmanuur331
@salmanuur331 Год назад
Abyo haken kala soo xiriraa
@Rasmi473
@Rasmi473 Год назад
Manshaalh ❤
@ayanabdi54
@ayanabdi54 Год назад
Mashallah abaayo allaha ku barakeyo🥰🥰🥰
@ubahaliomar2396
@ubahaliomar2396 Год назад
masha alah ❤
@fali2695
@fali2695 Год назад
Mash Allah
@ayaanawil2956
@ayaanawil2956 Год назад
Mansha allaah
@ubahabdirahmanmohamed7624
@ubahabdirahmanmohamed7624 Год назад
Abaayo lcgta iciileyso lkn waan gaari doona insha allaah mrka america ado dhowan anaa sidaan noqon doono wana kula soo xiriira intgrmkaaga wan heysta hadi adan dhiman ana anan dhiman xalado badana ijeex jeexy wlhi ano hal bby grl dhahaly oo south africa joogo hada xamar ayan jooga xamdiyey aadbaan kuusalamaya ina adereey ❤❤❤❤❤👌
@nastehoomar5231
@nastehoomar5231 Год назад
Masha allah abayo qaali ❤
@habonjama5181
@habonjama5181 Год назад
Mash allah
@katrajama8077
@katrajama8077 Год назад
Hamdi abaayo Masha allaah
@amalo8798
@amalo8798 Год назад
Asc hamdi xabiti Alle ha ku barakeyo Xabibti waxa fican in an Isku shegno Wixi fikradena ah dahabka aad so bandhigayso adga iyo rerkagaba khhatared ayay ledahay tugo aya ku so dhici karta Alleha idinka magan galiyo Ka firsso waxa aad so galinayso
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
Wcwtsb dahab miyaanba soo bandhgau abyo
@fridasson848
@fridasson848 Год назад
Intaan yutub daawanayey waligay ma arag qof alaabta uu haysto nooso badhigsyo wali lama arag ee iska daa wax faadido leh u sheege walaahi waa faan ee xishood
@miskiabdirahman5470
@miskiabdirahman5470 Год назад
Mansha allah wlo anigu sacad, faraanti, iyo gacan dhan ma xirto mana jecli intas gloves aya xiranahay meel clinic ba ka shaqeya lkn hada waba masayray 😂😂
@sawdamohamud4586
@sawdamohamud4586 Год назад
manshaallaah 🎉❤❤😊
@farxiyogafun3070
@farxiyogafun3070 Год назад
masha allah❤
@faadimoyousuf711
@faadimoyousuf711 Год назад
Alpi love you ❤❤❤
@naciimocaday7748
@naciimocaday7748 Год назад
Xbbti halkeen kala so xariira xamday iso jwb
@asmamohamed9685
@asmamohamed9685 Год назад
Mash allah 🥰🥰
@Maryan_idil
@Maryan_idil Год назад
MashaAllah
@nadiacumarcabdalla1528
@nadiacumarcabdalla1528 Год назад
Masha allaah xamdi xarago ❤
@boqoradanantes7483
@boqoradanantes7483 Год назад
Wan kugu cusbahi wan ka heli sister keep going
@rayaanmahamed4646
@rayaanmahamed4646 Год назад
Allh jasa haka siiyo sad.noogu faaidaysid runti dadka wxka faida kujirta wll an youtubekaba kadhegesto
@wacanchannel1691
@wacanchannel1691 Год назад
Millions lake ayuu umadan yahay
@fridasson848
@fridasson848 Год назад
Xumaana ma han walaahi dad aan qadayn oon nolosha la daala dhacalacay ayaa jiri oo anago dhan ee umada ilaah dartiis uga baqa
@nastexokhalid9439
@nastexokhalid9439 Год назад
Masha Alah xamdi romantic aya tahay 😂❤❤
@rowdamoha7730
@rowdamoha7730 Год назад
Mnshallah aad ban uga helay sister alllah haku barakeeyo ❤
@happyali5541
@happyali5541 Год назад
Asc hamdi abayo sifican notos cream birqaya Ee udgoon gadad awodo linki noso dhig pls
Далее
PRAFUNADA IYO CREMADA CARFIYA JIRKA. .
13:45
Просмотров 30 тыс.
▼ЮТУБ ВСЁ, Я НА ЗАВОД 🚧⛔
30:49
Просмотров 417 тыс.
Самый БОЛЬШОЙ iPhone в МИРЕ!
00:52
Просмотров 244 тыс.
MUQALKAD WADA SUGEYSEN. SALIDA CARFE EE JIRKA .
10:43
MAXAAN KU CARFIYA GURIGA  ??
11:58
Просмотров 9 тыс.
CARUURTADA KU DAWEYSO LABADAN SHAAY??
14:59
Просмотров 12 тыс.
▼ЮТУБ ВСЁ, Я НА ЗАВОД 🚧⛔
30:49
Просмотров 417 тыс.