Тёмный
No video :(

Casharkii ugu horeeyay ee duulimaadka oo uu i siiyay pilot Jeex. 

Hereri Media
Подписаться 282 тыс.
Просмотров 482 тыс.
50% 1

Casharkii ugu horeeyay ee duulimaadka oo uu i siiyay pilot Jeex.

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 749   
@FARHANCAALIM
@FARHANCAALIM 9 месяцев назад
Pilot jeex waa wiil somali oo aad u firfircoon.Mahadsanid walal sida aad wax noogu faaideysay adiga iyo Abdisalam Hareri
@Judebellingham-05-rm
@Judebellingham-05-rm 9 месяцев назад
Walahi Ninkan Waa Legend Pilot Jeex Keep Going Walal Ninkan Iyo Anigu isku Mid Ban Nahay Aniguna Markaan Dadka Wax Barayo Kalama Cabsado Kalsooni Ayaan Siiya Pilot Jeeh Sido Kale Waaye Ha Baqine igala Wareeg Ayuu Hereri Ku dhahay mnsha allah guulaysta Labadiinuba ❤❤
@souadelmi5470
@souadelmi5470 9 месяцев назад
machallah ❤❤❤❤❤jeex anu maa noqon pilot balse wilkayka ayan rajaynaya inu ii noqdo mid din leh oo pilot ah inch'Allah Amen amen amen ii dhaha
@Abutamer84
@Abutamer84 9 месяцев назад
AmiN aaya rabb
@saednasir
@saednasir 9 месяцев назад
Amen amen
@suldaanapdullahi671
@suldaanapdullahi671 9 месяцев назад
Aamiin wllo❤
@user-ix8qy3pp2x
@user-ix8qy3pp2x 9 месяцев назад
Aamiin I.a
@suldaanapdullahi671
@suldaanapdullahi671 9 месяцев назад
Wiilkaaadda ma dhabarka uu ku jira mise waaba dhashay
@SundusAyaanle-99
@SundusAyaanle-99 9 месяцев назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)❤❤
@samatarhassanabdillah2400
@samatarhassanabdillah2400 9 месяцев назад
❤S C W❤
@yahyemohahankey9948
@yahyemohahankey9948 9 месяцев назад
صلی الله علیه وسلم
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 9 месяцев назад
Sallalaahu caleyhi wasalam
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 9 месяцев назад
(CALEIHI SALLAATU WASALLAM)🌺♥️💖💖♥️🎊🎊🌺💖💐💖♥️🎊🎊🌺💖🌺🎊💖🥰♥️♥️💖♥️🥰💕♥️💖💖💖♥️♥️
@Hawohud
@Hawohud 9 месяцев назад
S.A.W
@1Highenergy1
@1Highenergy1 9 месяцев назад
Captain jex is awesome. Confident, down to earth, no ego whatsoever.
@abuasaad8072
@abuasaad8072 9 месяцев назад
Absolutely;he's a blessed dude
@Ahdaafta
@Ahdaafta 9 месяцев назад
Masha alaa dawasho an kuu raxaystay. Mahadsanid hareeri iyo pilot kaa baa. Alle haydin amansano
@mustafehirsi592
@mustafehirsi592 9 месяцев назад
Waa wax lagu farxo nin dhalinyaro ah oo dadaalay. And somalia needs this young man today may Allah bless you.
@Edbashir
@Edbashir 9 месяцев назад
Hereri is the best Somali journalist ... such inspiring stories ❤
@usamaupdykariim0013
@usamaupdykariim0013 9 месяцев назад
Instead of me going for medical school 7 years which isn't promised I'll be employed i rather look for money and learn to 2 years practical pilot. Thanks both Hereri and pilot jex this was well educated and entertaining video 🤝
@yasirmohame
@yasirmohame 9 месяцев назад
Truck driver makes more money
@SomaliCommunityCollege
@SomaliCommunityCollege 9 месяцев назад
you must know mathe and physics
@mohamedhussein8443
@mohamedhussein8443 9 месяцев назад
Track driver is close to the heat and dust bro😊
@Xaabsade_
@Xaabsade_ 9 месяцев назад
@@SomaliCommunityCollege what do you mean you must know math and physics? Captain Jeex said anyone can learn how to fly. It is up to you and how clever and good you are. If you slow learner it may take you longer whereas if you are a clever and quick learner then it will take you a shorter time
@ADOONKIIRAXMAN
@ADOONKIIRAXMAN 9 месяцев назад
​​@@Xaabsade_ he must mean if you wanna build one😅
@mohamedmohamud9691
@mohamedmohamud9691 9 месяцев назад
Well! Captain Jeeh really explained everything which most of us never knew. 1: How to become a Pilot 2: Age factor 3: Academic background and many other things. Hope this will encourage many ppl who never knew Abt it to enroll themselves to become a Pilot, God willing. Many Thanx to Hereri and the crew.
@MrAyanle7
@MrAyanle7 8 месяцев назад
there are different ways to become pilot. straight commercial piloting school, which takes about couple of years, pilot school for Private pilot license and IFR ratings which will take about 4 months to a year. Pilot training is open to most ages but from16 years to be pilot student and 17 years old to get your private license. From there on you can pursue your commerical license. The main obstacle is the cost and coverage. full commerical will take you about $60,000+ to $90,000+. There are loans, rembursement programs and other plans of payment systems, so hope is not all lost. In my opinion, I would advice anyone to get private pilot first, will cost you about $12,000 to $14,000 and build your hours, save money and then get your IFR rating which will cost about $5,000 to $8,000 and you can follow up with your commerical license or even go to commerical pilot school because the cost will be a lot less than someone who is starting from zero hours. I hope this helps, whoever is interested in pursuing to become piloting. see you all above the clouds.
@mahadguray4241
@mahadguray4241 9 месяцев назад
Maansha allaaah C/salaan wax badanbaad na bartay Waxaanu joognaa new hargaysa waxaanu leenahay anagoo dalkii joogna ayaad caalamka meelkasta wax naga bartay mudane mahadsanid thank you so mach markasta insha allaah ana maalin ayaan kaxayn diyaradaa nasiibkaagu ku siiyay inaad kaxayso maansha allaah adiga iyo wiilka macalinkaaba
@arganeshuba8699
@arganeshuba8699 9 месяцев назад
It's very educative, informative, and entertaining content. The veteran BBC journalist really did well as an unofficial co-pilot. One couldn't help but notice Hereri's curiosity about aviation/flight related facts. Jeh explained everything in layman's terms.
@Isse-Farah
@Isse-Farah 9 месяцев назад
Intaan haddii aad afkaaga ku sheegto Ma Maxay kaa dhibaysaa Sooma qori taqaanid?
@Isse-Farah
@Isse-Farah 9 месяцев назад
Waligaa afkaaga ku qor dareenkaaga wixii aan luuqad kale qasab ku ahayn!
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 9 месяцев назад
@@Isse-Farahcaqligiisa haku ciyaarin dee!! Waa qof waxbartay!! lacag , waqti iyo juhdi buu geliyey!! xagaad u bahdileysaa!!
@AroundUs-2024
@AroundUs-2024 9 месяцев назад
waxkasta waxaa ay ku haboon yahiin meel ,halkaan luuqad afsomali ah baa looga hadlayaa
@Samuelchannel7943
@Samuelchannel7943 9 месяцев назад
Keeep practicing
@xawom3016
@xawom3016 9 месяцев назад
Mashlh cabdisalan hereri salaansare , sawirada horumarka duuliyaha iyo soomali dhan soo bandhigtey, waal haldoor soomaliyeed hore usoco dheh, waa halyeyga la sheegay. 👈✌️👍
@Reaperfreddy
@Reaperfreddy 9 месяцев назад
I am Proud to be Somali that shows who we are if they know anything they will give you guys you information teach you without hesitation very happy to pass on their skills help anyone without discrimination that is Somali proud of the pilot and also cabdisalam.
@rashidawad5825
@rashidawad5825 9 месяцев назад
On the point, I pass information quite a lot!
@rabiileomar7395
@rabiileomar7395 9 месяцев назад
Pilot Jeex well explained entry level of aviation. Thanks for Herari and Captain Jeex .
@muhsinduale2418
@muhsinduale2418 9 месяцев назад
captain Jex MashaAllah, your explanation is outstanding, your skills coupled with your mastery of somali language, your humbleness as you instruct your "co-pilot" is commendable.
@JamaaleAli
@JamaaleAli 9 месяцев назад
Intresting and informative, entertining clip. Moderate and skillfull person. Hambalyo Duliye, instructor Jeex iyo sacide Hareri
@Internut1985
@Internut1985 9 месяцев назад
Erayga “Insha Allah “ adeegsada markasta walalyaal. Hawl wanaagsan
@abdirahmanismail4883
@abdirahmanismail4883 9 месяцев назад
Ninkaas Pailot Jeex ah wuu I dhiiri geliyay inaan Pailot noqdo lkn Africa maaha ee waa in dhulkeeda loogu tago in sha Allah.
@issapresident1066
@issapresident1066 9 месяцев назад
Tu es le seul journaliste somalien qui par a travers le monde pour nous apprendre et connaître chaque somalien (ne) leur métier ou ils vivent tu es le TOP 1 que dieu te garde et te protégé
@souadelmi5470
@souadelmi5470 9 месяцев назад
exactement
@hamdiomar7581
@hamdiomar7581 9 месяцев назад
J'aime Abdirahman hareri
@souhaibabdillahi-iu6xb
@souhaibabdillahi-iu6xb 9 месяцев назад
​@@hamdiomar7581fb
@MustafeCadaawe
@MustafeCadaawe 9 месяцев назад
​@@hamdiomar7581plutôt abdisalam
@abdimohamed2348
@abdimohamed2348 9 месяцев назад
Masha allaah. Marka hore Hereri, captain Jeex iyo Deeq Darajo aad baan idin salaamey. Tankale Aad baan ugu farxey markaan youtube video ga daawadey. Barnaamijkaan waxuu dhiiro galin u yahey dhalinyar badan oo Somaaliyeed. In ruux walbo waxuu jecelyahey oo ka miro dhalinkaro. Sida Hereri oo Somalia Media Star iyo Captain Jeex.
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 9 месяцев назад
Well done. Thank you both of you. I really enjoyed pilot Jeex informative explanation.
@cabdisamadalcadaala1462
@cabdisamadalcadaala1462 9 месяцев назад
Muqalki ugu fiicana aan daawado ayuu ahaa waliba qosolkiisa wata.Hareeri mahadsanid 🙏
@zahraabdullahi3294
@zahraabdullahi3294 9 месяцев назад
Masha Allah tabarkallah ilaahay ha inoo xifdiyo bayloodkerna soo maliyeed cabdisalaam harari mahadsani inaad noo keento waraka wanwanagsan a quruxada badan waaw cabdisalaam oo manta diyaarafii wado masha allah
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 9 месяцев назад
One day I will be A pilot ❤
@CharanKhan-ub9qq
@CharanKhan-ub9qq 9 месяцев назад
Inshaa allaah
@carafaadaxmed7905
@carafaadaxmed7905 8 месяцев назад
Insha allah illahay hakugu guuleeyo
@sahrafaarah713
@sahrafaarah713 9 месяцев назад
Mashaalaah wariye hareeri iyo duuliye jeex dawasha aan cilmi ku kororsanay mahadsanidiin
@user-ex5vq6pt8n
@user-ex5vq6pt8n 9 месяцев назад
Mashaa allah Laandheere Mareexaan Celi ah Pilot jeex
@Somfox1
@Somfox1 9 месяцев назад
Dhamaan Somali waa in Subscribe u saartaa C/Salaan Hereri .. Ruug cadaa had iyo jeer umada u keena wax ay ka faa iidana .. Let us our Hero Hereri to 1 million Subscribers walee .. he deserv it WALEE !!!!
@Internut1985
@Internut1985 9 месяцев назад
💯
@friendosfreightlinesllc7140
@friendosfreightlinesllc7140 9 месяцев назад
Bravo captain Jeex. We are proud of you . Thank you Abdisalm Harare
@Abdifitahabdullahi8654
@Abdifitahabdullahi8654 9 месяцев назад
Masha allh wariye Cabdisalaan harere waxa aad noo soo gudbisay barnaamij xiiso leh waxa aad noqotay wariye duuliye ah .
@xamzakanadi
@xamzakanadi 9 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 عبد السلام قناتك أكثر تطورا من القنوات الصومالية أرجو لك الخير يا عبد سلام صحفي والتتعامل موظفيك أجمل التربية 👍👍👍👍👍👍👍 وشكرا
@hamsafarah8205
@hamsafarah8205 9 месяцев назад
Lol herei sxb intaasa igu filane qabo hadana 😂😂 maaasha Allah its actually a great programme adiga iyo pilot Jeex
@mohammedmowlid2293
@mohammedmowlid2293 9 месяцев назад
🎉Masha Allah pilot jeex waa duuliye dagan aad iyo aad ugu fadhido gcntiyo maskaxduba
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 9 месяцев назад
Duuliye Sare wiilkaas wuu dadaalay alla ha barakeeyo mashaa allah xirfadiisa iyo aqoonta uu bartay.
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 9 месяцев назад
Haaye haaye , Abdisalam Hareri waa legend.👏👏👏👏👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽
@user-lz2hd6gm1x
@user-lz2hd6gm1x 9 месяцев назад
Masha Allah duuliye sare Jeex iyo suxufi sare Hereri. Xaqiiqdii, waxaad nala wadaagteen barnaamij xiiso iyo muhiimad badan leh, oo aan weligey ilaa yaraanteydii xiiso u qabay. Mahadsanidiin.
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 9 месяцев назад
Pilot JEEX GUULEEYSO SAAXIIB🤲🏼👍🏽🇺🇸👍🏽🤲🏼
@ahmedyahye2623
@ahmedyahye2623 9 месяцев назад
Masha Allah waan ku faraxsanahay ninka dhalinyarada ah ee wllky uu pilot yhy wa wx lagu faano❤
@hassanmohamed909
@hassanmohamed909 9 месяцев назад
Masha allah well done wariye Hereri iyo Pilot jeh sifican ayaad waxbadan noogu iftimisen. Thanks alot
@abdikadirismailmohamud5560
@abdikadirismailmohamud5560 9 месяцев назад
Somalicow boy Maa waraysi nuga so qadid wuxu daqanyahn qobolka main marekanka, Waa Nin Somalia ah oo kaligis daqan mell duur ah EE gobolka main
@Samaale07
@Samaale07 9 месяцев назад
M.a dadaalkaga waakaga mahad celinayaa Mr hareeri sida quruxdabadan aad xog fcn aad nagasiisay sidokle kaptanka waa mahadsanyahy asigana allaha idiin guuleeyo ❤❤
@qoslaaye2024
@qoslaaye2024 9 месяцев назад
masha allah aad baan uga halay wariye abdisalam iyo pilot jeex sida wanaagsan barnaamijka inoogu soo bandhigteen
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 9 месяцев назад
25:28 😢😂😂 Hereri is hilarious he said ma adigoo 350 iLaa 400 qof sida ayaad seexataa 🔥😂
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk 9 месяцев назад
Hhhh war 27:04 inayrrna anaa wada😂😂
@mahirmahiryare1326
@mahirmahiryare1326 9 месяцев назад
Pilot jeex ❤ waa qof dhaqankiisa soojidasho leh mashallah
@sacadfaarax9704
@sacadfaarax9704 8 месяцев назад
Anaaa rajaynayaaaa insha allah inaan 2024 ka America aado waan rajaynayaaaa inaan noqdo duuliye insha Allah ❤
@salaxsaidi443
@salaxsaidi443 9 месяцев назад
That's was a smooth landing big man, happy landings always❤
@abdirahmanabdulahi3668
@abdirahmanabdulahi3668 9 месяцев назад
What a fantastic landing! Bravo. Many people did not notice that landing. This aircraft has no gear suspension or cylinder.
@mahadamerica9623
@mahadamerica9623 9 месяцев назад
Maasha allaah Barnaamij Cajiib ah oo qiimo badan , thanks Abdisalan Hereri and pilot Jeex
@mohamedabdi2183
@mohamedabdi2183 9 месяцев назад
Masha allah alle cimriga iyo cafimaadkaba ha kuu barakeeyo Wariye abdisalan hereri❤
@kaldeeqmedia
@kaldeeqmedia 9 месяцев назад
M.a waxba kama hadhin dhiiranaan weey kugu dhamaatay JEEX waa legend runtii Allah hano barakeeyo wllkeena. Hareri waxba lagaama qaban karo sidaan baa kugu ogahay muuqaalo dadka wax tar uleh sidaan noogu soo duub 😊
@qanciyepro
@qanciyepro 9 месяцев назад
Waa barnaamij daawashadisa aan ku raaxaystay runtii mahadsansid hereri❤
@nimcokeyse383
@nimcokeyse383 9 месяцев назад
Asc Cabdi Salaan Hereri ruun ahanti waa barmamish ficaan o wanagsan siba u ah dhaliyarada Somaliye dhiri galin takalana Aniga shasiyen aad yaa aad ban uga helay sida wanagsan e wuu wiilka Baylodka ah iyo Cabdi Salaan Hereri isu la kaxaynayen iyo Cabdi Salaan Hereri o waada dayarada hawada dusheda logu wada shekeysanayo iyado lawado Dayarada Baylodaka iyo Cabdi Salaan Hereri makala dhacan wanan barmamishki barmamish yada ugu xisaha badana waxan leyahy Baylodka Ilahay hano ka dayo Insha Allah Dayurad aad wadid waan racidona waxan kale o leyahy mar labad Cabdi Salaan Hereri waad ku mahadsantay sida nola wadagtey jasaka Alahu kheer 👍👍👍👍 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@rocky4066
@rocky4066 9 месяцев назад
maasha allaah duuliye soomaaliyeed hambalyo guuleeyso
@zackguy3733
@zackguy3733 9 месяцев назад
Best Somali Pilot Jeex nin sare🫶🏼🇸🇴🇺🇸
@Khaatumo411
@Khaatumo411 9 месяцев назад
Pilot Jeex waa boqor a good teacher as well
@Really2025
@Really2025 9 месяцев назад
Your name is weirdo. Why are you telling us xooga Mareexaan like we don’t know or we never knew!)😂 change your your name deee!!
@Khaatumo411
@Khaatumo411 9 месяцев назад
@@Really2025 what is wrong with my name lol
@Really2025
@Really2025 9 месяцев назад
@@Khaatumo411Bal adba garo!!
@Khaatumo411
@Khaatumo411 9 месяцев назад
@@Really2025 sidee magacaygu kuu dhaawacay?
@drshani4878
@drshani4878 9 месяцев назад
Masha allah hareeri pilot imbadan ayaa kafahmay pilot allaha idiin amaansado
@najmaahmed1781
@najmaahmed1781 9 месяцев назад
Somalida qabyalad haku jeedo iyo mala yacni dadna nolosheeda ayay horumar gaadhsiyay
@h.e.mohamedhajjiahmed
@h.e.mohamedhajjiahmed 9 месяцев назад
Thanks a lot, pilot jeex and Hereri for that journey beautiful and more credible information about aeroplanes.
@cicfantastic6699
@cicfantastic6699 9 месяцев назад
Masha Allah waa ku mahadsan tahay sida Aad inoogu faaiideeseen qaabka loo wado diyaaradaha pilot jeex iyo qariyo wariye cabdi salaan hareeri.
@dhamme0
@dhamme0 9 месяцев назад
Weriyaha kaliya ee somali odhN usoo gudbiya waxa faaido leh ❤
@Aleel_channel
@Aleel_channel 9 месяцев назад
Waa daawasho aan happy ku dhamaystay somalia waa ubahantahay sidan oo kale we will come insh aallh s 🇸🇴
@naciimaomar6654
@naciimaomar6654 9 месяцев назад
Mansha Allah walaalo Soomaliyed oo faraxsan waa wax loo baahanyahay. Intasa igu filan ee iga qabo Herari 😂
@sidiiqyuusuf1322
@sidiiqyuusuf1322 9 месяцев назад
ma ka qaban 😂
@abdifatahrashiid3011
@abdifatahrashiid3011 9 месяцев назад
kulaha markay daruruhu jiraan kuwa yaryari wayiska barakaysanyihiin sow maha cabdisala walhi uu iga qosliyay 😂😂😂
@user-fj2iy7pw5o
@user-fj2iy7pw5o 9 месяцев назад
Hhh 😂
@user-ve2mp7zd5g
@user-ve2mp7zd5g 9 месяцев назад
Calasha dabeysho amey naqadata waaye Kkkkkk
@mukhtarhassan2150
@mukhtarhassan2150 9 месяцев назад
Masha allah pilot jeex illahay haku barkeeyo aqoonta aad somali uu soo sheegtay adiga iyo abdisaalan
@Caasha739
@Caasha739 9 месяцев назад
Allah ajar hakaa siiyo waa qisooyin wanaagsan 😘
@zakariahassan123
@zakariahassan123 7 месяцев назад
Oh my word. Wlhi informative educational and entertaining as well. Pilot jeex is a gem! Hambalyo bro. Piloting has never been any easier
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 9 месяцев назад
Masha allah Duuliye Jeex thanks bro sida wngsn ee aad inoogu Sharaxday wadida Diyaarada 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏
@Somfox1
@Somfox1 9 месяцев назад
KKKK CO - Pilot Hereri ... pilot .. Walaalow igala Wareeg ku lahaa .. very funny kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@souadelmi5470
@souadelmi5470 9 месяцев назад
😂😂😂😂
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 9 месяцев назад
Odayga dhiiqo inoo lugaha lagalo oo ka baqay
@ahmedsade9314
@ahmedsade9314 9 месяцев назад
Mansha Allah bro keep going insha allah malin un pilot waan noqon ✈️🛩
@axmedalcawil3128
@axmedalcawil3128 9 месяцев назад
Maashaa allaah rag qiimo leh iyo barnaamijyo qaali ah.
@MohamedHusse1n
@MohamedHusse1n 9 месяцев назад
Ugu horeyn allah ha idiin barakeeyo cabdisalaan iyo pilot jeex Runtii sualo badan oo aan jeclaa in la iga jawaabo ayaan Vedeo gaan ka helay jawabahoda I.a maalin uun pilot Allahayow ii rumee i.a yaa rabii🤲 wll adna ii ducee in ilahay adna hamigaga kuu rumeyo Fg-pilot nimadu waa mid aan horay ugu hamiyaye mahan mid xamasada vedioga ah
@abdirashiidabdisalaan
@abdirashiidabdisalaan 9 месяцев назад
I LaHay Haku rumeeyo
@abdirashiidabdisalaan
@abdirashiidabdisalaan 9 месяцев назад
Hanno
@Xaabsade_
@Xaabsade_ 9 месяцев назад
I really enjoyed this video. Thanks, Hereri, Thanks Captain Jeex.
@khadarabdirahmanyacquub5620
@khadarabdirahmanyacquub5620 9 месяцев назад
Mansha Allaah waanu kaaga baranay barnaamijyo wanaagsan oo bulshada waxtar u leh.
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 9 месяцев назад
Mashallah wa idin salamay adiga iyo duliya sare manta wax naqatay darawal diyarad abdisalan
@abdialimohamed4579
@abdialimohamed4579 9 месяцев назад
Pilot Jeex akhyaar ayuu u muuqda waana nin da' yar oo horumar fican sameeyay masha Allah
@baarribinuabdihafid8636
@baarribinuabdihafid8636 7 месяцев назад
Waa cashar dhamaystiran anigoo in aan dhamaysto muuqaalkan ku tala gelin ayaan arkay isagoo ii dhamaadayba😳 mahadsanid Hareeri iyo Captain Jeex.
@deeqoaboosy4900
@deeqoaboosy4900 9 месяцев назад
Insha Allah haduu Allah ii suurta galiyo waan baran pilot mar 2aad insha Allah waan baran pilot 🙏🙏
@dryusufqanimohamedabdi5737
@dryusufqanimohamedabdi5737 9 месяцев назад
Many thanks. Hereri and pilot jeex
@apdisalaanfarah5001
@apdisalaanfarah5001 9 месяцев назад
Apdizalaan herari ❤😊 the best of the journalists 🎉
@farhandekzi2854
@farhandekzi2854 9 месяцев назад
Waxaan ku xasuustay barnaamijkan barnaamij Alle haw naxariistee Ahmed Hassan Cawke iyo Abdisalam Hereri 9 sanno kahor ku booqdeen magaalada sdney oo ay Markab yar intay raaceen uu Cawke yidhi Bridgekan iyo waxaa soo dhanba waxaa biiyay ninka ku hoos qayilay. Markaasna waan daawanayay imakana waan daawanayaa Hereri❤
@AhmedMohamed-uj7mf
@AhmedMohamed-uj7mf 9 месяцев назад
اللهم اني اسالك من فضلك ورحمتك فإنه لا يملكها الا انت اللهم اكثر مالي وولدي وبارك لي فيما اعطيتني اللهم ربي حبيبي اني لما انزلت الي من خيرفقير
@mohamedali3724
@mohamedali3724 9 месяцев назад
Manshaa allaah. Abdisalam hereri sheekooyinkiisu aad bay u xiiso badan yihiin.
@engrmohamoudgeelemohamoud2303
@engrmohamoudgeelemohamoud2303 9 месяцев назад
Wariye cabdi salaan hareeri ILLAHAY haku xifdiyo
@jamahareed493
@jamahareed493 9 месяцев назад
Waaaaw cajiiiib weye allha idin xifdiyo dhamantiin. Pilot jeex wa xirfadle sare runtiii
@rodaahmed198
@rodaahmed198 9 месяцев назад
Masha Allah maanta heriri wuxuu wada diyarad 🛩️✈️🛩️✈️🛩️
@Ibrahim-Mohamud
@Ibrahim-Mohamud 9 месяцев назад
Very educative. Thank you the pilot.
@allaacaddeeyayofficial4621
@allaacaddeeyayofficial4621 29 дней назад
Ninkan madaxwayne haysku sharxo xasan wuu dhaami lahaa legend jeex guulayso
@asha3777
@asha3777 9 месяцев назад
Maa Sha'aa Allaha, Duuliye Somaliyeed
@asadm9522
@asadm9522 8 месяцев назад
walal jeex wa nin humble, MashAllah, Allah ha barakeeyo, wariye hereri salan sare , barnaamij qatr
@abdirazakmahamadhassan7747
@abdirazakmahamadhassan7747 9 месяцев назад
Waa fursad inshaa alaah waan baran diyarad wadoow , Waana iibsan donaa inshaa alaah diyarad, Aloow kheyr ka dhig.
@qaasimmohamed6246
@qaasimmohamed6246 9 месяцев назад
MAASHA AALAH. MAASHA ALLAH MAASHA ALLAH. CAPTAIN. JEEX. IYO CABDISLAAM. .GUUL BADAN
@mohamedsalad-dm4fw
@mohamedsalad-dm4fw 9 месяцев назад
Markaan yaraa waa jeclaa inaa duuliye noqdo lkn iima suurto galin insha allah america markaa tago waan baranaya
@Sunflower-wo2xw
@Sunflower-wo2xw 9 месяцев назад
Manshallah may Allah protect him always 🙌🏾🙏🏽🤲🏾
@ahmednuuraden9552
@ahmednuuraden9552 9 месяцев назад
Best Video ever Mr Hereri, greetings from Birmingham UK
@ABDIRAHMAN4313
@ABDIRAHMAN4313 9 месяцев назад
"Waar walaalow iga wareeg hadaba waad mahadsan tahay" Cabdisalaan heerari waad iga qoslisay kkkkk
@ogboy1795
@ogboy1795 9 месяцев назад
Aqoonyahano Soomaaliyeed Allaha Idin Amaansado Wariye Cabdisalaan Hereri iyo pilot jeex runtii Muuqaal Aad u Qurux badan weeyaan.
@WaayoArag.
@WaayoArag. 9 месяцев назад
Waaw, this is an amazing one Hereri. Congrats bro Pilot Jeex.
@lebaan4795
@lebaan4795 9 месяцев назад
Don’t forget to say bismillah When you flew and when you come down both?
@Ina_Deex
@Ina_Deex 9 месяцев назад
Mahadsanidiin Cabdisalaam iyo Jeex saas baaba maanta ku bartay qeyb kamida riyadeydii aheed diyaarad wadida.
@fanyyoutube3531
@fanyyoutube3531 9 месяцев назад
Bilot jeex waa nin geesi somali ah jecel somalida allaah ha inoo daayee👍
@hamiidcigehassan2890
@hamiidcigehassan2890 9 месяцев назад
Mashaa allah ❤
Далее
Cute kitty gadget 💛💕
00:23
Просмотров 4,7 млн
Lacagta Gawaadhida Truck ga iyo Canada?
36:46
Просмотров 76 тыс.
Waraysi Gaar Ah Pilot Jeex
43:02
Просмотров 8 тыс.
Cute kitty gadget 💛💕
00:23
Просмотров 4,7 млн