Тёмный

Hereeri oo Nin Beeraley ah kula kulmay Minneosta iyo sheeko xiiso badan 

Xogmaal Media
Подписаться 1,3 млн
Просмотров 263 тыс.
50% 1

Hereeri oo Nin Beeraley ah kula kulmay Minneosta iyo sheeko xiiso badan

Опубликовано:

 

28 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 463   
@hawaidi4576
@hawaidi4576 2 года назад
Maashaa Allah. Allahayoow xoogiisa u barakee waa adeer Somaali oo aad u aqli badan ku dasho mudan waa runtiis dhaqanka wanaagsan iyo dad la dhaqanka waa runta oo aad ku noolaato beentana laga fogaado❤👏👏👏❤
@XalaalSomalis
@XalaalSomalis 2 года назад
Somalida waxaan sadaqo siiyo waan waayay….amazing elderly man! Hardwork is the means to financial independence and healthy lifestyle!
@aanulaabanoshareecadaraxma5502
@aanulaabanoshareecadaraxma5502 2 года назад
Dastuur waa quranka iyo sunada nabiga. Waa cadaalada ka maqan dalkeenu waa hormarka iyo walaaltinimada umadeenu. أَفَحُكْمَ الْجَاهِلِيَّةِ يَبْغُونَ ۚ وَمَنْ أَحْسَنُ مِنَ اللَّهِ حُكْمًا لِّقَوْمٍ يُوقِنُونَ.......❤️
@abobasement346
@abobasement346 2 года назад
Masha Allah waan ku farxay odaygah siduh u shaqaysanayoh kuwan hadal iyo nac nac bay la fadhiyan baraha bulshadah
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub 2 года назад
Daaacish quraanka ilahay ha ku gamban, waa lagu kasaa,
@aanulaabanoshareecadaraxma5502
@aanulaabanoshareecadaraxma5502 2 года назад
@@AhmedAli-fb7ub kitaabka iyo sunada suubanaha aan qaadano miyaa kudhibtay???
@zarayou8560
@zarayou8560 2 года назад
@@AhmedAli-fb7ub Ma laga yaaba in denbi kugu noqdo hadalkaasi oo Aakhiro lagu waydiiyo Waligaa qof aanada aqoon waxba ha ka sheegin waa iga tallo walaalnimo
@anasmohamoud8621
@anasmohamoud8621 2 года назад
@@aanulaabanoshareecadaraxma5502 insha allah kitabka alle waalagu dhaqi doonaa adunkan oo dhan الارض لنا 🏴🖤
@mohammadkhader1997
@mohammadkhader1997 2 года назад
A truly Great inspiration! I like when he says ciida dalkeena Soomalia aa kawanagsan ciida mareykanka, That the really true Greatness and prosperity lies beneath our feet in our beautiful homeland!
@shaaficiosman6257
@shaaficiosman6257 2 года назад
Kaliya Odaygaan wuxuu u Baahanyahay Wiilal iyo Gabdho uu dhalay oo la Shaqeeya Waayo waa waayeel Wax walbaa Qabsan kara allaha kuusoo Celiyo adeer Gabadhaadii wlhi Role model ayaad ii tahay Shaqo adag ayaad haysaa talo fiicana waan kaa dhaxlay Allaha ku Barakeeyo adeer🙏
@abuubakarali5480
@abuubakarali5480 2 года назад
in uu ciishon yahay hadalka uuba ku bilaabay wilkan dariskayga ah awoowgi ayaa mesha u askumay oo abihiina wax baray asagana maanta caruurtisa ayuu bara waaya aragnimadisa, anigase gabadhi aan dhalay oo aan dalka keenay way diiday meshan in aan kuwada noolano.
@mohamedkajiado8820
@mohamedkajiado8820 2 года назад
Ilaahow xoogaaga barakee Somali hadaanahayna kuligeen janada allaha nagu bishareeyo from NFD Kenya
@saidhussein1064
@saidhussein1064 2 года назад
nfd somali baa leh
@mahamudahmed5591
@mahamudahmed5591 2 года назад
Wow, that's great experience with a farmer who is very proud and may Allah bless him and keep him safe.
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 года назад
ADER GCLIYE WAA NIN DAACAD AH OO FARIID AH ALLOW DHIBAATO HATUSIN AMIIN YAA RABBI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@abdiabdullahi3492
@abdiabdullahi3492 2 года назад
Mansha allah he is example to the rest of somali community
@Cabdimajid24
@Cabdimajid24 2 года назад
All of his responses start with “Anigaa” 🤣🤣🤣Mashallah This man is amazing
@alleyaqaan4728
@alleyaqaan4728 2 года назад
He is funny man😀 I saw him one time in miniapolis .
@edumalaysia00
@edumalaysia00 2 года назад
it's always great to see a successful Somali individual. May Allah bless him
@kadirstreamnxt3431
@kadirstreamnxt3431 2 года назад
Ik
@MohamedOmar-nl2qn
@MohamedOmar-nl2qn 2 года назад
Awoowe firfircooni iyo karti badan ayaa ka muuqata masha Allah, waa howlkar shaqadiisa jecel. Dhiiragalin iyo ku dayasho ayuu ii yahay, Alle ha u barakeeyo shaqadiisa iyo xoogiisa.
@FARHIAMOHAMED360
@FARHIAMOHAMED360 2 года назад
Xogmal iyo Hareeri.salamullah From Balad weyn dhulka barwaqada 🌴🍇🍎🌶️🌽🥕🥦🍌
@malirasta2688
@malirasta2688 2 года назад
Magaalada jecelka
@saidhussein9037
@saidhussein9037 2 года назад
Magaalada ugu jeclahay dhulkeena waligay ma arkin waan jeclaanlahaa inaa tago mar uun insha allh.
@mohamed88466
@mohamed88466 2 года назад
Gaajaa loogu dhimanayaa
@Akhyaar142
@Akhyaar142 2 года назад
Baladwayn wnku salame gabarti Xasan Adan hesta uqady mathy dhanka bari maglda so Boqorad jogto
@abdirahmanhalays4175
@abdirahmanhalays4175 2 года назад
Mansha allaah adeerkaas waa nin caqli badan oo nin karmeeda
@hassankhalifa2440
@hassankhalifa2440 2 года назад
Masha Allah Waa nin daacad ah oo isku kalsoon guuleyso adeer
@zuhurhassan2881
@zuhurhassan2881 2 года назад
Hadalkisa Qaybta ugu dambaysa ee talada ah ayaan ka helay wlhi waa runtii "Haddii aanad shaqaysan karayn ninka kuu shaqaynaya Nabad Gali Ha fara Gashan" Allah haku barakeeyo adeero
@abdulqadiraj
@abdulqadiraj 2 года назад
Walee Waa Asalkii Adeer Xafidukalah Wlh Big Respect 🙏
@kadra825
@kadra825 2 года назад
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر
@abdullahiabdi9089
@abdullahiabdi9089 2 года назад
Ninkaan caadi ma ahan maasha Allah....Allow xifdi xoolihiisana u barakeey
@bikbox7976
@bikbox7976 2 года назад
Waar odaygan mar kale Nooga sOo duub wllhi waanu ka helnay video gee🥰❤️
@bartanabada2906
@bartanabada2906 2 года назад
Waa markii 2aad ee aan daawanayo universal tv waan ka soo daawaday odayga waa funny iyo xigmad iyo jawi qurux badan
@Qowdhan99
@Qowdhan99 2 года назад
WAA RUNTII SOOMAALIDU 100/100 WAA BEENAALAYAAL MASHAQAYSTAYAAL TUUGO IYO HADAL NACNAC AH
@kismachannel
@kismachannel 2 года назад
Masha alah Adeer alaha xifdiyo Waa dadkii hore ee wanaagsanaa
@fahmohersi4197
@fahmohersi4197 2 года назад
Maanshaa alaah waa oday fariida oo caqli badan niman shaqaysan Shah waa ka xaaraan keep going
@mudanibrahim9089
@mudanibrahim9089 2 года назад
Mansha Allah, noociisa oo kale soomaalida wey ku waryihiin 💚
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 2 года назад
Wlhi been ma sheegin soomaali waxay kala dhaxlaan been iyo tuugnimo, waa igu balan inaan soo salaama marka iigu horeeysa aan tago MN, caaafimaadka Aalah ha u siyaadiyo
@Ahmedj48
@Ahmedj48 2 года назад
Caadi mahan adeerkan
@faizam523
@faizam523 2 года назад
Masha Allah, waa adeer soomaaliyeed oo qaali ah in lagu deydo mudan. Allah haku garab galo adeer oo haku xafido.
@hanihamud5424
@hanihamud5424 2 года назад
odeyga waa farııd masha allah tabarkalah alleh ha ku xafıdo
@zarcah9147
@zarcah9147 2 года назад
ماشاء الله.... الله يعطيك العافيه يا يارب العالمين ويرزقك الجنة...
@qadigomuuseososman3729
@qadigomuuseososman3729 2 года назад
⁴⁴⁴⁴⁴⁴⅘
@maimunabdulaahimohamud8641
@maimunabdulaahimohamud8641 2 года назад
Masha allah waa shaqsi shaqsiyad wanagsan leh nolosha sideedaba waxay ubahantahay fahan iyo adkaysi wax kasta wey fududanayan hadad dulqad uyeelato marka hore ee bilabaysid
@ahmedabdimire6332
@ahmedabdimire6332 2 года назад
31:37 waa meeqa madaxweyne ayaga 😀😀 hadalkaasi waa iga qosliyey walhi
@idil2431
@idil2431 2 года назад
Odaygu waa somalidii hore ee geesiyiinta ahayd ee sharafta lahayd Waa kalsoonidii oo qof ah
@عبدالرزاق-ذ1ز9ق
@عبدالرزاق-ذ1ز9ق 2 года назад
ما شاء الله تبارك الرحمن اهلُ الصومالِ عجيبٌ حفظهم الله رعاهم يارب
@kahiyemohammed8556
@kahiyemohammed8556 2 года назад
ManshAllAH legends... Let me visit garissa first farm.. My father used to be chairman.& a farmer .. For inheritance i lost my way ... thanks for updates and brilliant good job grand father U are my hero may Allah make easier for U....hardworking
@phonebaseuk15
@phonebaseuk15 2 года назад
ARE U SURE
@idil2431
@idil2431 2 года назад
Asc c salaan heereri waan ku salamay adeer Lkn adeerka igu soo xidh anaa wadankii beeralay ka noqon inshalh qalabka ninka kaligii ku shaqynayo ee beeerta falaya ha iiso iibiyee
@beryalex1798
@beryalex1798 2 года назад
Intaadan qalabka gadan waxaan kula talin lahaa in aad hoos ka so bilowdo oo barato nidaamka beera leyda kadibna soo iibsato qalabka! Step by step
@meymunisaaq1606
@meymunisaaq1606 2 года назад
Wcs Aabti mcn Allah kugu xafido masha jogotid Aabti mcn il xasiide Allah kahayo Aamiin Aamiin Aamiin yaa Allah waa Aabtigaye dhabe ah igu so ducaye
@mohamed88466
@mohamed88466 2 года назад
Masha'Allah dhulkii fursadaha hadii aan nimid waa in aan shaqaysano Sacramento, California ayaan idinka soo salaamyaa
@fatximaxamedsaidjamac9037
@fatximaxamedsaidjamac9037 2 года назад
mansha allah walhi waa nin wax badan fahmay🥰🥰
@maryandhaqane8681
@maryandhaqane8681 2 года назад
Masha alaah ilahay haku barakeeyo
@nasramohamed8107
@nasramohamed8107 2 года назад
Masha alalh abe mcn Allah cafimadka haku siyado cimriga allah ku siyadiyo Allah haku xafido
@abdifitahosman2069
@abdifitahosman2069 2 года назад
Reer Beletweyne hadii uu ahaaa in aaan garto ayaaa mac quuuul ah
@shidiyehassan452
@shidiyehassan452 2 года назад
Masha ALLAH I really enjoyed it,
@yusufahmed-re9vh
@yusufahmed-re9vh 2 года назад
Maha Allah odaygan ninkii dhageeysto soomaali nooceeda ayuu ogaanaa hal been ah kamuusan sheegin, yaa khayaaliinimo kunool jecel
@AbuMuhammad
@AbuMuhammad 2 года назад
Empowerment iyo lacag waa powerka dhabta ah
@hamdiali7190
@hamdiali7190 2 года назад
Maansha Allaah waa inaan ninkaan aqoonta iyo horumarka ogadayanaa soomaaliyeey Beentu way nakalareebtaye dad islaam ahna waanahay aan runta kudhagno xataa haday markaas nadhibayso insha Allaah
@fadumojamac8051
@fadumojamac8051 2 года назад
Adeer naag marbtaaa aan kuguursadee
@allowikaalmeyofficialchane4488
@allowikaalmeyofficialchane4488 2 года назад
Kkkkk si aad u dhaxasho miyaa waa kaftan.
@naimaosman6931
@naimaosman6931 2 года назад
Kkk fadumo iga daa ciirta dhaxal usoctaaye samidey tahaye lacala hadaa guursato kista wax iga sogarsii 😁
@somaliballer1735
@somaliballer1735 2 года назад
😂😂😂 Guurso huuno odeygan 10 million ka badan buu ku fadhiya lol
@mohamednuur6232
@mohamednuur6232 2 года назад
Fadlan Qeybo tixane ha laga sameyo waxqabadka Maxamed , aad ayoo u xiisa badan yahay. Masha Allah.
@reercaligamaan714
@reercaligamaan714 2 года назад
Wadaadkan Soomaaliyeed Allahayow xafid. Allahayow wehel daacad ah sii. Aamiin. Soomaalida waxa uga daray dawladnimadii, iyo jabhadihii wadanka ka kacay. Labadaa ayaa dhaqankii lumiyey.
@kadra825
@kadra825 2 года назад
MESHA AALLAH AALLEH HAA KUUBARAKEEYO AADEER AAMEEEM YARABII LAAKIIN XAAS KEEN WAA CIIDLO EEHEL IYO QARABO AANJIIRIN SUUBHANALLAH QUURBEH QUURUX MALEH QUURBE WAA KUURBO QUURUX WAA DALKAAGA HOOYO OO IILAHAY WAXAKUUGU SIIYO WALAHI
@mrguled991
@mrguled991 2 года назад
Maxamed waa nin Hawl kar ah Alle cimriga ha udaayo.
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 2 года назад
This is amazing hard work experienced man. But to be alone while you owe a big fortune isn't good. I understand why this man hate somali people.
@cismacilgurxan9345
@cismacilgurxan9345 2 года назад
Asc abayo
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 2 года назад
@@cismacilgurxan9345 Agah !! I'm not Abayo , stupid 😡
@abdiy.mohamed7489
@abdiy.mohamed7489 2 года назад
Waraysigii ugu xiiso badnaa een kadaawado Abdibsalaan hereri
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 2 года назад
Ma sha ALLAH, TabaarakAllah Mahadsanidiin
@cabdixaashi9962
@cabdixaashi9962 2 года назад
Wàaa ninraga walee Alow cimridherara iyo cafimadbasii from burco
@muqdishomedia34
@muqdishomedia34 2 года назад
nice
@wadaniga
@wadaniga 2 года назад
Maasha allaah salaadiisa ayuu ku tukanayaa bismillaahi allaahu akbar na waa ku gawracayaa. Ariga baarakallaah.
@mohamedfarah7669
@mohamedfarah7669 2 года назад
Ninkan allaha ha barakeeyo beerta iyo cimriga runtii waa nin caqli badan oo adag
@Gashanle02
@Gashanle02 2 года назад
Masha Allah Shaqo ayaa Sharaf leh Shaxadaa Ceeb ah
@ikraam28
@ikraam28 2 года назад
🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏HAREERIYOW IGAGAARSII CODSIGAAN ADEERKA SOMALIYEED WAXAN KACODSANAYAA INUU IGEEYO MESHAN UUKUNOOLYAHAY I.A WAXAN UGUSHAQEYDOONAA SIDAACADNIMO AH WLH WAN JECLAHAY NOLOSHA BADIYAHA WALIBA NADAAMKAN NADHIIFKA AH WAXAN KUNOOLAHAY KENYA MUDO YER
@dakeeyevlogs8289
@dakeeyevlogs8289 2 года назад
Naa maraykan tagi mayside
@ahashi7828
@ahashi7828 2 года назад
Somaaliyey dhulkiinaa ka wayn oo ka qurux badan oo ka faa’ ido badan dhulka gaalo ,laakiin waxaa loo baahanyahay 1-Islaamnimo 2-Daacadnimo 3-Run inaad ku dhaqanto 4-Qabyaalad iyo eex ka fogaato 5-Dadka masaakiinta ah aad caawiso Ogoow inaanu noqonayno wadanka ugu tujaarsan Dunida.
@sacdiyocumar1821
@sacdiyocumar1821 2 года назад
somali dhul iyo xoolo ilaahY uu ku maneystay lkn dadkeena maahan dad bisil oo sida adadka adunka u fakari kara reer hebel iska celi iyo adigaa laandheeraah ku qafilan
@عبداللطيفمحمدمحمود
Walhi ana Somali joogo dad waanaln ku nool meshaan mar dhaw mareekan imaana i.a
@mohamouda.dualle0277
@mohamouda.dualle0277 2 года назад
Cajiib Waa Barnaamij cajiiba Mahadsanid adeer iyo Abdisalaan
@ayaanlemohamud3024
@ayaanlemohamud3024 2 года назад
haya haya ala ninkan cajib sana abdi salan hareri wariyaha adunka ugu qibrada badan mansha allah ilahay haku xafido ✅
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 года назад
Mashaa Allah, ilaahay ha u barakeeyo beertiisa iyo noloshisa, Aamiin Aamiin yaa Allah❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹
@bikbox7976
@bikbox7976 2 года назад
Odaygu waa funny wllhi 😅
@casharosiciid690
@casharosiciid690 2 года назад
😂😂😂😂odaygan gacanaa utagay✋
@mohamedyusuf7985
@mohamedyusuf7985 2 года назад
I just want to say the People Of the asharaf tribe in Australia keep it real just the same as the OG 💯
@aarboy2305
@aarboy2305 2 года назад
WE CAN'T WAIT PART TWO.
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 2 года назад
Waa asal somali wllhi' hadal yar iyo hawl badan.
@shabeel7467
@shabeel7467 2 года назад
Maasha allah. Runtii waa nin shaqaysanaya. Halka uu ku noolyahay waxay u dhawdahay magaalada Gaylord waa dhul barwaaqo ah oo waqtigan oo kale wada green ah, biyo badan leh weligay isma odhan Somali ayaa halkaa ku leh beer waxa igu maqaal ah dadka ka yimaada Tibet, Monks ka ayaa beeraha khudaarta u badan. Ta ninkani sheegay ee Shanta Somaliyeed u baahanyihiin waa mishiinada beeraha ee uu sheegay oo dhawr kilometer beer gaadhaysay beeraya markay bislaato jaraya ka dib cabaynaysa bal beer laga jarayo iska rogooyin waaweyn oo tamaandho ah, baradho ah waa wax meel walba laga hirgelin karo.
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 2 года назад
wacajiib ninkani wayel weyan tacabkiisa da baa kaso gadhey hadan qiyaso 75 age weyan alle haw gargaro maxamed caalin gabane yaab somali
@yahyedahirmohamed1470
@yahyedahirmohamed1470 2 года назад
7:31 macaamiladu af uma baahna waxay ubaahantahay run
@abdiahmed2070
@abdiahmed2070 2 года назад
Odayga xaliimooyinku haka war hayaan singel waaye 😄😄😄
@abdiguled1475
@abdiguled1475 2 года назад
Best interview. Sidaqo. 😂😂😂
@ismacilofficial7359
@ismacilofficial7359 2 года назад
Mash alllah allah ha ku barakeyo ader
@haajimouse5646
@haajimouse5646 2 года назад
Libaaxsana Odeygu Wllhi wan ku wata adeer ❤️❤️❤️
@wllzaki14
@wllzaki14 2 года назад
Masha allaah dhaqanku waa ma guuraan adeer somaliyeed allahaa barakeeyo
@amiirupdala4787
@amiirupdala4787 2 года назад
Masha Allah awowe waxan ilahey Kaga baryaya cimri dheer iyo cibado suuba duco qalbiga kaso goaday
@abdifatahhashi405
@abdifatahhashi405 2 года назад
Masha Allah Ilaahay ha ku xifdiyo Guulayso mudane
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 2 года назад
Maashaa Allaah caadi ma ahan oohin iyo ilin buu iga keenay
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 года назад
Kkkkkk waa funny adeer kulahaa dadkan waxba ma haystaan
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 2 года назад
Maasha allah 😍 ♥
@xafaar1459
@xafaar1459 2 года назад
Waa nin halyey ah oo mudan in laga faaiidaysto.
@zaraosman2096
@zaraosman2096 2 года назад
Barnaamij aad u qiimo badan in uu dheeraado ahayd masha Allah
@wacanxasan5596
@wacanxasan5596 2 года назад
Caruurtisa allha xaqa ha tuso o Aabehod cidlada ha uga imadan🥺❤️💔
@ashamohamed6755
@ashamohamed6755 2 года назад
Amino noolow ilaaha codkasga haku caafiyo waxaan codsanayaa in mirah lasoo qoro
@dooskadiamond9016
@dooskadiamond9016 2 года назад
Baaqi oo diray adeerka waa nabad galyo wlhi waa runtiisa waa muhiim taas
@hanadqeys6123
@hanadqeys6123 2 года назад
Wlhi waa fani m.a
@zuhoercali3173
@zuhoercali3173 2 года назад
Ilahay swt ha KU xiftiyo meeshu joogo waa cabsi
@fadumomohamed9615
@fadumomohamed9615 2 года назад
🤣walaahi waa sheeko fanny ah
@nouhismail9052
@nouhismail9052 2 года назад
Prank kii dalmar uu c/salaam kusameeyey dalmar balantii wuu fuliyey
@shakurhaji6218
@shakurhaji6218 2 года назад
Gabadhayda maba aqani kuyeh meel ay joogto.hahahhaha..war aduunkan dad badan wakunoolyihin oo kala duwan
@ykhalid182yusuf6
@ykhalid182yusuf6 2 года назад
Rageedii ragii shaqaysanayo ee wax yaqaan nacnacda ha u la tagin hadal nin weyn
@mahirmohamoud6330
@mahirmohamoud6330 2 года назад
Mashallah Hereri Iyo Hargeysa si ficaan ayaanu kula socona barnamijka aad noo soo gudbiso wad ku mahadsan tahay Balse odeygaan yari ciidlladan uu ku nool yahay iga calool adag kkkk halkasan ka cabsoodeyba kkk
@kadra825
@kadra825 2 года назад
WALAHII WAARUUNTA MAR WAAN KUU FARXAY MARNA WAN KANAXAY GUURI IYO BEER IYO XOOLO OON CIIDII KUULA WAHEELIINAYN OON LAHAYN XAAS IYO CAARUUR QARABO QUURBUUHU WUUXU KUUFIICAN YAHAY EEHEEL IYO QARABO IYO GACAL IYO MUSLIM CIIDLI QUURUX MALEH HANTI AAN DAAD LAHAY MAWANGSANA SUUBHANALLAH
@ahmedsaid-xj5cu
@ahmedsaid-xj5cu 2 года назад
Mar labaad ayaan daawanaya ninkaan wuu ii dhiirigaliyey
@sssdddf8508
@sssdddf8508 2 года назад
Ninkani waa nin hawl kara
@sagalsaid3786
@sagalsaid3786 2 года назад
Laaan dheeraninadu wataaaaa horay u soco
@saynis24
@saynis24 2 года назад
War odaygu waa legend ninwaaayo soojoogay waaaye
@shlmhd7386
@shlmhd7386 10 месяцев назад
Walalayaal fadlab cidi bilowga heesta cidi faranesa ha ila wadaagto mahadsanid
@Somali_Boy_143
@Somali_Boy_143 2 года назад
Wlhi wuxuu ahaa Barnaamij Xiso leh
@faaisonur1130
@faaisonur1130 2 года назад
Masha allah
@maxamuudnaasir4293
@maxamuudnaasir4293 2 года назад
Good job.✊
@aadanhussenaadan7028
@aadanhussenaadan7028 2 года назад
waa sax soomaali wax shaqo ah maqabtaa
@abubakarsadiq2770
@abubakarsadiq2770 2 года назад
Masha Allah niin shaqeyste igadeh
@Mohamed-kv8to
@Mohamed-kv8to 2 года назад
Masha allah wllhi American xaal qaata fikrad xun baa idinka qaby
Далее
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
Просмотров 763 тыс.
deg deg maxaa kajira geerida ismaaciil cumar geele
18:02
xussus reeb  Duuliye Xeyd
1:59:01
Просмотров 645 тыс.
Nin Miyi Iyo Markab Qiso Dhab Ah
1:14:13
Просмотров 83 тыс.
KALAMAAN IYO MUNAASABADDII MADAXTOOYADA.
23:44
Просмотров 611 тыс.
SIXIREEY FULL MOVIE
2:46:34
Просмотров 269 тыс.