Тёмный

CASUMAD ISKU DHACEYSO AH  

MY RAJO
Подписаться 245 тыс.
Просмотров 17 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

31 дек 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 51   
@madinaomar2344
@madinaomar2344 7 месяцев назад
Fartuun waa hooyo karti bdn caqli bdn abyo qalad ma galin shaley si sax ah baa u hadashey waa xaqiiq in aad caawisaa waayo waa la dulmiyey
@ayaangujir7880
@ayaangujir7880 7 месяцев назад
Abayo muniiro ma ficna in gaalada lagu Daydo kaamanan Baran soo dhaweyn sanad gaalada markasta khilaafaa Nala dhahay
@fardowsoabuukar5571
@fardowsoabuukar5571 7 месяцев назад
Abaayo muniiro waa ku jeclahy alle dartiisa ayaan kuu jeclahy walashy🥺❤🥰
@Ramlo713
@Ramlo713 7 месяцев назад
mesha Allah abaayo muniiro hada waaga noo barye From USA 🇺🇸 Fartuun xijaabkii eey xiratay walaahi saa u farxay waa yabee abaayo qurux xijaabka hanbalyo leyahay abaayo fartuun Allaha idin xafido adiga iyo abaayo fartuun adigana muniiro sida xijaabka isku asturtay allaha ku asturo aduun iyo aakhiroba Mesha Allah waa idin jecelahay Alle dartiis Allaha idin xafido adinka iyo caruurtiina ❤❤❤❤
@sumayaahmed5264
@sumayaahmed5264 7 месяцев назад
Mashallah wan ku farxay walhi qof ku jecel baa wax ku sheega ayeeydey baa waxee nadhihi jirtay wax wax ku siiyo waa helesaa qof kuwaaniyo lakini ma arkesid
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 7 месяцев назад
Manshaallah sanad wanagsan kheyrkisa wado Allah noga dhigo amiin inshallah muniro 🥰🙏🏽
@hamdifamilyofficial4438
@hamdifamilyofficial4438 7 месяцев назад
Abyo ma wangson ciylkan ha barni waxa 😢😢😢😢😢😢😢😢
@NadiifoShuceyb-jw8wk
@NadiifoShuceyb-jw8wk 7 месяцев назад
Masha alah alaha idiin xafido aamiin
@attakontitan2244
@attakontitan2244 7 месяцев назад
Maash allaah cafimaad ku cuna dhamaan tiin bil caafiya
@user-ff8sg1sn9m
@user-ff8sg1sn9m 7 месяцев назад
الله يحفظك ويسعدك ويوفقك ❤حبيبتي
@FaisaCadeey25
@FaisaCadeey25 7 месяцев назад
Masha Allah abayo mcn
@user-ic9kv2ke9x
@user-ic9kv2ke9x 7 месяцев назад
Masha allaah xbbti bilcaafya
@CaashoSh-eu7ct
@CaashoSh-eu7ct 7 месяцев назад
M.a alaha idin barakeyo abyo jasagalaahu qeera muniiro adoo xanaqsan walegey kuma arkin
@sahrabintuahmed2397
@sahrabintuahmed2397 7 месяцев назад
Msha allah abyo muniro
@RashiidOmer-dq5tg
@RashiidOmer-dq5tg 7 месяцев назад
Somalidena 5sano kahor cml dhaqanka sanadka cusub manaqanine se wx ujiraaan
@Aminodhyman
@Aminodhyman 7 месяцев назад
Abaayo sanadka cusub waxaa caabodo gaalad marka mafiicno muslim banahay
@qadromaxamad8881
@qadromaxamad8881 7 месяцев назад
Masha allah gacantaada allah kuubarakeeyo waadadaashay abaayo
@Ifraaxgalbeed-fs7bl
@Ifraaxgalbeed-fs7bl 7 месяцев назад
Masha allah abaayo muniiro
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 7 месяцев назад
Masha Allah abaayo muniiro ilaahey gacantada hakubarakeyo xabiibti❤❤🎉🎉🎉
@user-zo5zg1bd6s
@user-zo5zg1bd6s 7 месяцев назад
Masha Allah billcafiya abyo ❤❤❤ sanadwcn oowngsan 🎉🎉
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 7 месяцев назад
Mashallah abayo muniiro ❤❤❤
@foolhooradchannel156
@foolhooradchannel156 7 месяцев назад
Masha Allah tabarakallah abaayo muniiro ❤❤
@nutritionbabyandprotein3827
@nutritionbabyandprotein3827 7 месяцев назад
Masha allah xbbt sas waye ❤❤❤❤
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 7 месяцев назад
Masha Allaah❤❤❤❤
@XamdaXasan-fe8dl
@XamdaXasan-fe8dl 7 месяцев назад
Abayo waxd 1 ka tahy qoysaska somalid kuwa aan ugu jeclahy❤ adig iyo odagaga iyo awladada allha hano kiin xafido siksta❤wanu ku jeclhy dhariga karka kulelkakeena ila 17 kii bn kug xidhna waligna kum arag xuman❤❤❤
@ayaanhassan947
@ayaanhassan947 7 месяцев назад
Habaryare allah haku barakeeyo adiga iyo familkaga
@hothokhadar-bz6mf
@hothokhadar-bz6mf 7 месяцев назад
Masha allaah alle hadin barakeyo walshay mcn lisayada sida lo sameyo noso fa ide plz ❤ wan ku jeclahay xppti muniira ❤🎉
@Aishoqasim-uu6dc
@Aishoqasim-uu6dc 7 месяцев назад
Lkin fartuun qofna macaynin see wax uwadaa wlhi gabadhas waxay wax ugu sheegtay sidi hooyadeed cml
@amaaljibriil3687
@amaaljibriil3687 7 месяцев назад
Masha allha abaayo muniiro ❤
@user-pl4rh2wp8o
@user-pl4rh2wp8o 7 месяцев назад
Masha allah
@umuatika8452
@umuatika8452 7 месяцев назад
Masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shamafamily123
@shamafamily123 7 месяцев назад
Mashalaah alah wax yer iso dhiib aqwaan 😂😂😂❤❤❤❤
@AbdillahiFaarah-kp4jp
@AbdillahiFaarah-kp4jp 7 месяцев назад
Maamo keyp goin
@user-oi4pr6he2f
@user-oi4pr6he2f 7 месяцев назад
Masha Allah abaayo waxaa rabaa calenta aad cabti qali waa codsi
@kamalali79
@kamalali79 7 месяцев назад
Asc abaayo munira waan idin salaamay walaasheey munira iyo ilmaha adeerka u a a hay dhamaan walaasheey munira Mahad sanid video yaasha quruxda badan ee aad Nala qeebsato marwalba ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa shaqo fiican ayaad heysaa keep going hooray u soco walaasheey munira Mahad sanid markale abaayo munira
@user-uw7qy4gw7x
@user-uw7qy4gw7x 7 месяцев назад
❤❤gabar ku dayasho mudan
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 7 месяцев назад
Macha"Allah Moniira Cadeey❤❤❤😘😘😘🤲🤲🤲 Saan Aan Ka Hellaaa Saaxib " Laakiin Markii Diin La Fara Gashanaayo Oo La Leeh Qaf Asturan Oo Xijaaban Ma Xijaabna ,❤😱 Maba Ka Hadli Karaba Ani Waxaas ❤ Adne Waxa La Qaatay Inaad Iskiiga Aamistid❤❤ Maba Eheynba Inaad Waqti Iskiiga Dhumisid🤲🤲🤲 ( Muniira La Vie Est Belle Mcaanto❤)🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@rahmafarah6892
@rahmafarah6892 7 месяцев назад
Masha alaah❤
@halimaabdi4759
@halimaabdi4759 7 месяцев назад
M a abayo mcn ❤❤❤
@jisooismybiasandsoisyours4299
@jisooismybiasandsoisyours4299 7 месяцев назад
Mashaaalla Mashaaalla ❤
@um.samiir3755
@um.samiir3755 7 месяцев назад
Masha alaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-go7mb7uk3y
@user-go7mb7uk3y 7 месяцев назад
Abayo muniiro wareysi maa ka qaadid Cumar iyo wallkiisa
@RuunShaaciye
@RuunShaaciye 7 месяцев назад
Wcs abyo muniiro
@maryamadaahir1727
@maryamadaahir1727 7 месяцев назад
abayo muniro love u wlhi xoog anaga kujecelnahay❤
@ubahabdisaid2222
@ubahabdisaid2222 7 месяцев назад
Walasha wax ku tuntey ma laha gardarada ma fcn wax adiga laga rabey a lagu qabtey oo keliga walasha wa la waniyey ee waani adiga xata sheydhankane iska naar wa iga talo
@ManajAhmed-sb8ze
@ManajAhmed-sb8ze 7 месяцев назад
Kamakujuraa dhareraa iga kentay 😢kama iyo Nadarlan
@fatxiyaosmanbarry3996
@fatxiyaosmanbarry3996 7 месяцев назад
BAJIYAHA REER DJIBOUTIGA LOGAHADEY WALLAHI
@subeerabdi3527
@subeerabdi3527 7 месяцев назад
Abayo kagaman baran qaylo lkn si aan haboonayn baad u hadleysay laftigadu emotional bad ahayd hadalo aaan munasib ahayn oo attack ah adiguba waad ku hadleysay any way khayrka allle hayna waafajiyo
@Saamiya143
@Saamiya143 7 месяцев назад
Abyo dulduleelka wejiga maxaa lagu baabi'iyaaa
@AyaneSoubaneh
@AyaneSoubaneh 7 месяцев назад
Why you off the comments on your sister video? abayo your sis is the one who put her life on public so anyone can react yaab
@fatxiyaahmed6684
@fatxiyaahmed6684 7 месяцев назад
asc my rajo waxan rabaa inaan kaala hadlo cilpka jwbta dhaqaaq aad dhaxashide waayo waad xiraty commentigiisa horta waxan qaldamin waa ilaahey waxad thy qof aan taageero balse walaaley gabadhaas wax qaldan igalama sheegin walaasha fartun is astur oo asturkaagi iyo diintaadi iyo dhaqankaaga ha bedelin ayey tiri wax caay ahne kama muuqan waayo waxaa la yiri col iyo biyo kaa badanba waa ku qaadaan walaashane waxaa ka muuqaty diin lkn iney noqoto kaasiyad caariyad iyadaba uma fcno waxay ahayd inaad adiga hoos ula hadashid walaashaa ineysan noqon dameer dhaan raac waa laga fcn yhy hana ku taageerin ee adiga ka hor istaag
Далее
ISKU DIYARINTA SAFARKEYGA RER #my_rajo
10:13
Просмотров 21 тыс.
MORNING ROUTINE JUMMA MUBARAK BY #my_rajo
10:06
Просмотров 14 тыс.
KU DADAL CARURTADA INEY WAX BARTAN #my_rajo
14:50
Просмотров 18 тыс.
MORNING ROUTINE BY #my_rajo
9:59
Просмотров 14 тыс.
QADADA KADIB MAXA QABATY MANTA YAA ILA QABIILA
15:08
SHAQADA HAWENKII AN QABTO NIGHT ROUTINE #my_rajo
14:03
CASUMAD IYO QOSOLKA ADUNKA RER #my_rajo
12:04
Просмотров 39 тыс.