Тёмный
No video :(

CASUUMAD GURIGA KOKO CILAAN SAAR DHAMAAN GABDHABA IYO ISKU DIYAARINTA SAFARKEYGA IYO EID KA🥰 

Adna Channel
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 202 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

14 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 364   
@feysalmaxamed9706
@feysalmaxamed9706 4 месяца назад
Mama adna waad saxanthy ciida waa arbaco reer somali ayaan nahayn I.a ❤ halmar ayaa islaciideyneynaa ciid❤mubarak
@user-qm2xs2sm5y
@user-qm2xs2sm5y 4 месяца назад
Wah abaa ayaga qamiis wayey
@Kokobulle-s3z
@Kokobulle-s3z 4 месяца назад
Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw scw ❤❤❤
@soodocabdulaahi
@soodocabdulaahi 4 месяца назад
Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤
@user-ui4rb3yf7w
@user-ui4rb3yf7w 22 дня назад
Sallahu callayhi wasalam
@xanaandhuxulow
@xanaandhuxulow 4 месяца назад
Amiiradena qurux badan i Love You sister ❤m.a❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 4 месяца назад
Manshaallah gabdhaha adnà chanal tinta Allah u barakeyo il insi jini kama arko inshalah 🥰😍🥰
@Amuunmoha8
@Amuunmoha8 4 месяца назад
Nahida yarisey jacliya family adna nahida ugujeclhy ❤❤❤❤
@ashaomar6719
@ashaomar6719 4 месяца назад
Say Maasha Allah Allahu Mubaarik always ❤❤❤❤❤❤
@aaminajama7275
@aaminajama7275 4 месяца назад
Team amiira one like
@user-kn4oh7eq9p
@user-kn4oh7eq9p 4 месяца назад
Team koko bulle is not easy❤❤❤
@user-po8gl3yy3k
@user-po8gl3yy3k 4 месяца назад
Mohlswslalelkldqkldarzkukmhy6llj🎉🎉❤❤ska😊😊😊1
@saamiyomaxamed4623
@saamiyomaxamed4623 4 месяца назад
Team adna one like
@Alisa-hx8of5vu4y
@Alisa-hx8of5vu4y 4 месяца назад
Amiiradaa wase bayjka yaa iskaleh adno moohoo afkaga ku siigayso😂
@kiyoka_bl
@kiyoka_bl 4 месяца назад
Masha Allah yaryariiska timahoda qurux 😂way iga timo dheeryihin anigo naag wayn ah allahuma barik ❤
@user-qm2xs2sm5y
@user-qm2xs2sm5y 4 месяца назад
Jh koko kadeeda qurux ❤❤❤❤❤
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 4 месяца назад
M.a🥺🥰🥰nahidooo🥺😩🤲💋allow ku xafiiid❤m.a ani wan jeclhy😢😂wlhi
@Sahara-fc2bz
@Sahara-fc2bz 4 месяца назад
Ma team Adna 1M coming soon ❤❤
@user-lx4ob1ns2e
@user-lx4ob1ns2e 4 месяца назад
Jah hablaha quruxda badan waan jeclhy walhi team 27 wada jir kooda waa ku farxaa lkn dadba ku naxsan team kan ilaahayow ishooda ka xijaab😢 sidan u farax sanaada mar kasta😊 adna cawa waa qurux badan tahy adi iyo team kaga m.a❤ adna hal mara ciidayna idinka iyo anaga kenya ciid mubarak adna qurux❤😊
@samraanAli8122
@samraanAli8122 4 месяца назад
Abayo Isku mar aYaa CiidaYnaa anaga Arbacada aYaa CiidaYnaa Insha allah ❤😊
@ikraammohamed5717
@ikraammohamed5717 4 месяца назад
Masha allah adna rabi haku xafido awladada quruxda badan abaayo qarso wllhi somali dad xun o il xun baa ku jira farxad ku nolow adna qurux badan ❤❤
@MomtasOmar
@MomtasOmar 4 месяца назад
Adnayy sanadka mar ayeynu wada ciideynaa mashalaa arbacada ciideyna reer somali dhan❤
@fatima-5726
@fatima-5726 4 месяца назад
Adna America maad u soctan mise safar gawan ku xiisi dona Ina ani igatage cml calosha i xanunte amiira & asxabt waan isku kiin jeclhy
@user-jq7cr2yk6w
@user-jq7cr2yk6w 4 месяца назад
Muqdisho usocotaaa
@iqra11rok43
@iqra11rok43 4 месяца назад
Malaysia dhexdeeda Lee waye Safar
@fadumosaidmahmuud5068
@fadumosaidmahmuud5068 4 месяца назад
Somalia arbacada ciidayna alx ani waan ku farxsanahay❤
@KeynaanMohamud-qy8tp
@KeynaanMohamud-qy8tp 4 месяца назад
Wcs maamada xafada oo caawa cilaan loo saa raayo wanagsan adno cafimad baan kuu rajeynaaa
@Arwafarhan-ok6ly
@Arwafarhan-ok6ly 4 месяца назад
team sunmirko like😂❤
@sacdiyocumar5702
@sacdiyocumar5702 4 месяца назад
😂😂❤
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 4 месяца назад
😂😅😢
@sihaamcabdifitaxcf8434
@sihaamcabdifitaxcf8434 4 месяца назад
😂😂
@ikraammuhiddin1
@ikraammuhiddin1 4 месяца назад
Weey masha allaah waakala kiciseen aqwaan masha allah arbacada maa cidoosiin adna anaga be reer UK arbaca waaye lakin anaga 30 ka a soomonaa idinka hadii arbaca ciidesiin marka 29 beri le someysiin😅 reer somaali xitaa arbacada waaye kuli meel walbo arbaco waye ciida
@Layland_1
@Layland_1 4 месяца назад
Ciyal ka hair straighteners ka da. Maskaxda uma ficna
@user-gg3xx2rc9l
@user-gg3xx2rc9l 4 месяца назад
Markan koko arkey wansocararey😂❤
@SihaamAadan-dx1yw
@SihaamAadan-dx1yw 4 месяца назад
Same wllhi❤😂
@user-qm2xs2sm5y
@user-qm2xs2sm5y 4 месяца назад
Jh isku mid
@RIDWAYUSUFMOHAMED12345
@RIDWAYUSUFMOHAMED12345 4 месяца назад
Somalia bari ciid mahan Eid mubarak 🎉🎉❤❤
@Sia..ab36
@Sia..ab36 4 месяца назад
Soonka 30 uu ku dhamaaday reer malesia waa inaad 30 dhameesataan anaga albacore ciideenaa adinkana khamiis
@toosin4300
@toosin4300 4 месяца назад
Only team adna love❤
@user-tq4li6hl6s
@user-tq4li6hl6s 4 месяца назад
Anaga somaliya arbaco ayaan ciideenaa🎉🎉 adno waan ku taa geeraa gabdhaha Team 27 oodhan waan jeclahay❤❤❤❤👸👸👸👑👑
@MaryanAhmed-zz1rj
@MaryanAhmed-zz1rj 4 месяца назад
Haa adna arbaco waaye ciideena i,a waa isla ciideenaaa❤❤❤
@shugricabdi1771
@shugricabdi1771 4 месяца назад
Soomaalia ciida waa arbaco❤❤ ciid mubaarak❤❤
@user-dq2tr5sf4q
@user-dq2tr5sf4q 3 месяца назад
ماشاءالله تبارك الله 🎉❤الله يحفظهم لك يارب اختي ادنا
@user-dk7xv9zg3e
@user-dk7xv9zg3e 4 месяца назад
Somali arbacada insha allah
@Bishaaro7
@Bishaaro7 4 месяца назад
War ani 29 soomenaa Somalia 🇸🇴 jogaa❤
@user-yx1gg7pz2v
@user-yx1gg7pz2v 4 месяца назад
anakane 30 notahay bariyo arbaca ciidona somali jogna anaka laba qeeb kala ah somali dhexdeda
@aliinaanjlee5726
@aliinaanjlee5726 4 месяца назад
Somaliya arbacada aa eid ah adna❤
@CabdisallanCabdi
@CabdisallanCabdi 4 месяца назад
Somalia ciid ma aha ciida waa arbaco adnoy lkn waxaan kuusheega gabdhaxaaga tintooda uastur
@naciimomaxamuud3754
@naciimomaxamuud3754 4 месяца назад
Masha allaah her soomaaliyo adan nahay ciid ma no ahan biri
@Fatxi12345
@Fatxi12345 4 месяца назад
Sax waaye anaga arbaco aa cideynaaa❤
@Quruxsan_Halawi
@Quruxsan_Halawi 4 месяца назад
Anaga 29 idinla soomanahay
@Foos-abdi143
@Foos-abdi143 4 месяца назад
Adna qurux iyo gabdha heda m.a❤❤❤
@AaminadheegAxmed
@AaminadheegAxmed 4 месяца назад
Arbacada waaye abaayo anga iideena❤❤
@abuukarcaliabuukarcali3145
@abuukarcaliabuukarcali3145 4 месяца назад
Somali 🇸🇴 iyo MELEYSIA 🇺🇲 hal maalin ayn wada ciideyna
@nashaadelmi8314
@nashaadelmi8314 4 месяца назад
Anaga xataa arbacada waye wllhi❤😢
@Faadumo920
@Faadumo920 4 месяца назад
EID MUBARAK FAMILKA MAAMA ADNA ❤
@zamzamqaali1533
@zamzamqaali1533 4 месяца назад
Hana masha allah qurux iyo aqlaq ilaah isku daray
@saamiyomaxamed4623
@saamiyomaxamed4623 4 месяца назад
Mya adnoy soomalia beri lee waaye arbacada ah ani sauudi Arabia jooga l.k.n aabehey aa isoo sheegey arbacada waaye ciida ayuu igu dhahy meel walbo arbacada lee la ciidoya xitaa sauudi Arabia ❤❤ ok
@abdaleabshir6786
@abdaleabshir6786 4 месяца назад
Adna walaalo waan isla ciidayna insha allah ciideena waa arbacada insha allah
@SagalMohamed-zn9nk
@SagalMohamed-zn9nk 4 месяца назад
haa waa arbacda somalia
@user-vj7ys1jg9b
@user-vj7ys1jg9b 4 месяца назад
Anaka xataa arbacadan ciidayna from soomaliland lkn idinku 29 baad rabtin inad soontiin masoconyso ramadan 30 waye
@faatimamarish5067
@faatimamarish5067 4 месяца назад
Arbacada ciid weeyi qali❤ somalia
@Janno66
@Janno66 4 месяца назад
Koko sundus adna intaba wan dawadeyy😂❤😊
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 4 месяца назад
Ani cilaan maba saarto ciidii maxaa igu dhacay😢😮
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 4 месяца назад
Wcs wa shidnthin m.a anga arbco idena i.a idinkna khmiza umlenaa ciid muprik ❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 4 месяца назад
Adna intee u safraysaa Somaliya mise lankaawi baad dalxiis Famliy ka ah u aadi rabtaan
@user-nf5vo4hf1d
@user-nf5vo4hf1d 4 месяца назад
Koko markaan arkay wAan Soo cararay
@GuuledcaatoDayaxaxmed
@GuuledcaatoDayaxaxmed 4 месяца назад
Team adna channel 1M ❤ Dhaqso insh allah
@NadwaDaahir
@NadwaDaahir 4 месяца назад
Somaliya waxaa cidaysaa Arbacada I.a❤
@user-gi2rd2kg8j
@user-gi2rd2kg8j 4 месяца назад
Somalia xat arbaca waye iida waan isla ciidenaa wuuw
@user-mm2zi5nn5n
@user-mm2zi5nn5n 4 месяца назад
Mnsha allh ilhy ilmaha ha barakeyo
@user-le4cy2eh3p
@user-le4cy2eh3p 4 месяца назад
Ciid wanaagsan ❤
@user-rn2yn4kc9f
@user-rn2yn4kc9f 4 месяца назад
Talaado mala ciidooyo arbaco aa ciidee naa❤❤❤❤❤❤
@saamiyomaxamed4623
@saamiyomaxamed4623 4 месяца назад
Ciid mubaarak adno samidey quruxda badan saamiyana iga gaarsi please
@user-rl2tz3qn8e
@user-rl2tz3qn8e 4 месяца назад
Masha Allaah Ciid Mubaarak 🎉
@user-mr9vf3fq7s
@user-mr9vf3fq7s 4 месяца назад
Arbacada weeye eid from Canada
@ShukriyaHasan-gs8ih
@ShukriyaHasan-gs8ih 4 месяца назад
Anaguna arbacada weeye
@FunnyFountainPen-ek3ge
@FunnyFountainPen-ek3ge 4 месяца назад
Mn zhallh Nahida and nadiya
@fatumofatumo-oc4lc
@fatumofatumo-oc4lc 4 месяца назад
Eid Mubarak ❤🥰 sis
@ayaannor7797
@ayaannor7797 4 месяца назад
Masha allah
@abdifatahadow3000
@abdifatahadow3000 4 месяца назад
Arbacada waaye🎉 abaayo❤
@user-ph4gb1by2p
@user-ph4gb1by2p 15 дней назад
Masha allah🎉🎉🎉🎉
@user-rn2yn4kc9f
@user-rn2yn4kc9f 4 месяца назад
Si wanaagsan ku ciida ❤❤❤❤
@AyaanCabdihakiin
@AyaanCabdihakiin 4 месяца назад
Haa arbacada iid ah
@user-nu9xv6dc1c
@user-nu9xv6dc1c 4 месяца назад
Somalia ciidooda waa arbacada
@Fathiibrahim5245
@Fathiibrahim5245 4 месяца назад
Anagana arbaacadaa wayo adnooooooy wan isla ciiiidaynaa
@hafsamohamudhassan2602
@hafsamohamudhassan2602 4 месяца назад
Wll kuwada salino xabiibkena SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Nashaad452
@Nashaad452 4 месяца назад
Samiya ma reer sh isxaaq baa
@NimaSaid-sq4un
@NimaSaid-sq4un 4 месяца назад
Bari Sono waye❤❤
@Sumayocaamir
@Sumayocaamir 4 месяца назад
Eid mubarik ❤
@user-lj9ky3oz2v
@user-lj9ky3oz2v 4 месяца назад
Haah anakah rersomali waxancideynah abracadabra wanislah ciidneh ❤❤❤❤❤❤
@Farhia_ali
@Farhia_ali 4 месяца назад
CIIDMUBAARAK. FAMELY. ADNA. ASXAABTA DHAN. GABADHA. CILASNK SAAREEESO. LADAN. FARXAD KUCIID
@rahmaabdi2026
@rahmaabdi2026 4 месяца назад
I like team Meleysla
@faizosuleymaan8686
@faizosuleymaan8686 4 месяца назад
Mx lkn 29 maa kusoomeysiin anaga 30 wye arbaco ciid I.a
@faadumocali2434
@faadumocali2434 4 месяца назад
May ciid ma aha somaliya
@aragsanhazan9464
@aragsanhazan9464 4 месяца назад
Somalia arbacada waa ciid adnaay
@user-ky6lm7xd7p
@user-ky6lm7xd7p 4 месяца назад
team 27 anigaa maanta xoog ifinku haysata❤😮😊🎉
@Farhiadahirahmed
@Farhiadahirahmed 4 месяца назад
Beri arbaco somalia cidaysa❤
@abdisalamabdirahman1616
@abdisalamabdirahman1616 4 месяца назад
Arbacada waaye abaayo❤❤❤❤🇲🇾🇲🇾🇲🇾 reer malaysia masha allah😊😊
@keifabdulahi-ug8vy
@keifabdulahi-ug8vy 4 месяца назад
Arbacada waye ciida ❤
@MowliidCali-ie3rs
@MowliidCali-ie3rs 4 месяца назад
Somaliya waa soon barita❤❤
@hawofarah
@hawofarah 4 месяца назад
Cid wanaagsan abayo adna
@maxamedxasanmaxamedmaxamed48
@maxamedxasanmaxamedmaxamed48 4 месяца назад
Koko waa gabar sharaf badan masha allah
@IqroIqriina-sq4sx
@IqroIqriina-sq4sx 4 месяца назад
Adna arbacada isla ciidan wlhi farxad wye ina isla ciidno❤
@user-mw9bf8lo8z
@user-mw9bf8lo8z 4 месяца назад
Team amiiar one like
@user-th4ce2fw2z
@user-th4ce2fw2z 4 месяца назад
Somaliy ciid mahana adno
@cabdiqadirCumar-uh4js
@cabdiqadirCumar-uh4js 4 месяца назад
anaka arbaco waye ciid mubaarak Adnan ❤
@XaliimoAbdishire-vz4fu
@XaliimoAbdishire-vz4fu 4 месяца назад
Arbaco urtooy😂❤
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 4 месяца назад
Eid Mubarak ❤❤❤❤
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 4 месяца назад
M.a anaga reer somaliya arbacada ciidona
@user-yp3th3my2o
@user-yp3th3my2o 14 дней назад
I love you too sister
@user-nw6hq4sm9p
@user-nw6hq4sm9p 4 месяца назад
Arbacada waaye 😍💕
@AYAANXuseen-og5hv
@AYAANXuseen-og5hv 4 месяца назад
Team koko ❤❤
@Malika22138
@Malika22138 4 месяца назад
Waa arbacda somaliya
@user-ol9rx8ux9w
@user-ol9rx8ux9w 4 месяца назад
M.a❤❤
@Adnodahir-ti3zh
@Adnodahir-ti3zh 4 месяца назад
Masha allah gabdhaha yaryar❤❤
Далее
Insane Coffee trick EXPOSED 😱☕️ #shorts
00:20
Просмотров 4,5 млн
Мухочирон эхтиёт бошед!
01:31
Просмотров 112 тыс.
PRANKI UGU XUMAA ADNA OO BAROORATAY SORRY AFAR DHAAN
29:11
AABAHA UGU XUN TEAM 27 YAA NOQDAY
22:36
Просмотров 306 тыс.