Тёмный

CCTV AYA XALISEY QISO KA YAABISEY UK E HABLAHI DHAMEEYSEY 

Hodan Online
Подписаться 390 тыс.
Просмотров 56 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 301   
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Год назад
Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah ❤🕋🙏
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Год назад
Scw
@Adiya___macho
@Adiya___macho 7 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@KawsarCabdi-qq1tb
@KawsarCabdi-qq1tb 2 месяца назад
Scwscwscw❤❤❤❤❤
@ruqiyoabdulgani7635
@ruqiyoabdulgani7635 Год назад
2021-2023 kula socday wllhi malin walba firin jiray inaa wax soo dhigtay cimri dheer iyo cafimaad abayo ❤
@nachmaupdiqadir7269
@nachmaupdiqadir7269 Год назад
Illhaya ha kaa dhigo gabadhii ciyaalkeedu wehel ay u noqdaan aamiin 🥲🥲❤
@KawsarCabdi-qq1tb
@KawsarCabdi-qq1tb 2 месяца назад
Aamin Amin Amin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@aliafaisal5241
@aliafaisal5241 Год назад
Mahadsanid habo macaan wlhi hddaan daawanayay qisoyi kagii barigi hore ku xiisnay habo qli thank you 😊 ♥
@almaazapdi3667
@almaazapdi3667 Год назад
Muraad ban leeyahey Ii duceeya🥺🤚
@rlycurly7777
@rlycurly7777 Год назад
Hodaneeeyyy I really love this woman welcome back ❤
@suleeqosiman2164
@suleeqosiman2164 Год назад
Aamiin Aamiin ya Allah dhamantenba inta xanunsan Allaha cafiyo inta dhiban Allaha ka dulqado farxd dhamantenba Allaha nagu arsaqo iyo awlad salaxinah cafimad tamah insha Allah kheyr
@fadxiyamukhtaar5623
@fadxiyamukhtaar5623 Год назад
Cilmiga iyo caqligaba alle ha kuu barakeyo hodaneeeey
@xamdamaxamedxamdamaxamed999
Ilaahay wllo muraadka khayra alle haku siiyo isha allaah
@laylahodanmuxumad152
@laylahodanmuxumad152 Год назад
Hoodan l love you so much qali xafadayada yar iyo wayn adigan ku tagerna hargaysa ayan ka la soocona welcome back 🙏 😘
@asiyamohamed1039
@asiyamohamed1039 Год назад
These is no one that can tell real story and explain very depths than this girl. Ilahay hakuxifdiyo abayo
@um.sumeya1377
@um.sumeya1377 Год назад
Ax wlhy bari ano 17jira ayan kawdi iyo badhki Habeeno nimo ano xaflad ka imid hoyona ka baqaya aya Marki Albaabka uso dhawa maqlay qaylo shaw hoyo mcn my seexan Albaabkay tagan tahay waxay aragtay 2 nin oo xoog weyn oo Iso gadaya kadib waxa igu kulmay nimanki iyo hoyo 😭😭😭 kadib Ana waa qayliyey way Istagen Anaguna Gurigan galnay mardanbe Habeen Ma bixin ilaha oo mudo badan kaso warregtay ma Ilaawo hoyo mcn jiro joog
@ayaanshube7365
@ayaanshube7365 Год назад
Hoyooo waaa JAnooo Wlhi Hbeen xfld adaY ano BaqayA ALABBKa hLmR ku dhuftY mR lBad ma qaracin hoyA igA FurtaY NAxriz Wye Hyo😢😢
@FarhioHussein-db1cm
@FarhioHussein-db1cm Год назад
Hoyo ilahay hanoo daysto ❤
@fadumahussein8484
@fadumahussein8484 Год назад
Walaalayaallow Dadkiina Barajha Bulshdda Ka Hadlla Ku Dadaala Af Soomaaliga In Aad Horamarisaan Ku Hadalkuisa. Waa Af Hodan Ah. ❤️ ❤️
@geeseeyhaaji6812
@geeseeyhaaji6812 Год назад
Inshalla u will get what ever you need inside your heart ❤️ 💙 sister amiin Inshalla
@leylamuumin3492
@leylamuumin3492 Год назад
S/C. Hodaneey caafimaad fiican illaahey hakusiiyo insha allah waan kuu xiisnay illaahey ha idin xafido insha allah isha baxarka insha allah we love you HODAN ONLINE 👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤
@rodanyinahassan5631
@rodanyinahassan5631 Год назад
MashaAllah hore usoco hodan Cadeyyy❣️♥️❤️🥰😍 Allaww nacafi dhamaan umada xanusan ee muslimka ah, inchAllah
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 Год назад
Asc abaayo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@Wacdiye1
@Wacdiye1 Год назад
اللهم أنت ربي لا إله إلا أنت خلقتني وأنا عبدك وأنا على عهدك ووعدك ما استطعت أعوذ بك من شر ما صنعت أبوء لك بنعمتك علي وأبوء بذنبي فاغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت🥰❤
@afrahcoldtv8500
@afrahcoldtv8500 Год назад
Badiil aan la dhaa
@nedafiqi7720
@nedafiqi7720 Год назад
Hodan ma noo soo laabatey waa u xiisey qisooyinka aad noo soo gudbiso 🥰🥰
@ruweydocraxman6092
@ruweydocraxman6092 Год назад
Waan kuuxiis nay mcnto alle ha kuufudu deeyo muraad kaaga mcnto aniga na sidookale caafimad kana alle ha kuu siyaad sho aamiin yarabi
@axmedeyxuseen2103
@axmedeyxuseen2103 Год назад
Masha alah 🌹 rabi haku darajeyo ♥️ cafimad wara rabi haku siyo hodan welcome
@kingamin4344
@kingamin4344 Год назад
Hodaney I hope you're well..... I'm your number one fan from kenya....marka waxan jeclanlaaaa in aaad luqadi faracanta hore isticmali jireeen aaad cashar kasosameysid fadlan....Thank you. Allah hainokacaafiyo i.a🖤👑
@najaxupdy9594
@najaxupdy9594 Год назад
Wlhi wa kuu xiizney mara salaadii hadii lasoo xirtey hodan wa so labatey allah hawlaha hakuu sahlo caruurtana allah hakula koriyo🤲❤ 😘
@xasankoronto4130
@xasankoronto4130 Год назад
Wlshy hal talo kugu darsado hodan madama ahay dad jecel qisooyinka ad soo dayso markaa rabtid ina noo bilowdid marka hore na salaam subcer like comanti na xasuusi ka bacdi toos u gada gal qisada iskana ilaali shik shiga huno qolkana inuu bila buq ahaado isku day wlshy intasa ka codsana huno 🙏🏻
@sumayayusuf4478
@sumayayusuf4478 Год назад
Warkaga ma ahan mid😂surta gal ah 😂shik shik iska ilsli kulaha
@nimcoaxmednimcoaxmed605
@nimcoaxmednimcoaxmed605 Год назад
Amiin wllo mcn hoodsay sxb qali ilaahy muradkg noo sahalo insh Allah
@xurmoqowdhan7126
@xurmoqowdhan7126 Год назад
Mcnto Ku farax sanahay so noqoshadada keep going wlshy qli ❤️🙏 Wllken Alle ha u naxaristo 🤲😥
@haliimaalielmi9333
@haliimaalielmi9333 Год назад
Hodoney wllhia m.a waan jeclahy sida aad qadiyadaha u soo gudbisid Alle ha ku daayo xppti
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 Год назад
Aamiin yaaaaa Allaha masha Allaha welcome back sister wcs wr wb we miss you Good too see you 🥰🥰🥰🥰🥰
@nasuutahir6025
@nasuutahir6025 Год назад
Marti edab leh baan nahay hodaneyyyy 😂🤍 we missed you loveyy
@barwaaqoayaanle1774
@barwaaqoayaanle1774 Год назад
Aamin yaa Allah wllzhy quruxey Allah dhamantenba ha ino fududeyo🤲
@umusumaya2525
@umusumaya2525 Год назад
Hodaney majarafad anaga Reer somaliya badiil ayaan dhahnaa 😊
@kawzermohmed1775
@kawzermohmed1775 Год назад
Favorite RU-vidr hodon online ❤️
@umusuhelaxubi3408
@umusuhelaxubi3408 Год назад
Wcs xayati wan ku xise xayati ilahe haku xafido horamar wacan insha allah yaaa rabii
@AXMATO_
@AXMATO_ Год назад
Alle Caafimad Raage Haku siiyo Abaayo Muraad kaaga midigta Alle Hakaa Siiyo 🥰🥰🥰🥰
@fadumoxassen3838
@fadumoxassen3838 Год назад
wallaahi eedo mcn wan ku jeclaha waa kuu xiisay eedo mcn meesha aad ka tawalaysid illahay ha kuu toosiyo🤲🤲💓🤲🤲
@rahmaabdilkadirmohamed8515
@rahmaabdilkadirmohamed8515 Год назад
Aamin aaamin ya rabbi abaayo allah ha ku xifdiyo
@roodahassan2500
@roodahassan2500 Год назад
Hodony Qasada Tanuush sharma gabadha is dishy kaa sugyna plz ka soo hdal🤗
@xaliimoxalimoyarey1109
@xaliimoxalimoyarey1109 Год назад
Hawlahaaga Alle haku fududeeyo abyo noo soo laabo insha allah🤲💜
@saamiyamaxamed4706
@saamiyamaxamed4706 Год назад
Wow hodan dadashay
@naafyaar1120
@naafyaar1120 Год назад
Mansha Allah welcome 🔙 maar kalee ❤️❤️
@aidarusahmed8563
@aidarusahmed8563 Год назад
Fariid badthy hodaneey wadanku keenii maqha❤😊
@nurkeymuktar4773
@nurkeymuktar4773 Год назад
Aniga xalwadha ayan jeclahay waan kaaga fadhiya 🧡
@feyrouzmahad785
@feyrouzmahad785 Год назад
12:06 Majarafad waxan u aqana ani badiil
@hani9682
@hani9682 Год назад
Masha Allah abyo ilahy haku dhowro
@aliafaisal5241
@aliafaisal5241 Год назад
Muraadkaaga allah haku sahlo muraad khayr leh habo mcn alleh haku caafiyo ilahay haku sharfo
@Yumiynz
@Yumiynz Год назад
Ana u hareeyo hodan qaali ilahay muradkaga haku siiyo mcnto tageero kowad kuu AHAY i love you hodan qurux 😫❤
@yosramasrurmaysunfamily3280
Welcome back hodan online ✨
@nimcorashiid6799
@nimcorashiid6799 Год назад
Qisooyinka wan u xiizey 😢wli
@Sh-kj3qf
@Sh-kj3qf Год назад
𝐖𝐚𝐚𝐚 𝐐𝐢𝐬𝐨 𝐦𝐚𝐜𝐚𝐚𝐚𝐚𝐚𝐧❤️
@hafsamahamudhafsamahamud6667
Allaah hakuu fududeeyo muradkaada
@samsamhussein9913
@samsamhussein9913 Год назад
Haben dhan ma jecli inan baxo habeen uk amankedu ma fiicna Alle haynagu amaansado
@fadumomohammed8403
@fadumomohammed8403 Год назад
Habo hodan😂marwalbo waxa dhahdaa xalwo gacwo ama shaah biyo intaas waa diyaar lkn maba arko aniga qisadada markan dawado waanba daala 😂😂😂😂😂😂
@sudaysisudaysimahamoud8852
@sudaysisudaysimahamoud8852 Год назад
isoo duceeya maanta waan xanuunsanaye
@maryanabdalla2434
@maryanabdalla2434 Год назад
Mashaalaah hoodanay ilahay haku xifdiyo adi iyo ilmahagaba
@abdullhassen8309
@abdullhassen8309 Год назад
Kuu xisnaay hodaneey from Addis Ababa University
@ElmiJama-d6p
@ElmiJama-d6p 9 месяцев назад
maashaa alaah ilaahay Haku xifdiyo waxaad tahay qof ku dayasho mudan manshaa alaah
@asmaabdi1333
@asmaabdi1333 Год назад
Msha alh waa wngsan they wll ilheey ha ku barkeeyo hodan
@onlyqueen7405
@onlyqueen7405 Год назад
Xppti hodan miss you wlhi hanagatagin qisoyinka sobadi ❤
@raxmakhadar2137
@raxmakhadar2137 Год назад
Cafalaahu camaa salaf ayaan leeyahay ninkaa mar haduu islaamay islaamku wuu masaxaa wixii ka horeeyey ilaahay ma halaajiyo mar dambe adna waan ku salaamay qaaliyey iyo caruurtaba wiilkaaga c/raxmaan wiilkayga ayey isku magac yihiin foseeyna waan u xiisay aabohood abshir alle haw naxariisto
@sakariyecabdirahmaan5815
@sakariyecabdirahmaan5815 Год назад
M.a
@fartaxaaji9451
@fartaxaaji9451 Год назад
Hodaney waana cidlesay in muda welcome back ma dear
@farhiyahussein2985
@farhiyahussein2985 Год назад
Hodan qosol wanaagey cimriga alaha kuu barakeeyo abaayo
@simranmaxamed4489
@simranmaxamed4489 Год назад
abayo hodan waxtahy gabr dhiri gali iah batahy 🥰wakujaclahy wan kutagera abyo farxad kunolow abdi waxkasto ad jacshahyn ilahy haku fududeyo carurtadad abahod ilahy janad hageyo
@adanboya3503
@adanboya3503 Год назад
Hothaney love you macanto.
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Год назад
Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan.
@ladaninamumin5265
@ladaninamumin5265 Год назад
Thanks hodaniita 🥰
@ilhaanilhaanozman232
@ilhaanilhaanozman232 Год назад
Hodaneyy subax walpo quracda marka samenayo 3 qiso aa ledahay ban ku sameya RU-vidkada mar dhaw qiso aan dhagestan ka waayi raba 😩😂😂
@umalkhayrmahdi5550
@umalkhayrmahdi5550 Год назад
Wlhi isku mida Naha😂
@baxsan
@baxsan Год назад
Wllhi same hodan iyo gabadha ruweyda style ugu qorantay labadoodaba waa dhegaystaa😩😅
@ashamohamed2774
@ashamohamed2774 Год назад
Hodhaney abayo illahi qeir hakusiyo 🥰
@fatmamohommed8279
@fatmamohommed8279 Год назад
M.a miss you so much hapo macaan horay usuco ilaaaheey Haku caafiyo 😘😘 my Queen 👸
@aazioapdirihman8805
@aazioapdirihman8805 Год назад
Gabdhaan sheekadeeda waxaa udheer qaabka ay usoo bandhigto m.a🦋♥️
@TenFootball571
@TenFootball571 Год назад
Like farapadaaan free mahanoo kushupa like ta waa hadalkaan ku jeclahy hdan onlineeee.......😂😂😂😂😂😂😂
@naimayuusuf8660
@naimayuusuf8660 Год назад
Hore u soco quruxeyy
@idilmohammed6873
@idilmohammed6873 Год назад
Masha allah
@hadiamustaphe3561
@hadiamustaphe3561 Год назад
Hodaney 2 sano ka hor iigu kaa dambeysay 😢i miss you
@nuhamohamedofficial8167
@nuhamohamedofficial8167 Год назад
Manta ana uhoreyo hore usoco hodan
@maryanmohamedwadoor93
@maryanmohamedwadoor93 Год назад
اخت هدى اتمنى انك تنزلي كثير واسمري احنا نحبك ❤❤❤
@abdimohamed9399
@abdimohamed9399 Год назад
Masha allh. Welcome everybody North London Tottenham......
@basrobulle9094
@basrobulle9094 Год назад
❤️❤️❤️
@shukriabdi2953
@shukriabdi2953 Год назад
Masha allah 👑 ❤ Hodan online
@miskudata6428
@miskudata6428 Год назад
Wan dhawnahay xbbti qadiyadi devea prty baan kaaa sugaynaaa
@nuro11darman9
@nuro11darman9 Год назад
Welcome come back lagemd walaguxisay quruxey😘
@springbutterfly_914
@springbutterfly_914 Год назад
Video ga aad duubtay December 2022 ayadba noso deysay 2023 qar kalo duuban hadey jiraan soo daa iyagana🤣🤣
@fandd4532
@fandd4532 Год назад
Hore usoco xabiibtii cafimaad allaha ku siyaadiyo
@hidayahassan9202
@hidayahassan9202 Год назад
Masha allah abaayo wan wan kuxisay
@hodanadan7255
@hodanadan7255 Год назад
Asc tukaankaaga kariimada face ka gaar ahaan vitamin c serum mahaysaa haaraha muubaabi iyaa please maalinta aad barnaamij quseeyo aadsodey naysid iigaso jawaab
@xamdamaxamedxamdamaxamed999
Mansha allaah hodan qurux sunta qoyanta ka ilmaysiisa
@ladaninamumin5265
@ladaninamumin5265 Год назад
Insha allah waxa jeceshahy alle haku siiyo abyo ❤️
@shamsakhadar9039
@shamsakhadar9039 Год назад
Love you so much habo hodan
@Hafsabilanchannel6337
@Hafsabilanchannel6337 Год назад
War reer hodan online isoo boqda walashinaa ehee magiciin jirye
@ikramali2140
@ikramali2140 Год назад
Finally, we are in London, not in 🇺🇸
@sabirinahmed8782
@sabirinahmed8782 Год назад
We miss you hodoney RU-vid la.anta abaar❤💋👸Saad usonoqotay ha ahato I.a
@muhiimahmeth9309
@muhiimahmeth9309 Год назад
Illhy muradkaga haku fudeediyo 🤲
@asiawarsame7122
@asiawarsame7122 Год назад
Markasta message ayn kuu reeba hodaneey ugu danbyn wad noso laabatey intad maqnyd channelkaga vedioyadi ku jiry dhamyy san udawnyy, ilhy muraadkaga sidi khayr roon ha kugu rumeeyo huno qruxeey🤲❤❤❤
@alifreemann5440
@alifreemann5440 Год назад
Hoda setahay cafimad imridheeer iyo cibadasubanankurajeyhaa cadawgaga unoloow quruxeey👸 Keep going ilajanada
@fahimafardaale7002
@fahimafardaale7002 Год назад
Hodan only welcome back my dear l wish you healthy ✋✋🥰🥰🥰
@maryammoalem6280
@maryammoalem6280 Год назад
West London intee ka degantahay Hodaney aa markoo ku soo salaamee aniga south London ayaa degnehee
@samekaabmohamedsamekaab6511
Oh hodaneey hargysan kasoo salaamayaa aniga xagga xalwada igu tiri
@shukriabdalla5071
@shukriabdalla5071 Год назад
الحمد لله واخيرا اسلم
@aliyaabdullahiali3458
@aliyaabdullahiali3458 Год назад
Masha Allah Abyo hodan
@amalbintuali1715
@amalbintuali1715 Год назад
Hodaney xpti waku jeclhy🥰
@kafiyaabdi2282
@kafiyaabdi2282 Год назад
Illahy muraadkago billa macsiya midigta hakaa siiyo wllo 🤲🤲🥺
Далее
CCTV AYA DUUBTEY DAQIIQADIHI JANET E U DANBEYEY
29:29
Семья с двойным дном. Рассказ
2:45:06
⚡ #RodrygoGoes ✖️ #Mbappé ⚽ #UCL
00:11
Просмотров 401 тыс.
Семья с двойным дном. Рассказ
2:45:06