Тёмный

LEYLA QISADEDU WA CABSI QALAD YAR AYE NAFTEEDA KU WEYDEY 

Hodan Online
Подписаться 390 тыс.
Просмотров 94 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 416   
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Год назад
Wcs walaashey hodaneey sharafeey allaha kuxifdiyo adiga xaajigaaga owlaadaada famillkaaga iyo intii muslim ah amiin yaarabi
@najmaali1890
@najmaali1890 Год назад
Hodan dhafoor ayaa unaqanaaa from sanaag😂 tnx qisadi saara mhamed so Gali I.a
@haboongedi9848
@haboongedi9848 Год назад
Hodan from Ethiopia gar ahan dalkagii Hoyo Dire Dawa hormar wacan ku leyhy ❤
@Hodanonline
@Hodanonline Год назад
Thanks qali❤
@juliemalik1940
@juliemalik1940 Год назад
Welcome back wlashey qali ramadan Mubarak wlhi xaley le ku rasinayayay wa uxisay qisoyinkaga ❤🎉
@aliaothman5564
@aliaothman5564 Год назад
Foolka ama Dhafoorka ayaanu unaqaan hodan quruxey From Magaalada Buq Aqable ee Gobolka Hiiraan, Somalia 🇸🇴🇩🇯❤️
@anababdishakur
@anababdishakur Год назад
Foolka labada ilig ee horaa unaqaana dhafoor dhahnaa from mj😂😫
@Fartundegan7011
@Fartundegan7011 Год назад
@@anababdishakur koodka bey tiri baayo foolka mey dhihin. Laakiin dhafoorka aniga wejiga dhiniciisa ama geeska dhabank baan u aqaan dhafoorka anyway waan ku salaamey
@daarulkheeyr2798
@daarulkheeyr2798 Год назад
Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟✨
@selmasacid7720
@selmasacid7720 Год назад
I was thinking about you early in this morning. I was like I hope Hodon online will share with us some new stories soon 😅 MashaAllah walashay welcome back 🤍🤍
@fartunahmed3849
@fartunahmed3849 Год назад
Asc143kkkk
@ubahdahirabdullahi7431
@ubahdahirabdullahi7431 Год назад
​@@fartunahmed3849 8gug8uuug2ugiy8y88gu8uy88i8g7i8ugu8uuuy8y88ig888uy8y8yiugic8uiyuguquuu8
@ubahdahirabdullahi7431
@ubahdahirabdullahi7431 Год назад
​@@fartunahmed3849 uu8uuf8uyu8uuqx8yug8uuu8u8hugu8g8yu88yu88igu8uuui8uyg8uuug8888uig8yguu8yy88uiyu8uuuu88uufug8u8u8888888yguiy88i8ux88yy88uuuguguu8yuyiy8i8uugu8888
@youssoufmouna3588
@youssoufmouna3588 Год назад
Samir iyo Iman huno
@daarulkheeyr2798
@daarulkheeyr2798 Год назад
Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟✨
@Taliso1
@Taliso1 Год назад
Hodaney qisooyinkaga so badi dumashi beerka Ku taal queen 👑😘👸 allaha Ku xifdiyo
@rahmarage254
@rahmarage254 Год назад
Hodan waaba iska jeclahay masha alalh like farabadan iska saara free ma hino 😂😂😂😂❤❤❤
@safakayse6774
@safakayse6774 Год назад
Kood from Berbera somaliland 😊❤❤
@hodanadan7255
@hodanadan7255 Год назад
Thanks qisada ineey 1 qeeb noqoto l like hadaad awoodid sister
@najuapdi2194
@najuapdi2194 Год назад
Welcome back My Queen sister ❤️ wan ku xiisay intaad naga maqneed farax inta noloshada ka dhiman kor ahow abid Queen 🥰💯👸🏼
@khadrhassan7650
@khadrhassan7650 Год назад
Ma dhagaysan qisada lkn waxaa layaabay sida aad ugavyara xishooneysid inaad xayeeysiin u sameeyso “business kaaga” walaal lacag in lasameeyaa ceeb maaha and if I’m not wrong you’re here maybe to make more money so mentality ga in lacag lasameeyo ee ceeb tahay iska bedel. ❤️ Guul iyo najaax fara badan
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 Год назад
Masha allaah safka hore ayaa noqdey manta, 👏👏👏hore usoco xbbt qaali 😘😘
@khadroomar4145
@khadroomar4145 Год назад
Safka hore?? Ma salaadaa umaleysay what the f
@Ms_bestie
@Ms_bestie Год назад
@@khadroomar4145 adiga iga qosliyey wlhi🤣🤣
@stronglady7424
@stronglady7424 Год назад
M.a waa qiso cajiiba Ramadan mubarak🎉 ❤ hodan
@iloveallah3519
@iloveallah3519 Год назад
Snapchat ka block ga dadka qaad dee dharka ciida halaga dalbadee
@safamustafeyusuf3029
@safamustafeyusuf3029 Год назад
Hodan qisadi saara Mohamed aYan ka sugaYna halaso daahin he 😂❤
@fardowsasacidhalane8307
@fardowsasacidhalane8307 Год назад
Ibraahiimna waa i agjoogaa ku dar hee Hodaneey, Ramadaan Mubaarak Gacalo
@kalthomaismail8188
@kalthomaismail8188 Год назад
Welcome back wlshy wan u xiisay qisootinkii ❤
@riyaaqzain1557
@riyaaqzain1557 Год назад
My samideda hodan ❤I love you so much my sister dar alle ban ku jaclhy ❤️🩸🥰
@theftous-
@theftous- Год назад
Xaajigu inuu jooga ayay na dareensinaysa Waar tan yar waa laandheeri😂😂😂😂
@sahrafarahahmed8165
@sahrafarahahmed8165 Год назад
Nayaa hodaney marxuumkii aad uduceya nadhihi jirtay wad ilowday ilowsha dhawidaa businkee allow unaxariiso Abshir🙏🙏🙏
@masodberlin3043
@masodberlin3043 Год назад
رمضان كريم اختي والله يحفظك لأولادك وتكوني مثال لهم وتعليمهم وتربيهم على الأخلاق والإسلام وبسنة رسول الله وعبده محمد صلى الله عليه وسلم
@Feelingmotivation101
@Feelingmotivation101 Год назад
Hoden sis wxn rabaa qisooyinka carabta Europe waa cabsi cabsi video wn download gareystaa codkagag ku haystaa waa inoo iyo qisoyin carab ah ❤👑🙏🙏
@aishaosman8927
@aishaosman8927 Год назад
Dhafoor aan u naqan bariga somalia puntland ❤
@faizaereg4574
@faizaereg4574 Год назад
Food dheh walal dhafoorku wa fooda labadeeda gees
@hoodomaxamuud6257
@hoodomaxamuud6257 Год назад
Welcome back hoadn mnshaa aallha wlhi nurkaga aya baxaya 🥰🥰🥰
@sabrinaxareed2871
@sabrinaxareed2871 Год назад
Hodaneyy quruxeeeyey why dar alle ayaan ku jeclahay ilahay haku xifdiyo hal qiso oo aaf leedahay ima dhaaafo
@_afardhaan8250
@_afardhaan8250 Год назад
Koos. Dhafoor.waji intba wa u aqan from zomlilnd
@naasirbarre1314
@naasirbarre1314 Год назад
Maashala hodon qurux familgaga rabi haku xafido
@maryamabdikadir-yl2vq
@maryamabdikadir-yl2vq Год назад
😊hadan danbi baare yaal aaa naga dhigtay thanks 🎉🎉🎉
@najahmohamedmuuse
@najahmohamedmuuse Год назад
For headka wxn unaqan dhafoorka from Puntland🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@bahjocabdirashidcabdi5403
@bahjocabdirashidcabdi5403 Год назад
Wa saas baayo🇸🇱🤣
@daarulkheeyr2798
@daarulkheeyr2798 Год назад
Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟
@Bangtanluvr7
@Bangtanluvr7 Год назад
Kah the glory ujeedaa Netflix 😂❤my drama
@umuahzab1357
@umuahzab1357 Год назад
Msh Allh hodon ❤ dhafoor baan u naqanaa hadaa nahy rer puntland
@anisoyuusuf929
@anisoyuusuf929 Год назад
Hodaneey waan ku tageera wlhi isoo duceey inuu ilaheey imtixaanka dowlada ii fududeeyo 🤲🏻🥺❤️
@iqrocabdi6354
@iqrocabdi6354 Год назад
Abaayo examka form four maagalee Ani cml ilaahay ha noo fududeeyo dhamaanteen 😩
@daarulkheeyr2798
@daarulkheeyr2798 Год назад
Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟✨
@ayaanibarahim2385
@ayaanibarahim2385 Год назад
Sallamullahi calayka Masha Allah carurtada adiga Xajigaga iyo ciyalkaga Allaha kadubeyo Xajiga avadawgaga Allaha kaqabto Masha Gabar ciyalkaga kumintid mashAllah Wankugufana inkasto Ton Inkasta.aqon..darillhayban Kujeclahay Allaha idin xifdiyo
@naciimacaalin
@naciimacaalin 6 месяцев назад
Koodka io dhafoofrkapah waan dhahnaa from reer waqooyi😂
@hodanyusuf5342
@hodanyusuf5342 Год назад
Aniga fool u aqana from muqdisho ❤❤❤
@GoatedBlankball
@GoatedBlankball Год назад
Reer Somaliland waxanu nidha food forehead ka sis ❤❤
@Filfilofariid
@Filfilofariid Год назад
Jah indhaha hodan markay ibro eegyso Mansha allh allh haku barakeyo reerka indhaha bini adamka allh haydinka hyo❤❤❤ we love u
@SalmaanMohamed-ke2hy
@SalmaanMohamed-ke2hy Год назад
Lkn codka ka ag hadlaya muxu dhahy
@fantasticchannel2831
@fantasticchannel2831 Год назад
Ani kooop dheer shsh ah soo qaty keep going sister waa qisi cjib ah 😮😮😮
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 Год назад
Aamiin yaaaaa Allaha 😢😢
@nasrodagan2024
@nasrodagan2024 Год назад
M.a keep going xppti ❤
@hamdamagag1355
@hamdamagag1355 Год назад
Ramadan Kariim Ya carsaaan ❤❤
@quruxoday533
@quruxoday533 Год назад
Hodan sheeko xariir welcome back keep going sister ❤
@Ayan-ph3wu
@Ayan-ph3wu 4 месяца назад
Yes kod an u naqna from Djibouti 🇩🇯
@zamiirafahiye6342
@zamiirafahiye6342 Год назад
Jaah baa ladhahaa abyo shukran shaqo wacan baad noo haysaa xbbt
@nimcomohamed8291
@nimcomohamed8291 Год назад
Hodon quruxeey farxad wartan ku rajeyna❤❤
@manshaallhmohamed7881
@manshaallhmohamed7881 Год назад
hodanay abaayo gabadhii indhaha beeshay oo jacaylkeedu katagay ka soo hadal qusadeeda fadlan
@umuazimmohaaa1095
@umuazimmohaaa1095 Год назад
Sara somahan abayo gadhas
@G_M483
@G_M483 Год назад
Mashalh ❤❤❤
@naciimadiomond3505
@naciimadiomond3505 Год назад
Wcs wllshey qli hodan dar illahay ayan ku jeclahay hore u soco qaliyey ❤⚘️💯
@sharifanoor3367
@sharifanoor3367 7 месяцев назад
لاحول ولاقوة الا بالله العلي العظيم
@sumayocabdi1157
@sumayocabdi1157 Год назад
10:35 Waxaa u naqaanaa Fool Balayadaan Foolka dheer lagu dhahaa From Xamar 😂😂😂
@Najuu0
@Najuu0 Год назад
From somaliland kood ayaanu u naqaan hodaneey
@drssundusahmed3776
@drssundusahmed3776 10 месяцев назад
Ay hodan, u were blushing when that guy gave u tea😂that's so cute
@sharifanoor3367
@sharifanoor3367 7 месяцев назад
حسبناالله ونعم الوكيل
@SalmoCadow-cr7tu
@SalmoCadow-cr7tu Год назад
Dhafoor ala dhahnaa from somali
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 Год назад
Hodan libaaxad lagaari waaayey. Salaaaan❤️❤️🥰💎🙌
@aminosidii1416
@aminosidii1416 Год назад
M allah walasheen hodan guuleeso Wan kujeclahay
@cawoismail2892
@cawoismail2892 Год назад
Asc mamo masha.allaah💯🌹♥️
@xurmoqowdhan7126
@xurmoqowdhan7126 Год назад
Mansha Allah hodoney illahay cimriga iyo cibadada iyo quruxda iyo cafimadkaba haku siyaadiyo 🤲❤️ keep going wlshy qli ❤️🙏
@Salinakhader143
@Salinakhader143 Год назад
Food baan u aqaana from Hargeisa somaliland Mahadsanid wlshy sida wanaagsan eed qisooyinka noogu soo gudbiso جزاك الله خيرا ❤
@farxiyaali2961
@farxiyaali2961 Год назад
Anina fool from muqdisho
@Rana_barbi
@Rana_barbi Год назад
Anuna Rer hargeisa ahay kood banan u aqna
@daarulkheeyr2798
@daarulkheeyr2798 Год назад
Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟✨
@geedijaamac6994
@geedijaamac6994 Год назад
Hodanay abyo maalmahan dhan sankuu sugaye wan daalay sidan naga badal plea😢😢😢😢
@Hodanonline
@Hodanonline Год назад
Haye mcn😢
@GoatedBlankball
@GoatedBlankball Год назад
£60 2006 $100 way ka badnayd ilaahay xiligi wacna hano so celiye 😊
@chirehadawehmane7718
@chirehadawehmane7718 Год назад
❤mashallah ma sœur hodan qurux ramadan mubarak
@asmaelmi8401
@asmaelmi8401 Год назад
Dadka dawaday sheekada maxay u sari ka yihiin like ta ma xanunbay ka qadayan waar like ta sara plz
@hafsamahamudhafsamahamud6667
Hodanay isku day ganacsigaaga inaa weyneysid soo gaarsii somalia faar ahaan caasimada❤
@dhoolabdi1
@dhoolabdi1 Год назад
Masha Allah ❤❤❤
@mssxilajano_2885
@mssxilajano_2885 Год назад
Ramadaan mubarak walashay qli guulayso labada daarood ba
@atika5785
@atika5785 Год назад
Rabigaa u soo laabo huuno hodaneey xijaabo oo sawirada iyo ansax xumada kuu saaran adoo timo qaawan posiyada iska saar huunooy aduunyadan mid lagu waarayo maha ,
@ruqiyadihad3624
@ruqiyadihad3624 Год назад
Subaxanalah ilahow qatumada nohagaji
@sadiamohamud3304
@sadiamohamud3304 Год назад
Mashallah Guuleyso abaayo ❤️❤️❤️
@Dhigow
@Dhigow Год назад
Yeah iam frst this morning thnks my queen
@AbshiroAden-px5tm
@AbshiroAden-px5tm Год назад
Hodaneey abaayo agtada baan joogaa❤
@yifrajbarre1493
@yifrajbarre1493 Год назад
Waxaan u garaneenaa sajuut ❤❤❤❤❤ keep going abaayo
@aswanahmed5652
@aswanahmed5652 Год назад
Hodan xbbti qalbi ilahay haku barkeeyo aamin waxaan raba qiso ina kula wadago ee xage kugu so gudbiya abyo
@Hodanonline
@Hodanonline Год назад
Snpka
@ayanomar4642
@ayanomar4642 Год назад
Mashallah hodaneey keep going khali wali safaad weye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yooniscade7819
@yooniscade7819 Год назад
Wn kufrx nahy ina famil ahatan masha allah
@basroabdulahi
@basroabdulahi Год назад
Plz abyo mcnto sheekadii Snapchat ka noso gudbii plz a na isku fadaxyb jiray 😢 masha allha xbbti kuso igu saln
@faaisofarax5198
@faaisofarax5198 Год назад
Ala wlhy wakujeclahay hodanayey qisoyinkaga wa jeclahay ❤
@naleycadey9610
@naleycadey9610 Год назад
Hodan guleyso wll anigaa ugu horeyo♥️♥️♥️
@sharifanoor3367
@sharifanoor3367 7 месяцев назад
Shaah kuma jiro Kobe’s 😂
@barinahmedfathia
@barinahmedfathia Год назад
❤je t'aime beaucoup ❣️❣️❣️❣️ huno
@barinahmedfathia
@barinahmedfathia Год назад
Je et par le somali huno Hodan mais je et le France ok huno Qali je t'aime beaucoup ma belle 🇩🇯🇩🇯💋🇩🇯💋
@daarulkheeyr2798
@daarulkheeyr2798 Год назад
Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟✨
@busharoaadan4441
@busharoaadan4441 Год назад
Hodan QuruxeeY uguman so horayn balse like ama reply kad awodid xbbti
@nuraumumaida1645
@nuraumumaida1645 Год назад
Now reer Ethiopia hadan nahay dhafor ban u naqana hodaney
@AliHassan-uv9uc
@AliHassan-uv9uc Год назад
Kodka muqdisho waxaloyaqaan fol AMA sujuuda
@FoosiyaAli
@FoosiyaAli 11 дней назад
Waasalaan ama fooda
@najmaahmed60
@najmaahmed60 Год назад
Forhead waxaan u naqaana “Food” from Somaliland
@fathimaxamuud0
@fathimaxamuud0 Год назад
Mnsha allaah❤❤
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 8 месяцев назад
Hodan sheekoyinkan no soo badi 😢wa ka naxay hooyadas
@nemaibrahim186
@nemaibrahim186 Год назад
Mashallah hodan cadey salan sare habo ❤
@miinetaabubakar9877
@miinetaabubakar9877 Год назад
Asc hodaneey waa idiin salamay adiga iyo caruurtan habaryarta an uu ahay iyo dumashiigey waxa af somali lagu dhaha folka
@ruweydaismaan4535
@ruweydaismaan4535 Год назад
Rer muqdisho hataa nahay waxa unakanaa saajutaa 😊
@Mona_mohamoutt
@Mona_mohamoutt Год назад
fool aya unaqana baayo😂❤
@amiiraali2173
@amiiraali2173 Год назад
Waa dhibka ay leedahay albaaba oo kuu furnaada allow nawada xafid
@baashiyare3715
@baashiyare3715 Год назад
Masha allah in ad qabowsatay walaga daremaa 😁
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 Год назад
Asc abayo hodan cadeey mashallah mashallah mashallah wan ku xisay
@fahima6186
@fahima6186 Год назад
Dress kaan interest siinayaa reer london bn ahye ii address ka maiisoo dhigi kartaa Insha Allh👍
@mahadoaden5586
@mahadoaden5586 Год назад
Hodanteni achaqa❤❤❤ asc ramadan Karim 💞🥰🥰🥰
@lilyatajaldin666
@lilyatajaldin666 Год назад
Abaayo sheekada isola socdo background TV dami pls cos walagu mashqula
@aldaafacawil8138
@aldaafacawil8138 Год назад
Hodan wanaagii oo qofa ilahay janada haynugu kulmiyo
@iqbaalsaciid9966
@iqbaalsaciid9966 Год назад
Hodon ney aboyo whli qisooyinka waa nagu nayeesaa ee soo sobadi abyo plss❤
@gntlmn4
@gntlmn4 Год назад
Machaalah wlshy so cute
Далее
My best friend tried to unalive me
10:04
Просмотров 3,4 тыс.