Тёмный

challenge gan kasoo qaaybgal 

Umu Mansur
Подписаться 10 тыс.
Просмотров 1,5 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 36   
@farrunahmed4129
@farrunahmed4129 5 месяцев назад
Masha allah bishi 9 galnaay waa farxad Macanto aniga ka badan ku jiraa ❤❤
@umumansur3930
@umumansur3930 5 месяцев назад
Waad mahadsan abaayo waa runtaa qaalin badan
@aminaali8263
@aminaali8263 5 месяцев назад
Mashaalah ❤❤❤
@umumansur3930
@umumansur3930 5 месяцев назад
Waad mahadsan
@sarahabdi1174
@sarahabdi1174 5 месяцев назад
Abaayo mahadsanid adeega cuntada noo soo dhig ❤❤
@umumansur3930
@umumansur3930 5 месяцев назад
Haye abaayo Waad mahadsan abaayo
@Xamdicabdulahi-pz6nz
@Xamdicabdulahi-pz6nz 5 месяцев назад
Samideey xamda waankusalaamay❤❤❤❤❤
@umumansur3930
@umumansur3930 5 месяцев назад
Waanka qaday abaayo
@aishamohamed8444
@aishamohamed8444 5 месяцев назад
Masha Allah wan ku faraxsanahay abayo sojeedontada
@umumansur3930
@umumansur3930 5 месяцев назад
Waad mahadsan abaayo
@hodanabdullahi8574
@hodanabdullahi8574 5 месяцев назад
Masha alah abayo sax waaye wanka dabatagaa hhh
@umumansur3930
@umumansur3930 5 месяцев назад
Soo dhawaaw abaayo waad mahadsan
@hassannoorali2586
@hassannoorali2586 5 месяцев назад
Diyar wan kulabilawaya.
@umumansur3930
@umumansur3930 5 месяцев назад
Waad mahadsan abaayo Macanto jasakallah
@fardosahade5470
@fardosahade5470 5 месяцев назад
Wan kuriday mashaa allah waqtiga waa ordaa wlhi.❤❤❤❤❤❤❤.
@umumansur3930
@umumansur3930 5 месяцев назад
Waxkasto la tiriyo waa iska sidaas abaayo
@hersihersi2406
@hersihersi2406 5 месяцев назад
Abaayo.sax.wakulsocoda.3o.donadhigtaa❤❤❤❤❤
@umumansur3930
@umumansur3930 5 месяцев назад
Waad mahadsan
@adnaomarchannel123
@adnaomarchannel123 5 месяцев назад
Bishan miyuu bilawday
@umumansur3930
@umumansur3930 5 месяцев назад
Fidhowga ku sheegay Waad mahadsan abaayo
@fardowsoabdirahman2620
@fardowsoabdirahman2620 5 месяцев назад
2500 ayaa ayuuta ka qaatay 5 bil soconeysay+ 300 ayaan ku sii daray 2800 guriga dhigay 1800 ka soo hartay dhamaadki ramadanka iyo ciida aan intaas isticmaalay mushaarna wuu isoo galaa marka in bangiga lee lagu keydsado säästötili kadibna iska xertid si Aadan ugu noqon aa roon maahane guri waxna laguma keydin karo 😊
@umumansur3930
@umumansur3930 5 месяцев назад
Waa ku dhacay guriga ku haay lacagtas
@Hawo-lula
@Hawo-lula 5 месяцев назад
Abaayo waa mahadsan tahay wlhi anoo yaaban waxa meel dhigo soo bixinaayo aa ka helay wax walbo oo u baahan tahay qor kadib wixi ku soo haro meel dhigo waa ka faa,iday midaas thanks you ❤🥰🙏 waana kula socda xita extra meel dhigta alx alla madaas is kaleh marka labaadna adiga 🥰🙏
@umumansur3930
@umumansur3930 5 месяцев назад
Masha allah abaayo Macanto ilahey haku barakeeyo abayao hadan live tiktok fiirsan aan sabdikasto loo galno waxan ku dhilahay imaaw wax badan ka faideysa awaxa jiro gabdho badan nala wadaago qibradoona sideey wax u maamulaan waanku hambalyeena guuleysa adun iyo aqiro
@Hawo-lula
@Hawo-lula 5 месяцев назад
Aamiin yaa rabi 🤲🙏🥰mar labaad thanks ❤lkn abaayo waa jeclaan laha inaa ka soo qeyb galo lkn iima suurto galeyso fallows keyga 1000 ma gaarin ❤🥰lkn qeybta hoosa ka daawana saa wax bdn ugu sii faa,ideysto i.a anigane marka soo gaaro heerka 1000 waa niiga faa,ideydoona insha Allah ❤️🥰🙏
@umumansur3930
@umumansur3930 5 месяцев назад
@Hawo-lula haa qasab maaho inaa Soo qabsatid lakin waxan ka wadaa adiga wax badan ka faidayo abaayo dhageysiga aad dhageysaneysid aniga waxaba iga badan inaa ogaado ineey jiran gabdhoviga faidey hooyin ah iyo waxad tahay gabar ila wadagtay waxey faidey waad ku mahadsan aniga dhiiri galin i tahay abayo
@Hawo-lula
@Hawo-lula 5 месяцев назад
Haye abaayo mcn insha Allah waa kula jooga hbn wlbo oo sabti❤🥰my role model 🙏thanks👸🥰
@umumansur3930
@umumansur3930 5 месяцев назад
Waad mahadsan abaayo Macanto
@queendahabo
@queendahabo 5 месяцев назад
mash allah
@umumansur3930
@umumansur3930 5 месяцев назад
Waad mahadsan
@ramlaabdillaahi3042
@ramlaabdillaahi3042 5 месяцев назад
Masha alla Habo ❤️ ❤
@umumansur3930
@umumansur3930 5 месяцев назад
Waad mahadsan
@Fartuundahir399
@Fartuundahir399 5 месяцев назад
Asc abaayo meeqaa idhaaftay dollar ahaan aan tartiibtartiib idinka daba imaadee thanks
@umumansur3930
@umumansur3930 5 месяцев назад
8 bilood ku ridna hada marka intaas ku dhufso abaayo
@aishamohamed8444
@aishamohamed8444 5 месяцев назад
Thanks
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Waad mahadsan tahay
Далее
Teemu Keskisarja: Euroopan salaisuus
41:25
Просмотров 68 тыс.
impossible lungs test !! 🫁
01:00
Просмотров 3,2 млн
Handsoms😍💕
00:15
Просмотров 5 млн
Maxa keeno ineey lacagta ka dhamaato
11:52
Просмотров 1,2 тыс.
Challenge gan kasoo qaaybgal
11:25
Просмотров 3 тыс.
Att leva med en sällsynt och osynlig sjukdom
28:29
Просмотров 2,8 тыс.
Challenge gan kasoo qaaybgal
11:58
Просмотров 1,8 тыс.
Lacagtada  intada dadka wax ugu qaban
14:37
Просмотров 1,5 тыс.