Тёмный

Ciidankii Tataarka | Makiinadii Dilka Ee Dhaqaaqaysay | 

Madow Less TV
Подписаться 10 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 52   
@dhambaalmedia1
@dhambaalmedia1 2 года назад
Maxamed nin adag iga dheh hore u soco saaxib. 1Million insha'allah.
@madowlesstv
@madowlesstv 2 года назад
Hormuudka Dhambaal
@abdimalikak6541
@abdimalikak6541 2 года назад
mashalah mashalah mahadsanid codkaga iyo balaqada aya aad dadka usoo jiidanya
@rufacishariif4972
@rufacishariif4972 2 года назад
Nin kaliya codkisa fahmo hore uso soco
@mubarakmohameth3660
@mubarakmohameth3660 2 года назад
legend isn't ²but is ¹ you're this legend 👏
@axmedcali2285
@axmedcali2285 2 года назад
Kol haday taariikhdaasi ina soo martay oo islaamku ka soo laabatay ma jirto waxa odhanaya Islamku ma guulaysan karo, balse guushi dedaal ikhlaas iyo iiman dhab ah ayay u baahan tahay, inta madaxda muslimiintu gaalada u kala dheeraynayaan guul sugimayno.
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri 2 года назад
"Maxammad Suwaidaly Nin adag"🔥
@mohamedcqaadir9517
@mohamedcqaadir9517 2 года назад
So badi wll
@ayuubliilove252
@ayuubliilove252 2 года назад
Horr u soco wll
@mowlidahmed5387
@mowlidahmed5387 2 года назад
Haa Wana rajap dayib Amirka muminita iyo madaxwaynah turkiga
@brguleidzaki7942
@brguleidzaki7942 2 года назад
Keep going prother
@Mocishqii
@Mocishqii 2 года назад
Maxamed nin adag insh allh waxan ku ra 1million
@silaax7
@silaax7 2 года назад
👏
@ayuubliilove252
@ayuubliilove252 2 года назад
M.shallh
@moztaphfaarah8135
@moztaphfaarah8135 2 года назад
Mnshllh keep going wll
@faidmustafhassan4322
@faidmustafhassan4322 2 года назад
Ayadoo 9 qeybod ah jirta sheakh mustafa haruun aya ka shekenayy qisadan tatarka
@salmaanaxmed1867
@salmaanaxmed1867 2 года назад
Mhdnsd ustade
@abdisamad3904
@abdisamad3904 2 года назад
Sayfuddiin Qudus
@zupermax3710
@zupermax3710 2 года назад
Manzha allah ader less madow keep going
@abdifatahmuhudin4919
@abdifatahmuhudin4919 2 года назад
Marshall Allah Walaal qof an ku deydaa thy
@zadri8912
@zadri8912 2 года назад
Hore usoco wll
@mohamedsadiiq5631
@mohamedsadiiq5631 2 года назад
Waa argagixisads lamooday juud wama juud
@halimomohamudmohamed4495
@halimomohamudmohamed4495 2 года назад
Keep Goaing Mr Moha
@ozzimmohamed8
@ozzimmohamed8 2 года назад
Saxxib Ku Soo dar
@sarreyegaas7873
@sarreyegaas7873 2 года назад
Horumar wangsn baan kuu rajeeynayaa, muwaahibagada, tabintaada wax dadka dhani ay haystaan ma ahan masha'allah
@mubarakmohameth3660
@mubarakmohameth3660 2 года назад
wllkə¡ wn ka xumahay casrigan anu joogno madax kasto islaamka soo martaa haba yaraate wax faa'ido ah ma inoo hyaan siiba carabi waxa qudha ee aan isleeyahay waa lagu ixtiraama'i waa dhalashadaa uu nebi mohamethصلي الله عليه وسلم uu ka dhashay oo kliya Lee only this my idea 💡 thank you wllkə¡
@cabdiyaasiinmuuse1026
@cabdiyaasiinmuuse1026 2 года назад
𝗅𝖺𝗀𝖺𝗆𝖺 𝗂𝗇 𝗀𝖾𝖾𝗌𝗂 𝗅𝖺𝗆𝗂𝖽𝖺 𝗁𝖺𝖺𝗍𝖺𝗇 𝗇𝗈𝗈𝗅𝗒𝖺𝗁𝖺𝗒
@qaliilanbulshawi4431
@qaliilanbulshawi4431 2 года назад
Asc maxamed suweydi walaal waxaan jeclaan lahaa in taarikhdii dowladii cismaaniyiinta iyo midii andolus inoo soo turjuntid si ay inoogu noqoto taariikh aan islaam ahaan wax uga barano
@abdizhakurizze5309
@abdizhakurizze5309 2 года назад
Brother Tarikhdoda Tᴀᴛᴀʀᴋᴀ Oo Dhmaeystiran Noo Zoo Diyari Adiga Oo Magadsan 🥰
@sarreyegaas7873
@sarreyegaas7873 2 года назад
Midka xiga inoo soo qabo seeftii alle ee ee galka ka baxsaneyd "the sword from Swords of Allah'
@abdizaki8738
@abdizaki8738 2 года назад
Noo Soo kurdhi
@zupermax3710
@zupermax3710 2 года назад
Waxan wax kabadan bad uqalantaa ader
@naimaqurux3525
@naimaqurux3525 2 года назад
War noso badi sheekoyinkan
@Mustafemmc
@Mustafemmc 2 года назад
Hore usoco zhp 😍
@ciyaarahatube855
@ciyaarahatube855 2 года назад
Keep going sxp
@abdirahman3478
@abdirahman3478 2 года назад
لكل شيء اذا ما تم نقصان * فلا يقرن بطيب العيش انسان . Shaykastaaba marka ay awoodiisu buuxsanto waxa uu bilaabaa inuu nuqsaaano taa waxaa tusaale nool kuugu filan dayaxa ( isakoo bil aha ama hilaal ayuu dhashaaa ka bacdi wuu buuxsamaaa itaa kabacdina wuxuu bilaabaa inuu nusqaamo ) Taasi way daliil u tahy in guush islamku inay soo dhawaaty .💪💪 Waxa dhici doonta insha allah in la dhoho bari ayaa islaamka laga awood badnaaaa.
@madowlesstv
@madowlesstv 2 года назад
Garaadka alle hakuu barakeeyo 👍
@sakariyemacalincali2141
@sakariyemacalincali2141 3 месяца назад
Saaxiib waxaan rabaa inaan Sheeko Faneed kuu dhiibo intee kaala soo xidhiidhaa.
@madowlesstv
@madowlesstv 3 месяца назад
Habeen wanaagsan Sakariye Gmail kayga iga la soo xidhii. Haddii aad waydidna +4915219254668 DM'ka farriin iiga soo qor whatsappka. Salaan sharafeed. Suwaidaly.
@maxameddalnuurshe3872
@maxameddalnuurshe3872 2 года назад
M.a sxp keep going 💪
@zakariaabuukarislow6918
@zakariaabuukarislow6918 2 года назад
Madow les banaamij yadaada waa kuwa aan ku qanco
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri 2 года назад
Maxammad Suwaidaly inaadeer gacale haddii aan mid ku waydiiyo daqiiqadda 7:40 halkaa Waxaan ku maqlay magaca Taariikhdii "BOORAASIYA" ee adigoo mahadsan waxaad kala jeedo ma ii fasiri kartaa
@madowlesstv
@madowlesstv 2 года назад
en.m.wikipedia.org/wiki/Eurasia Eurasia waa dhulka ugu balaadhan ee kulmiya Qaaradaha Aasiya iyo Yurub
@xamsexikmaawi5387
@xamsexikmaawi5387 2 года назад
@@madowlesstv Sxb Maxaa kajira In geeska a afrika ayna soogaadhin oo ay kadifaaceen boqortooyinkii soomaaliyeed
@muxadiroyin
@muxadiroyin 2 года назад
rug cadagi hore usoco
@cabdixusen5718
@cabdixusen5718 2 года назад
Birta ay ka aslen maxaa loolajeeda
@madowlesstv
@madowlesstv 2 года назад
“Way laayeen” ayaa loola jeedaa
@osmanibrahim233
@osmanibrahim233 2 года назад
Wlh dulqad an kugu daawado malihi zhp iga raali naqo😭
@mohamedmireabdulle2578
@mohamedmireabdulle2578 2 года назад
Keep going bro
Далее
Меня знают уже все соседи😅
00:34
The history of Afghanistan summarized
14:12
Просмотров 3,8 млн
Language Review: Arabic
21:44
Просмотров 483 тыс.
DAAWO |HD| DAGAALKII TATAARKA LAGU GABAGABEEYAY
18:21
Просмотров 3,5 тыс.
The ARABIC Language (Its Amazing History and Features)
18:30
Меня знают уже все соседи😅
00:34