Тёмный

CIMRAN JAWAABTADA WAA TAN 

Mohamed Buskut Official
Подписаться 310 тыс.
Просмотров 33 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

9 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 176   
@MohamedBuskutOfficial
@MohamedBuskutOfficial 17 дней назад
Video ga dhameyso markaas comment soo qor like saar & subscribe welcome thanks
@alyasfarah9816
@alyasfarah9816 17 дней назад
@@MohamedBuskutOfficial okej sxb
@mohsinmohamed4247
@mohsinmohamed4247 17 дней назад
Saxaaaf Baan Baan filayaaaa😮
@alyasfarah9816
@alyasfarah9816 17 дней назад
Waan arke yasmin iyo lakaha iyo boodare wey qaldanyihin cayawaninta buskut guul ku rajenaa sxb asc
@user-cd8pu8qp6x
@user-cd8pu8qp6x 17 дней назад
Wadadaashay buskut ninrageed ayaa tahay Masha Allah ha,ujawabin kuwa shilin raadiska ah muniirana waxan dhihi lahaa adigaa dad nolosha kadhacay saaxib kadhigatay Illahay unoqo ceebta maanta adigey kutasha buskut wa wiilkaga abihii hadalka yareyso sidii uuku dhahay sheekh abu dhalxa Ansha Allah
@faraxabdiahmed6819
@faraxabdiahmed6819 17 дней назад
Maxamed buskudoow waxyar ka naso sociale media oo break qaado really you need to take break on sociale media
@asmamohamed3628
@asmamohamed3628 17 дней назад
Cid walpa u jwaab mohamed buskudow waa lagu muunad beela ee adkayso adba waadigii ceebaga bani aadamka ka shaqayn san jiree adkayso aday maanta ku haystaye mxd cid walpa ugu soo jwbi dulqaadkeda lahaw😂😂 from jabouti🇩🇯
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 17 дней назад
Run aleeylehe walaalo waad ku sugtay
@user-cs8wy9pj5r
@user-cs8wy9pj5r 17 дней назад
Ninkan wu isku dhex YacaY.😂😂😂
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 17 дней назад
Vraiment walahi kaan waa nacaas 😂😂😅
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 16 дней назад
Alayacisak waa runta walaal.inbadan ayu maxamed buskud xumaanta iyo ceebaha qoyskaka kahadlijiray oo xumaan an jirin sharegare odhanjiray waa in u adkaysta markisa.mararbadan ayan arkay isagole hebel iyo heblaayo in aykalatagen iyo in ay wadajogaan maxaakajira.maxaa kaquseeyay waxyaabahaas.inbadan ayu maxamed buskud halkaas laso ustaagay hadalo lalabolaba ah
@ayeshamohamud6964
@ayeshamohamud6964 14 дней назад
Buskud lkn dumarka maxa ucaayne wll Aniga waa idinka naxay Arintin alle haso islaaxsho Muniro qof daacad ah waaye ha dayacin hadu calafkina dhaamado xitah dhaqaley awlaad aa idinka dhaxeyso Ilmahas masakinta ah Alle ha iskuso celsho😢😢
@abdiazizabdirahmanhussein4069
@abdiazizabdirahmanhussein4069 17 дней назад
Saxaaf inta igu raacsan like
@user-ge4co1my9j
@user-ge4co1my9j 17 дней назад
Asaa igu soo dhacay
@QadijoaadanbashiirJiijo
@QadijoaadanbashiirJiijo 17 дней назад
Haa
@user-qk5hd9su6d
@user-qk5hd9su6d 17 дней назад
Waa Saxaaf
@RuweydoMaxamad-g4y
@RuweydoMaxamad-g4y 16 дней назад
Haa waa saxaaf
@JamilaYusuf-jq9dy
@JamilaYusuf-jq9dy 16 дней назад
Saxaaf naagtiisa Adno ma buurna
@princcessabdi7031
@princcessabdi7031 17 дней назад
gabadha inaad caydid xaq uma lehid isaga kula hadlay iska celi dumarkana amaan siiya oo ka xishooda
@xayaadali8655
@xayaadali8655 17 дней назад
Gabadha ha caayin doqon
@user-cs8wy9pj5r
@user-cs8wy9pj5r 17 дней назад
Ninkan wu isku dhex yacay viewskii aa mel khaldan ka gly her wuxu gadhay isagii uu dib isku dhageysto.😂😂😂
@leylaahmed8967
@leylaahmed8967 17 дней назад
😂😂😂😂😂😂
@ZahraHassan-xm2dh
@ZahraHassan-xm2dh 17 дней назад
Jawaab Lee waaye caadi iska dhiga😂😂😂hadana faraha cimraan loo Galina rabaa😂😂😂😂ill
@leyloahmed6334
@leyloahmed6334 17 дней назад
asrqada ilahay meel meshan ka roon haka siyo yutub israqad dhaanta ilahay uu waydiyay miskinka wlh qwerkiis adunyada ayyey ka talinyan asagana wax aan waxba laga faidaynin ayuu cimrigisa ku cunay wlh waa ka naxa miskin 😂😂😂
@SadioWarsame-rq6ql
@SadioWarsame-rq6ql 17 дней назад
Maxamed buskut waad qaldan tahay waxaada cimraan iyo cid kastoo ku soo wacay qalad kuma laha idinkaa iskeenay xaaskaadaana intaa aad dadka ku caynayso xaaskaaga soo quftay waxna idiima qarsoono ee kaliya ceeb Allah asturo qof walbaa oo Soomaaliya cowradiisa hadaboosho dadkale yeeyan ku mashquulin intaa ayaa iga talo ah
@dhulkaygahooyo3023
@dhulkaygahooyo3023 17 дней назад
Walahi runtaad usheegtay 😂waxuu dad ugu mashquulayo baa khalad ah 😩 😂
@najmamanshaallahabdirahman8768
@najmamanshaallahabdirahman8768 17 дней назад
War yaa ilaahay yaqaaana yaabay anigu😢 War walaalow intaadan dadka kale ka hadlin bal adigu dib isugu laabo
@mahdiyamaxamuud4789
@mahdiyamaxamuud4789 17 дней назад
Ka hadhi weysee way ku haysataa buskudoow umadda ka dhamaan weydee adkeyso markaaga😂😂😂😂
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g 17 дней назад
XAASKIISA INA AFLAGADESID WAA QALAD LKN
@user-pm8zf2ei5p
@user-pm8zf2ei5p 17 дней назад
Soo adigii wax kasta kawarami jiray dawiiqad daqiiqad adkayso walalow
@Xamda0953
@Xamda0953 17 дней назад
Puskud heer wuxuu gaadhay inuu isagu is dhageysto 😂😂😂😂😂😂 hayaay waa wareeeey 😂😂😂😂😂😂😂😂
@fatumaabdi6898
@fatumaabdi6898 17 дней назад
Xaaskiisa Haa aflaqaadeynin nin rag ah iska dig xeey ku yeeshay gabadu yaab badanaa
@hindaawad1234
@hindaawad1234 17 дней назад
Sawirkiisa ayaan keenayaa markaad leedahay ma dad buudhacay mise dad buudilay makuwaraystaa ma ceebaa😅😅😅😅
@hannahani192
@hannahani192 17 дней назад
Aniga inuu Saxaf yahay ilatahay 😊
@abdikariim2482
@abdikariim2482 16 дней назад
Waa isaga abaalkisa laga waraabiyey kkkkk
@hodancumarcumar
@hodancumarcumar 17 дней назад
Fathia absiye waxay kutiri mamaqashi 😅
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 17 дней назад
😂😂😂😂 buskud nin layiraa maninbaa
@shairabdi
@shairabdi 17 дней назад
Kkkkkkkkkkk
@qajo9403
@qajo9403 10 дней назад
HHHHHH HADOO NIN YAHAY IYO HADII GALABA HORDOO ATIGA SO TIJAABI ILLEEN QOF NIN HORI U SO GUURSITA OO WAXBA KA DHALEY WAYA WAAD U EGTAHAY OO CIILAN WALIBA
@SafiaMohamed-pg7rs
@SafiaMohamed-pg7rs 17 дней назад
Saas waaye Somali dad mahan waxaan ku faraxsanahy inaad diiday xaaskaaga inaad ka hadashid wa wax fiican
@ZahraHassan-xm2dh
@ZahraHassan-xm2dh 17 дней назад
Waxey rabeen inuu caayo laakiin wu ka reeyey waa ilmeheeyga hooyadood Meela loo dhaafa maleh
@nadifonuur8786
@nadifonuur8786 17 дней назад
Cimraan waxbo kuma dhixinee ani ma ahan keliya leeba dhaxayee ina adeer walaashaa ayaan ahayee qalifsanaanta daa.
@ademzh
@ademzh 17 дней назад
We love Cimran❤! He is classy man.
@rahmafarah6892
@rahmafarah6892 17 дней назад
Nin xun ina tahay waxa cadeyn u ah ninka isaga kula hadle maxa xaaskiisa ku ceysay
@wardaali3529
@wardaali3529 17 дней назад
Wlhi inta aad umada islaamka ku mashquulsan tahay ayaa ilaahe mashquul adiga kuu kaar ah gashay qof kasto ceebahiisa ayaa banaanka keeni jirtay manta adey ki heesataa irzaaqad xaa ahl raadso
@hamsenour2714
@hamsenour2714 17 дней назад
Xaaskiiisa xaa ku caaysay he hada. Yaaab
@drsfalastin1831
@drsfalastin1831 17 дней назад
Saxaf free😂😂😂
@user-hx4it8pr6q
@user-hx4it8pr6q 17 дней назад
Ceeb gabadha daa feeraheeda maxaa Ku tusay gabadha subxaanallaah
@abdikariim2482
@abdikariim2482 16 дней назад
Waa saxaaf kkkkkkkk
@nafisaguleed2956
@nafisaguleed2956 17 дней назад
Fariiid iska celi aomaalida waad ku dambaabeysa👏🏼
@saadiyaibrahim1832
@saadiyaibrahim1832 17 дней назад
Saxaf iyo adna waye malaha dadkaas reer xamarka ah waa gaajo socoto 😂😅
@abdikariim2482
@abdikariim2482 16 дней назад
Haa waa iyaga kkkkkkk
@user-sl3fv8qx3w
@user-sl3fv8qx3w 17 дней назад
Maxamadow yey ku waalin somaldaan wa dad xanuunsan ninkaana waaba doqon caadi ah Marka pls afkaada ka xiro muniiro wa maradaada hadad isdagashan iyo hadiikalab
@alyasfarah9816
@alyasfarah9816 17 дней назад
War umada waa heesatee adigane lacag hala gaasameeyo dulqado sxb aniga waan ka hadlaa dadka anigane yaa la iga hadlin kk seexo gurigada hadaa wax rabin asc
@caishacuud7830
@caishacuud7830 17 дней назад
wa run balayada laga shegaa aa laga wareysanaa ilen wa lagso dacwodeee shalay wa degNeyden mantase wa laguso edeyay
@ilhanibraahim1
@ilhanibraahim1 16 дней назад
Cimran lakaha midhayaha pro muxu xaaskiisa iyo rerkiisa uga warabi si sharaf leh dhaqan somalida lagu yaaqani ku qaba ma adigoo kale xaaran iyo xalal mid walba u badheedhay waxam maqli jira indho adaaga ma dhilaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@edabsansidahoyaded
@edabsansidahoyaded 17 дней назад
Saxaaf waye oo adna qabo 😂
@ugasohassan5973
@ugasohassan5973 17 дней назад
War ninkaan waalidkiisa ha quraan saartaan intuuna maryaha dhigan
@ilhanibraahim1
@ilhanibraahim1 16 дней назад
Cimran laka midhiyaha pro
@shugriyamahamud8199
@shugriyamahamud8199 17 дней назад
Saxaaf adna nin keeda waaye
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 17 дней назад
Maxamad buskud aleylehe waxaa tahay ninraga ah yaan sirta noloshaad barefadka ah waligaa lagaahelin waxaa tahay maansha Alaah tabaarkalaah Alaah 🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺👍👍👍🌺🌺👍🌺👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@SAli-db7dw
@SAli-db7dw 13 дней назад
Xaaskaaga inaad baahi ku Disho ma aheeyn😢
@khadarmuhamedchannel
@khadarmuhamedchannel 17 дней назад
Ninyow nin fiican baad ahaan jirtay marna xaaskaagaad ka sheekaynaysaa marna umadaad ku dhagantahay ee maxaaskii ayey qulluubtu kaa raacday wllkay ilaahay ka caafiyee danbigaagaa yarayso adiga waraysi uma baajnid adaa xaaskaga socila media keenay ee bal waxaad ka hadlayso is dhagayso bro❤
@amaalaxmed8552
@amaalaxmed8552 17 дней назад
Ma saxaf baa talow kaasi😮
@farhiyoahmad9008
@farhiyoahmad9008 17 дней назад
Xaskiisa maaku soowacday neh maxaa ucaay nee maa asaka caaysid
@ummumanaal6494
@ummumanaal6494 17 дней назад
Horta muxu doqonkan dumarka u cayay ta feedhaha wayn kuye xaaska yasiina tii xumeyd buu ku laha
@Eplhighlights1600
@Eplhighlights1600 17 дней назад
Waxa ka dhexeeyo fiiri
@Honey_iyo_chocolate
@Honey_iyo_chocolate 17 дней назад
Kkkk muniira waxey lahayd sida labo naag ayan u caytami jirnay . Wa dabeecadiisa dumarka inoo la caytamo oo laxifaaltamo xaaskiisa aya ku cadeysay😂
@Eplhighlights1600
@Eplhighlights1600 17 дней назад
@@Honey_iyo_chocolate waa markaad gal dhag wax ku soo maqashid, bal dhagta kale maxkamada Dahir alasow ku soo dhageyso 😂
@Honey_iyo_chocolate
@Honey_iyo_chocolate 16 дней назад
@@Eplhighlights1600 adiga qeybta eelaynimada miyaa ku dhaqdhaqaaqeysa See cml kkk
@billeabdi1061
@billeabdi1061 17 дней назад
Buusku cabdi ma ahan buufi ayaan ka geesi geesi daaley ❤❤❤
@ugaasoskitchen2797
@ugaasoskitchen2797 12 дней назад
Nin jira ayaa tahay. Somali xumaanta ayey raadoyaan waadna ku sugtay .
@user-wh5mr4tr8u
@user-wh5mr4tr8u 17 дней назад
Wuu waashay kani😂😂😂hadba qof kudhag adeer waa laguugu shitay adba waad kushidan jirtey gurigaagay kashidanthy😂😂😂😂is giiji duqa, geeri camal inay utaal ma moodoon siiil jacayl
@zamzamhassan9394
@zamzamhassan9394 17 дней назад
Kkkkk War anaga yaab aragnay bisinka iyo yasiinka dee hadeed wad walatay Isku kala jawaab 😅😅😅😅
@AbuukarMohamud
@AbuukarMohamud 17 дней назад
Safaax waaye
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 17 дней назад
😂😂😂😂 ragiina waxa aad wadan aan dadka ka bariiseeyno anagana yaan nala xanuujin macquul maahan taasi markan waa tiinii 😂😂😂
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 17 дней назад
Nin jilicsan futo buscud gabadha maxade uu caayi doqonimadi gabadhadu kugu shegeysey waa kaa muqaata deemin ade baa waadigi cebaha dedka kaale lacag kaa sameynayeey maxade laa cabadi dee adkeeyso from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@zahraabdullahi3008
@zahraabdullahi3008 17 дней назад
Nacasow adkaysi yaridaa isla adiga miyaa iska bariisaynaya nimanka k fuq nacas waa adigii 90 ka dumar iyo ragoodi ku dhaganan jiraye laxyahow oohin baa ksoo dhaw
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp 16 дней назад
Runta kahadashay asiga shaah ayu u so shuban jiray dumarka is heysto iyo raga marka asiga views iska raadsana inuu ooyo wax yer aya ugu dhiman shuban shubanow adkeeyso weey ku heysata 😷😷😷😛😛😛
@marshalbruxel
@marshalbruxel 17 дней назад
please ninkan qofki garanaya magaciisa saxda ah ee swedan jooga ninkan poliska swedan ama kummun u dagan yahay ku dacweeya wa nin neceeb walaalahen reer israel please poliska swedan waxan codsanaya in ninkan sharciga swedan laga qaado oo somalia lagu ceeliyo waa wa nin xun oo nabad iyo wada nolashaa bini-adamiga cadow ku ah please ninkan repor ku saameey o poliska ku dacweeya mahadsaniid ninkan ha la taalxiilo amin amin amin
@shairabdi
@shairabdi 17 дней назад
Maxaa tiri? Walaalaheen reer israel aa?! Yaa tahay adi 😂😂😂
@marshalbruxel
@marshalbruxel 17 дней назад
@@shairabdi inta nabada iyo nolosha jecel baaa ahay adna
@Miski-kw9gq
@Miski-kw9gq 17 дней назад
Saxaf miyaaaa Adna hena
@RaezyBack
@RaezyBack 17 дней назад
Adaa ba views island raadsanay.
@mohsinmohamed4247
@mohsinmohamed4247 17 дней назад
Saxaaaaf baan filayaa
@queenamiira9513
@queenamiira9513 13 дней назад
Ninka aad shegaysa wa kan rufiyanka ah cabdulahi in la dhahaa filaya
@kaltoumwaiss9634
@kaltoumwaiss9634 17 дней назад
Ma adiga dib isku dhageysanaya wa yaab
@farhiyaabdullahi6681
@farhiyaabdullahi6681 17 дней назад
Gaajo kofida xun xaata. Waa iska badili waaye sey waa kugu furantahay Aqwan a😂😂
@Scrub101
@Scrub101 17 дней назад
Buskut is not easy 😂😅
@hodoali5714
@hodoali5714 17 дней назад
Waxba kugu dhacay wale dadka adiga views ka heli jirey maanta wey ku haysataa adkeyso😂
@khadrajama6756
@khadrajama6756 17 дней назад
idinka iskeenten xejiso mega falanqadu waa xanuun😂😂
@user-ef3ve9ry3g
@user-ef3ve9ry3g 17 дней назад
😂😂😂 Rer madiino ha ku goyaan😂
@HiboSalat-pc5hj
@HiboSalat-pc5hj 17 дней назад
Quruxda qoyska miyaa
@fartunismail5546
@fartunismail5546 17 дней назад
Saxaaf 😂
@Umo580
@Umo580 17 дней назад
WAXA IDINKU DHACAY WAINTIXAAN LABADIINABA SAMIIR OGAADA❤❤❤
@kherdoncabdi2288
@kherdoncabdi2288 17 дней назад
waa saxaaf
@qajo9403
@qajo9403 10 дней назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 walhi saan u qosli ilmo iga timid
@xayaadali8655
@xayaadali8655 17 дней назад
Anaga gabadhii oo arooransysa ayaan maqa lay iyo aigoo Baasto isku dhex karis ah siinayo xayawaan
@dhibyarinolowdhulka7697
@dhibyarinolowdhulka7697 17 дней назад
saxaaf free
@xayaadali8655
@xayaadali8655 17 дней назад
Doqon ili qaad karabtey Gabadha waa inlagu weydiiyaa maxaa rab teey
@dhulkaygahooyo3023
@dhulkaygahooyo3023 17 дней назад
Maxamadoow dadkaan haku mashquulin qof weliba bariiskiisa ha raadsado ceeb maahan iney ku su’aalaan xittaa iyo wada shaqayn, oo haddii lagu yiraah see wax ujiraan ? Ma khalad baa ? adigaa mediyaha xaaskaaga keenaye 😂 iney ku caawiyaan ba suurto gal ahaydbo ee dhiiqo adaa ku dhex jiro maanta boowe.
@mohamedisak4827
@mohamedisak4827 17 дней назад
War igatag jawaab dagaal ayaan sugaayay asaga maaha miyaa tiri😂
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 17 дней назад
Khaladkaaga oo aad qirato waa raganimo xaal iyo raaligalin sii gabadhii aad xumeeysay Waxkastoo dhaca waa dumar caruur kuu dhashay inkastoo Adiguba aad daraadeed xaaskaagi u soo furtay
@thefunfamily720
@thefunfamily720 17 дней назад
Sida aad said qof walbo😂ugu jawabesid aya cadeyneso inad tahay nin ficiltana sida😂dumarka aqliga yar
@abukarahmed2299
@abukarahmed2299 17 дней назад
Dadka si wanagsan ula hadal baro sida dadka loola hadlo Unsubscribe jaaw
@queenamiira9513
@queenamiira9513 13 дней назад
Jaahil adaa ah runti because adinka is kenteen maxa khaldan
@canabcudon8460
@canabcudon8460 17 дней назад
Feeraha weyn ku lahaa bal maxuu u cayna gabadha islameed
@MsKeyf
@MsKeyf 17 дней назад
Buusku❤❤❤❤ iska celi❤❤❤
@RayaRaye
@RayaRaye 17 дней назад
Buskidow wlhi anigu makuso socdi wayo bakhyl ba tahay😂
@nadiiracumar2639
@nadiiracumar2639 17 дней назад
Waa. Saxaaf
@ZahraHassan-xm2dh
@ZahraHassan-xm2dh 17 дней назад
Laakiin mu magacaawin😂😂Adna quruhleey waaye😂😂m.a
@user-hf3zx7nt8l
@user-hf3zx7nt8l 17 дней назад
@@ZahraHassan-xm2dhadna kor uwayntahay futadana suufbey gashataa
@ZahraHassan-xm2dh
@ZahraHassan-xm2dh 17 дней назад
@@user-hf3zx7nt8l kkkk
@ZeynabNoor-md3uz
@ZeynabNoor-md3uz 16 дней назад
War buskudoow inaad garaad yar tahay ayaad isku caddeysay oo meeshaan usoo fadhiisatay iyo jawaabta aad iska bixineysid 😂garaad laawe waxaad tahay waxaa sheegtay muniira
@dagansh5606
@dagansh5606 17 дней назад
QosLka aadku duubtay ayaan u dhagaysan kari waayey laakiin like ayaan kuu saaray
@somalihanolato741
@somalihanolato741 17 дней назад
Yaasiis waa mid aan xishoon
@fifitheexplorer4074
@fifitheexplorer4074 17 дней назад
Mida feeraha weeyn? Gabar maxaa u caynee cawaan yahow uuf.
@user-hf3zx7nt8l
@user-hf3zx7nt8l 17 дней назад
Adna iyo sahaaf
@aminamuse8983
@aminamuse8983 17 дней назад
Waa ku saxantay sidaas ku soco
@xayaadali8655
@xayaadali8655 17 дней назад
Inangumeed baatahay umul qadiye
@RaezyBack
@RaezyBack 17 дней назад
Kan nacasnimaa kabadatay maxaad noogu sheegi downy how dumarka caayaya
@luuluemaxamed6326
@luuluemaxamed6326 17 дней назад
Waa saxaf miya
@user-ov8cl9os3s
@user-ov8cl9os3s 17 дней назад
wnumlyna
@maryamahmed6009
@maryamahmed6009 17 дней назад
Anaaaa islahaaaa asaa komantigan arkay 😂😂😂
@user-tq2qe8ox6d
@user-tq2qe8ox6d 17 дней назад
Walh ana sas dihi rabe
@luuluemaxamed6326
@luuluemaxamed6326 17 дней назад
@@maryamahmed6009 🤣🤣🤣
@faziaahmed9537
@faziaahmed9537 17 дней назад
Maxaa gabadha kuu geeyay feereheeda?😡. Nabsi ayaa ku haayo. Waa jeceelki iigu horeeyay dhuu ha kaa saarto maanta, waxaa ku heesto xaqiraadi aad xaqireeysay gabdhihi nolosha ku laqeebsaday oo ubadka kuu dhalay 😂😂😂😂.
@ilhanibraahim1
@ilhanibraahim1 16 дней назад
😂😂😂😂😂😂😂 miyaa danqatay runtad ka caraaraysa
@mohammadmohammad7147
@mohammadmohammad7147 17 дней назад
👍
@user-cv8th6vc6u
@user-cv8th6vc6u 17 дней назад
Cajiiiiib
@ZeynabNoor-md3uz
@ZeynabNoor-md3uz 16 дней назад
Doqonow maxaa kuu qarsan waxaad gasho iyo waxaad budo muniiraa gabdgaha ugu digtay
@saladsaidmuse-xc4wj
@saladsaidmuse-xc4wj 16 дней назад
Jawaab ku haboon🎉🎉🎉🎉
@nimosuleiman
@nimosuleiman 17 дней назад
Ma saxaaf ba
@user-lf5qf3gn6b
@user-lf5qf3gn6b 17 дней назад
Akhas waad waalateen sidaad maalaa yacni uga hadlayseen adna waxad dheertahay naagtaadaa kaa sheekaysay
@FarhiyoHassan-x1z
@FarhiyoHassan-x1z 17 дней назад
Istaqfurulaah
@dekaosman7483
@dekaosman7483 17 дней назад
Adigaba malin kasto a dad arimohoda qaska ah ka hadli jirtay we kugu imatay markada adkeyso
@farxiyowhlye7195
@farxiyowhlye7195 17 дней назад
Abuukar culusow amuu yahay nio
@awalenuro4947
@awalenuro4947 17 дней назад
Where is SOMALI FPI? so qabta ninka laga hadlayo 😂😂😂😂😂😂😂
@sucaad-r1c
@sucaad-r1c 17 дней назад
Asc
@basrahassan5116
@basrahassan5116 15 дней назад
Buskut ma fayooba.
@luuluemaxamed6326
@luuluemaxamed6326 17 дней назад
😂😂😂😂
Далее
SABABTA MAAHIR LOO QAATAY
30:55
Просмотров 14 тыс.
УРА! Я КУПИЛ МЕЧТУ 😃
00:11
Просмотров 723 тыс.