Тёмный

CIRO OO KA HADLAY XADHIGA OSMAN DOOL NIN CAYTAMA IMA MATALO 

waridaad TV
Подписаться 310 тыс.
Просмотров 32 тыс.
50% 1

Приколы

Опубликовано:

 

21 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 344   
@naasiraxmed4734
@naasiraxmed4734 6 дней назад
qof kasta oo ka hor yimaada qaranimada soomaaliland waa danbiile qaran doodna ka ma taagna haduu siyaasi yahay iyo haduu suldaan yahay iyo sheekh yahay iyo haduu bulshada kale yahayba waayo qaranimada soomaaliland waa lama garaacaan waxaad kale ood ogaataan nin wixiisa ilaashanwaayay wax cid kalana waxba mataro waa waxa siyaasiyiin badan oo reer soomaaliland soomaaliyada ay tageen ku dhex qiimo tirtay guul iyo gobanimo qaranka soomaaliland illaahaw guusha sii qaranka soomaaliland goor iyo amin I LOVE MY COUNTRY SOOMAALILAND ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 6 дней назад
Nacam bille waa dembiile qaran
@yahyamohamed6198
@yahyamohamed6198 5 дней назад
Waa saax
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 6 дней назад
Maash Allah. geeei 🦁 TV 😎❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuu lyo gobanlmo 🎉🎉🎉 Somaliland 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 6 дней назад
Ina Dool maaha Siyaasi ee waa Danbiile. Wadani ninkaa ha cadeeyo in aanu Xisbiga ka tirsanayn. Wadani hays Cadeeyo.
@funnyanimal885
@funnyanimal885 6 дней назад
Cismaan Cumar dool waa xoghayaha xisbiga wadani xill u haya!! Cadeeynta adigu u baahantahay waa maxay? Hadalkii xoghayaha guud ee xisbiga wadani soo dhagayso!! Wadani wuu ku raacsanyay qaran dumiska u wado Cismaan Cumar dool💯💯💯
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 6 дней назад
​@funnyanimal885 yes waa sidaa aad sheegtay
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 6 дней назад
​@@funnyanimal885maxaad ka bedeli kartaa hooyadaa wase
@dheemanali3957
@dheemanali3957 6 дней назад
Waa qaran dumis Se Allaa inaga qabandoona nabada hoooyada suuqa agoonta u fadhida ku caano maaashay
@moabdi3860
@moabdi3860 6 дней назад
Saladintii somaliland way washeen specially kuwa habar yonis yaab
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 6 дней назад
Maada h.yonis ka dhigay ninkan caagoow
@user-uk2ou9py8n
@user-uk2ou9py8n 5 дней назад
Wallee kuwani habaryoonis bay ku waasheen
@moabdi3860
@moabdi3860 5 дней назад
@@user-uk2ou9py8n aniga kula ah lkn this so sad
@cabdiraxmaancumer5707
@cabdiraxmaancumer5707 5 дней назад
2​@@user-uk2ou9py8n
@JohnTheworld-to1ob
@JohnTheworld-to1ob 6 дней назад
Guul Somaliland guul Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@roodacawad13
@roodacawad13 6 дней назад
Guuuuuuuul somaliland alle cadowga hahaynaga qabto shar kooda isha allaah guuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-qb4xy2bu6b
@user-qb4xy2bu6b 6 дней назад
Guuuuuuuul soomaalilaad ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 from habaryoonis
@jamalskp7280
@jamalskp7280 6 дней назад
INA CUMAR DOOL IN UU DAMBIILE YAHAY MA CID BAA IS WAYDIINAYSA
@user-vf6lw2bl3o
@user-vf6lw2bl3o 6 дней назад
Siyaasadu. Madadka. Caydooda. Iyo dhalinyaro. Dhiigooda. Laqubaa. Iyo isku. Dirka. Dadkaa.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 6 дней назад
Waa in sharcigu shaqeeyaa DOWLAD NIMADU SHAQAYSAA
@xidhintamedia3893
@xidhintamedia3893 6 дней назад
Cumar dool waa mooge dile, sharafta ayuu kadilay maayer mooge
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf 6 дней назад
Iyo Suldaan ciyaal
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 6 дней назад
Yes😂😂
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z 5 дней назад
Haa wllhi
@AyaanWaano
@AyaanWaano 6 дней назад
Sax halaxidho guuuuuuuul somaliland
@funnyanimal885
@funnyanimal885 6 дней назад
Xisbiga wadani wuu kula socda Cismaan Cumar dool💯💯 Xoghayaha guud ee xisbiga wadani aya cadeeyay inaanay kula socda hawsha Cismaan waddo!
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 6 дней назад
Yes way kula socdaan waanay ugu tala galeen waxaana qorshaha kamida in loo yeedhay siloo xidho kadibna kacdoon shacab iyadoo lagusoo beegay xili aqoonsiga soomaalilaan miiska saaranyahay sidoo kale waxa lagusoo beegay xili wefti marayc joogaan sidoo kale kulankii geele iyo gurguurte ee jabuutay ayaa lagusoo beegay😢
@ahaiban1
@ahaiban1 6 дней назад
Ninkani intii ùu xisbiga wadani ahaaba wuu caytamayey hadaanu Cirro matalin sidee looga dhigay gudoomiyaha urub ee wadani, yaa Cirro ka dhageysana qof caytamayaa ima matalo maa laga eryo xisbiga
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 6 дней назад
​@@FaadumoMaxmuud-qu9khdhilo.qaxaabad ah baadtehee niicda meesha kalatag
@funnyanimal885
@funnyanimal885 6 дней назад
@@abdusalansaleban7339 waa ka wadani 🫣 Inay bulshada cayaan iyo kala fogeynayan mahee wax qorshe ay wadanka ku hogaamiyan ma jiro!!!
@axmedcali733
@axmedcali733 6 дней назад
​@@abdusalansaleban7339nin waliba siduu ku dhasho ayuu ku cayaa. Doofaaroow, runtu ma madane kulul buu kugu noqday.
@cabdilahigacan3575
@cabdilahigacan3575 6 дней назад
Liinta ha dhadhamiyo
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 6 дней назад
Midnimo Somaliland
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 6 дней назад
Ciro maaha in uu dadka u Gama Gama leeyo. Ciro ninkan Magaciisa ha sheego in aanu Wadani oo uu Xil Ka hayo ha Cadeeyo in aanu Wadani ahayn. Dadkaa u mad a magacyadooda ha la wadaago Wadani.
@AbdiAli-xw3my
@AbdiAli-xw3my 6 дней назад
Inshaallah 10 sano aya lagu xukuma
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 6 дней назад
Insha allaah daalinka halagu xukumo
@Mohomettnaasir
@Mohomettnaasir 6 дней назад
Wixii qaranka kaso hor jeeda afka la jabinya
@user-qq5mo4tt7n
@user-qq5mo4tt7n 6 дней назад
Mar haduu caawa xabsiga liinta uu ku cabaayo aad ayey u mhd sn yhn viidanka amaanka soomaaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 6 дней назад
Ilaahaybaa mahadle❤
@abdiladifmohamedhashi3591
@abdiladifmohamedhashi3591 6 дней назад
Somaliland gulayso 🎉
@user-sw4oi1ou5e
@user-sw4oi1ou5e 6 дней назад
Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 💚 🤍 ❤❤❤❤
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 6 дней назад
Somaliland' 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺 geeeeeeeis ciidanka qaaraanka ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️ guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪 guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪
@Hooda36
@Hooda36 6 дней назад
Odeygaas xabsiga liinta haku cabo ama ciro halasocdo ama yuusan lasocon waa qaran dumid ugu yaraan 5 years odey weeyno wuxuu doono kuhadlayaa khatiyaan baalaga jooga ee 5 years haloogu tuuro yaa igu raacsan🤔 Waridaadtv geesiqaran wllo cidna hau joojin runta ayeey kawada xunyihiin we supporting you guul iyo gobanimo Soomaaliland ❤🎉💚 🤍 ❤️
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 6 дней назад
Guul guul guul soomaalilaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@garyaqaanbarre8174
@garyaqaanbarre8174 6 дней назад
Siyaasaddaad sheegeysaa maceybaa siyaasadda xaalsii
@MubYus
@MubYus 6 дней назад
Ina Cumar doool. Xabsiga liinta ha ku cabo.
@yahyamohamed6198
@yahyamohamed6198 5 дней назад
Gessi libax wariidad horey usoco sxb
@ahmedali-nu7ye
@ahmedali-nu7ye 6 дней назад
Walaal Khery umatul Somaliland Ma sha Allah, Allahuma barik Dhamaantinba Somaliland Guul iyo Gobanimo Alhamdulillah Somaliland Allah watee wehel uma baahne
@xidhintamedia3893
@xidhintamedia3893 6 дней назад
hadalka ciro waa siyaasad
@Banuhashim237
@Banuhashim237 6 дней назад
WARIDAAD FARIID ❤❤ WAX DHEX AHI MAJIRAAN😮 END OF STORY.
@june6206
@june6206 5 дней назад
Sawka ku ma jiran lkn Ana dhex ka ah xisbiyada munafaqad
@AyaanWaano
@AyaanWaano 6 дней назад
Geeeeesi Cirro reer somaliland
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 6 дней назад
OSMAN OMUR DOOL WAA GFUDOMYE XISBIGA WADANI EE NOEWAYE CIIRO MUUNAFAQA
@Positive-Energy-Vibe
@Positive-Energy-Vibe 6 дней назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 😂 Kacaan buu wadaa 👀😮 jeelka ku riday 😂 😂😂😂 xabsiga Cirro iyo ka kale 😂😂😂
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 6 дней назад
😅😅😅😅
@dawand6946
@dawand6946 5 дней назад
❤❤❤❤❤1❤❤❤❤❤asc masul sare soodaa warka wan ku tageraye libaax
@alicabdallah9297
@alicabdallah9297 6 дней назад
Guuul SOMALILAND Guuul
@jamalskp7280
@jamalskp7280 6 дней назад
Reer sheekh isaxaaqow qof waalan oo xanuusanayaa yaanu dalkeena iyo nabadeena ku cayaarin aynu iska qabano fidmo walsyaadha
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 6 дней назад
@yahyamohamed6198
@yahyamohamed6198 5 дней назад
Guuul somaliland guul cidanka somaliland guul sirdonka somaliland
@jirfe
@jirfe 6 дней назад
Ragii ciidamadii qaranka laayay baa laxidhi waayey nin baa caaytamay baa laxidhayaa macno ii samaayn maayo inkastoo aanan taageersanayn ninkaa dool laleeyahay
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf 6 дней назад
Ha deg degeyan
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 5 дней назад
Masha Allah Guul soomalilnd 💚🤍❤️ waridaad TV wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul soomalilnd 💚🤍❤️
@FaysalQurbaawi
@FaysalQurbaawi 6 дней назад
Omer Dool waa 80 jir Asaasaqay..oo isku dhex yaacay. Waa dembiile cadaymo badan loo hayo
@ASAD-988
@ASAD-988 6 дней назад
SIDAA AAD U FIKIRAYSO HADII LOO WADA FIKIRAYO WAY FIICNAAN LAHAYD 😢 SXB BALSE WAXAAD OGAATAA NINKAASI SAACADAA LAGA BILAABO INUU XISBIGA UYAHAY HADAF AMA TAAGEERE BUUXA
@khalidcabdi1061
@khalidcabdi1061 6 дней назад
Waridaad waa legend
@xidhintamedia3893
@xidhintamedia3893 6 дней назад
waar dil halagu xukumo
@munajax822
@munajax822 6 дней назад
Asc waabeen cad Waa kiilahaa sow ii dahaalamiysan War idaad ma inantaa ku jiidayey Ciro waabeenaale kaatiba Waa baalashiisi
@june6206
@june6206 5 дней назад
Beenti ma muuse buu kula tartamaya 😂 muuse beenta lagu ogayr
@anabhusseun6502
@anabhusseun6502 6 дней назад
Guul Somaliland ❤❤❤
@elbaa7bash262
@elbaa7bash262 6 дней назад
Hooyda tv was Khains reer yooins 😅😂😅😅😂😂😅😂😅😅
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 6 дней назад
Hooyadaa iyo hooyadeedba was khaniis ibnu doofaar oydee😢
@elbaa7bash262
@elbaa7bash262 6 дней назад
Dhilo Waa Dhilo 3$ or 5$ 😅😂😂😅😂
@elbaa7bash262
@elbaa7bash262 6 дней назад
Waaaba 😂😂🤣🤣family 🚜🚜🚜🚜reer yooins
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r 6 дней назад
Qaranku masha muuse odayaga ciro waxaa leeya walaali waxaana xasuusta filama hindiga ee kaayimiintii waa kaa filinkuu matalayaa wadani munaafaqiina
@mustafadahir9206
@mustafadahir9206 6 дней назад
Waan ku salaams Adiga iyo shacbiga Somaliland. Waxaan aad uga xumaaday inaad Ninkan ku sheegto siyaasi. Siyaasi maaha waa khaainul wadan ee waa in la xidhaa Calanka iyo Qaranka Soomaaliland ayuu ka soo horjeedaa. Qabyaaladna igama aha oo isku hayb ayaanu nahay.
@dulmar9139
@dulmar9139 6 дней назад
Guul somaliland insha Allah ❤💬💚👍👍💪💪💪
@ubaxmaalin562
@ubaxmaalin562 6 дней назад
Waridaad Isaaq xalaaltay❤❤❤❤
@mohamedmohamud9691
@mohamedmohamud9691 6 дней назад
Cusman dool waa qof jaahil ah oo munaafiq ah kana tarjumaya ideology lagu Soo shubtay. Waa khaayinul waddan waana in la xidhaa xadhing adag oo muddo dheer ah
@alxmdulilah7023
@alxmdulilah7023 6 дней назад
Guul guul Guul President Muse Bihi Abdi and Somaliland 💚🤍❤️💪💪💪🦁🦁🦁🇪🇹🇪🇹 Amiin Ya rabbi Insha Allah
@user-wc4nj8fb2m
@user-wc4nj8fb2m 5 дней назад
Waarya. Waa niinka qarankan geesi yaal ayaa oo shahiday dool naa waa qaran dumis jeelka haa laa go hobsado ❤❤❤❤
@khadraahmed3940
@khadraahmed3940 6 дней назад
Ciro is gas ka dambeeya
@museibrahim2796
@museibrahim2796 6 дней назад
War hadii uu caafimaad qabo waaa danbiile Qaran,
@TheLedon1
@TheLedon1 6 дней назад
When was this talks was needed ???????
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 6 дней назад
Wcs
@abdiali319
@abdiali319 6 дней назад
Buurmadawna waa dambiile. Waana la xidhayaa hadii uu dalka yimaado.
@GudiGashaan
@GudiGashaan 5 дней назад
Waad ku saxantahay waxaad sheegeyso,ee halkaa kawad ,,sxp wariye jiraa tahey waanan kusalamayaa
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 6 дней назад
DOOFARKA SANKA WEYNE 10 SANO HAAL XIIDHO MAHADI GUULD BAA MASHRUC UU SOO DHIIBYE
@user-so8yj8dh8z
@user-so8yj8dh8z 6 дней назад
❤❤❤❤wakusalamaya
@AbdinuurXassan-zc5su
@AbdinuurXassan-zc5su 5 дней назад
Waridaad.guuleyso
@TheLedon1
@TheLedon1 6 дней назад
Faysal Ali arabe is a real SOMALILANDER WELAHI if any one makes mistake he will not support!!!!!
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 6 дней назад
Abdiraxman ciro waa kula socdey caayda kalmada waa afka baarkiisa maxuu u eryey waayey
@saadyisalim2888
@saadyisalim2888 6 дней назад
Iimaanka ilaahay kaa qaad subxaan allaah,xasbiyallaahu wanicmal wakiil
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 6 дней назад
Maansha allaah bagaa loo xidhay daalimiintii cadawgu soo diray mid kamida futo dool😅😅😅😅😅😅😅😅
@roodanuur461
@roodanuur461 6 дней назад
Waa afaka baarkisa
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 6 дней назад
Geesi alle haku sharfo
@user-qb4xy2bu6b
@user-qb4xy2bu6b 6 дней назад
Soomaalilaad guuuuuuuuul guuuuuuuuuuuul guuuuuuuuuuuuul guuuuuuuùuuul guuuuuuuuuuuul guuuuuuuuuuuuuuuuuuuul guuuuuuuuuuuuuuul ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@kawsaremahamoud293
@kawsaremahamoud293 6 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤karabashaga halo badiyo nin kana bilaibana noqadaya
@Munalalachanel
@Munalalachanel 6 дней назад
viva wadani reer sheqsixaaq oo isku duuban
@Banuhashim237
@Banuhashim237 6 дней назад
INA CUMAR DOOL WAA XUBIN SARE OO WADANI AH😮😮 MUXUU CIRO IYO KAADIRIINTA XISBIGU U ERYI WAAYEEN😮 MUNAAFAQADA WAANU FAHANAY.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 6 дней назад
Cirro si fiicanbuu u hadlay
@user-wc4nj8fb2m
@user-wc4nj8fb2m 5 дней назад
Waan ku farxi haha ina dool oo jeelka la dhigay guul somali land ❤❤❤❤
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 6 дней назад
Ad iyo ad bad umahadsan tahay mujahid dadkisa iyo dalkisa aminsanbad tahay nollow insha allah nolol cisi leh
@user-oi7tf9rm1f
@user-oi7tf9rm1f 6 дней назад
Waridaadow ciro dhiig udhimanimajiro horuuu udaaadiyay dhiiga shacabka somaliland oo uuu yidhi xabada isudhiga ciiidankiiina laaayay waxaasooo dhan waaa ogyahay wadani down 👇 insha allah
@khadrayusuf-if3zn
@khadrayusuf-if3zn 6 дней назад
Asc gesi qaran gar xajisna xaqa allah hatuso waynu wada dhalanee meel kala tagimaynee
@NasirMo-fh3ff
@NasirMo-fh3ff 6 дней назад
Walahi kan ilaahaybaa ina dilayee wuu dhataqleeyey Waliba anigu ma ihi mid taageera kulmiye lkn nin kani WUU iska hadlay.
@jirfe
@jirfe 6 дней назад
Waridaadoow berito ayaa la siudaayndoonaa sida caadada somaliland ah
@jamalskp7280
@jamalskp7280 6 дней назад
SIYAASI MAAHA HA UGU YIIDHIN
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 6 дней назад
Well done ✅
@ikraammahmoud790
@ikraammahmoud790 6 дней назад
Geesi qaran Guul somaliland
@umishraq
@umishraq 5 дней назад
Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤Guul
@FoosiyaAli
@FoosiyaAli 5 дней назад
Indoor mamatalyo ciro afkiisa ayuu ku Hadley Kuna xidhmy
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 6 дней назад
Ha dhagaysan ciro kuwii xalay hadlayay miyaanay xubnihii ugu muhiimsanaa wadani
@elbaa7bash262
@elbaa7bash262 6 дней назад
Talk about 25/8/2023😅🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😅🤣🤣😅🤣😂😂😂🤣😅😅🤣😂😂🤣😅🤣🤣😂😂😂😂😂🤣😅😅🤣😂😂😂😂😂
@user-vf6lw2bl3o
@user-vf6lw2bl3o 6 дней назад
Waar. Dadka. Waxaan odhan lahaa. Ilaahay. Kabaqa. Waayo. Fidmo. Uun baa. Lawadaa
@elbaa7bash262
@elbaa7bash262 6 дней назад
Talk about 25/8/2023😂😂😅😅🤣🤣🤣😂😅😂🤣😂😅😅🤣🤣😅😂😂😅😂😅😅🤣😂😅😂😅😅😂😅😅😂😅😅😂😅😂😅😅😂😂😂😅😂
@cabdikhadarmaxamed-Ck
@cabdikhadarmaxamed-Ck 6 дней назад
Xisbiga wadani 🇸🇴 waa cadahay xaguu u shaqaynayo
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn 6 дней назад
AABO MUSSE IS NOT EASY?❤❤❤❤❤❤😂😂😂❤😂❤❤
@hanaaxmedhanaaxmedhanauk5915
@hanaaxmedhanaaxmedhanauk5915 6 дней назад
Si wcn ooo xqiiiiiqa ah ayad uga hadshy
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 6 дней назад
1.sheeko xume 2.iska cabaad. Waa yaabay Biidhi qaate dakir maxkamad ma tahay.
@nimasahal8599
@nimasahal8599 6 дней назад
Maha siyaasi oday biiqay
@nuraaskar2146
@nuraaskar2146 6 дней назад
❤❤️😀✅👍💚🌷
@mesut9478
@mesut9478 5 дней назад
Wxba wiil ha u raadin Cirro ee hasoo fadhiisto oo hasheego in ninkan aanu ka mid ahyn xisbiga Hadu ka mid yhyna xisbiga dhan Aya laqaba wxaas lagu xidhey ileen wa kuwii laha Wa xubin kmida wadaniuyee
@jamalibrahim2472
@jamalibrahim2472 6 дней назад
Guul somaliland
@user-sc6uw1px7g
@user-sc6uw1px7g 6 дней назад
Mujaahid baad qofku waa inuu aragt xor ah ku hadlo
@BuulCaws
@BuulCaws 3 дня назад
DOOLI,maaha Siyaasi wanju baran siyaasad, Xataa yurub kama shaqaysto ee caydh ayuu ku nool yahay.
@user-gd2vf9cl6l
@user-gd2vf9cl6l 5 дней назад
Waridaadaw inadeer afkaa uu ku hadlaayo dool Ayuu cirro kula socdaa ee waxba ha uxilqarinin ilahayba xisbi ku sheegan kashifaaya ee
@manalcadey2688
@manalcadey2688 6 дней назад
SOMALILAND ALLOW DHAWR
Далее
CALANKA ITOOBIYA OO SOMALILAND MAANTA YAAB
14:51
Просмотров 18 тыс.
Sinfdosh xotin 7😂
01:01
Просмотров 1,8 млн
DUMAR ISAAQ SAMEEYAY ARIN YAAB LEH DAAWO
13:02
Просмотров 32 тыс.
Xogta Dilka Afhayeenkii Huwanta laascaanood Xasaasi
20:22
Waar Dag Dag Ah
18:43
Просмотров 2,3 тыс.
SUUQA UGU QURUXDA BADAN #somaliland .
9:35
Просмотров 10 тыс.