Тёмный

"Walaahi Madaxwaynaha Hooyadii Macaayin" Cismaan Cumar Dool 

HADHWANAAG TV
Подписаться 109 тыс.
Просмотров 6 тыс.
50% 1

★ ★ ★HADHWANAAG NEWS ᴴᴰ★ ★ ★
💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 ✔HADHWANAAG NEWS You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily,Also You can Get,Music, Entertainment t All Of The World.

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 22   
@KhadraAhmed-u7i
@KhadraAhmed-u7i 3 месяца назад
Adeer naad xishotid qof wayn baadtahaye
@abdirashidabyan5716
@abdirashidabyan5716 2 года назад
Kornayl Cabdilaahi Askar Barkha,Cabdikariim Xaashi Cilmi, Adan Dhamah, Aadan Shiine, Axmed Jaamac Sabban (Janan Oogo), Axmed Maxamed Gulaid Axmed Dhagax, Axmed Ibraahim (Raage Bidaar), Axmed Golhaye Ahmed Mohamed Hasan (Ahmed Japan), Cali Gurey, General Cali Xuseen Cabdi, Boobe Yuusuf Ducaale,General Xasan Yoonis Habane, Haybe Axmed Guure (Haybe Laambad), Xaamud Ibraahim Ismaaciil, Professor Ibrahim Meygaag Samatar, Ibraahim Dhagaxweyne, Sheekh Ibraahim Madar, Maxamed Cilmi Samatar Galan, Jeneraal Maxamed Xasan C / laahi (Jidhif, Maxamed Xaashi Cilmi, Maxamed Xasan (Gacmo Dheere), Kornayl Cumar tooray, Mahdi Cali Faarax, Kornayl Muuse Biixi Cabdi, Sheekh Yuusuf Cali Sheekh Madar, Yaxye Xaaji Ibraahim. Intaasi waa inyar laakiin suaal? reera faana waxaan odhan lahaa bal intaas oo kalee oo ah mujaahidintii snm oo Kornayl dhaafay bal car sheega…
@abdihayd2924
@abdihayd2924 2 года назад
DADKAN AAD SOOQORTEY MACAY. UGU HIILINWAA YEEN INA ASKAR MARKII MOORGAN SIGAARKA UU KUDAMINAYEY. ? MAXAY HERGEYSA. UGALA BIXIWAAYEEN. XERADA CIIDANKA. EE BIRJEEX . SOOMAALI OODHAN BAA OG. SAYID. MAXA MED BAA ID8N SHEEGAYOO. HAWA BEENA. HADAL AAN WAX TARIN. HABAR AWELIBAALEH . TAARIIKHDU. WEY QORQNTAHEY. DADKA. QULUUBTOODA OO DHAN. AYAY TAARIIKH DU KU DUUBANTAHAY. HEEGOY HUUNO ORODOO LODA COWSKA UDHIG HUUNO XABAJADANA ISKA BII
@hassanhussein272
@hassanhussein272 2 года назад
Oo kaalay ma cuwaafleyaashii xaafadiina baad soo urursatay kkkkkk
@Xasmas
@Xasmas 3 месяца назад
@mohamedahmedmohamed9606
@mohamedahmedmohamed9606 2 года назад
Kkk siyaasi Bulaaacad sanweynow aad iyo aad ayaad u Maskax xuntahay , bal waxaad boo sheegeyso dib u dhageysoy telephone ka ayaa dabkii IGA dhacay waxaanad noo sheegtay inaad ogeyd in uu dabku kaa dhacayo , markaa maxaa keenay telephonka ayaan hooyadii caayayey mise hooyo la caayo ayuu telephonku leeyahay Qali xumadaada bal waxaad naga dhaadhicineyso u fiirso Bulaaacad yahay jidh xunta ihi waxa noo cadaatay inaad Guri xun oo Faqash ah kusoo kortay oo Aabahaa Basaas ahaa .
@mandeqlivetv3790
@mandeqlivetv3790 2 года назад
War kasaar video ga ma qancin karaysid dadkee you tube kaaga gal oo delete garee
@MustafeJacayl
@MustafeJacayl 3 месяца назад
MA NINKA MOOBILKIISII CAYAYBAA CID DANAYA NINKA MOOBILKIISA U DUL QAADAN WAAYAY MAXAA LAGA FILAYAA
@Xasmas
@Xasmas 3 месяца назад
Very low class person Stay in jail
@ahmedmuuse7191
@ahmedmuuse7191 2 года назад
Benale ma dafirad bad kentayi durba bal dib isku dhegayiso biyihii wejiga ku dhamadayi
@cabdallecabdi3729
@cabdallecabdi3729 2 года назад
Munaafaqu waxba kuma yeeli karo
@mohamedahmedmohamed9606
@mohamedahmedmohamed9606 Год назад
Kkk Siyaasi Sanweyne Bulaacadow sharaf ma lihid Bal isu fiirso imika ayaad caytameysaa Usgagyahow , Adigaa si xun u soo korey oo Aabahaa faqash oo guri xun iyo dhoqorjaanimo kusoo koray oo waanu Ku ognahay , in futada Dheecaan iyo Malixi kaa socotana waanu ognahay , Caqli xumadaada waxaad noo sheegeysaa telephone ayaa battery ka dhacaayey oo aan hooyadii caayey oo telephonku ma hooyo leeyahay miyaanad se ogeyn in batterygu kaa dhacayo waxyahow , inaad Jidh xun beenaale ah halkaasaa laga garanayaa adiga iyo Ina Cali Dhurwaa laba beenaale oo Jidh xun ah ayaad tihiin , adiga maskaxdu sankaaga weyn ayey kaaga jirtaa .
@abdirashidabyan5716
@abdirashidabyan5716 2 года назад
1983kii ilaa 1991 wuxuu naftiisa u huray xoraynta dalka oo nolol Maraykanka ah iyo raaxo iska nacay oo duurka iyo darxumo ka doortay iyo halis ah inuu naftiisaba waayo 1991, 92, ilaa iyo 93-kii waxa uu Muuse Biixi Cabdi uu ahaa madaxii hogaaminayay Shirarkii dib u heshiisiinta iyo dhawaaqistii Somaliland ee ka dhacay Magaalooyinka Berbera iyo Burco, waxaana uu sanadkii 1993-kii uu ka mid noqday ka qayb galayaashii Shirkii Boorame. nabadaa ayuu ka shaqeeyaa.
@abdirashidabyan5716
@abdirashidabyan5716 2 года назад
Shacabka Jamhuuriyada Somaliland waxaan u soo jeedinayaa in lala shaqeeyo oo lays barbar istaago xukumada jamhuuriyada Somaliland oo haysa dhabbaha hanaanka waxqabadka iyo horumarinta dalka. Guul somaliland guul madaxwaynaha sharci ilaalinta .
@G36-u8l
@G36-u8l 2 года назад
@Abdirashid Abyan, fulay doofaar ayaad tahay. Oo meel walba been iyo munaafaqad la taagan tahay. Car si uun ku adkayso ama xooga iyo xiniinyaha aad sheeganayso ee aad ku faanayso ku adkayso oo dalka xoog ku hayso. Ama cayda iyo xaq gudubka jooji oo beenta iyo muuse fircoon taageeradiiso jooji. Fulay baad tahay.
@aliwaays3501
@aliwaays3501 2 года назад
Get a job.
@Sarah-to7oj
@Sarah-to7oj 2 года назад
You too
@mandeqlivetv3790
@mandeqlivetv3790 2 года назад
Somaliland way u dhamaatay iloow in badan baynu tunka ku sidanaye mana sii dhisnaanayso reer kastaa dhulkiisa meeshuu doono haku darsado . Dhulbahante iyo warsangeli ìyo gadabiirsina waxaan leeyahay dhulkiina ka saara ciidan ka muuse biixi
Далее
КОТЯТА В ОПАСНОСТИ?#cat
00:36
Просмотров 1,1 млн
100 Identical Twins Fight For $250,000
35:40
Просмотров 47 млн
FATAL CHASE 😳 😳
00:19
Просмотров 1,4 млн
Xildhibaano ka hadlay xadhiga Cismaan Cumar Dool
9:59
Sixitaan wareysigii Osman Omar Dool
8:10
Просмотров 14 тыс.
КОТЯТА В ОПАСНОСТИ?#cat
00:36
Просмотров 1,1 млн