Тёмный

CISMAAN JAGNAA | QABKII SOOMAALINIMO MAANTA QUUS MIYAA | SILSILADDA XAMAR PART 2 | MUSIC VIDEO 2021 

ABDI ASKARI TUBE
Подписаться 1,7 млн
Просмотров 522 тыс.
50% 1

QORRAXDII SOO BAXDABA
QAYLODHAAN MIYAA?
QIIRA TAAGAN IYO QARRACAN MIYAA?
KU JIR QUUDHSIYOO
QAYRKAA KA HADH MIYAA?
----------------
SILSILADDA XAMAR XAMAR WELI XAL MA LOO LA'YAHAY?
ANWAR TOTTI | PART ONE
• ANWAR TOTTI | DHAANTO...
EREYADA & CODKA CISMAAN JAGNAA
LAXANKA : ANWAR TOTTI
MUSIC HENOK ATLABACHEW
CAMERA: BY SHAKIIB
PRODUCED BY ABDIASKARITUBE
-------------------------------------
JIGJIGA - XAMAR - HARGEYSA
DJIBOUTI - GARISSA
ABDIASKARI MEDIA PRODUCTIONS
SULDAAN SEERAAR
MISS XIIS
KIIN JAAMAC
NADIIRA NAYRUUS
SHAADIYO SHARAF
XAMDI BILAN
GULLED SIMBA
XARIIR AHMED
XIDIGAHA GEESKA
ANSHAX
NAJMA NASHAAD
JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
AROOSKA ISKALAAJI
HOODO GARAYS
-------------------------------------
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube​​
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube​​
Instagram @ / abdiaskarit...​
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube​​
Our new Channel …. / abdiaskarimedia​​
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks.

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 158   
@foxeyplayz7524
@foxeyplayz7524 3 года назад
Waa kujir quursi iyo qeeyla dhaan joogta ah mahadsanidiin inta ka dhiidhiso dhibaatada soomaaliya special thanks Abdi Askari tube
@osmanibrahim655
@osmanibrahim655 3 года назад
Masha'ALLAH ish Calaa Hees wadani oo Qiiro dhab ah sidata Soomaalaay ku waano qaata walaa layaal
@abwanilkacase3449
@abwanilkacase3449 9 месяцев назад
Masha allah eesh calaa iga dhaanto eed u macaan ❤❤❤❤❤❤
@yarankakgssom6422
@yarankakgssom6422 3 года назад
Abdi askari waxamba kuhaysta hayeysiintisa iyo silsiladaha Somalia hanolato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@GOLELYRICS
@GOLELYRICS 3 года назад
Cismaan jagnaa Keeb going ♥️🇸🇴
@daacadcismaan7336
@daacadcismaan7336 3 года назад
Alloow soomaalida midnimadeeda u soo celi alloow labadeeni hore noosoo celi alloow dowladnimadeeni hore noosoo celi alloow soomaalideena oo dhan dhaxdooda jaceel ku beer alloow sharafteena kor ka dhig
@abdinurahmed8406
@abdinurahmed8406 3 года назад
Abdi askari xayasiintisa baan Ka Helaa 🖤✌😇
@cabdikafiwali1220
@cabdikafiwali1220 3 года назад
Qofkii koowad lek kusaro iyo qoral kasoboxiyo somaliya hanolato 💓💓💓🙏
@cabdikariinmuudey2783
@cabdikariinmuudey2783 3 года назад
Wararki cawa muqdisho
@abdisamedosmaan790
@abdisamedosmaan790 3 года назад
Wiilkan cod iyo murti lagu heli waa mnsha Allah Cismaan jagnaa Guuuleyso
@jijaluup7873
@jijaluup7873 3 года назад
Waaaaaaaaaaaaaaaaaaw wa wadeniyin ti dhiga badana walal jira iga dheh nolada cadow idinma qabto amiiiiiiin🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@khadarasad9999
@khadarasad9999 3 года назад
Oo bahashii uu anwar Toti cusbada kabadiyey liin macaan nooga daraya nooga dar sxb abdi askari😂
@nasrodaahir4547
@nasrodaahir4547 3 года назад
Walaahi waan laqiirooday dhaantda sobabtoo ah waxay tabaneysaa Waxa kajiro somali oo Midba Xero loo oday Waxaan leeyahay somaliyey waxaa tahiin mid qura oo isku tastoo cadowgiin aqoonsadoo oo haldhinac ugusoo jeesta allow somali qalbiyadooda burcad isku Mari aamin amiin
@OmarAhmed-bi2lj
@OmarAhmed-bi2lj 3 года назад
Aamiin yaa rabi
@qalanyocadey3287
@qalanyocadey3287 3 года назад
Amiin amiin amiin yaa allaah
@dareenshacab6615
@dareenshacab6615 3 года назад
Goormaad soo bandhigi diinta slamk iyo vedio ka hadlyo allaha ja yaab
@Aaqilka
@Aaqilka 3 года назад
Ilaahow somalia 🇸🇴 ♥ ❤ 💖 colaada kadhexqaad
@OkOk-gg8me
@OkOk-gg8me 3 года назад
🤍🤍🤍🤍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌳🤍🤍🤍🤍🤍🤍💯💯🌹🌹🌷🌷🌺🌺🌺💐💐💐🍀🍀🍀🏵🏵🏵🏵🌼🌼🌼🌼🌼🌻🌻🌻🌻💮💮💮🌸💮🌸🌸🌸💮💮💮🌳🍀🍀⚘
@fadumoabdow3978
@fadumoabdow3978 3 года назад
Keep going dhaal Darwiish jecallka Simalunmada waa lagu dhalay🦄🦄
@iimaanbile4382
@iimaanbile4382 3 года назад
Cismaan jagna Maanshaallah 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 2 года назад
Adc. Waxaad sheegtay murti run ah Allaah ha na waafiya xaqa dhammaanteen
@nimcodegan5449
@nimcodegan5449 3 года назад
Axax allw somalida midee oo dhexdooda cadaawada ku jirta ka saar😭
@kaderhassen6044
@kaderhassen6044 3 года назад
Aamiin aamiin yaa rabi🤲🤲
@maxamedcabdi762
@maxamedcabdi762 3 года назад
Inshaallah waan ka baxiiynaa so maalia guu la ura jeeynaa
@amlaabdiazizyuusufamlaabdi5566
@amlaabdiazizyuusufamlaabdi5566 3 года назад
Abdi askari tube💟💟💟 pzl waa wadani 1malyan hala gaarsiiyo wx yar uga dhiman
@cabdidayaxjocorey216
@cabdidayaxjocorey216 2 года назад
Cajiiib cajiiib hees qiira leh xaqiiq
@xaawosalad9879
@xaawosalad9879 3 года назад
Waa fariin wangsan walalka mahadsanid, 🌹🤝🇸🇴🕊🕊🤝🤝🇸🇴🇸🇴🇸🇴🕊Guul iyo gobnimo Umada soomaaliyeeda
@farxaanabdi3371
@farxaanabdi3371 2 года назад
Kkkkk
@SamalehAli
@SamalehAli 9 месяцев назад
Diamond 💎 🔸️ 🔶️ 🔹️ 💠 🔷️ 💎 🔸️ 🔶️ 🔹️ 💠 is the best best of doing this and it will take ♥️ ♥️ 😀 👍 😄 👌 ❤️ 😢
@ahmedkalshaale1900
@ahmedkalshaale1900 3 года назад
Qofkii ugu horeyay
@rahmaiidle6612
@rahmaiidle6612 2 года назад
Maasha allaah
@mohamedderow1349
@mohamedderow1349 3 года назад
Shacabka somaliyeed uma jajabna siyasiyiin daneysta yaal eh oo danta shacabka an fiirineynin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇰🇪
@mohamedabdirahin4737
@mohamedabdirahin4737 2 года назад
Osman jango keep gion
@joharonurr5611
@joharonurr5611 3 года назад
Waa hees itabataya🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️🥲🥲
@dahabsharif5211
@dahabsharif5211 3 года назад
masha allaha keep going brother
@nastehfarah7358
@nastehfarah7358 3 года назад
Man sh allah
@anfacsuguleanfacsugule238
@anfacsuguleanfacsugule238 3 года назад
Xayaysintan ku haysta👏👏
@amalabdi6470
@amalabdi6470 3 года назад
Rabow mid naga dhig soomaali waa hale nagadha dhexsaar dadkan naysukaaya diraya ileen anagu makala tagno abti hooyo adeer eedo ilmaabtiyo ilamaadero habarwadaag dumaashi seedi wada naho rabiyo mid wax ku nahaye rabow nooga yeel dadmid noqda🤲🤲🤲🤲😭🤲🤲🤲😍😍😍🥰
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 3 года назад
Ala yacisak waa dhaanto qiiro leh dareemi karaan intii damiir leh alaha idin xafido abwaanka iyo ABDI ASKARI
@iifrahali5014
@iifrahali5014 3 года назад
Allow umadeena u gar gaar🤲
@saharailaysofficial7680
@saharailaysofficial7680 3 года назад
Jigjiga 💓💓💓💓💞💞🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞🥀🥀🥀🥀
@seynabxuseen4444
@seynabxuseen4444 3 года назад
waaaaaaw.dhanto.shidan.masha.alaah.agwani.haqusan.insha.alaah.weyhagagi.dontaa.insha.aLeah.jigjiga.guleyso.
@sammie1163
@sammie1163 3 года назад
Alloow soomali midee aamiin.
@farxiyaosmaan6230
@farxiyaosmaan6230 3 года назад
Masha Allah
@geleuk2134
@geleuk2134 3 года назад
Abdi askar mahadsanid wadani dhab ah
@cumarshuuute7551
@cumarshuuute7551 3 года назад
Cismaan shukran alaha ku dhowro cadaaa ikicisay wlhi afkaaga caaano qabow ah lugu qabay
@mariaabroone2104
@mariaabroone2104 3 года назад
Guul Somalia guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🇸🇴❤
@ciidqadhaayechannel1256
@ciidqadhaayechannel1256 3 года назад
Xaqiiq waaye qayrkaa kahadh miyaa
@ciyaarahamaanta8041
@ciyaarahamaanta8041 3 года назад
Sports ka yaa xiiseeya coming soon
@umarhashiiali217
@umarhashiiali217 3 года назад
Haa wali shaqadii qaranka waa qabyo
@saybahmed1504
@saybahmed1504 3 года назад
Waa dhaanto murti leh from muqdisho
@hudamohamud2650
@hudamohamud2650 3 года назад
cismaan jagan m.a wllo wax kheerku kujiro alleha tuso madaxdeena
@durranofficial8320
@durranofficial8320 2 года назад
Cismaan Jagnaa Abwaane♥️♥️🇸🇴💪🏻🔥
@eidxasan6594
@eidxasan6594 3 года назад
Gulayso abwaan Cismaan Jagnaa Waxad nosogudbisaa erayo tabanaya qalbiyadayada
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 2 года назад
💙
@deeqmaxamuud8452
@deeqmaxamuud8452 3 года назад
Cajiiiiib
@maxamedxasan3388
@maxamedxasan3388 3 года назад
Saas waaye Sxb
@biljamibrahim868
@biljamibrahim868 3 года назад
Sxbkey siman jagna waad kabaxsatay balse inana kii yara ee Cali dhaqan aha ba dacar madaxa kaga shucay balse Ramadan ka haino dhamada ana iyaguna dacar takadaran madaxa kaga shubaye
@qurayshaaadan1956
@qurayshaaadan1956 3 года назад
Maansha allaah waa dhato waxatagan kahadleyso kuligod waa geriga gacanta ku jira oo kale lagu qudiyo galey cagartoyda
@safiyoabdi2781
@safiyoabdi2781 3 года назад
💔🤲🤲🤲🤲🤲🤝🙏🙉🙊🙈😹😭qaracan qalbiga ayaay nagajasheen😭🥺
@simanxaaji8533
@simanxaaji8533 3 года назад
ilahow soomali mid ka dhig oo madax dacada noo sahal🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@abwaanfiiro1862
@abwaanfiiro1862 3 года назад
Xarafka (kusoo celiya bahasha)
@haldhaahaashi4057
@haldhaahaashi4057 2 года назад
qarka kahar miyyaa. dasturki qabyadu waa qaran dumis waa yan la degin.
@munahalgandarawish5814
@munahalgandarawish5814 3 года назад
Abwaan cismaan nolow abwaan jiraa
@ciidqadhaayechannel1256
@ciidqadhaayechannel1256 3 года назад
Caydh laquuto iyo qaxoontiga ibaday 😭😭😭
@doolkaahiye8381
@doolkaahiye8381 3 года назад
5
@sohansiman06
@sohansiman06 3 года назад
🙏 sorry dhalinta Somalia ilahay dalkena nabad hanodhigo aamiin aamiin yarabi Dhibta iyo qaxoti nimadan bas ilahy hanaga saro aamiin 😭
@husseinbulshawi6546
@husseinbulshawi6546 3 года назад
Jwb waa uheynaa hadaan nahay Rer Xamar
@SamalehAli
@SamalehAli 9 месяцев назад
Silhooyada
@maxamuudgeedi6215
@maxamuudgeedi6215 2 года назад
Dhaantacusub
@deeqmaxamuud8452
@deeqmaxamuud8452 3 года назад
Cajiib
@shamsomaxamud950
@shamsomaxamud950 2 года назад
❤❤❤👍👍❤❤
@abbasjeeri7331
@abbasjeeri7331 3 года назад
waa waxaa anaga is badnay
@marwaibrahim8484
@marwaibrahim8484 3 года назад
Kkkkkk waligin dawrsi madisan reer somaliy qarmada midubi Maxi kaqaten Ada qaraxa waada o reer galbed dawersida uuuuf somaliy waxan ku farxsanahi intan ilahi igdalin somaliy
@jeexfilms1865
@jeexfilms1865 3 года назад
Dastuurka faroole dajiyey waa wax nin iska qortay oo jeebkiisii kala soo baxay ❓
@asmaadiirshe7465
@asmaadiirshe7465 2 года назад
xisbiyada qabyaalada loo samaystay iyo damujadiid nimanka iskaleh maahan wadani ee waa danausta yaal shisheeyaha iyo cadawgeena u adeega waa in tilaabo laga qaadaa
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 2 года назад
💙💚 🇸🇴
@haaskeyproduction2744
@haaskeyproduction2744 3 года назад
Qabki qaranka somaliya gaari amisom baa la saray
@fadumaali2313
@fadumaali2313 3 года назад
Afkaada caano lagu qabay dhabtaad ka hadashay waxmagaratada allaha fahamsiiyo
@abdicazizofficial326
@abdicazizofficial326 3 года назад
Viv somaliya
@sacdiyaxasan8636
@sacdiyaxasan8636 3 года назад
Allow wadankeen noo xasili oo naga dhig kuwii dandoona garta
@naasirjaama603
@naasirjaama603 3 года назад
jawaab quruxbadan oo kusocota hadakii jilicsanaa ee kasoo yeeedhay xamar
@dribros3754
@dribros3754 3 года назад
Silsilado danto ah
@farxiyoxasan8798
@farxiyoxasan8798 3 года назад
Waaw ishcala ee rayo
@seidismail8938
@seidismail8938 3 года назад
Dhaanto wakhtigeeda timiday.
@azhrafwiilmudug1619
@azhrafwiilmudug1619 3 года назад
War saxibayaal Qlli ah channelkeyga waa cusub yahee iguso yaaca dee wlaahi adaa qosli doona markaa ku aragto Vedio Kaalay iska arag ah🤣😂
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 года назад
LIVESTIONSS
@GOLELYRICS
@GOLELYRICS 3 года назад
🇸🇴🇸🇴♥️♥️
@adowbulshaawi115
@adowbulshaawi115 3 года назад
M,a waa wadani dhulkiisa kunaxaayo waye
@ahmedkalshaale1900
@ahmedkalshaale1900 3 года назад
Dhaantada cadi maha
@aminayusuf9852
@aminayusuf9852 3 года назад
Subxanalah ruunta somalay markaa latabto xaanuun kuulula ax ax ax ax
@raxmasaleebaan1217
@raxmasaleebaan1217 3 года назад
👍👍👍👍👍👍
@sahracr1073
@sahracr1073 3 года назад
Maantay taagantahay taas Qabkii soomaali maantuu quus yahay
@sacdiyoxasanmaxamuud1311
@sacdiyoxasanmaxamuud1311 3 года назад
qoobkaad arkee soomalida dhamaan waxa nagu Qasbaa qalbiyada Bukoo qal qalo na baday
@hassanabdillahi4705
@hassanabdillahi4705 3 года назад
11
@farxiyaosmaan6230
@farxiyaosmaan6230 3 года назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sacdiyoxasanmaxamuud1311
@sacdiyoxasanmaxamuud1311 3 года назад
qabiilkan ka dhashay qabyaalada ma jecliy qalbigeey Gubtaa qabahaa jirkeey na gelisaa xumaan
@moorismooris8216
@moorismooris8216 2 года назад
Soomaaliya guul
@roodajamac2521
@roodajamac2521 3 года назад
Illahay somali hal ka dhiig
@hafsabilanbeauty4012
@hafsabilanbeauty4012 3 года назад
Qabyaalad baa somali kabadatay alow nosaqir
@leylanur3645
@leylanur3645 3 года назад
Asc walaalayaal qorshaha Somalidaa iskale qaramada midoobay qorshaha wax kumale ee qorshe waxtarle Somaliyeey la imaad
@Xuralcayn
@Xuralcayn 3 года назад
Uf labadn dameer ee dantida danta dalka horeysiyey ilahay hanaga qabto dani iyo karetadisa
@axmedqaamquucilmi6503
@axmedqaamquucilmi6503 3 года назад
Xaqiiqda ayu kahadlay fananka dhantada
@nastehfarah7358
@nastehfarah7358 3 года назад
Sax
@maaizasaacid12
@maaizasaacid12 3 года назад
Ilaahow kuwii ku waana qaata inaga dhig
@abdimahadjebshe720
@abdimahadjebshe720 3 года назад
Qeybtii sedaxaad weeye nio misse dhan gaadh ah baad u janjeedhaa
@maaizasaacid12
@maaizasaacid12 3 года назад
Wll RU-vid radaan waxba iskuma darsadaan ayaga qudhooda farbaa ku qotonta
@jaamaccadaani433
@jaamaccadaani433 3 года назад
Cismaan haynaa wiil darwiish 🔥🔥🔥💪💪💪💪💪
@ciiseaadan1970
@ciiseaadan1970 3 года назад
Abdi Askari isagaabi siyaasiyiinta kadaran qeybtii 3aad waye 🤣
@xaawosalad9879
@xaawosalad9879 3 года назад
🇸🇴🕊✍🤝🌹
@shaxshaxali4082
@shaxshaxali4082 3 года назад
Farmajo waraabe ah ayaa badalay xalada
@mohamedmj745
@mohamedmj745 3 года назад
Qaradaha inagu quwadooda nahay qayradkkiyo nimcada igu Qanisanahay Qadoodiga sabool maxa nagu qabtoo caydh la quutiyo qoxontiga na baday Erayada Qaar macno wayn ayay wataaan Ani iyo dhalin Somali oo ilamida ayaa Ku sugan marxaladaas Ilhay dalkeena haynoo hagaajiyo waxkale magaranayo
@deeqamashalaah5972
@deeqamashalaah5972 3 года назад
🛌🛌🛌🛌🛌
Далее
DEGDEG BAYDHABO AMAR ALLE LAAKIIN 17  September 2024
21:04
caynia cheik Bacha
15:45
Просмотров 203 тыс.
DHAANTO CUSUB |JAWAABTII XAMAR PART 2 | CALI DHAQAN
4:46