Тёмный

MUXIYADIIN SHAAHID | QIYAANNADA QARSOON | DHAANTO XASAASI AH | SILSILADDA XAMAR | PART 4 | 2021 

ABDI ASKARI TUBE
Подписаться 1,7 млн
Просмотров 733 тыс.
50% 1

QADFI MAAYEE ANOON QOFNA MAGAC DHABAYN
QABQABLAHA SIYAASIGA QAARKA MIDA
IYO QAATIL DHIIGGA QUDH QUDHINAYIYO
QOOM IBLIIS DUUFSADAA SOMALIDA QARRIBAY
----------------
SILSILADDA XAMARWAYNE WELI XAL MALOO LA’YAHAY
QAYBTI 4AAD - JAWAABTA - CISMAAN JAGNAA
DAAWO: QAYBTI 3AAD • CISMAAN JAGNAA | QABKI...
XAALADDA TAAGAN IYO MADAXDA TIRADA BADAN EE SOOMAALIYA
IKRAAN TAHLIIL IYO NISA - DAD QALATADA XAMAR
-----------------
EREYADA & CODKA: MUXIYADIIN SHAAHID
LAXANKA: ANWAR TOTTI
MUSIC HENOK ATLABACHEW
CAMERA: BY SHAKIIB
PRODUCED BY ABDIASKARITUBE
------------------------------
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube​
Follow us on Twitter @ / abdiaskaritube​
Instagram @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube​
Our new Channel …. / abdiaskarimedia​
''And thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thanks

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 218   
@salmohussein7527
@salmohussein7527 3 года назад
Allow adiga noo maqaan hada nahay from muqdisho amiin yarabi 🤲🤲😭😭😭😭😭
@lihiin-yusufabdi5597
@lihiin-yusufabdi5597 3 года назад
maasha allaah muxuyadiin shaahid adoo kale waa ku yar yahay somali cimrigaa hajiro wooooooffff caleeeeeeeeeeyk
@suadmoallim1338
@suadmoallim1338 3 года назад
Jaahiliin shaqsi ku waashay iga dheh waar iska fariista jaahiliin uhuuru shaqaale iyo tigree baad tihiin aqas
@najiibabdi5846
@najiibabdi5846 3 года назад
@@suadmoallim1338 shuuuba aamus nayaa cagyahay ha 😆kuwasan amios
@BashiirMohamed-hg7ox
@BashiirMohamed-hg7ox 3 года назад
In shaa allah Muqdisho marbay nawad noqon dontaa walhi waan jogaa meelaan kudortaan jorin
@abaasxuseen8150
@abaasxuseen8150 2 года назад
Qadfi maayee anoon qofna magac dhabayn qabqablaha siyaasiga qaar kamida iyo qaatiliin dhiig qurquya qoom ibliis duufsadaa soomaalida qaribay wllhi ninkaas Ruta ayuu kahadlay muhyadiin shaahid nin aan taageero
@aminomohamed3517
@aminomohamed3517 3 года назад
Abwaan al fanaan muxidiin jiro joog wll sare somali Allah isku qalbi furo kuwa umada laaayana Allah naga qabto
@najiibhassan
@najiibhassan 3 года назад
Legend Muxyadiin Shaahid abwan ahna fanan 2013 ilaa hada dhanto u qado ima dhafto Ninka luqda dhantada wax kaga daba hadla ma jiro🥰😅✌🏼
@user-mb3ju5mg9n
@user-mb3ju5mg9n 3 месяца назад
Waa wadani
@afrahhassan651
@afrahhassan651 3 года назад
MuhidinZhahid another level🙀❤✌ Dhaanto an loo kala harin #pest forever🇸🇴💪
@saciidfalakinho8161
@saciidfalakinho8161 3 года назад
Doqonimo siyaasadeed oo diinto laga tagay naheesato Soomaliyey waalaga bixi dhibaatada 😭😭😭😭
@Ali_shamow14
@Ali_shamow14 3 года назад
Inshaa allah waalaga baxaaa
@user-or5bp1cx7w
@user-or5bp1cx7w 2 года назад
Waİahi warunta
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 3 года назад
Wlhi been mahan qoom ibliis dufsada soomaalida qaribay allow dalkeena noo nabadey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mohailkacase3237
@mohailkacase3237 3 года назад
From somliland nabad ni rajena somalia
@xareedbileofficial3878
@xareedbileofficial3878 3 года назад
M.a cabdi askari Allah hakuu deysto maskaxda wllhi waxa thy nin aan tabintiisa jeclhy nolashu Kuma ciisho sxb keep going
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 2 года назад
Aamiin yaarabi
@mohamedsaladbarre3507
@mohamedsaladbarre3507 3 года назад
Team Anwar totti ya ka joga mesha❤🙏
@ismalisuleimandiis4775
@ismalisuleimandiis4775 2 года назад
Weynu joognaa
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 3 года назад
masha allaah illaahay hafahamsiiyo umaada waxay yahiin
@bashkaasensio4176
@bashkaasensio4176 3 года назад
Ilaahow dadkayga iyo dalkayga dhibta kasaar adaa awood lehe 🤲💯😭😓
@nimcoali4487
@nimcoali4487 3 года назад
Mansha allaah abwaaan muxiiyadin shahid ilahay ha no kadayo 🥰
@aminasuuley845
@aminasuuley845 2 года назад
Muqdishadeydii marun wey hagaagi oo nabad wey noqon ilaahow rabbiyow xamarteyda xoriyad ka yeel oo dadkeda israacsi rabbow qalbiga na huraya na xanunaya no qabooji oo nabad ka yeel muqdishadeydii meelan ku doorsada ma jirto wlh wan ku dhashay oo weligey meel kama tagin mana jecli inan ka tago muqdisho ilaah agtisa waxba kama aha ino nabad ka dhigo muqdishadeydii xamartan jeclayey sabar dhowan wax walba hagaagi oo nabad baa carfeysa yaa rabbi 🤲😪😭
@ruuxicabdi6829
@ruuxicabdi6829 2 года назад
Allah ha noohagaajiyo dalka mashii nooron noo door🤲🤲🤲
@mohamedabdalla2024
@mohamedabdalla2024 3 года назад
Masha allah muxidiin shahid abwaan ilaah haku dhowro walal
@ibrahimabdi598
@ibrahimabdi598 3 года назад
Muxidiin xorey usoco
@jijaluup7873
@jijaluup7873 2 года назад
Maanshallah weden'iyinti muurtida iyo dhantada looga haray all alla alla. Wiilasha qaali oo quurquuruuxda badan cadow idinma arko shar iyo sheydan alaha idinka badbadiyo amiiiin 🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴💐🌿🌴🌻🌻🌷🌹🌻💐🇸🇴🌷🇸🇴💐🇸🇴🌷💐🌹🌻💐🇸🇴🌷❤️💋💋🌹🇸🇴🌹💐💋🇸🇴❤️💐💋💐🌴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌻💐🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Calankena qaliga ilala liya somaliweyn ey cadowgu tiradu kabatay. Allow naga qabo tuugta dad iyo dal yey gadanayan madaxa halagatogto ku wanagsana walaga dhaqiq la yay figrdo xuma Mel waliba wa ku jiran ilahay idinqabey,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, wilasha qaliga nolada amiiiiiiiiiiiubax gudoma💐🌿💐🇸🇴💐🌿🇸🇴💐🌿🇸🇴💐🌿🇸🇴💐🇸🇴🌿💐🇸🇴🇸🇴💐🌿🇸🇴💐🌿💐🇸🇴💐🌷❤️🌷🌻❤️🇸🇴❤️🌷❤️🌷🌿❤️🌹🌷🇸🇴❤️🇸🇴❤️👍💪👌👍💪👌💪👍💐👌💐👍💪❤️🌹💪🌷🇸🇴
@ahmedofficial2044
@ahmedofficial2044 3 года назад
Halyeyga fanka soomaliyeed shaacbixiyay abdi askari hory usoco zxp
@shadiyawabari33
@shadiyawabari33 2 года назад
Masha Allah murti da’ada ka wayni abwaan shahiid😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💯✅👑🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️ Mahadsanid
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 3 месяца назад
Maaa shaaa alaah tabaaraka laaah ❤❤❤❤
@DAARULIIMAAN
@DAARULIIMAAN 3 года назад
Aniga dad idaawado ma Haysto diini soo gudbiyaa walal isoo booqo ifka walal lagu yahaye
@fatumaahmed8908
@fatumaahmed8908 2 года назад
Masha alah muxyadiin shaahid noolow walal qaran ayaa tahay
@jijaluup7873
@jijaluup7873 3 года назад
Allah allah ruunbadan Ida cadow kuma arko il cadow af cadow allaha ka badbadiyo gesi cood dher wadeni qaaliya Mansha allaha Mansha allah afkaga canalagu qabey waa wedeniga dhantada loga kala haray nolow à amiiiiiiiiiiiiiiiin yarabi horey uu sooco. Wedeni
@mohamedabdi414
@mohamedabdi414 3 года назад
Abwan muxuyadiin Shahid aadban kujecelnahay allha nokadayo
@abdikarimfiidow9125
@abdikarimfiidow9125 3 года назад
Muxiyidiin shaahid amaan ayaan kuu heeynaa sxb hora u soco.
@moabdisheikh
@moabdisheikh 2 года назад
Ereyga "Qaashaaranaa" cid igu dhaanta hala helo koley abwaankii Cabdi Askari ku celiyo. Waa ii muhiim ileen afkeygaan ka baahanahaye. 😍
@abdinasirmohamedmohamud5997
@abdinasirmohamedmohamud5997 2 года назад
Wxa Laga wadaa MAU JIHEYSANAA ama Hau Maisku Raacnaa Cml ....
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh 6 месяцев назад
Aad iyo aad ayaan uga helay orahdaan waa mida bedeli doona dhibastooyinka dhalinyaarada Somaliyeed wax u sheegaysa madaxdooda aan kala jeclayn horumarkooda.
@Xasanyusu
@Xasanyusu 2 месяца назад
Muxiyadiin shaahid guuul guuuul iyo gobanimo wllky
@mohamedafgaap804
@mohamedafgaap804 3 года назад
Reer jigjiga dad aan ku faano horay usocda
@ifraxnalka5264
@ifraxnalka5264 3 года назад
Ikraan tahliil waxan uga muragaysanhy sidii qayb kamid ah jirkayga xaqaga hasoo iftimo wllshy
@abdinooraftin3143
@abdinooraftin3143 3 года назад
Coming soon 1 million hambaliyo hormaris
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 3 года назад
wan ku fana inan duriyada reer shikh isxaaq an ka dhashey💋🇮🇹😍 marka labad ogadeeniya wan idin jeclahaya🇬🇲
@raxmoshakaal589
@raxmoshakaal589 3 года назад
Sidokle wll Qali ❣
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 3 года назад
@@raxmoshakaal589 shukran wllo❤
@ruunruun9208
@ruunruun9208 3 года назад
@@raxmoshakaal589 ¹
@Talasameofficial
@Talasameofficial 3 года назад
Team abdi askar nabiga ku saliya azxpta waxan idnka codsanyaa inaad sabiscirb ii sartaan biliis waa wllkin oo bahan😓🙏
@Yubaaqasa
@Yubaaqasa 5 месяцев назад
Masha,alah muxiyadiin
@faadumomaxamed6838
@faadumomaxamed6838 3 года назад
Allow Aloow cadoowga naga qabo aamiin aamiin aamiin 🤲🤲🤲🤲😪😪😪😭😭😭😭😭🙏🙏🙏🤲🤲👈😘😘😘😘😘😘😍😍😍😍😍😍😍
@axmedyare2404
@axmedyare2404 3 года назад
Ameen
@AbdiraxiimAbdiwali-sm4rw
@AbdiraxiimAbdiwali-sm4rw Год назад
Soomaliyay wayaheena labtokuhasana llahaw adawayne midnimo wacan nasii❤❤
@legendabdirizacknurow6613
@legendabdirizacknurow6613 3 года назад
I don't understand the words ,but looks so charming one
@shugrimohamed7397
@shugrimohamed7397 3 года назад
😄😄😄😄😄😄😄😭😭😭😭
@godblessallofus4233
@godblessallofus4233 3 года назад
Keep going abdi askari guuleyso
@zunduscadey2582
@zunduscadey2582 3 года назад
Comming soon 1million abdiaskari youtube i can't wait wlhi😘
@ahmednoor9412
@ahmednoor9412 3 года назад
My
@faraxhusein9931
@faraxhusein9931 2 года назад
Yes
@xaawoxubi789
@xaawoxubi789 2 года назад
Xaawo
@jijaluup7873
@jijaluup7873 3 года назад
Uuleysta amiiiiin boqoradi dhantada horey usocda👍👍👍💪👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍💪👍👍👍👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌷🌷🌷🌷🌷🌷💪💪💪💪💪💪💪💪💪💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋👌👌💋👌💋👌💋👌💋😜👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌hoheey allow jeebi qaatilinta qawleysatada
@hooyomadiino6209
@hooyomadiino6209 3 года назад
Sha hid wa kuwataa
@canabsiyaad7624
@canabsiyaad7624 3 года назад
Somalia guul
@qurayshaaadan1956
@qurayshaaadan1956 3 года назад
Maansha allaah
@muxsinabdiqziz6076
@muxsinabdiqziz6076 3 года назад
Wll ilhy haku shrfo saad hesaha iyo dhantoyinka wdniga ad nugo su gudbiso huroy usocu
@jamalmohamed4124
@jamalmohamed4124 3 года назад
🧡 legend abdiaskari tube keep going
@zaylacciise2603
@zaylacciise2603 3 года назад
Waa sax iinaad saas uuhada sho wayo abnigaagaa sugan aale uu mahad celi
@alihussein1432
@alihussein1432 3 года назад
'INKATOON SABOOL AHay HADDANA WAAN SARRIIGTA SACABADA MA HOOR SADO SAXIIB NiMAAN NAHy CADOW GEGA LAMA SIMO @ SOOMAALI🇸🇴 BAAN AHay'
@fatumaislo226
@fatumaislo226 3 года назад
Magacaa hajiro
@fatumaislo226
@fatumaislo226 3 года назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohammedbulshaawi9059
@mohammedbulshaawi9059 3 года назад
10k wax yarbaa iga dhiman guys igaar siya manta thnks 🙏🙏✔
@maxamedsiciid7930
@maxamedsiciid7930 2 года назад
Mnchllh wiilkan yar ee muxiyadiin waa mar la arag wllhi noocisu tobankii sano mar la arko Alle codka ha kuu dhawro
@faadumofalis6553
@faadumofalis6553 3 года назад
1 million come soon
@kossaid8364
@kossaid8364 3 года назад
Wawo cadimahan dhantadanu inkasto anayi waxba ku qadanayin munafiqintu cunaya caruraha yaryar
@hiboqaali6481
@hiboqaali6481 3 года назад
Adiga afkagaga madfac ah aad dadka isugu diree alllow mesha lagugu cadabayo ha igeyin awalaa danbi ku jirtay music yahay shaqadada hadana isku dir ku darsatay waxaan maqli jiray qofxumadii maad kibir ku darsatay walee wadankenaa walo so tashtee allow il kuleble iyo af ku leble naga qabo walaga baxaa tan in sha allah
@maxamedaadanapdi8167
@maxamedaadanapdi8167 3 года назад
Toti slmn zxp __________form Jawhar
@Mawlid205
@Mawlid205 10 месяцев назад
Abwaan ❤❤❤
@farhanisseraandiis1974
@farhanisseraandiis1974 3 года назад
Xamar ma mudno in lagadhigo meel dad qalash cabdi askari waad dulmisay reer xamar Anigu waxaan ahay abwaanki silsiladaan curiyey Waana ceeb erayga dadqalash Malaheygu waa wax aaney xamar geyn
@abdiyusuf3392
@abdiyusuf3392 2 года назад
🥲🥲
@ibnuabdi873
@ibnuabdi873 3 года назад
This is a revolution lyric it boost morale equally fuels the feelings commendable song.let the Somali folks wake up from slumber.their politics should be deriven by ideology and not tribal affiliations.
@cumarxarifka7367
@cumarxarifka7367 3 года назад
WAA LEGEND WLH M.SHAAHID
@zakimaxamuud9135
@zakimaxamuud9135 3 года назад
Ah xanuun badna dhibatada somalia tasho 😓😓😓😓
@ibrahimmahmood768
@ibrahimmahmood768 2 года назад
Walaahi waarun
@abdishakourmahamoud1888
@abdishakourmahamoud1888 3 года назад
ABDI-ASKARI RU-vid WUXUU KUSII SIQAYAA 1M🤩❤ I CAN'T WAIT THAT
@abdibaasitmahamet5406
@abdibaasitmahamet5406 2 года назад
Alle hanaga saaro dhibka naheysta
@maskaxmaal2521
@maskaxmaal2521 3 года назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭waalee waa xanuun somali moyee adunka ma jiro meel lasiku dulmiiyo tasina waaa ceeb walee
@yaxyewiilqaran6100
@yaxyewiilqaran6100 3 года назад
Aad io aad c/raxmaan cabdi xasan cabdi askari
@adeshkadesh4964
@adeshkadesh4964 3 года назад
Abdi askari tube nin wayn wa kusalamy sxp
@lakilove9310
@lakilove9310 3 года назад
masha allah
@fowziyomohamed390
@fowziyomohamed390 3 года назад
Woooooow
@umkinaan1285
@umkinaan1285 3 года назад
qoom ibliis dufsadaa somalida qarribay somaliyey intan ka bdan geedi dhamaad mlahan miyaaa Abwaan shaahid halkeeda dhigtay abdi askari tariiqda somalia wey ku qori inshaa allah
@gahayrvlog1085
@gahayrvlog1085 3 года назад
mais qaada dhignaa waaw wax muxiyadiin abdi askartube waanigahayaa axyaa dhaanto igadheh
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 3 года назад
M.janan .waxaan kusookoray shabeelada hoose gabdhaha ragbaa sixrijerey maalintii waxay kadhigi jire sac loda ladaaqa habeenkiina bilcan ama naag laqabo marka masaas baalaga dhigay. Anugu waan yaabanahay. Alloow abaayo nooxafid. Fromcopenhagen
@Ali_shamow14
@Ali_shamow14 3 года назад
Xamarey curad lagu qasaarey baa thy😥
@haldoorbusiness5513
@haldoorbusiness5513 3 года назад
😏😏😤😡
@cabdinuur8365
@cabdinuur8365 2 года назад
Maanta soomaalida weey ubahantahay Abwano Kawacyi galiga qabyalada nadilootay Sida Haashim
@sammie1163
@sammie1163 3 года назад
Dad qalatada xamar waa mucaaradka iyo sanbaloolshe ee ha la weydiiyo ikraan wbt
@engguledmaxamadcabdi2402
@engguledmaxamadcabdi2402 3 года назад
On other level
@qisoyincajibah3755
@qisoyincajibah3755 2 года назад
Masha alah
@Talasameofficial
@Talasameofficial 3 года назад
Comin soon 1milliom abdi askar keep goen zzp azxp tadana ii sara ku dhe🙏💯sabicirb biliis
@farxiyomaxamedxaanshi7036
@farxiyomaxamedxaanshi7036 Год назад
2023 daawanayaa kawaren hee
@user-cd8pu8qp6x
@user-cd8pu8qp6x Месяц назад
1.ug.2014 daawaanayaa kawaran hee ♥️ ❤
@maryamacqaadir9136
@maryamacqaadir9136 3 года назад
Comin son 1million🤲
@sammie1163
@sammie1163 3 года назад
Alle ha naga qabto tuugada mucaaradka iyo tuugada alle ha naga qabto mooryaanka
@abwaandhiidhiye
@abwaandhiidhiye 9 месяцев назад
Qodobkale hadaan qeexa on kugudaro Dhibka jira qabyaaladu kobey utahay Baahidaan qabnana dhibka qeybey katahay Qanduna xanuun jirka qoomey ogtahay M.a abwaan gacan fadhiya
@abdiy.mohamed7489
@abdiy.mohamed7489 3 года назад
Xamar gurmad ayay rabtaa walayaalow... Dhaanta kaliya uma baahna abdi askariyow ,,musiibadan indhaha uun lagama fiirsan karo
@musababdalla6503
@musababdalla6503 3 года назад
waaaw
@jijaluup7873
@jijaluup7873 3 года назад
Waa dhanto dhiga kicinaysa ruunbadan Ida waaaaaaaaaaaaaaaaaaaW
@odawanuur5534
@odawanuur5534 2 года назад
Guuleyso libaax
@xaawoxubi789
@xaawoxubi789 2 года назад
Xaawo
@ahmeddoya8933
@ahmeddoya8933 3 года назад
Mashaallah
@suleekhaawaare5418
@suleekhaawaare5418 2 года назад
Wow 🥰🥰
@Buntlander2023
@Buntlander2023 3 года назад
Abdi askari nin aan codkiisa jeclahay
@user-jo4zt1kp1c
@user-jo4zt1kp1c 6 месяцев назад
2021
@osmanbarey8870
@osmanbarey8870 2 года назад
Ax ax walhi arun
@iqbaalmukhtaar6738
@iqbaalmukhtaar6738 3 года назад
Hhhhhh waa run
@rashkamedia5983
@rashkamedia5983 3 года назад
walashayda iyo walalkeyga qalbiga iyo gacmaha furan 👉 subscribe 👏
@abdullahiahmedmohamed3925
@abdullahiahmedmohamed3925 2 года назад
Somalia waxa problem ka kuwada waa daroood, laga soo bilbo siyad bre oo dalkaan kali talis nimo galiyay ilaa c.lhi yusuf oo tigree casimadii soo galiyay ilaa farmajo oo kali talis nimo iyo qarax iyo nisa oo dil iyo cadaab bulshadii ku haysa, car siyaasi hawiye ah dawladnimada ku cayaryo keen waa wada dimuqradiyad. Ilahow dalka Darood ka qabo, daalimiinta lacand ilaah haku dhacdo AMEN
@farhanhussein8601
@farhanhussein8601 Год назад
Qalad kii dhacaawa qoomamaa loo helaa hadeer midnimada ma u qiildegnaa
@nasteexocaydid6710
@nasteexocaydid6710 3 года назад
Meel birmageeydadii lagu qalanayo oo qowlkii eebe la xooray qaxar kama baxayso allow dad caadila muqdisho usoo dir
@abdimoalim6733
@abdimoalim6733 3 года назад
Allow dalkeena io dadkeenba ino dhig mid nbda
@qoranecadde3007
@qoranecadde3007 3 года назад
1 aad iyo 2aad walaa 3aad meey abdi😥🙋‍♂️
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 3 года назад
Wadaniyad, qaranimada , haybada iyo midnimada ay umada 5ta Somaali u leedahay alow fahansi duliga siyaasiga iyo qabiilistaha silaca badey Soomaali,
@musababdalla6503
@musababdalla6503 3 года назад
abwan shaahid inaba caadi maaha iska dhiga qummane qaranka jecel
@zamzamgarat5978
@zamzamgarat5978 3 года назад
❤❤❤💯💚💙❤👌
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 года назад
Waxay So kordhinaysa Ma Jirto Heeso iyo Calcal Mesha Dhalanyartii Aya Lagu Madhiyay Somaliyey
@hassannoorbuule3196
@hassannoorbuule3196 3 года назад
Illaaahow mamadan isahal helitanka ikraan tahliil
@maxamedcambe8656
@maxamedcambe8656 3 года назад
mid.nemo.wa.muqadis
Далее
ВОТ ЧТО МЫ КУПИЛИ НА ALIEXPRESS
11:28
Новый хит Люси Чеботиной 😍
00:33
ВОТ ЧТО МЫ КУПИЛИ НА ALIEXPRESS
11:28