Тёмный

Riwaayadii Ugu Qosolka badnayd || U Duub Part 2 || by Libaax kabeeye. 

Libaax k Channel
Подписаться 106 тыс.
Просмотров 1,3 млн
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 976   
@AsadDiaby
@AsadDiaby 3 года назад
Walahi riwaayad lama oran karo in magac kale loo bixiyo ma ahane kkkkkkk Talisadu waa caaqad yaa alle iyo rasuul yaqaan oo meel noo dhaafiya kkkkk big legend libaax Kabeeye waan ku wataa sxbkey qaaliya
@mohamedaguero7683
@mohamedaguero7683 3 года назад
Lagend Diaby + lagend kabeeye=😂😂💟💟
@mohamedgeelle4834
@mohamedgeelle4834 3 года назад
Libaax kabeeye iyo Asad diaby niman Qosolkooda ilkaa ku sito
@hamdajaamac8558
@hamdajaamac8558 3 года назад
Hhhhhh wlhy dacad u qosley🤣🤣🤣🤣
@Humafarah7005
@Humafarah7005 3 года назад
Horay usocda
@LibaaxkChannel
@LibaaxkChannel 3 года назад
sxbkey Qaliya Sidoo kle
@LibaaxkChannel
@LibaaxkChannel 3 года назад
asxaabta Qaaliga ah wixii Nagu cusub subscrib saara one Love Part3 waa soo wadnaa
@cabdisalaamfaysal9264
@cabdisalaamfaysal9264 3 года назад
Riwaayadahaba waad sabskraapta waa usaartaane maxaad khayrka ugu saariwaydaan
@cabdisalaamfaysal9264
@cabdisalaamfaysal9264 3 года назад
Janalkaygaa
@Maxamed_tarax
@Maxamed_tarax 3 года назад
Sidaan miyaa libaax kutahy
@abdullahihusein6913
@abdullahihusein6913 3 года назад
Subscribe waa diyaar lkn wxn idinka codsanaa ruwayadaan inaad qeybo bdn usameysaan wlhi aad uqoslay mhdsanidiin🙏🙏🙏🙏
@khaliifcabdi7141
@khaliifcabdi7141 3 года назад
Lasoodhakhso sxb mcn
@kingsharmaofficial1767
@kingsharmaofficial1767 3 года назад
Kkkk wlhi tani riwaayad waa ay dhaaftay top waaye qosol iguma harin part 3 soo jila. Yaa igu raacsan part 3 like saara
@Somalihappyfamily
@Somalihappyfamily 3 года назад
Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkayga inshaa allh.
@LFCFANS
@LFCFANS 3 года назад
Wll gabadhiiba way dhimaty😥😥😥maxaan kugu racna
@ayuubjama635
@ayuubjama635 3 года назад
War caruurtii Baa iga Kacday Saan Talisada Caawa Dhan Uu caynay, Waan Is ilaaway inuuuw film Yahay Baan Ilaaway Another Level Ruwaayadan Waa Cimaamamad Kutuuur Wlhy ✅💯.
@boqoradihhawenka8359
@boqoradihhawenka8359 3 года назад
Geerida inantaas kadib ya ruwaayada so raadiyay🥺😭 Alleh haw naxariizto wlaashen🤲
@bahjaquruxbahjaqurux4473
@bahjaquruxbahjaqurux4473 3 года назад
talisada maha ee waa gabadhaan kale😥
@isirali4317
@isirali4317 3 года назад
Ax waatee walaal labada hablood ale ha u naxariisto
@bahjaquruxbahjaqurux4473
@bahjaquruxbahjaqurux4473 3 года назад
@@isirali4317 Talisada mahee tan kale
@ruqiyarubaabi6999
@ruqiyarubaabi6999 3 года назад
@@bahjaquruxbahjaqurux4473 dharka askarta gabadha xidhan miya huno
@hoodoiskufilan9294
@hoodoiskufilan9294 3 года назад
Aniga
@mohahussein6568
@mohahussein6568 3 года назад
Ani cml yaa soo radiyay wllzhen dhimatay alle u na xaristo 😥😥😥
@ayaanmohamud6032
@ayaanmohamud6032 3 года назад
Tee waaye tan dhimatay hada facebook kusoo arkaye?
@theboy1132
@theboy1132 3 года назад
mida dharka tuutaha qaba
@ruqiyarubaabi6999
@ruqiyarubaabi6999 3 года назад
Watee huno ax alha unaxaristo
@haawoibrahim2702
@haawoibrahim2702 3 года назад
@@ruqiyarubaabi6999 teway
@luulwarsame87
@luulwarsame87 3 года назад
Alaha unaxriso inta leysku so jiro lama oga ilahow qatumada nohagaji
@yaasminabdirahman8607
@yaasminabdirahman8607 3 года назад
Geerida gabadhan markn arky bn so raadiyey alle ha unaxaristo😭
@MeRito-8
@MeRito-8 3 года назад
Wlhi waxaan ruwayad lama uran karee magac kale haloo bixiyo hhhhhh legend waan ku wataa asad diaby iyo libaax kabeye
@saeednor8495
@saeednor8495 3 года назад
War wlahay riwaayad waa dhaaftay waxan oran lahaa talisada raga sida udhaan serious weye talisadu... riwaayadihii reer waqooyiga been dheh wlahay riwaayad iyo bar ban dawaday asad $libax sxbyal don't give up talisa ini haysee
@axmedmustafe2574
@axmedmustafe2574 3 года назад
Team libaax kabeeye channel salaaan boqor toooyo Ayaan idiinka soo dirayaa hooygiii fanka iyo muuqaalada ee Hargaysa
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 2 года назад
Erayo suuqeedka MUDUG -Dhabaco - xabad xabad u jiifo - Abqo jafid - hawsha sariirta 😂 - Uduub - indhaha uxir - Bajaqis - dil ama jilcin - Iga kabeeh - igasii jeedi (ilduuf)
@Abdimalow433
@Abdimalow433 3 года назад
kkkkkkk war waxani riwaayad maahe waa film uqalma in laccago lagu iibsado horay usocda saaxibayaal
@miskimaanka8348
@miskimaanka8348 3 года назад
Abdirsak🥰
@halyeeymudug640
@halyeeymudug640 3 года назад
Team Asad diaby like isaara kulaha bank miyaa dhacney😂🤣
@A.A.E93
@A.A.E93 3 года назад
Dadka waxba lama fahan siin karo labada gabdhood ee riwaayadan kujira ma aysan dhiman waxay aheed gabar taliso saxiibadeed ay ciidanka putland kawada tirsanaayen hal marna riwaayad ma aysan so muuqan maalinka ay dhimaneysey bay raacdey Xaliimo Sacdiyo oo filimka ku mataleysa taliso kadibna qadarta ku dhamaatey Allaha u naxariisto.
@chanelkabulshada7977
@chanelkabulshada7977 3 года назад
Mansha Allah mudug waan idin wata from burco hore usocda
@mohamoudmohamed5258
@mohamoudmohamed5258 3 года назад
Riwaayadan taxane nooga dhiga Asad iyo kabeeyow wlhi waa dhaxal gal weeye wixii reer #Godobjiraan sallamulah ✋❤️
@motoronto3762
@motoronto3762 3 года назад
Odaygaa diyaabi waa lugooyo socota miskiinkaa libaax kabeeye waa galaaftay 😂😂
@zuhuurchannel55
@zuhuurchannel55 3 года назад
Qoriga ciyaar galee xabadaha la saara markaad riwaayada jikeysaan hadhow ma ooyi karnee shar iyo sheydaanba allaha idinka haaye
@selmadugsiiya8626
@selmadugsiiya8626 3 года назад
Inta gabadha dhimatay markay maqashay riwaayada so raadisay u duceeya in ilaahay u naxariizto mizkinta🤕🤕🤕🤕
@قناةالحديثالشريف-ج4و
Alle how naxaristo
@samiirasiman414
@samiirasiman414 3 года назад
Intii gabadha dhimatay gadashed dawatay like isaar
@salmacadey7548
@salmacadey7548 3 года назад
Ayada maaha
@abdirizakm6088
@abdirizakm6088 3 года назад
Inta maqleyso camermanka qosolkiisa liketa ha ila dhaafin asad sxb wan gu taagera fiilada magrafooonka iska qariya tan labaad camermanka qosolkiisa la maqlaa iska daaaya Inta kale waa idin wataa
@ahmedMohamed-fj1mn
@ahmedMohamed-fj1mn 3 года назад
Waryaahe ilama ader ama riwaayada daqiiqada badiya ama part 3 keena waxad ba nooga dhigteen adigoo murqaansan oo cirka babanaya oo qaadkii kaa goay bago'a ... waa abid intaan riwaayad arkey tanoo kle mn arag Big love Taliso digtoonoow...... yaa diyaabi wa kabeeye
@qalabjaantube5438
@qalabjaantube5438 3 года назад
Reer mudug dad illahay aftahanimo ku manaystay keep going
@muna_____somali
@muna_____somali 3 года назад
haa saaid
@naasiregeh8575
@naasiregeh8575 Год назад
Woow Legend libaax kabeeye waan ku wataa aboowe😊😊😊👌
@mop8084
@mop8084 3 года назад
abtigeey baa umul ahaaa lipaax kabeeye 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ayaancismaan2709
@ayaancismaan2709 3 года назад
Riwaayadan waxan ku bartay geeri iyo naxdin alle haw naxariisto walshen
@afyareofficial2382
@afyareofficial2382 3 года назад
Wllhi Inamadani Waa Jilaa Qosol Badan Hore Usocda Sxbayaal From To Burco
@muniiracabdikariim2023
@muniiracabdikariim2023 3 года назад
Alle haydinka qosli wanaga qosliysaane ....asad .libaax .kabeeye waainiwataa keip going wllalhy wn idinjacylhy🥰🥰💯💯💯
@sadikhudhug7568
@sadikhudhug7568 3 года назад
Gabdhihii reer muduga waa soo dhigteen war kii hore war soo dhaaf😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@saliimsir9950
@saliimsir9950 3 года назад
wlhi runtan ka hadlayaye intoda badan hawenka caqligoda waa sidaa qeyb yar mahane oo waa tii la yiri "dumarku wa indho ku garadle" balse dumarka somaliyed nasiib wng wa qeyb ka mid ah inta yar e wngsn 👋👋👋
@crizaaqciise975
@crizaaqciise975 3 года назад
Libaax kabeeye & diyaabi rag adag part 3 ayaan sugnaa tan ruwaayad way dhaaftay 🤣🤣🤣🤣👌👌👌👌
@Iskufilan_3
@Iskufilan_3 3 года назад
ax😰waa ka xumhy taliso alle ha unxristo
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 3 года назад
Ilahi Wuxuu Qadaray Qori ineey kudhimato Allaha unaxaristo , Janatul firdos Allaha nagu kulmiyo ❤️
@khadarkeyow9192
@khadarkeyow9192 3 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 ruwayad qosol badan weye jecliya reer galkcyo 💜💜
@farxiyadaahirmaxamed4883
@farxiyadaahirmaxamed4883 3 года назад
innaali illaah waina ileyhi raajicuun Alle ha u naxariisto maskiinta jano Fardowsa Rabbi ha geeyo
@mohmedboootaan1890
@mohmedboootaan1890 3 года назад
Wax aabeheed il kala baxday wad u eegtahay🤣🤣🤣🤣🤣 Asad diyabi iyo libax kabeeeye jilayal naga waalay
@radiomarkabley1830
@radiomarkabley1830 3 года назад
Waryaada soo badiya walaahi qosol iguma harin
@GL-pg4xu
@GL-pg4xu 3 года назад
Ilma adeerayaalow part3 lasoo dhaqsada 🤣🤣🤣🤣🤣
@WararkaSamakaabTV
@WararkaSamakaabTV 3 года назад
Aad iyo Aad
@yasmiinaxmed3185
@yasmiinaxmed3185 3 года назад
Allaha unaaxriiso yaheerida kadib soradiyay riwayadaha taliso 😢😭
@najmaaliofficial419
@najmaaliofficial419 3 года назад
Masha allah uray usocda asxabta waa codsi alle dartii subcribe iyo like igu sara mdsnidiin
@abdullahiahmedmohamed3925
@abdullahiahmedmohamed3925 3 года назад
Wlhi qosol iguma harin, war ilaah idinkama keen qaado wax kalaa tihiin
@asmamousa7793
@asmamousa7793 3 года назад
Saaan u qosley berkaa i casdey wlhi tan riwayad way dhaaftey 😂😂. Keeo going my brothers
@khadarrdhuxul7022
@khadarrdhuxul7022 2 года назад
🤣🤣💓💔🤝💅👍
@khadarrdhuxul7022
@khadarrdhuxul7022 2 года назад
Wawwaw😀🤗😂
@mohamudbashiir3438
@mohamudbashiir3438 3 года назад
The best Ruwayadan weeye forever .
@maxamuudmaxamed511
@maxamuudmaxamed511 3 года назад
Walaahi waa iga qusliyeen kuwaan caadi maaha reer xarfo miyaa tolow
@nastehaxareed970
@nastehaxareed970 3 года назад
Taliso waan ku wataa xaliimo sacdiyo keep going huno
@khadarsomalitv2920
@khadarsomalitv2920 3 года назад
Part 3 fadlan 😭🙏🙏waan suugeeyna Laasoo dhaqsada, 🇸🇴💯🙏
@nimcohasan7775
@nimcohasan7775 3 года назад
Gabr kamida ayaaba dhimaty e maxaad sugaa Alle ha u naxariisto😰😰
@Maryanwacays-l6f
@Maryanwacays-l6f 2 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@wanaagaqoyska7887
@wanaagaqoyska7887 3 года назад
Ina Cabdul waxkale Haliimo Sacdiyo
@sahracumar4691
@sahracumar4691 3 года назад
Xjya
@sahracumar4691
@sahracumar4691 3 года назад
🏠🏠🏠🏠🏠🏠🏠
@zakifilmstupe1492
@zakifilmstupe1492 3 года назад
Wlhi ilig iguma harin caawa kuwan tareenka la saarna cadaanki waxay leeyihiin ninku muxu Ku qoslaya
@khadarqaaraami9930
@khadarqaaraami9930 3 года назад
Libaax kabeeye kulhaa abtigy oo umula😂😂😂
@faysalwarsameabdi8724
@faysalwarsameabdi8724 3 года назад
Qofki ugu horey oo dawada 1
@shuraap402
@shuraap402 3 года назад
Qaladaadka rewaydaan noo soo dir libax k
@Somalihappyfamily
@Somalihappyfamily 3 года назад
Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkayga inshaa allh.
@zackmobreezy4697
@zackmobreezy4697 3 года назад
7:05 abtigey oo umalaan islahaa aad kasoo noqotaan 😂😂😂😂😂
@monahassan809
@monahassan809 3 года назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@fadumadhakul5075
@fadumadhakul5075 3 года назад
Hhhhhhhhhhhhhh
@maxamedmaankacadde5616
@maxamedmaankacadde5616 3 года назад
Hhhhhhhh
@salmaanmustaqbal8983
@salmaanmustaqbal8983 3 года назад
Uy
@nemoabdullahi609
@nemoabdullahi609 3 года назад
Wlhy qosolba iga dhamaday😂😂😂😂😂 from burco
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 3 года назад
Masha allah haa jiikarina hablahayna naxaris iyo jaceyl u mujiya baagax 💛😁
@abdirahmanliiban
@abdirahmanliiban 3 года назад
Ina kabeeyye caadi maahan kullahaa waa dillaaa Asad baaba kadaran kulahaa 2 da maxaa uqarisay 10 baan dillee 😂😂
@abdulaahiabdinuur2631
@abdulaahiabdinuur2631 3 года назад
Waxaan riwad lama orran karo in magac kle lo bixio moye Mida kle hada nahy rer xamar shekadaan waa lagu haystaa. Rag badan oo sarakil qaban lahayaa
@cabdirashidcawilcabdulahi208
@cabdirashidcawilcabdulahi208 3 года назад
Hhhh qosol wayna Libaax kabeeye nagtan qori aye wadata ee ushan ma iga leexisid kulha 🤣🤣😂😂😂
@yoolyarewaaye8183
@yoolyarewaaye8183 3 года назад
Wooow so nice waaye film kaan ee so badiyaa Keep going my brother's and sisters
@cadaani468
@cadaani468 3 года назад
Lahjadiina wa ka hela wlhi from Burco 😂
@burdhiinle4615
@burdhiinle4615 3 года назад
war lahjad ma taqaanide dadkan waa reer gaalkacyo
@moorganyare2501
@moorganyare2501 2 года назад
Waa reer garowe dadkaan laxyahay
@abshiryuusuf5702
@abshiryuusuf5702 3 года назад
Kkkkkkkkkk waan idiin wataa asad diaby iyo libaax kabeeye 😂😂😂😂
@malikmastermalik2507
@malikmastermalik2507 3 года назад
part 3 plz
@zadaamyaaziin2659
@zadaamyaaziin2659 3 года назад
Inta Roondadi Soo xasuusatay like saara
@neverknight2423
@neverknight2423 3 года назад
fadlan ma iga caawin kartaa inaan helo 1k subscribe ka hor Diseembar❤️🙏❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@maaadamm298
@maaadamm298 3 года назад
waa fikrad fcn oo idinka soconeysa waa siwanaahsan usiiwada, aniga liketa iyo sabiskarabta iguhaley.
@AliAhmad-lk3cp
@AliAhmad-lk3cp 3 года назад
10:34 wax aabeheed il kala baxday waa u egrahay manooli
@fadxiyajaamac1528
@fadxiyajaamac1528 3 года назад
🤣🤣libaax kabeeye iyo shabeel kabeeyeba waa la helay😂😂alla talisadu waa mucjiso👍🏻👍🏻
@Heyyyyyyyyyyyheyyyyyyyyyyyy
@Heyyyyyyyyyyyheyyyyyyyyyyyy 3 года назад
Kuso dhawsada part 3
@xabibohoreye5315
@xabibohoreye5315 2 года назад
Kusodar part 3 pls 🙏😢
@c.xamiidxaamidkaarsaay6171
@c.xamiidxaamidkaarsaay6171 3 года назад
Mid baa dhaawac ku ogaa ku lahaa raggaan waa taageeraa
@mohamedhassanjeilani2259
@mohamedhassanjeilani2259 3 года назад
Hehehhehehe alla waan fuuray aan dagaalano falastiin dhagax ayay ku dagaalamaan ma orod iyo matag ayuu isku badalay waa video iigu qosolka badnaa aan fiirsado keep going walaalayaal waan ka helay
@mohmedboootaan1890
@mohmedboootaan1890 3 года назад
12:33 😂😂😂😂😂😂 Labada kale maxd u qarinausaa 10 bay ahaaayeneh kulahaa
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 2 года назад
Libaax Kabeeye kulahaa Nin walba gabadhiisa ha tababarato 😂😂😂
@ahmeddeeq2650
@ahmeddeeq2650 3 года назад
Wlhy qosol hadii loo dhiman laha ana idhibn lhaa 😂😂😂
@shuutaayecadde6691
@shuutaayecadde6691 3 года назад
Wlhi riwayad wa dhaftay nimanyahow wa idin wata libaax kabeeye iyo asad abu diaby 😂😂😂😂😂😂😂😂
@Painkiller23248
@Painkiller23248 3 года назад
Best series of 2021 we support you.
@mohamedG21
@mohamedG21 3 года назад
Asad diaby iyo libaax kabeeye riwaayada qaybta ay ku dhamaanayso waa idinka oo saldhigii xarfo kasoo qalin jabiyay oo ciidan noqday gaashaanle taliso u talinaya halkaa haku dhamaato
@Dayr12
@Dayr12 3 года назад
0:15 Gaariga cad waxaa ku qoran....
@fatxicali8882
@fatxicali8882 3 года назад
Indho dheerida😀
@ahmedmahamud5972
@ahmedmahamud5972 3 года назад
Maa shaa alaah ilaahay ha idin xafido dadaala
@abdiahmed9054
@abdiahmed9054 3 года назад
Naagteydii hore mid daris ah ayaa sidaas cml iidhaafisay anagoo is jecel 😭😭😭
@mahdialihadhadhi9558
@mahdialihadhadhi9558 3 года назад
Masha alaah raag jiiraaa
@elmanarab4034
@elmanarab4034 3 года назад
5:16 IMAGARANAYSID MIYAA wllhy wan raftay
@0ooohyeeeh598
@0ooohyeeeh598 3 года назад
Part3 pkease
@mohamedcismaanyuusuf1667
@mohamedcismaanyuusuf1667 3 года назад
😅😅😅😅WLH RIWAYADAN KUHESTA INA ADERYALO NOSOBADIYA 😅😅💥
@CabdiladiifAxmed
@CabdiladiifAxmed 17 дней назад
Wwwwxu
@abdinoorkorontoofficial
@abdinoorkorontoofficial 3 года назад
Bajaqsi haley tafsiroo
@saacidcabdigodolo1288
@saacidcabdigodolo1288 3 года назад
Hhhhh funny tihiin reer mudug idin wataaa 🤣🤣🤣😂😂🤣🤣😂
@jamaaldaus8777
@jamaaldaus8777 3 года назад
Wallhi ruwayadii ugu qosolka badned waye horay usocda subscribta haloo saro ragan wallhi waa rag talanti fican leh gacal iyo lug idin tagay
@usaameindhacade3770
@usaameindhacade3770 3 года назад
Dhalinyaro tallenti baa leediihin so badiya ruwwayadaha ano iikaxayso la yaaban baa talisana keenteen kuwo kalana waa idinka sugayna🤣🤣🤣🤣🤣🤣🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@thetruthx235
@thetruthx235 3 года назад
Asad iyo libaaxoow, ilma adeerayalow naga dhaafa riwaayadan, gabadhaydaa idin daawatee. Ha naga waalina, gabadha libaax oo kale baan qabaaye. Halkaan ku ekeeya qeybtaan.
@Dhool2016
@Dhool2016 3 года назад
Laaa xowla 😂😂😂
@thetruthx235
@thetruthx235 3 года назад
@@Dhool2016 miyeeysan run ahayn wllo😂😂
@caligabaxeey593
@caligabaxeey593 3 года назад
Halkaa kasii wadah nii lee yhy from hiiraan state 🙏🙏
@somalifotballreactionsomal6759
@somalifotballreactionsomal6759 3 года назад
WLLHY NINKAA NADIIIR AH TALENT WLLHY AAAN INABA CAADI AHYN BUUU LEEYHY EE NINKAAS TAAGEERO IYO GARAB HALOO MUUUJIYA. ASAD DIABY ISAGU CIMAAMADIISA HOREY AYUUU UQAATY.
@mohamedosman68
@mohamedosman68 3 года назад
Absolutely riwaayadani wlhi wa beercasaad labada kalmadoode udaran digtoonaw iyo duubo🤣🤣🤣🤣🤣🤔🤔
@hamzahaibe9738
@hamzahaibe9738 3 года назад
Riwaayadaha iska baandheeya adeeraw Kaadheer dar alleh u naanaabay walahi
@jamamahad3117
@jamamahad3117 3 года назад
Libaax kabeeye lenged hhhh
@libanleo1376
@libanleo1376 3 года назад
War diaby legend of harfo noo soo badiya ruwayadaha cumandoskow🤣❤🙌
@abdirazakmuhudin4185
@abdirazakmuhudin4185 3 года назад
Asad diaby iyo libaax kabeeye legends keep going
@mohaosman406
@mohaosman406 3 года назад
Trankovicow big lnjt😂😂
@abdirazakmuhudin4185
@abdirazakmuhudin4185 3 года назад
Haa ljnow
@mohaosman406
@mohaosman406 3 года назад
@@abdirazakmuhudin4185 war waa zR 😅
@mohamedbishar3309
@mohamedbishar3309 3 года назад
7:54 ayadana nagu dar ayey ka keentay Taliso😂💯. Thanks team ka jilay ow kow ka yihiin Asad iyo Libaax K
@daacadofficial9222
@daacadofficial9222 3 года назад
Qeybta danbe wxad kusoo dartan fulay la caraadshay geesi buu noqdaa ee asad oo talisada qoriga ka xogaya kosoo dara saas ku macaan yahay filmkuye
@amiinfarhan3782
@amiinfarhan3782 3 года назад
Libaax. Pope first keep going. 😆then nxt where do these girls live. Coz they are beautiful m.h 🥰I hope it’s Mogadishu right
@yusufabdiyusuf1129
@yusufabdiyusuf1129 3 года назад
Waxaad iga helaysaan dhawaan Volgas qurux badan blz subscribe isaara 1k baas igaarsiiya thnkz
@Heyyyyyyyyyyyheyyyyyyyyyyyy
@Heyyyyyyyyyyyheyyyyyyyyyyyy 3 года назад
Walahi bilaahi waxbaa ka dhacaay
Далее
На самом деле, все не просто 😂
00:45
진 (Jin) 'I'll Be There' Official MV
03:15
Просмотров 7 млн
Купил КЛОУНА на DEEP WEB !
35:51
Просмотров 1,5 млн
Riwaayad Cusub 2019 Full Length.
36:30
Просмотров 732 тыс.
Riwaayadi sharci police iyo wada shaqaynta shacabka
9:54
Maseer Dumar Short Film 2023
26:16
Просмотров 1,7 млн
Riwayaadi Ruuxaan Cod Lahayni Naftiisu Cadibaa
26:25
На самом деле, все не просто 😂
00:45