Тёмный

cod sir ah oo laga duubay cabdikariin Xinif oo whatsapp group 

Dhacdooyinka Qaar
Подписаться 30 тыс.
Просмотров 2 тыс.
50% 1

cod sir ah Gudoomiye Cabdikariim Xinif

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 10   
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn 2 месяца назад
ABDI KAREEM WAA HAYLEY QARAN❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤HANOOLADO GEESIGU
@operatormaxamedsomali
@operatormaxamedsomali 2 месяца назад
Hhhhh Waa Aduunyo Waakaa Dalkii Kulahaa Dayntii Baa Nagu Badatay Hada Waa shidaal Uu Qof Shacaba Siiyay Oo Qaranku Lahaa . Habar Jeclooy Sidaad isku Garab Qabanaysaan Waanu Ku Faraxsanahay wllhi Balse Adina Haku sii Tiigaalina Oo Ilaa Xad Sidaa Ha U Dhaqmina Ilayn Cidi Idinma Takoorto Oo 0.5 Dalka Kama Tihine . Waar Wax Iskula Hadha
@XaanCabdi
@XaanCabdi 2 месяца назад
Wlhi xinif❤ mazuul zare❤❤❤sidaa❤ kuman❤moodaye❤❤abdikariin❤❤❤❤
@operatormaxamedsomali
@operatormaxamedsomali 2 месяца назад
Waxaan Xog Sugan Ka Hayaa Inan walaashay Ah Oo Ka Shaqaysa Xafiiska Barbara Inuu Xitaa Lacagtii Gunada Ahayd U Diiday Sababtuna Ay Tahay Alle Kaamuu Dhigin Habar Jeclo Iyana Ciise Muuse Ah . Alluunbaa Cadaalad Samayn Kara E Inuu Nin Tolkii Sidaa U Nooleeyo Mid Kalena Ilaa Heerkaa Xitaa Wuxuu Xaqa U lahaa U diidaa Sharaf Iyo Karaamo Toona Maaha Allese Haku Cafiyo Xinifoow Tolkaana Alle Ha Cafiyo Iyana Kaamay Xishoone Waakuwaa Kusoo Qarxiyee. Xitaa Xidigahaad U keentee 3da Ahaa Miyay Kugu Xeerin Waayeen😅😅😅
@odayjama1829
@odayjama1829 2 месяца назад
Waabah arin fiican haduu tolkii shaqo geeyey waa dadnimo
@SomalilandAgent-qk8gc
@SomalilandAgent-qk8gc 27 дней назад
oo adigu codka xagaad ka heshay?
@ahmedabdirahman11
@ahmedabdirahman11 2 месяца назад
odeygu reerkiisa siwacan buu kayeelay lkn ina gumeed bay noqdeeno codkii media yaha ayay keeneen kalass😂
@w410921
@w410921 2 месяца назад
Ma xuma haduu shaqo abuur u sameeyay tolkii, iyagaa waa muwaadiniin
@IdkIdk-tv6lj
@IdkIdk-tv6lj 2 месяца назад
Waa daalin xikii loo dhiibay dadka reero u kalasaaraya laakiin xisaabtii ilaahay baa kuu maqan
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 2 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂😂 laydh weynaa
Далее
"Kuu Jawaabi Maayo Adiga " Gudoomiye Xinif
26:00
Просмотров 58 тыс.
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
Просмотров 52 млн
A Conversation with Khaalid Foodhaadhi
34:31
Просмотров 3,2 тыс.
Xildhibaan Maxamed Abiib Iyo Buuqii Golaha
0:21
Просмотров 11 тыс.
Kaftanka Siyaasada 502 oo aad u xiisa badan
34:55
Просмотров 58 тыс.