Тёмный

CODKA UBAX: Fanka & Suugaanta - Nimcaan "Qays Galbeed" 

Codka Ubax Podcast
Подписаться 119 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

Waa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta, waxana maanta ku casuuman abwaanka da'da yar ee Nimcaan "Qays Galbeed". Daawasho wacan!

Опубликовано:

 

27 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 58   
@fardowsociise7738
@fardowsociise7738 Месяц назад
Dilka iyo indho ku gubista waalid wuxuu dhalay canaananayo uun baa iska leh lkn dadka xiriir wadaaga ah meesha isfahmi waa ugu dambeesaa waa in si nabad ah lagu kala tagaa💫
@asmaabdiqaadir1271
@asmaabdiqaadir1271 Месяц назад
😊😊😊0😊😊😊⁰00😊😊😊😊
@user-ez8lv4if1w
@user-ez8lv4if1w Месяц назад
Wxn xasuusta manso uu school ka qaadi jiry oo ahyd (boholyaw daraaded ha u cunin big powere kadaa beerka lahashada)
@suhaibabdimouse4761
@suhaibabdimouse4761 Месяц назад
#abwaan #raygal soo qabo ismaaciilow, #hambalyana caruus Allah reerkaa aad dhistay hakuu barakeeyo🤲🏼🎊🎉
@mohamedamiinabdihashi8019
@mohamedamiinabdihashi8019 Месяц назад
Anoo kamid ah taageerayaasha codka ubax waxaan codsanyaa in lasoo qabto nin layidhaahdo sakariye kobciye oo anu waligii lawaraysan waxayna kuu noqon score waana nin abwaana+laxamiiste+fanaan. Wuxuuna dhanka fankaa noogu reebay ilaa kudhawaad heeso kabadan boqol hadaa rabtana ayagoo qoraal ah baan hayaa hadaa ubaahataaan waan idin siin
@abdallaeid045
@abdallaeid045 23 дня назад
Waan kugu raacsanahay dabcan ninkaasu waa fan dhameeystiran
@KiinCabdulahi
@KiinCabdulahi Месяц назад
Codka ubax pls noso galiya shekadi waa layga gursaday wn uu xisne pls😢😢
@nihaalnaasir433
@nihaalnaasir433 Месяц назад
Idinka qudhiinnu waad mahadsantiin laxooxdaan idinku dubtee.😊
@shucaybfarxaangaas-qu9ey
@shucaybfarxaangaas-qu9ey Месяц назад
🤣🤣🤣🤣🤣
@HamdaSaed-zs4uw
@HamdaSaed-zs4uw Месяц назад
Imikan ku dubanayaa anna😉
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet Месяц назад
😂aniguna wan ku sii sexnya
@zakirboss143
@zakirboss143 Месяц назад
Nimcaan iyo Ahmed Cantar meelo badan bay iska shabahaan. Sida Codka, Deelka Maansada, Dr-nimada
@afnanaided
@afnanaided Месяц назад
Yaa iiga soo horeeyay soo badi wllo ismaaciil
@zagal_faisal1013
@zagal_faisal1013 Месяц назад
Masha allah waa abwaan wax badan haya, hibo qurux badana leh ❤
@alinaafac6416
@alinaafac6416 Месяц назад
Ismaacilow saan kuu sugno waan dalaeny weekley hal vedeo noogu cumaamad
@Omarpodcast_
@Omarpodcast_ Месяц назад
Walayga guursadey ismaciil kamahyno teedkle sabucii labo vedio ama hal vedio baan karabnaa wana xukun bulshadada kam imaadey ismaciil ❤😊
@AsmamohamedmohamoudAsmam-wi3nq
@AsmamohamedmohamoudAsmam-wi3nq 26 дней назад
Abwan abdirisaaq xasliye soo qabo wll😊
@zalmaanapdiphatahgp360
@zalmaanapdiphatahgp360 26 дней назад
Agree with you
@ugbaadmohamed8718
@ugbaadmohamed8718 10 дней назад
❤❤
@xandulechannel1855
@xandulechannel1855 Месяц назад
Yasalaaaaam 🎉🎉🎉🎉 xayaa abwaaaan
@cawocumar7711
@cawocumar7711 Месяц назад
M.allha ninku qosol badanaa😂❤
@user-zz7qd2hf9h
@user-zz7qd2hf9h Месяц назад
Waar inanka igu saaaaln daaddcsanaaa ismaaciilow❤
@CabdikariimIbraahim-bq2ts
@CabdikariimIbraahim-bq2ts Месяц назад
Ismail codka ubaxx the legen
@gamessjr3228
@gamessjr3228 Месяц назад
Nimcaan❤
@hamdayonis-cp2ob
@hamdayonis-cp2ob Месяц назад
Dr Abwaan Nimcaan Qays galbeed Gabilaawi😂
@hoodomohamed7170
@hoodomohamed7170 Месяц назад
Doctor❤
@mariammohmut7946
@mariammohmut7946 Месяц назад
Sidaas kala dhaqaaqa ugu danbeeya ayaan aaminsanahay
@cayniitaismail176
@cayniitaismail176 Месяц назад
Esh cala manso 🎉 dhinacanaa waa ka xanuun😢
@Aizha959
@Aizha959 Месяц назад
Nimcaan Clazzmate baanu ahyn edna adan university ✋sharaf ku noolow wlky
@hamdahanaan9992
@hamdahanaan9992 Месяц назад
Ismaaciiloow waa layga guursaday xagaad la qabtay
@Kawsar-h4m
@Kawsar-h4m Месяц назад
Quruxow ❤
@hindaaptirahman4761
@hindaaptirahman4761 Месяц назад
Brother nimcaan qeys galbeed
@Khayria_muhiyadin8
@Khayria_muhiyadin8 Месяц назад
Ana walal Sen kula soo xidhida melkste fariin kaga soodiray jawabnha mahayo inan sheeko kusoo diro raba walal
@ugaasqablan3564
@ugaasqablan3564 Месяц назад
Hargeysa hadaad joogtid waayimeysid xilli wlbaad heli kartaa
@KiinCabdulahi
@KiinCabdulahi Месяц назад
Halkan baa noga sheg qali😢
@Khayria_muhiyadin8
@Khayria_muhiyadin8 Месяц назад
@@ugaasqablan3564majoogo hargysa walal
@cngamers71153
@cngamers71153 Месяц назад
M.a
@Ahmeto536
@Ahmeto536 25 дней назад
Qaybta edditing ka codka iyo video ma wada sodaan
@dhawrsaninaawke5690
@dhawrsaninaawke5690 Месяц назад
War wuxu wanaagsanaa😂😂😂
@user-rx1il6fj5p
@user-rx1il6fj5p Месяц назад
Next abwaankii reer boorama xamse xadaarih ku xijisiih
@IndhaHodan
@IndhaHodan Месяц назад
garoonka xawadlena waa maxay😂😂
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 27 дней назад
Cabaadhyo waxa leh uun naag buuran marka qurux maha
@idilfarax2999
@idilfarax2999 Месяц назад
War seedi sided ledahy wx 😂
@user-qp5ok2tv7c
@user-qp5ok2tv7c 25 дней назад
Aamiin Samadoon Abwaan saar nex person.
@anwarupdyrahman4671
@anwarupdyrahman4671 Месяц назад
❤🫡
@nasri1226
@nasri1226 Месяц назад
Ismaaciil waamaxay waxan aad bilo lamaqnaanaysaa daalnay sidaanu kuu searching garaynaynay maalin walba lkn waa beentay maandaalin podcastkaaagu mid laga daali maaaha😅😅😅😅
@user-oy7wb1ii4k
@user-oy7wb1ii4k Месяц назад
Ila wadaagta waa inaan kadaaya kii yaraye shiidka badnaa😂
@HamdaSaed-zs4uw
@HamdaSaed-zs4uw Месяц назад
Midhkaa naga cun nimcaanow😂
@user-zw2fk2xd6r
@user-zw2fk2xd6r Месяц назад
Ismaaciil ban fikirkisa ku raacsanahay anigu
@hassan_macruf
@hassan_macruf Месяц назад
Anu Cismaciilow indho ku gobitaa raacsanahay😂
@VivaWNP143
@VivaWNP143 16 дней назад
oh. hadalku ciyaar ciyaar maaha kelmad kaa dhacda ayaa mar mar gabigaaba qiimayn kugu samaynsa iyo waxaaad tahay ba markaan kelmada ka mqlay ama waala dilaa. masii dhagaysanba waan iska bedelayaa
@amaaniapdi4762
@amaaniapdi4762 Месяц назад
idho ku qubid ayaa habon
@dr.khyriabasheir5064
@dr.khyriabasheir5064 29 дней назад
Wa runtiisa ninkani waxa ugu wayn EE gabdh Lagu dili Karo waa inaad ihmaal Ku samyso ood ignore gryso ,
@ibadofarah5351
@ibadofarah5351 Месяц назад
Marka dadka therapy ga u baahn la wareysto waa sidan oo kale
@_faatax
@_faatax Месяц назад
Shalfis markuu yidhi baan dhaafay intaan qoraalka waday wuxuu acting Kaasaa raba inaan suugaan ka dhagaysto bye bye
@Kawsar-h4m
@Kawsar-h4m Месяц назад
Quruxow ❤
@hamdahanaan9992
@hamdahanaan9992 Месяц назад
Ismaaciiloow waa layga guursaday xagaad la qabtay
@Kawsar-h4m
@Kawsar-h4m Месяц назад
Quruxow ❤
Далее
CODKA UBAX: Fanka & Suugaanta - Cabdirisaaq Xasiliye
38:35
CODKA UBAX - Waa Layga Guursaday 9
17:32
Просмотров 86 тыс.
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02
Ismaaciil Ubax - Shaah iyo Shaxan Ep1
1:13:24
Просмотров 2,6 тыс.
Suugaanta Hirgashay ee Abwaan Cantar.
37:12
Просмотров 36 тыс.
Waa Layga Guursaday 1
24:07
Просмотров 96 тыс.
Fanka & Suugaanta: Rawda Cabdiwahaab "Dhalgobeed"
29:31
CODKA UBAX: Murtida Maansada URUGO
45:11
Просмотров 36 тыс.