Тёмный

CODKA UBAX: Murtida Maansada URUGO 

Codka Ubax Podcast
Подписаться 119 тыс.
Просмотров 37 тыс.
50% 1

Maansada Urugo waxa ay ku saabsan tahay qiso xanuun badan oo uu ka sheekayn doono Abwaan Cabdirisaaq "Bidixo", maansadeedana tirin doono. Daawasho wacan!

Опубликовано:

 

13 окт 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 92   
@abdiroxmansheikh4815
@abdiroxmansheikh4815 9 месяцев назад
Caawa yaa ila Arkay, Ninkii Ismeil Ee Su,aalaha Badnaa Waa la Aamusiiyay..
@mohammeda.aidiid3039
@mohammeda.aidiid3039 9 месяцев назад
Ismaciil Ustaadi waku salaamy, Waxn jeclaan laha inaad noso qabtid dadka influencer-ka ah sida RU-vidrs-ka, Kuwa Buugta qora hadna Turjuma iyo Wixi lamid ka ah. Mahdsanid.
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 8 месяцев назад
You tubers maxaad ka faaidi
@XAMSEXIDIG-dk2te
@XAMSEXIDIG-dk2te 8 месяцев назад
Abwaan saar isoo qabo
@WardaNuura-zr8yb
@WardaNuura-zr8yb 9 месяцев назад
Abwaankan wan wataa runti waa abwaan runta kahadla iyo xaqiiqada ❤
@Halalsuge
@Halalsuge 9 месяцев назад
Run ahaantiii qisada gabdhas waa mid gil gishay qalbigayga iguna rebta murugo allaha waxan uga rajenaya dhibane kasta oo sidaas oo kale ah in uu ilaha uboogo dhayo. War ragow rabi haa idin naxariisteee aanu unaxariisano habalaha 😢😢😢
@Supr93
@Supr93 9 месяцев назад
7 cups of flour and or one 😮 😅 I think 🤔 itself is my 😂
@muunaahmed5487
@muunaahmed5487 9 месяцев назад
Aamiin aamiin wll insha Allah
@najiipkaape
@najiipkaape 9 месяцев назад
Cajiib, waxan ka xumahay inan 2 todobaad ka dib daawanayo barnaamijka sidan u xiisaha badan sharaf lahaada labadiinuba walaalayaal ✋
@abdiazisabdilahi8174
@abdiazisabdilahi8174 9 месяцев назад
Ismail iyo codka ubah wlhy aadbaaan uguxirnahay wan jeclahay barnamijuadaada ima dhaafaan thanks
@mumtaasnuurcali2233
@mumtaasnuurcali2233 9 месяцев назад
Mash'Allah waraysi wngsn soo badi ustaad👏
@zakirboss143
@zakirboss143 9 месяцев назад
Mahadsanid Ismailow pro Ax , Big Story weeye 😢
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 9 месяцев назад
ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ❤❤❤❤❤❤❤
@user-es5si3om7y
@user-es5si3om7y 9 месяцев назад
Machalah wllky
@user-sv3tm3bq4i
@user-sv3tm3bq4i 9 месяцев назад
Maanshaa allaa maad sii wadid wll
@Naagnool124
@Naagnool124 9 месяцев назад
Cabdiraxmaan heelo wll barnaamij sadexaad ka soo samee. Waa ku yaroo fariida wlhi oo afsoomaaliga hodan ku ah
@eidsead3143
@eidsead3143 5 месяцев назад
Cabdirisaaq Xasan Daahir ❤.
@Boqolgedi10
@Boqolgedi10 9 месяцев назад
Sxp abawaan daha gaas soo qabo ame c. Raxmaan hello
@user-uo2hb8uc7i
@user-uo2hb8uc7i 9 месяцев назад
Wuuw ❤❤ hi ismooy waa lagu waayey niyow😢
@iskaawiyare8094
@iskaawiyare8094 8 месяцев назад
mnch Allah tbrk rxmn alle haysku kiindyo ❤
@hannadaadey9687
@hannadaadey9687 9 месяцев назад
Waa layla guyrsaday baan uu xiixay
@najkayare9832
@najkayare9832 9 месяцев назад
GoldeN Voice aH Bd tahY zxP
@safahomer.
@safahomer. 9 месяцев назад
Wlhei qisada maansadaa urugo baan la ilmeeyey😭💔💔💔
@ruunibraahim3457
@ruunibraahim3457 9 месяцев назад
Mr abdirizaq nin aan aad utagero❤
@nimao_ayaan
@nimao_ayaan 9 месяцев назад
Best of best❤podcast
@mssrayaancadey2881
@mssrayaancadey2881 9 месяцев назад
Walaal xagan ka hela podcastiga
@fardosaed5768
@fardosaed5768 9 месяцев назад
Waxan islaha nin sidaas u fakara saxibka uun ba jira wali ragi wacna aduunka may dhamanin🎉😇.
@xamiidali7615
@xamiidali7615 9 месяцев назад
Hh😂😂😂😂
@hannadaadey9687
@hannadaadey9687 9 месяцев назад
Ismo waa layla guursaday soo daaa mise wax cusup laguma soo dhiipib😊
@Naima90900
@Naima90900 9 месяцев назад
Sad story😢
@Nayza.678
@Nayza.678 Месяц назад
Marakanoo kle ragaba ka haajir baa I qabata wlhi Akhas caleyk wr ragoww Saan isu dhaama ilaahin ka cabsado wllyal
@abdifatahali6953
@abdifatahali6953 9 месяцев назад
Next cabdale jamaal
@Saado_gooh
@Saado_gooh 9 месяцев назад
Oheeey Oh Aduunyooy😢💔
@kivaahahuseyn2713
@kivaahahuseyn2713 9 месяцев назад
Nolosha waa cajiiib wlllllhi Hadana way wareeegtaaaaaa sidoo kle Si daaaas oooo ay tahy marka balamha la kala qaaadayo way fududahay 😢😢lkn markey timaaaado fulinta bay timaada gocosho iyo xanuuuun😢.... Almuhim ılaaaahey hala cabsado
@user-jz7xz5kk3b
@user-jz7xz5kk3b 9 месяцев назад
@salmaomar7932
@salmaomar7932 9 месяцев назад
Alakh
@user-ms1wz3sl1j
@user-ms1wz3sl1j 9 месяцев назад
❤❤❤
@ubahhayaan5598
@ubahhayaan5598 9 месяцев назад
Codka Ubax Ima Dhaafo❤
@Sharmake_00
@Sharmake_00 9 месяцев назад
Magacagu wtaa Miyaa 😂❤
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 9 месяцев назад
Runta ayuu sheegay💯👏
@user-xt6ou8ro7r
@user-xt6ou8ro7r 9 месяцев назад
qisadani😢😢😢
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 9 месяцев назад
Abwaan bidixo abwaan jira weeyan oo waliba aad u murti culus
@Burco_bila
@Burco_bila 9 месяцев назад
Baryahan wadku raaagta videoyada qisoyinki walayga guursaday miyay dhamadeen horta ☺️
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 9 месяцев назад
Kkkk wey u dhamaneyn wa raad culus
@rahmaabdilkadirmohamed8515
@rahmaabdilkadirmohamed8515 8 месяцев назад
❤❤❤❤
@user-mf1no1rb7z
@user-mf1no1rb7z 9 месяцев назад
kaiya kuma qidhna qof hantiile ah bal se inan kasta oo aan sharafta Nafteda ilaalin ayaay ku saabsan tahay nin kasta oo aan aqoon sharafta way la hadaleysaaa😊
@najmaamien8275
@najmaamien8275 9 месяцев назад
Qisoyinki no bilaba Pls 😭😭😭😭
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 9 месяцев назад
Xaqiiqdi qisadan aad bay ii taabatay ilin ayana indhahayga ku soo istaagtay 😭😭 maxay tahay sababta ragga qaar ay u garan layihin qiimaha dumarku ku leeyihin bulshada oo idil😭😭
@Cawoizmail2383
@Cawoizmail2383 9 месяцев назад
Cabdale jamaal so qabo ismail❤
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 8 месяцев назад
Ka maxaad ka faaidi
@dhhol77
@dhhol77 9 месяцев назад
Mr kasta wxn dhageyste runtii waxan dhageysto wey iiga duwan yihn wxn daawado wayo dhageysiga si fcn baan u fahmaa
@najmanasteho4739
@najmanasteho4739 9 месяцев назад
Wllhi wn ka ilmeeyay allow raga inta cadowga Naga qabo🥲
@ayaanmohamedelmi7422
@ayaanmohamedelmi7422 9 месяцев назад
😢
@user-nt3np1rw9s
@user-nt3np1rw9s 9 месяцев назад
Wllo pls codka dalac😢
@user-uf9lk7tr1e
@user-uf9lk7tr1e 8 месяцев назад
Halkee laga dhagaystaa anaa raba dhagaysigaase
@BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd
@BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd 9 месяцев назад
Next Cabdale jamaal 😮
@filsanahmed1617
@filsanahmed1617 9 месяцев назад
Wa runta bro
@shaficiahmed5425
@shaficiahmed5425 9 месяцев назад
Legend ismaaciil
@user-vf7bp5yt8p
@user-vf7bp5yt8p 7 месяцев назад
Aniga iyo bidixo isku mid ayaan nahay codka ubax Malin walbo wad dhagaystaaa shaqadan ku qabtaaa waa la iga guursaday tufaxii an tirsaday iyo dhalwadad kuli dhiiig ayaan ka keenly hada waa Malin walbo hhhhhh
@munamuuse8346
@munamuuse8346 9 месяцев назад
Wll wanku waynee halkeed naga aaday
@najkayare9832
@najkayare9832 9 месяцев назад
Codka ubax Legenr
@jamaalibraahim4180
@jamaalibraahim4180 9 месяцев назад
Gole Argagixiso ubadanbuu ahaa Ilaahaybaa kaa soo Furta.kkk
@NajahBashiir
@NajahBashiir 9 месяцев назад
Qisooyinka jaceylka nooso gali wllo❤
@AminaAbdirashiid-su7ju
@AminaAbdirashiid-su7ju 9 месяцев назад
URUGO😢
@sharmake603
@sharmake603 9 месяцев назад
WOWO 💯🖤🤍
@machealhamton8218
@machealhamton8218 9 месяцев назад
Where is ciyaalo boarding 😂😂
@fatuhahmet6303
@fatuhahmet6303 9 месяцев назад
Magaca podcast maxa kugu qoran wll
@hannadaadey9687
@hannadaadey9687 9 месяцев назад
😢😢 ragu dumarka in ay ceebeyn ma ah jacylka hadi daneysi lagu xidho waa dhipaaato plz hablaheena soomaaliyeed yaan lagu ciyaarin waa hooyooyinkeen wana kuwaa aaad berri uu dhixi doontaaan
@abdirahmanahmed1801
@abdirahmanahmed1801 9 месяцев назад
aad iyi aad sxb
@mushtaaqomar9657
@mushtaaqomar9657 7 месяцев назад
Ax walhi qisadan aad ban uga murugoodoy dhibka inantaa ku dhacay waan ma xumahay iyada way u qorneed lkn hablaw tusaale haynoo noqoto 😭
@XAMSEXIDIG-dk2te
@XAMSEXIDIG-dk2te 8 месяцев назад
Abwaan saaar soo qabo
@Faarax_soomaali
@Faarax_soomaali 9 месяцев назад
Waar caawa cid igama horayn. 😂
@apdiwalimuuse6957
@apdiwalimuuse6957 8 месяцев назад
Shar-xaada uu bixinayo waa mid aad iyo aad uu cajiib ah oo ka muuqato waayo aragnimo .......
@SumayaAhmed-pp4mq
@SumayaAhmed-pp4mq 9 месяцев назад
I am first one😢😮❤
@nimcosiciid3761
@nimcosiciid3761 9 месяцев назад
Taxanayashii sidii hore umaso daysid ismaciil anaguna wan daalnay sidaan kuu eegayney
@dhawrsanmohamed3980
@dhawrsanmohamed3980 9 месяцев назад
Ugu yarAan ilmahiisa Haduu magca u sameeyo bay ahyd balo idin heshy rAgu waa cadaw😢
@abdallahabshir2969
@abdallahabshir2969 8 месяцев назад
Raga qaar Wll Waa bahalo, raga oo dhan ha oran
@ZakarieAli28
@ZakarieAli28 9 месяцев назад
Ax ax axa😭😭 sorry wll
@indhodeeqabdilahi4021
@indhodeeqabdilahi4021 9 месяцев назад
Waalayga guursaday maxad noga jojisay ?😢😅
@nimcoxasan6881
@nimcoxasan6881 7 месяцев назад
Waxan uxiisay baraamijkii waa layga guursaday..😢
@sakariyejama2011
@sakariyejama2011 9 месяцев назад
Abdalla jamal sooo qabbo
@fathi_Abdirahman_faarah
@fathi_Abdirahman_faarah 9 месяцев назад
Abdala Jamal abdala soo qabo
@bushraali2188
@bushraali2188 9 месяцев назад
Ninku tolow ma reer boramu ahaa😊
@salma.abdirahman3134
@salma.abdirahman3134 9 месяцев назад
May Wa isaaaq
@XafsoClcasiid33-pr2mh
@XafsoClcasiid33-pr2mh 9 месяцев назад
​@@salma.abdirahman3134isaq borama madagan miya wll qofku qabilkisa io meshu joogo waa kla labo😂
@barkhadmaxamed2715
@barkhadmaxamed2715 9 месяцев назад
😩❤️😭
@amuunabdihassan7644
@amuunabdihassan7644 9 месяцев назад
Waar waxa waan diiday hhhhh in LA is arkaa maxay so kurdhisaysaa
@RamlaMohamed-km6op
@RamlaMohamed-km6op 8 месяцев назад
Ax maskiin 😢gun paa heshay😭😭
@abdul-rahmanbelel
@abdul-rahmanbelel 8 месяцев назад
muxuu dumarow nacas iyo nin jilicsani idinso maray 😢😢😢
@sahromaxamedxareed9954
@sahromaxamedxareed9954 8 месяцев назад
😢😢
@abdul-rahmanbelel
@abdul-rahmanbelel 7 месяцев назад
@@sahromaxamedxareed9954 wllhi wllo alle haydin Amaansado
Далее
CODKA UBAX: Hadhiwaa
1:03:36
Просмотров 103 тыс.
CODKA UBAX: Waa Layga Guursaday 12
37:02
Просмотров 82 тыс.
Викторина от ПАПЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:56
🤡Украли У ВСЕХ🤪
00:37
Просмотров 171 тыс.
Abwaan Saar iyo bandhiga suugantiisa ee Hargeysa
46:56
የውሳኔ ሰው መሆን! | inspire ethiopia
12:54
CODKA UBAX: Waa Layga Guursaday 11
27:54
Просмотров 96 тыс.
CODKA UBAX - Udbaha Nolosha
51:13
Просмотров 30 тыс.
Hebla waa la guursadayaa?
49:37
Просмотров 31 тыс.
CODKA UBAX: Silsiladda Jacaylka ee Muxubbo-Heellood
1:34:12
CODKA UBAX - Silsilad-maanseedda Digrigii Xubbiga
42:25
Викторина от ПАПЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:56