Тёмный

CODKA UBAX: Waa Layga Guursaday 11 

Codka Ubax Podcast
Подписаться 119 тыс.
Просмотров 97 тыс.
50% 1

Waa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee "Waa Layga Guursaday", qaybtiisii 11-aad. Dhegaysi wacan!

Опубликовано:

 

3 мар 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 265   
@fadximario7661
@fadximario7661 Год назад
Ismacil waxan ka codsan laha wall si sharaf leh in aad barnamijka todobadle noga dhigto hadi anad awodin in aad dhawrki cishaba marno so galiso i like ❤️
@maahiraadan
@maahiraadan Год назад
Sheko jeclida war akhiro so dhawe is diyari😂😂
@fadximario7661
@fadximario7661 Год назад
​@@maahiraadan wyy sahp
@ayser.aymann
@ayser.aymann Год назад
@@maahiraadan Waa sabab taan Unacay inan fikirkayga kadhiibto social media waayo zaxipkay Maahir Oo miidhanbaa jooga 🔥😂
@iqramohamett1564
@iqramohamett1564 Год назад
@@ayser.aymann 😂😂😂wlhi benta mhn😂dad midhanba ku jiro hlkan😭😂
@DHIIRIGELIYE
@DHIIRIGELIYE Год назад
Taxanahan lasoo deg deg ❤
@hamdikasim
@hamdikasim Год назад
Marmarkaa qar channel ka yaa soo boqdaa inuu soo dhacaay Asigo subscribe isaraan channel kodaa.
@Nursalah2
@Nursalah2 Год назад
Walaal Yasir Mukhtar waan ku salamay
@abdulfatahsuiemaan3899
@abdulfatahsuiemaan3899 Год назад
Hablaha jigjiga anigoo korka ka jecel kaalinta 1aad gabdhaha soomaaliyeed iigu Jira xagayga, ayaa muuqaalka qaybtiisa horena isii jecleesiiyay, Insha Allah waan rajeenayaa in inan reer jigjiga maruun is barano noloshana hadii alle noo qoray aanu wada wadaagno.❤️🥰
@hadayamohamed6732
@hadayamohamed6732 Год назад
Mahadsanidiiin wilshena ❤️❤️
@shukraanhassen4363
@shukraanhassen4363 Год назад
mahadsanid hno🙏
@fatimaahmet4875
@fatimaahmet4875 Год назад
Aad bad u mahadsanthy ♡
@phaziacaday5241
@phaziacaday5241 Год назад
Wn kusoo dhaweyneynaa wllo mcn
@abdulfatahsuiemaan3899
@abdulfatahsuiemaan3899 Год назад
@@phaziacaday5241 waan dhawahay wll
@faaraxgeeljire3164
@faaraxgeeljire3164 Год назад
My favorite part of codka ubah welcome back bro
@yusufabubakar9356
@yusufabubakar9356 Год назад
Mahaayo ereyo aan ku cabiro barnaamijkaan iyo Ismail codka Ubax hibadiisa.. waan ku farax sanahay in aan ka mid ahay asxaabta ku xiran barnaamijkaan allah hakuu siyaadiyo hibadaada sxb Ismaaciilow.
@saxarlasabawaag7050
@saxarlasabawaag7050 Год назад
Ubaxoow noola soo dheeree barnaamijkan fadlan.❤️
@yasminarralle7588
@yasminarralle7588 Год назад
Finally wa so labtey I’m so happy hadaa ismail ubax codkisi so noqdey 🥰🥰
@hawosugule5982
@hawosugule5982 Год назад
Waan u xiisnay barnamijkii codka ubax ee waa layga guursaday mahadsanid wll ismacil🥰
@techstudio9010
@techstudio9010 Год назад
One of the best podcast i have ever seen go forward pro
@salosalo4417
@salosalo4417 Год назад
Favourite podcast codka ubax special waa la iga guursaday 🤤
@ugaasqablan3564
@ugaasqablan3564 Год назад
Hablaha reer jigjiga halkan ayaan idinka salaamayaa Waa hablo xariir ah oo nolol lala wadaagi karo❤✅
@apdirahmanhassandirie7349
@apdirahmanhassandirie7349 Год назад
welcome back ustaad ❤️
@sagalapdirisaq7864
@sagalapdirisaq7864 Год назад
My favorite Codka Ubax welcome back❤️😩
@somaliGigsdriver
@somaliGigsdriver Год назад
Mahadsanid ustaad waxaa kuu mahadcelinaya laba naf oo is jecel waa aniga iyo marwadayda oo caawa wada dhagaysanay sheekadan dhinac walba taabanaysa. Tariikhdu waa maarso 12/2023 saacaduna waa 1:42 habeenimo iyo cariga maraykanka.
@fatxinaqurux2550
@fatxinaqurux2550 Год назад
11pm ayan dhagsanya isla carigas adku suganthy gargan Seattle 🙏
@mohamedabdallah3558
@mohamedabdallah3558 11 месяцев назад
​@@fatxinaqurux2550 inaguna goormaan wada dhagaysanaa 😅
@fatimagaraad399
@fatimagaraad399 5 месяцев назад
Mashaa Allaah Allaha isku kiin barakeeyo Abaayo iyo aboowe
@siciidoaxmed3420
@siciidoaxmed3420 Год назад
Waan u xiisay wllhi barnamijkan 🥹❤️ Noo soo badi haday suuro gal tahay insha allah . Waa markii u horeysay ee aan youtube commont ka bixiyo taana waxa sabab u ah jacaylkan jecelahay barnamijkan waa layga guursaday
@ayanahmed8433
@ayanahmed8433 Год назад
Welcome back barnaamijkeynii wuu so laabtay aniga iyo inti xiiseysa waaaleyga guursaday wan ku mahad celineynaa💯✅🌹
@Alizia396
@Alizia396 Год назад
@@maxamedrooraaye5564 yaa😂🥺
@maxamedrooraaye5564
@maxamedrooraaye5564 Год назад
@@Alizia396 😳
@xamdiahmed6343
@xamdiahmed6343 Год назад
Fadlan oofadlan wll nosoo badi waalayga guursadey xiisaha waxa uyeelaya qaabka aad usoo gudbinaysid iyo eray bixintaada wanagsan ❤❤
@mariahassan4459
@mariahassan4459 Год назад
MaShAllh allah haku daayo codkga dahabka ah wll❤
@lailamohamet8358
@lailamohamet8358 Год назад
Ismael ubax Wad nagala soo raagty barnaamijkn aad bn ugu xidhnaa Wlaal nooso dadaaal🫶🤝
@dirirmarket
@dirirmarket Год назад
waa mark iigu horeesay aan dhageesto codka ubax waan ka helay runtii mahadsanidiin
@aadammohamed9441
@aadammohamed9441 Год назад
Abti khayr badan Allah haku siiyee la soo dhakhso kuwa kale.
@mohaanijama5337
@mohaanijama5337 Год назад
Alah maxaan Wakhti badan sugayey barananijkaan😊😂 jamacada Inaan wax ku akhriyo Bilbay Xitaaa Sheekadan😂❤ wllo Plz Noso Badi😢
@ayuubkarlo1636
@ayuubkarlo1636 Год назад
Bismillhi fudeeed badnidaa😂😂😂😂
@elmiosmanahmed1438
@elmiosmanahmed1438 Год назад
Aad baan ugu xumahay wllhi waxan wayay ereyo aan ku cabiro lkn waz walbaahi waa calaf jacaylka iyo guurka✅
@moongirl1014
@moongirl1014 Год назад
I love this Chanel so much! Don’t ever stop and maybe expand on Somali love stories maybe?
@sweatcoin-gl4eh
@sweatcoin-gl4eh Год назад
Omg manzha allah l waiting alot of time🦋❤️‍🔥🥰
@hamdaxiirgeye4182
@hamdaxiirgeye4182 Год назад
The golden voice ismaciil ❤
@dahirhayaan1138
@dahirhayaan1138 Год назад
Walal barnaamijyadan noo badi ❤
@techstudio9010
@techstudio9010 Год назад
You really deserve 1B views and subscribe
@farow9834
@farow9834 Год назад
Welcom back❤️ todabadle noga dhiig hno inzhlha🙏
@ayuubhagio6423
@ayuubhagio6423 Год назад
What A program!👑
@sulthanmaame4415
@sulthanmaame4415 Год назад
Legend keep going❤️
@bushrakulmiye9886
@bushrakulmiye9886 Год назад
Wlhi waa qiso xanun bdan lkn gabadha ila khaldan aniga waayo qof darted u howl galay oo raganimo iyo lacg uu isagu leyhy inu ku dhisto raba ma jirto sabab ay uga tagi karto wayo qofki Ina dayacin anigu ii dadalaya samirku wuu fcnyhy marmarka qaar wax jaceyl loo yaqan ba xiiso noqda iney gabadhu xiiso ka aheyd xata waa laga yaba qofka qofku jecelyhy wuu samra bilo iska daaye sanado ayuu sugi kara alle qalbiga ha ku qabojiyo wllo
@abdiwazackhader408
@abdiwazackhader408 Год назад
Soo badi huno wllhi waa uxiisay video Hore isaga cesh ceshta mar mar 😫
@owjamaowtahir9488
@owjamaowtahir9488 Год назад
Gudomiye Codkaaga iyo barnaamujkuba waa macaan
@user-vm7pq6xe7v
@user-vm7pq6xe7v Год назад
صوت اسماعيل ذهبي❤
@princessaynaartan804
@princessaynaartan804 Год назад
Waxan ku jiray dadkii ugu horeyey ee dawaday video gan m.a after 2 days ayuu ku gadhay 11k waw 😍 lkin qoralada ayan akhrinayey fariimo ayey usoo wada qorayan azxabtu ismaciil lkin fariimaha maba eego mybe janis ayanu u helin waxan rajayn in uu macmiisha fariimahoda dhagysto
@omaaniofficial4489
@omaaniofficial4489 Год назад
Meeqaa sugayay codka ubax horay usoco sxb
@ayaanitasaleeban3843
@ayaanitasaleeban3843 Год назад
Mahadsanid wllky ismacil 🥰wacan wax fican maysameyn inkasto waxakasta calafka kaweyn 😭💔
@Abdurahman_isse7
@Abdurahman_isse7 Год назад
Amazing history 👏 ❤
@shahrazadahmed7845
@shahrazadahmed7845 Год назад
That was the fastest time to enter a video really obsessed with you go ahead ❤
@rahmamoha638
@rahmamoha638 Год назад
barnaamijkan sigaaraan ujeclahay wllhy❤
@sareedoaddis4016
@sareedoaddis4016 Год назад
Saan Usagaayey Mahadzanid 😭❤❤
@xamdabintuayaxofficial5919
@xamdabintuayaxofficial5919 Год назад
Favourite 😻
@nimcahussein8398
@nimcahussein8398 Год назад
Waa la idin xisay hunayal❤️
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO Год назад
Saaa u sugaayay Ana ugu horeyo 💪
@rahumamohamed7877
@rahumamohamed7877 Год назад
♥️🥰Favorite Episode
@hindidiamond4038
@hindidiamond4038 Год назад
Qisoonika uu ka waramey Barnamijka wa leyga guursdey waxa mooda iney kuwa qaar aniga iga socdaan balse waa jeclhy inaa la wadaago qisonikayga qaar wana jeclaan laha ina iga so turjuntid please part 12 noso fasax si dhaqsale aad ayaan ula socdaa🥰🥰🥰
@ilhaamali7364
@ilhaamali7364 Год назад
I really love this parnamij thnku pro
@dekaahmed4591
@dekaahmed4591 Год назад
Horumar wacan walaal Ismaaciil 👑💯
@NNnnn751
@NNnnn751 Год назад
Codka ubax barnaamijka ugu jeclahay🥰
@garcadde1
@garcadde1 Год назад
Aad baad u mahadsantahay. Waxaa ka mid ahay kuwa ku xiran barnaamijka. Walaal waa barnaamij aad iyo aad xiiso u leh.
@hudaboss3132
@hudaboss3132 Год назад
ماشاء الله تبارك الله صوتك حلو ❤
@user-qz6ic3uo3z
@user-qz6ic3uo3z Год назад
Xagee laga lasoo xariira codka ubax😢❤
@IQraU185
@IQraU185 Год назад
My favourite podcast ❣️
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri Год назад
Ma garanayo sababta kulmisay dhammaadka sheekada, dhammaadka habeenkayga, dhammaadka jacaylka Wacan iyo heeska niyaddayda furfurka kusoo gaaraya ee, "Waa nabad warkaygani Iyo nooli kulantee Kumaan nicin Kumana nicin Naxlina kulama aan rabo!"
@princessaynaartan804
@princessaynaartan804 Год назад
Ninka kuu saran madiga wll
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri Год назад
​@@princessaynaartan804 Haa, walaal.
@mandeq123
@mandeq123 Год назад
Abwan ma ku dhaha neo❤ aad ban uga helay ereyada ad ku sharxday darenkaga
@zihaamzhiike
@zihaamzhiike Год назад
Welcome bacK🥰♥️
@abdirahimadamisack1483
@abdirahimadamisack1483 Год назад
Wll cade noo soo badi mida kale waad soo daahisaa parts Ka ee waqti noogu samee mahadsanid
@sameerkhadar-zs6bv
@sameerkhadar-zs6bv Год назад
Masha allah
@sagalkayse8576
@sagalkayse8576 Год назад
True love ❤ 😍
@ahmednor-oi6wi
@ahmednor-oi6wi Год назад
Inuu soo badii walal qeybta 12naad
@niciimaabdirahman8501
@niciimaabdirahman8501 Год назад
emotional story 😢
@phartunbintuahmett8291
@phartunbintuahmett8291 Год назад
Welcome back Golden voice 🎉
@FahiimahajifihiimafahmoF-no5qm
Masha Allah
@hudayoussuf8811
@hudayoussuf8811 3 месяца назад
Ma sha allah. What a geat storyteller you are❤
@sawaraanuush-tb8kv
@sawaraanuush-tb8kv Год назад
Amazing 😢 shekadan Waan Ka heley
@munamahamud6211
@munamahamud6211 Год назад
wacan magacaba i dilay masha allah
@kowthermuhudiin8830
@kowthermuhudiin8830 Год назад
Mudo kadib taxanaha waa leyga gursatay walso dayay wan u xisnay❤
@omarsamatarhussien623
@omarsamatarhussien623 Год назад
Wll barnaamijka ino so badi ado mhdsn
@abdirahmanomarugas2003
@abdirahmanomarugas2003 Год назад
waxan sugayay wakhti FINALY🥰
@d.mohres5293
@d.mohres5293 Год назад
ustaad xagee kaala soo xiriiraa qiso rabaa inaa kula wadaago
@yaamahassum5434
@yaamahassum5434 Год назад
i feel a peace markaan shekadaada dhagaysto hno ✨😇
@adnoarab6245
@adnoarab6245 Год назад
Dareen dhab ah Hduu Ahaan lhaa wuuka mug iyo miisan cuslaan lhaa waxwlba mnta Dunida yaal Reallity 😢Inana nima qaaday gabdha wllkyna allah Haka masxo xanuusteeda 😢
@caaishapea9784
@caaishapea9784 Год назад
Nozooo badi🥺❤️
@nimcoibraahim7640
@nimcoibraahim7640 Год назад
walal noo soo baddi insha'allah
@miskiabdisalaam9330
@miskiabdisalaam9330 Год назад
omg 🙏🏻🙏🏻we come back 😮
@hamdamed1241
@hamdamed1241 Год назад
Wll soo badi waa Layla guursaday
@zakirboss143
@zakirboss143 Год назад
Oh My God, feeling story
@ahmedarab6339
@ahmedarab6339 Год назад
My fav broadcast 👑
@roodajama1174
@roodajama1174 Год назад
I’m first today ❤❤
@Mahdaapdirsak37
@Mahdaapdirsak37 Год назад
Welcome back
@imc9270
@imc9270 Год назад
Cod dahable❤
@Jcyleyyy
@Jcyleyyy Год назад
Fav🙈
@barwaaqo12barwaaqo90
@barwaaqo12barwaaqo90 Год назад
Jcylku uma baahna dhaga adayg ♡♡♡
@Mohamedahmadleabdi109
@Mohamedahmadleabdi109 Год назад
Prof Ismaciil Noo soo Badi waan UxiisNee
@kingkhadar3469
@kingkhadar3469 Год назад
Please lets get daily stories 🙏
@Abdiwadud_izmail
@Abdiwadud_izmail Год назад
ismaacilaw qiso ayaan hayaaaa xageeen kaala soo xiriiira
@Somaliland_1
@Somaliland_1 Год назад
Soo dhawaadda inta wanaag jecel qalbiga dumarkeen gobtaan hala dhawro.
@afiifa22daud7
@afiifa22daud7 Год назад
Abwe soobadi taxana haan kuli waan dhameestay 🙏🏻❤️
@marijcaday106
@marijcaday106 Год назад
🥺Codkaaga 💕😭
@Unique_girl77
@Unique_girl77 Год назад
Codka ubax plz barnamijkan soo badi pls🥺
@xamda5485
@xamda5485 Год назад
War niyahow wadnagala soo ragta barnamij yadan ee indr nagala soo dhashso 🙏
@Cazmi.Cudoon
@Cazmi.Cudoon Год назад
Ayy taxanahaan waaleyga guursaday wlhi aadban ula dhacay🥺🥰
@engabdirahamanomar6565
@engabdirahamanomar6565 Год назад
kadib qisadan oo xaley(04/03/23) ka dhageysty Podcast, ka waxa igu so dhacdey heesu qaado Saalax Carab ee aheyd: Wacantaan jeclaa ❤ wacadkii hadey 🤝 sidan ugu wal walo 😟 ila wadi laheeyd ✨ waran igu socdey 🎯 iga weecin lahyd 😭
@machealhamton8218
@machealhamton8218 Год назад
Awlaad jcyl mala odhan jiray 😂
@kivaahahuseyn2713
@kivaahahuseyn2713 Год назад
Wlllhi anba way igu soo dhacdey
@zuhuurkhadar9854
@zuhuurkhadar9854 Год назад
Wan u xiisnay barnamijka waa layga guursaday 😢
@abdinasirosman3737
@abdinasirosman3737 Год назад
I'm first....
@hoodomaxamuud1974
@hoodomaxamuud1974 Год назад
Barmaamujakan wa jecelahay walal qaybta kale hore nogu soo daa
@Aishabella-xs4pt
@Aishabella-xs4pt Год назад
Wacan waa xalqad si gaara ii taabatay😓
@samatar4444
@samatar4444 Год назад
Caawa ayay ugu darantahay 💔
@ahmedhassan-kt4ir
@ahmedhassan-kt4ir Год назад
Hudheelkaas djabouti inbadan ayaan casho u tagay oo ka cuney waxaan fadhiisan jiray qeybta dusha sare sanadkuna wuxuu ahaa muddo dheer ka hor waanan rajeynayaa inuu furanyahay ilaa hada, jaceylkaygii aanu calafku isku kaaya simin waanu wada tagi jirnay inbadan xasuus ayaan galayba ❤
@aishahashi7165
@aishahashi7165 6 месяцев назад
Omg 😮❤
@dahirhayaan1138
@dahirhayaan1138 Год назад
Sheekadan falaqaynteeda waa waajib inaad soo diyaariso sxp 😭🥲
Далее
CODKA UBAX: Waa Layga Guursaday 12
37:02
Просмотров 82 тыс.
Digtoorkii Bajaajta
12:44
Просмотров 34 тыс.
Xikmadaha Dostoevsky | Murtiyo maangal ah.
13:53
Просмотров 130 тыс.
Dhal Wadaad La Moodyey
16:31
Просмотров 30 тыс.
Ismaaciil Ubax - Shaah iyo Shaxan Ep1
1:13:24
Просмотров 2,6 тыс.
CODKA UBAX: Dhuusamareeb
44:27
Просмотров 11 тыс.
waa aniga oo sheekaynaya
1:00:36
Просмотров 31 тыс.
CODKA UBAX: Foosiya Rindai
23:05
Просмотров 22 тыс.
CODKA UBAX: Dimuqraadiyaynta Tacliinta
26:34
Просмотров 11 тыс.
Cisbitaalka Jacaylka
23:46
Просмотров 37 тыс.