Тёмный

CODKA UBAX: Waa Layga Guursaday 13 

Codka Ubax Podcast
Подписаться 120 тыс.
Просмотров 48 тыс.
50% 1

Waa taxanihii "Waa Layga Guursaday", qaybtii 13-aad. Dhegaysi wacan!

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 253   
@GuutoH
@GuutoH 9 месяцев назад
Horta ma anuunba raga aduunka ku nool dumarka ugu naxariiista sidii hoyaday iyo hablahayaga Waar xayawaankaa wlhi waan toogan lahaa nijaaska ah Dumarka inta wanaagsan xumaan uma qalmaan walaaahi ❤
@0_cupkissest
@0_cupkissest 9 месяцев назад
Aboowe inoo soo badi waa layga guursaday mar kaa arkay Farxad is qaaday ❤
@barrekhaliil6149
@barrekhaliil6149 7 месяцев назад
Alle hakusoo celiyo
@NajahBashiir
@NajahBashiir 9 месяцев назад
In badan baa sugayey codkaaga dahabigaa iyo barnaajimkanba❤🥰👍
@najahhasan8146
@najahhasan8146 9 месяцев назад
Alla maxan uxisey mahadsnid codk ubax ❤🙏🙏
@dhawrsaninaawke5690
@dhawrsaninaawke5690 9 месяцев назад
Axxx axx xumaa naagtu 😢oo xaasid sanaa 😢 alle farxad waarta ha siiyo walasheen 😢
@cudoon5421
@cudoon5421 9 месяцев назад
Xanuunbadana shekadano kale sheeko iyo shahid midna kuma arag ala qalbi jabwaynaa😭😭😭alle gabadhas muslimadaa qalbiga uqabooji 😭😭😭😭💔
@zubeirkassim8660
@zubeirkassim8660 7 месяцев назад
Qiso dhab ah oo ani igu dhacdey ayaan kuu hayaa zhp xagee kaala soo xidhiidhaa
@nucaymabintujaamac5223
@nucaymabintujaamac5223 9 месяцев назад
Laaxawla walaa quwata ilaa billah😢😢 alle hawga aaro labada qumay miskiinada badel khayr qaba inshallh اللهم أجرني في مصيبتي واخلف لي خيرا منها😢😢💔
@khaludizuldaan6893
@khaludizuldaan6893 9 месяцев назад
Inaderteed iyo ninka keeba xun
@nucaymabintujaamac5223
@nucaymabintujaamac5223 9 месяцев назад
@@khaludizuldaan6893 2 baduba way xun yihiin
@nuuramaxamedgahayr4309
@nuuramaxamedgahayr4309 9 месяцев назад
​@@khaludizuldaan6893 Inaadeerteeed😢 iyo ninkaba😢
@najahwarfaa2946
@najahwarfaa2946 9 месяцев назад
Subxanallah 😢illahaw umadada inta la dulmiyay u gargaar
@ayaanitasaleeban3843
@ayaanitasaleeban3843 9 месяцев назад
Alla maxan uxisey mahadsanid codka ubax❤
@ayanahmed9093
@ayanahmed9093 9 месяцев назад
Wlhi habeen horaan ka baadhayay in lasoo galiyay qaybta 13 aad❤
@amalahmed3084
@amalahmed3084 9 месяцев назад
So painful💔 Xalqadaha waa leyga guursaday tii ugu xanunka badnayd waye wllhi😓
@HanaBarre
@HanaBarre 2 месяца назад
Ismacilow Ann adiga layga kaa guursaday way codkaaga❤❤😂😂😂😂😂 wa kaftama barakoba wll
@ayanahmed8433
@ayanahmed8433 9 месяцев назад
Xalay lee niyada ku hayay anigo dhageysanaya qeybihii hore wan idin hilownay 😢😢 welcome back 😊 Sad 😢 story 😢 gabdha yar maxey sida uga galeen i hope iney malin kawada shalayi donan wxey sameyen dadkasi ilaahey waa arkaa ayada iyo ayagaba
@Wardaapdi
@Wardaapdi 9 месяцев назад
How ani Miya the first one 😂❤❤❤
@raxmafaysal5336
@raxmafaysal5336 9 месяцев назад
Ilaahow haday cawa cidi iga hor aragtay nio nasiib badnaaye. Malin walba xalqada so gasha wa layga sheegayn jirey.😢😂
@xikmatzoor.486
@xikmatzoor.486 9 месяцев назад
Izmaaciilow waad la raagtay zxpe zoo badideeH. 💯👋🏻
@asmayusuf5167
@asmayusuf5167 9 месяцев назад
Caawa farxad darteed inan seexan waayan ka baqayaa lkn waad nagu soo yaraysay mudada 😂❤
@raaqiyamohamedgeele3321
@raaqiyamohamedgeele3321 9 месяцев назад
Meelan Ku Dhagasto Ayan ila Hada U Badhaya❤😂😂
@Unique_girl77
@Unique_girl77 9 месяцев назад
Ilaa saaka quraacda ayaan la sugayay imikan ku dul quracnaya😂😂
@Hamda888
@Hamda888 9 месяцев назад
Qadada ayan ku dul karinaya😅
@istahilismail7058
@istahilismail7058 9 месяцев назад
anaa wan radiinayaayba qayb kale😂😂
@ikram_moHameD123
@ikram_moHameD123 9 месяцев назад
@@istahilismail7058😂😂😂
@canabnuuriidowcanabnuuriidow
@canabnuuriidowcanabnuuriidow 7 месяцев назад
Kkkk kula mid bn ahy mrkan dhageysanaayo wan la dhuntaa😂
@fadximario7661
@fadximario7661 9 месяцев назад
Muqalkan waxan dawanaya 5:34 subaxnimo sidi xalayna wan u so jeday walahi bilahi wan ilmeyay nocas o midhanba magaca raga nala wadagaya 😢😢😢😢
@ifka1414
@ifka1414 9 месяцев назад
Mxa I dhafarte
@asmamohet7835
@asmamohet7835 9 месяцев назад
Dumarku iyagunba isku cadawa imika nin nolosheeda ma baabine inderted ayaa nolosheda ku ciyartey wll ilhy qalpiga wu ku qabojiye wiilashaadana nabad ha isku kin tuso incha allah xnun weynaa😩🥹😩♥️🤲
@Abdilahimahdi5555
@Abdilahimahdi5555 9 месяцев назад
Download ban dhahay waa inoo markan sii seexanaayo inshalaha 😂
@filsanabdi7002
@filsanabdi7002 9 месяцев назад
Maxaa isku mid naga dhigay walaalo😅
@asioaxmed875
@asioaxmed875 9 месяцев назад
😭😭😭😭😭😭😭😭 Xanuun badanaaa 😭😭😭😭😭😭😭😭 Ilaahaw qalbiga u qabooji badal khyar qabana sii🤲🤲🤲🤲
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk 8 месяцев назад
Aamiin aamiin wll anaaba ka naxy inantaa wlhy hablahaa waan dhowraaa waan jecalhy
@fatimaibrahim3590
@fatimaibrahim3590 9 месяцев назад
Ilaahay hala kulansiiyo wiilasheeda oo waliba halamideeyo inta noloshooda kadhiman wallahi qalbiga ayay itaabatay qisadan 😢
@najahhasan3134
@najahhasan3134 8 месяцев назад
qisadu xanuun badanaa xaalada ay dhacysaana xumaa💔😭
@reedaboriyaaq123
@reedaboriyaaq123 9 месяцев назад
mala run mahe 😢😢😢ma qof bili'aadana ku dhacdaa. calaamo allah haydika ifi. waad ka guulaysan insha allah qof ka masir badan mala aduunka majiro😢😢😢😢😢
@mohamettenjoa4979
@mohamettenjoa4979 9 месяцев назад
Xanuun waye 😢 Ale haku tuso wiilashaada 😢Nolosha waa rafaad badan waana xanuun 😢 marka ale hakaa bixiyo xanuunkaa 🤲🥵😰❤
@abrahamomar_m_7_7_7
@abrahamomar_m_7_7_7 9 месяцев назад
Ismaacil barmaajika waa la daahdaye naga daa keep going mida kale sup
@baxsanfaisal3129
@baxsanfaisal3129 9 месяцев назад
Qalbi jab waynaa! Alle ayaan u weydiinayaa hooyadaas baddel khayr qaba, isagana Alle kuguma dhaafo wixii aad geysatay ayaan leeyahay.
@abdirahmanabdiwahid4885
@abdirahmanabdiwahid4885 9 месяцев назад
Barnaamij aan aad u xiiseyo Ayaantan waad nagala raagten
@Asad-hagio-team27fun
@Asad-hagio-team27fun 8 месяцев назад
😢😢😢I wish inay Mamada ilmaheeeda lamidowdo mar labaaaaaaaad …..😢😢 sad story waaaye ragoooow dumarka aaan ilaaaalino waaaa iga waaaano
@raaliyaamohmout7945
@raaliyaamohmout7945 9 месяцев назад
Ya iga horeeya talow😢😂😂❤
@Horiyaho2
@Horiyaho2 9 месяцев назад
Jawigan ban sugayayy ina kudhagaysto ilaa viidki😭♥️
@zuhayliinasaed4940
@zuhayliinasaed4940 9 месяцев назад
Yaa uxisay sidayda waa laiga gursaday❤
@suhaybsoomali4848
@suhaybsoomali4848 8 месяцев назад
Taxanahan soo badi Barnaamijka qudhee ee aan sugo weeyan
@munakiin515
@munakiin515 8 месяцев назад
Ilaahey hooyada haw gargaaro ubadkeedana hala mideeyo😢😢😢
@hooyomacan6782
@hooyomacan6782 9 месяцев назад
Sorry walalo illaahay hakuu hiiliyo kaliya waxad kaga aarsan kartaa labadaas wasakh adoo rabbi salatulaylka kubarya hubaal maalin uun waad guulaysan doonta keep going strong women sistereey 💪 💪 ♥️👸
@sucaadjamaal3823
@sucaadjamaal3823 9 месяцев назад
Maasha allah Waa barnamuj xisihisa wata
@azuumalapo3694
@azuumalapo3694 8 месяцев назад
Qofkii hooyo ah umpa dareemi karaa abaayo adi iyo ubadkaga ilaahay ha iskuun so celiyo 😭🤲🏼
@NASIIPKI__OO__QOVA
@NASIIPKI__OO__QOVA 8 месяцев назад
Xaaladaan oo kle Haplaha waxaa garap istaaga innTa walaalaheed qaasatan kuwa ragga ahi. Apaalkga janno Allaha kaaaga dhigo wll mcn
@IkLas_
@IkLas_ 9 месяцев назад
Finally sheekoyinkaga wn sugayay mudo bdan lkn for a week mad soo galin karta😊
@HapoonhazanShukri
@HapoonhazanShukri 5 месяцев назад
wll waxan Ahay qof hal Abuurle jecelna inay soo ban dhigto hibadeeda kuna soo bandhigto codka ubax❤
@ayanahmed9093
@ayanahmed9093 9 месяцев назад
Aad bn ugu xumahay waxa ku dhacay inantaas 😢
@Walal-MokhtaR
@Walal-MokhtaR 9 месяцев назад
ismailow zhp soo badih fadlan❤
@user-vf6fd6ud4s
@user-vf6fd6ud4s 9 месяцев назад
Oh waan sii seexanaya imika jawi iyo wakhti baan u raadsanayaa .
@khadijoharo7195
@khadijoharo7195 8 месяцев назад
Golden voice ❤
@SakariyeYuusuf-sv2kl
@SakariyeYuusuf-sv2kl 9 месяцев назад
Sheekadan been bay iila eegtahay sababtoo ah gabadh aad ilma adeer tihiin ood halguri kuwada nooshihiin oo aad adiguba u dookhday suudhkii seygeeda sawirkiisa miyaanay arkin haday aragtayna miyayna garanayn ninkeeda dadka markaad ka soo qaadayso sheekooyinka iska su'aal oo sheekada iska hubi inay run tahay😊
@aishahashi7165
@aishahashi7165 8 месяцев назад
Waa waqti hore sheekooyinkaan
@maidomohmed7828
@maidomohmed7828 9 месяцев назад
Airdropskygi ba iga xumaday manta ayan so gadnaya cawa mrkay xili dnbe tahay ban dhagaysananya wn jeclhy barnamijka wa layga gursaday noso badi wllo ❤
@user-uw5ux5oc6p
@user-uw5ux5oc6p 8 месяцев назад
Wllo noo sobadi
@user-fb1sm1hw6x
@user-fb1sm1hw6x 9 месяцев назад
Wllhi haddada an ku so qorayayo qoralkan xaldayda Maa sheegikaro maxa yeley hooyo somaliyed Oo nig somaliyed sas ugahay nolosha maxa ka amiinnaysa marka gabdhoho horay ay uguur sadan marxadal kala dowan ayeey lakulmaysa marka waxan hablaah soomaliyed eynan ku kalsonanin nin somaliyed say jiran rag fican an arken Insha Allah wan rajennaya inna arku ninman fiican ax 🥹🥹💔💔
@NaimaHashi-fo9mf
@NaimaHashi-fo9mf 6 месяцев назад
Qiso wlhi qlpigeyga aad u tabty alle ha kula kulmiyo wll carurtada hooyo unbaad dareemi karto xanunkaagaa🤲😥markaan qisadaa dawadey 2024 March 12 bil ramdaan
@cudoon5421
@cudoon5421 9 месяцев назад
Yutubkaga gaadhban ka ahay san uradinayo barnamij cub inad sodaysay man ee wlaal cajiska iskasaar ugu yaraan bal wiigi 3barnamij nosodaa wakusidee ismaciil fadhiga kakac
@habiibamohamed6191
@habiibamohamed6191 8 месяцев назад
Ax wlhi wan ilmeyay maxa dad misakina dulman illahay hoyadaas wilasheedi hala mideeyo nabad haysku tuso wxanse la yabanahay nagta waxas sameysay wxa ku dhici dona koley nabsigu malin uun bu imaniye illahow badal khyr bdn iyo farxad ku arzaaq gabadhaas ya Allah😢😢😢😢😢
@amiiramohamed4719
@amiiramohamed4719 9 месяцев назад
Alle cadalaad haku siiyo nolol wacan wad heli inshlha
@almamohaabdullahi1978
@almamohaabdullahi1978 9 месяцев назад
Inta sheeko aan fiirsaday waa midii ugu murug bdneed😢😢😭 Dunida nacas sanaa😢
@hamdajama6476
@hamdajama6476 8 месяцев назад
Q0f Emotional ah baan ahay Runtii qis00yinka qaark00d way iga ilmaysiiyaan lkn sheekada gabadhani Waxay igu noqotay mid Anan ilaawi doonin waligey aduunyada dadka j00gaa aamin maleh q0fka kugu dh0w sida gabadhan ku dhacday ayaa n0q0 kara mid khiyaamadiisa iy0 dhaawacisu uu nolosha kaa rido💔
@rahmaabdiessa4275
@rahmaabdiessa4275 9 месяцев назад
waxaan isku hayaa hada ma dhagaysataa iyo mar aad socoto ma u dhigataa😂😭
@feisalqayz8281
@feisalqayz8281 9 месяцев назад
Sheekadan weey iga dagi ladahay runti bal intan iiga jilciya fadlan 🥺🥺 sidee intaas gabadhan loxumayn karaa ciladeda
@firdowsanouh3473
@firdowsanouh3473 5 месяцев назад
Mad soo galisiid wan U xiisayy welahi 😢😢😢😢😢😢
@najmanaani4540
@najmanaani4540 9 месяцев назад
Codkaga marku kaga yahay sheekadu way mcntahaybaa🥺❤🤭
@samihasaid4271
@samihasaid4271 9 месяцев назад
Barnaamijka horaantii aan arkayay in lasoo dhigay aad baan u faraxsanaaa balse maxaa ka danbeeyay 😭
@user-ih4ui5uc5n
@user-ih4ui5uc5n 7 месяцев назад
😢wn murugsan plse wxn daremay dad iga drn jiran dhibka kiisa ugu xun dusha sarty😢hdan dhoolcdeynyn
@samihasaid4271
@samihasaid4271 9 месяцев назад
Welcome back barnaajmijkeygii thanks ismail cod malabow 🥺🫶
@hafzahupi3824
@hafzahupi3824 9 месяцев назад
Waa sheekadii ugu xumayd oo igu murugts badnyd oo aan arki😢😢
@degane-gz7me
@degane-gz7me 9 месяцев назад
Ismaaciilow qisadaydana waan kula soo wadaagayaa.
@mataanciided2731
@mataanciided2731 9 месяцев назад
Ustaad barnaamijkam maad asbuucle ka dhigtid
@user-zi3gg6yr8n
@user-zi3gg6yr8n 9 месяцев назад
Welcome back 🎉
@Naciimanuura6060
@Naciimanuura6060 9 месяцев назад
Waa sheekadii ugu muruga badnayd waa layga guursaday😢😢😢
@xaatifpoi748
@xaatifpoi748 9 месяцев назад
Waa layga guursaday parti gii ugu xanunka badnaay aad baan uga xumahay runtii hooyadana waxan leyahay qalpiga allaha ku qaboojiyo waxan kloo rajeyha in ilmahaagi matanaha ahaa aaay kuso go aaan 😢
@DrsLeila
@DrsLeila 9 месяцев назад
Finallyyyyy😭💔
@habiibamohamed6191
@habiibamohamed6191 8 месяцев назад
Wll ubaxow noso badi barnamijkan wan ka helaaye❤
@axlaamaxlaamxuseen5592
@axlaamaxlaamxuseen5592 8 месяцев назад
Miskiin iyadoo yar bay wxs oo dhib ah marty bal ninkaas iyo naagtaa doqonta ah mxy cuqubo gurteen 😢😢
@zakirboss143
@zakirboss143 9 месяцев назад
Dadku Barnaamujyadan maxay aadka ugu xiiseeyaan belawgii anuun baa is moodi jiray ..... Talow ma talo qaadashay u daawadaan mise wax kala jirah 🤔😘
@mohamuudyousud
@mohamuudyousud 9 месяцев назад
Wlhy cawa farxad waan rumaysan kari wayay in qaybtii 13 aad soo dhiigtay😂❤ Part 14 baan ka sugayaa😮❤
@geenyadacaad2456
@geenyadacaad2456 8 месяцев назад
Arxaan laa ah oo imaan laa ah waligay waxaan maqlaay mahaan waxan meshaa maan daadku noleen xayaawan miyaa ku nolaa wax xitaa damiir yaar lee 😢 walaley ilmahaaga allaah wax wanagsan ka dheefsiiyo axmaaqadaas iyo axmaaqasna allah so qaabto😭😭😭😭😭💔❤️‍🩹
@xamdatania729
@xamdatania729 6 месяцев назад
Shekaydayda raba inan so gudbiyo 😢😭
@ilhaanalimohamed7322
@ilhaanalimohamed7322 9 месяцев назад
Best barnamij❤
@muhiyadinabdisamad6908
@muhiyadinabdisamad6908 8 месяцев назад
SI kasto aad is Leedahaye culayse baa ku haysta cid Kaa culayse badan uun baa jirta oo xaladaad ku jirto aad alhamdulilah odhanayso
@NadiiraAbdulaahi
@NadiiraAbdulaahi 5 месяцев назад
Noloshu waa iska noocaas rabi ayaa kaga jarayaaa waana uu ku dulmiyey😢
@Zehaa007
@Zehaa007 9 месяцев назад
Subxanallah 😮😮😮😢😢😢 ninku maanu islam aheyn naxaris daranaa
@iztahilmoh253
@iztahilmoh253 8 месяцев назад
Dulmigaa gabadhaa la dulmiyey ninka iyo naagta dulmiyeyba wuu kasoo baxaya بإذن لله maalinan fogeyn
@zaffasheikhdoon4289
@zaffasheikhdoon4289 6 месяцев назад
Ninkii gabadh miskiina dhiba Allah dhibo😢
@deeqacumar9657
@deeqacumar9657 9 месяцев назад
😢 No word, it So so sad the story😢
@sihaamsiyaad8264
@sihaamsiyaad8264 9 месяцев назад
Wa run wad la dahdayy ismacil❤🎉
@awaledm4460
@awaledm4460 9 месяцев назад
Wan ku farxa marku so galo barnamijka hadana wllhi wan markan xasuuusto ino maqnaaanyo 6bilod
@user-zh5xf7fk2m
@user-zh5xf7fk2m 8 месяцев назад
Wxy ciqaab aduun xanuunka intaa le eg magaran karo waxaan kuqiyaaso ilhy hoyadaa da yar ee miskiinta ah hau gargaaro rabi ayaa wax xisaabiya ayadana maalin uun bay teeda noqon dacwada dulmanayaasha ilhy wuu aqbalaa daahna kama xigo xagiisa
@emiliaaden
@emiliaaden 9 месяцев назад
Finally ❤😭
@samihasaid4271
@samihasaid4271 9 месяцев назад
Alla caawa saa u farxay lee 🥺
@HooshHppi-gw8wt
@HooshHppi-gw8wt 9 месяцев назад
Waan u xiisnay barnamjkan aad bu u soragay😥❤
@user-jg4mv8qx1w
@user-jg4mv8qx1w 9 месяцев назад
Alla! Maxaan U xiisey mahadsanid walaal
@user-kd7rz9dt8i
@user-kd7rz9dt8i 9 месяцев назад
Wad la argty lkn 😂❤
@Burco_bila
@Burco_bila 9 месяцев назад
Barnaamijkan sidan ugu xiisay wlhi pageka wan egi jiry kuwi hore xtaa wakuso ceshty halkaa nogasi wad 😭😭😂
@ayanmoallin4848
@ayanmoallin4848 7 месяцев назад
My heart💔🥺. Wlhi this is soo sad ilahay hakabo
@Aamina970
@Aamina970 9 месяцев назад
Subxanalllah qalbi xanuuun weynaaaa 😢
@mariammohamed3606
@mariammohamed3606 6 месяцев назад
Qeyb kale inoo so galiya plz 🙏
@fadumomohamed6070
@fadumomohamed6070 8 месяцев назад
Inanta dad xun baa helay waa kaxumahay ilaahy hau booga dhayo😢
@Hibajamaa1122
@Hibajamaa1122 9 месяцев назад
Nagaaha iyaga ayaa cadow isku ah wlhy😢😢😢😢
@abdullahiabdirashid3479
@abdullahiabdirashid3479 9 месяцев назад
Inta aan codka ubah ka daawanayay you tupe ka aana ka dhagaysanayay podcast ka barnaamijka waa lagya guursaday hadana Maray qeybta 13 aad Waa qeyb ta kaliyah ee iigu saamenta badneyd
@user-nt3np1rw9s
@user-nt3np1rw9s 9 месяцев назад
Sorry 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@sacdiaabdalla8643
@sacdiaabdalla8643 9 месяцев назад
Subxanallh allow hana imtixaamin sad 😢😢wlhy
Далее
CODKA UBAX: Waa Layga Guursaday 11
27:54
Просмотров 97 тыс.
Ismaaciil Ubax - Shaah iyo Shaxan Ep1
1:13:24
Просмотров 3 тыс.
Tufaaxii Aan Tirsaday
22:46
Просмотров 56 тыс.
CODKA UBAX - Waa Layga Guursaday 10
25:14
Просмотров 105 тыс.