Тёмный

Cumar Dhuule Heestii Qadar Dhacay Canaan Maleh Lyrics 2020 

Samiir Studio
Подписаться 26 тыс.
Просмотров 1,2 млн
50% 1

Опубликовано:

 

16 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 189   
@samiirstudio1872
@samiirstudio1872 4 года назад
FEEL FREE TO SUBSCRIBE #THANKZ
@hassanali1938
@hassanali1938 4 года назад
Aawwd3$@!@@!@!!!!@@@@@@@##'esc
@enaazetubeofficial8089
@enaazetubeofficial8089 3 года назад
Pppp
@enaazetubeofficial8089
@enaazetubeofficial8089 3 года назад
P
@IslamBrown-tl5kz
@IslamBrown-tl5kz 9 месяцев назад
@DalmarCaadle
@DalmarCaadle 26 дней назад
Pp😮😮😮😮😮😮😮​@@enaazetubeofficial8089
@ciltireayanle2651
@ciltireayanle2651 9 месяцев назад
Jacelkeyga aan dugsi sare iyo mid dhexe ba isla bognay aad na aan u jecelaa balse calafkeyga noqon weyday ayaan kusoo xasuustay 😢 alle ha u naxaristo af fanaan cumar dhuule
@RiyaaqcaLi
@RiyaaqcaLi Год назад
Ayyyy Hees iyo badh😢❤labada isu qalantana qaar kala dilaayoo isu qoonsadaa jira😢qofbaad jeclaan qaar uun baa ku oran iskaga har kuma jecla😢Ana wxaan daartaa heestiii hdaan dhayal kaga tagaayo dhibaato uma mareen😢Love you Geesigaan Jeclaayooow🥺Ⓜ️❤
@MiskimuhamadDaahir
@MiskimuhamadDaahir 4 месяца назад
Hahaha❤❤😢😢
@karamoige5268
@karamoige5268 2 месяца назад
What a amazing song.!😮 Legend Abdi Tahliil warsame AHUN. Still listining 01/07/2024 monday Last day of Junior Class Hello Senior.!
@aadanmahad2989
@aadanmahad2989 2 года назад
AUN Cumar dhuule is the best singer of somali Ever 😪 I Hoped like cumar
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 3 года назад
Legend al fanaan cumar dhuule cali ilaahay ha unaxariisto janatal fardawsana haka waraabiyo aamiin
@husseinhash
@husseinhash 10 месяцев назад
Aamiin
@HaaruunHassan91
@HaaruunHassan91 5 месяцев назад
Amiin amiin amiin yarabi ❤❤❤
@maxamed_deeqofficial1479
@maxamed_deeqofficial1479 4 года назад
Axyaaa hees macaan xusuus wlh mar aan iskuul dhiganayay 2009 ayaan gabar aan jeclaa u qorey heestaan allow kuu naxariiso cumar dhulle cali
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 года назад
aamiin
@Asmamaygag
@Asmamaygag 6 месяцев назад
Qadar dhacay canan maleh labada isu🎉 qalantana qaar🥺 kala dilayo isu qoirsada jira❤
@CaraaleSiciidMaxamed
@CaraaleSiciidMaxamed 6 месяцев назад
Qadar dhacay
@jamiilanuur2007
@jamiilanuur2007 3 года назад
Qadar dhacay canaan maleh qaladna waa la sixi jiray Labada isu qalantana qaar kala dilaayoo isu qoonsada jira waa run Allow sahal amuraha
@hassanmataan4605
@hassanmataan4605 Год назад
Cawa ooy tahy 29.12.2022 haben khamis ayaan ku daawanaya magaalada madaxda jibuti Walahi waa hees dareen leh Ilahy hakuu naxariistoo al fanan omar dhule ali abaha qaraamiga oon aad uu jecelahay hesahiisa
@Abdullahidhaqane
@Abdullahidhaqane 3 года назад
4/4/2021 Hadaad dhageesanayso heestan ha ila dhafina like tada 👇
@user-jx9rm1ec7l
@user-jx9rm1ec7l Год назад
Calaf lagama quustee qaban qabadan waday qormadi an dagi laheyn ayaan weli qorsheeyaa❤ Cumar dhuule allow ku naxariiso
@ashaibrahim8215
@ashaibrahim8215 2 года назад
Allaha u naxariisto jana fardowsa allaha ka warabiyo kitabkisa gacanta midig allaha ka siiyo qabriga allaha u wasaciyo amin ya Rabbi
@yasmiina4013
@yasmiina4013 2 года назад
Sidokale
@djprince5904
@djprince5904 2 года назад
Allow unaxriiso
@hoygajanada
@hoygajanada Год назад
aamiin
@mssistaahil6281
@mssistaahil6281 Год назад
Heestan wxn ku xasuusta anigo saraf ah ba ino dare wiil gariga inala sarna bosaaso kaso wada baxne wxna u socne galkacyo intii an dhaxda so sone dhowr jer dhageste cod mcna wu laha hesta la jiibinaye bowe mel kasta jogto faraxd iyo naxaris allh ku siyo😍👍
@mohangostoso5692
@mohangostoso5692 Год назад
Gbr an jeclaa 14 years lkin calafkayga noqonin kusoo xasuustaa heestan 😥😭
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 Год назад
Hada majeceahahy mase waa ilaawday
@SabrinAhmedjamac
@SabrinAhmedjamac 6 месяцев назад
@@marisacillahi1537 su’aal da’ wayn weeye😊
@abukarmaxamed3369
@abukarmaxamed3369 3 года назад
Legend cumar dhuule allah unaxaristo
@zayidali8789
@zayidali8789 2 года назад
Maalinkastoon Fadhiisto Waan Dhagaystaa Heestan Only legend ifahmaayo 😂😂
@o__a4036
@o__a4036 2 года назад
Kkkk Wadaqaysaa🤣
@fadxiapdilahi524
@fadxiapdilahi524 2 года назад
Zhp cawoon fadhiyo ayn kula dhagysnayaa ax yaa Hees 😊😊
@faadumoboore3504
@faadumoboore3504 Год назад
Aniguba imika marqamaya wllhi 😂
@CasaaleAhmad
@CasaaleAhmad 11 месяцев назад
Madaxa markaa furati maaho
@alcowdafarah307
@alcowdafarah307 Год назад
Cumar dhuule Ali Allah ha kuu naxariisto🤲
@monamhssan7217
@monamhssan7217 3 года назад
Qadar dhacay canan maleh qaldna wala sixi jiray Labaday isu qlntana qaarkala dilayo isku qonsda jira Calaf lagama quste qabanqbdan waday qormadi aa dagi laheyn ayan wali qorsheya Wadnaha dhiga qadiyo qlbiga kutabaye Qeyrkeyd uroney qiimaha aad ledahy wainan qorsheya qodobqodob ushegaaa Qotonka iyo jogiyo qalabka iyo hesaha qunyarka socodka lafyaha markad lugaha qadiyo,waxyahaga waxyahaga kala qoran Dhaxdad qalanjada modiyo qoortiyo cabadyaha Suniyasha qalinkaleh timaha dhabarka qariyiyo Qosooooooolkiyo jelecada Wxaaaaaaan kugu qiyasa ama kugu qadariya Hablihi qoreyshii qoomkii fardowseeeed Qofki qofkii adi ku eegiyo Indhihiiiiiiiiii ku qaayibay Wabay ku qashuucan X2
@TreekMiiktz
@TreekMiiktz Год назад
❤😢 Jacel xanuun waaye. Walahi
@jaamacqaasali8042
@jaamacqaasali8042 2 года назад
Calaf lagamaquustee qabanqaabadan waday qormadii aan degilayn ayaan weli qorsheeyaa waaaw
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Год назад
Iyaaaaaaaa fariiidad wax taqaaano absuttly lakiin wayleedahay seee waa kala aqaanaa xasad iyo cadaw ah iyo waxi sun ah iyo khayr ah noloshayda.Neverever bloked
@abbeisse1040
@abbeisse1040 2 года назад
WALLLAHI ninkkaan maskaaxdisii wan ka jaabay ilaahay u naxaristo
@salmanurali8641
@salmanurali8641 6 месяцев назад
2024 team😂
@AsmaYussuf-pv8bw
@AsmaYussuf-pv8bw 4 месяца назад
Hi 😂
@khadiijohassan4822
@khadiijohassan4822 2 года назад
Cumar dhule hesihisa hada dhagaysto jeceyl Aan ihenba igu soo daga allow ku naxariso🤲😓😰❤❤❤❤
@user-di1gp6zw3d
@user-di1gp6zw3d 2 года назад
Ha wlhi
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Год назад
gibinimi baanqaatay iyo nasabad duni xay tahay waa wax yaroo tirsan aaakhiraan qaaatey nolol ever ah.iyaaaaah
@missxarago
@missxarago 7 месяцев назад
Hestan wax kuwxasusta nin aan aad ujeclaa o wayha nakala geyen wlhi Ex ka wangsn Nolasheyda ma barn 😢💔
@maryancabdidiriye5772
@maryancabdidiriye5772 Год назад
17/1/2023 hadaad ila dhegystey like isaar.🥺😩
@hodanahmed9804
@hodanahmed9804 2 года назад
Iláahay how naxariisto
@abdiqadirmohamed4172
@abdiqadirmohamed4172 3 года назад
Axsan yaa hes aale hku maxariisto cumar
@khaalidmaxamedmaxamuud2497
@khaalidmaxamedmaxamuud2497 2 года назад
Calaf lagama quustee qaban qaabadan waday qormadi an dagi laheyn ayaan wali qorsheeyaa
@axmedmaxamed8128
@axmedmaxamed8128 2 года назад
Erayadda heesta waxa leh cali cabdi saayiq Hargeysa ayuu jooga.
@CaliGiire-zv2bo
@CaliGiire-zv2bo 4 месяца назад
@mrmaow3231
@mrmaow3231 10 месяцев назад
25/Oct/2023 Old is gold😢
@sakariyeabdihodan8916
@sakariyeabdihodan8916 2 года назад
Cumar dhuule legend alle haku naxariisto
@SahroMuuminxasan
@SahroMuuminxasan 11 месяцев назад
alow u naxariso cumar dhule cali wlhi waxan xasuustay gabar an jeclay an uqoray waw wlhi wa hees jecel
@jxferenge6809
@jxferenge6809 Год назад
Don't understand a damn word, but i love the sound and the thought of Somali existence in the midst of Western interference. The peoples who can recite their ancestry back 25 generations facing the wrath of Blackhawk Down. May God bless you and hoping your existence is preserved.
@souheibabdourahman927
@souheibabdourahman927 4 месяца назад
Qadar dhacay canan maleh Qaladna waa la sixi jiray Labadii isu qalantana qaar kala dilaayo Isu qonsada jiree Calaf lagama qustee Qaban qaabadan waday Qormardi an dagi laheyn Ayan wali qorsheyaa 😢💔😥
@yahyaolad
@yahyaolad 2 года назад
Wxaan ku xasuustaa heestan xilli aan dugsiga sare fasalkiisa kowad ahay ayaan mid aan saaxibo aheyn intaan dhago wada gashano ku qoran jirnay cashirka🤣 xasuusuhu ma dugoobaan....😭 Marna mid aan waagas aan madaxa iskula jirnay baan u qaaday 😂😅
@khadiijohassan4822
@khadiijohassan4822 2 года назад
Maka harten hada😅
@yahyaolad
@yahyaolad 2 года назад
@@khadiijohassan4822 daadka beey raaceyn🤣
@khadiijohassan4822
@khadiijohassan4822 2 года назад
@@yahyaolad 😅😅😅😅😅aduunyo😅
@yahyaolad
@yahyaolad 2 года назад
@@khadiijohassan4822 iyo wxeey kugu sugto🤜
@xasanaxmed8688
@xasanaxmed8688 2 года назад
Heesti heesaha waad mahadsantahy samiir waan ku salamay ustaad
@nasriin5340
@nasriin5340 3 года назад
2da isku qalantana qaar kala dilaayo isku qoonsada jira🥺
@xasanaxmed8688
@xasanaxmed8688 2 года назад
Fanku waa kii hore wlll
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 Год назад
Dhaqtarkeyga cumar dhuule qof walba oo jacayl la tiranyona walala Kusoo dhawaada hospital ka aabe cumar dhuule cali Allha unaxaristo😢
@expi19
@expi19 3 года назад
hight like oxgy kanka buuu legend
@haajaraisse730
@haajaraisse730 6 месяцев назад
If you watch this song 🎵 in 3/march. Like please 😢😂
@Theblues1992
@Theblues1992 6 месяцев назад
8 March 2024 😂
@zahramaxamed28
@zahramaxamed28 4 месяца назад
4 May 2024😂
@dheereeyemedia6499
@dheereeyemedia6499 2 месяца назад
19 July 2024
@Maxamedabdirixman-1234
@Maxamedabdirixman-1234 6 месяцев назад
www cumar dhuule❤❤❤
@mustafenimcaancraxaman2823
@mustafenimcaancraxaman2823 4 года назад
Ale haku naxariisto
@o__a4036
@o__a4036 2 года назад
Ninkan waa madhibN
@farxiyodaahir8038
@farxiyodaahir8038 Год назад
Subxanalah
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 Год назад
@@farxiyodaahir8038maxaad la subxaanalaysatay qabiilkiisu sheegaye
@mahadcadealicad3881
@mahadcadealicad3881 4 года назад
Waaaw waaaw waaw. Wax kale waaye hestaan ❤❤❤
@harunmed427
@harunmed427 Год назад
Alle haa unaxariisto
@cabdiraxmaanbarbaraawi5520
@cabdiraxmaanbarbaraawi5520 3 года назад
YAA DAWADAY HEESTAN 2021 13 8 WALIBA
@mustafeali3139
@mustafeali3139 2 года назад
Allah ha unaxariisto
@mohamedhassanbakistan6259
@mohamedhassanbakistan6259 Год назад
8march 2023 haben khamis ah muqdisho sacaduna waa 10:20 habenimo heestaan baaa usoo galay in an dhagesto qalad dhacay canan maleh aun alfanan cumar dhuule
@knownking9094
@knownking9094 21 день назад
27/8/2024 ❤ habeen isniin ah sacadu 00:05 eey tahay aan jawi ku jiro baan dhagaysanaaya heestaan Qoraalkan waxaan uqoraaya inuu maalin xasuus ii noqdo
@hadalyargaflaaan3141
@hadalyargaflaaan3141 Год назад
Cajiib!! Anigoo waayo aduun kaso dabaashay baan gabar wanaagsan helay in aan guursado baan kula balamay nin dhalinyro ah baan ahy khalad baan galay inantii iga Xumaatay caawa heesta udiray illow ay ku godlataa oo Naxriista iyo Jacaylka Qalbigeeda ku balaari
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 Год назад
Makuu dabacday Oo maku cafisay
@hadalyargaflaaan3141
@hadalyargaflaaan3141 Год назад
@@marisacillahi1537 haa sist
@husseinnuradam1232
@husseinnuradam1232 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@superzaara2421
@superzaara2421 9 месяцев назад
inanti ma is heshen
@hadalyargaflaaan3141
@hadalyargaflaaan3141 9 месяцев назад
@@superzaara2421 Haa walal illahy Xaaskaygu buu kadhigay illahy baa mahadleh Alxmdulilaah
@akramburaale7272
@akramburaale7272 3 года назад
Alleh Hakuu naxariisto
@user-nr9mu9od5f
@user-nr9mu9od5f 3 месяца назад
Heestaan markaa fadhiisto lee dhageestaa only legend lee fahmi karo🤟
@Carfoon257
@Carfoon257 10 месяцев назад
Wadnaha dhiiga qadiyo qalbiga ku tabaye 😭❤️
@qeysshow8546
@qeysshow8546 2 года назад
Heestani anigay iga hadlaysa ama iqusaysa 27 3 2022
@Keydka_Taariikhda
@Keydka_Taariikhda 4 месяца назад
😢 abwaan Cabdi cali Saaiq
@cabdiraxmanmuqtermacalim532
@cabdiraxmanmuqtermacalim532 2 года назад
Qalad dhacay Canaan ma leh qaladna waa Lasix ijiray been mahay Xasuus heestaan 5/4/2022
@AskarAli-wk7lk
@AskarAli-wk7lk 4 месяца назад
Taariikhda maanta 4/5/2024 aduunyada waxan la arkayn male Qofkan jecelahay iyo Heeskuba wa wax kale Cadawba iga fogeyey 😢
@vanadiumtogettoseeing2sale739
Maasha'allaah Tabaaraka Allaha ku xafido Aamiin Aamiin Aamiin Markasto 😘😘😘😘😘😘❤❤❤❤❤❤👄👄👄👄👄👄
@ubaxabduqadirubaxabduqadir4437
Ax ya song 🎵❤🥺
@nuuradiinmohamud8754
@nuuradiinmohamud8754 3 года назад
Erayada cabdalla nuuradiin axmed ayaa lahaa
@golahaabwaanka4298
@golahaabwaanka4298 3 года назад
Ina cabdi saayiq nin la idhaabaa heesta leh
@user-rf5ys7ix7h
@user-rf5ys7ix7h 6 дней назад
Xasuuus ❤
@NaiimoBedel
@NaiimoBedel 3 месяца назад
/31/5/2024/ wadnaha dhiiga qaadiyo qalbigaa kutaBayee😭💔💔
@sadiq07
@sadiq07 2 года назад
wadnaha dhiiga qaadiyo qalbigaa ku tabaye 😓😰
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 4 года назад
Ereyada cali cabdi saa'iq
@MaxamadAdaan
@MaxamadAdaan 4 месяца назад
xamse and I THINK that is the first to come ❤❤❤❤😅😮😊
@khadrajmaac3303
@khadrajmaac3303 5 месяцев назад
Maantoo bisha Eey Tahay 15/4/24 Saacaduna Eey Tahay 9.39Daqiiqo oo subaxnimo meelkastood aduunka ka joogtaan ba caafimaad kuwaara❤
@ubahhussein206
@ubahhussein206 4 года назад
Waxasa cod iyo hees ah
@nuredinahmed2638
@nuredinahmed2638 8 месяцев назад
Hablihi quresheed qoomki fardoseed❤
@abdihamidmohamed98
@abdihamidmohamed98 11 месяцев назад
Xaliimo nocaas ah hada mala helaa 😢😂
@zamzambashiir8409
@zamzambashiir8409 2 года назад
Xasuus ayey igu ledahay hestan sorry walal wan ka qomameyey wxan sameyey 💔hadese aney iheysataa 10sano kahor wixi ad iqori jirtay ayan qoraaa💔💔💔
@moha-sports1
@moha-sports1 11 месяцев назад
Allah abwaan abdalla nuradiin Iyo aun fanaan cumar dhuule
@naemaaden
@naemaaden Год назад
Calaf laga ma quustee 13/8/2020 hbn khamiis ah 😭😭😭
@aminsafarrafasnima858
@aminsafarrafasnima858 3 года назад
Allaha u naxaristo
@mahadmacalin5849
@mahadmacalin5849 2 года назад
Ubax hirsi cali
@yaasinhossein4070
@yaasinhossein4070 3 года назад
😍 awesome 😎
@akramburaale7272
@akramburaale7272 3 года назад
Cumar dhuuLe
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Год назад
Axsan caleeg Old is gold memories
@MohamedAli-xh8vt
@MohamedAli-xh8vt Год назад
@cadnancali6508
@cadnancali6508 3 года назад
wwww xasuusa 2013 ayaan dhagesan jiray
@alisaid2008
@alisaid2008 10 месяцев назад
Mirihii cali cabdi saaiq laxankii iyo codkii c.dhuule
@ubaxfaysal6918
@ubaxfaysal6918 2 года назад
Axyaa zowth
@xaajoow1xaajoow771
@xaajoow1xaajoow771 10 месяцев назад
Ilahey hunaxariisto
@cabdiraxmanabuukar990
@cabdiraxmanabuukar990 11 месяцев назад
Axsan hees iyo bar 2023 hadaa iga danbeesay halkaan like saar
@hashshah
@hashshah Год назад
Above the clouds
@apdihakimck602
@apdihakimck602 2 года назад
Legend
@hamzahcarab1431
@hamzahcarab1431 7 месяцев назад
Qaladna waa lasixi jiray😢
@salaamxaaji8043
@salaamxaaji8043 Год назад
20/12/2022 waxaan ku dhagaysanayaa hrgs xasuus gaar ah
@zakariyeahmed8682
@zakariyeahmed8682 2 года назад
ILHOW KU NAXARIISO😰😰
@kittynathecat5193
@kittynathecat5193 9 месяцев назад
❤❤❤
@Dr.Zeello
@Dr.Zeello 3 года назад
cumar dhuule ❤❤❤
@user-wk3bn2wt3t
@user-wk3bn2wt3t 6 месяцев назад
18:9:2022😢🤦
@almukhtaarihajihussein5626
@almukhtaarihajihussein5626 3 года назад
2016 upto now
@cabdilaahiayaanle7312
@cabdilaahiayaanle7312 3 года назад
alfanaan socdaal shageysiiya😂
@abdisenyurrary4416
@abdisenyurrary4416 Год назад
calaf lagama quste tarikh 8, bisha 9 sanadki 2023
@intadanfallingkafirso6395
@intadanfallingkafirso6395 2 года назад
21/12/21yaa dawday
@razaamabdyzack4727
@razaamabdyzack4727 9 месяцев назад
9.12.2023 old is Gold ❤️
@nasraqueen5105
@nasraqueen5105 Год назад
14 October 2022
@khadra9159
@khadra9159 Год назад
21/1/2023 10:15 pm Tuesday stil wab dhegaysanaya
@qaysjr8527
@qaysjr8527 2 года назад
20/2/2022
Далее
CUMAR DHUULE (AUN) HEESTII GEESI IYO HANAD LYRICS
6:38
Каха и жена (недопонимание)
00:37
Holding Bigger And Bigger Dogs
00:18
Просмотров 16 млн
Shay mire dacar
4:45
Просмотров 1,1 млн
AUN cumar dhuule waa jacayl aboodiya
9:20
Просмотров 56 тыс.
Cumar Dhuule ihn | Heestii Caashaqii Fidmoobay
9:01
Просмотров 164 тыс.
Cumar Dhuule Cali - Hana loo garnaqo
10:42
Просмотров 763 тыс.
omar dhuule - salgula
8:34
Просмотров 2,1 млн
Caashaqa haween  by cumar dhuule
10:39
Просмотров 467 тыс.