Тёмный

Cumar Dhuule Cali - Hana loo garnaqo 

Khabiir Qaraam
Подписаться 15 тыс.
Просмотров 758 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 201   
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 года назад
Aramidayda armiday nayaa Arimiday waad u aayise Inan rag waa kii adkaystee Kaa uur adaygee💔
@RABI.TALO--UDAA
@RABI.TALO--UDAA Месяц назад
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@hanicabdulahicilmi8609
@hanicabdulahicilmi8609 Год назад
Ax yaa cishqi dhaba run ahaanti jaceyl dhaba ciyaar magalo mucaasha qiinta waxaan leeyhay ismuujiya 😰😥💘😰🙏
@sumaliagood4833
@sumaliagood4833 Год назад
Mxa ino qaban wll nolosha hala kala tago tidhiyee😂😂
@safamuuse2120
@safamuuse2120 8 месяцев назад
😂😂😂
@SomalidocumentryTV
@SomalidocumentryTV Месяц назад
Ina rageed waa kii adkeystee kaa uurgoostee intaas baad IGA gadan waxay la hadashay xaaladeyda ,caashaqa dad aan wax ka aqoon baa jira oo qofka jecel ku ciyaara oo doqon mooda isagana jaceylkaa ka dhigaya qof jilicsan😢😢😢 alla Ciil badanaa
@jananka4116
@jananka4116 Год назад
2023 wixii ka dameeya inta dhegeysaneysa waa idin salaamay👋
@samiira4581
@samiira4581 Год назад
Weykan
@jananka4116
@jananka4116 9 месяцев назад
​@@samiira4581boqortooyo waa ku salaamay
@mumtaazsaid3103
@mumtaazsaid3103 7 месяцев назад
Wa ikn
@tuuzheyhazzanmohamuud5450
@tuuzheyhazzanmohamuud5450 4 месяца назад
2024❤
@nabaadlove6019
@nabaadlove6019 Год назад
Heestan waxaa kula hadlayaa soomaalida dulmigay ku hayaan wllaha gabooyo. Shaqsi kastoo akhrinaya fadllan cunsuriyad ka daaya wllihiin. Dhaqnkani waa caado xun oo dadkii hore laga soo gaadhay. Waana gunimpo inaad qayb ka mida bulshada la takooro adoon ka sarayn. Waan idinka raali galinayaa falalka wuxushnimada ah oo la idinkula kaco. Wllayaal raali ahaada. ❤ 😍 💖 ❣
@hawoabdulahi8458
@hawoabdulahi8458 Год назад
Soomalida ayuu la hadlayaa. Waa dad gun ah dadkayaga
@shukrisaleh3389
@shukrisaleh3389 Год назад
Dhalinyaradu ha bilaabaan insha Allaah weyyaraan cunsuriyadu, ani caruurtayda mayaqaanaan Soomaali la cunsuradeeyo in ey jirto maxaayeelay ma barin waana labaatan jirro.
@zaynabcali8671
@zaynabcali8671 Год назад
Somalidu hadal ma maqashee Qori qaata
@abdikadar2
@abdikadar2 Год назад
@ Heesta waa qiso xaaskiisa oo ka carootay oo ka tagtay, uu ka daba tagay, markuu u qaaday heesta ayay soo raacday waana qiso isaga u gaar ah.
@gurey124
@gurey124 10 месяцев назад
Heestaan wuxuu u qaadey xaskiisa oo ay isku dheceen Heestaas markuu u qaadey wey la heshiisey ba
@cumaryare5161
@cumaryare5161 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤ Waxaan diidaya inan kaa durkoo sida dawri aar dibadaha mareee ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 18/07/2024
@djabirdoualeh9750
@djabirdoualeh9750 2 года назад
Fanaan mudnaan gaar ah ku laha fanka. Ereyada, laxanka, kabanka iya luuqduba waa Ustaad Cumar Dhuule Cali. ALLOOW u naxariiso. Amiin yaa ALLAH.
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 года назад
Si Fiican kolba halkan isagaa u sareeya.
@moctarkhadar4608
@moctarkhadar4608 4 месяца назад
Door baan bide ama ila dadaal ama haba dagtee doonida Burburi Waah waah Cumar dhuule cali Allayarxamak 2024 bishi 4/20 12:00am inti iga dambeysa nooli kulante
@faranjifaamoosofficiall7994
@faranjifaamoosofficiall7994 6 месяцев назад
Illahay wuxuu hibo u siiyay inan waligii gabadhiisa la heshiisiin oo codkarnimadiisa iyo hees wacnidiisa ku kasban jiray alle haw naxariiste waa qof ku dayasho mudan
@RIDWAANBURCO
@RIDWAANBURCO 7 месяцев назад
2024❤🎉😢 heestan waa heesha qaaliga ah ee ay soomalidu leedahay waana hees dhaxal gal ah oo midho qaaliya kujiran anigu heestan waan dhagysta kamana daaalo markaan isku dhacno gabdhan 5 ta caruura ii hysaa markaan isku dhacno❤😢
@UgbadAdan-nk1zm
@UgbadAdan-nk1zm 4 месяца назад
Langed🎉🎉🎉🎉❤
@RIDWAANBURCO
@RIDWAANBURCO 4 месяца назад
@@UgbadAdan-nk1zm 😘barasho wacan ugbaad
@hudamohamet9682
@hudamohamet9682 6 месяцев назад
Cumar dhuule wuxuu u hadlay mucaashaqiinta inta aan waxba soo gudbin karin🙁 Alle ha u naxariisto
@gurey124
@gurey124 10 месяцев назад
Qisada heesta Heestan cumar dhuule wuxuu qaadey kadib markey xaaskiisa isku dheceen oo intey ka tagtey guriga hooyaded aadey ayuu intuu ka daba tegey buu wuxuu sii galey qolkii ay hibo ku jirtey markaasu yiri ani iyo hibo dibada nooga baxa markaasuu heestaan u qaadey heestii markey dhamaatey iyagoo gacmaha is hasta ayey gurigodii ku laabteen. ax yaa jcyl ❤
@mohamedbarre4072
@mohamedbarre4072 4 месяца назад
what a love story
@casuuseahmed979
@casuuseahmed979 Год назад
Wa fankii xalaasha ahaa Alle ya raxma cumar dhuule wa wakhti aanu Jacaylkaygii isku dhacnay Mudo bil iyo badh ah telefonka kamanu wada hadal waxan doonaya nolol Daacadiyo isku duubnide Doorban bide ama ila dadaal Ama haba dagte doonida Burburi wali wan ku jeclahay xppti ❤
@shuuriyecade1027
@shuuriyecade1027 Месяц назад
Sida an maqlay cumar dhuule laxanka wuxu ka dhex sameyn jiray kabanka😎
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 Год назад
Alle wayne hawnaxariisto isaga iyo maytida muslimka dhamaantood, anigana haynoo naxariisto markeynu dhimano iyo aduunba. Aamin yaarab.
@samiira4581
@samiira4581 Год назад
Ameen
@Khayre166
@Khayre166 11 месяцев назад
Dhageysiga heesaha iska daa baan is dhahaa hadana maalmo kadib codka cumar baa sida balwada ii qabta rabiyow kuu naxariiao
@abdimuxumed5675
@abdimuxumed5675 Год назад
😢😢😢. Fanaankii waynaa alla wayn oo waaxida walee xigmad wuu katagay. Ilaahow unaxariiso 😢😢😢😢
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 Год назад
aney iheysata cawa cumar hudu nolan laha wan ugar dhiganlaha waa idayse ilahey ku jane cumar mahdi
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Год назад
Aamiin
@UgbadAdan-nk1zm
@UgbadAdan-nk1zm 4 месяца назад
🎉❤
@khadarjamac5356
@khadarjamac5356 Год назад
'Sida dawri aar dibadaha maree' Dawri macnaheeda halay faaideeyo idinko mahadsan . Alle ha unaxaristo cumar dhuule ❤️🤲
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Год назад
Yacni sida Libaaxa oo kale inaan banaan joog iska noqdo duurka iska wareego camal waa saan u fahmay kolba Aun Cumar Mahdi.
@halanexassan5535
@halanexassan5535 Год назад
Sida aan uqaan waa libaax meel fog ka yimid ama meel uusan joogijirin aday kaas ayaa layirahda dowri aar
@ND-ln1hi
@ND-ln1hi Год назад
Dawri, debed galeen, duur gal.
@shficicisman9896
@shficicisman9896 Год назад
Dawri= libaax aan rabayad ahayn( wild lion)
@N30.N30
@N30.N30 8 месяцев назад
Libaaxa banaan jooga ah ee aan raxanta la socon ayaa ladhahaaa
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Год назад
Father of voice cumar dhuule alle ha unaxristo😭😭🤲
@baarigaming1438
@baarigaming1438 Год назад
Sxb ha dam baaabin TUBEEEC INTEEE KU ILOW DAY❤
@karamoige5268
@karamoige5268 6 месяцев назад
What a amazing.!😮 Legend AHUN Cumar dhuulle cali Boqorkii fanka soomaaliyeed. Still listining 08/03/2024.🎻🔥
@mustaferayaale303
@mustaferayaale303 Год назад
Wax aan doonayaa Dawadaydiyeey Inaan kaa dugsado Nacab daalimee Door baan bidee AMA ila dadaal AMA haba dagtee Doonida bur buri 😢😢😢
@mceeri7238
@mceeri7238 7 месяцев назад
Dadkan Danbe Ya U Sheegaya Door Baan Bidee Walle Afkeena Hadaan Laga shaqayn Wuu Dabar Go’ayaa
@wiillhooggangchannel9305
@wiillhooggangchannel9305 Год назад
Ala xabaali xoog badanaa maxay geed adeeg nin raga god ku haysaa Afar xaasle ayaan ahay hanti aan ku kala maslaxdana ma lihi midii iga carootana kaban kaygaan usoo qaata waana ku dajiyaa!! Sidaasa laga hayaa aabo cumar ana lamida baan ahay lkn talantigiisa ma lihi amaan oraahdiisa ku maslaxdaa Allaw kuu naxariizo Anoon gubayn bay giirataa Igil gishaa Gabalkii dhaciyo waagi guduutaba Igarbizaa 🤗
@claahidhangub9084
@claahidhangub9084 Год назад
Halooduceeyo cumar dhule Cali allahayow Cumar unaxariiso Iyo maytaadka Lamida
@Moonlight-l1i
@Moonlight-l1i Год назад
allah haw naxriisto boqorka codka 😢
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 Год назад
Alle wayne hawnaxariisto isaga iyo maytida muslimka dhamaantood, anigana haynoo naxariisto markeynu dhimano iyo aduunba. Aamin yaarab.
@user-he6zu7tp8g
@user-he6zu7tp8g 7 месяцев назад
Eebe haw naxaristo fanankii wayna cumar dhule😢
@ifka2877
@ifka2877 24 дня назад
Waxaan doonaya dawadeydiyeey Inaan ka dugsado Nacab daaline ❤❤❤
@anisadheman8098
@anisadheman8098 Год назад
Doorbaan bidee ama ila dadaal ama haba dagtee doonida burburi 😢ilaahay ha unaxariisto boqorkii jacelka cumar dhuule cali
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Год назад
Aamiin
@axmedceebe4961
@axmedceebe4961 Год назад
Anisa dheman amin abayo waxaa wax fahma qof soomary mooye midaan wax ogeeyn iyo mangaaba waxba Mafahmayaan 😢
@Shafie-Mohamed-Osman
@Shafie-Mohamed-Osman Год назад
Yaa cumar ilaahoow ku jannee oo qabtiga kuu nuuri 1feb 2023
@mohamedabdikadir755
@mohamedabdikadir755 3 месяца назад
❤Masha ALAAH cod macaana ALAAHOW kuu naxariso ameen
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Год назад
#LyricsSong. Waxaan goconayaa Xaal gaboo ay ii gaysatee Gudi-yeey maqloo Hanaloo gar naqo Aniga iyo gacaladay Hanaloo garnaqo Gacaladaydii aan lahaa Nacabka goo Anigay guhaad iyo colaad ii Geysatee Gudiyey maqloo Gudiyeey maqloo Hanaloo garnaqo Anoon gubayn bay Giirataayoo i gilgishaa Gabalkii dhaciyo Waagii guduutaba I Garbisaa Waxaan gocanayaa Xaal gaboo ay ii geysatee Gudi-yaay maqloo Ha naloo garnaqo Aniga iyo gacaladayda Ha naloo garnaqo! Gacaladaydii aan Lahaa Nacabka Goo Anigay guhaad iyo colaad Ii Geysatee Gudi-yeey maqloo Ha naloo garnaqo Aniga iyo gacaladayda Hanaloo garnaqo Anoon gubayn bay Giirataayoo i gil gishaa Gabalkii dhaciyo Waagii guduutaba i garbisaa Gudiyeey maqloo Hanaloo garnaqo Aniga iyo gacaladayda Hanaloo garnaqo. Waxaan diidayaa Doqoniimadiyo Asmaay!. Dalahsigee Waxaan doonayaa Nolol daacadiyo Isku duubnidee Door baan bidee Ama iLa dedaal Ama haba dagtee Doonidan bur buri. Waxaan diidayaa Inaan kaa durkoon Sida dawri Aar Dibadaha maree Waxaan doonayaa Dawadaydiyeey Inaan kaa dugsado Nacab daalinee Door baan bidee Ama ILa dedaal Ama haba degtee Doonidan bur buri Adiga oo kale! Lamaba Abuurine Naa Calooshaad Iin ku reebtee Naa hooy malaa Amaantaydii waabad Eedoo Ereyadaydaad Amar ka qaadee Aramidayda Naa hooy aramidayda Waad U Aayi'se Inan RAGG waakii Adkaystee Kaa Uur adkaystee!. -------------------- 𝐇𝐞𝐞𝐬 𝐱𝐮𝐬𝐢𝐝 𝐦𝐮𝐝𝐚𝐧 𝐌𝐢𝐝 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡 𝐱𝐮𝐥𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐞𝐬𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐢𝐫𝐠𝐚𝐋𝐚𝐲. 𝐊𝐚𝐦𝐚 𝐝𝐚𝐚𝐥𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐲𝐬𝐢𝐠𝐞𝐞𝐝𝐚 𝐖𝐚𝐚 𝐡𝐞𝐞𝐬𝐚𝐡𝐚 𝐤𝐡𝐚𝐚𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐢 𝐚𝐡!. ☆꧁༒ĹєǤ𝒆𝐧𝐃༒꧂☆ ⠀______ /⠀ R.I.P. ⠀\ | Here 𝐭𝐡𝐞 | AHUN Cumar Mahdi. | NAME | | D𝐇𝐔𝐔𝐋𝐄 | | 𝐀𝐇𝐔𝐍. |
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Год назад
Aamiin🤲
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Год назад
@@khabiirqaraam7935 𝑴𝒂𝒉𝒂𝒅𝒔𝒂𝒏𝒊𝒅 𝒔𝒙𝒃🙏
@abdirahmanboodhle8909
@abdirahmanboodhle8909 2 года назад
Dhuule ...dhuule allah hakuu janeeyo Aamiin aamiin DOORBAAN BIDEE AMA ILA DEDAAL AMA HABA DEGTEE DOONIDA BURBRI
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 года назад
Aamiin.
@sowdoabdi4401
@sowdoabdi4401 8 месяцев назад
ah ayaa jacyl😢😢 hadan abwanad ahan laha waxa qalbikayga ka goxayo ayaa so bandhiki laha allah ha u naxaristo 😢
@ZadikabdiZadik
@ZadikabdiZadik Год назад
Gudiyaay imaqloo ha noola garnaqo aniga io gacaladay 😭😭😭🫴f arxio waan ku jeclahay Allow ii soo celi😭😭
@samiira4581
@samiira4581 Год назад
Aameennnn wllo
@user-gg2pe1rn8b
@user-gg2pe1rn8b 3 месяца назад
Alle naxariistii jano haku siiyo cumar dhuulaw zxp
@Laalayslyrics
@Laalayslyrics 2 года назад
Legend Khabiir Iyo Dhakhtar Cumar Dhule Hanaloo Garnaqo Heestaan Iyo Taarikhdeedaba Aadbaan U Jeclahay Cumar Wuxuu Ahaa Sheeko, Taariikh Iyo Dhambaallo Aan Dhammaanayn. Alle Ha Ku Janneeyo Cumar Dhulow Wili Waynagaa Dhagaha Kugu Hayna. HANALOO GARNAQO ANIGA IYO GACALADAYDII HANALOO GARNAQO.
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 года назад
Si Fiican sxb Isagoo kale la heli mayo.
@cabdallahyuusuf4592
@cabdallahyuusuf4592 Год назад
Sxb taariikhdeeda aan kaa fidaysanee noo sheeg
@abdullahisalad4166
@abdullahisalad4166 Год назад
@@cabdallahyuusuf4592 xaaskiisa gacalo ayuu u qaaday mar ay isku dhiceen uu gacanta ula tagay sida uu sheegay marxuumka allha u raxmade
@user-bu8du6yz4i
@user-bu8du6yz4i Год назад
Heestan xasakiisey is qabten kadibna sidaan buu ku raali galinay 😢
@AbdirisaqMohamuud
@AbdirisaqMohamuud 9 дней назад
Wah waah yaa cumar
@hoodoismaaciil9720
@hoodoismaaciil9720 2 года назад
Aniga iyo gaclhga hanlo garnqo 🎻🎤📻cumar dhuule 😢😢😢😢💯😢😢💯💯
@abdullahisalad4166
@abdullahisalad4166 9 месяцев назад
Heeskaan xaaskiisa gacalo ayuu u qaaday ❤❤❤❤❤❤
@MustafeMuhumet
@MustafeMuhumet Месяц назад
Waxaan doonayaa inaan kaa dugsado nacab daalineee😢😢😢what a song
@user-mg7cp3zc4h
@user-mg7cp3zc4h 6 месяцев назад
Alle hakuu naxariisto adiga iyo umada islaamka ah
@sultantatiko2379
@sultantatiko2379 Год назад
In kaztuuu ku durtoo dadka ka jeclaadu ku daniyey wa badan inkaztuu da’dadiyo dumar kaa ilashu hablahaa da’dada damcay inan ku dhafshoo kashaaa kaga dhisay dar inkzatu dadku dhalilay dabcigaga u nol dacar iga dhigayen dubaaqayga guur huraaa ceebahay dal dalay en hos uga ma dagino’ waxan lahaa dahab io dunyo ka dhibo dadab iyo aroos gala balse wa daliiil cadu marka duugtay samihi abalkaygaaa dafirteee wanadaydii diideee dibindabyo cashaqa aad ku suu dabashay cashaqa 💔dabray sheekadadii’ kuu dhigay sa man yahayee’ wuxu damirku iyiri waxan kuu qalmayn diid duca uga tag sultanow nafsi dahiraaa u fidi intay dunidaaa jogtanaa waxa darenka gubaa howgaysan dibin dabyeee dabcan farxad ku waro dadka uga sare abid Daryel ruux ku siyaaa jacel darajadada taydana alle ugee eebe dayacaaa ka dhowr 🥹😰🥰
@ABDIWALI77
@ABDIWALI77 Год назад
ilaahow Kuu Nxriiiso 😭Aapo Cumar dhuule
@fardushurre1668
@fardushurre1668 Год назад
AHUN Omar dhuule cumar mahdi ❣🥺 walal khabiirow hees baan waaye raxmaanku ha janeee cumar baa qaada ereyada heesta waxaa ka mid ahaaa........ Inta lay arjumo awgaa laygu naco intaasaan ka xasuustaaa
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Год назад
Afkuun kaama lihiye ay uurka iga tahay amaano alla inan yahay Aakhirana waysku arki doonaa Ilwaad Qurux baa heestaa la yiraahdaa Abaayo
@fardushurre1668
@fardushurre1668 Год назад
​@@khabiirqaraam7935shukran walal 👑🙏🏿
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 Год назад
@@khabiirqaraam7935hees baa jirta aanan umalaynayn Inaad meel kusheegi karto oo aan muddo 10 sano gaaraysa RU-vid karaadiyo aanse ka quustay hadda oo xiligii cajaladuhu iigu danbaysay Waxaa qaada cumar dhuule cali cumar mahdi Waxay tidhaahdaa . Dhulka oo kusidi kara cirka lama salooshoo Xidigaha sintoodiyo Lama dagoo salkoodoo Intaa baan ka xasuustaa Waa Heesta kaliya aan ilaa hadda la ahay waxaan qaraam dhagaysan jiray hees walba RU-vid Waa lakeenay aan midaas ka ahayn. Hadaad meel kusheegto abaal aan guurayn baan Kuu hayaa zxp .
@user-xm1zr3ft3s
@user-xm1zr3ft3s Год назад
​@@khabiirqaraam7935kirjoitti ❤🎉
@mowlidkhayre1007
@mowlidkhayre1007 Год назад
Partan meel aan kahelnay heeaha aan parkulanada kale aan kawaynay thanks bro
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Год назад
Mahadsanid sxb👍
@mariamohammed8367
@mariamohammed8367 Год назад
Aniguuu guhaad iyo colaad ii geystay 😢😢😢💔
@calinuuriyedhimbil344
@calinuuriyedhimbil344 3 месяца назад
😢Iniga iyo Gacaladey Hanaloo Gar-naqao
@dayaxhayaan6657
@dayaxhayaan6657 Год назад
Heestann Maaha Jacayl Ee Waa Hees ka hadlaysa Faquuqa lagu hayo Beelaha AHUN Cumar Mahdi
@shaafiabdullahi6026
@shaafiabdullahi6026 Год назад
Yaa salaam axasn Ama ila dadal ama haba dagtee Dunibaba burburii
@AbdirizakOmer-nf6se
@AbdirizakOmer-nf6se 3 месяца назад
Filinkan magiciisa oo saxan yaa iisheegi kara oo ciyal hindi ahaa
@user-pe3kv1wr7u
@user-pe3kv1wr7u 8 месяцев назад
Ilaahyoow u naxariisoo dembigiisa dhaaf
@naimadahir519
@naimadahir519 11 месяцев назад
Door baan bidee Ama ila dadaal ama haba dagtee doonida burburi😢😢😢
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 11 месяцев назад
LEGEND AHUN HE WAS ONE OF THE BEST OF ALL TIME.
@user-Abdifitah
@user-Abdifitah Месяц назад
Who's watching 15/7/2024
@Moonlight-l1i
@Moonlight-l1i Год назад
yaa ila dhagaysanaya 2023😢
@sagalmohamed5907
@sagalmohamed5907 Год назад
Me
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy 10 месяцев назад
Mee😢
@Moonlight-l1i
@Moonlight-l1i 9 месяцев назад
@@maryanelmi-cw9jy 😭
@RIDWAANBURCO
@RIDWAANBURCO 7 месяцев назад
2024😅
@mumtaazsaid3103
@mumtaazsaid3103 7 месяцев назад
​@@RIDWAANBURCO2024😂
@Entertainers2
@Entertainers2 Год назад
Allah yarxamak Abwaan fanaan cumar dhuule
@Carfoon257
@Carfoon257 11 месяцев назад
Raxmaanku janadii udgooneyda ha kugu deeqo cumarow 😭😭❤️
@buuxciise1382
@buuxciise1382 2 года назад
waxan gocanayaa heee👏 ka bax 👏👏 😇🙋‍♂️
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 года назад
Si Fiican.
@Milgoyar1111
@Milgoyar1111 12 дней назад
HAnaloo gar naqo😢
@SomalidocumentryTV
@SomalidocumentryTV Месяц назад
Ina rageed waa kii adkeystee kaa uur adeygee😢😢😢
@naajiyare680
@naajiyare680 Год назад
Nacalah waxaan eryo waa dhaafeen❤❤❤❤
@ahmedabdikarim5924
@ahmedabdikarim5924 Год назад
Gabalkii dhaciyo waagii gaduutaba igar bisaa 😢💔
@cumarcali3042
@cumarcali3042 11 месяцев назад
Hanoola garnaqo aniga iyo gacaladeyda iyo qofaan ogahy 😭😭
@mariza101_
@mariza101_ 9 месяцев назад
😂 maxaa dhacay!??
@adenyacin4090
@adenyacin4090 Год назад
Nice song ❤️ big heart from #Djibouti 🇩🇯🇩🇯
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 Год назад
Father of love AHU
@cumarhussen1906
@cumarhussen1906 Год назад
Allá ha u naxriisto cumar dhuule ,
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Год назад
Aamiin
@mohahassan8082
@mohahassan8082 Год назад
ALLE KU NAXRIISO OMAR DHUULE
@saidkarshe2929
@saidkarshe2929 7 месяцев назад
still 2024 Cumar Dhuule
@Gashaamo
@Gashaamo Год назад
❤❤❤❤❤❤. Hanaloo. Gar. Naqoooo😢
@AlideqDahir
@AlideqDahir 3 месяца назад
Yaa salaam
@mustaferayaale303
@mustaferayaale303 Год назад
2023 Yaa ila fiirsanaya 😢
@shukrishacni7796
@shukrishacni7796 Год назад
Ani
@sucuudicumar9674
@sucuudicumar9674 Год назад
malaha amaan tayda waa bad eedoo eraydayda
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Год назад
Erayadaydaad amar ka qaadee
@neimarobleh4622
@neimarobleh4622 Год назад
Allah yirxamu 🙏🏽🙏🏽
@mohamedtamimismael5985
@mohamedtamimismael5985 Год назад
Xasuus runti Allah u naxaristo Aamiin
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Год назад
Aamiin
@faraxfarax4543
@faraxfarax4543 Год назад
Allaha kuu naxariisto dhuule😢
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Год назад
Aamiin
@haajiabdoo1925
@haajiabdoo1925 11 месяцев назад
❤❤❤❤ Respekt dhuule
@mucaadladiye3835
@mucaadladiye3835 4 месяца назад
Naxaris Alle
@abdirahmanterra3970
@abdirahmanterra3970 Год назад
That's awesome song
@Ibrahim-kf3jl
@Ibrahim-kf3jl 9 месяцев назад
Waaaaw mashaalah coodki Aun cumar
@Salma.Ismail
@Salma.Ismail 9 месяцев назад
Cumar Dhuul Cali Rahmullah
@dahirgodsouleiman922
@dahirgodsouleiman922 Год назад
ALLAH yarhamo Aamiin
@mursalahmed8702
@mursalahmed8702 Год назад
Allah u naxariisto Omar dhuule 😢
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Год назад
Aamiin
@user-ls4zj9hj6c
@user-ls4zj9hj6c 8 месяцев назад
Qofkataa jacaylkiisa halkan haku xuso
@Diinimohamed8125
@Diinimohamed8125 Год назад
Waxaan doonaya dawadaydiyeey inaan kaa dugsado nacab daalinee Ax yaa hees
@cabdinaasirkadiye
@cabdinaasirkadiye 2 года назад
Waayo waayo
@talowxuseenoscar7300
@talowxuseenoscar7300 3 месяца назад
Yaa salam 18/05/2024 Wn idin salamay Asxbta soobogon doonta
@jamaaldaus8777
@jamaaldaus8777 Год назад
Illahy ha u naxaristo
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Год назад
Aamiin
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Год назад
Allah Yarxama legend Cumar dhuule I missed my ex
@user-xm6ts9cm1w
@user-xm6ts9cm1w 3 месяца назад
❤❤❤❤❤
@Naagnool124
@Naagnool124 11 месяцев назад
Yaa Cumar❤❤
@DrsnaimamohamedAbdi-fm5cq
@DrsnaimamohamedAbdi-fm5cq 11 месяцев назад
27/09/2023 jcyl baa ikeeney heestan iyo qofan diidanahay inan ka durqo
@c.raxmaandaahir361
@c.raxmaandaahir361 Год назад
Waw hees mcn oo aan wax bdn raafinaaye
@AbuukarCantoobMaxamed
@AbuukarCantoobMaxamed 4 месяца назад
Wey ideeysay
@hersonmalaque3865
@hersonmalaque3865 2 года назад
Sii daa
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 года назад
Waa hagaag sxb.
@samiradhaye7621
@samiradhaye7621 Год назад
Waxn go canayaa,xaal gaboobayo igaysataye😢
@maarigmmc7631
@maarigmmc7631 8 месяцев назад
Waa ta hada i haysata heestaasi hanaloo garnaqo ani iyo gacaladay
@sacdiyojamac4717
@sacdiyojamac4717 Год назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@farahwayrah3826
@farahwayrah3826 Год назад
Xasuus ❤
@CabdinaasirAbuukar-yu4tn
@CabdinaasirAbuukar-yu4tn Год назад
Cumardhule
@Top-killer
@Top-killer 6 месяцев назад
Axsan kaban❤
@bursalahmediaproductionbmp709
@bursalahmediaproductionbmp709 2 года назад
WAR waa ku wataa ugaas.
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 года назад
Mahadsanid sxb.
Далее
Xulka heesaha CUMAR DHUULE CALI
40:28
Просмотров 81 тыс.
AUN cumar dhuule waa jacayl aboodiya
9:20
Просмотров 54 тыс.
Cumar dhuule || Kaa guureey aniguye with lyrics
10:28
Просмотров 224 тыс.
Laxanka Jiib - Cumar Dhuule Cali Aun
8:22
Просмотров 12 тыс.
Hassan adan samatar somalii song nonstop VOL 2
28:35
Просмотров 290 тыс.
Hees |Hubqaad (Qalbiga wan kugu hayaa)|cumar dhuule|
6:44
Cumar Dhuule - Kaa Guuray Aniguye
10:13
Просмотров 2,1 млн
CUMAR DHULLE | SALUUGLAAY | KABAN |
11:15
Просмотров 81 тыс.