Тёмный

Cuno-qabataynta Soomaaliya iyo Ganacsatadii sharcigey sameysteen Baarlamanka gesytey maxaa udhaxeya 

Red Sea News Network
Подписаться 23 тыс.
Просмотров 18 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

16 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 70   
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 23 дня назад
Ilahay ha inaga qabto cadawga aamiiin walalo shukran jazakalahu khayr ilahay ha xafido dhaman soomaliland madaxwayne muuse Biixi ilahay ha xafido ❤❤❤🎉🎉🎉
@MohmoudShabel
@MohmoudShabel 22 дня назад
2:43
@MohmoudShabel
@MohmoudShabel 22 дня назад
3:50
@MohmoudShabel
@MohmoudShabel 22 дня назад
4:39
@MohmoudShabel
@MohmoudShabel 22 дня назад
:
@rawdahahmed8102
@rawdahahmed8102 23 дня назад
Well said Mr Saed , waad ku mahadsantay waciyi galintaa Qiimaa badan waana sax iyo talo Saxa oo Caqli gala . Tab hayow Laga tab haye
@friendly-zp6np
@friendly-zp6np 23 дня назад
Guul jamhuuriyadda barakaysan ee Somaliland iyo dhammaan madaxdayda daacadda ah ee reer Somaliland
@NaasirCarab
@NaasirCarab 23 дня назад
Mansh alha GuuuuuL S.L GuuuuuL S.L. KuLmiye GuuuuuL ❤❤🎉🎉❤
@mohamedalimohamed5828
@mohamedalimohamed5828 23 дня назад
Guul somalia idor xasuq ssc.digshil finished
@Yusufxasann
@Yusufxasann 23 дня назад
DALKEENNA SOMAALIYA WAA INAAN KA DIFAACNO WIILASHA HARGEYSA KA IMAANAYA EE KHAWAARIJTA KU BIIRAYA. HEY,ADDA NISA WAA INEY OGAATO WIILASHA HARGEYSA KA IMAANAYA EE MUQDISHO KU SOO QULQULAYA EE KHAWAARIJTA USII GUDBAYA. WARKAASU WAA DIGNIIN
@Seynaab24Synaab24
@Seynaab24Synaab24 23 дня назад
Waariye wax gaarada manshallah Manshallah Red-sea guuleyso waa haadal wanagsan ❤❤❤❤❤❤
@fahiimae7336
@fahiimae7336 23 дня назад
Ilaahay Somaliland ha badbaadiyo. Intii shar la maagan Allah haka qabto. Aqoonsiga Allah ha inoo soo dadajiyo oo ha inagu badhaadheeyo 🤲🏾
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 23 дня назад
guusha waxaaleh SLND insha ALLAAH ALLOOW jebi cadawga SLND aamiin yaarabbii ☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️
@faizaali2889
@faizaali2889 23 дня назад
Xisbiga wadani wa faqash
@adamsamakab2726
@adamsamakab2726 23 дня назад
Miyaad illowday in Cirro naftiisu u hanjabey ganacsatada arrintan ka hor?
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc 23 дня назад
Waa run😮
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 23 дня назад
Waanu kaa qaadnay SALAANTA mujaahid ❤❤❤❤GUUUL jam sland❤❤
@ladanladan1718
@ladanladan1718 23 дня назад
Inshallah guul inshallah somaliland munaafaqu hajabo inshallah somaliland guul inshallah
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 23 дня назад
Huwanta Iyo Huwan kalkaal wlee qaranka Somaliland waa kaguulaysnaysaa cadawga Somaliland ee qarsoon ee hada wa soo wada baxaday shacabka Somaliland Iyo dawladooduba ha is difaacan
@user-si7ig2vr1x
@user-si7ig2vr1x 23 дня назад
Well said walaalo
@alexkeith1260
@alexkeith1260 23 дня назад
waa in talabo laga qada shirkadaha ganacsigoda iyo lacagtoda ugu badan ka sameyay jamuriyada barakaysane somaliland hadi ay magaca somalia ku qoran waliba kuwa xawaladaha lacagta umada somaliland dhigatay ay kala baxan dib dambena an waaxba logu diran lagana diran cidi shirkadaha qabil ku tagerta ama talabada xukumadu ka qadi donta ka hortimadana waxa lagu tirin dona in anay muwadinin ahayn onay qarankoda uu damqanayn ama ay qarkod yihin huwanta gudaha war adunka qadiyada naf iyo malba lo huro sidi ay snm ugu hurtay naf iyo mal dib xoreynti dalkan sida darted waa in dawladu anay baqan oo ilahay swt halka manta ay jogan so gadhsiyay tiyo cadowgu boqol shirqol uu dhigay isaguna ka so badbadiyay waa in allah swt isku xidhan oy ku kalsonadan onay bahdilad iyo caga juglayn faqahsta tamarta daran ee fashilantay iyo cadowga gudaha ugu jira ka imanaya anay qadan imikaba dawlada waxan uga digayna in anay dulmiga qadan cid kasto ka hortimada ama qadata amarka dalwad ku shega tagta daran ee mafia xamar dhafin ee qadiyada jamuriyada barakaysane somaliland ku xadgudubta magaceda iyo karamada umadeda
@ifrahiman3883
@ifrahiman3883 23 дня назад
Saax wa sida ha la foojignado waayo nimankan ganacsatadu wa wada ictisam somaliland tana ma amiin sana ilahay ayeynu talo saranaye.
@lander2023
@lander2023 23 дня назад
Walahi wadaani is so dangerous that my family don’t see what hirsi and ciro have in plans and their means to get there. Subhannallah. Patience is required from these crooks. Kulmiye are crooks and corrupt as well, but hirsi is so dangerous that Somalilanders don’t understand.
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s 23 дня назад
Shacabku ha og aad aan in cashuurta muqdisho inlooga qaado la doonayo
@user-zy3te4fp7y
@user-zy3te4fp7y 23 дня назад
Guulyso inader ❤❤❤❤❤
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 23 дня назад
Wadani waa dangerous
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 23 дня назад
Sharciba konfurta somalia mahaysato waxay ku shaqeystan sharcigi somaliland talyaniga wax shuruc ah kamay qadan besha calamka halo gudbiyo dacwad ka dhana iyo united nationka
@idrismhussein3691
@idrismhussein3691 23 дня назад
Aad iyo aad baad uu mahadsantahay wariye siicid guul iyo goobanimo somaliland thanks good news
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 23 дня назад
Laxin lagama jarayo warkaga Wariye, aqonyahan mhdsnid
@NadifoAhmed-n1g
@NadifoAhmed-n1g 23 дня назад
Mala walls eega adaaba hada dadka isku dirayaa
@afrodir4828
@afrodir4828 23 дня назад
Shacabka reer Somaliland in ay ka digtoonaadan dhagarta ay cadowgu ay soo maleegayaan. Cadawga ugu weyn ee aynu leenahay in ay soomaaliya tahay cidii shaki kaga jirta waa cid an habeen jirin ama maan gaab ah. 1960kii wixii taagnaa baa isla.maanta taagan? Suldan Timocade gabayadii uu titinaayay waagaasi ayunba maantana taagan oo waliba cadaawad qaawan oo an la qarsanayn.
@neimaabdi3206
@neimaabdi3206 23 дня назад
Subxaanalaah munafaqa allaa nacay muuse biixi cabdi geesi qaran hore u soco somaliland guuuuuuuuuuuul insha allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺❤❤❤
@hiddowacan811
@hiddowacan811 23 дня назад
Waa runtee weriye waxbadan og cadawgu hadba dhinacbuu inaga doca docaynayaa
@ibruadan7763
@ibruadan7763 23 дня назад
Waar ninkii ina Caydiid miyaa isku dhacdeen?? Wyska caddaan!!!
@user-xj9jx5cg8o
@user-xj9jx5cg8o 22 дня назад
Siciid ciise illeeye xayaakallaah allaah yasalimak geesiga difaaca qaranka
@nathra7351
@nathra7351 22 дня назад
Isaaq power aqoon baanay ulahayn. Ilbaxa geeska afrika weeyaan isaaqu ama caalamkaba somalia uma laha awood ishalah awoodaasba malaha umalaha somalia ŵey iska hadashay
@kaahalive3505
@kaahalive3505 23 дня назад
❤❤❤❤
@HiboNour-oe5xm
@HiboNour-oe5xm 23 дня назад
Make sense
@user-zy3te4fp7y
@user-zy3te4fp7y 23 дня назад
Waa Sax hadlkago 100/100
@ladanladan1718
@ladanladan1718 23 дня назад
Ilaahay cadowga somaliland ha jabiyo inshallah maalkay ku kureen munaafaqiintu ilaahay haka qaado inshallah all maalu maamullaah munaafaqiinta somaliland ilaahay hanaga qabto shar kooda ilaahay haku celiyo inshallah idamka ilaahay inshallah
@user-si7ig2vr1x
@user-si7ig2vr1x 23 дня назад
Waa runtaa ha laiska dhagooleeyo arintaa ilaa iyo doorashooyinku dhacayaan
@Allaahu_akbbar
@Allaahu_akbbar 23 дня назад
Hawsha ugu badan wxaa ka mid ahaa Jibouti iyo Turki iyo Itoobiya Iwm
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 23 дня назад
British SOMALILAND 26/6/1960
@nimojirde8252
@nimojirde8252 23 дня назад
Rabi waxaanu ka baryeynaa Hadaanu shacabkii nahay cancer uyo cuduro aan la arag Rabi haku Rido kuwa boqnaha na jaraya ee dantooda mooyee danta dadka shacabka aan wadin Rabow adaa abuurtee kashif oo naga qabo nuurkaa yaree 35 sano kadib noo iftiimey ayey daminyaan Ale dami oo indhaha beeleeyon luxudkaanu u fadhinaa cimrigayo saamiximeyno kuwaa na boqna goynaaya yaa Rabi adaanu kaa magan galney Allahuma Aamiin
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 23 дня назад
Waa sheeko ay kumarmarsiyooniyaan doorashada wr wey dhacaysaa doorashadu ama diid ama rumeyso
@Yusufxasann
@Yusufxasann 23 дня назад
DALKEENNA SOMAALIYA WAA INAAN KA DIFAACNO WIILASHA HARGEYSA KA IMAANAYA EE KHAWAARIJTA KU BIIRAYA. HEY,ADDA NISA WAA INEY OGAATO WIILASHA HARGEYSA KA IMAANAYA EE MUQDISHO KU SOO QULQULAYA EE KHAWAARIJTA USII GUDBAYA. WARKAASU WAA DIGNIIN
@asiilmahir6072
@asiilmahir6072 23 дня назад
3 nin😢ayaa wadankii iibsaday waliba🎉maxishotaan hada,isdifaca warkaa Iska🎉daya bes muse isaa🎉wadankii babiyey muxuu udayn waayeye,xisbiyo cusub🎉kuwan alaha,nadhafiyo wadani ucid kulmiye🎉 bes dhurma xasan maqubeste suga
@Adanjkahin
@Adanjkahin 23 дня назад
Haday somaliland ictiraf haysan lagayd ilaah Masiiye maanta bada iyo dhulka zeila Ethiopia qaadan lahay. Ilaah Somaliland wuu u diiday ictiraf waayo meesha hadikale Ethiopia lagu wareejin laha.
@EmanAhmed-fk4cy
@EmanAhmed-fk4cy 23 дня назад
💚🤍❤️
@nimasahal8599
@nimasahal8599 23 дня назад
MA HADAAD OGAATEEN IN MUQDISHO IYO JABUUTI kA DANBEEYEN DAGAALKII ??? MAXAAD XAL HAYSAAN WIXII DHACAY WAA DHACEEN
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 23 дня назад
Dawalda waa in qof kasta run ahan lagu hayo taagero cadaw oo cad ama lagu tumo beerka laga laado oo makamdaa la geeyo haduu yahey suldaan sarkal ciidan siyasi iyo nooc kastu yahey Dawlada waa in sharciga hor keento xataa gudomuye xirsi ama ciro why sharciga waa in shaqeeya oon qabiiil baa kici tan baa dhaci qofkii somaliland ka soo horjeeda waa in gacan bir ah lagu qabta kolkaa ama qabiil ha u kaco ama jin ha u kaco oo diidan sharciga wadanka
@hurdaaye21
@hurdaaye21 23 дня назад
Halka qaranku 30 sanadood ka jabay waa kudlada meesha haysata ee ka shaqaysay ee qayb ka mid ah bulshada somaliland ku sheegaysay cadowga gudaha,, dadka sidaa loola dhaqmayey waxa weeye saldanad facwayn iyo dad aad u yaqaana dhibaatada ka dhalan karta haddii ummada loo dhibaateeyo kudlad lacag ka urursanay dadka iyo dalka ilaa ay is mahdiyeen ay gaadhay in hablaha reer sheekh isaaq dhulka la jiido oo beerka laga laado, maalin cad dhalinta waddanka madaxa laga toogto oo gaadhi la jiidhsiiyo,, hablihii caarka aha ee ugubka ahaa Gebilay in ka badan 30 maalmood ku xidhnaayeen. Kudlada in aysan damiir lahayn horaan u ogaa nasiib daro waxa ahayd in hargaysa iyo Galbeed keedu arinka dhoosha ka cadaynayeen. Waan la yaabana waxa dhiiga ka shubtay.su,aasha meesha ku jirta maxa hargaysa galbeedkeeda ilaa gebilay in marka xisbiga wadani musharax tegi jiray lagu dhibaatayn jiray ama aflagaado loo gaysan jiray, madaxweynuhu markuu tago Musharaxa xisbiga wadani deegaankiisana hadhuub caano ah lagu soo dhaweeyo.. Waxa nasiib wanaaga in dadweynaha Somaliland ee galbeedku xumaanta habeenka ka meesha ka hadlaya oo kale ku akhrin jiray ka koreen, bari iyo Galbeed dadku isku dan yahay. Hada dhibaatada inagu dhacday qof walba ka dheregsan yahay maxaa soo celiyey qaabintii bulshadeena. Nacaskan oo kale dheg ha u dhigina. Ciidanka waxa oog keentay talo xumo. Sii soco oo soo soco ah. Iyo dadban dhawraynaa. Qof walba ciidan wax ka garanayaa in maalin uun ciidan ka la soo eryan doono dhici doonto way iska cadayn. Dadweynuhu ayaga leh go, aanka ugu danbeeya iyo cida ay madaxweyne u dooranayaan. Kulmiye In aan illaahay nagu soo celin ayaan ka baryayaa
@Sharmarke-h1z
@Sharmarke-h1z 23 дня назад
Hadii talabo la qaado maxa jira kuwa kacaya ma caruurba waar anaga wax aragany
@halimadirie5301
@halimadirie5301 23 дня назад
Somaliland waa daacad cadowgeeda in badan oo ka mid ah ayey aamintaa oo ay ethiopia ka mid tahay dagaalka soolna way ku jirtey gala dagaalka waa argagixiso waanu haynaa been bay noqotay somaliland hogaamiyeyaal indheer garada ayey u baahan tahay oo aan ahayn dowladan jilicsan ee cadow huursato iyo mucaaridkan bahaloobay
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 23 дня назад
😂😂😅😅 reer kaan Somalia waa riyodan oo Somalia maa marecan baaye nooqdeen maxaye cuna qabaten Somalia ayadaba sakarade ah ee oo yaa dhagay sanaya tugta Somalia 😅😅😂❌❌🇮🇷💪🏼🦁🇮🇷💪🏼❤️🦁🇮🇷💪🏼❤️🦁🇮🇷💪🏼❤️🦁❤️🐷🇸🇴🐷🇸🇴🐷🇸🇴🐷🐷🇸🇴🐷🇸🇴🐷🇸🇴🐷🇸🇴🐷🇸🇴🐷🇸🇴🐷🇸🇴🐷🇸🇴❌❌❌❌❌❌❌❌
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 23 дня назад
Cajiib yaa munaafaqiin sheeko jeegaan kkkk
@naeemayusuf6464
@naeemayusuf6464 23 дня назад
Hore ayaa loo yidhi ruqe ninkii lahaa dabada hayaa ma kacdo
@aadanxasan2832
@aadanxasan2832 23 дня назад
Mar haday sidaa tahay waa in gobalada bargu fahmaan arintan xun ee qaran dumiska ah ee uu wado xisbi ku sheega wadani
@HusseinDimbil-x3m
@HusseinDimbil-x3m 21 день назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Maah-maah ayaa aheyd sixun usheeg sixir ka daran Soomaaliya cidna cunaqateyn masaarin Lkn waxay tiri magaca soomaaliland halagu beddelo magaca soomaaliya Ha qaloocin hadalka
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 23 дня назад
War daroondkani bal idinkuba fahma ? somaliland darooki ku jiray aya y qabiil iyo qudhun ku wadaan somalia inay somaliand lamidowday doonayaan ??? muse iyo issaq looma socdee waa somaliland waxaa la tirtirayaa ciise waynow ee horaa loo yidhi walaalki loo xiiryow adiguna soo qowso wax la aqbali karo maaha , ilaahayba dhulkani nagu beeray oo naga dhigay somaliland anagu Djiboutina ma nihin Ethiopianan manihin lakin xudhurtayadiiba taala somaliland oo Hargeissa 5 sacadood ayay ii jirtaa halka xamar 5 cisho usii dhaxayo ee somaliland muse malaha issaq malaha inkasto ilaahay jaar igala dhigay dalkana way ilaleeyihiin calankana waan wadaagnaa kolkaa ninkii somaliland soo weerara horta waa inuu anigoo mayd ah ii dhaafa issaq iyo samaroon hay danbeeyaane daroodismigu waxba yanay la hadhin ilaahayba badaye hawiyee hasoo sasabtaan somali jacayl been ah haska oohiyaan khayiminta filimka hindiga waa la fahmay ee cunaqabateeya dhoofka xoolaha sidi cadada idiin ahayd ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤sunti gaashaan from saylac city alqadiriya iyo xaramka masjidul qiblatayn baladka ruuxiga somaliland republic
@se1059
@se1059 23 дня назад
Waar beenta jooji kuu shaqayn mayse beentii horeba shaqayn wayday heegooy wakhtigaagii wuu dhamaaday cabaadka joojiya waa inoo dorashada
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 23 дня назад
Hawiye iyo darood so kaxysta dheh bal konfur macal qabilda yar yar idin la daga jarir raxan weyn iyo kuwa kale bal waxad somaliland ka qaadan aargni 😂😂😂
@Akhalaq-i2k
@Akhalaq-i2k 23 дня назад
Cilada maaha xisbiga wadani, ee Dhibka oodhan waxaa keenay xabashi baan badda soomaaliyeed sinayaa. Waa wajib in midnimada dalka soomaaliyeed ladifaaco.
@1962yusuf
@1962yusuf 23 дня назад
Cheap propaganda, waa dacaayad rakhiis ah oo red-sea loo soo dhiibay.
@Yusufxasann
@Yusufxasann 23 дня назад
DALKEENNA SOMAALIYA WAA INAAN KA DIFAACNO WIILASHA HARGEYSA KA IMAANAYA EE KHAWAARIJTA KU BIIRAYA. HEY,ADDA NISA WAA INEY OGAATO WIILASHA HARGEYSA KA IMAANAYA EE MUQDISHO KU SOO QULQULAYA EE KHAWAARIJTA USII GUDBAYA. WARKAASU WAA DIGNIIN
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s 23 дня назад
Hargaysa ku mashquulkeeda waxa kaaga wacan inaad gurigaaga hagaajisato jaahilnimo waa cudur
Далее
Dora was kidnapped and then… 😨 #shorts
00:18
Просмотров 2,4 млн
СМЕЛОЕ РЕШЕНИЕ #shorts
00:14
Просмотров 17 тыс.
How did Turkey change Somalia's fate?
23:42
Просмотров 338 тыс.