Тёмный

DAAWO Aadan Madoobe iyo Xasan Sheekh yaan leyga aasin hadii ay dhintaan, Faadumo Jaamac oo Afka Fura 

Banaadir Channel
Подписаться 290 тыс.
Просмотров 42 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

15 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 161   
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou 3 месяца назад
Bismillaahi yaab yaab badanaa ma gudoomiyaha baarlamanka soomaaliya waar odaygu waa qof dhintayba
@حسابحساب-خ8غ
@حسابحساب-خ8غ 3 месяца назад
Pp09po00o
@sahromahamud
@sahromahamud 3 месяца назад
Ilaaheey Ha U Miciino Iummadda Soomaaliyeed 🇸🇴🙏
@ashawooo
@ashawooo 3 месяца назад
Subaxanalah waa adunay manta waa adunay bari waa aqira illahaya ha ka cabsada ninki manta nola bari ma nola
@HawaA-w9g
@HawaA-w9g 3 месяца назад
Subxaanallah Adan Madoobe ka soo gar bax Xajiyadaan. Aden jawaab ayaa lagaa sugayaa .
@mohabuuhoodle
@mohabuuhoodle 3 месяца назад
Kkkkkkkkkkkkkk waaaaa dad dhintayba inlaalhillh waaaaaana tuugo is bahaysatay kkkk
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 3 месяца назад
Walaahay halaag baaallaah Horwood yaala subxaana alllaah
@oreymediaoreymedia7410
@oreymediaoreymedia7410 3 месяца назад
Guri qurux badan waaye ana arkay lkn inuu xoog ku heestay ma ogeen
@abdullahisharif5153
@abdullahisharif5153 3 месяца назад
Adan nadobe iyo xalaal kala dher subxana allahi
@warsanfarah9582
@warsanfarah9582 3 месяца назад
Fadumo asc xaqaaga allaha kuusoo saaro amin
@aishamohamed5469
@aishamohamed5469 3 месяца назад
nmmaxkamada muqdisho ha aaado habo subxaanalaah
@sucdihussein7533
@sucdihussein7533 3 месяца назад
Sumxanalaah maamadan siiya xaqeeda ,war madaxisku sheg iyagu dadki ay ilaalin lahayen dhacaya manoqonkaran masuul Awoododu wa in ay dadka dhacaan Alle ay idinka awood badan ,naga qabo Alloow🤲💕☝️🤲🤲☝️☝️☝️
@abdullahisharif5153
@abdullahisharif5153 3 месяца назад
Cadabta haka xishoto adan madobana adunka allaha ku ciqabo war amin dhaha haddad xalal tigin somaliyey
@garaarwabari1208
@garaarwabari1208 3 месяца назад
Alle ugu baqa mamadaan gurigeeda waad owoodaan siiya xaqeeda
@AbdirahmanSiid
@AbdirahmanSiid 3 месяца назад
Ilahay akabaqoo a iskaa siyoo hooyadan Aden modobe
@mohamadhamza837
@mohamadhamza837 3 месяца назад
Hooyo allaha ku caawiyo amba waa ley dhacay duco maahee wax kale kuuma awoodo e
@AbdiJamalOmar
@AbdiJamalOmar 3 месяца назад
Allah akpaar . Allow adaaweyn
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h 3 месяца назад
His excellency president Abdulaziz Haji Mohammed Hassan Lafta Gareen iyo beeshisuba wa Warsangali Harti ah. Haji Fadumo Jibril waa Warsangali too
@khalisuleman9389
@khalisuleman9389 3 месяца назад
Eedo iska Sabir waa tuugo aakhir iyo aduunba ilaabay Ilaahay hortiisa ayaad kaga qaadanaysa iyadoo aad uu culus إن شاء الله🙏
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan 3 месяца назад
Baarlamaanka waa(275) usheega xaqeeda Allaha u sahlo
@bazeera5520
@bazeera5520 3 месяца назад
Illahay xaqaga haka siiyo
@saidajiindhe8841
@saidajiindhe8841 3 месяца назад
WAA DAWLAD WADA TUUGAAH
@samirasahra1747
@samirasahra1747 3 месяца назад
XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed 3 месяца назад
Bismilaahi raxmaaani raxiiiiim Mahan Eray yar aaakhiro waaan idin haystaaa Ha iga aaasinina 😢😢😢 Ilahaw waxaaan ka magan galay xoooolo bini Adam Iyo dhiiiiiiig bini Adam ( muslim )
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 3 месяца назад
Aaamin aamin wall ilaahyow hana soo gelin
@cabdale_5967
@cabdale_5967 3 месяца назад
Wayaab.maalinhorewaxan arkay.nin.uu.kahesto.guri.aerborka.agtisakuyalo subxaanalaah.alowugargarumadada
@jiijodaqere8881
@jiijodaqere8881 3 месяца назад
Ilahay xaqaga ha ka siyo eedo hadii uuyahay gurigaaga oon laga gadan madluumka Ilahay isaga balan qaday in uu ugargarayo qofka dulman
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 3 месяца назад
Anigaba gurigii aabahay lahaa ee aan ku wada dhalanay walahay inta iga yar kuwa iga waa weyn marka laga reebo awood baa lagu haystaa qabiilada isla weynta ah ee hubaysan ayaa xooog ku haysta wlaahi wuxuuna ku yaalaa tofiiq xaafadda la yiraahdo annaga waxaan ka soo qaxnay muqdisho 1991 annagoo dhan walalday oo dhan hooyo wey dhimatay aabo wuu dhuntay qurbaha ayay ku wada dhinteen walaladay qaar ka mid ah wey dhinteen intii soo hadhay markaa u tashanay ee aan imaanay muqdisho waxaa degan nin sarkaaal sare ah qori ayuu inala soo baxay xabado ayuu nagu riday waana ka soo cararnay waxay ahayd 2011 kii dib dambena uguma aanan soo noqon
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 3 месяца назад
Aakhira war yaalaa walee
@KadanAliIsa
@KadanAliIsa 3 месяца назад
Asc maamadan illaahay xaqeeda ha siiyo. Lakiin su,aasha aan qabaa waxa weeye maxad u tegi wayday muqdisho oo aad waji tu waji u waydiin wayday hirtaa bilaa uu moodayaa in aanay cidi lahayn ama reerka talyaniga ahi leeyihiin. Ilaahay xaqaga hakuusoo celiyo maamo.
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 3 месяца назад
Asasiino ayaa lagu dilaya haday tagto Becouse hore ayaan u maqlay iyadoo leh xaqaygii buu haystaa saw Ma ahyn inuu iska celiyo xaqa banii aadanka
@abshirosman1305
@abshirosman1305 3 месяца назад
Haddii Allaah laga baqayo dambiyada kale duwan ee Soomaaliya ka dhacaya daqiiqad kasta ma aynan dhici lahayn
@mohamedyusuf6210
@mohamedyusuf6210 3 месяца назад
Mama ilahay ha kuu heeliyo tuugaad lahadlaysaaye
@abdihaji3580
@abdihaji3580 3 месяца назад
Xaqqa ummadda iska celiya haddii aad tihiin madaxda maanta joogta.
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 3 месяца назад
Subhanaallah, this a fake government in muqdisho 😢. May Allah help this mom
@sn7463
@sn7463 3 месяца назад
Labada dhinac in la dhageystaa ila fiican xaqiiqda allah ayaa og gudoomiyaha baarlamaanka fadhiyo intaan gudoomiye laga dhigin maxey udacwoon weysey arinkaan allah ayaa og xaqìiqadiisa
@AamiinAxmed-ji3cw
@AamiinAxmed-ji3cw 3 месяца назад
Xasan sheekh ilaaha kabaq
@CMG0607
@CMG0607 3 месяца назад
Aawey suldaankii warsangeli mise dadkiisi beeshaad maxay la aaminsan yihiin waa dad mowqifleh een
@mahdibihi5095
@mahdibihi5095 3 месяца назад
Asc ninka dhan afayeenka barlmanka ayaa guri dad leyahay heesta soo ceeb iyo amakaag ma aha ceebey tacal
@halimahersi8454
@halimahersi8454 3 месяца назад
Xasan iyo adan Waxay kuxalaaleyaan amaysan haysanba
@dayiboahmed7511
@dayiboahmed7511 3 месяца назад
umada xaqa allah hatuso
@nadifonuur8786
@nadifonuur8786 3 месяца назад
Allow u sahal xoolaheeda maamadan.
@khadijabin8262
@khadijabin8262 3 месяца назад
Subxaan allah
@faadumocali5574
@faadumocali5574 3 месяца назад
Guri Xaaran ah ayuu hiista gudomiye baarlamaan waaye ayaa lagu leyahay somaliya waa udhamatay
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 3 месяца назад
Ellahay xaqaaga hakuu dhiciyo
@AnCmaj
@AnCmaj 3 месяца назад
NCC WUXUU DHAHAY. 1. Ruuxa dadka CAAYA BILAA xaq uusan kulahay waa faasiq 2.RUUXA DADKA CAAYA NAARTA BUU GALAYAA. 3. AAKHIRO BILAA AJAR BUU IMAAN (muflis)
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 3 месяца назад
Kuwaan dhulkaa ka orday dhulkaaba dhahaa haleegu duugin🎉🎉🎉
@ubahguled5047
@ubahguled5047 3 месяца назад
Subxaanalaah xaraantu waa umacaanaatay xaaraantu
@LovelyDrumKit-db4qx
@LovelyDrumKit-db4qx 3 месяца назад
War waxaano waa yaab see masuul ama speaker guri shacab uqabsanka?
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 3 месяца назад
Cadaalad kama Jirto moqudisho Iyo dawolada Joogta meyed iyo lafo Ayey gadanayan aakhiro ayey Cadaaladi jirtaa
@faizaabdi9962
@faizaabdi9962 3 месяца назад
Waxaasi dawlad ma,aheee illaahay xaqaaga ha,kaasiiyo maamo culumada somalai u,sheeg ha,kaaga qaadaan in,kastoo naftooda uga cabsanayaan amaankaoda laakiin xaqa lagama aamuso insha Allaah
@Xuseenaadan-nl7im
@Xuseenaadan-nl7im 3 месяца назад
hadeey wax Ka maqan yihiin maxkamada dacwa ha geeysato ee meediaha dacayad lasoo fadhiisatay xasan guri eey leedahay kuma jiree
@Xasbunalahwanimcawakiilan
@Xasbunalahwanimcawakiilan 3 месяца назад
Bismilah gudoomiyow gabadha an xaqeeda eysheeganeyso sii hadaad ka qabto oo ilaahey ugabaq oo lahadal 😂😂😂
@aminamohamed1570
@aminamohamed1570 3 месяца назад
Somali ayaan daro ku dhacday wadanka tuugo dhimatay ayaa ku habsatay Adan madoobe waa inuu soo jawaabaa
@HUSSEINMOHAMMED-p6q
@HUSSEINMOHAMMED-p6q 3 месяца назад
hhhhh Maamo puntland dowlad baa ka jidho muqdisho iyo baydhabo waa dowlad la'aan miyaa ? Alaa kariim alaa kariim allaa kariim
@ShushNaruti-he7ql
@ShushNaruti-he7ql 3 месяца назад
Xafidu laahi xasan dhiiqo eysan ku dilin iskajir
@ZahraAbdullah-nx1lt
@ZahraAbdullah-nx1lt 3 месяца назад
XASAN HADUU HELAYO ASAGAABA QAADAN LAHAAYE WAXBA KUU QABAN MAAYO
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 3 месяца назад
Aaway maxkamada uu wariyaha sheegayo!!! Waa tuugo Allah ka furteen oo ciidan Ugandhees hoosta uga jiraan.
@mohamedabdinur4176
@mohamedabdinur4176 3 месяца назад
Hal xaaraana nirig xalaala ma dhasho
@fartunosman3503
@fartunosman3503 3 месяца назад
Walee waa yaab lama aasi Karo qof deen lagu leeyahey
@nadifajamac4111
@nadifajamac4111 3 месяца назад
Subxanalah malikiqudus
@mohameddahir7293
@mohameddahir7293 3 месяца назад
Hooyo iska sabir. Guri baad ka hadlaysaaye dalkii bay liqeen, cadaab baa sugaysa xaaraan quutayaasha.
@ubahguled5047
@ubahguled5047 3 месяца назад
MD waa Xassan munaafaq isgay xaaraan cunumada kabarten muxuu kuu qanayaa.
@Bintucabdi-c1c
@Bintucabdi-c1c 3 месяца назад
Garòowaba waa qabiil soomaaliya oo dhan dawladi kama jirto waa qabaa il
@abdulqadirmohamed4429
@abdulqadirmohamed4429 3 месяца назад
Hade hooyo waxaad leedahay dalkii mate gen oomaraadsan wixii. Hadan waan cabanaa kaladaa bisinka
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou 3 месяца назад
Dadkii way dhinteen aadan mppbe miyaanuui ilaahay ka baqeynin tallp
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 3 месяца назад
Madaxwaynaha isagaaba dadka guryahooda dhacay oo qabuuraha faaganaya waa madaxda kaliya ee aduunka dhacaya dadka guryahooda iyo beerahooda
@diniali9095
@diniali9095 3 месяца назад
Okay waad noosheegtay in Guri lagaahaysto oo Aaden madoobe kaa haysto laakiin maxaad madaxwenaheena ku eedaynaysaa xasan sheekh maxaad kuhaysataa haddaad oranlahayd madaxweyne gurigeyga ninkaas ayaa iga haysta sikale ayay noqonlahayd eeddo sheekadaadu waa isku dhexyaacsantahay ilaahay Guri gaga hakuusahlo madaxweynahana ha ugafin cafisweydiiso.salamucalaykum.
@june6206
@june6206 3 месяца назад
Xasan isagba xaranta gurtee maxay u dacwoye Maxa se dhiiqo lo Hagi isagi ba ceeb u dhiman I jirine
@husseinaden7560
@husseinaden7560 3 месяца назад
Aden madoobe waa waagii uu ahaa hogaamiye kooxeedka ala maxaa la is dulmay somali ilaahay baa u maqan
@adamjumale4871
@adamjumale4871 3 месяца назад
Duqdaan way daalan tahay, is she ok ?
@MohamedAhmed-k1f7m
@MohamedAhmed-k1f7m 3 месяца назад
Dhibkaan wadanka lagu haayo oo qabuura faaga iyo hantida dowlada waxaa joogi karo farmaajo,sheekh shariif oo shir jaraaid qabto oo yiraahdo cidii iibsato biri waa lala xisaabtamaa ha laga fogaado Wiil hiraan
@AbdiJamalOmar
@AbdiJamalOmar 3 месяца назад
Sorry that',s action
@xaliyamohamed5223
@xaliyamohamed5223 3 месяца назад
Sory hoyoo
@xaawo1
@xaawo1 3 месяца назад
Aadan madoobe reeromj ah oo agoon ah buu guri ka haystaa company buu ka kireeystay waa loo dacwooday aabihii guriga lahaa buusto laami ah waxaa ku gubay ok ju dilay aadan madoobe si uu gurigaa u qaato 10guri oo majeerteen iyo nareexaan leeyihiin buu aadan madoobe haystaa bakaayada koofida islaamka ku qaraabto waa eey gaal ah aadan nadoobe islaam maaha isaga iyo hassan shiikh waa dadka lacago ku soo qaatay qowmuluud nimo in wadanka laga fuliyo basrlamasnkane la mariyo
@ubahsicid349
@ubahsicid349 3 месяца назад
Nin sidaa u fadooxoomay baa xil noo haya somalia waa u dhamaatay aduunka qof fadeexad ku dhacday siyaasad xitaa madaxa sooma galin karo
@abdifatahsarhan7108
@abdifatahsarhan7108 3 месяца назад
Hoyadaan run beey ku hadleysa ee halaga qabto moryaanka sidee buu hogaanka marlamanka u qaban kaara nin xoog ku haysta guri usan lahayn war xildhibanada ka yimid puntland iyo sool iyo saag illahay intaat ka baqdaan hoyadan u hadla oo usoo dhiciiya gurigeeda(ninkii rooble ahaa ee shiribka tiriyey inta usan talyanigu soo galin somali wuxu shirbay goor aay tahaana ogeeyne tuugo waa noo tallalin maantey tagaan tahay oraahdi rooble oo wax badan baa muuqda)
@HalimaCumar-kk9cw
@HalimaCumar-kk9cw 3 месяца назад
Maalinba maalin kadaran
@Slyman_guy
@Slyman_guy 3 месяца назад
Eedo baarlamaankabatuugo ilaahayykafurtay
@maxamed8867
@maxamed8867 3 месяца назад
Ileeyn ceeb looma dhinto ninka nimanka ay maamadu leedahay yaan layga aasin waxa laga yaabaa inay iska qoslayaanba
@abobasement346
@abobasement346 3 месяца назад
waa dowlad moryanah ilahay idin dulay xasan moryan iyo Adan madobeh waxaan lah yabah kuwah u dortay dowlad tugadah waxaan lah yabah labadan tug maxay kah qabtan masajidadah Adan madobeh iyo xasan moryan ilahay cansar idin kagah dhig xolahah umadah hoyoh cadalad ha kah sugin Adan moryan iyo xasan moryan
@ahmedrashidhajijama3212
@ahmedrashidhajijama3212 3 месяца назад
War dowlade AUN.A.YUSUF was loo yeray module oo lagu yire gurega adega ma lined ee ka bax.gure kale oo uu dhistey ayaa jiray inta gurega aan u gurayo hala isug ayuu yire madobe
@MohamedAhmed-k1f7m
@MohamedAhmed-k1f7m 3 месяца назад
Hooyadaan arinteedda waa sahal,reerka ay ka iibsatay ee italy jooga caruurteedi ayaa marqaati nool ah basboor usa haday hasato inay u taqto oo safaaradda somali,ama maxkamad talyaani geyso ha ka soo caddeyso inay iyada laga iibi,waa haday run wadado,xamar dowlad ma joogto xawaalo faagaddo ayaa joogta Wiil Hiiraan
@abdullahiabdi3213
@abdullahiabdi3213 3 месяца назад
Ragaas dadka ay madax uyihiin ayan daranaa
@MahamadgabsoGabso379
@MahamadgabsoGabso379 3 месяца назад
Yaab wallhi waxan oo kale lama maqlin lama na arkin xasan iyo aadan madope waa tuugo isbahay satay ale dadka masakiin taah haa kaqabto😅😅
@raaxomaxamuud1981
@raaxomaxamuud1981 3 месяца назад
Xasanshiq.waligibaydhabomatagin.eadanmsdobewaydi
@abdirashidaliyuusuf357
@abdirashidaliyuusuf357 3 месяца назад
Adan madoobe walee maxaad shaydaan wayn tahay adiga xasan sheekh xolaha umada way idinku maqanyihiin tuugo
@abdullahisharif5153
@abdullahisharif5153 3 месяца назад
Wa tuug dowladeysan
@mahdibihi5095
@mahdibihi5095 3 месяца назад
Barlamanow kaqabta mamadan ninkan qainu wadanka ah oo an ILLAHAY kaxishoonynin qaab rabag war waladhinaya
@ibtijah2747
@ibtijah2747 3 месяца назад
HANTIDA AWOOWAHAY AYAA BALAD WAYNE NOOGA MAQAN BALADWAYNE AWOOWAHAY WAXAA LA ORAN JIRAY NEENASTIISA ( TOOBE) MOHAMED YUSUF
@AhmedAli-zw5kd
@AhmedAli-zw5kd 3 месяца назад
Maamo waad soo daahday waqtigi madaxweyne Farmajo inaad dacwada furtid ayeey ku fiicneed iska sabar inti qof kale uu xukunka qabanayo
@Maria28832
@Maria28832 3 месяца назад
Farmaajo waa tuug faqasheey garawe ledihiin jooga
@superfun1819
@superfun1819 3 месяца назад
​@@Maria28832sharmuuto Somalia dhan leenahay😅
@AliAli-yl5rh
@AliAli-yl5rh 3 месяца назад
Islaantu dulmi ayey kacabanaysaa dulmina wey samaynaysaa guriga aadan ka dhacay maxaa madaxwrynaha ogeysiiyey mase warkeedu waxa weeye wixii xinba xaawaaleh
@KhaderMiyir-nb4nj
@KhaderMiyir-nb4nj 3 месяца назад
Sow dowladdiisii maaha oo waddanka isagu masuul kama aha.Qofka 1aad maanta waa isaga wayna saxantahay.Xiitaa RW Xamse inay kusoo dartay ahayd.
@abdulahiabdi5020
@abdulahiabdi5020 3 месяца назад
Ceeb looma dhinto dad madax isku sheegaayo oo xoolo islaameed haysto allow sahal amuuraha.
@FardiuzAbdi
@FardiuzAbdi 3 месяца назад
Subxanalaha war mamada gurigeda uga qaada
@abdishakuur1820
@abdishakuur1820 3 месяца назад
habar dhanteysay oo cabsan hadalkeda yaa rumeysanayo habaryehey habaran halked ku aragtay xafidulahi xasan shiiq oo halkow wakaga qatay
@hafsaali4297
@hafsaali4297 3 месяца назад
Subxaanallaah Hooyada kaxishoo. Xasan Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa waa yaqaana isagana waa isyaqaana umaddana way yaqaanaan. Aakhiro sidaa udifaac.
@faizaabdi9962
@faizaabdi9962 3 месяца назад
Bal maxuu maamada ucayni xaqeedii baaa laga qaatay alla somali bililiqo ma,dayaan qaarkood somalia oo dhan ma,aha cafun in aaqiro qof islan ah wax iga tirsado ma,rabo insha Allaah
@fathiaali-yx8xn
@fathiaali-yx8xn 3 месяца назад
Subhannallaah war xishood hooyo weyn ayaad caayaysaa Allah yahdiik
@ashahassan8878
@ashahassan8878 3 месяца назад
Ha xishoonina ee kuwada difaaca daalimka maalinka aakhiro marka ilahay hortiisa ay tafaha kuqabsato islaantaani aadan madoobe iyo xassan difaac usoo istaag oo xafiduhulah adna dambiga aad kutaageertay yaad la wadaagi haydaan toobad keenin ooydaan islaantaan iyo inta kale eey dambiyadada kagaleen ee raas casayr ilaa raas kiyaanboni joogta iyo meelo kale markey u soo saftaan oo maxkamada rabi een cidna cid ka xoogweyneyn adiguna dambiga aad maanta daalimka ku difaacday wuu ku sugi iska cay Dundas waayeelka ah axsaan yaad u sameysay 80 jirka aad cayday dambigeeda uunba dusha laguu saari kuwad oo waliba si fiican is ii cay
@bulohus8548
@bulohus8548 3 месяца назад
Acuudu billaahi Sidee Hooyo - Somaliyeed oo Ayeeydaa le’eg I- Caayi kartaa? Cabsanaanteeda - Xagee ku Arag tay? Aakhiro Ma laguu soo istaajiyaa inay Alcholy- Tahay? Xasan Adigu Dadka Kama Xigtid ? He’s president of Somalia Maxay Dartiis Dadka ugu Kaaifayn Mana Ayaan Caayin hadana ‘ Shame and you!!!
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 3 месяца назад
Dulmilow yal dheh.
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 3 месяца назад
waat waxwalba harumaysanina haday wakamaqayihiin waa qofwayne miidhiyahay masoofadhiisateen ee toosbay u aadilahayd beenta loojiya ccbb
@saidnourainan5223
@saidnourainan5223 3 месяца назад
LAFTA GAREEN BAL U GUDBI KIISKAA LAGA YAABEE INUU WAX KA QABTEE.
@saidali7233
@saidali7233 3 месяца назад
Gudoomiyaha baarlamaanka aadan madoobe u celi gurigeeda oo allah ka baq ma sidan baad masuul ku tahay
@Nobody1579
@Nobody1579 3 месяца назад
😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲
@FarahmahamedNor
@FarahmahamedNor 3 месяца назад
Xasan maxey ka rabta ay u eedeynee wadanka maxkamed baa jirto
@june6206
@june6206 3 месяца назад
Miyanu ahayn ninka xarshaka wada dhiiqo ee imaka dalka ku magacaban tuug ma loo dacwoda 😂akhiro war ba uyal
@falisa576
@falisa576 3 месяца назад
Butlaand dawlad baa joogta ku teh. Qabiiloow dawlad noqo. Nin ba jiri jiray oday ah meelaha So fariisan jiray wuxu dhihi jiray guri Ban ku lahaa xamar wa layga dhacay Waxa la ogaday weligiis inusan xamar Tagin iska daa guri u kulahaaye reer miyi Inu aha Garoowe ka yimid miyigeda Ina adeerkiis baa sheegay inu san xamar guri ku lahayn Marka sheekadan way yaqaanan Been taa
@superfun1819
@superfun1819 3 месяца назад
Waad kudhaman 😮xaranta
@ahmedosman7185
@ahmedosman7185 3 месяца назад
Maxay u sheeganaysaa waxaanay lahayn?Beertii Sheekh Zaaid ee Afgooye ee masuulka ka ahaan jireen bay sheegan.lahaayeen haday wax sheeganayaan Markii odaygeedu ama jananku biilka ahaa
@HalimaCumar-kk9cw
@HalimaCumar-kk9cw 3 месяца назад
War yaa islaama
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 3 месяца назад
Aadan madoobe waa tuugo illaah iyo Islam ka furtay waa ninkaan hada dhulboobka ka wada xamar melena dhaafimaayo
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 3 месяца назад
Markuukii wax xukumeyey tuug yahay bal ka warama
@AliAli-yl5rh
@AliAli-yl5rh 3 месяца назад
Hooyadu ma haday hurda ka kacday miyeysan ogeyn kuwa reer muqdishaa in guryahoo baydhabo ku yiil aysan kahadli karin
Далее
Sheekh Asuuli "Mowliidku Ma Banaan yahay inla Xuso"?
24:36
Million jamoasi - Amerikaga sayohat
12:37
Просмотров 350 тыс.