Тёмный

Daawo Ceebwayn Ayaa Somali Dulsaaran itoobiya Hayska Celiso.Waraysi Prof Abdiwahaab Sh Abdisamad 

Anfac Media
Подписаться 239 тыс.
Просмотров 20 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

11 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 66   
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 24 дня назад
Itobiya iyo koxda Abiy way jaben wayna u dhamatay
@seed3966
@seed3966 24 дня назад
صدقتَ يا عبد الله. صدقت يا عبد الله ما شاء الله
@AaminoCali-k8t
@AaminoCali-k8t 23 дня назад
Somaaliya guuul
@ahmedgod6945
@ahmedgod6945 24 дня назад
Masar waa iney dagtaa seylac,hadaan nahah reer awdal,waan soo dhaweyneynaa
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 23 дня назад
Weyba soo dageysaa seylac hadii alle idmo
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 23 дня назад
Ilaahay cidna makeeno saylac aan Somali ahayn yarab 🤲🏼 Saylac dhalinta Somali ayaa ku filan alhamdulillah geesiyadaa ilaashanaya 💪🏼🇸🇴💪🏼
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 23 дня назад
@@IbiEntertainment Legende reer AWDAL state ayadba tahay gob iyo GOBANIMO waaba kugu aqaan legendary noolow waligaa geesi geesi dhalay baa tahay
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 24 дня назад
Prof Abdiwahab is Somali hero and he hit the nail. He should be Somali president
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 24 дня назад
Guul Umada Somaliyed
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 23 дня назад
Somalie🇸🇴 waxa dhabarka kajabinaya xasan sheekh
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg 23 дня назад
Adigaba ceeb bey kuugu tahay, waayoo, sow soomali ma tihid.. Masar & Somali heshiiskooda waan soo dhaweyneynaa.
@abdoulkadermohamedhassan-9805
@abdoulkadermohamedhassan-9805 23 дня назад
Qaaadad weynne abaaaxa ku was👇👇👇👇
@faisalosman9906
@faisalosman9906 23 дня назад
Soomaali baa dadkeeda qarxisa. Ayadu ha is daweeyso kow. Ceebta ha iska dul qaado.
@Islamic_Dawa012
@Islamic_Dawa012 21 день назад
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d 24 дня назад
Masar Dan soomaaliyeed ma waddo, Dagaalkii Niilka ee itoobiya Kala dhexeeyey ayaa xasan shaikh siyaasad xumadiisa, soomaaliya u soo wareejiyey. Dhibaataduna Dalka iyo dadra soomaaliyed ayay gaadhaysaa, oo gubanaysa, Waddama kale oo wax Ina tari Kara ayaa jira.
@AbuMohammad-ti6fi
@AbuMohammad-ti6fi 24 дня назад
🇸🇴🤝🇲🇨
@user-pz2kj3fq5h
@user-pz2kj3fq5h 23 дня назад
Xasan waa hore buu yidhi somaliya cidan uu mabaahno
@user-hw5bt5bj8r
@user-hw5bt5bj8r 24 дня назад
Mahmah xumaday kagadareen
@ismacilabdi1278
@ismacilabdi1278 23 дня назад
😂😂Xasan shiikh Waxa Dan inoomah Hayo waa in aynu Iska celinaya xasan isaga wadanka duminiya
@diasmahamud9330
@diasmahamud9330 23 дня назад
Kooxdii abiye maad ahayd
@cabdiwarsame9088
@cabdiwarsame9088 23 дня назад
soomaaliya waxa haysaa ceebna ka weyn waayo soomaaliyoo itoobiya haysatey dhul weyn hadana inay tiraa dhulkii xortaahaa ayaan qaar goosanayaa waa kceeb soomaaliya oo dhan siiba mg
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d 24 дня назад
Masar biyeheeda Niilka ayay u dagaalamaysaa, Aakhirkana heshiis kula gelaysaa Itoobiya.
@abdullahiahmed2778
@abdullahiahmed2778 23 дня назад
Hassan Sheik tigre wadan madax banaan ha u aqoonsado na dhaaf Abi wuu diiday Hooos ka sii halagu sameeyo
@fatxicabdi2384
@fatxicabdi2384 23 дня назад
Wagar iyo difaac Muqdisho ciidanka Ethiopia 🇪🇹 ka saar mar
@elyasdjima5729
@elyasdjima5729 23 дня назад
Somaliland guule
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u 23 дня назад
Prof ha welwelin Ethiopia waxey burburtay maydadkooda markaan xamar ku jiidjiidnay masar waxan u keenay maha in ay ciidan dhaqaale iyo hub nagu caawiso kali waxan u keenay in aan ku kibir jibino balan waxa ah in magacaa Ethiopia lagu kala tago qowmiyad walbaaba iskeed isu xukunto
@yasinmohamed8311
@yasinmohamed8311 23 дня назад
Sommaliland is nothing standing but the federal government of is the legal authority with out them no one can sign. Any legal document Ethiopian troops in Somalia is just looks as occupation force and this will never work
@Taantanle19
@Taantanle19 23 дня назад
Warkii oo socdey labadaqiiqo iyo bar ayuub hadana nosobilowdey ? Maxie kawaad?
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 23 дня назад
Nacnac bay somali baraty masar iska daaye somaliya ayay etobiya biyaha ka xidhanrabta ila bad lagasiiyo xasan iyo musena wali qabyalad kama bixin,midnimona majirto Laisnac somaliya halis bay kujirta iny sidaytahy iyo been kusii jirto ama way midobi oo xor bay noqon ama way gumobi oo waa laqaybsane Alloow sahal
@user-cq9bv5tg5w
@user-cq9bv5tg5w 23 дня назад
Siyased mayaqano😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ahmedyaasiin3957
@ahmedyaasiin3957 24 дня назад
Simaliland iyo Somaliya ayaad wali kala garanlaadihiin!!. Itoobiya waa ta amniga Somaliya ilaalinaysay mudo ka badan 30sano ah, waxayna naftooda u hureen in ay amni idiin helaan. Somaliland xeerka caalamiga ah ee UN-ta ayaa qoraya in ayna ka qayb ahayn Somaliya, Somaliland waxay xornimadeeda ka qaadatay ingiriiska 26june 1960kii. Somaliya waxay xornimada ka qaadatay Talyaaniga 1july 1960kii, isla markaana way isku darsadeen iyagoo wax qoraala kala saxeexan oo noqon kara xujo aanay ku kala bixi kqrin. Xaasidkuna ma liibaano inta aad is leedihiin Somaliland aan la ictiraafin aad galaysaan dagaal la idiin adeegsado itoobiya oo abaal idinku lahayd oo masaaridu inta ay hub idiin dhiibto idiin daba fadhiisato, waa'ayo cida dhibaatadu gaadhaysaa? Ta Simaliland waad ku fashilinteen, burbur iyo xaaluf baanad ka qaadi doontaan haddii aydaan ka joogsan, waana la arki doonaa!!. MAKE DOUBLE THINK!!!
@geeljire1658
@geeljire1658 23 дня назад
Adeer wax laan la dhahaa ma jiro ee meel fariiso 😂😂😂
@AbuMohammad-ti6fi
@AbuMohammad-ti6fi 24 дня назад
👍
@fadumocali1407
@fadumocali1407 23 дня назад
Urauso midnimodu waa maxay
@user-cq9bv5tg5w
@user-cq9bv5tg5w 23 дня назад
Egypt wax iy Somali u qabaneyso majirto
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 23 дня назад
Masar imaratka qandasaras siyey
@saeddahir7600
@saeddahir7600 24 дня назад
Adeeer Ethiopia jaaarbaanu nahay carab udagaalami mayno iyo nilka we are african Ethiopia mama africa
@geeljire1658
@geeljire1658 23 дня назад
itoobiya iyo munaafiqiinta la socdaba annaga ayaa wasna.
@geeljire1658
@geeljire1658 23 дня назад
Itoobiya iyo qashinkii soo raacaba waa la wasayaa.
@AdamOsman-gz3df
@AdamOsman-gz3df 24 дня назад
Jabouti ma waanay aheyn frontline state, prof.
@geeljire1658
@geeljire1658 23 дня назад
Jabbuuti waa soomaali, dhulka ayayna wax ku leedahay sababtoo ah soomaali waa soomaali
@tfarahan27
@tfarahan27 23 дня назад
When did Somalia had authority of Somaliland affairs and decision making it????? 😂🤣😂😂. Stupid interview
@farhiaadan5937
@farhiaadan5937 23 дня назад
Afhayeenkii Faarax Macalin caawa muxuu ka hadlayaa
@saeddahir7600
@saeddahir7600 24 дня назад
Faarax macalin soomalidii nayroobi joogtay ayuu kukuuyo kudiray kana Ethiopia ayuu madaxa noo galinayaa ayaama kahorna qabiilada somalida isku diri jireeen orda adeer soomali haku qadhaaabanine kuwaas xabadu haday bilaaabato Canada iska qabanayaan
@CabdiJaamac-f6t
@CabdiJaamac-f6t 23 дня назад
Waxan rabaa inan waydiiyo maxay ku heshiiyey muse iyo xasan markay jabuuti ku kulmeen ee ku dhiri geliyey muse inuu itobiya heshiis la galo maxa laga saxiixay xasan
@axmedmaxamed3909
@axmedmaxamed3909 23 дня назад
Hhh😂😂😂
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 24 дня назад
Sxb waxan waa khiyaano kulligooda la’isla ogyahay walahi oo sababta loo socdo ayaa ah in ciidanka la wiiqo kadibna layidhaah Turki iyo MASAR ayaa na’ilaalin si shicibka aynan uga dudin Islaam ahaan ta ay yihiin waxannna waxaa loo socdaa waa saliida dhulka iyo badda iyo macdanta walahi sxb indhaha fur Alshabaabna waxaa laga maamulaa Xalane waliba waxaa lasoo wadaa cidamo 100kun gaadhaya oo kasocda waliba mariko iyo Ciidan calooshood u shaqaystayaal ah oo qaarkood imika ay ku sugan yihiin Jilib iyo Buntland sxb waxaana loo socdaa xuduuda Laascaano iyo Somaliland Muusena wuu la’ogyahay oo imika dagaal ayuu abaabulayaa oo ciidan laisku dhafay Oromo iyo Somalilander ayaa lagu soo daabulayaa Fardhiyena Jabuuti waatii loogu yeedhay oo CIA ayaa wata Fardhiye sxb waxaana laodhan ciidan ayaa la’idin kala dhex dhigi oo Fardhiye SHICIBKA dagaal kadaalay way ogolaanayaa kadibna waa inta ladoonayay in ceelashaa laxidho oo shicibka laga faaruqiyo iyo xoolo dhaqatada oo aag dagaal laga dhigaa si Masaarida iyo ciidamo kale loo geeyo Danina imika waxuu doonayaa in GoojaCadade isaga ciidankiisa loo dhiibo in uu usii faaruqiyo Ciidanka lasoo wado shicibkaase ka hortaagan waa sababta imika shicibka duulaan Somaliland ay ugu soo’tahay sxb. Turkiduna waa shaqaale Yuhuuda iyo Nato si shicbka Somali ay uga cadhoon saxiixa lasaxiixay hadii Gaalada iyo Yuhuuda loo saxiixo shicibku way cadhoonayaan laakiin Turkida ayaa la’isticmaalayaa walahi wayna isla ogyihiin khiyaamada indhihiina fura sxb xitaa jasiiraddeenii suqadara waxaa ka socda dhismo mileteri ay Yuhuuda iyo ReerGalbeedka ka waxaan si Kaluumaysatada Somalida loogaga ilaaliyo 24/7 siliida laqidayo ay uga difaacaan waana sababta Indiya loo soo galiyay xeebaha inay ilaaliyaan si ay marmarsiyo ugu soogalaan iyaguna Australia 🇦🇺 sidoo kale sxbyaal shicibka waa la’khiyaamay maantana uguma horayn in sidan naloo khiyaamo oo waa kulligooda sabab waa odayaal naloo keensaday uu cadowgeenu wato qaarkoodna dhiig Somali maba laha walahi oo qabiilka waa lasoo siiyay iyo diinta sidaad dooni aamin sanaw laakiin way soo ifbixi doontaa xitaa baarlamaanka 88% waa odayaal aan Somali ahayn dhiigna aan wadaagin oo cuqaasha soo doortay lagu’iibsaday qofkay u doonayaan qabiilkaas oo badankooda waxay ku dhasheen Deegaanada NFD iyo Ethiopia walahi baadh adiguba indhaha iyo caqligana fur🙏🏼 Laakiinse sxb dhalinta dalka difaacaya waa heegan oo intaas iyo kabadan haday keenaan waxba u hagaagi maayo walah xitaa SomaliGalbeed ayuunan uga hagaagin Kufaartu Imikana InshaAllah u hagaagi maayo oo cadowgu isagoo jiir kayar ayuu iska carari walahi wayna halaagayaan inshaAllah aan dhiyaar shicibow noqono Dowlad mahaysano waxaa noojooga waa kalkaaliye Cadowga xabadduna waa lagama’maarmaan in aad difaacno InshaAllah walaa Turki walaa Masar walaa African iyo cadaan ha’isa’soo bahaystaan walahi way halaagi InshaAllah iyagoo kabahooda kacararyna waad arki doontaan InshaAllah Alshabaabna waana Ethiopian 60% iyo Afrikaan lasoo kiraystay Nagerian laga keenay sxbyaal way quusan Marka Xalane albaabka la’isugu dhufto walahi way carari oo kenyay dib ugu carari inshaAllah bi’idnillah guushuna waxaa leh Somali wayna ku midoobi dhacdadan InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@hassanaba6333
@hassanaba6333 24 дня назад
Somalia there's not involved with red sea and red sea isn't part of Somalia territory. Just Somalia is approaching in red sea during started face union with Somaliland July 1st 1960. While Somaliland has been an independent country. However Somaliland is missing own recognition.when Somaliland people's join with Somalia. But they are separate from each other for more than three decades. And Somaliland controls their territory. Somalia can't approaching Somaliland territory. Just they are pretending and to international communities. And they are knewn reality of Somaliland isn't part of Somalia before 1960 and after 1991.
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 24 дня назад
Sxb waxan waa khiyaano kulligooda la’isla ogyahay walahi oo sababta loo socdo ayaa ah in ciidanka la wiiqo kadibna layidhaah Turki iyo MASAR ayaa na’ilaalin si shicibka aynan uga dudin Islaam ahaan ta ay yihiin waxannna waxaa loo socdaa waa saliida dhulka iyo badda iyo macdanta walahi sxb indhaha fur Alshabaabna waxaa laga maamulaa Xalane waliba waxaa lasoo wadaa cidamo 100kun gaadhaya oo kasocda waliba mariko iyo Ciidan calooshood u shaqaystayaal ah oo qaarkood imika ay ku sugan yihiin Jilib iyo Buntland sxb waxaana loo socdaa xuduuda Laascaano iyo Somaliland Muusena wuu la’ogyahay oo imika dagaal ayuu abaabulayaa oo ciidan laisku dhafay Oromo iyo Somalilander ayaa lagu soo daabulayaa Fardhiyena Jabuuti waatii loogu yeedhay oo CIA ayaa wata Fardhiye sxb waxaana laodhan ciidan ayaa la’idin kala dhex dhigi oo Fardhiye SHICIBKA dagaal kadaalay way ogolaanayaa kadibna waa inta ladoonayay in ceelashaa laxidho oo shicibka laga faaruqiyo iyo xoolo dhaqatada oo aag dagaal laga dhigaa si Masaarida iyo ciidamo kale loo geeyo Danina imika waxuu doonayaa in GoojaCadade isaga ciidankiisa loo dhiibo in uu usii faaruqiyo Ciidanka lasoo wado shicibkaase ka hortaagan waa sababta imika shicibka duulaan Somaliland ay ugu soo’tahay sxb. Turkiduna waa shaqaale Yuhuuda iyo Nato si shicbka Somali ay uga cadhoon saxiixa lasaxiixay hadii Gaalada iyo Yuhuuda loo saxiixo shicibku way cadhoonayaan laakiin Turkida ayaa la’isticmaalayaa walahi wayna isla ogyihiin khiyaamada indhihiina fura sxb xitaa jasiiraddeenii suqadara waxaa ka socda dhismo mileteri ay Yuhuuda iyo ReerGalbeedka ka waxaan si Kaluumaysatada Somalida loogaga ilaaliyo 24/7 siliida laqidayo ay uga difaacaan waana sababta Indiya loo soo galiyay xeebaha inay ilaaliyaan si ay marmarsiyo ugu soogalaan iyaguna Australia 🇦🇺 sidoo kale sxbyaal shicibka waa la’khiyaamay maantana uguma horayn in sidan naloo khiyaamo oo waa kulligooda sabab waa odayaal naloo keensaday uu cadowgeenu wato qaarkoodna dhiig Somali maba laha walahi oo qabiilka waa lasoo siiyay iyo diinta sidaad dooni aamin sanaw laakiin way soo ifbixi doontaa xitaa baarlamaanka 88% waa odayaal aan Somali ahayn dhiigna aan wadaagin oo cuqaasha soo doortay lagu’iibsaday qofkay u doonayaan qabiilkaas oo badankooda waxay ku dhasheen Deegaanada NFD iyo Ethiopia walahi baadh adiguba indhaha iyo caqligana fur🙏🏼 Laakiinse sxb dhalinta dalka difaacaya waa heegan oo intaas iyo kabadan haday keenaan waxba u hagaagi maayo walah xitaa SomaliGalbeed ayuunan uga hagaagin Kufaartu Imikana InshaAllah u hagaagi maayo oo cadowgu isagoo jiir kayar ayuu iska carari walahi wayna halaagayaan inshaAllah aan dhiyaar shicibow noqono Dowlad mahaysano waxaa noojooga waa kalkaaliye Cadowga xabadduna waa lagama’maarmaan in aad difaacno InshaAllah walaa Turki walaa Masar walaa African iyo cadaan ha’isa’soo bahaystaan walahi way halaagi InshaAllah iyagoo kabahooda kacararyna waad arki doontaan InshaAllah Alshabaabna waana Ethiopian 60% iyo Afrikaan lasoo kiraystay Nagerian laga keenay sxbyaal way quusan Marka Xalane albaabka la’isugu dhufto walahi way carari oo kenyay dib ugu carari inshaAllah bi’idnillah guushuna waxaa leh Somali wayna ku midoobi dhacdadan InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@mohamedadan7867
@mohamedadan7867 23 дня назад
Kkkkkk ma kan baa aqoon leh kkk waa xoolo ayaa dhaama kkkk tolow ma abgaal baa ninkani dameer baa ku dhuusay kan kkk
@abdoulkadermohamedhassan-9805
@abdoulkadermohamedhassan-9805 23 дня назад
🤣🤣🤣🤣🤣
@user-rq9up8xt9j
@user-rq9up8xt9j 23 дня назад
😂😂😂😂😂 umada somalilyeed 😂😂😂😂 way guul daraysteen bada aad ku ooyaysaan ma hooyadiin baa leh Ethiopia waligiin baad u niikin jirteen ood cagaha u dhaqadaan Somaliland badeeda iyo dhul keeda iya daa umadax banaan Somaliland waa dawlad wayna ka takhalusaysa soomaliya xidida ayaa loo siibaya no umada Somaliyeed no dawlad Soomaliyeed
@cirka4497
@cirka4497 24 дня назад
Wadan somali leeday Maha Somaliland.
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 23 дня назад
Oromo ha’isheegan nacalad yahay luqadda baratay 🤢🤮👎🏼🗑️🇪🇹🇰🇪🇮🇱🇬🇧🇺🇸🇦🇺🇪🇺🇨🇦🗑️👎🏼
@GloLeaders
@GloLeaders 24 дня назад
Everyone is politician 😂
@mubarigyusufawed7075
@mubarigyusufawed7075 24 дня назад
Adoonkan kenyaankaa ee doqonkaa walashuu ku dhawaaday jecliyaa adoonta oohintooda shalay turki baa nadifacaya maantana masar baa nadifaacaysa hhhh masakiin 10 awoow adoon ahayd
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s 24 дня назад
Meshan oromo dan laga ma rawo laxow
@AbdulaJamal
@AbdulaJamal 24 дня назад
ever dog can tolk
@amnaali8642
@amnaali8642 24 дня назад
WAXA ADON AH KA HADA U OYAYA EE ASAGO ARKA HABLAHOGI LOGA DHALAY KA KU ADONSADA CARURTIISAADNA ABTI U TAHAY ADIGUNA DABADEY KA KOREN WAY WARKAN WU CADYAHAY SOMALIYA BANA OGAN GEBI AHNBA IN LEYDI KUFSADAY OO ITOPIYA WIIL ODAY HABAR IYO GABAR ID FUUSHO WAXNA KA QABAN KARIN WAYO WA LAGU HEYSTA BIIXI BA UGU WEYN KA FUTADU FURANTAHAY EE VEDIOGA LAGA HAYO IYO FEYSALBA KANIISADANA ANAD KU BAXSAN KADIB MARKII GAALNIMO U GASHEN AQONSI BALSE QABRI BAD KU QORANTIHIN HADALKIINUNA MARKA KADIB BU NOQON ALLA SOMALI WEY WANAGSANTAHAY WAY RE HABARKU NAARTUU KU QANACSANYAHAY IYO INU DABADA U DHIGTO CADOWGIISII DILAY SHALAY GOD BYE THIS WEEK WE A SEYOU HARGEYSA KALA JABTAY HADA BERITO WEY ISKU IMAN TA OGOW NAJASTADA BA LAGA NADIFIN FRISTY
@guledxarrago419
@guledxarrago419 24 дня назад
doqon doqon dhalay
Далее
iPhone 16 для НИЩЕБРОДОВ!
00:51
Просмотров 811 тыс.