Тёмный

Loollanka Masar Iyo Itoobiya Ee Soomaaliya: Damaca Itoobiya . Maxaa La Gudboon Somaaliya? 

Abdijaliil Show
Подписаться 113 тыс.
Просмотров 24 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

27 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 96   
@Abdijaliil
@Abdijaliil 2 месяца назад
Fadlan Subscribe Saar /Rugmo Kanaalkaan. Waxaanu hiigsaneynaa 100k. Taageeradaadu waa muhiim ❤️🇸🇴❤️
@abdulkadirguleid2819
@abdulkadirguleid2819 2 месяца назад
Keliya waxaad ku soo casuuntaa dadka ugu xun ee Somaliland jiritaankeeda ka dagaalamaya ilaa haddana hal qof oo reer Somaliland maad waraysan. Why?!!
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 2 месяца назад
Somaliland qof taqano ma jirto waa gawuul ka tir san somali
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 2 месяца назад
Somaliland waa guwuul ka tirsan waye somaliya
@AbdiXafid-ur6he
@AbdiXafid-ur6he 2 месяца назад
Nin qerka haku ilaliyaa wa doqonimadaa tala Somalia 🇸🇴
@kamalhassam9817
@kamalhassam9817 2 месяца назад
Waliba walalka haka ilaaliyo😢
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 2 месяца назад
Mahadsanid Wariye abdijaliil osman shaqo wacan ayaad qabatay ❤
@bashkahanuuniye2176
@bashkahanuuniye2176 2 месяца назад
Abdijaliil Show Chanel Qiimo u leh Bulshada Somaliyed❤
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 месяца назад
Ciidamo Masar Oo soomaaliya la keeno dhibaato wax aan ahayn u keeni mayaan. Allaha Badbaadiyo Soomaaliya
@countcryptonite
@countcryptonite 2 месяца назад
Mashallah waa xildhibaan wadani ah oo arrimaha siyaasada gobolka si fiican u fahamsan
@art_lto2450
@art_lto2450 2 месяца назад
𝚂𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝❤️ GuuL iyo wadnka 𝐄𝐭𝐡𝐢𝐨𝐩𝐢𝐚🇪🇹❤️⚔️
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 2 месяца назад
@@art_lto2450 iidoor daba cayuun
@husseinabdi5204
@husseinabdi5204 2 месяца назад
Waa xildhiban wadani ah
@bashkahanuuniye2176
@bashkahanuuniye2176 2 месяца назад
Balse waxaan kaa Codsan laheen in aad noosoo wareysato mudane Xil.Abdirahman Abdi shakur ninkaaz Ayaa wax badan ka hadlo Xaqiiqda waana Siyaasiga kaliya Ee wadaninimada ku dambeeyso
@hafsaali4297
@hafsaali4297 2 месяца назад
Ma Ninkii Badda iibiyey ee hadana laleeyahay Imaaraatka ayuu utalaalan yahay. Subxaanallaah.
@5D-Football
@5D-Football 2 месяца назад
​@@hafsaali4297 wlshy badii la gatay away marka Soo tan badii ayadoo wax ka maqnayn nala siiyay Wax,walba maqasho ha iska yeelin Crxmn cabdi shakur aniga waan necbaa lkn marka dhagysty ba ogaaday qofka uu yahay Hadaad runta rabto adba daawo muqaldiisa qof markasta runta ka hadla wlhi
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 2 месяца назад
Maxad madax weyne iskugu Soo sharaxi weysay. Ninkan oo kale ayaan ubahan nahay in uu madax weeyne noonoqdo🇸🇴✍️
@yusufcodey
@yusufcodey 2 месяца назад
Somalinimada hana wada deeqdo 🇸🇴
@awoahmed2337
@awoahmed2337 2 месяца назад
Hawiya don’t know how to run a country…walahi Somali people are tired
@5D-Football
@5D-Football 2 месяца назад
Taliye ma adiga oo qabiil ka hadlaya aya somaliya u ducaynaya Teeda kale jaale english kan maxa uga doorbiday luqada somalinimada aad ku faanto 😢 Bila calayk somalinimada ciyaarta ka daa sxb qaali Somalinimada nawada deeqdo
@salmaandsuhayb2845
@salmaandsuhayb2845 2 месяца назад
Hawiye adi maa kadifaacay Ethiopia 2009
@AbdiXafid-ur6he
@AbdiXafid-ur6he 2 месяца назад
Walalo na ilaliya amini lakuma heloo
@ayaanleg
@ayaanleg 2 месяца назад
GUUL Somaliland ♥️ GUUL Ethiopia
@fathiaolad6988
@fathiaolad6988 2 месяца назад
Masar wa imaney rab ama ha rabin maxa yeelay waxey garab istagayan Ciidamada Somaliya waana xagg in aan difacno dhulkedna.
@Mohamedahassana
@Mohamedahassana 2 месяца назад
Well defined Xildhibaanku wuu kala cadeeyey Khatarta argagixisada iyo khatarta dal duulaan ku ah Dalkeenna. Mid wuxu khatar ku yahay Dowladda Midna wuxu khatar ku yahay Qaranimada
@abdulkadirguleid2819
@abdulkadirguleid2819 2 месяца назад
Jaahilnimadiisa waxa kaaga filan in uu yidhi gobolka aan ka soo jeedo ee Gedo waa 7 degmo waxa lix degmo maamula Ethiopia haddana Somaliland iyo Ethiopia xidhiiidhkooda ayuu ku dawakhay. Maafiyada Koonfurta Somalia intaa kaaga filan.
@Tamsim3358
@Tamsim3358 2 месяца назад
Wa wax lagu yaabo, Somaliland uun bay aarkayaan ay iisha ku wada hayaan yaahoo shaydamiinta
@prosl11
@prosl11 2 месяца назад
Waa cudur darood wadaa haysta weeyan somaliland bay kuu iman beelan
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 2 месяца назад
​@@prosl11 somaliland mxy hysataaa burco iyo hargysa ka ooya
@prosl11
@prosl11 2 месяца назад
Guul somaliland, cadowga haa jabo
@saaqsakaaro3982
@saaqsakaaro3982 2 месяца назад
Guul baar shegta xagee guushu kutaal😂
@prosl11
@prosl11 2 месяца назад
@@saaqsakaaro3982 isaaq buu aag yaala miyaad kaa xuntahay sxb ??
@mataanbudhyar7468
@mataanbudhyar7468 Месяц назад
Sax baad tahay al shabaab Waa wiilal somaaliyeed fikirkooduna Waa is bedeli karaa Hada kuwii hogaamin jiray Baa wasiiro ka ah dawlada Lkn ethoipa Waa cadowga rasmiga ah jiritaanka ummad somaaliyeed rabin
@aishaahmed9772
@aishaahmed9772 2 месяца назад
❤️🇸🇴🇸🇴❤️👍
@Zak_99
@Zak_99 2 месяца назад
52:00
@KING---JR---Toutube
@KING---JR---Toutube 2 месяца назад
Dhibatada Somaliya haysta waxa kow ka ah dadka noocan ee xilalka u haya wuxuu inoo sheegay degaanka u xildhibaan u yahay hal moyee inta kale Ethiopia haysto oo ilaa 199 joogtay waxanu diidan yahay oo ka doodaya dhul anay weli Ethiopia iman hal askarina ka joogin miyanay habonen in la badbaadiyo degankiisa iyo asaga laftiisa oo gabre u ekaday boqolkiiba 80 muqalkiisu waa xabashi sababtuna wa inuu aad ula falgalay dhaqan dhaleeyo guur iyo mamulba
@Tamsim3358
@Tamsim3358 2 месяца назад
Clonal muse kulaha Faqash fooqul Faqash, Madaxweyne dad ku dhan doorteen baad ka hadalaysa Faqash qashinyow
@TufaaxMarket
@TufaaxMarket 2 месяца назад
Nin-kani wa mateexaan oo colaad gaara ba Hargeisa kala dhexeeya oo wuxu weli xasuusanyahay siday adeerki u galeen
@ahmedhani6670
@ahmedhani6670 2 месяца назад
Hoyaad iyo hargesa wasa duli duli dhalaye
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 месяца назад
Goormaa Siyad bare dhib ugeesateen oo ka adkaateen waxa Xusuus igu Ah In Muse Juudan oo Caruurtiisa isagoo la Qaxaayo Ay Mooriyantii muqdisho ka Qaateen Gaarigii uu ku qaxaayey kadib Fanaankii Caanka Ahaa Salaad Derbi uu uga Sooqaaday kadibna yiri Orod ku Qax oo Safarkada Sii Wado Wareysigiisii Cali Xaraare layeeshay Markaasa leedahay siyad bara ka Saar nay Dalka kkkkkk Muse juudan yaa Gaarigiisi laga xoogay sorry
@TufaaxMarket
@TufaaxMarket 2 месяца назад
@@abdikadirhaji6852 juudaan Kas ma aqaano wa Kii xafadiina malaha. Lkn ninman ree Somaliland ah oo SNM la odhan Jiray ba Siyad Barre dalka ka caydhiyay ila hadana dad ba ugu ciilqaba sida nin-kan
@5D-Football
@5D-Football 2 месяца назад
​@@abdikadirhaji6852 sxb ina sii kala fogaano maahe warkan waxa nama taryo Somalinimada haday dhab ka tahay qabyaalada iska daa Somalina same haku ahaato
@mitamietit1884
@mitamietit1884 2 месяца назад
Suaal baan qabaa ninkaan ma barlamaan Kenya mise kan Somalia aniga ilaa hada waxaan fahmi lahay wasiiradiina iyo barlamaankii shirka goloha shacabka Nairobi miyaa lagu qabtaa mise waa jaajuus yaal ushaqeeyo dowlada kale walaahi aaya xumo naheeyso kuwaan shacab ahaan namatalo wareysiga u sahlan lakin wax tar la.aan 4000 $ lagu qaadanaayo aaway shaqadii loo doortay maalin un waa la iswareeysan doona 😂😂😂😂😂😂😂😂
@TheDayib
@TheDayib 2 месяца назад
Waraysigan maxu yahay ulajedkisu ???
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 месяца назад
Markaa MD Hassan Sheikh Dhab Kama Aha in Lala Dagaalo Oo Xiriirka si Dhab Ah loogu Jaro Ethopianka Oo Xawada laga Xiro diyaaradahoda qaadka ay keenana lajaro Safiirkoda la Eryo la xiro Safaaradooda Dhab Kama Aha MD Hassan sheikh fadlan Baarlamanka uyeera MD Hassan Sheikh idinkaa Nookeenaye Xildhibanada
@Gonergonerido
@Gonergonerido 2 месяца назад
Kacdoonku waa laga marmaan niyada ha wanajiyo qabiilna ha iska dhaafo waa ka inoologu soo dhuuntay
@DiiriyeFaarax-ff3gd
@DiiriyeFaarax-ff3gd 2 месяца назад
XASAN WARKA DADKA HAWCADEYO JABUTI WAXIKAGU KARIYEY AYU MUSE KUDHAQAQAY UMADA YANALAWALIN FARMAJO MA IMAN LAAYN
@DrJimaleHaibe-s9s
@DrJimaleHaibe-s9s 2 месяца назад
Dano Gaara Ayaa Halkaa Ina Dhigay
@ahmedyaasiin3957
@ahmedyaasiin3957 2 месяца назад
Faqashtu Sool iyo Awdal baad barateena indhihiinaad wax ku arki doonaan. Somaliland waa la ictiraafayaa, waxayna ictiraafi doontaa Putland iyo koonfur-galbeed.
@ismailjama178
@ismailjama178 2 месяца назад
Cajiib, inay Ethiopia aqoonsato ayey u ooyayaan. Inay Somaliland awoontasana wey ka dhiman ayaan.
@sahalyuusuf7790
@sahalyuusuf7790 2 месяца назад
Allaha aqliga kuu furo sidii caruurtad u fikiraysaaye
@idirisjama8249
@idirisjama8249 2 месяца назад
Kkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk waxasuba odhan Somalia wayi barbar
@muugso7775
@muugso7775 2 месяца назад
Alshabaab unbaa xal u ah soomaliya oo gaalka wadanka kasaari karta
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 2 месяца назад
Al shabab waa yuhuud marka yuhuud miya rab naa nacalada ilahey nigo dacday galda tihiin
@muugso7775
@muugso7775 2 месяца назад
@@AbuukarMohamed-v4t kolay qof iska caytama thy laakin wadaada qoriga wata iyaga wadanka xal u ah
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 месяца назад
Darood uunbu wareysta kani adeer darood wangba nagama dhexeyo marka horba isga kenya itopiya u shaqeya hadu iska celinyo 😂😂😂
@Ahmed-ki3tb
@Ahmed-ki3tb 2 месяца назад
Ninka aynu ka doonayno in baddeena difaaco wuxuu abiy axmed ka tuugayaa inuu aqoonsado. War waxan yaa naga hir leexiya uma qalmo waana ku fashilmay kursiga uu fadhiyee. Sharaftii iyo qiimohii dadka iyo dalka somaliyeed dhulka ayuu ku jiiday
@AlliNuur-ww5ql
@AlliNuur-ww5ql 2 месяца назад
Walahi mareeyxaan wa Madani dowladnimo yaqan alow farrago so celi hawiye maxan unoqday ayey iga tahay
@SafiaHussein-v4q
@SafiaHussein-v4q 2 месяца назад
Cabdiqasin tolkis ayaa lugaha qabta
@idirisjama8249
@idirisjama8249 2 месяца назад
Dofar madahiro
@nasamaale6176
@nasamaale6176 2 месяца назад
Ma Jiraan wax ka xun Gooni isutaagga Somaliland oo taariikhda soomaalida soo maray, waa kansar macangag dilaa ah in Bambo Nuclear ah lagu dhufto xitaa waa istaahilaan qashinku.!
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 месяца назад
Aqonsi aniga ku siinaya kalay 😂😂😂
@munasagal2496
@munasagal2496 2 месяца назад
Kani waa kii xildhibaan guruuje kutufay doodii BBC da.kkkk wa lax caadiya
@AhmedAbdullahi-cz2yx
@AhmedAbdullahi-cz2yx 2 месяца назад
Arinka canshuurta waa waajib in la baxshaa. Lkn waa in loo soo bandhigaa Habhufan/system ay canshuurtu marayso. Arinka ethopia ee baddeenna, waa arin masiiri ah oo aan sinabba looga gorgortami karin. Bulshada soomaliyeedna indho diiran bay ku eegayaan arinkaan.
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 2 месяца назад
Shacabkan somaliyed gormay Baraarugi doonan oo cid u Shaqeysa on ka shaqeysan Dooran doonan ?????
@Mustafe-ahmed
@Mustafe-ahmed 2 месяца назад
xafiiska facakoraya.
@ismailjama178
@ismailjama178 2 месяца назад
Waxba Awdal ha ku lug darsan Caqliga Daarood baan aqaanaayoo Tuulada laascaanood in dawlad goboleed laga dhigay rabaan.
@sahalyuusuf7790
@sahalyuusuf7790 2 месяца назад
Adu orom baad tahe iska amus
@cabdirisaaqaxmedcise9024
@cabdirisaaqaxmedcise9024 2 месяца назад
Masar harnoo jiidi meyso dhufees na ma noqon karno itoobiyana waa cadow raba inuu bob iyo gumeste horleh lkn waxaa ayaan daraa dowlada xasan waxaasi uma muuqdaan ee bob hanti umada somali buu ku fogan yahay
@hossainechaji6158
@hossainechaji6158 2 месяца назад
Hooyadaa miyaa Ethiopia saarikarta
@SiciidSongoor
@SiciidSongoor 2 месяца назад
Hadii.soomaalidu.adi.gookale.tahay.mudane.waxbamaxumaadeen
@najahhassan859
@najahhassan859 2 месяца назад
failed state of Somalia spoon fed by the UN and paid their budget by the EU, US, Qatar and Türkiye has no room to get a permission on Somalilands territory. Villa wardiigley doesn't rule 1km in Mogadishu, and has no power to come to Somaliland, so let them cry on the media
@Mohamedahassana
@Mohamedahassana 2 месяца назад
Everyone is crying for his own problems, I see you are also crying the by comments badly, Fairly, I don’t see Any Somali person whether in DJibouti, Hargeisa, Jigjiga, Bosaso, Kismayo, Baidoa, Garisa city is satisfied and having good life they deserved.
@leeabdulahi9637
@leeabdulahi9637 2 месяца назад
General Morgan Boy keep silent.
@abdirahman6602
@abdirahman6602 2 месяца назад
Hhhhhhhhh adaaba sheegaya in dawlada federal ku xukunto banadir aynu dhisano dawlad heshis lagu yahay hadi kale halka hala tagnado qaladku wa federal uma bahnin dawlad dhexe baynu u bahanahy heshis lagu yahay joogta meel walba
@soraya.a7956
@soraya.a7956 2 месяца назад
OK maxaad xildhibaan ka sheeganee hadii gobolka aad ka soo jeedo Ethiopia maamulaan 😂 oo wali Somalida.kale ugu baqee in Ethiopia hoos tagaan. Diyaaradaha Ethopia shaxabkaas ayey u adegaan lkn waxaa hubanti ah hadii dagaal dhaco in aysan soconeyn lkn kala saar in aad dowlada ku eedeyso Ethiopia hadana aad isla adigii gobolkaaga ku heyso
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 2 месяца назад
Daanyeer walba waa iska hadlayaa social media free ah markii la helay ,Somalia waa tee ? dawalada hasan maamulaa waa tee? Caqliga meesha yaal waa kaa Hasan sheekh bada lughaya ilaalinaya ,oo muuse biixi ka ilaalinaya oo badii gadanaya ,dhanka kalena le badaas dhaafe kaalay tan aan siiyo qaado ,Gado Ka sheekee badan iyo lughayo waxba kaagama baahno
@akhalif579
@akhalif579 2 месяца назад
Waa run iney ka baqayaan, lkn mahmud siyad aadan isaga kedney 90yadii, marka excuse ha u sameeyn. Sidee lagu jambalaya? Ma laxag baa la siin? Ciyaarta masaajidka hala daayo mursalow.!
@ismailjama178
@ismailjama178 2 месяца назад
Kulahaa meel ay ku qoran tahay dekad baa la siiyey ma jirto heshiisyadii federalku la galeen Ethiopia. Suaasu waxay tahay xagay kaga qoran tahay MOU ga in Ethiopia bad la siiyey , waa la kareeyey baa ku qorane. Beentii ay shacabka ku shubeen ayey hadda iyagii rumeystaan.
@5D-Football
@5D-Football 2 месяца назад
Farqiga waa maalgasho iyo kirayso oo dag oo joog macaa cidankaga Dawladaha aan bada lahayn maalgashi ayay samystaan oo wax laso dagaan Lkn caalamka kama jirto kirayso dhulkaas ismaacilow wll qaali
@LuulLuulmohamed
@LuulLuulmohamed 2 месяца назад
Galmudug waa labo gobol hadii mj diidey qeybtooda maahan ineytahey gobol iyo bar
@CalibashihanguleBashi-hg4sj
@CalibashihanguleBashi-hg4sj 2 месяца назад
War maxaa idiin diiday inaan somalia caddayso in dagaalku gudaha uso galayo oo ogadeen aan dib aanu usheganayno dhulkayaga
@MohamedFarah-z9d
@MohamedFarah-z9d 2 месяца назад
Isbaarooley casri ah weeye ee dawlad maaha
@GAASHANLE114
@GAASHANLE114 2 месяца назад
Farqiga U dhaxeya canshurta iyo Zakada Canshuurta waxa laga qada Masakinta waxana la siya Tajirinta Zakada waxa laga qada Tajirinta waxana la siya Masaakiinta
@ayansheikh7782
@ayansheikh7782 2 месяца назад
Dawlad tuuuuuuugo ah
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 месяца назад
Goblka gedo layga so doortay kulaha adigaba itopiya goblkaga cashur ka qaada aand ka hadli karin markasd dhul anad lahyn ka hadlysa 😂😂😂
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 месяца назад
Ethiopian hadey somaliland ay gobal iyo badda cas karabto Way difaaci lahed markii dagaalka Sool socdey madaxda 2:30 Fadaralka somaliya iyaga ayaa Dublamaasiyada kuso qatey dagaal xawilaad ah
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 месяца назад
Sxbyaal khayaali iyo khuraafaad Aan sabab lahayn waa lagu hodmaaye hurdada ka toosa please,,,, somaliland republic is not somalia,, somaliland republic is from pritish protectrit and recognized state from 26juin 1960,, somalia is from Italians colony July 1960,, what ever - for ever Somaliland rep,,
@prosl11
@prosl11 2 месяца назад
Doofar darood weligii maa dahiro adeer gobalka gedo kaa xoray ethopia boon marexaan baad tahay
@TufaaxMarket
@TufaaxMarket 2 месяца назад
Nin an deegankii uu ka yimi Ethiopia ka saari karin ba Somaliland ka hadlaya
@prosl11
@prosl11 2 месяца назад
Waa munaafiqnimada darood
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 2 месяца назад
Masar ineey somaliya timaado waxay noo dhaantaa in itobiya oo dhul iyo dad naga heysata ay bad kusii darsato . Cabsida xabashidu ka qabto masar ayaa faaiido noo ah lkn wax kale meesha ma yaaliin
Далее
Kaftanka Siyaasada 535 oo aad u xiisa badan
44:25
Просмотров 6 тыс.
Nightmare | Update 0.31.0 Trailer | Standoff 2
01:14
Просмотров 584 тыс.