Тёмный
No video :(

Daawo; Faarax Macallin: Somalida Kenya Iyagaa ka Taliya Kenya, Waana Iska Celinaynaa Qabiilada Waawe 

Shabelle Channel
Подписаться 321 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
Subscribe Like Comment Share

Опубликовано:

 

22 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 45   
@husseinibrahim5438
@husseinibrahim5438 Месяц назад
MUCH ❤AND RESPECT TO YOU MR FARAH MAALIM MOHAMED .
@user-zr1kg8sq8s
@user-zr1kg8sq8s Месяц назад
Keep on teaching Maestro 👏🇸🇴🌍🇱🇺
@Dhalawga
@Dhalawga Месяц назад
Faarax Macalin, you are a real Somali! Long live, Mudane Macalin.
@yasminjama2703
@yasminjama2703 Месяц назад
Welkom 🤗 Nuur iyo lagend Mudane Axmed Farah
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i Месяц назад
ANII WAN JECLAHAAY. . FARAX MACALIIN DAWAA RA. HILDHIIBAAN LAGAA. SOO. DOOR TOO. GOBOLKA WAQOOYII. BARII. EE. DALKA KENYA 🇰🇪 😍
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim Месяц назад
Horey uu soco
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i Месяц назад
GAR AHAAN CASIIMADA GAARIISA. EE. GOBOLKA WAQOOYII BARII . EE. KENYA 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪
@awooweabdullah522
@awooweabdullah522 Месяц назад
masha allah .الله يعزك allah kusharfo. aa. aragmo ninkii loo goodiyokaro.
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i Месяц назад
WOOOOOOOOOOOOOOOOOF. MUDANE. FARAX MACAALIIN. DAWARA. WA HAL YEEY. SOMALIYEED. OO.NAGUU. MATAA LAA. DALKA JAMHUURIYADDA DALKA KENYA 🇰🇪 😍
@Yussuf-gz8jm
@Yussuf-gz8jm Месяц назад
Hon yes sir
@Yussuf-gz8jm
@Yussuf-gz8jm Месяц назад
Yes
@Yussuf-gz8jm
@Yussuf-gz8jm Месяц назад
100/
@soloibrahim9673
@soloibrahim9673 Месяц назад
Waryaa Farah balkuceli, ingiriis goormuu kabagaay kenya ingiriis weeli wuugojgaa. Fararahow waa dadkaa haa ugusheykeniin
@hashim9764
@hashim9764 Месяц назад
Who will listen to you though, I missed the ogle days.
@guirrehguelleh7795
@guirrehguelleh7795 Месяц назад
How long it will that Somali community will be respected
@Jigjiga-Tribune
@Jigjiga-Tribune Месяц назад
Libax waakan kuwi joga Itobia daba dhilifnimo dhaqan ka dhigtay uu sheeg
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i Месяц назад
GAAR. AHAAN .CASIIMADA GOBOLKA WAQOOYII BARII. EE. WADANKA. KENYA 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯. DJIBOUTI 🇩🇯
@MohaAbdi800
@MohaAbdi800 Месяц назад
FAARAX WAATUUG WAANABEENAAALE. SOMALAND MAAHA WANGAALA WAAXOR 😂😮😮😮😢😢😅YAAHUUUUU
@AbdirahmanMahad-hh3yf
@AbdirahmanMahad-hh3yf Месяц назад
Adeer halkaas somaliland lagagama hadlaayo hadoo tuug yahayna dadkiisa ku raba sida aad tuugnimada muuse bixi ugu wadato
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i Месяц назад
WA. ZAHAL ABDI BOULALE. OO. JOOGA DEGMADA MUULIID. EE KONFURTA DALKA JAMHUURIYADDA 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 DJIBOUTI
@MohaAbdi800
@MohaAbdi800 Месяц назад
DOQAN OOGAADEEN AHAA DOOLO LAGQAAD😂😂😂😂😂😂😂😂
@AbdirahmanMahad-hh3yf
@AbdirahmanMahad-hh3yf Месяц назад
Kaalay doolo oo soo arag bal in la qaadi karo iyo in kale
@guirrehguelleh7795
@guirrehguelleh7795 Месяц назад
Untill now your strategy is not clear this only to get voices
@maxbolabdi6387
@maxbolabdi6387 Месяц назад
Lkn Faraxow, bilka taxka, maxaa Camera of comerce iyo jamacadaha looga tashanwaayey, maxaa research loo sameyn waayey, mucaaradka maxa loola tashan waayey?
@MohaAbdi800
@MohaAbdi800 Месяц назад
Beeneele faarax😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@AbdirahmanMahad-hh3yf
@AbdirahmanMahad-hh3yf Месяц назад
Idoor daba dhuluf
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 Месяц назад
🤣😊
@abdirahmanyusuf2864
@abdirahmanyusuf2864 Месяц назад
FAARAX BEENAALE YAA DHAGEYSTA!!
@AbdirahmanMahad-hh3yf
@AbdirahmanMahad-hh3yf Месяц назад
Ma adiga ayoo dhagaysi kaa rabay
@fardusaw9688
@fardusaw9688 Месяц назад
Hadaad leedahay miyaad ka celisid shacabka xoolahooda la dhacay jaahil iska hadlaad tahee umada ka dhuumo.
@Hasuni675
@Hasuni675 Месяц назад
Yaa jaahila ma idiga qabyaaladu kahadlinayso EE lagayaabo inanu bats aqoonin misa aqoonyahay gaal iyo islaamba ay isku raacsanyihiin anuu yahay geesi Somali asagookale aan kadhalan aduu kuu doodaa Malin walba xoolayahay Iska ciyay
@fardusaw9688
@fardusaw9688 Месяц назад
@@Hasuni675 afnooli wuu hadlaa ayna wuu ciyaa adiga iyo isaguba isma dhaantaan be quite. Haduu aqoonyahan kuu yahay maxaa somalida loo boobay miyuu wax ka celiyo qofku markuu adoon ku hoos nolado akhrkana waa la adoonsadaa .
@jamalportal73
@jamalportal73 Месяц назад
Walal aduunka oo dhan bay ka dhacdaa laakiin in ciidan ilaaliya ganacsiga waa in la sameeyaa.
@abdallamohamed5794
@abdallamohamed5794 Месяц назад
​@@Hasuni675CBD somali keli ganacsi kuma laha Eastleigh wax laga dhece malaha maalin hore.
@AbdirahmanMahad-hh3yf
@AbdirahmanMahad-hh3yf Месяц назад
​@fardusaw9688 farah macalin ma ciidan ayaad u haysta moo ilaaliyo maxa la dhaha waxa hada lagu haysto ee xita muradkii oo ka tirsana iskuku dhaceen soo in oo danta somalida ka hadlay ma ahaan
@user-un9dd9sl4l
@user-un9dd9sl4l Месяц назад
No, he means Somalis from kenya belong to kenya. Hè is not speaking about somalis from somalia, who are refugees in our lands. We somalis from kenya come from ethiopia not somalia. Somalis from muqdisho are not kenyans. Fact.
@abdallamohamed5794
@abdallamohamed5794 Месяц назад
Caafimaad team ah Allah kusiiyo. Next time learn orgin of somalis in kenya.
@xirsixussien7303
@xirsixussien7303 Месяц назад
Dhaahdhaan Soomali waa Somaali. Moi markuu Somali kugubaye Wargala Somaalinimo ayuu ugubaye. Jareerta isku mid baa utahy ama Xamar kainow amd Garissa kaimaw.
@Jigjiga-Tribune
@Jigjiga-Tribune Месяц назад
Libax waakan kuwi joga Itobia daba dhilifnimo dhaqan ka dhigtay uu sheeg
@Jigjiga-Tribune
@Jigjiga-Tribune Месяц назад
Libax waakan kuwi joga Itobia daba dhilifnimo dhaqan ka dhigtay uu sheeg
@Jigjiga-Tribune
@Jigjiga-Tribune Месяц назад
Libax waakan kuwi joga Itobia daba dhilifnimo dhaqan ka dhigtay uu sheeg
@Jigjiga-Tribune
@Jigjiga-Tribune Месяц назад
Libax waakan kuwi joga Itobia daba dhilifnimo dhaqan ka dhigtay uu sheeg
Далее
Новый фонарик в iPhone с iOS 18
00:49
Просмотров 487 тыс.