Тёмный

DAAWO GURI CUSUB OO IIB AH - ANKARA TURKEY 🇹🇷 Qiimaha 48k 

Zakariye Abdullahi Ali
Подписаться 167 тыс.
Просмотров 240 тыс.
50% 1

Guriga waxaa iibinaya saaxiibkay Maxamed Farah iyo Shirkada Deegaan Real Estate fadlan qaybta Comments kala xidhiidha oo lambarkiisa iyo qiimaha Guriga aan idiinku soo qoray qofkii danaynaya.
📞 Talk to me for 45 mins 👉 calendly.com/c...
🌍 Booqo Website kayga 👉 suuqaturkiga.com/
► Social Media igala soco!
📸 / zakariyecaawiye
📖 / sakariyecaawiye
🐦 / zakariyecaawiye
💛 / zaki-sool
👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
► www.paypal.me/...
#Horumarsamee

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 712   
@farxadabuur7442
@farxadabuur7442 3 года назад
Yaa Rabbi lacag aan wax walba ku qabsan karro ii sahal hana igu duleynin lacagtaas aaamiin yaa Rabbi adinakana sidoo kale
@sheikhdhakabiye9157
@sheikhdhakabiye9157 3 года назад
Amiin
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 2 года назад
Amiiiiiiiiiin ya Allaah
@shukri0
@shukri0 2 года назад
Amiin ya allaah
@naasirkhadar8370
@naasirkhadar8370 4 года назад
Dubai kuma lihi cimaarad Ma dego xeebaha Miami Dahraan kama qodo saliida Docdaa Philipin ma aadin Dadkana lama korin Spanish Cid kale uma dudo wexeeda waxaan ahay ruux dalkiisa dulqaad u lehoo dhex jooga abwaan YAXYE yeebaash
@ilhaam6927
@ilhaam6927 4 года назад
Mashallaha tabarkallaha wa sax
@umaaisha9876
@umaaisha9876 4 года назад
Mansha Allah. Wa runta wlla. Malinba meelba somalidu isu sabayacda. Waxan oga Dubai hadana masar Indiana Turkey. Dalja hale Aamino oo halka hagajiyo
@mohamedadanmuumeed415
@mohamedadanmuumeed415 4 года назад
Mnzh Alh wll qaali
@ubaxjama5976
@ubaxjama5976 4 года назад
Waa sax gabaygaa
@jbvccigaming1017
@jbvccigaming1017 4 года назад
ALLOW ku ilaali
@Theblues1992
@Theblues1992 3 года назад
Gurigan Oo Kale Hadii Aad Xamar Ka Dhistaan Waxan Balan Idinka Qaadayaa Inaan Qofka ugu horeeyo Ee Gato Inaa Noqdo. mahadsanidiin Gurigaan waa qurux Badan yahay Masha allah Lkin Aniga Qurbo Danbe Marabo Inaan Sii Dago 👏🏼👍🏽
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 4 года назад
It’s better to build your own country instead of building foreign countries
@Seexo123
@Seexo123 4 года назад
Ahmed Heensaleey you’re my man . These ignore ppl trying decor or build something thy don’t own ... hate it when I see that to be honest
@mustafalove8451
@mustafalove8451 4 года назад
Ahmed what country? Somalia is not a country that you can live peacefully, but these foreign countries you can live peacefully and you even have property rights.
@younggunner4500
@younggunner4500 4 года назад
Ahmed Heensaleey Somali caqli malahan baad is oran wadankeenii ayaa u baahan guryo qurxoon iyo dibu dhis balse imaanka alle ka qaaday wadan shisheeye ayaa lagaraacay
@younggunner4500
@younggunner4500 4 года назад
Mustafa Love so lets make it safe and peace plus there’s a cities that are very peaceful
@masta7199
@masta7199 4 года назад
Brother Ahmed Heensaleey hands down to U my man, they better build and develop their own city like Hargeisa ok...
@ismailmohamoud4143
@ismailmohamoud4143 4 года назад
I was an Ankara 3 weeks ago I found an apartment the seller was selling it for 74500k but when the appraiser inspected the place he said this house is worth 35k and the owner is selling it for higher price and when it was time to do the Title the owner and the Somali realtor said we will only give u a title that only shows u payed 40k not the 74500 They wanted me to pay for the apartment.
@hhassan3273
@hhassan3273 3 года назад
Really. They dont have laws there protecting home owners WTF
@moabdi6107
@moabdi6107 3 года назад
Kkk that is annoying! What about if I buy like that home and then start to report the owner? Is it seems like I can get some money back?
@khadraabdille6991
@khadraabdille6991 3 года назад
Kkkkkk qayano ku jirta canshurta kugu badanaysa ku dhahayan 30k bay raban inay benben ku cunan
@nuraali6419
@nuraali6419 3 года назад
Scw zakaria we need to build those condos in our beautiful country somalia and make it super luxury and it will be excellent investments plus mental relaxation 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️✌✌✌
@ladanmusa6885
@ladanmusa6885 3 года назад
Lmao😂😂
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 4 года назад
YURUB IYO MARAYKAN caruurtii baa la idinkaga qaaday! AfRICA waala idinku laayay, CARABAHA waala idinka tarxiilay ama kumanaan Doolar ciqaamad ayaa lagu joogaa, Dalkii meelaha qaar Amni iyo Caqabada waa jiraan. Markaa walalayaal Wadinayadaasi haday dhabtahay Bal Qabyaalada, Musuqmaasuqa, Lugooyada aan iska dayno Dal dadkeena soo dhaweeyayna oo Islaam yaanay wax la sheegin! Fiiro Gaar Guriga Xafiis aan isla shaqayno ayaan muuqaalka u duubay? Masuulka Guriga haya What'sapp kala xidhiidh +905539657096 facebook.com/DeegaanTurkey/ Www.instagram.com/deegaanturkey
@Barnaamijka
@Barnaamijka 4 года назад
Waa imisaa dollar ahaan lacagta
@maqaalkadunida
@maqaalkadunida 4 года назад
Lkn halmid ayaa kamaqan muuqaalka. waa lacagta guriga inta ay la eg tahay. Wax macluumaad oo dhinacaas ah kuma jiro muuqaalka
@anabadam2902
@anabadam2902 4 года назад
Wan ubahanhy mana iibsan karo
@amalziedali5577
@amalziedali5577 4 года назад
ماشاء الله
@nuurmuhadhasan7901
@nuurmuhadhasan7901 4 года назад
Zakariye Abdullahi Ali maqa cml waye
@mataanciiideed4046
@mataanciiideed4046 3 года назад
الَّذِينَ أُخْرِجُواْ مِن دِيَارِهِم بِغَيْرِ حَقٍّ إِلاَّ أَن يَقُولُواْ رَبُّنَا اللَّه ُوَلَوْلاَ دَفْعُ اللَّهِ النَّاسَ بَعْضَهُمْ بِبَعْضٍ لَّهُدِّمَتْ ...
@MMTV-nh1jz
@MMTV-nh1jz 4 года назад
Hoyodey inan u gado ayan rajeynya incha alah ❤️
@themtt7853
@themtt7853 4 года назад
Amin JR hooyo Turkiga marabto yarow somalia uga gad🤠🤠🤠🤠
@mubarakmoha4468
@mubarakmoha4468 4 года назад
Somali waa rajo ku nool😊
@MMTV-nh1jz
@MMTV-nh1jz 4 года назад
mubarak moha maye wa riyo ku noool
@nayruuzfilms2022
@nayruuzfilms2022 4 года назад
Wlh hada marka video gaan daawanyy ayaan fikradaas weligey qaby ayaad ka hadashy mahadsanid hooyo allha iikaso inaan uga far xiyo gurigaan cml
@hyassin4276
@hyassin4276 3 года назад
kkkk hooyada ma nacday maad dalkeeda uga gadid ehelkeedi dhinacyada ka fadhiyan .waxna sadaqeysan .turkiga 150$ 200$ guri weyn ku kireysan , dalka qimaha aad guri ku iibsatid ba guri qurux badan uga heli kirada dalka somalia casumadaha hargeysa ama muqdiso 500$ ama ka badan . qofku wa qurxisan kara gurigiisa ...
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 4 года назад
War Somalia Oo Aan Dadkeeda Iyo ciideeda Weheshado Ma iibsadoo Adeer boorame Barbara Bosaso Burco Baladweyne Baydhabo Iibsada Waa iga Talo Somaliyeey Walalkey zaki Aad ban u salamayaa Nin dadkisa u shaqeeya Mahadsanid
@fardawsahussein1960
@fardawsahussein1960 3 года назад
Aadaan u jeclahay dalka turkiga waxaan rajaynaa in aan dago inshaa allaah 🥰 turkish people ♥
@jiilka5aad5g95
@jiilka5aad5g95 4 года назад
Wallee dhulkayga hooyo kuma doorsado meelkale oon ka ahayn makka iyo madiina mooyee
@abdiomar489
@abdiomar489 3 года назад
Xitaa Makko iyo Madiino kuma Doorsadeen MUQDISHO
@nuuraali5334
@nuuraali5334 3 года назад
@@abdiomar489 kkkkkkkkkkkkk
@filsanfarhan2654
@filsanfarhan2654 3 года назад
@@abdiomar489 waa runtaaa
@shukrishacni4407
@shukrishacni4407 3 года назад
Waa guriga aan rabo in aan mustaqbalka dhow baladkii barakeysnaa ee Tiyeegloow ka dhiso in Shaa Allaah
@SKY-pf7sl
@SKY-pf7sl 3 года назад
waa qofkii u baahan ee Turkey danaynaya waa guri aad u qurux badan Maansha laakiin waxaan ka jeclaan lahaa shirkadu inay guryahaasoo kale wadankii ka dhisaan suuq wacan ayay ka heli lahaayeen wadankana way qurxun lahaayeen. inahs ALLAAH waan rajaynayaa inay dalkiina tagaan
@mruun3542
@mruun3542 4 года назад
Heybad Waxaad Ku Leedahay Dhulkaaga Hooyo 😍😍😍😍
@nuraali6419
@nuraali6419 3 года назад
Mansha allaah strongly agree 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 there's no place like home 😍😍😍
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 4 года назад
Sakariyoow bro••• Qiimaha In aad Noo soo raacisO ayn jecelnahey 😍
@ZakAli9904
@ZakAli9904 3 года назад
Wuxuu ku qoranyahay qoraalka muuqaalka waana 48k
@user-fl4zy8iv1s
@user-fl4zy8iv1s 3 года назад
@@ZakAli9904 saa wll qofka guriga kagata basabor wadanka turkigaga mahelaya
@haasankp3462
@haasankp3462 3 года назад
Masha Allah ♥️ Wlh waxan niyestay inan u gado haskayga ♥️♥️
@zukaynachannel1
@zukaynachannel1 4 года назад
3 or 4 years ago Ayaan vedio aad leedahay aan daawatay oo ganacsi kaga sheekaynaysay so ma anta Ayaan vediogaagan iaga so horbaxay RU-vid page walahi sawirkaagi ayaa dib iigu so laabtay Hore usoco wallo jazzakalahh kheyr
@younggunner4500
@younggunner4500 4 года назад
Sxbyaaloow guryahan aan wadamada shisheeyo ka dhisanayno maan wadankeenii ka dhisano??
@zahrar.834
@zahrar.834 4 года назад
Encourage people to build they own country 🙏
@Alanmohamett
@Alanmohamett Год назад
Only if we find peace 😔
@zainabmoha9014
@zainabmoha9014 4 года назад
Mansha allah walahay waa guri aad uqueuxbadan exactly wakaan rabay inaan buhodle kadhisto!
@asoo3520
@asoo3520 3 года назад
Inoga dhis inadero😄
@rahmohuseinahmed2877
@rahmohuseinahmed2877 3 года назад
🤣🤣🤣
@user-yg7hh2mi7u
@user-yg7hh2mi7u 4 года назад
اللهم انك على كل شئ قدير مشاء الله تبارك الله اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد اللهم ارزقني بيت جميل وارزقني ان أرتاح بهآ وأصلح لي شأني كله يارب العالمين
@cabdicadow1472
@cabdicadow1472 4 года назад
Nacala tulaa caleeg
@rodaismail4547
@rodaismail4547 3 года назад
اللهم آمين يا رب العالمين ويرزقنا وإياك يارب.
@mariamina8692
@mariamina8692 4 года назад
Somaliyeed dalkina la iibsada. Turkey ma lihidin we iska daaya.ka muqdisho aan tagin Karin hargeisa ha aado
@idontcare6649
@idontcare6649 4 года назад
#HARGEISA Oo Ah meshan ku dhashay Ayaa ka jeclahay inaan Turkey Guri ka iibsado 😏
@ahmedeeqnur4047
@ahmedeeqnur4047 3 года назад
Sax
@nuuraali5334
@nuuraali5334 3 года назад
Waa dadkaygii wale 👏👏👏👌👌👌🖒🖒👄💋I love my mother land somaliland waa nasab
@umibrahimibrahim4966
@umibrahimibrahim4966 3 года назад
I wish I can understand. Salam from Sudan.
@abdirahmanagaweyne1602
@abdirahmanagaweyne1602 4 года назад
East west home is the best so give attention to your homeland!
@ajama4749
@ajama4749 4 года назад
" lama huraan waa cawska jiilaal" War wadankiina dhista, isaga ina deeqa.
@abaatikalle9976
@abaatikalle9976 4 года назад
Somalida xanuun ayay qabaan dhuka iyo cirkaba idin nacay waxaad moodaa inaysan dhul lahay somali 🥵🥵🥵🥵🥵🥵🥵
@MahdiHagi
@MahdiHagi 4 года назад
Somalida maskaxdoodan layaba..KENYA billions of dollar baad galiseen markasad hadlaysan.. wake up..
@maaidadheman4130
@maaidadheman4130 3 года назад
lambarka
@maaidadheman4130
@maaidadheman4130 3 года назад
soqor
@maaidadheman4130
@maaidadheman4130 3 года назад
bowa
@Ilwad77
@Ilwad77 3 года назад
Our own home is not a safe these years. That’s why
@nuraali6419
@nuraali6419 3 года назад
We learned our lesson so no more investing foriegn countries home sweet home
@hirsielmi7152
@hirsielmi7152 3 года назад
Scw waa wx fiican laakiin qimayaasha guryaha s’oo gasha si qofwaliba jeebkisa ugu xisaabtamo oo kuu gadan karo wuu u fiirsado
@moemohammed6662
@moemohammed6662 4 года назад
Dadka dhahayo maan dhulkayga dhisto yaa ku diidan wiilka allah barakeyo guri fcn oo wadan fiican kuyaala ayu ku bandhigaya hadu ku qanciyey wa ahlan wasahlan hadi kalana cidna kuma qasbeyso Zakariya abdullahi walal aad ayad u mahadsantahy
@MaaliTV
@MaaliTV 3 года назад
Mahadsanid mudane , fadlan contacts ka shirkada iso gudbi wan xiiseynaya arrin Kane . Mahadsanid walal
@aminaali7242
@aminaali7242 2 года назад
Wadankeenna Aan dhisano. Mahadsanid walal.
@mklsl3663
@mklsl3663 4 года назад
Guri yar oo sidaan u qurux badnayna oo somalia igu yaal ayaan ka door bidaa maxaa yeelay guri mahan mahiimada ee waxaa aniga iimahiimsan in insha Allaah in somalia ku noolado lama huraan waa cawaska jiilaal
@sahraabubaker1579
@sahraabubaker1579 4 года назад
Midkasta oo aan fikirin Dal uusan laheyn ayuu Hantidiisa galiya Jebka walaalkis kista ku jurtana in uu ka qado oo galiya ayuu jeceyl yahay🙄🤲
@zakiyaxasan3620
@zakiyaxasan3620 3 года назад
Raqiis badanaa subxanalaahiye turki 48k somaliya 100k
@Muxsinibrahim
@Muxsinibrahim 4 года назад
Turkey wax bo no qabanaya baad ledihin wuxu raba ina wadankisa maal gashataan somalidina wa xoole way kusi yacayan akhas
@somalicinema4171
@somalicinema4171 4 года назад
Wallahi lacagta_Was bey kudaren,Wada Adi karta "Property turkey"RU-vid And website Guri raqis Ah Oo fican be hayan
@sariif11
@sariif11 3 года назад
Cafimaad ganacsi iyo dalxiis ✌️inta kale 🇸🇴 udaa
@queenqurux65
@queenqurux65 4 года назад
Masha allah waa guri qurux badan❤
@cawilsudaysi
@cawilsudaysi 4 года назад
Mahadsanid bro #Saki Nosoo badi muuqalada turkey, qaabka dhalinyarada soomaliyeed ugu noolyihiin, qaabka ugu sahlan ee lagu tago, tayada waxbarashadeeda iwm
@harmony1032
@harmony1032 4 года назад
maashalah waa guri qurux badan, wadanki laga dhisaye, next house turkiga insha alah, waan idinla so xidhiidhi doona
@Happyqaali
@Happyqaali 4 года назад
Waaw masha allaah 😍
@ayaanahmed6749
@ayaanahmed6749 3 года назад
Masha Allah wlhi wuu jabanyay
@sadiaabdii2101
@sadiaabdii2101 3 года назад
waa meqo lcgtoda mshaallh waa mel aan jeclhy Turkey
@fardowsamohamedamiin9229
@fardowsamohamedamiin9229 4 года назад
Masha allah Waa guri qurux bdn nafwalbaana jeclaaneyso
@Faysal_Mohamed
@Faysal_Mohamed 4 года назад
İga tag guri hadaa gadanaayo meelaa somaliya eheen kama gadanaaayi😁
@moustaphaabdi4006
@moustaphaabdi4006 4 года назад
maxaa ka keenay somalia hadaad aminsan tahay saxiib orod kulaaban dalka hoyo ama qurbaha iska joogo lakin warka beenta ah la fadhiso saxib
@Faysal_Mohamed
@Faysal_Mohamed 4 года назад
Moustapha Abdi 🤣🤣🤣 xoog maa igu heeladahay subxanaka marabi ee iga dhamaaw
@moustaphaabdi4006
@moustaphaabdi4006 4 года назад
@@Faysal_Mohamed Abti reer jabuti ayan ahay somaaligaad qoraysana ma fahmayo af maymay miyaa reer xamar somaligi wabay dileeen😁
@Faysal_Mohamed
@Faysal_Mohamed 4 года назад
Moustapha Abdi 🤣🤣🤣 hanacaayin sxbw
@sahalmaxamuudadan7220
@sahalmaxamuudadan7220 3 года назад
Kismayo ,hargesa ,Mogadishu ,maaanka dhisto kuma jiro otherwise salansare
@MaaliTV
@MaaliTV 3 года назад
wa video qurux badan masha alh. wan ka helaa in an daawado soomaalida iyo noloshooda sido kale waxan jeclahy in an anigana sidoo kale idinla wadaago video kuwan camal ah oo ku saabsan nolosha soomaalida dalkan canada. iso booqo si aan isula xiriirno adigo ku dhufanaya cinwankayga si ad u hesho video yadayda. thanks
@caliahmed5541
@caliahmed5541 4 года назад
Anigoo kasoo kale hargaisa kadhisan kara Ankara maxaa igaynaaya lkiin amizing guruga wlhi wuu quruxbadanyahay mash allaah
@yhyyusuf7975
@yhyyusuf7975 4 года назад
Hadan sar gadanayo ama dhisanayo meelan Wadankayga ahayn layguma oga gaar ahan Bosaso ano jooga dalka Germany🇸🇴🇸🇴🏊‍♂️🇸🇴❤🙏🏽
@umusahraalkhayr8551
@umusahraalkhayr8551 4 года назад
maasha allah guriga aad buu wll ii cajabiyey si professional ahna wad usharaxday qiimahodana in shaa allah wad soo raacin mrarka danbe thank you wllo
@abwanahmedheersare6182
@abwanahmedheersare6182 2 года назад
Masha allaa 🙏
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 4 года назад
Ku Asxaabta kanaalka Waxaad kanaalka ku taageeri kartaan falcelinta sida Like iyo Comment Waa qaabka Maskaxda RU-vid u shaqayso si muuqaalku u faafo dad badana ugu bandhigaan. insha'Allah muuqaalo faa'ido leh ayaan idiin soo gidbin wakhti gelin idinkuna intaa nagu taageera.
@cubeydamediaproduction1080
@cubeydamediaproduction1080 4 года назад
Sxpw meeqaalasiinayaa guriga
@hodanibrahim5583
@hodanibrahim5583 4 года назад
Woow .masha allah
@ALMUXSINIIN
@ALMUXSINIIN 4 года назад
Fadlan ila daawada muuqaalkaan codsi share ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-XSwm-sH-rM4.html Subscribe hadii uu ku cajibiyo
@asma.madoobe5385
@asma.madoobe5385 3 года назад
Dadkan leh Somalia ayaan dhisanayaa, Somalia Nabad ma jirto, Wadooyin ma jiraan, School fiican ma jiraan, caafimaad ma jiro, biyo nadiif ma heleysid. Qiimaha aad ku iibsanaysid Migadishu kan ugu yar waa 100,000$. Marka qofkii caruurtiisa Turkiga 40,000$ guri uga iibin kara, maxaa u diidaya?
@amaalalinabdale2557
@amaalalinabdale2557 2 года назад
Exctly wlhi warunta wll
@umusaaraismail6400
@umusaaraismail6400 4 года назад
Masha Allah Allahuma baarik horta dee guriga wa la iibinayaye ninkii rabaw dalbo kii kale Allah ha ku siiyo.maxad ku maagaysaan ma iyaga Turkidu idin tiri qaxa oo kolba dhinac isku daba yaaca wabay idin caawinayaan shirkaduye.
@zahramohamudp8619
@zahramohamudp8619 3 года назад
Asc wr
@hodanroble9639
@hodanroble9639 3 года назад
Masha aallah woow waa imisa
@ahmedxujaale7473
@ahmedxujaale7473 4 года назад
Waa ka xumahay in aad ka jawaabi weydaan fariimahayaga! Ku dhowaad 7 qof ayaa ila hada idinsoo weldiiyey qiyaasta qiimaha gurigaan ilaa hada wax jawaaba idinkama hayno! 12 daqiiqo muqalkiina aan daawanay iyo damicii na galay JAWAAB la’aan baa xigtay. Ilahow ganacsiga somalida noo barakee.
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 3 года назад
Turkey
@ayuuniadnaan1401
@ayuuniadnaan1401 3 года назад
Masha Allah qurux I will be paying in future many thanks
@fatmaabdulkadir9797
@fatmaabdulkadir9797 4 года назад
Masha ala
@ribax314
@ribax314 3 года назад
gurigena waa guri Aqiro ilakin marka qof gurigisa jogta unba daremi dhibata ey ledahay guri lananta Aniga ku nol guri edo ey dahay illahow guri qeer qabo isahal iso duceya walalo yal😢😩
@suusuukhalif1209
@suusuukhalif1209 2 года назад
ماشاءاللہ
@hilaalomar6443
@hilaalomar6443 4 года назад
Asc Zakariye maansha Allah ma guri iibis ayaad isu badashay xaqiiqdii waa mustaqbal fiican laakiin wadanka inagu cell wadankii hooyo waligeen dibad joog ma ahaan karnee Mahadsanid.
@shankaroonfarah9535
@shankaroonfarah9535 3 года назад
Asc abowe jumca Mubarak kuleyahay
@ismailhussein1764
@ismailhussein1764 3 года назад
Qiimaha waa meeqo qof iisheegi karo majiraaaa
@jumbojalato3884
@jumbojalato3884 3 года назад
Zakariye mashaa allah xayeysiinta aad baad ugu dhereysaa vip leeba ka bixi weyday thanks aniga ahaan teyda waxaan ka sii jeclahay mudul badiye iyo xoolo anoo daga hada kow baan doonayaa inaan magalo ka qaxo badiye u qaxo xolaleyna noqdo ari iyo geel inaan gato raacdo free stares la aan soomaalida ku maah maahda shido la aan waala naxaa free starest
@shireshuriye8268
@shireshuriye8268 2 года назад
Good advertisement. Go build your country.
@user-yy6tk7ve4l
@user-yy6tk7ve4l 3 года назад
Mashallah aqi telefoon laga xriiro aan rabaa
@samgalxy3691
@samgalxy3691 4 года назад
Dadkiiyoo dhan su'aal ayay ku waydiinayaan. Mana kajwaabaysid. Guryaha qimaha so raaci. Ama comments kusoo jawaab. Maahan inaad fiirsato
@shireofficial436
@shireofficial436 3 года назад
Ilaahow iisahal anigoon udhib toon
@amag4
@amag4 3 года назад
Asc
@dontstresscalljessdontstre8110
@dontstresscalljessdontstre8110 3 года назад
Watch the prices skyrocketed These homes are actually cheaper than the ones in Somalia I was told to build a villa in moqudisho for 90 thousand usd I told them you must be on crack And I am looking to invest somewhere, where it is actually peaceful.
@safiaabdullahi692
@safiaabdullahi692 3 года назад
Mashallah beautiful ♥️
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf 3 года назад
Maanshaa Allah Qofkii heli karo Waa wax fiican
@sultanlife5385
@sultanlife5385 4 года назад
Very nice
@abdallamohammedsaleh6785
@abdallamohammedsaleh6785 3 года назад
سلام عليكم اخ زكريا
@goldroot2867
@goldroot2867 4 года назад
Masha'Alllah so nice walaal. Furious half wig ah man leyahay
@Fxkhalifaa
@Fxkhalifaa 4 года назад
Woow beautiful house
@yasminali74
@yasminali74 4 года назад
hatii aan gurigan iibsan lahaa hurto mcn ayan hurti lahaa❤
@Steve00133
@Steve00133 3 года назад
Anaa kuu iibinayee ila soo xariir, xaaskeyga lee noqo abyo.🙃
@user-yy6tk7ve4l
@user-yy6tk7ve4l 3 года назад
Fadlan
@abdallaalsharif562
@abdallaalsharif562 3 года назад
Masha'allah shaqo wacan sxb
@sacdiyoahmedali4911
@sacdiyoahmedali4911 3 года назад
Thanks
@farhiaelmi2855
@farhiaelmi2855 3 года назад
Maashaa allaah waa ishacala wllhi
@aminaahmed305
@aminaahmed305 4 года назад
A.sc walakey
@hodomahamed9295
@hodomahamed9295 4 года назад
Mansha allaah qiimhu waa imisa wllo
@heyfaiyohelan9865
@heyfaiyohelan9865 3 года назад
Nabar kii ma heno mashal
@indadeeqmahmud5916
@indadeeqmahmud5916 4 года назад
Walalo. I grew up with Turkish people. I’ know them for 26 years. Although they’re Muslims they happen to be very different to Somalis in terms of culture and values. Carabta oo kale ma’am’s wa daad adaag oo inaga duwaan iin badaan. Waxay Daqan ahaan xigaan europeanka daqan ahaan. Takale Somali waxay turkiga ufuranyahay intau Erdogan u haysto. Runti somalidan wa daad eey kuadgatahaay noloshasha qurbaha. Waxanu nahaay daad qaylo deer, khuh iyo kaah iyo blowing your nose 👃
@madaqadasare3133
@madaqadasare3133 2 года назад
Ma qurux badna gurigu
@Kw58437
@Kw58437 3 года назад
Muqdisho iyo hargaysa ayaanu ubahanahay in nalooga dhiso
@fardowsamohamedmuse2579
@fardowsamohamedmuse2579 4 года назад
Maasha Allah mid kanoo kale ah oo Istanbul ku yaala nooso gali iyo qiimqhiisa
@omarxidig6973
@omarxidig6973 4 года назад
Mash allh aad buu i cajabiyay aniga.
@raqiyadihad2010
@raqiyadihad2010 4 года назад
Manshalah waa Guri qurxon meel Ilahay lagusugo
@mubaarigmuseibraahim6739
@mubaarigmuseibraahim6739 3 года назад
Mansha allah lkn wll sual alaabtu qiimaha guriga miya ku jirta mise wa sikle
@naciimahusseincuntomacaan7387
@naciimahusseincuntomacaan7387 3 года назад
Maasha allaah tabarkallah qurba joogta wuu an facaa 😍😍😍😍
@ruqiyoese9522
@ruqiyoese9522 4 года назад
Maan sha allaah tabaaraka allaah tabaaraka
@aaminohesri7737
@aaminohesri7737 2 года назад
Waxan rajaynayaa in imado Turki insha allah
Далее
ДОКАЗАЛ ЧТО НЕ КАБЛУК #shorts
00:30
Bacon на громкость
00:47
Просмотров 87 тыс.
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
5 MASHIIN AAD KU SHAQAYSAN KARTO 💵
9:00
Просмотров 26 тыс.
5 GANACSI OO XIISO BADAN 2019 LA HIRGELIN KARO
14:41
Просмотров 49 тыс.
ДОКАЗАЛ ЧТО НЕ КАБЛУК #shorts
00:30