Тёмный

DAAWO Hadaynu Nahay Somaliland Dhulbahante Way Naga Adkaadeen Xildhibaan Axmed Khalif oo Afka Furtay 

Banaadir Channel
Подписаться 290 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

DAAWO Hadaynu Nahay Somaliland Dhulbahante Way Naga Adkaadeen Xildhibaan Axmed Khalif oo Afka Furtay
somaliland,somaliland news,somaliland tv,somaliland wararka maanta,somaliland hees,somaliland news today,somaliland 18 may,somaliland songs,somaliland 18 may 2023,somaliland tourist,somaliland channel,somaliland dagaal,somaliland 2023,somaliland laascaanood,dhulbahante,dhulbahante vs isaaq,dhulbahante hees,dhulbahante song,dhulbahante gabay,dhulbahante qabiil maha,dhulbahante vs majeerteen,dhulbahante vs habar jeclo,dhulbahante buraanbur

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 59   
@NasimAhmed-t7h
@NasimAhmed-t7h Год назад
MashaAllah he is very smart inshaallah you will be the next president Amin
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Год назад
Anoo reer laascaano ah wallaahi weelkan waan dooran lahaa
@ismaildaacad9748
@ismaildaacad9748 Год назад
Lion sacad yoonis
@saidrooble5076
@saidrooble5076 Год назад
Wallaahi ilaahow kanoo kale soomaali ku badi
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ nin raga iga dheh
@sadiiqsirajiali
@sadiiqsirajiali Год назад
mansha Allah aqil waya
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 Год назад
Masha allah Masha allah
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Год назад
He's next president inshallahu Allaahu Akbar Allaahu ma aamiin 😭💙❤️🇸🇴❤️💙 barakallaah Allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin subxaanallaah ❓❓⁉️⁉️
@akaaka9453
@akaaka9453 Год назад
Legend Mashallah, very brave never shy away
@dahirasmokguuliyogobanimo151
Ascm qoodhey iyo xaradey maskax iyo aqli ayaad leedahay maasha allaah
@somaliano99kingkonghimself75
Xildibaanka ugu. Caqli ween ooo dacad. Ahhh. Wallahi. Ninkaan. Dowlada somalia waa in eee so jidatooo
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Год назад
Allaah ha ku xifdhiyo fidunyaa wall Aakhira yarabal callamiin Allaahu ma aamiin 😭💕❤️🏃👌🌺🤲🕋💎🇸🇴😭
@abdimowlidmowlid454
@abdimowlidmowlid454 Год назад
Manshallah guuuul xildaban ruba shekte
@Gedow1
@Gedow1 Год назад
Wlhi isaaq wxa ka fiyow ninkan mohamed abib iyo jamac shabel inta kale cileej aye ubahanyihin
@cabdulkhadaryasiincaliKhadar
Ku yar yihiiiin.war waa talo
@dawalehhawamoussaelmi8511
@dawalehhawamoussaelmi8511 Год назад
Kahalifow saxiib allah aqliga ku dayo oo dadku majeclo runta lakin dadku miyay may fahmin naxabisti hoore marka ay arkaan cidanka hada joga somaliland in tanla galin naxabisti hore ku hada nol maxay ku dagalamayan
@dawalehhawamoussaelmi8511
@dawalehhawamoussaelmi8511 Год назад
Waar hadi dawladu ka nixi wayday naxabista kacanta lagu hayo kuwa hada dagalka lagu si wado niyaday ku dagalamayan waxan u maleya madax somaliland in u kujirin 1 kof oo fayow war dadka la haysto maxola hadi uu kujirilaha muse bixi inan uu dhalay ma yidhaden dagal gala ee waa isdhibilaha waan wan ayu ku talinlaha ee ha la fikiiro
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Год назад
That is true
@nastexoabshir-lk7ny
@nastexoabshir-lk7ny 10 месяцев назад
Nin ragiid
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 Год назад
Wallaahi hanoo imaanina jooga wadankiina saas baan kuqurux badantahay
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@abobasement346
@abobasement346 Год назад
wariyihu waa damer wuxuu yirih xadud Adeer ingiris u donoh xudud
@salmaansomali5789
@salmaansomali5789 Год назад
Somalida waan qaldanay ma qaataan waxay raadiyan qiir ay ku baxsadaan intaay rag iska dhici ku jiraa ayaa umada somaliweyn uqda lakala dhigay 30 sano ka dib maxaa hagaagay?!
@hassanmahdi8901
@hassanmahdi8901 Год назад
inta badan somalidu hadii aan aqbalno qaladkeena runtana nafteena u sheegno waxaa yaraan lahaa dhibatada
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 Год назад
Somali ma rabo kulahaa. Fad ama ha fadin waa lagu fadsiinhayaaa.....kkkkk Viva Khaatumo state of Somalia
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi Год назад
Waa maxay farqiga u dhaceeya Somali iyo Somalia?
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 Год назад
@@Cabdi_Maxamuud_Cabdi Somalia waa waddanka naga dhaxeeya, Somalina waa dadka dega Somalia. Get the point bro
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi Год назад
@@ainanshedayr7569 kuwa daga Jabuuti, NFD (Kenya) iyo DDSI (Ethiopia) maxay noqonayaan markaa? 😯
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 Год назад
@@Cabdi_Maxamuud_Cabdi Kuwaasi waxay yihiin Somali gumeysi ku jiro iyo Jabuuti oo xorriyad been been ah qaadatay. Laakiin kulli waa wada Somali shulkoodana wuxuu ka mid yahay shanta Soomaaliyeed ee xiddiga shan geesta ama astaanta u ah calanka Somalia. This is free civic education for all Somali and non Somali readers.
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi Год назад
@@ainanshedayr7569 sax, halkaa waxaad ka fahantay in ay jirto Shanta Soomaaliyeed ama shanta Soomaali (Five Somali) Somalia,Somaliland,Djibouti, NFD iyo DDSI aysan ahayn Shanta Soomaaliya (Five Somalia), Ma jirto cid diidi karta isirka Somaaliga ah dal se waad diidi kartaa, waxaan filayaa in aan kuu faa’ideeyey 🫡
@hassanmahdi8901
@hassanmahdi8901 Год назад
qabiil somaliyed qabiil kale xog kuma qabsankaro
@hodanabdi6497
@hodanabdi6497 Год назад
Inaynu sifiican uqabsano laascaanod bay Ahayd kulehee waxaad kujirtaan riyo Aanrumoobaynin
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 Год назад
Runta in lashewgo noloshaa ku kobacda wlhi
@neygaboy
@neygaboy Год назад
KaadidaYda oo kale baa kugu jirtaH lipaax😂
@yaslamissa2101
@yaslamissa2101 Год назад
Why. Do somali- land like slavery from England instead of, freedom for all and of course, free somali- land it’s people….. ??? laas- anood is not your’s at all… laas- anood means laas- anood…!!!!! It’s not your’s any more…!!!
@aminaaahmed6484
@aminaaahmed6484 Год назад
Waxgaradkii ooqofa
@akaaka9453
@akaaka9453 Год назад
Nabadaaaaa isleedahay muse haqaato waa kusaxsantahay, lakiin hadal kalasaar lascaanood kulbahabtaaa leh xuduuudiinu waa meelahaa oog ee ku ekaaada
@cabdulkhadaryasiincaliKhadar
Tala waa siisay lakiin yaa qaadanaya ana igaqaadanaya taasookale
@AshaAhmed-w9w
@AshaAhmed-w9w Год назад
Wuxuu ku leeyahay sool baa I qabsanay walaahay hadii aan dhulbahante ayaa idin geeyay iyagana isu muuqday reer been ku nool,oohinta regards👎🤣😂😂😂😹khuukh
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 Год назад
Masha allah Masha allah Masha allah Masha allah Masha allah Masha allah Masha allah Masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@DhaakoMedia
@DhaakoMedia Год назад
Ala ya cizak
@dikramohmed94
@dikramohmed94 Год назад
Marka hore qoloda in la iska daayo miyaney ahayn
@alishilmohamed7368
@alishilmohamed7368 Год назад
Xildhibaan uraaye orod kasoo jeeso dhinaca farmaajo??!!!
@xafunabdi4540
@xafunabdi4540 Год назад
Please & please muse biihi uu sheeg inu dagal so qaado iga garsii bal an aragno miraha uu ka guurto Waali waxad uu malesan ina riiyo ku jiirtan
@ugbadm6075
@ugbadm6075 Год назад
😅😅
@XusenBirxanuuje
@XusenBirxanuuje 4 месяца назад
Ninka kali ka Miura qaba iidoorka
@alishilmohamed7368
@alishilmohamed7368 Год назад
Waa nin faalug ku dhacay oo dhakhtar u baahan!!!
@mustafehirsi592
@mustafehirsi592 Год назад
Waa maxay meesha ma hargeisa warku mise waa garoowee
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad Год назад
Waa hargeysa oo runtii sheegtay.
@dawalehhawamoussaelmi8511
@dawalehhawamoussaelmi8511 Год назад
Waar muse wa yaban yahay oo waxa ka xumatay heladii ee dadka dabka ha kugurin hadi kale curadkaga calanka u dhib furniture dagalka
@hadaafi
@hadaafi Год назад
Somaliland wa Qaran maxa Qabiil ❤
@Dophill260
@Dophill260 Год назад
Huwanta gudaha
@mohamedadam4018
@mohamedadam4018 Год назад
Waar kanyari wuu sikhraasanyahay wuu cabsanyahaybal indhihiisa eeg
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad Год назад
Runtii adaa cabsan ninkan gar buu kuhadlay. Dhulbahante maahan jilib yar oo laqabsan karo
@amalkhayre6379
@amalkhayre6379 Год назад
Ma cabsana ee wa ninka ugu aqliga badan isaaq dagal wax ma keno
@angel67ball51
@angel67ball51 Год назад
Walee qaran ka dhan baa xasan dhowr qof baa ka miyir qaba😂😂😂😂😂😂😂😂
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Год назад
Ina biixi Family baha sarkhmiin tuugaa dhadiga isaaq
Далее