Тёмный

Daawo Horumarka Ka Socda Magaalada Hargeysa 

SALAXLEY TV
Подписаться 100 тыс.
Просмотров 38 тыс.
50% 1

www.sallaxley.com/
is diiwaan gali
LIVE SALAXLEY TV CHANNEL SEATTLE WA..
/ moee53 ,
Ku soo Dhowaada Salaxley Tv Channel,Waa Channel Ugu Talo Galay Kala Faa'idaysiga Somalida Dhexdayda. Qof Walaba Waayo Aragnimadiisa Iyo Xirfadiisaba Waa In Uu 10 Minute Video AH ka Samayo, Dabadeed Noo Soo Diro Si Umada Somaliyeed Fursadaaas Oo Kale Helin Uga Faa'idaystaan.
" U FAA'IDEE DADKAAGA"
Ama Studuoyaha Noogu Kaalay Anagaa Kaa Duubi,
All Somali Music and Sport!,
heeso somali, somali music, heeso, heesaha, somalia,
salaxley is the largest Somali lyrics music website that provides, high quality mp3 songs and video,
News and information about Somalia,
www.salaxley.net
LISTEN MUSIC ONLINE,
listen music,
Live TV,
Watch Free TV Online,
Watch TV. Watch Movies. | Online | Free,
Hargeysa,Live tv,watch tv,tv online,somali tv,somaliland tv,best tv,hargeysa tv,somaliland tv,somali tv .
JOIN QUIZGROUP PARTNER PROGRAM: join.quizgroup.... .

Опубликовано:

 

20 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 36   
@bureeqadheeman1682
@bureeqadheeman1682 7 лет назад
Allow usiyadi nabada sugano barwaaqo ku soor soomaliland aamiin hargeisa caday 😍💚◻♥❤
@badeed4030
@badeed4030 10 лет назад
alaw usiyaadi nabadaa suganoo barwaaqo kusoor soomaliland viva marodi jeex awdal togdher saaxil sool sanaag hawd salal saraar daadmadheed buuhoodle gabiley intuba hanoolaadaan ilaahay qalbigoodana wanag iyo isku laab furnaanta hausiii siyaadiyo
@ahmedmahamed6461
@ahmedmahamed6461 11 лет назад
Wallahi waan jidhicoday alow noo daa Hasimadayada Hargeysa
@aminaqali6094
@aminaqali6094 10 лет назад
Masha Allah ilahay ha no dhowro wadenkena amin ya allah
@abdilahigawlalale2730
@abdilahigawlalale2730 11 лет назад
manshaa allaah hargeisa caasimada dalka JM somaliland
@qooqane65
@qooqane65 11 лет назад
Maaha alaah ,ilaahaw noo siyaadi wad noo roontahee, Waa caasimadii dalka somaliland ee xorta ah ee qiimaha sare nagu taagan oo baaaaalasha kal bixisay. Viva somaliland iyo dadkeeda qurxoon ee caqliga badan,
@haydar378
@haydar378 11 лет назад
Ilaahow kuu siyaadi barwaaqodaa iyo horumarka kaa muuqda hargeisaay.
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 10 лет назад
I'm from Moqdisho, but I have to say Well done Hargaysa, (Somaliland) keep up The good job ! Hargeysa you choice the PEACE and QaBiiL :)! ( no fighting in Hargeysa ) but in Moqdisho and other parts of Somalia they choice ISQARXINTA and QaBiiL :)! Can any Somali from Muqdisho buy a house in Somaliland ? :)! (StOp-QaBiiL). :)! We (other Somalis) will Love you always reer Somaliland you will be always our brothers and Sisters, no matter what :)!!! Baarak Allahu feekum for sharing!
@zahrayusuf684
@zahrayusuf684 9 лет назад
mahadsanid walal Hargeisa cid kasta ayaa ku nool gurina waad ka gadan kartaa hadad rabto gamco furan ku soo dhawaw
@somalisomaalibaaleh2330
@somalisomaalibaaleh2330 9 лет назад
Thank you walal idinkaba walaladay ayaad tihiin marwalbana waan idin ducaynaa Hargeisa hadaa rabto inad guri ka gadatona cid kasta ayaa hargeisa ku nool cadaan iyo madowba leh adiguna Somali ayadba tahay markas 100% you are welcome walal
@warso-spt1
@warso-spt1 9 лет назад
Sxb halkaaga joog oo dhiso. Wa halki cabdi qays "ninka so socdo joog waha so sida celi" kkkkkk
@therepublicofsomaliland4661
@therepublicofsomaliland4661 9 лет назад
Somali Somaali Baa Leh maxaad wadaa adiiguu iiscadee baal markaa hore
@AdnanAli-kc7xb
@AdnanAli-kc7xb 6 лет назад
Meeshi an ka beerme Hargeisa hadh wanag ❤️❤️ My hometown
@burcaiibnuburcawi4180
@burcaiibnuburcawi4180 10 лет назад
Mashalh casimada dalka hargeisa
@muusebulshaawi2631
@muusebulshaawi2631 11 лет назад
wooow mansha allaah waa hargaysa oo sifiican u dhisantay allow noodaa
@abdiwarsame6229
@abdiwarsame6229 9 лет назад
Masha Allah nice song.....
@fadumojaama8275
@fadumojaama8275 9 лет назад
Ilaahow adigaa mahad iska leh maasha alaah ilaahow noo siyaadi walaalahayo reer muqdishana ka saar rafaadka iyo qarxinta yaa alaah aamiin yaa rabbi
@samiaebrahim92
@samiaebrahim92 11 лет назад
Wow hargeisa has changed so much the last time I went was 2010 and it didn't look like this at all! There are new building everywhere and new roads! Wow! Inshallah #Hargeysa2014
@moee53
@moee53 11 лет назад
Fadlan Share gareeya.... Thanks Dhamaan
@maxamednuux1066
@maxamednuux1066 7 лет назад
Masha allah
@moee53
@moee53 11 лет назад
aad baad u mahadsan tahay Wariye idiris dabshid
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 10 лет назад
JUST LOVE IT !
@kurlibaaxmcc3695
@kurlibaaxmcc3695 7 лет назад
the home of peace of Africa and my city of country no fighting hargeisa and Somaliland is the first nation of peace in the Africa
@aboodali8345
@aboodali8345 11 лет назад
nice caadi maah
@wardahassan2462
@wardahassan2462 11 лет назад
Mansha allah alloow adaa mahad iska leh nasiisaya noogu wad nimcadaada oo hanagaga noqon ya allaah I miss my own town iyo halkaan ku koray walahi ifka meel aan ku doorsadaa inaanay jirin hargaysa ee alloow nimcada noo siyaadi aamiin aamiin and thanks cid kasta oo ka gacan gaysatay for this video
@cabdicasiiscumar4740
@cabdicasiiscumar4740 10 лет назад
masha alaaaah hargeisa caday
@haydar378
@haydar378 11 лет назад
Nice voice too
@haydar378
@haydar378 10 лет назад
Nice video
@haydar378
@haydar378 10 лет назад
Nice
@ganey72
@ganey72 11 лет назад
mansha allah waxaa inoo dhiman biyo haqab la,aan ah laamiyada oo si fiican loo dhiso iyo xadhkaha laydhka iyo telefoonada oo dhulka hoostiisa la mariyo markaa sheekadu waxay noqonaysaa niikal hawaa iyo inaynu la tartano caasimadaha waaweyn ee afrika kuwa kale ha inoo danbeeyaane
@guyoyoung697
@guyoyoung697 10 лет назад
Ups man I was born in hrgysa since then I was there but I never thought I'm in city were thing are such this
@cabdiqadirkhalid1813
@cabdiqadirkhalid1813 7 лет назад
samalia siilkii hooydaa ba le waa sheekadi faqashta
@maryandhibka1818
@maryandhibka1818 4 года назад
Noo musik
@haydar378
@haydar378 11 лет назад
Runtii waa wax lagu farxo in aad natustaan horumarka baaxada leh ee uu ku talaabsaday wadankeenii waa mid indhaha caafimaadka qaba aay arki karaan halka aynu ka nimid iyo halka ay joogno waxasn rajaynayaa in dedaalka dawlad iyo shacaba intan laga badiyo si aan u xaqiijino mustaqbal fiican oon uga tagno caruurteena.
@mawlidshafec4571
@mawlidshafec4571 6 лет назад
Cadowgii dislike bay saareen tamar yaraa abihiin fuudka lacaba😂😂😂
Далее
FILM CUSUB DAKANO QABIIL PART 69
23:13
Просмотров 3,3 тыс.
WHO IS MORE GREEDY?!
00:18
Просмотров 1,2 млн
RARADA JWXO/ ONLF OO SOO IFAYSA !
14:11
Просмотров 2,3 тыс.
hargeisa iyo kobaca ku yimi quruxda magaalada
8:42
Просмотров 15 тыс.
deg deg taliye shub oo fashil kala kulmay
20:23
Просмотров 6 тыс.
Hargeisa 2014
4:51
Просмотров 1,8 тыс.