Тёмный

Daawo Marxuum Jaalle Siyaad Barre Iyo Su'aashii ugu Adkayd ee la waydiiyay 

Qarri Jiqood
Подписаться 434 тыс.
Просмотров 444 тыс.
50% 1

★ ★ ★Channel-ka Qarri Jiqood★ ★ ★
💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 💕 💕
Fallow Me On Facebook / noorqorahay

Опубликовано:

 

3 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 327   
@saidjamaali2528
@saidjamaali2528 5 лет назад
Walahi Codkiisu Waa Powerfull , Nin Adag Waa Ahaa , Mid Baa ka Hoos Baxday Maahee Nin Rageed Waa Ahaa, Nin Habar Dhashay Hal Maseegi Waayee
@mhmsdmhmd8807
@mhmsdmhmd8807 3 года назад
SSDF baa tiri waa bisad maahan libaax ee kaalya ila Soo qabta SNM IYO SPM. KKKKKKKKKKKKKKK
@makaveli8453
@makaveli8453 2 года назад
SSDF masayrkii dumarka xagee buu kariday markaa ileen sida dumarka ayeey jilicsanayene
@LexlutherVII
@LexlutherVII Год назад
Siyaad Barre dalka wuu dhisay sharaf buu siiyay lkn Caydiid wuxuu burburiyay dalka, wuxuuna dhaawacay sharaftii Soomaaliya wuxuu la shaqaynayay Itoobiya
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 2 года назад
Ilaahy haw naxaristo gefkisi allh ha dhaafo Wuxu qabty ee wanaaga allh ajarkooda haw laban laabo
@alinuromer5876
@alinuromer5876 2 года назад
Allah ha u naxariisto aamiin. Illahay ayuu agjoogaa kheyr iyo shar wuxuu gelay isagaa kala xisaabtamayaa Meytida inaga daaya aflagadadee .
@NajmaCuisine
@NajmaCuisine 5 лет назад
Alllah unxriisto Aabe siyaadbarre 😢
@cabdiqanidalab8742
@cabdiqanidalab8742 2 года назад
Maashaa allaah illaahoow kuu naxariisto janadiina hooy kaaga dhig aamiin
@maryamabdinor1084
@maryamabdinor1084 6 лет назад
Illahey haku naxariisto awoowehey mcn
@qurbacmo2514
@qurbacmo2514 4 года назад
Ameen sister
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 3 года назад
DUQII DOONA DUCANA UGU DARA WAAD NADUBATEENE,AKHIRO HADII LAGA SOO NOQON KARO,SIYAAD BARAAN KADOONI LAHAA😢😢💔😭🇸🇴🇸🇴
@saadom5664
@saadom5664 6 лет назад
I love him so much InshAllah he will go to heaven
@---bk4lg
@---bk4lg 6 лет назад
Saado Somaliland huuno ma samaroon baad tahay ? Wax somaliland sitaah oo odaygii Siyaad jecel waa samaroon kaliya Dabcan hartigu maaha somaliland ee waa in yar oo sida cali khaliif iyo ina cali koore shaqa doontay lolz
@Cabudwaq1
@Cabudwaq1 7 лет назад
Sidaasaa loo jawaabaa ama wariyayaasha khibradda leh sida C/llaahi Xaaji lama soo horfariisto. Allaha u naxariisto Maxamad Siyaad Barre.
@hafowhafow3746
@hafowhafow3746 6 лет назад
Daraaso 24
@ahmedjaangoan7549
@ahmedjaangoan7549 5 лет назад
Wallaahi Jaalle hadalkaagu waa balballaaran yahay.
@m.x970
@m.x970 3 года назад
😂😂😂😂😂
@AbukarMuriidi
@AbukarMuriidi Год назад
Hassan Sheeq Prof sidaan ma u hadli karo wllhi madaxweyne Siyad Barre cod-kar ayuu ahaa mashallah.....
@MANEDITOR23
@MANEDITOR23 3 года назад
ALLAHA UNAXARIISTA JALLE MOHAMED SIYAD BARRE 😥😥✊🇸🇴🇸🇴
@LexlutherVII
@LexlutherVII Год назад
Siyaad Barre dalka wuu dhisay sharaf buu siiyay lkn Caydiid wuxuu burburiyay dalka, wuxuuna dhaawacay sharaftii Soomaaliya wuxuu la shaqaynayay Itoobiya
@yahyamuhamed9686
@yahyamuhamed9686 6 лет назад
Aabe siyaad Allah hakuu naxariisto dambigaad gashayna Allah hakaa cafiyo
@abdiisse4554
@abdiisse4554 6 лет назад
Yahya Muhamed aamin amiin ya Allah aabe siyad aad baan ugu xiisnay wadanka ayaa uxiisay xitaa
@abdihassan1563
@abdihassan1563 6 лет назад
Yahya Muhamed oo ma dhalintii kacaanka ayaad ahayd miyaa
@yahyamuhamed9686
@yahyamuhamed9686 6 лет назад
Abdi Hassan Maya sxb lkn taariikhdaa ibartay
@mohammedabdi7061
@mohammedabdi7061 2 года назад
نسأل الله تعالى أن يغفر له ويرحمه ويكرم نزله ويوسع مدخله ويسكنه فسيح جناته ..وأن ينقيه من الذنوب والخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس ربي يرحمك يا الرئيس الشجاع و البطل الأفارقة و الصومال محمد سياد بري.
@mohamedmohamed614
@mohamedmohamed614 6 лет назад
Rabi ha kuu naxariisto yaa rabbi siyaad bare wadani ayuu ahaa lakiin caasi ayeenu Ku noqonay waxabadala ilaa haatan majirto
@hawlqabad7803
@hawlqabad7803 2 года назад
Allaaaah yaraxma raaximiin
@somaliamusic5651
@somaliamusic5651 5 лет назад
Walhi gof kaaga jeceyl badanhay ma jirto aabo siyaad inkastoo ciidankaaga ayeydey dileyn hadne kama sulin jaceylka kuu qabo aabo alha kuu raxmdo
@nashadomar6659
@nashadomar6659 3 года назад
Maxa kaqalbi wangsan wll wadananimo wax yalo badan in loga Tana sulay rabta wana qabil iyo wax dhacay oo laso dhafy🥺🤦🏽‍♀️🇸🇴
@cabdi-hosh
@cabdi-hosh Год назад
Hhhhhhh
@honestliar7065
@honestliar7065 6 лет назад
This man have the most powerful voice I’ve ever heard.. very honest intelligent well spoken man!!
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 6 лет назад
Abdi Ali yes, That is why most Somalis people are still miss him, he had powerful personality, powerful voice,powerful talent,powerful mind and powerful body language illaahay ha u naxaristo Aabe Siyaad Barre
@saidjamaali2528
@saidjamaali2528 5 лет назад
Walahi nin Cod yar Oo Gen Caydiid Ladhahaa Bursaday Ilahey 2doodaba ha unaxariisto, Siyaad Bare Dalka wa Dhisay lkn Xukunku ku Daahay Caydiidna isagoo Xukunka Lugta lahel isleh oo Dagalamayuu dhintay
@AhmedMohamed-cn7xn
@AhmedMohamed-cn7xn 5 лет назад
@@diiriyeahmed6699 burburkaa kugu dhacay iyo shicibka madhay Isaga ka danbeeyay
@Ali-xh4hg
@Ali-xh4hg 3 года назад
Iska,:calidiid iyo silaanyo rag kama.danbayn. ethiopia iyo kenya waa la is yaqan ha nagu looguina.
@randomeology2063
@randomeology2063 3 года назад
Said Jama Ali caydid kaligis ma bursan ee Somali oo dhan baursaday waxnana kama faiieden
@dr_sadak
@dr_sadak 5 лет назад
yaa asioo jiifa daaawanaya muqaalkan 2019
@abdikarimmohamed8818
@abdikarimmohamed8818 Год назад
Aniga
@abdallahnuridin599
@abdallahnuridin599 4 года назад
Aabe siyaad bare waa libaax allaha haku naxariisto
@abdisalansharif26
@abdisalansharif26 6 лет назад
Allow kunaxariiso mashallah
@zacimaspurs9100
@zacimaspurs9100 5 лет назад
Waxaan ka xumaadaa in aan dhalan waqtigaas 😢
@حسامالعكاد-ي2ش
@حسامالعكاد-ي2ش 2 года назад
Iftiin kahorreeyey ama kadameeyey weli may arag somaliya god madow ayuu kasoo saaray godkii ayaa lagu celiyey Waxay dheheen wadaado ayuu laayey kuwa alshabaab miyaaney wadaado ahayn imisa bilaayo ayaa diinta ku gabanaysa si ay danahooda ugaaraan iyagoo aan diinta u adeegayn.ilaahay waxaan kabaryeynaa inuu raxmadiisa noogu naxariisto oo aanu nagu xukumin cadligiisa
@mohamedkamaludin2931
@mohamedkamaludin2931 6 лет назад
Towfiiqda Allahanawaafajiyo Amiin
@hamzeabdi7605
@hamzeabdi7605 4 года назад
Aabihii somaliyeed 🔥
@maguled
@maguled 6 месяцев назад
Mar la arag buu ahaa Maxamed Siyaad Barre A.h.u
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 3 года назад
Ax ax yaa Wadani, Siyaad Bsre, Dalkiisu jeclaa iyo dadkiisa, Wuxuu ku aamino, ayuu waayey ee Mahayn digteytar..Allow kuu raxmo, He was the best president🇸🇴🤲💔😭
@axmedsalebaan3126
@axmedsalebaan3126 5 лет назад
Marsha Allah jaale siyaaad
@abdikadirali4295
@abdikadirali4295 5 лет назад
Allah ha,unaxariisto mahamed 's Barre dadkaan soomaaliyeed indhahuu ,ufiiqay waxbuu baray, Allah swc unaxariiso aamiin
@abdifatahofficial9670
@abdifatahofficial9670 7 лет назад
waax ii dhantay anoo dhaso waqtigi siyaad barre
@nim7534
@nim7534 7 лет назад
cercero immobile ana sas aan jeclaan lahaa wlh
@maxamedabuukrmaxamed5444
@maxamedabuukrmaxamed5444 6 лет назад
cercero immobile Htu
@cxakiimsaciid2691
@cxakiimsaciid2691 6 лет назад
allow allow wan ku baryaye janadi geey abe siyaad danbigisa dhaf
@Fiy7853
@Fiy7853 6 лет назад
ABDIFATAH abdi anaanan kiduceesan waayo hablaha ismaysan asturi jirin Allow nabad nasii yaa Rabbi
@mukhtarali1974
@mukhtarali1974 6 лет назад
@@Fiy7853 runtaa wallahi dadkuna diinta bay jahli ka ahayeen
@maryanyuusuf2435
@maryanyuusuf2435 2 года назад
Jaale siyaad Allah ha kuu naxariisto😣😣😣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hibomohammad662
@hibomohammad662 6 лет назад
Allow u naxariisto qabrigana ha u nuuriyo 😍😍😍
@DungaBahdoon
@DungaBahdoon Год назад
Allah u naxariisto qabrigana Allah u wasiciyo maxamad siyaad barre
@highlyrandom7339
@highlyrandom7339 3 года назад
He sounds like Omar Ibn Alkhadab very deep and powerful voice
@safaawale9484
@safaawale9484 6 лет назад
Geeesi-geesi-Dhaley_Ale-Haku_Naxriisto
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 7 лет назад
ilaahay naxariisti jano haka waraabiyo Jaalle Maxamed Siyaad Bare geesi Somaaliyeed buu ahaa runti
@zuhaipomer8903
@zuhaipomer8903 7 лет назад
Aar Siciid Beenaale faqash ba tahay
@burhansamatar7983
@burhansamatar7983 6 лет назад
Allaah ha unaxariisto aabe siyaad. Geesi wadani ah buu ahaa
@mohametthassanhusein4669
@mohametthassanhusein4669 2 года назад
M.sha alaah siyaad bare
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 года назад
Allaha u naxariisto🤲
@faadumoyaasiin4406
@faadumoyaasiin4406 6 лет назад
Very clear voice thanks our president
@Arwahee
@Arwahee 5 лет назад
الله يرحمه و يغفر له وارحمه وعافه واعف عنه ووسع مدخله اللهم آمين يارب العالمين
@ahmadjellah3582
@ahmadjellah3582 2 года назад
لعنة الله و الملائكة و الناس أجمعين على الملعون الملحد المجرم القاتل صياد بري و أعوانه من الفقش الجهلة.
@siyaadshire9915
@siyaadshire9915 2 года назад
Soomaaliye Hanoolado Always Alxamdulillah ♥ to go Always Alxamdulillah!!*+)
@Missmarwa-e6z
@Missmarwa-e6z 7 месяцев назад
Tug tug dhaly bu ahaa siyad bere
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 3 года назад
La isma Xaqiro wlhi Sida Ragga Raga Dhaavay u hadlaan bu u hadlaya wlhi Codkiisa ayaadba ka Garan Kartidiisa Hadu Qalda sameeyay wa Bini aadam Allah u Dambi Dhaavo Aamiin
@libanabdiwali8524
@libanabdiwali8524 Год назад
Allah haw naxariisto🤲🤲
@YuusufHassanAhmed
@YuusufHassanAhmed 3 месяца назад
Allayaraxma aabe siyaad
@ahmedysn4865
@ahmedysn4865 7 лет назад
Aabe siyaad Alle hakuu raxmo
@hibomohamed6991
@hibomohamed6991 3 года назад
Allh ha unaxaristo
@abdullahiahmedmohamed3925
@abdullahiahmedmohamed3925 7 лет назад
Alaha kuu naxariisto galayrkii umada somaliyeed. Wlhi gadasha wacaladi waa bateen eeyo iyo doofaro gumaysiga u shaqeeyo baa xaaran umadi ku qabsaday ilaah janatul firdaws ku geeyo Galayrkii umada somaliyeed
@sahraa7750
@sahraa7750 6 лет назад
Allaah hawnaxariistee gadaashiis wax dhaama lamahaayo intaas uu soo tiryey oo dhan kuwa doonaya ayaa gacanta nagu dhigay somali ikhlaas ahna waa lala,yahay
@mohamedmuseabtidonabtidon5141
@mohamedmuseabtidonabtidon5141 6 лет назад
Abdalla Axmed
@geelegeele9529
@geelegeele9529 3 года назад
@@sahraa7750 @sah da A
@mohamedmohamed614
@mohamedmohamed614 6 лет назад
Inta caysay marxuum siyaad bare waa kuwi kudhashay bililaqadii oo kukoray xaraanta walahi
@laylasuruur5769
@laylasuruur5769 5 лет назад
Inta amaantaa. KudhalTey. Bililiqo. Iyo hanti qaran. Iyo qabiil. Oomaantana. Doonaaya. Sidii ookale. Oofarmaajo kutaageera. Qabiil.
@AhmedMohamed-cn7xn
@AhmedMohamed-cn7xn 5 лет назад
Bililiqada iyo qaraxaa kugu socda Maanta iyo Kala go, a Isaga usabab ahaa
@isseibrahim7152
@isseibrahim7152 5 лет назад
Ilahay ba nadhafiyay
@isseibrahim7152
@isseibrahim7152 5 лет назад
@@AhmedMohamed-cn7xn asaga kenay qaraxa kana masul aha
@mohazproduction1498
@mohazproduction1498 4 года назад
@@laylasuruur5769 qaldanty wllo
@sakariyeabuurka9100
@sakariyeabuurka9100 5 лет назад
ilaahow unaxaristo abbe maxamed siyad barre qabriga u wasaci
@yasinfarah7256
@yasinfarah7256 10 месяцев назад
Aabo siyaad bare ilhaye qabriga haku nuuriyo aniga ragi 10 ahaa awowgye ayaa ku jirya hadana Aabo ayaa la soo shaqaya siyaad bare wana jecla marwalaba wa u duceya manta uu naga hoseya 🙏🙏🥹😭😭😭
@ckariinmaxamuud9165
@ckariinmaxamuud9165 4 года назад
Alle ha u naxariisto
@katrajama2308
@katrajama2308 7 лет назад
AABE SIYAD ALLAH HA KU NAXARIISTA JANADA FARDAWSA ALLAH HA KA WARABIYO. GEDAASHA JAHIIL LE SOL BAXAY OO AAN WADANIMO IYO NOLOL AANAN IXTIRAAM AAN U LEHEYN.
@xamsecumar7423
@xamsecumar7423 4 года назад
Alleh haku naxariisto
@hoobaan8674
@hoobaan8674 2 года назад
Allya Raxma nin Aqoonle ayuu ahaa
@aminibrahim8360
@aminibrahim8360 2 года назад
Acuudu bilaahi shaydan bu aha
@thephenomenon6258
@thephenomenon6258 2 года назад
Well nin xil qaaday eed qaadyey bay yiraahdaan somalida
@udug3417
@udug3417 6 лет назад
Alle ha unaxariisto marxuunka
@bisharqoje7910
@bisharqoje7910 4 года назад
Aabe siyaad ilaahow kuu naxariiso
@somalia6209
@somalia6209 6 лет назад
Long live somali
@cumaraxmed7576
@cumaraxmed7576 6 лет назад
Jananka hadal laguma gaaro allaha u naxariisteee
@jamaljama6963
@jamaljama6963 2 года назад
Alah u naxariisto codkar powerfull somali nin asaga camal kama dhalan doono walahi codkar geesinimo iyo caqli nimo raganimo ilaahey isku siiyey car isheege nin so dhawaynkaro madhalan doono ilaa 20kun oo sanno run hadii la isku sheego xashaa lilaah.
@abdirahmanali5605
@abdirahmanali5605 4 года назад
Illahay ha ku naxaristo
@ilyaasbashiir4127
@ilyaasbashiir4127 3 года назад
Wuu kabaxsaday aabe siyaad
@ilyaasbashiir4127
@ilyaasbashiir4127 3 года назад
9
@aadanecabdi4486
@aadanecabdi4486 5 лет назад
ilaahay hau naxariisto somali kaligii baa ka dhashay
@somalifilmsent8199
@somalifilmsent8199 6 лет назад
Allaha unaxariisto maxamed siyaad,
@abdiisse4554
@abdiisse4554 6 лет назад
Alla ya raxma aabe siyad
@dqhirxasan1935
@dqhirxasan1935 3 года назад
Kayse xidig
@yubedhicer6987
@yubedhicer6987 6 лет назад
Allah ha naxaaristo
@abdulahimohamed5491
@abdulahimohamed5491 6 лет назад
Alle ha u naxriisto madaxweynihii umada somaaliyed
@sabaadjaamac4537
@sabaadjaamac4537 5 лет назад
IllahaY qabriga haku cadaabo janadana lagaaa xoreee illhaY cadaabTa ta ugu xun hakugeeyo Wad naxasuuqdaY illahYna waga kajaraya inti aad noo gaysatey muqdisho qaraxyada kasocda illahY aya mahada leH
@MrSheikh778
@MrSheikh778 Год назад
Waan ku dheelnay hadii aynu nahay Hawiye, isaaq baa nagu danaystay, runta hadii la sheego dowladii Siyaad Hawiye ayaa wax ku haystay lkn irir samale ayaan run moodnay
@SOOMAALIY-1960
@SOOMAALIY-1960 Год назад
Allah ha naxariisto 😪 🙏 ♥ aabo
@rashidabdiali3732
@rashidabdiali3732 2 года назад
Wa.ninka leh waa sidii omar binukhadab ha ku dambabin Siyaad bare waaninkii suratu nisaa ka horyimid Somalina isaga halkaa dhigey keligiitaliye ayuu ahaa Wuxuu ahaba manta u dhintey Ilahay ha u naxarisyo
@egalmagan3614
@egalmagan3614 5 лет назад
Ninkan la gaari waa
@khadarhassan6717
@khadarhassan6717 5 лет назад
Allaa unaxariisto jaale siyaad
@yusufuk9925
@yusufuk9925 Год назад
Alla yaraxma aabe siyaad
@saadom5664
@saadom5664 6 лет назад
We miss hem so much and we love hem
@x8musdua
@x8musdua 6 лет назад
saado- with all due respect because your a girl. it is him, not hem. what do you mean by "we" . you can only talk for yourself, not for others. i never loved him. mohamed siyad barre caused all the trouble we facing today. but he is dead and he is facing his creator-allah, so i will not say more that..what he has done is between him and his creator
@saadom5664
@saadom5664 6 лет назад
musa ahmed kkkkkk
@saadom5664
@saadom5664 6 лет назад
musa ahmed you don't have choice we all love him
@cabdiwali1710
@cabdiwali1710 6 лет назад
Saado Somaliland hahahaha
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 6 лет назад
cabdi wali most Somalis love and still miss Siyaad Barre Puntland,Galmudug,Hirshabele , Muqdishu and all South regions and sool, sanaag cayn ,Awdal in North regions
@حسامالعكاد-ي2ش
@حسامالعكاد-ي2ش 2 года назад
Waa jawaab saliim ah
@yaxyeshawiir3013
@yaxyeshawiir3013 5 лет назад
waa rag rag dhalay
@indhocase8428
@indhocase8428 6 лет назад
Halyay qaran ayuu haa siyaad barre
@sophianazkimyaaz1878
@sophianazkimyaaz1878 6 лет назад
Allah unxaaristo
@fahiyamohamed4012
@fahiyamohamed4012 2 года назад
Aabe m s bare illah naristi jano haku siyo aamin hadalka maanta ayay taala shicbki iyo farmajo wa han dhan iyo shisheya kalkal dhinac ah
@omarxanaf5647
@omarxanaf5647 6 лет назад
Halyey buu ahaaaa qaran
@abdlahmahamed9833
@abdlahmahamed9833 5 лет назад
Ilhy ha unxariisto
@fartuuncalixaajifartuuncal7620
allha unax riisto nin dhintay xitaa idinkama fakto
@ahmedaidid2178
@ahmedaidid2178 6 лет назад
fartuun cali xaaji fartuun cali xaaji
@abdullahihassan9265
@abdullahihassan9265 6 лет назад
Libaaxii magaca soomaaliyeed meel sare gaarsiiyey alow kuu naxriis
@omark3141
@omark3141 Год назад
He spoke truth honestly. He was open to fair election but he predicted the greed of qabiil Somalis. He knew that it wouldn’t be success. Everyone would be unfair and have favoritism and steal.
@mohamudhirsi250
@mohamudhirsi250 3 года назад
Allow ku naxariso meqa ruux ayuu u dhigtay, meqa ayuu dilay asago rabo inu xukumo, wadanka musa khiyamin jirin
@abdisamedmire2955
@abdisamedmire2955 2 года назад
Aden nuux dhule cadi mahan
@abdirahmanhassan1371
@abdirahmanhassan1371 5 лет назад
lipaaxii africow dad kaama danbeynin dawladna kaama danbeynin bakhti iyo xaaraan qaatayaal baa kaa dnbeyay alle hkuu naxariisto aapo siyaad
@AhmedMohamed-cn7xn
@AhmedMohamed-cn7xn 5 лет назад
Isaga waxaasoo dHan Keenay oo dagalamay oo dalka burburiyay oo shicibka hub culus ku xasuuqay
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 3 года назад
@@AhmedMohamed-cn7xn sodon sano ayuu.mootan.yahy Haduu xumaa Maa laga raysto.oo dawladnimi la helo Qof haduu tago ama waa.laga raystaa Ama waa.loo darsadaa Kolay denbi waa.yeelanya Banii aadam.bu.aha lkin wanaag iyo dawladnimona waa lahaa Waxaase.markhaatigi u furay Wixi ka danbeeyay. Ee waxba noqon.waayay Taasa maragi furtay.inuu dad waalan.jeel.ku hayay Oo wuxuusha
@moogeyaab4272
@moogeyaab4272 7 лет назад
AUN AABE SIYAAD DADKIINAN ORANAYAA KITAAB AYUU BEENKA SHEEGEY HADNAN BAAINA ILAAHEY DAL IYO DAD KUMA AAMINEEN 21 SANO QOF BEENLOW AH EE TOOBAD NAQSADDA SOOOMAALIYA ILAAHEY BAAA DHOWRAYA OO ILAALINAYA AAABE SIYAAD WUXUU AHAA QOF ILAAHEY KARAAMEEYEY OO SOOMAALI U SOO DIREY AUN AAMIIN AAMIN
@himurakenshin6053
@himurakenshin6053 7 лет назад
Alla ya raxma sitaad barre, he was a man who inherited a strong nation and made it weak and divisive.
@abdideysane4380
@abdideysane4380 2 года назад
It had better for you to fear Allah and tell the truth, Siyad Barre inherited very weak, poor and nomadic society and he made it very strong in educationally, economically and militarily. The reason why you are insulting him is that you are either majeerteen Clan or Isaaq clan and these two are the worst clans in Somalia and without these two clans Somalia would have been the place on earth.
@xeylemaxamad6211
@xeylemaxamad6211 2 года назад
Wad jaceyl iyo war la,Santa Hablaha
@yusufuk9925
@yusufuk9925 3 года назад
Alla yaa raxma #General_Mohamed_Siyaad_Barre
@socialissueschannel4597
@socialissueschannel4597 2 года назад
Regime alle naarta hakugu fogeeyo
@saeedofficial
@saeedofficial 6 лет назад
alle ha unaxariisto
@saadom5664
@saadom5664 6 лет назад
We not have good government after him so you have to say thank you for him brother
@Ukuk1
@Ukuk1 6 лет назад
Saado Somaliland tnkx Abaayo
@saadom5664
@saadom5664 6 лет назад
kamaalkunciil baanje you welcome
@Ukuk1
@Ukuk1 6 лет назад
Saado Somaliland brsho wangsn mgacaa huuno
@saadom5664
@saadom5664 6 лет назад
kamaalkunciil baanje nice to meet you too
@Ukuk1
@Ukuk1 6 лет назад
Saado Somaliland An kula soo xariiro numberkaga ii reeb Ama ciwaan kle qurux
@abdidheere7000
@abdidheere7000 6 лет назад
Siyaad Barre kulahaa ader sida Meesha aad katimi looga fikiro kkkkkk
@dalmaryare6269
@dalmaryare6269 5 лет назад
siyad bare dadkii uu gacanta birta kuhayay waayay kuwa maanta somali dhibkaweyn kuhaya oo dalka somaliyeed karebay qarada africa inuulajanqado.
@yaxyexaayow8961
@yaxyexaayow8961 6 лет назад
Allaah Hakunariisto ABE SIYAAD
@fakayfawajnaldum9694
@fakayfawajnaldum9694 6 лет назад
Wale waa waayo aan soo noqonaynin
Далее
Китайка стучится Домой😂😆
00:18
"WADAAD XUME" Khudbaddii Madaxweyne Siyaad Barre
9:28
Китайка стучится Домой😂😆
00:18