Тёмный

"WADAAD XUME" Khudbaddii Madaxweyne Siyaad Barre 

Farhan Jimale
Подписаться 83 тыс.
Просмотров 78 тыс.
50% 1

Waa Khubadii uu jeediyay Gen. Maxamed Siyaad markii la laayay culimadii ka soo horjeestay xeerkii qoyska 1975
#BBCSomaliTV #CaawaIyoCaalamka

Опубликовано:

 

14 ноя 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 136   
@cilmiyare5222
@cilmiyare5222 2 года назад
Rabi ha u naxariisto Maxamed siyaad bare Wadaad xume waa kuwa manta joga ayu Alle sii tusay
@jackadnaan
@jackadnaan Год назад
wadaad xumadii oo sheegi jiray siyaad maanta aragna😢rabi haku naxariisto waxan arkaaye lkn waqtigaas faham kama heysan dadka
@amalianasrani894
@amalianasrani894 7 месяцев назад
Saaxiibow soomaaliya waykugu axdi furtay laakiin kaama danbayn Khadar iyo wanaag ilaahay mar noo keenay ayaad ahayd Nabad iyo naxariis ilaahay kuwaar❤
@user-lp9kx8bq2c
@user-lp9kx8bq2c Год назад
Ilahy haku naxriisto aabo siyad wlhi waqtigas manty ka daranthy o sheekh majiraan
@sayidbare1106
@sayidbare1106 22 дня назад
We missed u abo
@abshirfarax7581
@abshirfarax7581 2 года назад
Allah ha unaxariisto
@ibraahim-cal-bashiir-21
@ibraahim-cal-bashiir-21 Месяц назад
allaahakuu naxariisto ❤ 😢
@cabdilaahixeefoow9056
@cabdilaahixeefoow9056 2 года назад
Allah u naxariisto abe siyaad
@cabdulahic.raxman2890
@cabdulahic.raxman2890 8 месяцев назад
Wadaad xume ina siyaad barre wuxuu uyaqaan wadaadada diinta sida xaqqa ah usheega wadaad fiicane wuxuu u yaqaan wadaadada xaqqa qariye
@saidabdinoor9412
@saidabdinoor9412 4 месяца назад
Wadad xumuhu sheegayey waa kuwa hada ina qarxinya kuwas ayu afka hayey waakuwa hada jaaniska helay
@osmansheikhabukar5962
@osmansheikhabukar5962 27 дней назад
Adiga iyo wixii kula mida xaqa Alle haydiin tuso
@qalbinurhersi9906
@qalbinurhersi9906 9 месяцев назад
Wuxu ahaa libaax soomaalidu lumisay Allaha unaxariisto
@abdinasirmatan9779
@abdinasirmatan9779 2 года назад
Allaha unaxariisto ability soomaaliyeed Maxamed siyaad bare dabadhilif waa kuwa maanta jooga
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 2 месяца назад
Walle iyo billee wuxu sheegey Aabbe siyaad 🙏🙏🙏 maanta ayaan argnaa
@filsanmuhumed1876
@filsanmuhumed1876 Год назад
Ale swt haku naxariisto waxad ahayd geesi wadani ah😢
@muscabmahad92
@muscabmahad92 Год назад
Alx ilaahna waday shartiisa
@sidiqmoha6845
@sidiqmoha6845 2 года назад
Masaakiintii wadaad xume aad laheeyd iyo adigiiba maanta waad naga hooseesaan abaalkiina waad hesheen ayaga iyo adigaba
@user-cc1ik5qk3o
@user-cc1ik5qk3o 4 месяца назад
Waa run
@fardushurre1668
@fardushurre1668 2 года назад
Rabbi hakuu dambi dhaafo cidkaa wanaagsan oo kaa wadanisan gadaashaa maanay imane mudane madaxweyne 😪😢 dal iyo dadba kaama dambeyne aabihii umadow ❤👈🙏✅🇸🇴✊☝️👈
@somsaid2116
@somsaid2116 2 года назад
Aamiin yaa allah
@ibnrushdaverroes7633
@ibnrushdaverroes7633 Год назад
Ilaahey SWT meesha uu joogo ha ku geeyo
@yusufuk9925
@yusufuk9925 Год назад
Aaaamiiin walal
@4621709
@4621709 Год назад
Ilaahay cadaabti haku fogeeyo, ninka.dumar iyo rag simay alle na aanu siman
@ibnrushdaverroes7633
@ibnrushdaverroes7633 Год назад
@@4621709 aamiin isaga aa u sabab ah kala shakiga qabyaalada xukunka leysku dhejiyo
@amalianasrani894
@amalianasrani894 7 месяцев назад
Jaale siyadow wadan iiyo dad kaama danbayn Ilaahay Naxariis jano haku siyo❤
@Ducaysane29
@Ducaysane29 Месяц назад
Waa Aaayad iyo mucjiso ku tusinaysaa in Wadaaadadii uu laayay ay sababtay isaga iyo dalkii o dhamiba in uu nasan laayahay ilaa maanta. Cuqubadii ugu xumayd ee ku dhacda dadka muslimka ah ayaa ku dhacday Soomalida. Ilaahay wadaadadii ha u naxariisto. Kan dilay iyo ka ku farxayba ilaa maalinkaas ilaa maanta ilaahay hakaa abaaliyo waxay muteesteen.
@somsaid2116
@somsaid2116 2 года назад
Ilahay haw naxariisto
@user-ru1ge5nn4y
@user-ru1ge5nn4y 4 месяца назад
Allah how naxaristo jaale maxamed siyaad bare geesi geesi dhalay🤲😭
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 2 года назад
allaha danbigiisa hadhaafo allaha u naxariisto asaga daacad ahaaye
@to2557
@to2557 2 года назад
Dadka wxey umaleyan inuu wadanka bur buriyey lknsi somali oo dhan aa ka qeyb qaadaty burburka wadanka ۔۔۔۔allah u naxaristo jalle ❤
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 2 года назад
@@to2557 sax waaye bro allaha u naxariisto jaale mohamed siyad barre
@fardushurre1668
@fardushurre1668 2 года назад
@@ismailhusienaliruicosta rabbi janooyinkiisa hakugu macsuumo hana u dambi dhaafo ilaahay baan u weydiinay inuu cafiyo isagaa dadka cafi
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 2 года назад
@@fardushurre1668 Ameeen Ameeen Ameeeeeeen
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve 8 месяцев назад
Xaqiq kaligii baa daacad ahaa jaalle mohamed siyaad barre Somali noolasheeda iyo midayn teeda doonayay buu ahaa isla markiiba waxa uu hortaag,naa Somali ku dhacday
@mohamuudahmed3274
@mohamuudahmed3274 Год назад
Aabe Siyaad bare Aun 😭🤲🏼
@abdirahmanyare1234
@abdirahmanyare1234 2 года назад
he was a patriotic individual before him came to power in somalia a person with characteristics such as truth, generosity, determination, vision, patriotism, patriotism and e.t.c.. May God have mercy on you and you deserve to be prayed for.
@amareto5772
@amareto5772 5 месяцев назад
الله يحشر معاك May Allah gathers with you the here after. Say Amin..
@amareto5772
@amareto5772 5 месяцев назад
Ninka sawirkaan ka qaaday Siyaad Barre lama xirin miyaa? Talow suu ku fakaday?!
@yusufuk9925
@yusufuk9925 Год назад
Allayaraxma Aabe Siyaad
@AhmedIbrahim-2110
@AhmedIbrahim-2110 Год назад
Madaxwayne Mohamed Siyaad Bare Ilaahay hakuu naxiisto Janada haku geeyo waxaa sheegtay waa la arkay waataa somali maantay la iibsanaayo..
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 14 дней назад
Gaal
@khadarkaad6383
@khadarkaad6383 2 года назад
Allaah ha unaxariisto
@user-zp8vl9zp5h
@user-zp8vl9zp5h Год назад
Yaa alllalH janadii ugu bishaaree. Jaaale siyaaD
@om1735
@om1735 10 месяцев назад
Amiin ya rabi
@abdiwahabhusseinhud5854
@abdiwahabhusseinhud5854 Год назад
Geesi bu ahaa Alle hau naxariisto. Wadaad xume wakaas hada Somalia burburiyay . Wuxu sheegi jiray hada ayey na haysataa. Wakaas maanta dadkeeni diin qaldan o been ah lagu leynayo. ,
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve 8 месяцев назад
Allaha kuu naxariis to jaallee Somali waatan waxa aad Ka Hortaagnayd 33 ku jiraan
@abdillahiadanissah9244
@abdillahiadanissah9244 Год назад
May ALLAH have mercy on his soul. This man was a genius.
@feisalsomalistar5030
@feisalsomalistar5030 10 месяцев назад
wadaaad xumo wlhi ninkan mustaqbalka somalia walatusey😅
@xaawaxassan9593
@xaawaxassan9593 2 года назад
Allaha ha unaxariisto aabihii ummadda soomaaliyeed
@bobbybrown1726
@bobbybrown1726 Год назад
Allah naxariista ha ka fogeeyo daalinka xun
@engkaliilgr546
@engkaliilgr546 2 года назад
Wxaa hubaal ah kuwa manta babaraya dantoda inu kashaqeynayay ilahow kunaxa riiso))clhi suldan timocade wxuu horay uyiri ((duul kaa,lahadlayaa ban lahey dux iyo iimane ,wixii soodashaday beydagashaneysaaye
@SR-007-BOND
@SR-007-BOND 5 месяцев назад
Qabiil dishayee laakiin balaayaa soo celisay 😢 iyo odayo cantuugo weyn oo jeebab dheer toshay 💔
@fadumoxashin690
@fadumoxashin690 6 месяцев назад
🇸🇴♥️♥️
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 8 месяцев назад
wadaad xume waa jawaasiis argagixisa ah!
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 Год назад
Allaha uraxmo wuxu ahaa wadani dhab ab
@Mu-allif
@Mu-allif 8 месяцев назад
Warkaan waa suganyahay
@maxamedfaraax367
@maxamedfaraax367 2 года назад
saaxiib kaydka tariikhda soo ururi
@cabdiwarsame9088
@cabdiwarsame9088 27 дней назад
sow wadaad xumihii iyo qabyaaladeeysihii ina siyaad bare wax garadbuu ahaa gartay wadaad xume iyo tuug qabyaaladeeysaa hadaa la arkay
@abdillahimuuse1709
@abdillahimuuse1709 2 года назад
Allaha U naxariisto Aabe Siyaad Aabihii umadda somaaliyeed...........
@ShaxdaiyoShaax
@ShaxdaiyoShaax Год назад
Waxaad xume halkaan ayeey Ka buuxaan Allah Ku naxariisto umadii aad haysay hadaa la arkay dabadhilif cadaqaate iyo kuwo Ka daranba waa waxa ay Somali Ka socon la dahay
@hodanf2829
@hodanf2829 10 месяцев назад
Wadaad xume maanta waxa nala haray waaye cajiib
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm 5 месяцев назад
it's tru no matter.
@mohamedmohamud9691
@mohamedmohamud9691 Месяц назад
This guy was and will always remain in the annals of History as one of the most ruthless trigger happy dictators. He killed 11 priests for the simple reason that they couldn't accept siyad Barre,s assertion that Men and Women are equal. The Sheikh,s couldn't swallow that and they openly spoke about the issue saying " The Holy Qur'an has clarified it and as such Men and Women are not equal". After all ppl can speak their mind and as the leading priests they opened the Holy Qur'an and read some verses in Suratul Nisa. But to dictator Barre, he saw them as a threat to his so called " Scientific socialism" kind of doctrine, and he immediately signed the 11 priests to be shot by firing squad. What followed after that is History.
@AmiirYare-vh9pn
@AmiirYare-vh9pn Месяц назад
AUN
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 8 месяцев назад
waligey nin kacaqli badan oo karun badan ma arkin kkk diin aysan by udagaalamayaan kkkk naclaa wahaabiya io ikhwaan kuyaal. shaqa io diin aan loodirsan by boobeen. رحمك الله يارئيس بري
@maxamedxuseen4663
@maxamedxuseen4663 Месяц назад
Naarta alle ha kugu fogeyo
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 2 месяца назад
Madaxweyne Bare
@calisharmaakeaw-jama5265
@calisharmaakeaw-jama5265 Год назад
AUN LIPAAXI AFRIKA
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 14 дней назад
Adiga iyo ku lamid ah waa gaalo
@Mohamed16830
@Mohamed16830 10 месяцев назад
Siyaad barre dhibkii uu dalka gaadhsiiyay maanta waka kasoo if baxay iyo kursi jacayl kiisi maanta ayaan dheeftiisi hayna dadba ku odhanaya isaga horumarka dalka gaadhsiiyay bal qof 21 sano u dhiiba dal cusub dhib lahayn siduu ka dhigo dartii ayaa qabiilo somali isku laynayaan ilaa maanta qaar dalkii somalia naceenba qaar kale amxaar raaceen somalia cid jecel ma jirto maanta bal hadii uu tudhayo dalka markii xamar laga qabsaday mu ayar wareejiyo inta uu dalka isku dhajinayo shacabkii barkadaha ka gubay qaar xasuus diyaaradeed u geestay. Qofku xumaan badan ma wada yeeshe wax uu ku wanaagsana way jireen dhanka kalena.
@caynaansheahmed687
@caynaansheahmed687 Месяц назад
Waxaas marmarsiinyo haka dhigan haddaad caqli leedahay waxbaad dhisan lahayd ee nin 40 sano mootanaa ma tiraahdeen isagaa halkaas idhigay waxana xaqiiqa inuu waxkuu qabtay lkn aad adigu burburisey dullina kadooratay.
@nimcomuxumad-lo6we
@nimcomuxumad-lo6we 5 месяцев назад
Waxaad gaysty ayaa mnta tagan diintii alleh waxka sheegty naar kugu ognhy 😢
@cabdulahic.raxman2890
@cabdulahic.raxman2890 8 месяцев назад
Waxaa la yaab leh dad ku faraxsan gaalnimada oo ku hadlayo ina siyaad barre allaha dulleye wuuba dulloobee
@caynaansheahmed687
@caynaansheahmed687 Месяц назад
Waa adiga kan dulloobey ma ilaahay baad uga sokaysaa jaahilyohow waxma yaqaan kaa
@mahamedcade5327
@mahamedcade5327 2 года назад
Was Siyad parre indifferente person
@mahamedcade5327
@mahamedcade5327 2 года назад
Afku culimo maglo lakin dasturka historic ayuu gal wx aminsa xukum hysane siyad parre dad culumta Uma wangsany wx culumta uxun wa qof Ann Sina ahy Siyad parre Was indifferente person
@Helpingfond
@Helpingfond 2 года назад
War horta walal siyaad alle ha u naxariisto adna af soomaaliga iska soo sax. Waxani waaxay
@lubex3486
@lubex3486 Год назад
al shabab al jahil culimo ma aha
@yveslaurent6582
@yveslaurent6582 Год назад
Hero Siyad bare 👏🏼💐💝🐎🇸🇴
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve 8 месяцев назад
Xaqiiq waa waxa dadka la hadhay
@ibrahimabdullahi2225
@ibrahimabdullahi2225 Год назад
Siyad bare weexey ehed in uu layo waxa waxa wadad ah oo dhan.
@zmahdiabyen9799
@zmahdiabyen9799 Год назад
markaad quraanka badalaysaybaa markaasi talow yuhuudiyoow
@ailover5719
@ailover5719 Год назад
Hada maxa haysta wadan ma haystid bi
@lubex3486
@lubex3486 Год назад
al shabab al jahil culimo ma aha
@lubex3486
@lubex3486 Год назад
@@ailover5719 al shabab al jahil culimo ma aha
@lubex3486
@lubex3486 Год назад
Adoon beentaas yaa kuu sheegay? Itoobiya😂
@bashiircumar4061
@bashiircumar4061 Год назад
Alla ha cabaabo isagaa soomaali baabiiyey
@mohamedabdimuhumed4550
@mohamedabdimuhumed4550 Год назад
Doqon
@yveslaurent6582
@yveslaurent6582 Год назад
May God Bless you 🤧 in peace true Somali hero ☮️✝️
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 11 месяцев назад
War jini kuqaadye sooh muslim qalisah mah ninka aad uducaynasi iyo adibah waah maxay caladada galada
@MubaarakJaamac
@MubaarakJaamac 9 месяцев назад
​@@sultanahmedliiban2603murtad buu ahaa nio wax weyn baa kaa qorsoon ma ninkii cilmaaniyadda difaacayey ee aayadha quraanka beeniyey
@mahamudmuhumad4543
@mahamudmuhumad4543 5 месяцев назад
@@sultanahmedliiban2603 waaa Ethiopian baan u maleen Somali ma ahan
@Galxoor91
@Galxoor91 6 месяцев назад
Hadala wanagsan buu dadka u sheegi jiray iridaha ciqaabtana waxaa u joogay ina saleeban bide iyo ina ismacil abukar kuway u waynaayen xaqiiqdu waxay tahay waxay dilaan iyo waxay xiraan waxa ka hara in waxa la'antood lamutay inay ka xuntahay rididoodi na la'eeday.
@seidabdi751
@seidabdi751 9 месяцев назад
SEDDEX-WARWAAROOD OGOR BAA A! - (1) WARWAARTA JAAHA-EEBBEH :
@Somali-One
@Somali-One 2 года назад
Wadaadada inuu dhiigooda baneesto cid uma baneen
@atleticodemadridfamily2355
@atleticodemadridfamily2355 2 года назад
wadaad xume waye
@muscabmahad92
@muscabmahad92 Год назад
@@atleticodemadridfamily2355 siyaad murtad ahaaa .
@HappyDominoes-ef3pk
@HappyDominoes-ef3pk 2 месяца назад
Allihii na dhaafiyey baa ku mahadsan siyaad bare iyo askar macangag ah oo diinta dagaal kula jirtay. Shabaab iyaguna waa la soo afjari dhawaan tuugta
@yangbwi6525
@yangbwi6525 11 месяцев назад
Nepotism and denying what the clerics brought forward to him was wrong. He never had knowledge of deen he shouldn't have done what he did. But then Allah swt will judge him not us humans.
@nadramohamed8239
@nadramohamed8239 Месяц назад
😂😂😂😂
@ahmednuur10
@ahmednuur10 Месяц назад
Hero but is empty and without knowledge isaga iyo wxii ku hareeraysaanaba...
@user-no9xw6mm4m
@user-no9xw6mm4m 8 месяцев назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-CNohJDhwdgY.htmlsi=2YN2oMt3766PLxQQ SIYAAD BARE VS HADRAWI
@siciidmaxamed-5962
@siciidmaxamed-5962 Год назад
Hh😊
@amalaralle2407
@amalaralle2407 2 года назад
Alaha unaxariisto ayey kuleeyihiin naarta Allaah hakuugu fogeeyo .ma nin kan yiri nin & naag waa simanyihiin oo wadaadadii laayay
@ruwaydamohamed8774
@ruwaydamohamed8774 2 года назад
Wll hadanbaabin allaa og meeshuu geynayo adigu dambi hagalin
@mohamedAsaid-cj2xb
@mohamedAsaid-cj2xb Год назад
Dhilo dhila dhashay naarta ma adaa u haya,wasaq guri wasaq oo cudur ah ka timid b....h
@guuletahmed8549
@guuletahmed8549 Год назад
Adu maad joogin wad maqashy un wll ee si kle aya laga wada gabdha la furay ee ilmaheda hyzta ha shaqyzo hadi la dhaho maha dnbi tasi way simanyihiin
@caynaansheahmed687
@caynaansheahmed687 Месяц назад
Hhh waa haddaad adigu wax naarto yaa jaahil ma waxad moodey inaad ilaahay ugasokayso
@bobbybrown1726
@bobbybrown1726 Год назад
Dictator evil
@yunussalah3587
@yunussalah3587 2 года назад
Muxuu diin ka ogyahay ibliis 21 sano dal xukumayey ka waran
@mohamedAsaid-cj2xb
@mohamedAsaid-cj2xb Год назад
Ma hooyadaabaa kuu sheegtay innan gumeedyahow innan gumeedku dhalay,inna guri cudur.
@abdirahmaanmohamed1582
@abdirahmaanmohamed1582 Год назад
Cadaab ka Allah kuu laalaabo jahannama Alle haku galiyo Lacnada Alle dushaada ha ahaato
@om1735
@om1735 10 месяцев назад
Cadabka adi Un naarta yasan ku cunin
@sh.khalid1186
@sh.khalid1186 2 года назад
Nacalad kugu dhacday. War wuxu Gaal Buu ahaa. Nidaamka shareecada ayuu Jadoo horjeeday. Asagoo usacabtumaaya nidaamka hanti wadaaga ah.
@yasinyasin4520
@yasinyasin4520 Год назад
Waa maxay hantiwadaag? Fadlan ma iisheegi kartaa wll adoo raali ah?
@lubex3486
@lubex3486 Год назад
Siyaad Barre had iyo jeer xaq buu ahaa
@lubex3486
@lubex3486 Год назад
al shabab al jahil culimo ma aha
@qadijomaxamed6076
@qadijomaxamed6076 2 года назад
Ninka gaaloobay ee diinta islaamka kabaxay, ayaad noo amaanaysaa adigaaba diintaada Qatar kugirtaa
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 2 года назад
wuxu ahaba allah swt bu la kulmay jaale siyaad barre ee adiga fadlad marxuum weeye ee iska dhaaf
@lubex3486
@lubex3486 Год назад
Adoon beentaas yaa kuu sheegay? Itoobiya😂
@lubex3486
@lubex3486 Год назад
Siyaad Barre had iyo jeer xaq buu ahaa
@lubex3486
@lubex3486 Год назад
al shabab al jahil culimo ma aha
@maxamedxuseen4663
@maxamedxuseen4663 Месяц назад
Narta alle hakugu fogeyo
@Yedo25254
@Yedo25254 2 года назад
Eebahay sidii ogu cusleyd kuu Cadaab Afweyne
@to2557
@to2557 2 года назад
ma adaa cadaaba mad iska dhaftid marxuum wye
@fardushurre1668
@fardushurre1668 2 года назад
Cadaabta iyo janada madigaa wax lagaa weydiiyanaa afkaaga aanad cadayin ka jeedi marxuunka oo ilaahay ka xishood hadaad damiir leedahay marxuun kaa hoseeya maadan caydeene
@to2557
@to2557 2 года назад
@@fardushurre1668 Diinta hadey si fcn u bara lahayen dadkan wxbey fhmi lahyeen ۔۔۔۔
@abdiwahabhusseinhud5854
@abdiwahabhusseinhud5854 Год назад
Adiga Alle haku cadaabo nayaa.
@mahamedcade5327
@mahamedcade5327 2 года назад
Was Siyad parre indifferente person
Далее
Я ВЕРНУЛСЯ 🔴 | WICSUR #shorts
00:57
Просмотров 2 млн
Mogadisho 1980
58:48
Просмотров 1,2 млн
KHUDBAD XAAJI MAXAMED CIGAAl ALLAHA U NAXARIISTEE.
9:16