Тёмный

DAAWO; Mukhtaar Roobow Iyo Sanbaloolshe ayaa Ka Dambeeyay Qaraxii Lagu Dhamaaday ee Xeebta Liido 

Banaadir Channel
Подписаться 292 тыс.
Просмотров 16 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 41   
@IdrissaMuhamud
@IdrissaMuhamud 2 месяца назад
Wa sax
@saidahassan470
@saidahassan470 2 месяца назад
MaashaAllah geesi wa runta
@sahromahamud
@sahromahamud 2 месяца назад
Waa sax Reer Hargeysa Waaye Weyna Ku Jiraan Inta Ku Dhimatey Qaraxaas Waa Wada DhLinyaro inta U Badan Dhimaahada
@HooyoMaryan-g8i
@HooyoMaryan-g8i 2 месяца назад
wraka aa sheekty wan kugu tagersanhy ❤waa sax❤
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc 2 месяца назад
Wadan iyo dad ay madax u yihiin muqtaar roboow, iyo sanbalooshe, subxaanallaah 😢😢😢
@Maxamedyuusuf-xg5vd
@Maxamedyuusuf-xg5vd 2 месяца назад
Iaayaa
@AshaElmi-vf5xx
@AshaElmi-vf5xx 2 месяца назад
Asc walaal, waxa yare ayan rabey ina daho. Hooyo waliid ayan ahaye. Wax yare baan raba ina idhin ku darsado. Halmar telephone ka igu so dar.
@MaryaanIbrahiim
@MaryaanIbrahiim 2 месяца назад
Nimankii lahaa 1991 baa loo nowonayaa ayaa ka danbeeyey taraxacum liido
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 2 месяца назад
XASAN Dhiiqo WAA ALSHABAB Isaaq Iyo SNM WAA ALSHABAB
@mahadociise25
@mahadociise25 2 месяца назад
Ninyahow dadka waxcaaynaya baad rabtaa eeygaan ilaahay hakuugusalado aamin
@ahmedsalad1393
@ahmedsalad1393 2 месяца назад
WAXUUNA KU QARXIYEY MUKHTAAR ROOBOOW HOTALKII SHAAMOW
@mahadmaa3623
@mahadmaa3623 2 месяца назад
meshan waxan dad layin majogan
@lulmohamedjama9497
@lulmohamedjama9497 2 месяца назад
Waa runtaa Hasan waa shabaab.
@kaamilodhorre
@kaamilodhorre 2 месяца назад
ASC Dadkiinaan mid fahma qof reer muqdishaa oo hadli karaa majirto,oo xataa wariyayaashiibaa mid la xiro iyo mid la dilo laga dhigey markaa dhalintiina meelaha ka baxsan joogtaa ha soo dhaweeyaan inta kasoo bixi karta oo dhan kadibna halkaa kawada duula idinkoo ah dhalin soomaaliyeed hadii kale qabiilku ha idinka tan badiyo ee is damiir tira wa billaahi towfiiq 😢.
@mahadociise25
@mahadociise25 2 месяца назад
Reer budland ma aamineyno munaafaqiinbaa ubadan
@RRAREEWING1
@RRAREEWING1 2 месяца назад
Mahad Salaad Mahad kawaan le Ayaa ka dambeeya
@barlinabdi9579
@barlinabdi9579 2 месяца назад
Asc horta magaalo kasta waa in laga xaaqaa itobiyaank somaaliya oo dhan dhalinyaro wadanka u tashta dhalkiiniiweeye
@maryami2299
@maryami2299 2 месяца назад
Yaa kugu yiri boosaaso Waa kismaanyo 4 na Waa baydhabo hiiraan baa 5 ahayd boosaaso lama a aqoon
@AnasCade-of7ci
@AnasCade-of7ci 2 месяца назад
Mudisha imaadonta dadka muqdisho Shaab waxa Uga Saran nuucada
@faadumamohamed4130
@faadumamohamed4130 2 месяца назад
Harheysa waa hal qabiil ee Muqdishoo kale ma aha ee waa hal ISAAQ.
@amnaali8642
@amnaali8642 2 месяца назад
XAA KA BADALI KARTAA AANTA MA TIMID HABEN IYO MALIN QARAXII MUQDISHA KA JIRAY FARMAJE MAXA U DHIHI WEYDAY HADA WA SAVE MUQDISHO EE DABADA QARSO
@khadragelle7801
@khadragelle7801 2 месяца назад
Lama .arag dawlad nin dambiile .ah oo al shabaaba waziir cadaaladeed ka dhigata halkii la dili lahaa iyagaa al shabaaba intay eedaynayaan
@SharifAdow
@SharifAdow 2 месяца назад
Hassan guurguute ayaa kadhigay asagana waa allshabaab
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 2 месяца назад
laba shabaab waa wada shaqeeyaan adeer warkaadi waacafyahay ee reer muqdisho qabyaalad baa dishay
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 2 месяца назад
Ma aragteen dad ladilay oo xasan ayax tacsi diray haday ciidamadii qaranka ee lagu suuqaya saldhiyadooda imisa shacbiga soomaaliyeed ayaa arkayn xasan ayax oo naxdin muujiyay maydadkii ay baa cuntay
@sahrasahra2292
@sahrasahra2292 2 месяца назад
MEELBAAD FURATEY IIKAALAYA BAAD LEEDAHAY CAQLI XUMIDAA MUQDISHA DHIMATEY WAABA FAR XADAADA
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr 2 месяца назад
Sanbalooshe iyo rooboow waa in lasooqabto xasan sheikh inuu kamidyahay kii kashakisan kaasi ku wax og maahan mana ogaan karaan
@sahrasahra2292
@sahrasahra2292 2 месяца назад
War meydadkii dadka dhintey dadkoodii baa qaatey ee waa kuwii soo duuley
@AnasCade-of7ci
@AnasCade-of7ci 2 месяца назад
Sawidada wa baahinay adi nuuca kulamidka ah
@HosseinFarah-s7h
@HosseinFarah-s7h 2 месяца назад
al xaqiiqa weeyaan shaki male inay laba shabaab wada shaqeeyaane waan hubaa inay xasan gurguurte iyo kooxdiisu ka tirsan yihiin argagixisada dhagar qabayaasha ah 😡😡😡
@mahadociise25
@mahadociise25 2 месяца назад
Dadka eeymacunin
@sahrasahra2292
@sahrasahra2292 2 месяца назад
QIIRA JABAAN ADIGOO NOOCAAN AH CIYAAL XAMAR KUUMA BAAHNA MEEL BAAN FURTAYE II KAALAYA WAXAAD KA FAAIIDEYSANEYSAAN ADIGA IYO ADEERKAABA TACSIDA REER MUQDISHA U TAALA XASAN SHIIKH HALA CAAYO TAA WAXAA IDIINKAGA FUDUD DANI IN AAD CEYSAAN
@mustafesulyman
@mustafesulyman 2 месяца назад
Hawiye.shabab.malatnayso.waxalaynaya.waa.farmaajo..5tisano.sha abuu.udalba .nayay.okulaynayay.hawiyaha.maantana.kuxumee.buu.kuleeynayaa.hawiye.isagaana.ufudududeeye
@11naa44
@11naa44 2 месяца назад
Hassan ila hada weli ma hadlin tacsi na ma dirin sxbkii robow na wasiir uka dhigty mxa ka leedhy
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 2 месяца назад
Ninkii aasaasay Alshabaab oo laayay kumanaan Soomaali ah marin habaabshay kumanaan kale intii la toogan lahaa markii lagu abasl marshay inuu wasiir ku noqdo gacmaha dhiigii shacabka uu ku laayay ayaa ah sababta ay shabaab qaraxa reer Muqdisho u joojinayn nin walba wuxuu rabaa inuu gaaro meeqaamka Ibliiskoodii ugu weynaa ee Muqtaar Rooboow. Sanbalooshana markii doowladii Farmaajo waa tii qaraxyadaan ogayn uu dhacayay oo uu ku fashilmay nin fashilmay ninka keenay ayaa masuuliyadaa iska leh. Sababta loo keenayna way soo baxday oo Xasan Xaraash qabuurihii iyo dhulka uu xaraashayo ma dad karto gaajadiisa wuxuu u baahan yahay wax uu ku tuugsado ilayn Shabaab aan la dagaalayaa way ka gubatay kaarkaas hada masaakiinta dhimatay iyo kuwa dhaawaca ah buu ku tuugsi tagi isagoo waxba u qaban doonin dadkaas iyo ehelkooda. NB meesha Kama maqna kufaarta Xalane oo inay dalka sii joogaan rabo. Labadii Madaxweyne ee ka horeeyay oo iyagana iimaanka beelay oo kursigaas rabo ee shacaboow hurdada ka kaca
@AnabHassan-b9z
@AnabHassan-b9z 2 месяца назад
Dhaliyarow waaxa dhimanaya wainiga inigunaa gabyalad baad iskuhaysatan waar xalane haniskasanow
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 2 месяца назад
roobow in loo dhibo xil ayaa qad ah laakiin hada waxaa ka masuul ka aha masuuliinta nisa aminga mqudisha booliska milatariga in la baaro oo hadey ku cadaato la dilo ma aha in xika laga qaado oo kaliya reer muqdisho waa wada marxuum socda dhalinyarada iska jira oo ha ku aruurina hal meel nin ciraaqi aha ayaa sheegey hadeysan dad badan ku qarxin lacag lamasiinayo
@mahadociise25
@mahadociise25 2 месяца назад
Dadka oodhan waad inaadiidan hanaguso dhisin ama hasharaxin ninlayaqaano
Далее
BARNAAMIJKA GUNGAAR IYO MACALLINKII DILAAGA PART 2
35:52
What’s your height?🩷🙀💚
00:59
Просмотров 4,3 млн
Ребенок по калькуляции 😂
00:32
Просмотров 148 тыс.
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD � XALQADDA 7-AAD
20:39
Просмотров 739 тыс.