Тёмный

DAAWO MUUQAALKAN INTA AADAN U GUURIN KENYA | Watch this video before moving to kenya. 

Hassan Sunni
Подписаться 19 тыс.
Просмотров 20 тыс.
50% 1

DAAWO MUUQAALKAN INTA AADAN U GUURIN KENYA | Watch this video before moving to kenya.
--------------------------------------------------******--------------------------------------
Welcome to my channel, My name is Hassan, for many years I have been working on humanitarian missions and i created several organizations that helps underprivileged communities especially in education and health,I also enjoy inspiring and motivating people to achieve their goals and dreams.
Thinking about how I could scale this to a larger audience, I came to the conclusion that RU-vid could be a great vehicle. My hope is to grow the channel and make an impact in the lives of others.
Please check out the channel , and if you see any value in my videos, please consider supporting by subscribing here: / hassansunni
~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~
CONNECT WITH ME ONLINE
💥 Facebook: / hassansunni
💥 Instagram: / hassansunni
💥 Snapchat: / sunnihassan

Опубликовано:

 

12 июн 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 60   
@HassanSunni
@HassanSunni 3 года назад
97% DADKA I DAAWADA SUBSCRIBERS MA’AHAN, SABABTA GARAN MAAYO, FADLAN SUBSCRIBE DHEH GAMBALEELKANA FURO 😎
@aliabdi8347
@aliabdi8347 2 года назад
Waayo soomaalidu Keenya bay addunka ugu neceb yihiin. kolay haddii aad etiobiya joogi laheyd subskrybta waa laguu saari laha kkkk intaas xumaan inagama aha waayo dowladeeni iyo Kenya aya is haayo. Culumada iyo madaxda soomaaliyeed ayaan soo weydin in qof jooga kenya lagu taageeri karo subskrybta
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 2 года назад
@@aliabdi8347 itobiyo mawxaya gadhaa Kenya 🇰🇪 waxada xasunata Kenya waxnu kulanhay dhuulu
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 2 года назад
Masha Allah waa dhuul quruxabda Kenya waa dhula fican cidna laguma dulmiyo
@argsan3782
@argsan3782 2 года назад
Absolutely useful video
@anabh5771
@anabh5771 2 года назад
Waa sax qof ilaahey u naxariisto mahee inta kale was ku qiyaamayaa alhamdulilaah saaxiibteey iga caawisay waxwalbo rabi qeer haka siiyo
@cumarfaarax9035
@cumarfaarax9035 3 года назад
Thanks boss we appreciate that 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻
@nimaabdi5202
@nimaabdi5202 2 года назад
Mashaa Allah, si qurux badan aad noogu sharaxday, Jazakallah qeyr
@jamatahmed2188
@jamatahmed2188 2 года назад
Thank you 👍
@mohamedhussein1311
@mohamedhussein1311 8 месяцев назад
Waa xaqiiq waaye mahadsanid
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 2 года назад
Masha Allah
@Bufle77
@Bufle77 Год назад
Thank you walaal
@hooyosom8904
@hooyosom8904 Год назад
Masha Allaah
@yarracommunityservicesptyl7031
@yarracommunityservicesptyl7031 2 года назад
Thanks wllo
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 3 года назад
maasha allah su'aalihii aan rabnay waa noo shegtay thanks brother
@HassanSunni
@HassanSunni 3 года назад
Adigaa mudan walal 👋
@Thewho444
@Thewho444 2 года назад
Mashallah
@nedramahamuud2531
@nedramahamuud2531 3 года назад
Mahadsanid walaalo kheyr badan allaha ku siiyo ❤️
@HassanSunni
@HassanSunni 3 года назад
Nedra aamin walal
@koofigaduudlive4731
@koofigaduudlive4731 3 года назад
Very good content mashallah wax badan ayaad ifisay ugaas kusoco
@bintabdallah1117
@bintabdallah1117 2 года назад
MashAllah
@bahaticollection5391
@bahaticollection5391 2 года назад
Waryaa beenta daaf
@maryanchannel2187
@maryanchannel2187 3 года назад
Manshaa alaah mahadsanid wl anigaa rabaa inaa uso guraa qimahaa house not apartment south c iso sheeg
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 5 месяцев назад
Mombasa more details from 🇺🇸
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Месяц назад
❤❤❤
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 5 месяцев назад
❤❤❤❤❤
@user-th1uj2gf7y
@user-th1uj2gf7y 6 месяцев назад
Sxp side kenya tahrib lagu so galaa
@ahmedabdulle5965
@ahmedabdulle5965 Год назад
Hassan Wll waxaan go, aan ku gaaray inaan usoo guuro magaalada Mombasa August dhexdeeda waxaan kaa doonayaa Information intaas dheer
@ashajama4594
@ashajama4594 2 года назад
Jasakallaah wallaal ana inaan uguuraan xiisaynayaa waakugu cusubahay waakaa faaiidaysan doonaa insha allaah
@HassanSunni
@HassanSunni 2 года назад
Asha soo dhawoow walaal. Mahadsanid
@ubahguled96
@ubahguled96 Год назад
Asalamu alaikum walaal ma taqaan xafad safe ah oo holiday lagu soo deego mombasa waxaan ahey qof ku cusub nairobi
@calidhombe5749
@calidhombe5749 2 года назад
wll adoo mahadsan meeshaan dugusi ma leedaha somalina ma dagantaha plz jwb
@dekomohamed2291
@dekomohamed2291 3 года назад
Xagee caruurta
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 10 месяцев назад
Too hard
@dekomohamed2291
@dekomohamed2291 3 года назад
Walalo in so guuro baan raba
@hananwanag8319
@hananwanag8319 2 года назад
Aniga xitaa inan guuro ayan rabaa walaalo maxaad ku go.aan ku gaarte halke micnaha inad uguurto
@halimoyousef1203
@halimoyousef1203 2 года назад
Asc hooyo macan wax rabi lahaa in aad ii soo diriti, guryahay qura ka ku dhuwa
@ashaporekh6908
@ashaporekh6908 3 года назад
Save no one
@ashaporekh6908
@ashaporekh6908 3 года назад
How we contacted more information
@masbaalh4270
@masbaalh4270 3 года назад
Walalo marawaxaada ad baan unimcahay ILMAHA in ay dabaysha iga galisan kabaqa Mombasa igawaran midas malaga marma
@HassanSunni
@HassanSunni 3 года назад
Haa walal Mombasa waa ay kulushahay marwaxad ama AC ayaad u baahantahay illaa laga gaarayo june
@HassanHassan-sf5xd
@HassanHassan-sf5xd Год назад
Madow meelwalbo uu joogo waa gaajo
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Год назад
Waaba Meel Dhimatay Kenya Nal Maa Hore Loo Sii Qaadanaa Yaab
@yasminmohamed780
@yasminmohamed780 2 года назад
Walaal ilmaha autism school ma u heli karaa Mombasa taa na ka soo haddal somalida ilmo badan ayaa qurbaha noogu dhashay oo autism qaba waa sababta aan somalia ula aadi kareyn ilmaha
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 2 года назад
Haa waa magalo Islam school waaa muslini masha Allah
@saidohn8126
@saidohn8126 2 года назад
Yaasmin ma guurtay abaayo anigana ilmo autism qaba haysata in aan guuro rabaa
@burhanfarah5102
@burhanfarah5102 3 года назад
Acw walaale, Waxaan jeclaan lahaa in aad dadka kala taliso, in aysan caqli fiican ka guur qurbo and qurbo kale uga guur. Waxaan aad u daneeynayaa in aan ogaado, waxa umada soomaaliyeed ku dray in ay wadanka ay u dhaseen aadan . Mar hadiiba ilmaha lagala takayo wadamada ay ku dhasheen caruurtooda. Ma ilaaween shinbitii tiri axyaa wadani. Ilhaay toowfiiqda ha na waafajiyo dhamaantayo. Raali noqoda akkiyaarta dhamaantiina.Thanks!
@anabh5771
@anabh5771 2 года назад
Walal somaliya mahan meel ilmaha qurbaha ka yimid anfaceeysa hadey mana ahan wadan amaan ah mana ahan wadan tacliin tiisa ilmaha qurbaha laga keenay anfaceysa mahan jawi ahaan meel ilmaha u roon oo kulelkaas maxamili karan ilmihii Somalia ama masar loo waday markey yurub dib ugu so noqdeen waxaa diin iyo maadi intaba ka aqoon badan kuwii Kenya kuso koray ilmo dhinac walbo ka dhisan noqdeen oo xitaa macalimiintii dhahaan kaalay a naga cawiya xisaabta iyo English
@Jibril-md7vu
@Jibril-md7vu Год назад
@@anabh5771 Wall Aniga Naftirkeeyga qurbaha waan joogaa Wlhi Inaan guri ka gadaneen Dhul aan aheeyn Somalia
@dekomohamed2291
@dekomohamed2291 3 года назад
Ee midka fican nbi iyo turkiga
@aliabdi8347
@aliabdi8347 2 года назад
Turki waa waddan muslim oo aan walalo ku nahay xaga diinta dowladdeenu na garab qabtay, Kenyana waa waddan gaalo oo aan deris nahay Marka adigu keeba ku fiican labadaas? Anigu koley waddan muslim ayaan aadi lahaay
@user-np3mv3cv4v
@user-np3mv3cv4v 2 месяца назад
Waa beenta luqada sawaxilaga oo kaliya ma aha mihim in ad ku hadasho kenya
@HassanSunni
@HassanSunni 2 месяца назад
Adaa beenloow ah
@ahmedmohamoudahmedgass8172
@ahmedmohamoudahmedgass8172 10 месяцев назад
Shiirkada somalida wa tuugo daadka aya dhaacayan halaa iska ilaaliyo neirobi
@ahmedk5064
@ahmedk5064 3 года назад
Majirta in ad adiga guriga hagaagsanay halka kajaban waayo qof walba marku guriga kabaxa wa la hagaajiya.
@HassanSunni
@HassanSunni 3 года назад
Waxba kama jiraan waxaas sxb, wax la hagaajiyo ma jiraan!
@ashamuse7410
@ashamuse7410 3 года назад
Bisinka bisinka war alle ka baw oobeentaan tirada badan jooji
Далее
DHAKHTAR IYO DHACDO EP1
14:49
Просмотров 98 тыс.
Maxay Somalida Angola ku arkeen ka ganacsiga Aluminium
15:55
SIRTA NOLOSHA DHABTA AH EE REER NAIROBI IYO IIDLE YARE
30:01
Nairobi South B area looks completely different in 2023
14:09