Тёмный

SIRTA NOLOSHA DHABTA AH EE REER NAIROBI IYO IIDLE YARE 

BRIT SOMALI TV
Подписаться 551 тыс.
Просмотров 18 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 51   
@waayoaragagalmudug9759
@waayoaragagalmudug9759 Год назад
Masha Allah Walhi Waa Nin Adag Allah U xafido Caruurta
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs Год назад
WlHi idle Waa funny😂😂 kal iyo laab abdihafid way isku dhcdy sheekadu
@IAM_ASMA
@IAM_ASMA Год назад
Subax wanaagsan abdihafid big respect, gurigena waxaa ka karsan caneejo qamadi with shaah iyo saliid macsao saafi ah 🙏❤️🙏❤️🙏❤️
@xamseahmed6251
@xamseahmed6251 Год назад
C/xafiid wll barnaamijkii sirdoonka soo celi insha allah
@abdiwahaab4028
@abdiwahaab4028 Год назад
Legend iidle Abdullahi Nune iyo wariye Abdi xafid. Iidle yare waa fanan kaftan badan guuleyso
@ninaahmed8838
@ninaahmed8838 Год назад
ASCWRWB bahda Brit som TV guulaysta daaiman inshaa allaah jazaakumulaah khayran jazaa ustaad abdihafid iyo iidle yare allaha ha idiin xafido dhamaantiina 🤲🤲
@Cherrie173
@Cherrie173 Год назад
Ala Iidle Yare jecliyaa ilaahay ha jeclaadee❤️❤️❤️
@munahussein9687
@munahussein9687 Год назад
Asc akhyarta idle wa qofke Oo qosala, Allaha ku xafido meshu jogo asga iyo il.ahisa
@asiamohamed496
@asiamohamed496 Год назад
Asc guuleysta walalo yalo
@luulismailgarbie7553
@luulismailgarbie7553 Год назад
Allah ha ka madoweyo heesaha Idle Yare.
@casharissaq8184
@casharissaq8184 Год назад
C/xafid
@faraxcabdiraxmaan7575
@faraxcabdiraxmaan7575 Год назад
Wan idin salaamay cabdixalim iyo iidla yare
@aminayusuf4899
@aminayusuf4899 Год назад
Mashaa Allaah
@Ali-yusuf95
@Ali-yusuf95 Год назад
Hhhh maasha Allah Iidlle waxaa funny wa madareememeysid waqtiga anigo sii macaan sanaayo ayoo kabaxay
@mahadguray4241
@mahadguray4241 Год назад
Waar waa geesi walahi waa Naga qosliyay walahi waa rageedii Adiga iyo isagaba waan idin salamayaa thank iidle iyo c/xafid
@hsswill
@hsswill Год назад
Allaha kuu barakeeyo
@alhassan477
@alhassan477 Год назад
Walaal Iidloow waxaan ku oran lahaa Baahida aad ka sheekeyneyso iska dhaaf dadka waxay kuu arkayaan qof si kale ah, war dad badan baa kaligood ilma korsada oo aanay cidina caawin Allah weyne mooyee. Cabashada badan iska dhaaf Allena ma jecla cabashada noocaas ah dadkana way kugu nacayaan. Wa sallaam.
@samiaabdi2018
@samiaabdi2018 Год назад
Ceeb maaha dantana layskuma naco
@shukrisharaf
@shukrisharaf Год назад
Mashaa allaah tabaaraka allaah iidle yare waa wiil qalbi nadiif ah leh rabi hasiiyo caafimaad waaro
@inaadarwish206
@inaadarwish206 Год назад
He is not answering none of the questions, oh lord he talks too much.
@idkhow6772
@idkhow6772 Год назад
He’s my step uncle thanks for being too nice to a fellow brother
@abuukacabhirsi8799
@abuukacabhirsi8799 Год назад
Iidle yare su.aasha lagu weeydiiyay toos ugu jawaab ee hadba meel ha u badboodin please
@kamiladahir4005
@kamiladahir4005 Год назад
Bisinka 😳😳
@houseofhighlights1226
@houseofhighlights1226 Год назад
Shabalaza iska dheh 😂😂😂😀
@abukarmurudimumin253
@abukarmurudimumin253 Год назад
Idle Yare caadi ma ahan marka waxan Alle Wayne ugu baryaa in uu shaqadan shaqo Ka fiican siiyo inshallah danlee shaqadan hadda uu haayo u geeysay.....
@TacabiyoTacliin
@TacabiyoTacliin Год назад
Iidle Yare xirfad inuu barto waaye oo aan fan aheyn.
@salebanomar76
@salebanomar76 Год назад
IIDLE BROTHER ISKA JIR WAA ARIN AAD U XUN INAAD RUUX NACALADO PLEASE 🙏 WAA NAXAY MARKAAD NACALATULAAH AAD TIRI PLEASE 🙏 HEES BARIN ARINTAAS THANK YOU SO MUCH BROTHER
@talawanaaggoodadvice8891
@talawanaaggoodadvice8891 Год назад
Iidlow illahay waxaan kaaga baryaa risiq xalaal ah oo aad ubad kaagana Ku kor sato Amiin Amiin
@sahrayusuf837
@sahrayusuf837 Год назад
Asc Abdicasiis waan jecel nahay marka aad Iidle yare aad noo soo casuntid❤❤❤
@hudunadam1182
@hudunadam1182 Год назад
🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@ibtijah2747
@ibtijah2747 Год назад
Salaad la aan ma fiicnah waa qatar
@mahammedamiin7372
@mahammedamiin7372 Год назад
Saaxiir idle yer
@sahrayusuf837
@sahrayusuf837 Год назад
Sorry abdixafiid ayaan ka wada❤❤❤
@raxmoshekhxasanbarsane7638
@raxmoshekhxasanbarsane7638 Год назад
Kkkkkk xariif iga dheh iidlaaa
@abukarmurudimumin253
@abukarmurudimumin253 Год назад
Idle Yare rag-rag dhalay waye runtii markii wareysi iga qaado ja-jab ayan meelaha Ka helaa walaalayaal Faraha Ka qaada Idle Yare nin caruur aabo iyo hooyo u ah waye haddii aadan wax u qabaneenin runtii
@ceelguduudceelguduud1961
@ceelguduudceelguduud1961 Год назад
Inconsistency and haphazard. He hopes from one topic to the other. Zero substance.
@xamdishafi6730
@xamdishafi6730 Год назад
Kkk
@hoyotrucking5049
@hoyotrucking5049 Год назад
Ninkaan live iyo waraysi uu kala garan la,yahay
@foosk9260
@foosk9260 Год назад
Ciyaalka hooyadood aawey
@Mohamedmobilestore
@Mohamedmobilestore Год назад
Wey kq dhimatay allaha u naxariiste
@143-k1d
@143-k1d Год назад
Farhia K ciyaalka eedo u noqo iidle ku dhamoow
@jdyexaashi7356
@jdyexaashi7356 Год назад
Hooyadii ugu horraysay way dhimatay OK, lkn saddexdi hooyee noolayd ma ayagoo nool bay ciyaalkoodi ka qaxeen?! Uma malaynayo ee maxaa khaldan Iidloow? 🤔😪🇸🇴
@kureedmedia
@kureedmedia Год назад
Abdihafid Odayaasha uu ceebeysanaayo in uu ku dhex caayo Channelkaaga Waan ka xumahay. Wax badan ayaan u duceynay lkn Fanaan waa Fanaan. Gabadhiisa Allaha Xafido lkn isaga Naf badan malaha.
@munamahmed1572
@munamahmed1572 Год назад
Kkkkkkk
@life_inrural_areas152
@life_inrural_areas152 Год назад
Saxip ninkan miyuu walan rabaa mxaa sidee buu hadalyaa plz stop
@cabdilaahicali7647
@cabdilaahicali7647 Год назад
Waya wariye mawanasati
@umumahamed717
@umumahamed717 Год назад
Wht about you?
@143-k1d
@143-k1d Год назад
umu mohamed what u think
@Daily_Lifes7
@Daily_Lifes7 Год назад
Subax walba iyo Guriga walba oo Soomaaliyeed iyo Quraac ka duwan Adduunka kale. Adiga Gurigiina maxaa looga quraacdaa? ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-c5_dyMPWww0.html
Далее
Beyond the Debate | Dr. Zakir Naik | 142
3:14:33
Просмотров 1,4 млн
Team Spiderman True Or False Mask,nono #Shorts
00:37
aespa 에스파 'Whiplash' MV
03:11
Просмотров 30 млн
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14
DEG DEG: Garmaqalka Muuqaal duubihii Argagaxisada.
15:40