Dhalin yaradaas si qaas ah ha loo ilaaliyo cadaw badan beey yeelanayaan oo isugu Jira shisheeye iyo Somali intaba abnigooda ayaan wel Wel Ka qabaa ee aad ha looga taxdiro waxaa wanaag saneed in sawir kooda la aqriyo laakin hada weey dhacaday ee cadawga Allah ha ka qabto.
NINKII JECLAA AMA NINKII NECBAABO XASAN MADAXWEYNE SOMALIYA OO DHAN KU MAGACAABAN OO KA DAMBEYNAAYO MA JIRO. SOMALIYA WAXAN LA DHAHANA GACANTIISUU KU BURBURINAA.
😂😂😂😂😂😂😂😂 Yaa isdiyarin, odegan asasaq aha ee Cumar Geele soo waaley oo awalba munafaq nimada u dhashay yaa meel farisoya, waa la ogyahay axsan inusan waxba ku laheen.
Madaxwayne adoon balcad iyo afgooye gaari karin, qaybo badan oo wadanka ka mid ahna ay shabaab haystaan, xageed qof iyo cod ku qabanaysaa, masaajidka ciyaarta ka daa. Tan kale soo wixii aad Farmaajo ka diidanayd 2 sano ka hor dad badan a ay kugu taageesanayeen ma aha. Riwaayada jooji.
😂😂JUFADII REER QABRI BOOB DHUL BOOB LACAG BOOB REER BILILIQO VILA FAMILY CALI GAAF VILA MORYAN VILA ALSHABAB TIKTOK ROOBOW BASHIR SALAD IDIRSI KARATAY ALI DHEERE VILA IMARAD VILA DAGAL SOKEEYE 1991DII AYAA LOO NOQONAA DAMEER ALI GAAF😂😂😂😂